QADO DHAMEYS TIRAN BARIIS IYO CHICKEN AAD UMACAAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 493

  • @AdnaHenna
    @AdnaHenna  3 года назад +212

    Masha allaah soo dhawaada asxaabta ❤️🙏🏻

  • @qalbiuroon746
    @qalbiuroon746 3 года назад +137

    Doorada marki wax lamarinayo waa la daldaloliya suduu dhananka dudaha uga galo music hanosaarin waayo dambi waye ani wanba is ka gudbiyaa inta ila mida ah like 👍 sara

    • @iqracadceed5959
      @iqracadceed5959 3 года назад +1

      Isku mid nahay music waa necbahay

    • @qalbiuroon746
      @qalbiuroon746 3 года назад +3

      @@iqracadceed5959 masha Allah abayo alxamdulilah dambi didlee waaye waxan iska dhafeyno hada mel kastaba music lee socoto allaha na dhowro dhamanten

    • @qalbiuroon746
      @qalbiuroon746 3 года назад

      @@Emra_ahmett90 aamiin yaa rabbi

  • @ishaajama4193
    @ishaajama4193 3 года назад +63

    Intaan heysan allaaha siiyo inta heysatana allaha u siyaadiyo ducaadaas🙏 kheyrto faafale ayaan ku xasuusta dadki dawaday koley iyana waa xasuustaan 🥰

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 3 года назад +34

    First one comment first view my sis keep going

    • @Lasoco
      @Lasoco 3 года назад +1

      Caloosha markaad cuntadaan macaan ku buxsatid ama ishaba aad ka cuntid.
      Soo booqo channalkaan si aad uga faa'iidid ama caruurtaada uga faa'iidaan kicinta quraanka kariimka ah.
      Shaki la'aanna wuu ku cajib galinaayee ee subscribe dheh si aad joogto uga faa'iidid

    • @amishmohammed2900
      @amishmohammed2900 3 года назад

      Ma sha alha

    • @nimoabdullahi7164
      @nimoabdullahi7164 2 года назад

      Mashallah abyo

  • @deeqaluul6155
    @deeqaluul6155 3 года назад +20

    Aniga waxaa sameeyaa inta cuntada ey kareesa alaabta iyo jikada ayaa hagaajiyaa ileen mar hadaa cunto cuna shaqa majecli jiiflee 😂😂😂😂

  • @mariaabdimaria3577
    @mariaabdimaria3577 3 года назад +19

    Hada aragti qoralkega alle kugu dharshe ii sara suscribe thank you my dhiigega Somalia maxamed plz Somaliyeey plz Somaliyeey plz Somaliyeey plz

    • @quennadrachannel9861
      @quennadrachannel9861 3 года назад

      Wa ku saray wll qali adiguna ii sar wll mcn please

    • @Hoodo121
      @Hoodo121 3 года назад

      Waan kusaaray adna nagadhis

    • @zeinabhussein8571
      @zeinabhussein8571 3 года назад

      Isha ayaa iga dhacdey comments kaga dhaartey dhaga daaa bal Waana kuu saarey hadii wax kuu tari 🙄

  • @yasminbeautiful1
    @yasminbeautiful1 3 года назад +10

    Waaaaw masha allaah walashey macaan iyo Qatar 🥰😋😋😋😋🥰🥰❤❤❤❤❤❤👌👌👌👌👌

  • @fariihafatuush402
    @fariihafatuush402 3 года назад +1

    Lkn adno color cuntada iskadaa ama iskayeree xalis wye hda rabtid google wydii effect yaded mrk wlshy waaa igatalo Thnks cuntdada barty oo aadka umacaan badan

  • @hibayusuf8945
    @hibayusuf8945 3 года назад +6

    اللهم.صل.وسلم.بارك نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial8503 3 года назад +4

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 6k oo👉subscribed igarsiya inata kalena allow soo hanuni amin dhaha🤲tj

  • @ayandersha7820
    @ayandersha7820 3 года назад +4

    No music waxa fiican mahan abaayo San ayaa wangsan

  • @caaasho4369
    @caaasho4369 3 года назад +1

    Dorada aniga mrka hore khal iyo cusbo iyo liin dhanan bn ku dhqa si an jermiska uga ba o kdib biyha an ku kriyey wn quwa wnba ka wiswisaa wllhy wxba jclhy dhwr jer inan kriyo xbbty

  • @kamlaofficial5343
    @kamlaofficial5343 3 года назад

    Adna thank you yaqay manta wlshey iga weyn baxdy mrka Ina qado qof ukariyo la rabay mrka ane cuntada iskuma ficnid inta aya ka firsatay MAHADSANID❤️MAMI 🙏

  • @naimanur5471
    @naimanur5471 3 года назад +2

    Masha Allah xbbtii adna ilaahay haku xafido mcnto wllhi aad baan kuujeclahay ❤

  • @nimcofaaraxyuusuf1496
    @nimcofaaraxyuusuf1496 3 года назад

    Mashaa allh Sadar muuqda suaal kadhan inba caadi maahn wlhi benta mhn maraaa sas ladhihijiry lkn hada mafadhisti wel dhaq inta tirtir inta tosi le san ogu jiro cunada weba bislane

  • @naciima_family
    @naciima_family 3 года назад +2

    Wcs walaasheey Www Maasha allaah caadima ahan waad ku farayareeysatay gacantaada allaha kuu barakeeyo❤️❤️❤️👌👌👌

  • @abdisalamdirir5904
    @abdisalamdirir5904 3 года назад +1

    Aniga codkaaga kuma caajisin music ma jecli ee abaayo fariimaha xun xun waa la iska inkiraa aniga macalimad fiican aan kuu arkaa. Teeda kale waxaan la yaabanahay dadkaan iskuul macalimiinta ay music shidaan may wax kusoo Barten? Mise iskuulba RUclips aa ugu horeyso.

  • @Daryeelhooyo
    @Daryeelhooyo 3 года назад +3

    Mansha allah easy and delicious thanks adna

  • @zizizukar1621
    @zizizukar1621 3 года назад +3

    Hbbti adna wan ku salamy ❤️❤️❤️❤️❤️ big luv wlshy wxn ka mid ahy tageerahaga aad kuu jcl abaayo ilahaly ha kuu barakeeyo noloshada mcnto pin ii saar hee cawa ana uugu hor maree😁.❤️❤️❤️ Ymmmmy 😉

  • @filsanabdilahi1342
    @filsanabdilahi1342 3 года назад +1

    Msha allh wll adna alle haku barakeeyo

  • @amirawarsame3173
    @amirawarsame3173 3 года назад +3

    Masha Allah Allah swt haku barakeyo

  • @adamsulaiman3969
    @adamsulaiman3969 3 года назад +1

    Masha Allah mid adigoo kala ah ayaan ilaahay ka baryayaa adna aaminta ii raaci aamin

  • @Sacduush2
    @Sacduush2 3 года назад +8

    Masha Allah abayo gacantada allaha kuu barakeeyo hadaan kaa ag dhowaan lahaa wan ka dhameyn lahaa ❤️😂😂😂

  • @shugriaxm3d214
    @shugriaxm3d214 Год назад

    Ani markii an yara adaa wax karinta uu jeclaa lkn jikada intan qaso ayaa hadii mamada hagaji idhahdo wn oyi jiray lkn hadaa wn jeclhy markaa cuno kariyo horaan ka nadiifiniyaa intiii yarantod ilamida ❤ saraaa😊😊😊

  • @hoodoquruxwanag5796
    @hoodoquruxwanag5796 3 года назад

    masha allah nolow qaali alle gacanta haku barakeeyo waxaan ahay dadka ka shaqeeya gijada isku wad cunto karis iyo nadiifin illahay amarkii ma jecli meel uskuga inan wax ku qabto

  • @salwa8962
    @salwa8962 3 года назад +1

    Shukran

  • @mubarigaxmed8541
    @mubarigaxmed8541 3 года назад +1

    Masha allha adno Shah noocyada kala duwan noso gali🥰🥰

  • @ahmedkingimashaallah5277
    @ahmedkingimashaallah5277 3 года назад +3

    Masha allah allaha idin daweyo inta hesan allaha siiyo sln sre my sister adna and my pro saxaaf 🙏🙏🙏🙏🙏 mac iiisii curud labaadka mgca ayaa iigoyay ❤❤❤❤❤❤❤ f$ aan jclhy

  • @umuhamzaofficial2933
    @umuhamzaofficial2933 3 года назад

    Jikada markan ku jiro waxan jclahy cuntada iyo jikada ama hesaha suldaan serar ❤️

  • @ikraamabshir6016
    @ikraamabshir6016 3 года назад +1

    M.a jimci sameyey sancamal thnks

  • @suldaanomohamed8153
    @suldaanomohamed8153 3 года назад

    Wllhi wax karis makasaayi hadaa marba meel ku dhacdhacooyaa ee mahadsanid adna walshey

  • @safiyaaxmedfaarax4402
    @safiyaaxmedfaarax4402 3 года назад

    MANSHALAH wll wan kahelay jaskalhu khayar nosogali macmacaanka ramdanka waa codsi

  • @warmooge9978
    @warmooge9978 Год назад

    Masha allaah, Thunks Huuno " iskaabolo hadaan nahay Waad na bartay isda bariiska loo sameyo"

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 3 года назад +2

    Masha Allah Bilcaafiya calàakum xabibti 💖💖 Amiin Amiin yaa Rabi 🤲🤲
    Maya waxaa walabo halmra iskuqataah Ani magoo 😍😍😍

  • @deqaahmed16
    @deqaahmed16 3 года назад

    Intiba anigay isugay ama hada qabto ama hadhow shaqadii anilee mahadsanid

  • @deqoali5101
    @deqoali5101 3 года назад +1

    Mashaallh qali dumar cuta qurx badn in dhaha baan ka dhargy dhabtii allaha ku xafido cutada fudud inoo soo samee xbbt💋💋🌹🌹🌹

    • @AdnaHenna
      @AdnaHenna  3 года назад

      Haye xabiibti insha allaah

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 3 года назад +1

    masha allaah adna cadeey waa dhow nahay noo soo niyeyso salaan sare from holland♥♥

  • @intisarofficial6245
    @intisarofficial6245 3 года назад +1

    Manshalh cafimad ku cuna inshalh

  • @moadanliveshow6759
    @moadanliveshow6759 2 года назад

    Easy recipe to follow. Thank you abaayo

  • @haniahmed1623
    @haniahmed1623 3 года назад +1

    Hore usoco wllo illaahay dartii baan kuu jeclahay💋😍😍

  • @cabdimaclow3495
    @cabdimaclow3495 3 года назад

    Naadiyo faay nuur gabartet maku samise adno iso jwb plz codsi waye abayo

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 3 года назад

    Thank you very much xabiibtii jzklq Inaba cadi ma cuntada gacantaada alle haku barakeeyo xabiibtii jzklq thanks for sharing qaaliyeey keep it up good work.

  • @madinomaanka7435
    @madinomaanka7435 3 года назад +1

    Mashaalh sii fiicn aya uu samye walhi

  • @queenleyla4728
    @queenleyla4728 3 года назад +3

    Waliga hoosha inta la qeybsade ado ogeen maalintiyo dhan dameer cml ma u shaqeyse kadipne wa kugu kaliga malgu dhahay

  • @fathiahassan3721
    @fathiahassan3721 3 года назад

    Adna masha alaah walashey wax cusub kabarry dhuxusha way igu cusubtahay bariska dhaxdisa lagalinayo wan tijaabinaa wana kuso shegaa cajiib mahadsanid

  • @annaali710
    @annaali710 3 года назад

    Walal ma ficna salida dhuxusha ad ku shubtey, qiiqa waxa laga qaada cuduro halis ah , ee fadlan iskada dadkana sidokLe ha semeynina ayan idin leyahay, inta kale se wa ok ka barta

  • @laylaciise4010
    @laylaciise4010 3 года назад

    Masha allh hbbti shukran lkn dhuxushaaa waligay ma arag e dhuxul sidee bariis u macnayn bal ii faidee

  • @hibanuura9134
    @hibanuura9134 3 года назад

    Masha allh ilaahey ajar iyo xasanaad hakaa siyo intad nofaaideysay xppti gacantaana allaha haku barakeeyo🙊🙊🙊

  • @ifkaladan1268
    @ifkaladan1268 3 года назад

    masha Allaah adna ducadaada Allaha aqbalo inta aanan haysan Allaha siiyo inta haysatana Allaha usiyadiyo adinkana cafimaad kucuna qaali thnks

  • @fartunmohamedmohamud1669
    @fartunmohamedmohamud1669 3 года назад

    Aniga hoosha dhan aa qabta ilahey amarkiisa maba arki kari wasaq wasaqba majecli

  • @sumeyacadhar8298
    @sumeyacadhar8298 3 года назад +2

    Waxan jeclahy inan sedada cml wax ukariyo waan kufikira Abayo magaceyga waa Sumayo oo Kenya jogto iskakey baro kkkkkkkk

  • @aaminaabiib8866
    @aaminaabiib8866 3 года назад

    Masha allh adna Karaamki hadaka hornatusijirtay wax badan ayan kafaiday

  • @lielaosman8710
    @lielaosman8710 3 года назад

    Adno ma jecli ani ina jikada dhax fadhiyo hol kle Ina Si qabsada jeclhy jikada hajiyo xita qolalka adaa digsiga manto dhan wa kuso noq noqona cunto karis iyo hol Ina isku wada jeclhy

  • @ayanabdi3857
    @ayanabdi3857 3 года назад

    Msh alh gcntada alh kubarakeyo

  • @faaizocabdiraxmaan628
    @faaizocabdiraxmaan628 3 года назад

    Maasha allah caleyki amiin inta hysan rappi ha siyo shukran xabiibati alpi

  • @xalimosharaf4116
    @xalimosharaf4116 3 года назад

    Mansha,allaah adna cadey facaa fiid dheerow waa noo faa iideysaa allaha ku barakeeyo

  • @nuuramohamed8675
    @nuuramohamed8675 3 года назад

    Horta msha allh lkn adna abaayo hlahan ma idnteqaa waayo aacilo kml ayaa thiin wlsha somalida wxee jclhin cutda laga dhrgo wamxy kistaan yr illh ha idn tweeyo 👍

  • @mandeeqkhalif3255
    @mandeeqkhalif3255 3 года назад

    Mashallah abaaya you make me hungry😂😂it really look good you make like aroos rice and stuff

  • @fatimamahad4703
    @fatimamahad4703 3 года назад

    Music iskada abyo dadka kudawanaya majecla ani kamid ahy

  • @farihaofficial7368
    @farihaofficial7368 3 года назад +2

    Masha allah adana❤
    ADana xilo jono xabxabiibi ❤❤❤❤❤

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi2515 Год назад

    Masha. Allaah wllshy adna Allaah ha kuu barakeeyo gacmahaada

  • @aishajama8972
    @aishajama8972 3 года назад

    Jazakallh xbbtii adna wax badan ayaan kaa faaidnay thnk u🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farihacadey1830
    @farihacadey1830 3 года назад +1

    Wlhi adna wllshey wlhi marjan arkay anigoo uur Leh wali walac xitaa raashiinka kagoay

  • @halimsaadiaadow657
    @halimsaadiaadow657 3 года назад

    Badalkii saliida yogurt mise coconut milk aya kufican. MashaAllah lakin

  • @ashaibrahim5164
    @ashaibrahim5164 3 года назад

    Msha allaha musica hasarin warkag fasiix way allaha ku xafido amin

  • @xanann2408
    @xanann2408 Год назад

    Shukran abyo qeer Allah kusiiyo❤

  • @Kingzayon112
    @Kingzayon112 3 года назад +1

    Mashaa allah

  • @fatimamahad4703
    @fatimamahad4703 3 года назад

    Jikada inta kujiro mobil maisticmalo howsha le kala tura adna thnks qli waka hely bariskan😍😍

  • @umuaxlaam4947
    @umuaxlaam4947 3 года назад

    MashaAllah shukran qali

  • @hodancabdi1649
    @hodancabdi1649 3 года назад +2

    Masha Allah abayo mcn 😋💋💋❤✌

  • @ayuushabdi622
    @ayuushabdi622 3 года назад

    Afar dhan walashena mhdsanid qaliyey nosobadii lkn

  • @queenqurux2267
    @queenqurux2267 3 года назад +3

    Masha Allah 💋

  • @iqra11rok43
    @iqra11rok43 3 года назад

    Qeerta faafale ducadeeda ahaaa intan heysanin alaha siiyo

  • @shamsobashir3874
    @shamsobashir3874 3 года назад

    I.a markan maleseia imadoo adnaa Lee imartiiqadii aniii cuntaadaa saan ufirinayaa dareeer igaa socda

  • @hooyomcn3627
    @hooyomcn3627 3 года назад

    Msh Allah shukran wlshy mcn gacantaada Allah kuu barakeeyo ♥️

  • @idnacabdishire3438
    @idnacabdishire3438 3 года назад

    masha.allh.samidey.allaha.kubarakeyo.waa.no.faideysan.sukran

  • @ruuncali91
    @ruuncali91 3 года назад

    Codkaaa fican music ha saarin xabibti

  • @drs.hannan9935
    @drs.hannan9935 3 года назад

    Adna thanks wllashey wad nagadhistee ana subscribe halaigu dhufta sxbey adna adana shair isamee thanks

  • @fatmaabdikadir4421
    @fatmaabdikadir4421 2 года назад

    Asc walaalayaal kurbaa iheysa illaahey dartiis igu sooduceeya illaahey haiga feedo

  • @nimcomoxamud2784
    @nimcomoxamud2784 3 года назад +1

    Aniga waxa jecelahay marka jikada ku jiro inan nadiifo cunta inata sugayo hadhow an toos ugu baxo hada talefon qabtsidi hadhow wa rafade

  • @hiboadan1588
    @hiboadan1588 2 года назад

    Mash Allah tabaraka raxman Alle ha ku barakeyo gacmaha

  • @sumeiyaismail3066
    @sumeiyaismail3066 3 года назад

    Masha Allah illahay gacmaha iyo xoog iyo aqligaba alle hakubarakeyo xbbti

  • @ifraaxshiine5073
    @ifraaxshiine5073 3 года назад

    Masha Allah XAbbti gacanta Alle hakuu barakeeyo

  • @samiroahmed257
    @samiroahmed257 3 года назад

    Masha alaah alaha kuu daweyo adna abaayo wax tinta bixiyo oona jajabka ka ilaliyo isoo dheg ok asc

  • @mawadomaaya1612
    @mawadomaaya1612 3 года назад

    Masha alh Beautiful 😋😋😋

  • @aminacisman8691
    @aminacisman8691 2 года назад

    Waaw mashaaalaah WAAADHADADHANSANOOHAA HARAY USOCO

  • @sawsanahmed8325
    @sawsanahmed8325 3 года назад

    Thnks mcnto wax badn kaa faiday

  • @backisaabdimuhumad6501
    @backisaabdimuhumad6501 3 года назад +5

    Malesiya hadan imaado wanku imana insha allah

  • @farduusahealthchannel19
    @farduusahealthchannel19 3 года назад

    Asc abaayo hadii anan heysan fooro sidan u huurinaa ?

  • @ziayusuf7361
    @ziayusuf7361 3 года назад +1

    Maasha Allah

  • @fatmachanel2424
    @fatmachanel2424 3 года назад +1

    Waxaas umad dooradaan yer maxey kataree adnooy hhhhh

  • @fatmachanel2424
    @fatmachanel2424 3 года назад +1

    Maqaarka xasaasiyo ayuu leeyahay mafiicno

  • @nimcoyousuf2112
    @nimcoyousuf2112 3 года назад

    Insha Allh bari ban karsan sanan ukarin hadu sidaa u maxanan wayo adaale adaa Adnaay

    • @AdnaHenna
      @AdnaHenna  3 года назад +1

      Hhh insha allaah baroowe waku toosa

  • @tabantaabochannel6752
    @tabantaabochannel6752 3 года назад +1

    Masha allaah so delicious 😋 😍

  • @hanimaxamad3956
    @hanimaxamad3956 2 года назад

    SAAN aafiican musig ha saarin

  • @geedixussein6284
    @geedixussein6284 2 года назад

    Wll adna dhuxusha
    Nuucewaye mada cadiga misa mikale waye

  • @maryanmaxamed5462
    @maryanmaxamed5462 3 года назад

    Adno mnt wlhi bris io cheken aa smen rba kadib video gan aa shitay wan kahelly xbbti ilhy hno kaxfdo wlhi wax bdn aa kafidy mamii😘🥰🥰💋❤

  • @weetowkadarba7237
    @weetowkadarba7237 3 года назад

    Adno abaayo maleesiyaa usoosocdaa maiigu soodhaweene

  • @abdirahimhilowle5884
    @abdirahimhilowle5884 3 года назад

    Nice I will try today insha alah mahadsanid

  • @wiilimadmugtaar9173
    @wiilimadmugtaar9173 3 года назад

    Maasha allaah xabiibti ilaahey hakuu barakeeyo gacantaada