Masha Allah ree hrgyza Dad gob ah iga dheh hodan si qiimo leh ayay u soo dhaweeyeen midaas wexee Cadeen u tahay ree hargeyso inaysan kala jecleen hodan & qadro ee iskugu mid yihiin
Magaalo aan safar mooyee wali deegaan AAN utabashleen hadana dadkeeda iyo dhaqankeeda igu wenyYAHay qalbigana ka jeclhy mar un wan iman haduu allaha awooda leh idmo WELL COME QUEN HODAN CADY FANANAD AAN JECLHY❤❤❤
Waaaw nic queeyn hodan my barob mursal dad and J eclahy ar intii ka xun iney hodan hargeysa timd from mugdisho cadeey ar xasidnimo maficne ik dhaco igu sii 100 ikta isaara Dar ale idin jeclhy dadkeygi
Waa said puntland oo jooga canada Masha Allah hodon waa gabar fiìcan iyo somaliland ba ilove you we are only one we are somali ilove it all somali communties
Mahriza 1010 Wan ogahay inay inantrdi tahay lakin badana lama arko baraha bulshada islaanta malaha fanki bay iska daysay balse manta way so baxdo malaha waxay is tidhi inantaadi watan la leeyahay ninbay dhacday arma la isugu taga ilaasho ileen wa beer wax dhale kkkk
intii jecel nabiga like
fuck
Oromo
Reer hargeysa wllhi dad somalinimo wax kayaqano dadka qaarba hargeyso wxkle ka aminsan xaqiqdii ilaahey haidin xafido❤❤🙏
Jakuuu zxp Qali nolow Waynu is arki Hargiesa umbu kula jogaaye🙏
inta mursal soradisay ujedi la.a sideyda like ta
Indhaha idalay sidan ufiiranyey intee ka baxay mursal.
inta ugu danbysa Clipka waka ku wada gadhiga
ruuf yaan nimaan uwareegaynaa kkkkk war mursaloow kuma aragnee kuaaway
Mursal gaariga uu ku sugayaa 😂😂😂
Hhhhhhhh inader xaqiiq indhihiiba i dalay saan u radinayay
Wlhii caadi maaha sida loo soo dhaweeyey dad shrf leh reer hargeisa boqorad hodan abdirahman❤❤❤❤❤💋💋💋🙏🙏👌👌💋❤
Masha Allah ree hrgyza Dad gob ah iga dheh hodan si qiimo leh ayay u soo dhaweeyeen midaas wexee Cadeen u tahay ree hargeyso inaysan kala jecleen hodan & qadro ee iskugu mid yihiin
Wllo hodan baanu ka jecel nahayba wlhi waayo khadri waa naaG waji adag oo cidna aan qaabili karin lkn hodan wa anaag xaruuriya wlhi oo qalbi wcn anagu gaar ahaan hadanu nahay haplaha sacad muuse oo dhan oo ay waliba sample noo yihiin asma love iyo asma saban aad banu u taageernaa gabadhaa hodan ah
@@luckydubbad8236 👏👏👏👏Gobtii reer abtigey walee waad tahay, hadalkaaga waan ku diirsadey. Hargeysa iyo dadkeeda ilaahow ii daa.💖❤🌹
*_#NEBIGA_**_ INTA JECEL_*
*_#LIKE_**_ II SAARA PLEASE_*
🙋❤😯😔😢😥😯💚🙌👈
Magaalo aan safar mooyee wali deegaan AAN utabashleen hadana dadkeeda iyo dhaqankeeda igu wenyYAHay qalbigana ka jeclhy mar un wan iman haduu allaha awooda leh idmo WELL COME QUEN HODAN CADY FANANAD AAN JECLHY❤❤❤
Ax dhiiga idhaqaaaqay walhi welcome home hodan Abdirhmn from Boorama cadeey❤
Wow one l0ve somliland
From migdisho🇸🇴❤
Muqdisho cadey more love from burco
Thankz walalo
muqdisho dainon from lascanod
Hafsa Mohamed we Love You Too Thanks
From Hargeisa Caasimada
Waaaw nic queeyn hodan my barob mursal dad and J eclahy ar intii ka xun iney hodan hargeysa timd from mugdisho cadeey ar xasidnimo maficne ik dhaco igu sii 100 ikta isaara Dar ale idin jeclhy dadkeygi
Qosla o farxa😊 dadkeygi❤
Hodan cabdi Rahman👸💖
Nasab kamila 👏
Maxad ku hadil naya
Masha Allah, hodan iyo qoyskeeda ilaahow xafid. Amiin
Wow msh aalh hodan queen iyo mursal inta ka xun isku soo noqdkoda like isar ❤ love hodan iyo mursal isku war ubada khyr qaban kala hela from boorama
Waaaw wan kugu fanaa hodon cabdi raxmaan aad iyo aad
Waxaa tahay fananada qaaliyaa hodon cabdi raxmaab dhere umac mc
Masha. alhhh. hodon fananad aan fankeeda tageero. mar. un wan lakulmi in sha alhhh hormar wacan
Ax muma Amina cabdilaahi ayaa maraysa maasha Allah illahay haysukiin daayo Hodaneey hooyo amina
Amiin, Amiin❤❤🌹❤🙏🙏🙏🙏😂😂🙏
Halkee Ayay Maraysa Aamina Abdilaahi
Machallah Allah Tabarak Allah ALLAH LEGENCE Hodan Abdourahman welcome houno ALLAH TE PROTÉGÉ DU MAUVAIS OEILS LONGUE LIFE HOYO FROM DJIBOUTI 🇩🇯 💖 ❤ 💕
Weeh weeeh gabdheenii hablaha baaczathy waay timi dad ayaa wadnaha farta ku haya viva hodan Abdirahman ♥️👸🏼
Ugbaad Aragsan quruxbadnaa masha allaah .
Ii nolow macaaney
Waa said puntland oo jooga canada Masha Allah hodon waa gabar fiìcan iyo somaliland ba ilove you we are only one we are somali ilove it all somali communties
M!a dad is jecel
INTA KUFARAXSAN IMAAN SHAHA HODAN C,RAXMAN LIKE
👇👍👍👍👍👍👍❤
Hodan qof dadnimo leh weeye walahi..noolow walal and welcome back.
Fanaanadi fanaaninta baacsatay iga dheh hodantey caashaqa iinoolow xayaatiyey 😍😍😍😍
Hodan abdi raxmaandhere kusoodhawoow dhulkaaga hooyo quruxey
Somaliland Aduunka ayeeyba ka horeysaa 2020 ayeey waahore galeen
🤣😂🤣
Manshallah Queen👑Hodan kuzoo dhowoow magaaladaadi hargaysa iyo dadkaagi
Soo dhawoow hodaneey de like dhac naku siiya nio♥️
Liii khadar silimo 😀😀😀😀🤮🤮🤮🤮
Hodan abdiraxman hooyadeed ba xita joogta wow 🤩
Haa wll waa inanteedi maaha
Oo iyadu maxay tahay hooyadeed ayaa la yaqaanaaye.Aamin Cabdilaah.Tan yar ciyaalka ayaa yaqaan laakin hooyadeed waa hormuudka hablihii fanaaniinta soomaaliyeed.Tan yarna ayaday kusoo caanbaxday caruurbaa tahee dadka warayso.
Mahriza 1010 Wan ogahay inay inantrdi tahay lakin badana lama arko baraha bulshada islaanta malaha fanki bay iska daysay balse manta way so baxdo malaha waxay is tidhi inantaadi watan la leeyahay ninbay dhacday arma la isugu taga ilaasho ileen wa beer wax dhale kkkk
Abdihakim Mohamud Marka hore qofka hadalkisa la hubsada wana ogahay in hooyaded iyo abaheedba ahayeen fanaaninti hore hobolada ahaa
@@ismalurtosidiayeeyded-araw8514 hhhh may be lkn waa maamo shrsan oo qiimo bdn leh hoboladeeni cimriga alle how raajiyo
Masha allah hodon inaa abdirahman dheere walahi adban u taageera waa boqoradi amino gabadhedaa horay I socoo macanto
Wlhi waan ku farxay imaan shaha hodan.
Magaciii baa alle u qaaday.
Hodan abdirahman.
Maasha allh hodan waa qof qalbi fiican ku tagera Wllshy hore u soco😍
Hodan abdirahman
Mansha allah
Soo dhawoow fananad nagu qaliya taheee
Khadro alwys wlhi insha alh guul 😘😘😘😘
Hhhhhhhhhhh urrayso
Wllsheyda Hodan keep going
Waaw jaaniskii waa yimi alxamdullilah hodan qalideydi hore u soco mcnto
Welcome Habo Hodan
Caasimada Somaliland
Dhulkaagii Hooyo Waalagu Tabee😍
Idoor qabileysta yaal
Inta hodon apdirahman somalilnd ahan ugu xiizdey like i sara 🙏
Ayyy wlhi wnka heley sida loso dhawyey mansha Allah so dhawow hodan Abdirahmaan queen
Mashallah Hodan Cabdirahmaan Dheere gulayso
Welcome fanaanada fanaaninta eryatay Hodan Abdirahman dheere wxn halkaas ka arkaa mamma Aamina Abdulahi xirsi 🥰✌️
Manshallaah hodan Abdirahman waa fananada ugu caansan geyiga Somaliya
Boqoradii boqoradaha si qurxbadan ayaa loosodhaweeyay way u qalabtaa ❤️
Masha alaaaah hodanteyda caashaq guuleyso macnto❤❤❤❤❤❤❤❤❤💜💜💜💜💜💙💙💙💙💙💚💚💚💚
So dhww Hodan Qliyeey Wlhi Dar Alle ayaan kuu Jecelhy💋💋😘😍
Asma saban miyaa Qofka umulay
Masha allah umushi is xambaarata alle haka dhigo
Maya ee waxee wadaa gabadhii hodan iyo seygeeda ayee xambarsan tahay
Amiin
Amiin walaal, walee qof wanaagsan baad tahay, waayo qof fiican ayuunba dadka u duceeya.
Wxaa thy isma qariso ,xumaan iyo wanaagna wxaad dirto aya dibkugu soo noqda waad kasbathy huuno hodon ku soo dhowow hrgysa wxanina waa wxad kasbaty masha allah
Mashallh hodan abdirahmaan noolow fanaanad nagu qaliya runtii ❤❤❤❤
Hodan xbbti Alle dartii kuu jclhy ❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Mashaa allh Hodan fanaanada kaliya aan taageero xifdullh apyo
Wooooow mursal dhaxantii waa ka soo gaadhay
Hodaney allah haku xiftiyo wllo
Fanaand aan jeclahay walhi Alow ii ja dhow qurx zan dalkii Aad Ka dhalatay ka sugayna insha Allh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😍
Hodan waa inan ama wllshy o xooog u jeclahy runtii wax badan kaga daydaa fariid jacaylkeeda muuhisay meelna marisay aniguna wlhi imikaa sidaaso kale mid ugala wareegayaa waxb noma dhina so duceeya viva jacayl raagay
Adiguna udiyaar garoow in lagaala wareego, maxaa kuu geynaya naag ninkeed
Diyaar ayaan u ahy in la igala wareego meesh lama dheelayp xooge waaaa xeelad wlhi intaan hantiyo ayuu anig mooye miyir kale aaanu lahaanyn
Mnshllha jecelka mursal iyo hodan jecelhy wlhi daadx
Hodan welcom back wllo ⭐️❤️
Msha allah fananad qliya ayan u jeedaa zamzam sharaf
walaashay hodan mashallah soo dhawow noolow walaashay hodan caday we love you
Hodenteydii soo dhawoow wllo kusoo dhawoow gobolka fankaa
From burco
Ala jeliyaa hodan waa gabadhan aan fananinta ugu jeclahay
Maansh allaah welcome back to somaaland hodan qaali qalbi Lula adiga iyo odaygaaga mursal carurtada soo dhaw Asda dhulkii a hooyo hooyo Amina Ayaan arkaa cafimad Cimi dheer cibaado suuban hooyadii dabka Amina cabdilaahi Xirsi oogabadheedii hodan cudoon farxad ku noolaada iyo caruurta ayayda utahay hanbalyo noolaa nabad Kuwaara alxamdulilaah kuraaxayso dhul kaaga hodan and mursal 💖💖💖💖💖💖
hoyo hoden Allah haisku kiin barakeeyo adaga iyo saygaaga mursal I love you hoden markaad seattle noogu imatay iyaan kugu farxay ahayd arooskii caasha iyo fahad iyo xafladii Somaliland Allaha idin ha isku kukiin daayo oo barakeeyo oo awlaad khayr qabto idinsiiyo Allahuma aaamiiin ☝👏
M.a hodan wa fananadhan wada jecelnahay cisiyo shaaraf kunalaw💋💙🤩
Guntu weligeba ha cadhot3 welcOm3 marwO hothaN upthuraHmaN ❤
Hodon cabdiraxmasn waan kugu fanaa
Tolow hodn maxa suusataa markay aragto comments kayga barigan jaarka ahan eey igu ciyari jirtay 2000 ano yar ilaaxad baan tager sanhy hodan insha allah aroskaygana iyada ayaan ka bashaal dhahayaa in shallah sanadka cusup 9/1/2020 inta ila tagersan hodan like isaara plz
Anigu Hodan ma taageero hase ahaate maaamo Aamina Cabdillaahi aad baan u jecelahy oo u taageera heesaheeda
Hodan daar Allah u jeclhy my Queen
Walsh hodan ku so dhawawa Hrgyza hno qli
Hodan wa gabar goba masha allah
Hargeisa looks amazing
So dhawoow xbti hodan gabadha fankeda aaad utagero mshlh
Najmadeydii♥️🌍💯Love kgu ahay Nashaad🥀💋🍯
Waaaaw Soomaalilnd bushaar iyo nashaad
Hodan noolow welcome to Hargeysa
Keep going waqal studio anaa ugu horyo cwa lake dhac inta iga danbeyso wlcme back hodan abdirahman magaladdii
Wll subscribe igucaawi plzzzzz
Hodan Abdiraman Dheere wlcm *hoygii fanka* oo *khadra siniima* ka qariya Soo dhawentaa 😂😂😂😂😂
Inta somali Nimada Kuweynthy Somali Hanolato 🇸🇴
Hanolato somLia💕💕💕💋💋💋
M.allaaH Hodon apdiRaHmaan dheere
Kusoo.dhawoow dalkaga HooYo somaliland
Horay usoco Pro Waqal
hodan.. qalbi nadiifsana😍😍😍
Boqorda fanka geeska👸😍😍😍❤❤
Inta Warka asma love matanteni naga umushay asma saban u gabantahy like
Hodan Abdirihman Hargeysa Markey Imaato Aroosad Cusub
Minnesota Markey Ku Laabatana Waa Umul Yaa Fahmi Karo Hee 😂😂😂
Ani
Ma digaagad ba 🧐🙄
Say ma sha Allah huno
Hhhhh ee Ninkeeda ba jooga mhooo
War mx ka geley Adi sow nin iyo naag is qaba maha mxd ugu dhex jirta
Masha Allaah Soomaaliweyn.Wlc
Hooyo aminaa abdilahi arkaaa ilahay cimrigaa haa uu dhereyo
Hodan qalbigan ka salamay wlcme inbadan jaaniskii waa maanta
Khadra silimo ayaa ka geesisan labadan libaaxad yar weeye khadra ana guursanaya ee halaygu soo xidho
so dhawow hodan gabadh la jecelyhy hoygagi
Bilan welcome to back
Alaahu akbar nin soomaali waa kaa caruurtii iyo xaaskii hore qiima malahan wooga badashay
Madax weýe gadhu✌💚💚💚💚❤
Reer hargeisa waa dad xgaa iyo so dhaweynta aad ugu firfircoon
anaa ugu horeeyo like igu booba
Waaaaaaw hodan cabdiraxman welcome huuno
sheydan nima isku bahesten alah idin so hanusho
Hadafkaaga laah hakuu dhibyareyo like iisar
Hodon wa fnanad La wada jecel yahy Horey u soco Hodan😍😘😘⚘
The only one hodan abdirahman welcome bilaadkaga😍😍🖐🙌👌
islanta hore ee lasalmayo waa mamda hodan mam aamina madha alh
Inta ku xidhan channel ka waqal studio fadlan 100 like i saara
Ma sha Allah tabaarkallah dadku waa hantiye kasbo
WAQAL STUDIO HORN OF AFRICA VEDIO CREATOR 1ST
Subxanala war gabdhu wa murow xagay ugu dhegdhagen ragu