ICTIRAAFKII SOMALILAND OO WAJI CUSUB YEESHAY & DOOD KULUL

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • MIDNIMADA IYO WADAJIRKA SOMALIYA WAA BIYO KAMA DHIBCAAN.
    AANKALA GO'NO WAXAA DHAANTA AANKALA LULANO. DOOD AAN WAXBA LA ISKULA HARIN.
    Join this channel to get access to perks:
    / @britsomalitv
    IFIYE22
    Brit somali TV
    Markhaatiga nool
    marqaatiga nool
    FINANCE
    INVESTMENT
    financial education
    REAL ESTATE PROPERTY
    BUSINESS LAWYERS
    best home insurance
    MAKING MONEY
    homeowners insurance
    commercial building insurance
    best home insurance providers
    bitcoin
    make money online 2021
    stocks to buy
    bitcoin price prediction
    crypto world
    meet kevin
    best Bayer 2021
    best Bayer
    finzar como
    fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails

Комментарии • 1,2 тыс.

  • @BRITSOMALITV
    @BRITSOMALITV  2 года назад +9

    fadlaan subscribe for more thanks

    • @fahiimae7336
      @fahiimae7336 2 года назад +2

      Cabdicaafid hadii doodani ay daacad kaa aheyd maxaad laba nin oo reer somaliland kasoo jeeda u tidhi ka dooda arrimaha somaliland iyo Somalia? Isoo jawaab wll

    • @raysiyobarwaaqo3804
      @raysiyobarwaaqo3804 2 года назад

      Ninkaan su’aasha la weydiiyey kama jawaabin miyaan ingrisku dadka ku layn waqooyi miyaanu Bom ku garaacin taleex mubarik waa af badhey

    • @youserf
      @youserf 2 года назад

      Great question? Mubarak Abdi

  • @somalilandguul9852
    @somalilandguul9852 2 года назад +21

    Mubaarik Cabdi waa ilma xalaal caqliga badan Somaliland oo dhan baa kuu ducaynaya guul soomaaliland

    • @lula383
      @lula383 2 года назад

      Huuno haduu caqli leeyahay muxuu turki ku joogaa. Soomaali nimo iyo passport somalia boqolool reer waqooyi ayaa turkey isbonsar iyo qaxootinimo ku jooga turkey? Hadaa run sheegaysaan jooga hargaysa maxaa qaxooti aduunka uga tihiin

    • @suldaanmohamed1307
      @suldaanmohamed1307 2 года назад

      @@lula383sinjiyad an Somali ahayno is xasida wllhi n
      Ma arag somaliya dadka kunool wa dad an nasab ahayn wllhi

    • @lula383
      @lula383 2 года назад

      @@suldaanmohamed1307 soomaalidu waa dad wanaagsan laakiin niman mafia oo lacag iyo xukun u waashay baa joogaa hargaysa iyo xamar oo Raba in sharaftii soomaaliya soo noqon, qabiil walba niman tuugo ah baa calan beena u sameeyey isku diraya walaalahoda kale may Allah SWT United our Somali people 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕💕🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 месяца назад

      Turkay masoomaali etali ayaad mooday laxyay​@@lula383

  • @ismahan3309
    @ismahan3309 2 года назад +7

    This is not an easy task or a topic but with respect and love good luck Somaliland

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 2 года назад +14

    Cadowga somaliland ilaahayoow jabi inshaalah
    Iyo xaasidiinta kaso horjeeda somaliland inshallah guul iyo gobanimo somaliland inshallah

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 2 года назад +1

      sister cadow cid ku ah majiraan beesha isaaq ee jabhada SNM ee labaxay Somaliland xaqiiqada isaaq ha ula baxo somaliland magaaloyinka ay degaan lakin gumestihi ingriska daraawish ba ladagaalantay isaaq wuxuu la shaqeenayey gumestaha awdal iyo Ssc waa somalia orda hadey idin socon karto bal goa dhulkan wa dhul somaliyed sister

    • @ladanladan1718
      @ladanladan1718 2 года назад

      @@abdikadirhaji6852waar dhagyso eddo isaaq waa umada somalida dadka ugu sharfta badan ee ugu fiican ilaahay ayaa karameyay alxmdulilaah ilaahayoow cadowga reer sheekhi saxaaq Ilaahayoow jabi oo duli kayeel inshallah somalida kale ee xaasidiinta ah way is arkaan balyada haysata ee qaraxa iyo isgumaysiga waa dad xaasidiin ah Ilaahayna uu arkayaa shar kooda Ilaahay ayaa nagu filan hadnu nahy reer sheekhi sixaaq buni axmed anagu se cidna xaasidi mayno oo gali mayno uqubo ee sadaqada waanu siin wixii noo yimada ee kasoo carara dhibka haysta anagu Ilaahay ayaanu talada udhiibany calankaas tawxiid ka lehe ayaanu ku tiir sanhy wixii nasoo doontana waanu jabinaa allaahu mag finii bimaa shiit inshallah

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 2 года назад +2

      @@ladanladan1718 eedo xaasinimo iyo gaalo jeceel idinka la idinku yaqaanaa midkan xunka ah ee cuqdada qaba ee Askariga u ahaa siyad bare maalintuu doorasho qaban waayo 13 novenber ayaa ladilayaa muse bixi cuqdadaas ayuu god lagali awalba Oromo buu ahaa qabyalad dilootay 13 nov car ha diido doorasho madaxa laga toogan

    • @ladanladan1718
      @ladanladan1718 2 года назад

      @@abdikadirhaji6852 adiga maxaa kaga xidhan doorashada ee somaliland u daba socotaan bal is eeg xaasid nimada iyo is qornimada somaliland dhamaan teet waa SNM gees ilaa gees orod idhaha qori isaga tuur idhaha beel inshallah ita neceb somaliland buushi ala afuufay ilaahay idinka dhig somaliland guul iyo gobanimo inshallah

    • @suldaanmohamed1307
      @suldaanmohamed1307 2 года назад

      @@abdikadirhaji6852 gaalo jacayl manta adiga galo kuhaystaa oo amnigaga lacag lagusiiya dawlad cageheda kutafan sonoqo marka Somaliland horumar waygadhen masonqonayse xag xagashada Somaliland guul ilyo cawri wllo ✌️

  • @xaliimocabdi5926
    @xaliimocabdi5926 2 года назад +13

    Mubaarak Cabdi Ismaaciil geesi geesi dhalay weeye dhiigu biyo maaha guuleyso Jamuhuriyada Barakeysan baa inoo balan ah inshllh🇭🇺❤😗💪✋👏👏👏👏👏

    • @user-qj1fi8le3j
      @user-qj1fi8le3j 2 года назад +1

      kkk why do you have an italian flag… do you not have your own flag… what bothers me is that you do not have your own airspace your own passport and you call yourself a country… please you came down to earth and see reality it is sick to daydream for 30 years when will you understand that you will never become a country… .stop lying to you… you may hate Somalia as much as you want but become a country no

    • @wardahussein7105
      @wardahussein7105 2 года назад

      Geeeeesiiiyay codkarrrr omg qaalbiguu kala baxaay hdaaldaaa ❤️❤️❤️❤️guuull geeesiiii

  • @sameerahussein654
    @sameerahussein654 2 года назад +24

    if this a debate between people of Somaliland and the so called Somalia, why in earth he brings two people from the same region.
    Is it because the so called Somalia people can not debate or they do not have dignity to debate us .
    Mubarik you are smart, you shut down this sick minded person, who did not come with any reasoning to defend his argument . Somaliland will get recognition in the world stage no matter how long it will take us, we will never give up our dreams and aspiration to be recognized Somaliland is full of young men and women like Mubarik God Bless Somaliland.

    • @suaadmohamed4316
      @suaadmohamed4316 2 года назад

      Sameer Hussein well said 👏🏼👏🏼👏🏼👏🏼

    • @abtigiis5188
      @abtigiis5188 2 года назад

      One can only achieve what they set their limits to achieve, if carrying a begging bowl and frothing at the mouth to any random white man will gain you recognition then I am all for it 😂😂😉

    • @shukriwarsame6920
      @shukriwarsame6920 Месяц назад

      Igaarka waa canugyar eb00w

  • @ZM1233_
    @ZM1233_ 2 года назад +15

    Mash Allah tabarakallah guul guul somaliland ❤️🤍💚❤️🤍💚❤️🤍💚💚💚

  • @jamafarah9409
    @jamafarah9409 2 года назад +14

    Soomaali waa mid Soomaaliand waaaamul goboleed Soomaali ka mid ah ha xiidhin Soomaali guul guul

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 2 года назад +13

    Masha Allah. Mubarak dooda si wacan ayuu uga qayb galey! Odeygu qarnigii siyaad bare ayuu kasoo hadhey waanu riyoonayaa! Hadii Somaliweyn daacad kaa tahay bal Horta koonfur nabadee oo midee!

  • @leylacartan4486
    @leylacartan4486 2 года назад +11

    Soomalidu xaq darad ayaa walalo ku tahay lakin xaqa kuma he shiiyan anigu talada Alle ayaan udhibay xaqana Alle ayaan udhibay intaa markan ka imado waxan dhashay somali is hasta waxana laga yaba inan dhinto iyago is hasta haygu cadabin gacatada iyo Afkaga haguna ciqabini itan nolahaay🤲🤲🤲 yaa rabi🌹🌹

  • @marwoabdi7799
    @marwoabdi7799 2 года назад +13

    Guul guul guul somaliland I love you walahi 🥰🥰🥰

    • @ruweydaismail8130
      @ruweydaismail8130 2 года назад +2

      Ma qowmalud iyo gaalo maa ictiraf lagu hela 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @amuse5695
      @amuse5695 2 года назад +3

      @@ruweydaismail8130
      Faqash iyo qadaadwayn qarax jookta ku bushaareesta. Xaasit ma afloxu😂😂😂

    • @no.face___2659
      @no.face___2659 2 года назад

      @@ruweydaismail8130 🇸🇴🏳️‍🌈🇸🇴🏳️‍🌈🇸🇴🏳️‍🌈🇸🇴💣💣

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 года назад +30

    Waa inan yar oo wax bartay oo Somaali ukacay iyo Oday qabiil ,af xumo iyo cay iyo firdhis qurbaha kula nool .😭😭😭 Viva Somaaliya Viva Somaaliland iyo Viva Somaali wayn Illaahay Ha isku keeno oo Illaahay Ha mideeyo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin.

  • @shamsomuse4708
    @shamsomuse4708 2 года назад +6

    Maansha allaah muqtaar midnimo. soomaaliyeed ayaa Mac no leh
    Waanku raac sanahey
    Sooliyeey. Gaaladi midnimadooda wey ku dhin taan laakiin dadka kale si ay u gumeystaan yey u kala qeybiyaan. Yaa rabi midnimo iyo walaalnimo

  • @shukrihassan2885
    @shukrihassan2885 2 года назад +9

    Magacaaga iyo muuqaagu ha jiro Mubarik Abdi Hooyadaa nin bay dhashay👏👏👏

  • @muuseyare7879
    @muuseyare7879 2 года назад +9

    V V SOMALILAND ,,,guul ❤💪❤❤💪form,,xamar

    • @Raho339
      @Raho339 2 года назад +1

      Maxaa Guull Ah Nacasoow

    • @marwoabdi7799
      @marwoabdi7799 2 года назад +1

      Fariidaw soodhawa muuse yare nin rageed baad tahee

    • @muuseyare7879
      @muuseyare7879 2 года назад +1

      @@marwoabdi7799 hambaly abaayo reer muqdisho hadaa nahayi waa naga fasax somaliland ❤✅

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 2 года назад +26

    Mubaarik waa nin yar oo caqli badan mansha allaah education badana leh

  • @fali1563
    @fali1563 2 года назад +1

    Mubarik sheg 3di kale meday jabati,kenya,itobiya

  • @adarsaid9199
    @adarsaid9199 2 года назад +25

    Somalia somali Aya leh Allah xaq natuso amiin amiin amiin amiin amiin

    • @Abdirahman0
      @Abdirahman0 2 года назад

      youtube lagu riyonaya hordad ka kac abti😂 jabouti idin wasay saaana dhulka way idin la lee yihiin saw maaaha😎

    • @Hooda36
      @Hooda36 2 года назад +3

      Somaliland is not somalia wake up and smell the coffee waxaad ku jirtaa riyo beena🤷‍♀️

    • @suaadmohamed4316
      @suaadmohamed4316 2 года назад +1

      Adar said Somaliland dadka dagani waa Somali lakiin waa reer Somaliland taa ogow

    • @axmedaden1655
      @axmedaden1655 2 года назад

      somalia somali ayaa leh waad maqashay macnaheeda se maad garan

    • @lula383
      @lula383 2 года назад

      @@Hooda36 hadaa. Saas tahay why qaxooti soomali from konfur every where ugu joogtaan , why hablihii iyo inamadii yar yaras uga qaxayaan waqooyi galbeed? Where is the government you claiming? Why can they look waqooyi galbeed ppl. Barna qaxooti barna abaaraa dhameeyey iyagana lacagtii international community bay cunayaan please wake up and be real?

  • @hoodoibraahim7137
    @hoodoibraahim7137 2 года назад +7

    💚🤍❤💯 somaliland guuuul insha allah

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 2 года назад +22

    Asc waxaan leeyahay walaalkay Mukhtaar Caynaanshe Shanta Gobol ee Somaali degtoba waanu degnaa Somaali Dhalad ahna waanu nahay Muqdisho waa dhulkaygii insha Allah Garisa,Jigjiga,DJabouti iyo Hargeisaba waan mideen hadii rabi idmo Oo waxaan ka dhigi doonaa wadanka ugu xooga badan Afrika hadii rabi idmo adigu halkaa la fadhi Habaar iyo firdhiska Soomaali VIVA SOMAALILAND JIRA OO JOOGA SHACABKA SOOMAALIYEED DHAMAANTOOD WAA IDIN RAACSANYAHAY.

    • @Hooda36
      @Hooda36 2 года назад +1

      Iskahadle ina igire maxaad mideeyn adigii baaqaawan 🤷‍♀️

    • @abdikaniabdi5615
      @abdikaniabdi5615 2 года назад

      Insha allh

    • @yusufwarsame4219
      @yusufwarsame4219 2 года назад

      Asc waxaa fiican in qofku markuu doodayo inuu.ka hadlo.reality.lkn aanu
      Wixiisu noqon iska.caabin
      Runtii anigu waxaan qabaa in loo dood9 si hufan oo isu garaabid iyo is qancin ku dhisan

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 года назад

      @@yusufwarsame4219
      Isaaq oo sheegta dhul aanay lahayn, degin weligoodna ka talin anigu ma arkayo wax faaido ugu jira arrinkas.

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 года назад +5

    Masha Allah, Mubarak well done

  • @sakimohamed2295
    @sakimohamed2295 2 года назад +4

    Mubaarik si macquul ah ayuu u hadlayaa. Odaygu lkn wixisi waa iska mala awaaal

  • @lula383
    @lula383 2 года назад +1

    Subxana allah. Ilaahay u gargaar reerksyga reer shiiq isaxaaq waa la waldayaa niman gaslo hoosta ku wada 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Hooda36
    @Hooda36 2 года назад +8

    Mubarak Abdi Allah haku xiftiyo geesi geesi dhalay aftahan hadal yaqaana fariid Ah we are proud of you and we love ❤️ you 👍 🌺 Alloow dhoowr somaliland 💚🤍❤🇮🇹🇮🇹🤲

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 2 года назад +1

    mubarak hadalka badan iska dhaf caalamka calanka somaliyeed wa kan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 ha is dalinin adiga xayawan aa tahay wax ma fahmeesid

  • @no.face___2659
    @no.face___2659 2 года назад +11

    FAQash si fiican ayay u Ooyayaan
    Jamuuriyada Somaliland guuul io gobanimo 💚🌩❤️😘

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 2 года назад

      Somalinan gul gul gul 🍃🥰🥰

  • @akhaila853
    @akhaila853 2 года назад +9

    Cabdixafiidhow adigoo raali ah waxay u muuqataa inaad u xaglineyso Mubarik! Hadalka uu ka dhexgakayo Mukhtaar ka joojinmeysid welibana hadalka ayaad siineysaa isga iyadoo aanuu Mukhtaar hadalkii dhameysanin!
    Bal caddaalad samee!

    • @nedramahamuud2531
      @nedramahamuud2531 2 года назад

      Waa kugu raccsanahay fakiraa 👍

    • @aliweli438
      @aliweli438 2 года назад

      الصومال الجنوب مجانين بالحقيقة
      اظن انهم اذل من وحوش لا يعجزون عن القتال لكن الجمهورية ارض الصومال احسن الوطن مع اكرم الشعب

  • @Barnibilan
    @Barnibilan 2 года назад +7

    I’m from north Somalia 🇸🇴
    Waxaan taageersanahay midnimada Somalia 🇸🇴.

    • @zahraismail2245
      @zahraismail2245 2 года назад +1

      Hi to Somalia and stop talking our beloved country Somaliland May Allah bless my peaceful Country Somaliland . We will never unite with the failed state of Somalia. It was one mistake and will never happen again. Free your failed state from Amison who guared your corrupted president Farmajo.

    • @Barnibilan
      @Barnibilan 2 года назад

      @@zahraismail2245
      Naa dee calaacalka nagala tag I’m not British sxb hay calaacalin.
      You’re mentally failed not Somalia 🤣
      Viva Somalia 🇸🇴🇸🇴🦁

  • @abdifatahali428
    @abdifatahali428 2 года назад +1

    Mubarak adeeradiis faysal iyo muse ayaa ka dhex hadlaaya wax cusub ma hayo . Cabdi ka hadal xooga lagu haysto lascaano, iyo wearability lagu qasday buuhoodle iyo badhan

  • @barisamaad7665
    @barisamaad7665 2 года назад +6

    Mubaarik 100%

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi 2 года назад +3

    Mubarak Abdi wllee Gartaada Geed bad ku akhrisatay inad Aqoon Hadlaysid way kaa muuqataa odaygan kale keLiya wuxu kuso celcelinayay anigu midnimaan aaminsanaHy HaLka adigu aad dhinac waLba kaga keentay waxaas ayaa ii wcn wxs ayaana ii xun la kaLa tag orod se maHa 💚🤍♥️

  • @abdiajaama3699
    @abdiajaama3699 2 года назад +5

    Weerar iyo difaac nin iska hadlaya iyo nin xaqiiqda ku taagan go head Mubarak

  • @naciimahusein9346
    @naciimahusein9346 2 года назад +3

    Somalind guul iyo gobanimo

  • @ducalefarhan2526
    @ducalefarhan2526 2 года назад +9

    Kani riyuu aaminsanyahay Cad ceedu in ay dhacday iyo in ay soobaxday makala ogo iyo halkuu xaal marayo.kaliya waxay kaga hadhay somaliya ayaan aminsanahay

  • @shamsabarre5369
    @shamsabarre5369 2 года назад +2

    Mubarak Abdi waana kayaryahay odayga waana ka hadal fiicanyahay Mubarak noolow ❤️❤️❤️👍🏻👍🏻👍🏻

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 года назад +4

    Shan madaxaweyne weeye is bedelay guul Somalilaan Ayay joogataa yaa LALA hadlayaa NO more somaliya NO more faqash

    • @hodana7546
      @hodana7546 2 года назад

      Naa orodoo seexo comments waa ku waalatay.

  • @zahrasaed148
    @zahrasaed148 2 года назад

    WAA GUUL SOMALILAND IYO JAB SOMALIYA IYO CADAWGA SOMALILAND MUKHTAARNA KAMID YAHAY VIVA SOMALILAND ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽🦶🏽🦶🏽🦶🏽🦶🏽🦶🏽🦶🏽🦶🏽🦶🏽🦶🏽

  • @MM-hz3eb
    @MM-hz3eb 2 года назад +24

    😂😂😂 way cadaysteen kama marmayaan
    Lakiin SOMALILAND way idinka marantay 30 years 💚🤍❤️

    • @monera3812
      @monera3812 2 года назад +2

      Maxa la idin Ka maarma idinkanba isku filnaynan abaar iyo biyo la.aan cadaalad daro idin haysata rer somaliland

    • @Hussein_Mohmd..
      @Hussein_Mohmd.. 2 года назад +1

      Maxaa maarantaa adaaba anaga naga maarminee war love calan ma noqdee 🇸🇴kan cml la imow, teeda kale somlia Oo ku aqoonsan cid kale kuma aqoonsaneyso

    • @hasanabdiqani5039
      @hasanabdiqani5039 2 года назад +1

      @@Hussein_Mohmd.. horta wr kana aad ku faanaysidna anagaa keenay mxd la ciili

  • @fadumoahmed9655
    @fadumoahmed9655 2 года назад +2

    Soomaalinad guul guuul inshaa Allah 💐💐♥️💐❤️💐❤️

  • @abuuzahuur7715
    @abuuzahuur7715 2 года назад +5

    Soomaali iney midowdo waa muhiim allaha xaqqa nawaafajiyo oo umadda soomaaliyeed dhibaatada ka kor qaado

    • @SAM22948
      @SAM22948 2 года назад +2

      Ma Ada midynaya, lol f#ck

    • @Hooda36
      @Hooda36 2 года назад

      Wax Midobeyaa Majirto Never🤷‍♀️

  • @quruxdatv5722
    @quruxdatv5722 2 года назад +9

    south sudan waala siiyey ictiraaf waan meel yar maxa u diidey somaliland

    • @abdinasirnasir9102
      @abdinasirnasir9102 2 года назад

      Omar al bashir ayaa ogaaladey eedo farmaajo ha ka ogalaado cintiraaf cirka inta idin jiru ayuu idin jiraa taiwan ayaa la aqoonsan lahaa hadi waqti dhumis wax taraayo dadkiina soo raaca calaacal ma rabnee

  • @aminaciise9290
    @aminaciise9290 2 года назад +8

    Guul somaliland

  • @munaabdullahi8745
    @munaabdullahi8745 2 года назад +8

    No citiraaf Somali waa mid qudha aniga kuleh oo kasoo jeeda gobolada waqooyi ayaa taa kuleh

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 года назад +4

    Mashallah fariid geesi Hadal yaqaan AH sheekadas mayaalo war somalilaan ma soo labaneyso guul ayanu jooganaa ✊✊✊✊✊✊✊✊💚❤💚❤💚

    • @hodana7546
      @hodana7546 2 года назад +1

      Dreaming. Iidoor suu dal u noqonaa? Dhulbahante intuu noolyahay citraaf waa idinka xaaraan ilma Ingriisoow.

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 2 года назад +1

    Mukhtar si fiican baad u hadashay abti Masha Allah.

  • @bashtaarda2634
    @bashtaarda2634 2 года назад +8

    MubaRik Walal Waxan Kuleeyahey Somaliland maanta guusheeda cid hor istagi karta majirto Alle SWT Heynala garabgalee.
    Waxad kamid tahey dhalinta aqoonta iyo kartida isku darsatey si Ay somaliland u iibgeeyan marnaba haka caajisin ayan kuleeyey wll.

  • @muntaasyusuf3334
    @muntaasyusuf3334 2 года назад +1

    Thank you abdixafiid

  • @mombasa7
    @mombasa7 2 года назад +26

    Mubarilk is a young man who is wiser beyond his years! He is articulate and has defended Somaliland! Mukhtar is stuck in the colonial period!

    • @MrGengad
      @MrGengad 2 года назад +2

      You only saying that because he is from Isaaq.

    • @mombasa7
      @mombasa7 2 года назад +3

      @@MrGengad You need to remove your tribal cotton buds from your ears! If you're listening to this conversation with bias against one group, how do you expect others to take your conversation seriously? The older gentleman Mukhtar was repeating the same argument over and over. He was not prepared! Although older, he was less articulate and at times seemed condescending and rude to the younger man! So for me, the younger man scored more points in this debate! It is very difficult to convince Somalis about anything because they like you have made your minds what side you are on by just reading the headlines! If you want peace to return to your country, you'll have to listen to the people you don't like and when the make good points you need to give the devil his dues!

    • @MrGengad
      @MrGengad 2 года назад +2

      @@mombasa7 He scored points by over speaking his elders, He needs to learn how to listen and learn, he was completely blocked, never gave a chance to let Mubarak speak out his flower words, this is what I call condescending. If you called Mukhtar Abdi (articulate) then you are suffering from IQ my friend. Mubarak is older and wiser and see the bigger picture where you are stuck in the past (Waa naa laa xasooga) get over it, you are born to die. Somalia is one nation, one language and Islam unites us all. I am from New Hargeisa close the Masjid Jama, in my humble opinion I'd like to see one nation with Somalia flag wavering across north of Somalia.

    • @mombasa7
      @mombasa7 2 года назад +1

      @@MrGengad I think you missed my points! The young man was articulate

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 года назад +1

      @@MrGengad edo wa kenyan ninkan mel kale ba lagu kashifay

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 2 года назад +2

    Mnsha Allah garyaqaan mubarik habaryar afku kuma go.o nin codkar ah oo intiisa kawayn il iyo cawriba la,aw habo qali guul somaliland 💚🤍❤

  • @bustaale6554
    @bustaale6554 2 года назад +8

    Maashaallh Mubarak waa inan yar waxgarada marnaba ka baydhayn dooda lkn Mukhtaar isagoo dhali kara Mubaarak ayuu meelwalba isku qaadayaa oo uu u muuqdo xaasidnimo iyo qabiilnimo uun ka hadlinayso

  • @munaabdullahi8745
    @munaabdullahi8745 2 года назад +12

    Ingiriiska yaa ladagamay waxay ahayeen daraawiish ubadnaa dhulbahante cida maanta raadinaysa in Somali lakala jaro waa qaayb qabiil reer waqooyi

    • @warsanismael7739
      @warsanismael7739 2 года назад +1

      Ima cabdille xasan waa Hitlarkii soomlida xasuuqey ee ingiriis ka kiciyey odey waalan

    • @Tasniim1
      @Tasniim1 2 года назад +1

      @@warsanismael7739 hadaanba taada kuu raaco odaygaas aad waalida kusheegayso iyo Daraawiishtu hadaysan kuxoreyn maanta John iyo Michael badan waad yeelan lahaydeen.

  • @issesaeed1256
    @issesaeed1256 2 года назад +10

    scwrwb horta wiilka mubarik wxaan leyahay adeer waxaa burburiyay shacabka waqooyiga waa rajiimkii kacanka ee ma ahaan shacabka somaliyeed sidas u fahan .sida kaliya ku imaan karto gooni isku taaga waxuu yihay in ay konfur iyo waqooyi ay wada hadlaan oo kaliya ..

    • @ugbadomar5881
      @ugbadomar5881 2 года назад +1

      Warun shacabku waxba nagumu samay lkn Mar hadi an shanta somaliyed lasku daray inay somalilan ay fara ka qadan wll

    • @abwaan100
      @abwaan100 2 года назад +2

      Maaweelada waa hora lakeeno cidba way ka qoslin wayiiday. Afwayne oo qudhaa reer Somaliland xasuuqay horaa loogu hungoobay. Somaliland in ay aayaheeda ka taliso waa xaq Illahay siiyay oo aan ciidba lagala tashanayiin.

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m Месяц назад

    JAMHUURIYADA SLAND waa dal ka madax banaan soomaliya oo leh xuduudo Caalami ah oo caalamku aqoonsan yahay Waxayna la xeer tahay dawlada jabuuti British sland ❤❤

  • @gobdeeqaxmedabalwaansalaan1323
    @gobdeeqaxmedabalwaansalaan1323 2 года назад +10

    wow masha allah wiilka yar reer somaliland waa geesi

  • @wardahussein7105
    @wardahussein7105 2 года назад

    Guul 🇬🇧🇬🇧🇮🇹🇮🇹🇮🇹gumi igaa rooonn

  • @adammahamed1438
    @adammahamed1438 2 года назад +9

    Waxaan aamins sanahay inay muqadis tahay madax bananaanida somaaliland

    • @clqsia
      @clqsia 2 года назад

      Ma La socota haday somaliland ictiraf La siiyo in somali ogaden somalia kuso birayan wana ku doodnaa ayagana ictiraf ka qatan itopia

  • @DaahirCilmi-t1z
    @DaahirCilmi-t1z 2 месяца назад

    Dowlad maanaan arag 64 sano gumaystihii xoriyadayadii nasiiyay hadii laheshiinwaayay masidanbaa lagujirayaa in Engilish la isulanoqdo waxa keenay meel dhaanta ayaa lawaayay waana khasab in la inookalajiheeyo Soomaaliland guuuuul guuuul

  • @sumayaaxmed9191
    @sumayaaxmed9191 2 года назад +8

    Mubarik abdi guulayso wllo❤👏

  • @qaali4589
    @qaali4589 2 года назад +1

    Mubaarik alaah ya xafidk cabdi xaafid wxan ku sheegaya hadad boqol nin o darooda kento in u wraabinyo 20 jir isaaqi si waliba xikmad leh caloosha iyo qalbiga wada taagan

    • @alcamaarifardo7334
      @alcamaarifardo7334 2 года назад

      Maxaa daarood keenay waa yaabe somali baa laga hadlayaa inta qabiil naga guuxayo walee meel magaarno

  • @nihanmaxamuud8884
    @nihanmaxamuud8884 2 года назад +7

    Somaliland waliged way jiri doontaa inzha allah

    • @Hooda36
      @Hooda36 2 года назад

      Inshaa'Allah weey jireysaa viva somaliland 💚🤍❤🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹🇮🇹💚🤍❤💪

  • @asmaabdi5476
    @asmaabdi5476 2 года назад

    Mubaarak ha la waydiiyo meeshay waqooyi galbeed dowlada ku ahayd bal ha la waydiiyo waayo wadanka Soomaaliya hal buu ahaa intii aanu yurubiyanku kala qaybin marka taariikhda dib ugu noqo

  • @runahmed9988
    @runahmed9988 2 года назад +6

    Mubarak waxba lagama dhaadhicsin Karo qof diidan RUNTA. 5 SOMALIA haysu Keenan marks waanu imandona.

  • @aadanmahamoud3762
    @aadanmahamoud3762 2 года назад +2

    Mubaarik abdi wanku salaamay wllo wanka heley doodaada guul.guul.inshaa allaah somaliland

  • @RA_Q20
    @RA_Q20 2 года назад +6

    I didn't comple listening the debate yet, but what I know is that we should let Somaliland alone to be independent state. We could have worked together as sister counties who has each others back. But as long as this pull and bush game is happening they will just grow more and more enmity. Please, everyone get to your head SIMLILANDERS DO NOT WANT TO BE IN ONE BIG SOMALI COUNTRY! Let them be bilaah calaykum. Just to clear, I am not somalilanders, and love all my somali people wherever they are.

  • @munaabdi8582
    @munaabdi8582 2 года назад +2

    Nacabku dhakhtarada ha buxiyan, malinta calamku ku dhawaqo Somaliland lagu goni isku tageda. Yaa Rabi Raxman no so dedeji. Cadawga Somaliland cagta hosteda.

  • @aminahussein6921
    @aminahussein6921 2 года назад +9

    ASC. WERIYAHA WUXU U JANJEERA XAGA NINKA RABAY GO'IDA SOMALILAND!!!

    • @mohammedabdi7061
      @mohammedabdi7061 2 года назад

      Amina Hussein
      Ninka MJ ma laha wax mooral ah. Ninkasi hadalka qaybinaya waa Rer Puntland lakin Isaaqa u naagaya always. Waa ragga Daarood from 1960kii ku dhec jiray oo kala dila. Very disgusting

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 года назад +1

      @@mohammedabdi7061 haye dhowr gor ban arkay malaha islantisa ah waxad moda kabadbadis

  • @shicib-udaneeye-studio
    @shicib-udaneeye-studio 2 года назад +2

    Mubaarik si fiican ayuu u hadlay

  • @Jamhuuriyada-barakaysan_
    @Jamhuuriyada-barakaysan_ 2 года назад +26

    Honestly Mubarik Abdi made a point ! And Somaliland Recognition it’s just time questions… today House of Common in Uk and tomorrow probably the American senator’s will take the debate with more sufficient results..
    I would recommend Moktar to update his gray matter because the world has changed since colonial times..

    • @MrGengad
      @MrGengad 2 года назад +10

      and tomorrow Sri Lanka and next week Taiwan, get over it, and I am from Hergeisa and I am against dividing Somalia. One nation, with the same language and Islam unites us. Only Isaaq wants separation from the rest of Somalia. What happen to Dabhgoorsii, Dhulbahanta and also Gabooya.

    • @Hooda36
      @Hooda36 2 года назад +4

      Somaliland iyo somalia never ineey isku soo laabtaan your are dreaming wake up and smell the coffee ☕️ sonoqoshada somaliland intuu cirku idiini jiro ayeey idiin jurtaa ama jeclow ama necboow adigeey kutaala khasab maaha jacaaylku🤷‍♀️

    • @Hooda36
      @Hooda36 2 года назад +6

      Gangadas adiga waxaa maskax daada kabuuxa necbasho isaaq waxaan ku shegeyaa somaliland is not qabiil waa qaran qabiilka wuxuu yaala Mogadishu taa kahadal midakale waxaad iloodey calanka blue anigaa lahaa because of you iyo kuwa adiga kula caqliya baan unacay ictiraafka illaahay baa noohaya wuxuu illaahay noo qoro waayi mayno adigu ama na jeclow ama na necbow cid ku joojineysa majirto somaliland hore ayeey usoconeysaa maxaad kaqaadi kartaa ???????🤷‍♀️

    • @suhassan937
      @suhassan937 2 года назад +7

      @@MrGengad iska Hadlow ina igare kkkkkkkkkkkkk somaliland wa la aqon San dona inshaallah its matter of time ku sexo kuna so kac

    • @suaadmohamed4316
      @suaadmohamed4316 2 года назад

      @@MrGengad s

  • @munaabdullahi8745
    @munaabdullahi8745 2 года назад +1

    Abdixafid waxaad lahirtaa ninkaa intabadan aad hadalkisnayso eexbaa kaa muuqata xagjirnimda dhaaf

  • @caderrayale7744
    @caderrayale7744 2 года назад +14

    haday reer soomaaliland ictiraafka dhab ka yahay maxaay Dawlada Federal qaayb uga yihiin oo xildhibaano ugu doontan. shacab wareeris ayaad wadaan . Dhalinyaradii iyo business maanadu ma rabaan kala go,a Umada Soomaliyeed lakiin siyaasi uun baa nawaalaya😡😡😡😡

    • @nimcodeeq7679
      @nimcodeeq7679 2 года назад +5

      😂😂😂😂 nin calooshii ushaqaysta ah oo hunguri halkaa mariyay somaliland ma matalo barri kamaalin ayuu cafis soo dalbanayaa markuu wakhtigu ka dhamaado mabda’oodu waa somalilandeey beerka kaa ogsooni
      Business na wllo xuduud male ethiopian ayaanu laganacsankaraana Africoo dhan ayaanu laganacsankarnaa
      somaliland goono isutageedu waxa uu ka goaa shacabka oo ah anaka ee maaha siyaasi, tii dib ulasolaabashadii madaxbanaaniduna doonis shacabuunbay kutimi
      Somaliland inay ictiraafkeeda wado kasta umartona happy ayaan ku ahay hadii maanta nala aqoonsada laba dawladood oo kala siyaasada lkin isku dhiiga iskudhaqana ayaanu noqonaynaa oo garab isisiiya maadama midnimo aanu waxba kuwaynay hortiina aan doonay midnimo abaalkayaguna noqday xasuuq aan aduunka hore ugadhicin

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 2 года назад

      ADAA TUUG AAN TEGIBA KERIN LACAG SIIYA!!!!.

    • @Hooda36
      @Hooda36 2 года назад

      Adar kuwaa ad shegeyso somaliland ma metelaan waa dad calooshoda ku danaysanaya they don't care about somalia dantooda ayeey wataan that's it 🤷‍♀️

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 2 года назад

      ADEER WAX FAHAN!!!!!.SIYAASAD WAA LAGU KALA TAGEE WAX KALE KA SHEEKEE, AMA SIDA AYDA ISKAGA CI!!!!!.

    • @caderrayale7744
      @caderrayale7744 2 года назад

      Anoo ah gabadh somaliland u dhalatay ayaan hadana ogolayn in somalia kala go,do midnimo ayaa na deeqda. Mida kale ictiraafka dinitayada suuban lagu faragashanayo allah baan kama magan galnay. dooda waxa ku jirtay in somaliland laga caawyo xoriyada diinta iyo xuquuqul iinsaanka. iyo inaay jiraan Soomaali Christian ✝️ ah oo la takooro . xataa haday ictiraaf na siinayaan maxaa diinteena iyo xoriyadeen ka rabana? hadayna dani ugu jirin wax fahma dadkan ictiraafku madaxmaray. midkale inagoon la ictiraafinba haysan waan jirnaa what's point?

  • @fahmiahmed2434
    @fahmiahmed2434 2 года назад +1

    Somalia wa somalia from Djibouti and uk

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 года назад +3

    Ma caad ayaa ka saran in AY muqadis tahay somalilaan guul Somaliland ane Love Somaliland cadowgeedo hajabo guul Somaliland ❤💚❤💚❤

  • @buuhoodlelaascanod267
    @buuhoodlelaascanod267 2 года назад +2

    Aakhiradoooda iyo aduuun koodaba waxay seegayaaan intay ictiraaaf raaadinayaaaan inta cirka idiiiin jiro ayuuu ictiraaafkiii idiiin jiraaa

  • @Soomaaliweyn1
    @Soomaaliweyn1 2 года назад +3

    Somalia cid kala jarikarto malahan 🇸🇴👍🏼

  • @lula383
    @lula383 2 года назад

    Masaakiin , awoowayaashiin dhulkasn dhiig bay ku daadshen inay ingiriis gumaysiga ka xoreeyan waqooyi galbeed, viva somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @yusufali2900
      @yusufali2900 2 года назад

      Dhiigii aabayaashood ku daadiyeen xiligii siyaad barre ma bilaash buu ahaa

    • @lula383
      @lula383 2 года назад

      @@yusufali2900 Kuwa hada nimanka shabaab xukuma ee degan hargaysa saadinayaan ha joojiyaan godane oo la og yahay inuu nin isaaqa yahay , waakan xamar qarxinaya habeen iyo maalin. Wixii dhiig muslim galayna iyagay u tasl maalinta yoomul witaamo oo been sheegis dhamaanayso SNM iyagaa gubay hargaysa dhameeyeyna ilmihii reer shiiq isaxaaq. Hadana ilmihii waqooyi galbeed baday ku dhamaaden , ma soomaalibaa qaxisay waa kuwa ka qaxaya waqooyi galbeede waar orodoo runta isku sheeg

  • @fhuddle2311
    @fhuddle2311 2 года назад +5

    Mubarak ina Adeer ingiriis anaga la dagaalanay adigu lama Dagaalin hadaad ingiriis rabto dhuliisa aad
    Dhulkan soomaali yaa iska leh

  • @ahassan3661
    @ahassan3661 2 года назад

    Mubarak good point

  • @abdulmohammed5001
    @abdulmohammed5001 2 года назад +6

    Wiilkan ay go itaanka kaga dhaktayaw anigu reer waqooyi baan ahay in aan walaalahayga soomaliyeed ka go ana marbo ee shaydaanka iska naar wax midnimo ka wanaagsan ma jirtee

    • @kaysenur1592
      @kaysenur1592 2 года назад +1

      Adigu waqooyi qof ayaad ka tahay qofna waxba kama bedelayo rabitaanka dadka degan waqooyi.

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 2 года назад

      Faqsh tuug ah baad tahaye umada beenta ka daa , xataa sidaad af somaaliga u qoarysaa laga garanyaa wax kale intaan loo taginba adeero wan ku horaynaaye , la soco nadal fooqal nadal

    • @sumayaaxmed9191
      @sumayaaxmed9191 2 года назад

      Matihid reer waqoyiye benta joji😠

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 2 года назад

      hab qoraalkaaga yaaba laga garanaya inaanad reer waqooyi ahayn afka laydha ka qarso adeer

    • @abdulmohammed5001
      @abdulmohammed5001 2 года назад

      @@yaasir1936 adeer adigu waxaad ku jirtaa inta aan u duceeyo ee aan idhaa ilaahaw soo hadee oo somalinimada iyo midnimada ku soo hanuuni wax ka wacan ma jirtee takale dadka wanaaga iyo midnimada soomaaliyeed doonayaa haday faqash uun yihiin dee waaba dad wacane allaah khayr ha siiyo

  • @JamaalCumar-ct7ud
    @JamaalCumar-ct7ud 17 дней назад

    Maxaad odhanlahayd afdooka
    Xadhiga ?
    M
    Xildhibaan maxamaed abiib
    Balse lama aqoonsakaro

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 2 года назад +8

    Abdihafid waxaan u aqaan mucaaridka iyo xaasika Somaliland walaigay maan arag ariagti caafimaad qabta oo aad dhexdhexaad ka tahay oo ku saabsan Somaliland wa,igaa maad qaban, markasta oo aad soo qaadid Somaliland waxaad keentaa oo aad waraysataa dadka kula aragtida ah oo caloolxuma iyo qudhunka iyo usgaga calooshooda ku jira ay kusoo hunqaacaan lakiin waxaan kuu sheegayaa inaan ku ognahay indhahaaga ay hor imandoonto adoo nool hadii aanay intay cuqubada 5 milyan kabadan ee aad habeen iyo maalinba xaqiraysa kugu dhicin.
    Caqli xumidaadu waa ta aad your own family caruurtaada iyo xaaskaaga aad ku maamuli kari wayday eed naftooda halista ugu horseeday ee taada ku mashquul.
    Hadii kale ood siyaasad kuwaalatay ka hadal oo ku mashquul wadanka aad sheeganaysid ee shicibka maalinwalba dhiigoodu daadanayo wax ka qabo af aad kuhadashaanba majiro. Dal gubanaya oo Amizon haysato kusoo biira wax qof cali lahi ku hadlaba maaha 🤑

    • @nimcodeeq7679
      @nimcodeeq7679 2 года назад +1

      waligaa adigoo cadhaysan comment lama bixiyo wllo, caawa dhiman doontaana war isuma haysid ee aynu ka waantowno dadkan aan aflagaadaynayno ee aan ceebaha usamaynayno. tirtir wll commentigaa adigooraaliya

  • @salmancade2140
    @salmancade2140 2 года назад +2

    Somaliland citiraaf ma heleyso 30 sano oo hada dhiman adigana wariye afka ugu keeen aqonsiga guul somalia meel kasta ay jogto

  • @munaabdullahi8745
    @munaabdullahi8745 2 года назад +4

    Reer waqooyi kuma midanaysna citiraafka reer waqooyi

  • @JamaadCali-n8o
    @JamaadCali-n8o Месяц назад

    M.a mubarik alle haku xafido guuul somaliland odayga aqligii wxu ka raacay bidaarta wiilkaa yar e u. Dhali karo aya ka dood wacan 100kiiba boqol guuuul iyo gomonimo somaliland ❤❤❤❤❤

  • @hassanwahelieraam5647
    @hassanwahelieraam5647 2 года назад +4

    Ictiraafku meelo badan uu lagalay allha usahlo haddi khayr ugu jiro

  • @leylaahmed3888
    @leylaahmed3888 2 года назад

    Mubarik waa sax sanyahay cidna midnimo qasab maha ila jog

  • @hodanc6255
    @hodanc6255 2 года назад +10

    Shacabka snm laysay e qoxotigi dds ma xolo bay ahayen kuwi awdal iyo kuwi sol iyo sanag ay snm laysay manay baniadam ahayn haday kaligod gosanayan ha lakin somali kale ba dagan mesha

    • @m.hassenamin701
      @m.hassenamin701 2 года назад

      Ilaa maanta Somaliland Ma dowlad xalaal ah ayaa ka jirta

    • @amuse5695
      @amuse5695 2 года назад +5

      Faqash bay laysay mujahideentii SNM. Reer awdal iyo barika sool afwayne iyo faqash bay askar o ahaayeen. Somaliland adab ku jooka hadiikale sitii raxawaynta ba layni tarxeelinya

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 года назад +1

      @@amuse5695 ma qof qabil ku dagalamaya ba mujahid u taqan teda kale idinka. Isu tura dds iyo nfd iyo konfur wad jogtan

    • @no.face___2659
      @no.face___2659 2 года назад +1

      @@hodanc6255 mujaahidiinta SNM wa ragii ka xoreeyay wadanka faqash daaquudkii afwayne!!

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 2 года назад +1

      @@no.face___2659 kkk mana dhul idinka haystay edo so waynow ciyal cuqdad lagu beray bad tahay macnaha jihadkana so baro

  • @roodaaden6463
    @roodaaden6463 2 месяца назад

    Cadawga Somalilan alloow jibi cidhib gaabatay inasha allah uuuuuuf somali

  • @sakariyexashi4597
    @sakariyexashi4597 2 года назад +6

    20 jir 50 jir u caqli celinaya

  • @mudanibrahim9089
    @mudanibrahim9089 2 года назад

    Mubarik Abdi oo ka hadley dhabta jirta. Mukhtar wuu riyoonayaa. Qof aan realistic ahey marka oo halkaa soo fadhiirto ayaan doodba nacaa.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 года назад +3

    SOMALILAND, XORIYAL QOWL BAL HAKU SHAQEYSO, WATAN QOFKI HADLA, HADDUSAN BEESHA MUSE BIIXI AHEYN, XABSIYADA BUUX DHAAFIYEEN.

    • @farxaancawil3869
      @farxaancawil3869 2 года назад +2

      Qadaadweyneey nasiibkaaga somalia talyaanigu gumaysan jiray waa qaran fashilmay. jamuhuriyada somaliland waa dowlad calanle casiisoow waa 3

    • @farxaancawil3869
      @farxaancawil3869 2 года назад +1

      qadaadweyneey nasiibkaaga somalia talyaanigu gumaysan jiray waa qaran fashilmay. jamuhuriyada somaliland waa dowlad calanle casiisoow waa mahadaa guul iyo gobonimo

  • @abdirahmanyousufyousuf8127
    @abdirahmanyousufyousuf8127 2 года назад

    Somaliweyn meeday keniya keen Ethiopia keen jabuti keen somaliland guul iyo somalia keen. Viva somaliland guul allow dhawr amiin.

  • @taaj4158
    @taaj4158 2 года назад +4

    Waxaad I weydisaa wiilka somaliland u doodaya iney madax banani hesho waan wada ognahy maanta ardaygii raba inuu dibada u baxo muxuu shahado uga soo dontaa Mogadishu soo macado in calamka aminsanyihiin somali hal thy waad daleysiin moyee cuqdada iska saara aan wada heshiino

    • @mihiimabdimohamed3284
      @mihiimabdimohamed3284 2 года назад

      Wuxu waraqda usoo doontaa waa ictiraafkii hore maadaama aanu idinka baxnay waa waxaanu hada ictiraafka udoonayno

    • @taaj4158
      @taaj4158 2 года назад

      @@mihiimabdimohamed3284 hadey somaliland ka godo somali inteyda kle ayagana wey sii go i doonaan

  • @khadramohamoud4422
    @khadramohamoud4422 2 года назад

    Kaadib hadaad hargeysa joogtay maadd sheegteen midnimo somaalilaan guul inshaalah

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 2 года назад +5

    Guul iyo gobanimo haladayg badan baa somaliland urajaynayaan insha allaah

  • @BXuseen
    @BXuseen Год назад

    32yrs ayaa xoolaha laga daldalaye Labo wado hargeeysa ku taalo daami iyo wxaa dhagax lugu diley midgaan aya diidey ogadeen qaxisey 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mahadmataankuriya
    @mahadmataankuriya 2 года назад +5

    xarmajaw villa war dhiglay aya
    hil kaga bahan ee wax uqabo

  • @Husna-m8l
    @Husna-m8l 2 года назад

    SOMALIYA HAA NOLAATO🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @FOsman-zv4bk
    @FOsman-zv4bk 2 года назад +14

    No recognition without the other tribes allowing too

    • @tfarahan27
      @tfarahan27 2 года назад +2

      Uneducated comment. Which tribe owns the size of a Country?? Military, currency, laws, and elected government?

    • @mustafahassan2555
      @mustafahassan2555 2 года назад

      SII SOCO, DOO SOCO SAAKABA WAA I KAN!!!!!.

    • @Jamhuuriyada-barakaysan_
      @Jamhuuriyada-barakaysan_ 2 года назад +1

      That’s why I’m out of your bullshit since 1991..

    • @FOsman-zv4bk
      @FOsman-zv4bk 2 года назад +1

      @@tfarahan27 dhulbahante warsangeli samaroon cisse gaboye this tribes you can’t force people and if you are educated you would have known that one tribe can have ownership of a country

    • @tfarahan27
      @tfarahan27 2 года назад +1

      @@FOsman-zv4bk Your none-sense is he/she said. Do you’ve an evidence? Or where can you prove it? Typical zoomalia ignorant argument. Worry about your xamar and 4 elected presidents sxb

  • @aminahmet4558
    @aminahmet4558 2 года назад

    Garyaqaan Muubaarik cabdi waa nin dhalinyaro ah oo aqoonyahan ah si fiican oo miisaman oo ixtiraam iyo maamuus ku jiro buu doodiisa u sok banidhigey xagga odeyga kale cay iyo cunfi ay afkiisa ka soo burqanayaan.

  • @haladayg9850
    @haladayg9850 2 года назад +4

    Somalia waa Dal qudha Oo ay Ku noolyiin dad isku luuqada isku dhaqana isku diina sabab loo Kala jaraa Ma jirto aduunka Dal dadkiisu intaas AAN kor Ku xusay wadaagaan ma jiro

    • @nuraali7610
      @nuraali7610 2 года назад

      Been ayad shegtey wayo somalia isku dhagan ma ah.hadda waxa jira in isku diin ahay somalia.waxan ogahay in somali badan tahay gaalo iyo shico iyo kuwa diin aaminsanay

    • @haladayg9850
      @haladayg9850 2 года назад

      @@nuraali7610 af xabashi Ku soo qor markaas ayaa si fiican laguu fahmiye

    • @tasniimabdirashed3325
      @tasniimabdirashed3325 2 года назад

      @@haladayg9850 Somali isku dowlad iyo isku calan wye kalay somaliland waxas la imow wll waso arke