Wararkii u Danbeeyey Sirdoonka Somaliland oo Qabtay rag Boorama Dad ku Laayaan si loogu Eedeeyo Dalk

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 окт 2024

Комментарии • 84

  • @aaralikahin7042
    @aaralikahin7042 2 месяца назад

    Insha Allaah Guul iyo Mindimo Jamhuriyadda Barakaysan ee Somaliland, illaahaw Jabi Cadawga Somaliland, Aaamiiin, Guul Somaliland

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 месяца назад

    Taar TV wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd 💚 🤍 ❤️ 💪 Guul Ethiopia 🇪🇹 Guul Taiwan 🇹🇼

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 месяца назад

    MANSHA ALLAHA GUULE CIIDANKA QARAYNKA SOMALIILAND

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 месяца назад +3

    Guul soomaalilaan❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад +9

    Waa dadkii uu qadaad usameeyay xildh ooyaaye ❤❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 месяца назад +1

    WA IINA DIIL TOOGASHA LAAGU XUUKUMO SII DEEGDEGE BAADHKA HAALA GEEYO KII LAA SOO QAABTOBA GOOD JOB🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 2 месяца назад +3

    Warka qaabka aad u kala horeysiisaa sax maaha. Warka dslkaagaa kow ah ka dibadaana ku xiga. Waayo waxad tahay weriye Somalilander ah.

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 2 месяца назад +7

    Shacaabku haa soo sheegan dhanka Djibouti ayaa laga soo gelinaya fiiro gaara xuduudaha Djibouti haa laa iska xiidho

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 2 месяца назад +9

    dhiigaa dhoocaar muu hoijiyo dhiiga daadanaaya ee dadk koonfur soomaali 😢

  • @mahamedclaahi5982
    @mahamedclaahi5982 2 месяца назад

    Waxaan baqaadayaa inaa libin❤❤🎉🎉 laabi doono taageeradii aan kuu hayay🎉🎉❤❤

  • @mahamedclaahi5982
    @mahamedclaahi5982 2 месяца назад

    Wacaluhu waxay bitinyaan inaad Soo ajiibtey❤🎉🎉🎉taladydii🎉🎉🎉❤

  • @ikranosman8912
    @ikranosman8912 2 месяца назад

    Keep going bro❤

  • @AamiinCabdi-lc2ep
    @AamiinCabdi-lc2ep 2 месяца назад +3

    Taar tv❤❤❤❤ wllhi wnkutageraa sxp

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 месяца назад

    SIER DOOONI KA SOMALIA 🇸🇴 DAL KOO YIII AYA JOOOGAAAN EEE MA JOOOGAN DAL SHISHEEYE ZXB AYI MADAAN AWDAL TATIS OF SOMALIA 🇸🇴

  • @Ahmed_Rainfall.10
    @Ahmed_Rainfall.10 2 месяца назад

    Reer Awdal iyo Somaliland cid soo dhexgali karta majito🙏Heshiis iyo Saxiix ayn uga mid Somaliland nahy, hadii ankala tagyno heshiis bn kukala tagynaa, No dagaal manihin miyi🙏

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 2 месяца назад +5

    Hala laayo ,kolay in ay dad dilaan ayay u yimaadeenm.

  • @MubYus
    @MubYus 2 месяца назад +2

    Amaanka & Nabadgalyada Boorama cida wax u dhinta Af & Adin , Somaliland Qoorta ayay ka jaraysaa. loo Naxariisan maayo.

  • @fadumo4024
    @fadumo4024 2 месяца назад

    Taar Tv waan dhegeystaa laakiin hadda waxbuu muqlaqarqooraa

  • @Wista140
    @Wista140 2 месяца назад

    Waa lays saga iman

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 2 месяца назад +3

    Nimankaa hala laayo dad in ay laayeen ayay u imaaden ,in iyaga la laayo waa waajib.

  • @DeeqyusufMaxedaadan
    @DeeqyusufMaxedaadan 2 месяца назад

    waye

  • @AbduBerry
    @AbduBerry 2 месяца назад

    Waa Somalia?

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 2 месяца назад

    HaLa Raadiyo sababta dabkasi dhaliyee

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 месяца назад

    Somaliland guuuuul

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 месяца назад

    Ha la layo

  • @AbdirahmanAdan-ru2ou
    @AbdirahmanAdan-ru2ou 2 месяца назад

    Boorama waxaa ilaashanaaya dadkeedii lahaa maaha sidii lassacanod oo kale

  • @SafiyaAwxasan
    @SafiyaAwxasan 2 месяца назад

    Mudane sawirka dhaqdhaaqa badan sawirka kadaa

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 месяца назад

    WAAA ODAY YIII WAAAAAL NAAAAA BALAY BAYDH

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 2 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xamsecaydiid7321
    @xamsecaydiid7321 2 месяца назад

  • @rayan781
    @rayan781 2 месяца назад

    borama waxba kamagaline hargaysa un islasho adeer😂😂😂

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 месяца назад +1

    Dil toogasho halagu fuliyo qadaad weyntaa dawlasu yey ka laba labayn hawgu quus goyso faqashtaa indhaha la.a

  • @Mo_Daud.2
    @Mo_Daud.2 2 месяца назад

    Shuqulkii ay lascanod kawadayn ayay donayan inay halkana ku egan lkn xisab qaldan ayay isku dhufsadeen😂 hambalyo sirdoonka Sln

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s 2 месяца назад

    Cadawgayaga Allow jabi

  • @Noobify101
    @Noobify101 2 месяца назад

    Reer boorama maaha sida qoladii magaca lahayd

  • @qurbaawis642
    @qurbaawis642 2 месяца назад +2

    Wadankii somaliland wuu kala koray ardayda scholarship loo qaadanayaa ee wadanka wax usoo baranayaa waa sacad muse khaas ah..somaliland shacb ahaan iyo dal ahaanba wuu kala koray

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 2 месяца назад +1

      Jeeganta waxba uma hadhin e nala dooro ururka rajada Hilaac

    • @Burcolove
      @Burcolove 2 месяца назад +1

      Sxb Waa ku dulman yahay 65 qof ayay 3 qof ku leeyahiin h/awal oo dhan kkkkkk

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 месяца назад

    Haldiilo

  • @abirashiidaadan3496
    @abirashiidaadan3496 2 месяца назад +2

    Ilaahay ka baqa masiijid wax ku dara

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 2 месяца назад

    waqtigiisii wuu dhamaaday maaha inuu derajo bixiyo

  • @noahD1636
    @noahD1636 2 месяца назад

    🎉🎉

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 месяца назад +3

    Sland guuuul
    Cida masajidka wax kudarsata
    Way kahoraynasaa insha allaah

  • @SamiraMohamed-l4o
    @SamiraMohamed-l4o 2 месяца назад

    Dhamaan shacabka boorame waa inay iska ilaaliyaan dadka ku soo dhex dhuumanaya ee doonaya in ay dadkooda laayaan

  • @nathra7351
    @nathra7351 2 месяца назад

    Cadowga somaliland hajabo ishalah Hala laaayo gaalada alshabaab ee somalia waa la laaynayaa

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 месяца назад

    Kuwasi fiqi Ayaa soodiray qaranka Somaliland cadawgisa ha iska ilaliyo😂

  • @abdulghanihassan3837
    @abdulghanihassan3837 2 месяца назад

    Gaadhi kasta oo kasoo galaya dhanka jibouti fiiro Gaara halooyeesho dadka lasocda, amaba innagaba xisha xadka jabuuti, wax innaga soogalay oon dhibaato ahayni majirtee .

  • @makebravo7133
    @makebravo7133 2 месяца назад +1

    HALAYSKA JIRO WA FILMKII LAASCANOOD SI AN FILAYO

  • @AadanDirir-p9y
    @AadanDirir-p9y 2 месяца назад

    Waar maxaad tiri soo daa warka taar tv xaqiiqada ah taar tv

  • @SaynabNuur-zu4ib
    @SaynabNuur-zu4ib 2 месяца назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 2 месяца назад +1

    Waa zixiirke darood kaa ee iska ilaaliya daabka daroood baa waade

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 месяца назад

    Qofka dalka ,dadka iyo diinta u danaynaya taageer Qofka intaa mid kamida dayacaya ka fogow aabahaana ha noqdee

    • @Mo_Daud.2
      @Mo_Daud.2 2 месяца назад

      Wa caynka lpx e nala dooro ururka rajada Hilaac

  • @MustafaAbdiAli
    @MustafaAbdiAli 2 месяца назад

    Awdal Heego futaday farta ka galinaysaa lkn reer Awdal waxba fahmi maayaan !.

  • @JamacYusuf-wr6gn
    @JamacYusuf-wr6gn 2 месяца назад

    War.dalkayan.laguukibrine.nabad.halowdayo..

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 2 месяца назад

    BANKA XAGUUGA BEER KA SAMAYSO MAREEXAAN BAA GUBAY 😂😂😂

  • @Ilalah1980
    @Ilalah1980 2 месяца назад

    Iidoor dhal ah

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 2 месяца назад

    Bankii xaguuga reer weyd Iyo reer Zugule deegaankaasi U badnaa

  • @JamacYusuf-wr6gn
    @JamacYusuf-wr6gn 2 месяца назад

    Borama.😂ciyarta.hadayan.iyo.lablakacaa

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад +1

    Sawirada maxaad usoo dhigtay ciidanka

  • @AwillYeey
    @AwillYeey 2 месяца назад +1

    Dhiginu malah qimo,xamar ayad ku dadosen dhig fara badan hadi faido kenayso.
    Hagar qabe illahay umadhib gushe.katos RiyadhHasanow!

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 2 месяца назад

    ma xasan gurguurte iyo fiqi manaafaq baa soo diray tuugtaa😮

    • @MubYus
      @MubYus 2 месяца назад

      Haaaa.

  • @Cabdi-t3i
    @Cabdi-t3i 2 месяца назад

    Kkkkkkk

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 месяца назад

    Dhiigaaga ladaadi gurguurtoow ina xabaalo qode waalagu dabajoogaa adiga iyo kooxdaada

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 месяца назад

    Hartigu maskaxiyan ma caafimaad qabaan

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 месяца назад

    NIN AANAU MEEL KA WADA SHAQAYNO OO SHEEKHAALA OO WALAALKII U SHAQEEYO CID DA XAMAR WIXUU II SH3EGAY IN SOMALIAND LOO SOO DIRAY HAY ADA NISA EE XAMAR GAARCAHAAN HARGAYSA BURCO BOORAMA

  • @ShariifHasan-y4f
    @ShariifHasan-y4f 2 месяца назад

    4444

  • @abucabdleiriir7271
    @abucabdleiriir7271 2 месяца назад

    Laaya raga
    Waxay wadaan fitno dad dhaxdoodo

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 2 месяца назад

    😂😂😂baga hadaan micir dabada looqaban kuwii rag ahaa hagagimayan

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 2 месяца назад

      Naa miyawnad Iman la dhalan oonu i dhalin ragu adeerkuu ahayn abti kuu ahayn dhalin ama dhali doonin nin nafta laga jaray ayaa la inoo sheegay

    • @sahradhoolchannel8657
      @sahradhoolchannel8657 2 месяца назад

      @@HindaAbdulle-fl2jj haa wll wuu idhalay wanla dhashy wan dhalay ee mamadaas gesi nimaday mujisay iiqaaday wllo ee sorry ilaahay hawnaxariisto

    • @JaamacCabdi-ik3pl
      @JaamacCabdi-ik3pl 2 месяца назад

      ​@@sahradhoolchannel8657ma dhiigga ay gashay baad ku faraxsantahay wllo

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 2 месяца назад

      @@sahradhoolchannel8657
      Maasha allaah walalo ilaahay ha inoo xiftiyo waxa dhacay waa mudiibo oo cidna ma jecla in laga dilo inankooda hadii ay islaantu disho isagoo inanteeda dilaya waxaba la odhan lahaa wuu ku kalifat laakiin islaan midi lawsreegaysa si ay nafta udhaafiso inan ama will gabadhi ilaashato waa wax laga argagaxo

  • @abdoulkadermohamed307
    @abdoulkadermohamed307 2 месяца назад

    Waar iska hubsada waa beenaale ka meeshan ka waramayaa,
    Anagaa joogna waxaasoo been ah ee uu awdal ka sheegayo ma jirto

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 2 месяца назад

    Reer Awdal Iyo Dhulmahante dhoohane Aad bay u kala Fog yihiin , Reer Awdal waa dad Aqoon leh waa dad Yaqaanan Sida Nolosha loogu raaxaysto isla markaa ILAAHAY yaqaan e maaha sida Dhulmahante oo Aan Ifkana Nolol ku Haysan Aakhirana meel Wacani uga horayn mar hadii ay Taladoodu ku Salaysantay Xaasidnimo , Dagaal iyo Dhiig Islaam oo ay Xalaal ka dhigteen ,
    ILAAHAY sharkooda ha u mooso hana ka badbaadiyo Reer Awdal iyo dhamaan Somaliland .

  • @jeimoha3286
    @jeimoha3286 2 месяца назад

    Been iyo propagandho iga dheh ..hadana sheekasan maa keenteen

  • @balbahariaxmed9032
    @balbahariaxmed9032 2 месяца назад

    hhhhhhhhhhhh flfinkan 10 maalmood ka hor ayaan ogaanay in ina kaahin iyo muuse daacuun ay dalban doonaan rag ay isku hayb yihiin oo ka tirsan sirdoonka federaalka isla markaana ay xukuumadu xidhi doonto kadibna ay odhan donto rag dhagar maleegayay oo NISA ka tirsan ayaanu qabanay hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @abdiyusuph5822
    @abdiyusuph5822 2 месяца назад +1

    Guul s,land

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 2 месяца назад

    SOMALIWEEYN,
    DHULKEEDII
    XABASHI IYO MAREEYKAN,
    AYAA XOOG
    KUHAAYSTA,
    WAXAANA WAAJIB AH
    #WUXUUSHTAAS!!
    DALKA LAGA XOREEYO.

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 2 месяца назад