Sidii Uu Ku Yimi Xadhiggii Abwaan Cabdillaahi Saleebaan Bidde Ee Jeelkii 20 Jirow | QARANJOOG ILAA..

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 июл 2021
  • Sidii Uu Ku Yimi XadhiGgii Abwaan Cabdillaahi Saleebaan Bidde Ee Jeelkii 20 Jirow | QARANJOOG ILAA QURBEJOOG Iyo Xadhiggii Cabdillaahi Ee Xilligii Kacaanka Iyo Xogo Kale | Qaybtii 3aad
    Hore waxaad u daawateen qaybtii koowaad ee wareysi taxane ah oo aanu la yeelanay abwaan Cabdillaahi Saleebaan Bidde, oo ku saabsaanaa noloshiisii hore: halkii uu ku dhashay, ku barbaaray iyo heerarkii ka la duwanaa ee waxbarashadiisa, shaqooyinkii uu soo qabtay iyo xilalkii uu ka soo qabtay dawladdii kacaanka ee Soomaaliya. Qaybtan saddexaad na, waxay ku saabsan tahay xadhiggii Cabdillaahi Saleebaan iyo xogo kale oo ku saabsan abaabulkiisii gudaha ee halgankii hubaysnaa ee SNM ee horraantii siddeetanaadkii. Wareysigu waxa uu qayb ka yahay barnaamijka “KULANKA GORFAYNTA”, oo uu saare ka yahay Cabdishakuur Muxumed Muuse “Heersare”.
    Faldlan Channelka SUBSCRIBE-ta ha la dhaafin, si aanad u seegin barnaamijyada iyo muuqaallada danbe ee aanu soo gelin doonno. Waxa kalood nagu caawisaa LIKE IYO SHARE, si dad kale uga faa'idaystaan xogaha aad bogatay ee waxtarka leh.

Комментарии •