DEG DEG Wasiir Dube Oo Caawa Sir Culus Fashiliyay Arin Aan Soomaalida Ogeyn Oo Baarlamaanka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 ноя 2024

Комментарии • 32

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 4 часа назад +2

    Qof soomaaliyeed ka xarrago badan Mdne. DUBBE weli lama haayo .

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 2 часа назад

    Naag lagu waso Xamar.

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 3 часа назад

    Secret = Sirsir = Qarras = Dahays = iwm

  • @mustafamohamed3761
    @mustafamohamed3761 5 часов назад +1

    Farxada ka muuqato cajiiib
    Waa farxaan dube

    • @keykey2594
      @keykey2594 3 часа назад +1

      5000 oo dollar bil kasta mushaarkiisa, iyo dhacdhca uu ku helo shaxaadka iyo laaluushka, ugu yaraan bishii 20'000 dollar waa soo gasha. 6 bilood bu mar xamar yimaada, oo shaqaba ma qabto. Caruurtii iyo xaaaskii waxay ujoogaan London. Marka farxada ka maqan, maxay tahy? Inu iska qoslo waa ugaartay kkkkkkkk war meshan Africa ah waa cajiib.

  • @SaidOsman-ob9ek
    @SaidOsman-ob9ek 3 часа назад

    Sheydaan wax badan Buu sheegayaa oo DadkA qaarkii aaney garaneyn

  • @abdidiirye
    @abdidiirye Час назад

    Wasiir hore Dube caawo qosolkii buu idin dhameeyay anigana aad buu iiga qosliyay kkkkkkkkkkkkkkkkkkk.

  • @Guuleedagaabeeye
    @Guuleedagaabeeye 5 часов назад

    Siyaasi Dubbe waa aftahan sooyaal badan ku duuganyahay oo aad u yaqaan halbeegga hadalka iyo hawraartiisa.

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 5 часов назад +1

    Kooxda kala goynta somaliya

    • @seidabdi751
      @seidabdi751 3 часа назад

      SOMALIALAND 🇬🇧 🇸🇴

  • @ahmedabulnujum8748
    @ahmedabulnujum8748 2 часа назад

    Sir culus

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 часа назад

    waarunti waa baarlaman xaaranku yimid oo shacabka duleeyey

  • @DaadirArmySom
    @DaadirArmySom 2 часа назад

    Ninkaan waa tooook

  • @aadanaxmadmaxmuud1957
    @aadanaxmadmaxmuud1957 46 минут назад

    SENETAROOW XAAL QAADO!!!

  • @mrali3601
    @mrali3601 5 часов назад

    Stand up comedian all the way from London hahahaha

  • @MohamedHassan-iw3bc
    @MohamedHassan-iw3bc 6 часов назад

    Run ayuu sheegay

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 6 часов назад +1

    Tolow shaqo noocee ah ayey umadaan dhiban u hayaan??syaasiga somaliyeed waa dad soo shaqo tagay ee rabi xaqa ha idinku hanuuniyo

  • @marianhassan9515
    @marianhassan9515 4 часа назад

    Dubbe waxan jooga London aad ban u qoselay qudbadadi 19/11/24

  • @mohamedmohamud6580
    @mohamedmohamud6580 2 часа назад

    Stand up comic ku fiicanyaha

  • @princehigh-flierp8965
    @princehigh-flierp8965 4 часа назад

    KABA QAAD

  • @diniali9095
    @diniali9095 4 часа назад

    Masuul kasta oo soomaali sanooyinkaan dambe waxay bilaabeen sheekooyin inay ayagu dhexdooda iska qosol siiyaan nin kasta oo isu haysta inuu madax uyahay ummadda soomaaliyeed bal ufiirsada nin ayaga ayaa iska qosolsiiya balse waxshaqo ah oo ay islasoo qaadeen oo ah dan iyo waxqabad ummadda soomaaliyeed shirkasta oo ay isugu yimaadaan ayagaa isugu sacbiya oo isaga qosliya ismana weydiiyaan maxaan isugu nimid iyo maxaa nalaka sugayaa car arka hal xildhimaan oo kahadlaya horumarkeenna oo kahadlaya caafimaadkeenna oo kahadlaya ajenebiga nagalawareegey dhulkeenna car arka halxildhibaan oo kahadlaya dhibaatada soomaalida kuhaysata adduunka car arka hal coldhimaan oo uhadlaya dhallinyarada soomaaliyeed ee adduunka ka sii dabargo aaya tusaalihii iigu naxdinta badnaa ama maahmaahdii ay isugu maah maahaan masuuliyiin ummadda xil uhaya oo weliba madaxweynihii ummadda soomaaliyeed iyo madaxweyne goboleed haddii baarlamaanka soomaaliya kushaqeeyo beri aa nin saas yiri waxaan ama wax waxqabad ahna aan layslasooqaadin oo ay tahay beri aan nin saas yiri oo ah run iyo been layskusoodaray iyo in dadka Laga qosolsiiyo shaqadaas soomaaliya waxaa uhaya kooxda waaberi idinku shaqadiinnu waa arrin aan doonayno inay waxqabad run ah noqoto mudane xasan Sheekh oo ah madaxweynaha ummadda soomaaliyeed ayaa wuxuu kullileeyahay saca geesaha wey loda hooska uma oogla asaguna maharsade Axmed madoobe asna mid buu tuuray inta ninkan guriga joogo hooyo uurbay lahayn doontaa.cajiib baarlamaan hadduumka kqosliya ayaguna isucamira .. waxaa si manoocuntamaan .thank you. God blesse my Somalia amen..

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 2 часа назад

    😂😂😂😂 caadi ma aha

  • @SuperNasiim
    @SuperNasiim 5 часов назад

    Kkkkk walaahi runtuu ka Hadley lol

  • @abdirashidguled6697
    @abdirashidguled6697 22 минуты назад

    Murtidii waa luntay

  • @AhmedMohamed-tv6kr
    @AhmedMohamed-tv6kr 3 часа назад

    Traitor at its finest.

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 4 часа назад

    😂🤣🤣🤣🤣

  • @AbdirashidQaayibo
    @AbdirashidQaayibo 5 часов назад +1

    Haaa hadaan fahmay farmaajo nin wacan buu ahaa sidasu u waari waayay

    • @iskufilan1223
      @iskufilan1223 4 часа назад

      Mingiste farmaajo waa majnun alle naga qabtay masiibo ahala ku rido💣💣💣💣👎🏻👎🏻

    • @endoferagoat2393
      @endoferagoat2393 23 минуты назад

      Farmaajo wa ladooranaya marlabaad Insha Allah

  • @haliil2020
    @haliil2020 5 часов назад

    so boring