Cabsi, walwal iyo kala carar kataagan gudaha israil iyadoo lagabaqayo Weerarada Xuutiga sacadaha soo

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Cabsi iyo walwal iyo kala carar kataagan gudaha israaiil, iyadoo laga baqayo in Xuutiga uu soo qaado weeraro cusub saacadaha soo socda, iyo warbixino kale

Комментарии • 194

  • @AbdirahmanMohmmed
    @AbdirahmanMohmmed Месяц назад +59

    Allow unaxariso reer palestine 🇵🇸 iyo muqawamada palestine 🇵🇸 iyo reer somalia 🇸🇴 Amiin Amiin Amiin guys

  • @user-lg1hp7gb1q
    @user-lg1hp7gb1q Месяц назад +42

    Cabsi aan dhamaan alaha ku rido yahuuda tan kalana reer falastiin guul ayaa udanbeyndoonto Insha Allah guul xamaas xuuti guul

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan Месяц назад +7

    Allow Ugargaar walaalahey Falastiin Allow jabi yahuud iyo nasaaro iyo cawaantooda inshaa Allah Guushu wey dhawdahay yahuud weey jabtay isbiruu yaa ahlul khasa anagane waxaan nahay miciin qalbiyadeyan ayaa idiinlajiro

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg Месяц назад +8

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @user-cc5bj2ly4h
    @user-cc5bj2ly4h Месяц назад +8

    Yaaaa allah
    Yaaaa allah
    Yaaaa allah
    Gurmad kudeeq
    Falastiin iyo
    Xuuti
    Waar hala duceeyo
    Nin lagu jiro alle ayaa garane

  • @maxamedcalicusmaan8141
    @maxamedcalicusmaan8141 Месяц назад +8

    Jab, jaha-warer iyo halaag allah kurido yuhuud iyo wixii lajira addun iyo aakhiro.

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 Месяц назад +6

    WCS Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist Abdulkadir NADAARA Iyo Bahda Nadaara Show Runtii Waa Barnaamijyo IsdabaJooga Ah Oo Xaqiiqada Ku Saleysan Adigoo Ka Soo Xiganaya Warbaahinta Caalamiga Ah Mahadsanid Guuleyso Sami Inshaallah

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle Месяц назад +7

    masar imaaraadka carba oodhan waa naago mareykan yahuud yurub masiibo inku dhacday aamiin

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 Месяц назад +3

    Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino shacabka walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha mujaahidiinta xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha Soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle Месяц назад +4

    burbur iyo masiibo allah kurido mareykan yahuud yurub aamiin illaahow ugargaar falastiin xuuti illahow midee falastiin islaamka aamiin

  • @ahmedsakawe5982
    @ahmedsakawe5982 Месяц назад +23

    Wacalekum salaam cabsida alaah u zaido Muslim dhiboow muqribaas dhintaa

  • @user-sg9ql6le8g
    @user-sg9ql6le8g Месяц назад +4

    alle ha mideeyo oo dan tooda ha garan siiyo dhibkana alle haka dul qaado

  • @user-kn5wh6gl6i
    @user-kn5wh6gl6i Месяц назад +14

    ssc. waa gull WADA JIRKA IYO ISRAACA REER FALASTIN ILAAH BAA MAHAD LEH

  • @Abducubeda
    @Abducubeda Месяц назад +5

    Asc Nadara away Rer lubnan iyo xisbullahi
    Rushka iyo Yukreyn

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q Месяц назад +1

    Reer Falastiin ilaahey maslaxo qeer qabto ha dhexdhigo Alaahuma Amiiiin 🎉🎉🎉

  • @Ubaxabduqadir-w5e
    @Ubaxabduqadir-w5e Месяц назад +2

    Tafaraaroq iyo arkaagax alle indinkuriid Allah hajabiyo yuhuuda aaamiiiiiin yarabi

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl Месяц назад +1

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 Месяц назад +7

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @Geele_jire
    @Geele_jire Месяц назад +1

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @abdullaahiabukar7339
    @abdullaahiabukar7339 Месяц назад +2

    Wacaleekum asalaam waraxmatu allaah wabrakaatu

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 Месяц назад +3

    Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg ❤❤❤❤

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 Месяц назад +3

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 Месяц назад +1

    اللهم انصر اخواننا المجاهدين في غزة وفلسطين وثبت أقدامهم وسدد رميهم واشفي مرضاهم وداوي جرحاهم وارحم شهداءهم ودمر أعدائهم الاحتلال ومن عاونهم اللهم امين يارب العالمين وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا 🤲🤲🇦🇪🇦🇪

  • @MacalinMohamed-qv6ic
    @MacalinMohamed-qv6ic Месяц назад +1

    Cabsi iyo walwal hoog allaha ugu roonaado yuhuuda muslimiinta allaha u gargaaro yaa xayu yaa qayuumu aamiin aamiin aamiin

  • @munahassan880
    @munahassan880 Месяц назад +2

    Towfiiqda allaha waafajiyo quluubtooda allaha isusoo dumo

  • @aden3425
    @aden3425 Месяц назад +3

    Inshaallah dhawaan yahudu waay jabayaan

  • @user-en7cg6jk3b
    @user-en7cg6jk3b Месяц назад +2

    Asc mahadsanid wll wariye nadaara

  • @MaxamadAbdi-cw2lb
    @MaxamadAbdi-cw2lb Месяц назад +4

    aloow reer falastiin ugar gaar

  • @Selelfiaxmed
    @Selelfiaxmed Месяц назад +20

    Yemen 10 bilood ayay lahayd yuhuudu ha joojiso duqaynta Gasa dheg jalaq looma siin
    Ilaahay amarkii maanta waxaa timi in yuhuudu qaxdo markii la xanuujiyey
    Allahu akbar

  • @khadrasaid5165
    @khadrasaid5165 Месяц назад +3

    Asc maalin wanaagsan ilaahay masoo nabad celiyo naarta yaahuu Tarmp na ilaahay Kama dhigo hogaamiye dambe dunida guul❤guul guul❤❤❤falastiin

  • @AliAhmed-ug2ud
    @AliAhmed-ug2ud Месяц назад +2

    Ugaas waan ku salaamay.

  • @ibrahimsheikh8898
    @ibrahimsheikh8898 Месяц назад +2

    Wcs ww nadaara guuleeyso Adidas iyo muqaawamada

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 Месяц назад

    Cuqubo iyo masiibo kuwooda ugu xun allah haku rido yahuudda aaamin
    Falastiiniyiinta allah ha mideeyo qalbigoodana malab ha isku mariyo
    Guushana allah ha siiyo muqaawaimada
    Xamaas
    Xuuti
    Xisbulah
    Iyo kuwa iraaq aaamin yaa rabi

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Месяц назад +4

    Cabsi iyo faqri awal bey qabeen allaha u siyaadiyo nacalada

  • @sophiaomar7875
    @sophiaomar7875 Месяц назад +2

    Asc maanta waxaa nasiib u yeeshe inaan ahy qofkii kowaad oo daawada barnamijka masha Allah ❤

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Месяц назад +2

    Ilahey maslaxo dhexdooda ha dhigo madaxda reer falastin macalinka iyo xertisa dhulka allaha la jaro

  • @khadijahassan3302
    @khadijahassan3302 Месяц назад +2

    Allaha Akbar

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 Месяц назад +2

    ❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤

  • @Moliidcabdi
    @Moliidcabdi Месяц назад +2

    Waysoodhawda.hay.guusha..
    Falastiin..wanu.gaadhana..gusha
    Isha.alaah

  • @ubahhussein1925
    @ubahhussein1925 Месяц назад +2

    Thank you for sharing ❤

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa Месяц назад +2

    ❤wcs ❤xutiyinta alaha xafido ❤qaylo dhanta israil +carabta +mareykanka.......

  • @zahraabdigulled1707
    @zahraabdigulled1707 Месяц назад +2

    cabsii kala carar iyo cuduro an dawo lahayn Allah idinku riid Israaill iyo America

  • @user-ie8fl8kp9q
    @user-ie8fl8kp9q Месяц назад +1

    illaahey walwala xakurido askarta iyo intilajirto

  • @Fadumaabdirahman22
    @Fadumaabdirahman22 Месяц назад +1

    Allow yahuuda ku rida cabsi argagax dhulgirir iyo baalayo Allow ku rid

  • @Mustafa-tk2em
    @Mustafa-tk2em Месяц назад +3

    Gazasa guul

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp Месяц назад

    Ilaahow Guulee Walaalaheen Falastiin InshaAllah

  • @maxmuudguuleed559
    @maxmuudguuleed559 Месяц назад +3

    wclkm sxb sare nadaara❤

  • @user-bg2be9on1x
    @user-bg2be9on1x Месяц назад +2

    Allaha usiyaadiyo

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 Месяц назад +1

    Wcs wel wel iyo walaac rucbi iyo argagax allaha ku rido gaalada yahuudaa dadka rerfalastiin allaha mideeyo culeyska allaha ka dulqaado rergaza nabad iyo caano allaha siiyo aamiin muqaawamada wax iska dhicinta gaalada isbaheysatay allaha guuleeyo xamaas iyo ciidankeeda

  • @nasronuur7490
    @nasronuur7490 Месяц назад +2

    Muslimiita allah kor dhigo

  • @user-zp5pm5nu5c
    @user-zp5pm5nu5c Месяц назад

    Rer falastiin Allah swt ha midiiyo yuuhuda iyo galada ha jabiiyo
    Insha Allah

  • @NuuxIsmaacil-su9zd
    @NuuxIsmaacil-su9zd Месяц назад

    guul falastiiniyiinta oo midoobay dhamaan ururadii falatiin oo dhan waxaana ka shaqeeyey shiinaha ruushka iyo turkiga guul waxaa halkaasi ku kala qaybsanaanta falastiin guul

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 Месяц назад +1

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️ inshallah

  • @Shacni724
    @Shacni724 Месяц назад

    Alloow u ziyaadi cabsida io walwalka yahuuda Alloow yahuuda dhulka la jar Alloow gaalada io yahuuda ka qabo umada muslimiinta

  • @CabdirashiidcaliShiikh
    @CabdirashiidcaliShiikh Месяц назад

    Jab iyo Jah warer allah Haku rido yahuda iyo inta tagerto falastiin guul insha allah

  • @az.o.4694
    @az.o.4694 Месяц назад

    Allow adaa mahad leh allow usiyaadi qaxa cabsida iyo wareerka iyo dhimashada iyo jab dagdag ah

  • @madiinocaraaymaxamed7445
    @madiinocaraaymaxamed7445 Месяц назад

    Meeshi Laga sugaayey in uu Falastiin Muslim heshiisiiyo aya Gal Heshiisiiyey Rushka china iyo waqooyiga Korea waa Mahadsan yihiin ❤❤❤

  • @user-cj8yl8dw8e
    @user-cj8yl8dw8e Месяц назад +2

    Walwal iyo cabsi iyo gab allaha kurido yahuuda zahyuunida ee guumestaha.carar kooda waxuu dalil uyahay inaaysan leheen dulka ey xooga 💪 kuqabsaadeen ee Palestine 🇵🇸! 🇵🇸 hanoolaato

  • @MasuulkaKaambo
    @MasuulkaKaambo Месяц назад +3

    nadaaroow ha dhihin dalka Israel ee waxaad tiraahdaa dhulka laga dhacay falastiin adigoo mahadsan

  • @user-hg9tc8hd3b
    @user-hg9tc8hd3b Месяц назад

    Alloow ay heshiiyaan allhumaa aamiin

  • @asha3777
    @asha3777 Месяц назад

    Munaafiqiinta ummadda Islaamka Allaha ka qabto

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 Месяц назад

    Acw nadara show waxaan aad ukarhay xeyeysiisyadan faraha badan waayo anagu waxaan usodonana warar iyo xogaha caalamka fadlan nagadhaf ama uguyaraan nagayaree guul ayaan uraneynaya walaalaha falastiin insh alaah

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Месяц назад

    Allah reer falastiin isku mabda ka dhig calashooda isku fur InshaAllah 🇵🇸🤲

  • @samiyaahmed5736
    @samiyaahmed5736 Месяц назад +2

    daba dhulka ha loogu dhufto yuhuud

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 Месяц назад

    allow jabi isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please 🙏

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 Месяц назад

    Ilaaheyow masiibo deg deg ah ku rid Israel ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaahey ha ku rido

  • @mounahoussein-wo7qu
    @mounahoussein-wo7qu Месяц назад

    ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️ ALLAHU AKHBAR ♥️

  • @user-ur3bm2ig8r
    @user-ur3bm2ig8r Месяц назад

    Alxadulilah Ilaahayoow ha harsan hana hoyan kurid

  • @JamaalaxmadCabdi
    @JamaalaxmadCabdi Месяц назад

    Masha alaah falastiin mida guul iyo gobanimo

  • @Abdulkhaadirahmed
    @Abdulkhaadirahmed Месяц назад

    Yahuuda ilaah quluubtooda rucbi iyo argagaxa haku rida reer falastiina dhibaatada allaha ka dulqaado kuwa guuleystana hanoqodana ilaah idinkiis

  • @asha3777
    @asha3777 Месяц назад

    Allaha la jiro Ummaddan reer Falstiin

  • @melmi3299
    @melmi3299 Месяц назад

    ❤Allow u gargaar walaalaheen reer falastiin Guul iyo gobanimo insha Allah ❤

  • @anababdirahman7320
    @anababdirahman7320 Месяц назад

    jzakalah nadara wll

  • @XawaCige
    @XawaCige Месяц назад

    Allow cabsi iyo argagax kukeno isreal

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Месяц назад

    Ilaahayow cabsida. iyo halaga ulaalaab

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp Месяц назад

    Asc Sxb Allaha ku Xafido InshaAllah

  • @fatumaawil6609
    @fatumaawil6609 Месяц назад

    Cabsi iyo rucdi sle haku salido oo ha dhaamaad caduwu alaah down down down

  • @amrannurdiiriye4157
    @amrannurdiiriye4157 Месяц назад

    Mashaa Allah guuleso falastiin

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 Месяц назад

    Saaxibayaal yaa is gaadhay ilaahy ayaa cabsida ku beeray cadowga ilaahay iyo cadowga muslimiinta..insha allah darbatul qawiyah

  • @cilmiaxmed8273
    @cilmiaxmed8273 Месяц назад +2

    Nadaara war baan kuu hayaa markab layidhaa(Mv=LoBivia 5 maalin ka hor buu Dekeda berbera Keenay Rar containers ah Hal habeen iyo maalin baan kaga dajinay Rarkii saarnaa Habeen labaadkii 10 habeenimo buu goostay oo baxay subixii isagoo Nagta laga soo galiyey buu did noogu soo noqday hada dekeda berbera buu joogaa dhibaataa soo gaadhay xataa containers kii Qaarbaa bada kaga dhacay qaarna iyagoo dhaawaca buu sitaa wuxuu noosheegay in gantaalo Aan qarxin gudaha khanka ugu jiraan

  • @CabdiGeedi-ku2ur
    @CabdiGeedi-ku2ur Месяц назад

    Wcs nadaara show Guul shacabka falastiin❤❤❤❤❤❤

  • @C.rahmanSaalim
    @C.rahmanSaalim Месяц назад +2

    Cadogaga lukuhada hostota wll nadara

  • @CabdiYuusuf-tq8fs
    @CabdiYuusuf-tq8fs Месяц назад

    baaba ilaahey indinkiis
    Xuuti iyo xamas guul

  • @user-qo7rr7ii7t
    @user-qo7rr7ii7t Месяц назад

    Mashan allah falastiine Guuul 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @cabdinuuriftinaadan521
    @cabdinuuriftinaadan521 Месяц назад

    Allow usiyadi yarabi amin

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Месяц назад

    Cabsi Allah ku rid yahuud Allah caawi reer falastiin xamaas maqawinda Alqsaam xutiyeenta xisbullaah 🇾🇪🤲☪️🤲🇵🇸💪🇮🇷☪️🇵🇸🇾🇪🇵🇸🇵🇸💪🤲🤲🤲☝️

  • @user-wr4hc4wg1n
    @user-wr4hc4wg1n Месяц назад

    Yahuuda allaha jabiyo insha allah 🇵🇸 ❤ 🇸🇴

  • @user-qw2od6pn5m
    @user-qw2od6pn5m Месяц назад

    Siisiyow jaxiimo alle kuugu bishareey inshaa allah

  • @abdirahmanabdiwarsame2329
    @abdirahmanabdiwarsame2329 Месяц назад

    Walaalaheen heer falastiin allaha u gargaaro 🤲

  • @SafiyaAbdulle
    @SafiyaAbdulle Месяц назад

    Alxamdulillah

  • @amrannurdiiriye4157
    @amrannurdiiriye4157 Месяц назад

    Illahay haku saido rucub aamiin aamiin aamiin

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 Месяц назад

    Dab aan damin allaah swt Haku kiciyo yahuud nacalatullaahi caleek

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah Месяц назад

    Machaallah

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Месяц назад

    Wcs waraxmatullaahi waraxmatullaahi walaalkey nadaara waan dhownahay

  • @OsmanIbraahim
    @OsmanIbraahim Месяц назад +1

    Siisi duqun waaaye falastiin baa ba eeda asigaa kow ka ah duqunka

  • @user-vb7yf7ol3k
    @user-vb7yf7ol3k Месяц назад

    # free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤❤inchallah 🙏

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan Месяц назад +2

    ❤❤❤❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar Show ❤❤❤❤

  • @user-ui4ft7ks9q
    @user-ui4ft7ks9q Месяц назад +1

    ❤❤❤❤❤ nadara wankusalameyi

  • @user-tp7to3jx8h
    @user-tp7to3jx8h Месяц назад

    Ilaahow jibi yahuuda

  • @ShukriShunaz
    @ShukriShunaz Месяц назад +2

    Wcs Mr nadara