Go'aanka Golaha Waziirada Ay Ka Qaateen Wixii Shalay Ka Dhacay Raaskanbooni Wuxuu Baziin U Noqonayaa Xaalada Dalka Uu Ku Jiro Ee Mas'uulyada Hala Muujiyo Horaana Lo Yiri Rag Iska Dhicin Iyo Rabbi Kacabsi Meel Islama Galaan .
😂😂😂😂😂😂 siyasad xuma oo mar marsinyo badana team ma socona xata xeerka raga waxba kama yaqanan war waa laydin bahdilay dhiga aad didaysan shalay war ka joga marki laydin laha maxad u diiden
War ninkan indha adakaa ma sidan bu wariye ku yahay marna wuxu leyahay xasan ciraaqi ba yidhi cidanku ma dagalamin marna maxabiisti bu ka markhaati kacayaa, Ta kale wasiirrada uu shegayo madaxwaynohoodi ba horay u amray in axmed madobe laso qabto qodobadi uku edeyeyna wayku jirtey inu argagixiso la shaqeeyo maxay kuwani so kordhiyeen ?
Waxas wa been marki hore mxa Keene raskoboni downlada way qaldatahay waayo wayna kujabte downlada Hasan sheikh dad waziiro kusheega ah o la lush qaatayal miya waziiro ah
Saxb riyada ka toos ciidanki dawladdu gaysey raskamboni iyo xukunki axmed madobe hala so qabto wayso afjarantay Cidda lo dacwonayana ma xalanaa illen si kale loguma tagi karee haddi xalane tahay cidda dacawadda lo gudbinaya way idinka war Ron yihiine hurdada ka toosa
GUUL.GUUL.SOOMAALiya.waadhaCdonaxdin❤❤❤😂🎉🎉😢
Dhiiqada axmed madoobo loo diyariyye yaa Ila fahansan😂😂😂😂😂
Xasan gurguurte oo maanta laga cuudiyay
Dad jabay baad warkooda noo wada kasoobax juqda dheh
Hadu gacanta Kenya kujiro muxu sheegi waxan ognahay asaga oo hubki lagadhigay ayukujira gacanta Kenya shadhkisi iyo tesarahisiba kacararaye
Tvga halkay ciraaqi isku arkeen
Ma wasiiro ayaa Jira Xamze qudhisa ayaa la Soo qabanayaa.
DOQON DIIG WUBA DATEE MAXAY TAXAY WAXAT BADBADISY
Bidaa shiray ee wasiiro mashirin
Doqonkaas oo kale ayaa dadka wax usheegaya wax cad oo muuqda ayuu si kale usheegayaa
Xasan oo xamar ku dhuumanaya
Qosol badanaa kkkkk Kan wuxuu la baxay Daacad, walaalkiisna wuxuu la baxay Alcadaale ka sheekeey. Kan iyo kuwo tiro yar oo suxufi iyo weriye ku sheeg waxaa Lacag siisay Hinda Culusoow oo Abgaal ah
Meeshiiba waa la haystaaye ciidanka uu sheegayaa halkay joogaan
Shirkooda macana maleh meesha dowlad kamajirto waa mooryaanti xamar un
Xasan gurguurte oo kismaayo lagu soo bandhigayo.
Bishan gudaheeda.
Ilaahay ceebteen ha Asturo (waa dhacdo naxdin badan)
Halkay ku waraysteen tvgu waraysi hore soo daayay
Jubbalnd power 😅😅😅😅😅
Miskiin. Adeer kiiska Kiyaanbooni waa xirmay ee sharafta hayska qaadin
Guuuuul jubalanad guuuuul 💪💯💪💯💪🙏💪💯💪💯💪💯💪💪💪
Xasan ciraaqiyow waxaad tahay geesi qarsan ee alla haku badbadiyo waayo waxaad badbadisey dhalin yaro soomaaliyeed oo isku baabi i lahaa
waxba hala hadhina xamse lugo dheere muxu shegaya
Hashegin meshujogo
Ciidanka Hiraab dulmi ayaa jebiyey sidii Iiddoor llogu jebiyey Goojacadde.
Wasiirada waa un kuwii tuugada e damjadiid 😂😂😂😂😂😂
Go'aanka Golaha Waziirada Ay Ka Qaateen Wixii Shalay Ka Dhacay Raaskanbooni Wuxuu Baziin U Noqonayaa Xaalada Dalka Uu Ku Jiro Ee Mas'uulyada Hala Muujiyo Horaana Lo Yiri Rag Iska Dhicin Iyo Rabbi Kacabsi Meel Islama Galaan .
Xasan gurguurte oo xamar ka caraway
Maanta
Hadalkii shalay waaye
Cidanka xamar ka yimi mexey doonayen
Guul jubaland marxuun kulaha guddi ban u dirayaa soo baara😂😂😂😂
What can a deceased person produce?
😂😂😂😂😂😂 siyasad xuma oo mar marsinyo badana team ma socona xata xeerka raga waxba kama yaqanan war waa laydin bahdilay dhiga aad didaysan shalay war ka joga marki laydin laha maxad u diiden
War ninkan indha adakaa ma sidan bu wariye ku yahay marna wuxu leyahay xasan ciraaqi ba yidhi cidanku ma dagalamin marna maxabiisti bu ka markhaati kacayaa,
Ta kale wasiirrada uu shegayo madaxwaynohoodi ba horay u amray in axmed madobe laso qabto qodobadi uku edeyeyna wayku jirtey inu argagixiso la shaqeeyo maxay kuwani so kordhiyeen ?
War beenta iska daaya,oodka WhatsApp recording laa guu sameyaay xiili uu digaal socday ,waxaa laa soo guud biyaay matkii antenna shaqeeysa
Meqaa kudhimatay wa. Beenlow iraaqi
😂😂😂😂😂😂kuwa damboo damul qushaash ahi masoo tegi doonaan oo maysku iman doonaan raas kanbooni iyo jubuland casharkii shalay kadib
Cidanka xamar ka yimi beel bey ahayeen
Axmed madoobe I yo c.shakuur oo hada xamar ku sii siqaya
Fiilada haloogu dhaco damul qushaash iyo xasan xaaraami tuuga uraya
Abdullahi Daacad kkkkkk taas waxay la mid tahay Alcadaala. Hinda Culusoow ayaa Lacag siisay, weligaa daqiiqo ma sheegin. Xogta aad sheegaysid waa wax meel walbo ku jira, laakiin u sheeg. Abgaal Abgaal lee waaye, hawar dhali waysay aleelo ku waakatay
Wa beentisa wa tuug wa rufiyan
Ciidanka,yaajabiyay,yaalacag,qaataya,xasan,waxuu,aaminay,ninka,aana,soomli,a
Hayan
Odeygi axmad Madoba ahaa dhiiqa loo diyariyey asagana Wuu ku dhacay
Wali ma shaxba lo diyarinaya riyo so jeedki wali malagu jira
makuwa xamar baa ciidan abaabulan ahayn warkaa si waa ku hore
Alow dowlad wanaagsan nasii taliskan na nadhaafi
Been soo amaamuda saacsdo yaad dawaq saneedeene
Wasiirada waa un kuwii tuugada e damjadiid 😂😂😂😂😂😂Xassan Iraaqi sow umuutegin in udiig daadiyo waa beenaale
Waar marks horaba ciidanka meesha loo dirty. Waxay ahaayeen cidan jilicsan
Hhhhhhh ben badana
Waxas wa been marki hore mxa Keene raskoboni downlada way qaldatahay waayo wayna kujabte downlada Hasan sheikh dad waziiro kusheega ah o la lush qaatayal miya waziiro ah
Beenale us qurun bad tahy
Somalia ciidan cusub haloo diso mooryaan ciida maaha. Somalia weey ceeboowdey😢😢😢😢😢
Hooyadaa iyo hawiye cambuulo cunka bad naa was
Hadu hawiye cabulda cuno adna xarka cunta dhila ku dhashe
❤❤❤❤❤😅😅
axmaad inow argagixiso yahay aya lootagaay raaskaanbooni dagal loma tagin axmaad inow argagixiso ku heso juubalan aya soomaalida iyo calamka latusayay marka waa argagixiso iyo doowlad soomaaliyed
Saxb riyada ka toos ciidanki dawladdu gaysey raskamboni iyo xukunki axmed madobe hala so qabto wayso afjarantay
Cidda lo dacwonayana ma xalanaa illen si kale loguma tagi karee haddi xalane tahay cidda dacawadda lo gudbinaya way idinka war Ron yihiine hurdada ka toosa
BEENAALE
Kkkkkkk
Dad lawasay oo filada ka ooyaya ayaad warkoods noo wadaa
horta daroodku ben badana ala idinqad wuxu dhaqan xuma ilahow ada mahda iskale o iga dhalin baqtiga😢😢
@@HamdiCali-k8r hhhhhhh anagaba ilahay ugu mahadnaqayna caqligas tabcanka ah inadan nagula dhalan
Xasan ciiraaqi iyo xasan gurguurte oo kismaayo lagu soo bandhigayo .
😮Madoobe weey inoo cadaatay inuu yahay Argagixiso koobaad ee Somalia