(4) Bariis iyo hilib alfoornata nooc kale loo kariyey🇸🇴❤️Somali rice❤️❤️ fara isgoosat ah🥰❤️

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 июл 2023

Комментарии • 96

  • @AnurNur-pb9rt
    @AnurNur-pb9rt 11 месяцев назад

    ManshaAllah yummy ❤

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 Год назад +2

    Masha Allah tabarakalah❤❤❤❤❤

  • @halimaali431
    @halimaali431 Год назад

    Asc Masha allahi alle ha ku xifdiyo Xafidulahi Xabiibo Cadow gacanaha raabi ha ku barakeyo cadey🤲❤💯💋

  • @HamzaMalik-ez4ro
    @HamzaMalik-ez4ro 11 месяцев назад +1

    MashaAllah Caafimaaad ku cuna Allah ha idiin siyaadiyo nicmada walaalo.❤

  • @maymuuncismaan8070
    @maymuuncismaan8070 Год назад +1

    Masha allaah ❤🎉

  • @halimaosman3891
    @halimaosman3891 3 месяца назад

    MashaAllah abayo

  • @user-de9ng2ji9z
    @user-de9ng2ji9z Год назад

    Masha Allah sis I will cook it thank❤❤

  • @ubaxxusein
    @ubaxxusein Год назад +1

    M.a gacmaha allaha ku barakeeyo xppti

  • @njmelmi4708
    @njmelmi4708 7 месяцев назад

    Mashallah🎉

  • @zuliaskitchenbd_7014
    @zuliaskitchenbd_7014 11 месяцев назад

    Look so yummy and tempting.

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 11 месяцев назад +1

    MashaAllaah❤❤❤

  • @user-wl1fg2pv8y
    @user-wl1fg2pv8y Год назад

    Maasha alaah tabaarka alaha alaha ha

  • @bishaaroaxmed757
    @bishaaroaxmed757 Год назад

    Mashaa Allah ❤

  • @marwo1162
    @marwo1162 Год назад

    Masha alllah❤❤❤❤❤❤❤abaayo qaali allah barakeyo

  • @bahjashariff6727
    @bahjashariff6727 Год назад

    Bismillah masha allah sixa wal caafiya

  • @malyonsaeed3809
    @malyonsaeed3809 Год назад +7

    Mashallah thank u for sharing and I love ur food I learn a lot ❤

  • @hawaartanhusein7618
    @hawaartanhusein7618 Год назад

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظك نشالله ❤

  • @user-yj9qs5gr1k
    @user-yj9qs5gr1k 7 месяцев назад

    Mash allah

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 Год назад

    Mansha Allah tabarikalah

  • @ubahmohamed2746
    @ubahmohamed2746 Год назад

    Mashallah cafimaad ku cuno

  • @najmadirieh4134
    @najmadirieh4134 Год назад

    Asalam aleikum warahmatullahi wabarakaku sis maa shaa Allah love it ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @munamohamed5569
    @munamohamed5569 Год назад

    Mansha allah horusoco xabibti 🥰🥰🥰👍🏼👍🏼👌

  • @user-sf8qh3mj1z
    @user-sf8qh3mj1z 2 месяца назад

    Mashaalah ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sahramohamed7031
    @sahramohamed7031 Год назад

    MASHAALLAH tabarackaALLAH

  • @sahromahamud7666
    @sahromahamud7666 Год назад

    Mnsha Allah qurux

  • @user-cm1ot8wz9w
    @user-cm1ot8wz9w 6 месяцев назад

    Masha allh ❤❤

  • @user-mk1kn5po1j
    @user-mk1kn5po1j Год назад

    Mashaallah horey usoco

  • @frdosalli5189
    @frdosalli5189 Год назад

    maasha Alaah

  • @ashoelmi3185
    @ashoelmi3185 Год назад

    Masha walasheen mahadsanid

  • @rahmaabdullah6820
    @rahmaabdullah6820 9 месяцев назад

    Masha allah

  • @hodanhodan8863
    @hodanhodan8863 Год назад

    Mash alaha wallshey ❤❤❤❤

  • @abdirahmanbestboy6637
    @abdirahmanbestboy6637 11 месяцев назад

    Ilhay haku xfidu wllshe yrbi I cawi

  • @frdosalli5189
    @frdosalli5189 Год назад

    maasha alaah

  • @farahkhayre7838
    @farahkhayre7838 Год назад

    Mashalaah cafimaadkucuna❤️🌹🙏

  • @sayidmohamed3908
    @sayidmohamed3908 Год назад

    Masha Allaah mmmmm oh oh oh oh ax

  • @yusufosman8411
    @yusufosman8411 Год назад +2

    Yummy 🤤😋

  • @user-jg3ti9nn1y
    @user-jg3ti9nn1y 6 месяцев назад

    Mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah mashaalah

  • @naciimaxuseen3029
    @naciimaxuseen3029 Год назад

    masha allah😍💕🤣🤣👍

  • @MustafCadde
    @MustafCadde Год назад

    Asc abayo seytahey carurta kawaran mashaala wanku jecalyahe abayo❤❤❤❤❤❤❤

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 Год назад

    Masha Allah wax malagaa qabankaro waa tagay

  • @NM-lo3jv
    @NM-lo3jv Год назад

    New subscribers 😢😢😢 mashallah waa ka helay thanks qali

  • @user-pc3fw2hp9g
    @user-pc3fw2hp9g Год назад

    Manzha allah

  • @kawsarismail3951
    @kawsarismail3951 Год назад

    Ooo so good sister 🥰

  • @kowsarhusein9362
    @kowsarhusein9362 Год назад

    mashaallah

  • @XishKams-wy7iv
    @XishKams-wy7iv Год назад

    Mansha allh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤abaayo❤❤❤❤qaali ❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanbestboy6637
    @abdirahmanbestboy6637 11 месяцев назад

    Ana sameeyo shaah baan cawa after kubada

  • @nasromaxamed5281
    @nasromaxamed5281 Год назад

    Mashalah yasalam sas iyo kaqurux badan Ayan kurajena❤❤

  • @user-kb6rk6rz8i
    @user-kb6rk6rz8i 11 месяцев назад

    Masha Allah thank you sister I need to learn a lot from u ❤😂

  • @ikranadan4259
    @ikranadan4259 8 месяцев назад

    Markaas oo kale koob shaah ah oo kulul ayaa lacabaa

  • @user-wi6vr2qo6d
    @user-wi6vr2qo6d Год назад

    mnsha alh

  • @Deeqaluul721
    @Deeqaluul721 Год назад +1

    Hadan kusoo biiray walal channelkaga masha alah wanka faiday durba Alle haku xafido burco ayaan kaasoo salaamaya

  • @caaishamuqtaar6471
    @caaishamuqtaar6471 Год назад

    m.a abaayo waan ka helay

  • @nasromaxamed5281
    @nasromaxamed5281 Год назад

    Kalamaka sax xbbt marka ladhahahayo ninka cashadisa xjiga cashadisa wan layabay ilmihi away Ayan dhahaa nafiso daryele naf kale wax uqabto 1kow ilmaha 2hoyada iyo abaha Ayan Amin sanahy m

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Год назад +2

    Maasha Allah macaankiisa intaan ugajeedaa❤❤❤

  • @user-io2yz7kb2o
    @user-io2yz7kb2o Год назад

    Wwwaa

  • @ifrahfarah-su9ws
    @ifrahfarah-su9ws Год назад

    msllh da badiyaaaaaaaaaaaaaaaaaaa

  • @anabhassanchanal4880
    @anabhassanchanal4880 Год назад

    Xabiibo wn ku salaamay hadaan ku arkay inaad yutub leedahay hor sabiskarab kaga saaray allaha ku barakeeyo abaayo

  • @zamaraapdikadir3695
    @zamaraapdikadir3695 Год назад

    Wll qaali mahadsnid san ku taagero wlhi wx badn ka faiday inyar bn ku dawnyo m.a ana mid ban ku sheegi laha aluminiyamta iska da caafimadka uma wacna mahadsnid😇🥰☘

  • @shamsoabdulle3918
    @shamsoabdulle3918 4 месяца назад

    ❤❤❤

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Год назад

    Hilib aad ubisil hadaa rabo maxa sumeya coz oven ka waqti dheer hadaa u dhaafo xataa wali waaye

  • @Deeqaluul721
    @Deeqaluul721 Год назад

    Basasha markad jarjaraysid Cusbo ayaa lasoo qaato Waala fiiriya marba

  • @user-io2yz7kb2o
    @user-io2yz7kb2o Год назад

    Wana gu salamay sa daram

  • @maxamadcalidheereofficial436
    @maxamadcalidheereofficial436 Год назад

    Galofis gasho walaal😮

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 Год назад

    Malinta miska aa camiresid oo qadadisa iyo mac macaankisa wato iyo fruitkisa oo kliga sameynesid aa ugo muhiimsan

  • @xamdixamdi7369
    @xamdixamdi7369 Год назад

    Muufo iyo maraqeda nosogali abyo

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 Год назад +1

    Masha allah masha allah. Abayo waa runta waxaan ugu necbahay naagaha ku haya " cuntada xaajiga". Ilmaha cunto aan la siinin sidee nin u siineysaa??. What the f*.

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Год назад

    😋😋😋😋😋👍

  • @aminanur3754
    @aminanur3754 Год назад +1

    Cashorkasto waan qaataa markaan sameey is dhahayna hooyo waxey itiri waxan qarash uma hayee markaad guursato aad gurigaada ku sameesanee ii soo duceeya 24 sano aa jiraa in allah guur kheyr qabo isiiyo 😮😮😮😢😢

    • @maryanhussien5992
      @maryanhussien5992 Год назад

      Aamiin,abayo,gurigada,ayaad,ukarsan,doontaa,lkn,jimcaha,marka,hilibka,xafada,karsaneyso,usamee

  • @nrcabdi
    @nrcabdi Год назад

    🥺🥺
    🥺.... ASC Majiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega. igama aha hadal uun balse waa xaalada ilaaheey igu ogyahay ee aan ku jiro. Waxaan ahay nin dhalinyaro ah oo dhibban caafimaad ahaan iyo nolol ahaanba. qof waxbartay ayaan ahay lakiin ma ihi qof maanta cilmigiisa ka faa'iidaysan kara, xaaladda aan ku jiro darteed. waxa aan ku jiraa nolol rabbi mooyee cidkale aan qiyaasi karin, maanta malihi hooy iyo guri oo masaajid dayrki ayaa hooy ii ah, xitaa ma helikaro wax aan cuno maalmaha qaar, mana jirto cid idhaanta oo aan ku tiirsanahay. Walaal adiga uunbaa maanta garab ii ah ee duco iyo deeq waxaad awoodo iigu hiilli, si walaalnimo, iyo Allah darti ah. Xitaa Mobile-ka aan isticmaalayo marki aan u adkaysan waayay xaaladda aan ku jiro ayaan qof si ku meel gaar ah uga codsaday anigoo rejo ka qaba in aan helo walaalo ii gurmada.
    Muqdisho.
    Lambarkayga: 252 617313184
    Cabdulqadir Cabdi

  • @habibaaddow7868
    @habibaaddow7868  Год назад +1

    Manta casharkii 4 aad ee course geena cunta karinta ayaan maraynaa, wax maka faaidey?

  • @nafiso7343
    @nafiso7343 Год назад

    Foornada sida loo isticmalo noso gali please

  • @gurey_muzeh
    @gurey_muzeh Год назад

    Wxssn hilib ari ka waawayne

  • @Alhad-vt6qw
    @Alhad-vt6qw 7 месяцев назад

    Recipe in English please

  • @miskihassan2493
    @miskihassan2493 Год назад

    Mashaa allaah abaayo Bariiska aad biyaha kulul kuqastay oo aad shiishay majajabaayo miyaa

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 Год назад

    Masha allah 😋😋😋

  • @Cadnan-wt9ms
    @Cadnan-wt9ms Год назад

    Asc

  • @abukaradnan5112
    @abukaradnan5112 Год назад

    Hilib ari intas la eg wa maxay

  • @misbaaxcali3744
    @misbaaxcali3744 Год назад +1

    Abayo ani bariiska biyaha hada uyreeyo wuu iga gupta anoo dabka ugaabiye maxa sbaby

    • @maryanhussien5992
      @maryanhussien5992 Год назад +2

      Digsiga,amuu,yahay,digsiyo,cuntada,guba,ayaajira

    • @husseinabdul8290
      @husseinabdul8290 Год назад

      Digsiga badal digsi fiican soo eebso oo culus digsiga aan wax ku dhagaynin soo eebso walal

  • @nafiso7343
    @nafiso7343 Год назад

    BariiskA waxa gaduudka ad kudartay dhaadher carood miyaaaa

  • @Cadnan-wt9ms
    @Cadnan-wt9ms Год назад

    Abayo inte jogta

  • @sahromahamud7666
    @sahromahamud7666 Год назад

    Qaliye bariiska mgci plz isheg

    • @habibaaddow7868
      @habibaaddow7868  Год назад

      Habiiboos rice 😂😂 abyo bariiskaan waa iska bariis somali lkn coogaa fikrado yar yar yaan kusoo kordhiyey.

    • @sahromahamud7666
      @sahromahamud7666 Год назад

      San maa igshy

  • @Rahmxaly
    @Rahmxaly Год назад

    Abayo wadanke jogtaa?

  • @sahramohamed7031
    @sahramohamed7031 Год назад

    MASHAALLAH tabarackaALLAH