Cudurada Internetka | Fandhaal Podcast 110 |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024

Комментарии • 133

  • @SHuayBYare565
    @SHuayBYare565 5 месяцев назад +39

    Waxan La yaabanahy Sida aan ugu baahnaa Vediogan iyo Siduu wakhtigeedii iigu yimiday Mrkale Thankz.

  • @User7654suy
    @User7654suy 5 месяцев назад +10

    ‏اللهم إني أسألك الهدى والتقوى والعفافوالغنى .🤲🖤

  • @AbdiazizMohamedNoor-il1zy
    @AbdiazizMohamedNoor-il1zy 5 месяцев назад +14

    I am also addicted. Hormar badan ayuu iga hor istaagay xaqiqdi.😢

  • @KhadarMaxamad-wk6cz
    @KhadarMaxamad-wk6cz 5 месяцев назад +14

    Cumar inshar waxbadan banka fadinaa wall Cumar ilahay hakubarakeyo❤

  • @user-li6cj2bp5w
    @user-li6cj2bp5w 5 месяцев назад +11

    Kkkk walal Omar inshaar Runtii aniga sidaas ayaa ahaa runtii markaa Internet la,aan ah Hal 2daqiiqo kaliye waan walwali jiray Waxaa raadin jiray Lacag aan Qad ku shubto wllhi hddii waayo hor ayaa ka seexan jiray oo hataa barito waxaan ka walwali jiray qadka oo lacagta qadka marka waan fikiray waaayo waxay ii noqatey in ay tahay Qof xaas biil ka rabto biilkii meel oo ka keeno uu garan wayey nolashan in badan ayaa ku fikiray sidee ku Nolaan kartaa aniga labo maalin hal maalin hataa aan nolaalan karin qad la,aan lkn Alx in badan ayaa isku day in aan Ka Tagto sidaas lkn in badan ka dib Waan ka is dhaafey Alx❤

    • @maxmuudmahrez1238
      @maxmuudmahrez1238 5 месяцев назад +1

      Fikirkaagu waa cajiib waa sidayy oo kle waxan moodaa hadan interned la aan ahyy waxaanba moodayaa inayy nolasha dhan ciriiri igu noqotyy ookle

  • @user-ll6jh2qi3d
    @user-ll6jh2qi3d 5 месяцев назад +10

    Wlllhi walaaal cumar inshore waxyaaabo badan ayaaan kaa faa ,iiday Allah ku xafido wllke

  • @SalahAbdiwahid-mw8vf
    @SalahAbdiwahid-mw8vf 5 месяцев назад +5

    Alla ninkan cumar maxaan wax badan kafaiday Kuma khasaarin walalahi tnks ustad omar

  • @user-ij5ig9ds3v
    @user-ij5ig9ds3v 5 месяцев назад +12

    Mclin dabigaaga io dabiga walidkaagda alle ha dhaafo ustaada dhamaanteena amiiin

  • @SHuayBYare565
    @SHuayBYare565 5 месяцев назад +55

    Omar inshar Thankz Pro. iam First views like and Comment 😊

    • @XASAAASI
      @XASAAASI 5 месяцев назад +2

      ❤❤❤❤❤

    • @maxamedsaciidaadan5830
      @maxamedsaciidaadan5830 5 месяцев назад +4

      Wax macno ah masoo kordhinayso inaad comment bixiso ee waa inaad fahanto waxa laga hadlaayo.

    • @user-vn2uf3ss8d
      @user-vn2uf3ss8d 3 месяца назад

      🎉😊​@@maxamedsaciidaadan5830

  • @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
    @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 5 месяцев назад +3

    Omar inshaar waxanan dugsi aan ka faidin baan ka faaidey Allah haku barakeyo teacher omar inshaar

  • @user-nb2uj3uj9q
    @user-nb2uj3uj9q 5 месяцев назад +4

    My teacher omar inshaar ❤ keep going

  • @mohajacelowchanell4931
    @mohajacelowchanell4931 4 месяца назад +1

    Masha allaaaah alllaaah Haku sharfo muqaladada markan arko anigo anan dawanin Ayan like ta Sara sababtoo ah waxaan ogahay barnamij walbo aad soodhigto waxtar in uu iileeyahay xaqiiq waxyaabo badan ayaan kaafaa idaysadtay allaah haka abaal Mariyo walalkayga mcn❤

  • @yaasmiinclaahi321
    @yaasmiinclaahi321 5 месяцев назад +8

    Walal omar inshaar kep going ❤wax badan ka faiday ❤

  • @maxamedamiin3394
    @maxamedamiin3394 5 месяцев назад +6

    Omar inshaar thanks brother dhiirigalintaada❤

  • @ibraahimyuusuf8228
    @ibraahimyuusuf8228 5 месяцев назад +1

    Mahadsanid ustaad Cumar Inshaar...
    . Suaal aan marar badan is weydiinaayey ayaad jawaabteeda i siisay ilaahay hakaa abaal mariyo aduun iyo aaqiro🤲🏾🤲🏾❤❤❤❤

  • @cabdilaahiiidle6454
    @cabdilaahiiidle6454 5 месяцев назад +2

    Ustaad omar inshaar waxaan ka faa iday wax aad u badan.
    Qabyaalada aan iska dhaafno oo isku duubnida xoojinno.

  • @Salmah1999
    @Salmah1999 5 месяцев назад +8

    Suratul kahf iyo al baqra mudo ayaan dhagesanayay markii danbe waxn is arkay anigoo si toos ah oo xitaa kitabka ka eeganeene aan akhriyo marka wa run dhageesiga wa mucjiso

  • @user-eu2iv1zd3f
    @user-eu2iv1zd3f 5 месяцев назад +7

    Scw meel sare garsiya😮😮😢😢😂❤❤

  • @IftiinJanno
    @IftiinJanno 4 месяца назад +2

    بارك الله فيك أخونا عمر إنشار
    لقد أفادتتنا كثيرا أفادك الله

  • @user-oz1em7ox4m
    @user-oz1em7ox4m 5 месяцев назад +2

    Mahadsanid walale barnamijkan in uu aniga si toosa iiga hadlaya dareemaya

  • @MuseIsmail-M18S
    @MuseIsmail-M18S 5 месяцев назад +3

    Mahadsanid ustaad barakow

  • @user-dp9cd3ze7w
    @user-dp9cd3ze7w 5 месяцев назад +2

    Mahadsanid Ugaas wax badan ayaa kaa faaidey🎉❤

  • @dahirmohamud6962
    @dahirmohamud6962 5 месяцев назад +2

    Omar inshar ilahay ha ku xifdiyo walal waxa thy qof ku Anfaco umada somalida waxa cilmi ah oo ilahay ku siiyey 🥰 shrf Iyo krmo ku joog ifka sxb qali

  • @user-zp5ou5zl5k
    @user-zp5ou5zl5k 5 месяцев назад +5

    2017 ila hada masha alah wllke cumar

  • @hannanapdilaahi2306
    @hannanapdilaahi2306 4 месяца назад +1

    Jasaakallaahu khyran wll❤

  • @WllZaki-wk6ts
    @WllZaki-wk6ts 5 месяцев назад +2

    M a wllkey omar aada umahadsantahay jazakallh

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 5 месяцев назад +7

    No face book
    No messenger
    No Instagram
    No tiktok
    Only x, RUclips and google at night❤

  • @abdijibaarjaamac
    @abdijibaarjaamac 5 месяцев назад +1

    Alle hakuxiftiyo ustaad

  • @CaishaSuudi-pp5ep
    @CaishaSuudi-pp5ep 5 месяцев назад +2

    Jazaaka Allahu khayraa ❤😢

  • @SHARIIF721
    @SHARIIF721 5 месяцев назад +2

    سبحان الله سبحان الله الله أكبر مُحَمَّد ﷺ

  • @abdallabinabdalla2401
    @abdallabinabdalla2401 5 месяцев назад +2

    Thanks

  • @QANCIYE_FILMS
    @QANCIYE_FILMS 5 месяцев назад +2

    Golden voice❤😊

  • @feysalabdulaahisheikh1185
    @feysalabdulaahisheikh1185 5 месяцев назад +2

    Wllhi xaqiiqda jirto malaayiin ayaa ka cabanaya
    Waa dhibaato aad u weyn balse aan lagu buraarugsaneyn

  • @sharmarkeibrahim2822
    @sharmarkeibrahim2822 5 месяцев назад +6

    inshaar waxan kaa codsanaa inad soo gabiso mowduca sababto ah 33 minut waa zaid please 18 ama 15 kadhig sababto ah waxan la janqadaynaa dhalinta yar yar waqtigoda anigoo rabo inay kaa faidaystan thank

  • @husseinmohamed2259
    @husseinmohamed2259 5 месяцев назад +4

    Oday omer ha la falow gareeyo..Asxaabeey..

  • @Yahyetosane
    @Yahyetosane 5 месяцев назад +1

    Professional youtuber 👌 omar Al inshaar

  • @omarsharifmadowe4100
    @omarsharifmadowe4100 5 месяцев назад +1

    شکرا الاخ انشار ❤🎉

  • @cabdcali6
    @cabdcali6 5 месяцев назад +2

    WALALKIY COMAR INSHAAR ALE HAKA RALINOQ DOO

  • @cabdiwahaabnadaara7945
    @cabdiwahaabnadaara7945 5 месяцев назад +3

    Ramadan Mubarak.

  • @halimaahmed861
    @halimaahmed861 5 месяцев назад +4

    M.A Omaar Inshar

  • @Aminadan-dn6my
    @Aminadan-dn6my 5 месяцев назад +1

    Xaqiiq

  • @bukhatir1454
    @bukhatir1454 5 месяцев назад +1

    Taas waa run soomalida qaarkood englishka waxay baranayaab 10sano sababtu waa garaamarka ayay kuwareereen

  • @maandeeq6947
    @maandeeq6947 5 месяцев назад +1

    Fear of missing out

  • @khadiijoxuseen5497
    @khadiijoxuseen5497 5 месяцев назад +2

    Ramadaan mubarak ustaadii 🎉❤

  • @user-cr4gu9bm8x
    @user-cr4gu9bm8x 5 месяцев назад

    Wll cumar ramadan mubaarak from hargiasa

  • @axmedkhayre3655
    @axmedkhayre3655 5 месяцев назад

    Thanks macalin ❤

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 5 месяцев назад +1

    Masha allah cumar ishaar

  • @user-lf7ze9gu4l
    @user-lf7ze9gu4l 5 месяцев назад

    Anaga wlhi bilaa camal ka ayaa no gaynaya
    Waanu is kapa dayn lahayn bee 😊

  • @YoungAbdo
    @YoungAbdo 5 месяцев назад +1

    Mahadsanid mudane

  • @user-th7zj8yk1q
    @user-th7zj8yk1q 5 месяцев назад

    Mahadsanid

  • @SaabariinIbrahim-qg4se
    @SaabariinIbrahim-qg4se 5 месяцев назад

    Wll mahadsanid

  • @orhaan26
    @orhaan26 5 месяцев назад +1

    Thanks❤

  • @cabdirixmaan123
    @cabdirixmaan123 5 месяцев назад

    Ibraahin cumar as sakraan cajib weeye wlhi ilahy ha ka fur furo.

  • @Mohamed-kornelka
    @Mohamed-kornelka 5 месяцев назад +1

    Asxaaba ha lee dhirogaliyo I.a

  • @OGSOOR
    @OGSOOR 5 месяцев назад +2

    NIN Bilin Follow U qalmaa Omaar inshar to Ogaansho

  • @user-hy6um2xc9i
    @user-hy6um2xc9i 2 месяца назад

    Horay usoco ❤

  • @Smy-yl5bj
    @Smy-yl5bj 5 месяцев назад +2

    ❤❤❤❤

  • @xaylecaliguuled830
    @xaylecaliguuled830 5 месяцев назад

    Thanks my teacher

  • @MadaniShaati
    @MadaniShaati 5 месяцев назад

    Ogansho ama omar inshar ayan lasoc daa
    Si aan wax oga dhefo🎉 omar mahad bad ledahay🎉🎉

  • @Bullale6
    @Bullale6 5 месяцев назад +1

    Casrigani waxaa lagu tilmaamay waayaha daanyeerta, wax walba oo xun wuxuu noqday shay caadi ah. muhiimadu waa in aad ku baraarugsan tahay waxa hareerahaaga ka dhacaya.

  • @apdirahmanmahmuud
    @apdirahmanmahmuud 3 месяца назад

    Zxp Adigu lkn Noloshan maad soo martey

  • @XabiiboCabdulaahi-xx9ir
    @XabiiboCabdulaahi-xx9ir 5 месяцев назад

    صلي الله عليه وسلم

  • @user-uz9dh8ty6e
    @user-uz9dh8ty6e 5 месяцев назад

    My Teacher Tnks

  • @axmadcomedy
    @axmadcomedy 5 месяцев назад

    WALAAL CUMAR INSHAAR MAHADSANID

  • @kekexd195
    @kekexd195 5 месяцев назад +1

    Adi nio adoojiijiil nolosha ka dhacay eh aa rabtaa anoo libaax eh inaa wax ii sheegtid

  • @use.mohamedali
    @use.mohamedali 5 месяцев назад +1

    Lkn waad ku qasbantahay inaad barato naxwaha carabiga markaad baraneyso kitaabo cilmi

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS 5 месяцев назад

    Bes 🎉❤

  • @maymunabdimiimi4555
    @maymunabdimiimi4555 5 месяцев назад +2

    Omar ani horta hal dhibataa qabaa appiska aan faaidada laheyn markaan delete gareeyo hdana waa so ceshanaa sida tiktok cml 😢

    • @user-vc7gw3nx5w
      @user-vc7gw3nx5w 5 месяцев назад

      waxdhib malahan 90 malin bis iskjar waa laqabsanee sxb

    • @XudayfeCigaal
      @XudayfeCigaal 5 месяцев назад

      Walaal adigoon waxba delete greyness baad tiktok ka dhigan kartaa meel aad waxyaabo badan ku baratid ee adigu marka hore iska hagaaji waxaad daawanayso

  • @user-be7lf8fu4q
    @user-be7lf8fu4q 5 месяцев назад

    💐💐

  • @ABDIFITAHWARSIDE
    @ABDIFITAHWARSIDE 5 месяцев назад

    omar inshar❤

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 5 месяцев назад

    internetka waa daroogo ama balwad kaliya ee faaido iyo qasaaro leh 🙂

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 5 месяцев назад

      Zxp marka wax kafaa'ideysid daroogo ama balwad laguma tilmaami karo

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 5 месяцев назад

    Soon qaad wanagsan yaa axbaabii

  • @DDSMEDIA1825
    @DDSMEDIA1825 5 месяцев назад

    Runti musiibo weyn baa ku dhex jiraa *Internet manadoriye igu Noqday*

  • @abshirgeelle9228
    @abshirgeelle9228 5 месяцев назад

    Ninkaan wlhi raamoole cml noqon rabaa. Xaa iska galay comment bixin iyo jadwal inaa raacdo😂😂😂

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 5 месяцев назад

      Maangaab adi cml ah mafahmi karo

    • @Aries22391
      @Aries22391 5 месяцев назад +1

      Aniga fahankeyga waxa u kawada hadii aad post aragto kadibna ina comment ka bixiso mahe adan joogi karin ujedkad ubixineysana wa in la arko aragtidada naftada waxay jeceshahay ayad sameysay si la mid ah Hadhow marka qorshe dajisato inad naftada u hogansato o aad iska deyso aya sahlan anigu markan dhinaca ka ego wa isleeyihin dhanka go'an la anta

  • @maxamednuuraadan6217
    @maxamednuuraadan6217 5 месяцев назад +1

    Wcs

  • @NaimaMohamedAli
    @NaimaMohamedAli 5 месяцев назад

    Dhibaatadaas aneey i heeysataa wllhi si walbo qorsho u dajiyo maka dhabeeyo qaarkood sababtana waa internetka hada fb instagram mesenger waan delete waqti ayeey iga lumiyeen😢

  • @abdirisaakhcali9651
    @abdirisaakhcali9651 5 месяцев назад

    Ciladas anaa is ku arkay aad waxan u istic maalaa facbook comment inaa bixinayo majoo gi karo😊

  • @AsAtrader1
    @AsAtrader1 5 месяцев назад

    fomo waxa garanayo team traders 😮

  • @amiir_azhur3703
    @amiir_azhur3703 5 месяцев назад

    🧠👌👏👏👏👏

  • @AaminoCalifaarax
    @AaminoCalifaarax 5 месяцев назад

    Thanks utaad anga hada ayaan bartaa eneglish speaking wanan dhageystaa muqaal somali ah kaaaga kaliya ayaan kadawadaa mar mar intakale enelish podcast ayaan dhageystaa

  • @user-ns4yp5ho4e
    @user-ns4yp5ho4e 5 месяцев назад +3

    Wall arina raba ina jahil bixiso manty jamacada dhameyey shirkada shaqo ka cod sadey waxay iwaydiyen yathy xildhiban maledahy oday masul maka yhy calamka suashas la isma waydiyo maxay wadankeda bis ugu kobanthy wall waa codsi iga jahil bixi arintan wallkey aye qabsaty hoyadey le somaliya arintas waxa layabne noqoty

    • @NAJO_Films
      @NAJO_Films 5 месяцев назад

      Somalia Yaa Dhahay joog dibada u dira wiilka 😅😝

    • @user-rp3fr9tv1x
      @user-rp3fr9tv1x 5 месяцев назад

      ​@@NAJO_Filmshhh Somalia ma yaqaano 😂😂 miskiin

    • @BilanQaldane
      @BilanQaldane 5 месяцев назад

      Ha geyo o'Day masul ka ah easy waye

    • @0name530
      @0name530 5 месяцев назад +2

      Xal bay ka tahay oo waxay rabaan meel ay ugugu hagagan qofka ay shaqalaysiinayaan hadii uu wax khalad ah sameeyo CALAMKA markii shaqo lagu siinayo sharcigaga baa lagaa copy garaynayaa lkn somaliya malaha sharci lagaa copy gareeyo xitaa hadii lagaa copy gareeyo naf ma yeelanayo sida calamka oo kle

    • @khadarkeywiilkariyada6934
      @khadarkeywiilkariyada6934 5 месяцев назад

      ​@@0name530xaqiq zxb😢

  • @AdullahiAhmed
    @AdullahiAhmed 5 месяцев назад

    M.a

  • @anfaalzakariye
    @anfaalzakariye 5 месяцев назад +2

    Ustaad ani manta kuma fahmin🤦‍♀️

    • @user-sw8pv6uo8z
      @user-sw8pv6uo8z 5 месяцев назад

      😂😂😂😂😂❤😂😂❤😂😂😂😂😂😂❤❤😂😂❤😂

    • @anfaalzakariye
      @anfaalzakariye 5 месяцев назад

      @@user-sw8pv6uo8z mxad ku qosli walll🙃

  • @adamhassan4381
    @adamhassan4381 5 месяцев назад

    Omer inshar Waa ku salaanay

  • @casaancade001
    @casaancade001 5 месяцев назад

    Hdanahy Team Crypto FOMO wn naqaana

  • @Siciid22
    @Siciid22 5 месяцев назад +1

    Somaliland hadii laqonsdo maxa dhacya

    • @user-os8oz5ie8d
      @user-os8oz5ie8d 5 месяцев назад

      Wey rontay 🇸🇴 isreal aya ka

    • @Siciid22
      @Siciid22 5 месяцев назад

      Isreal 🇮🇱🙏♥️

  • @Alledartiisa
    @Alledartiisa 5 месяцев назад

    Ani waqtigeyga bdn internetka ku dhameeya✋❌hda Ka dib insha allah 6 sac kliya qad iyo telka qawana✅🫂youtube iyo whatsp bis isticmala🫂💙youtube adi bis ka dhageesta iyo maxamed qadr✅
    Been ma ahan wlhi 😢wax go an ka qadatid hdne hore ka ku lawane daafaceyga wa obar wlhi dambi wa u soo celina karamada nafteyda💙9/3/2024✋9/4/2024🫂insha allah

  • @Falastiin27
    @Falastiin27 5 месяцев назад

    Horta mudane maxa u dhahda marwalbo ilen rag kaliya kuma daawadane

  • @khadraawiblogger7832
    @khadraawiblogger7832 5 месяцев назад +1

    Waxaas adigaa qaba yaa ku baray dhakhtarna ma tihide

    • @user-rp3fr9tv1x
      @user-rp3fr9tv1x 5 месяцев назад

      Laakiin xanuuno ayaa laga qaadaa teeda kale wakhtiga aad. Ku bixinaysid ogow in maalinta qiyaamaha lagu waydiinayo dhaliyarnimadaadii halkeed Ku bixisay ma waxa aad Ku jawaabi tiktok iyo Facebook ilaahay Ka cabso markaa

    • @user-sw8pv6uo8z
      @user-sw8pv6uo8z 5 месяцев назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @kinghamaaz1352
      @kinghamaaz1352 5 месяцев назад +1

      Wuu soo akhriyey wuuna soo baaray

  • @Clhafidraage-ru4dt
    @Clhafidraage-ru4dt 5 месяцев назад

    Afur wnsn ALX

  • @AnasMohamud2000
    @AnasMohamud2000 5 месяцев назад

    Maxaan daawo u ah FOMO

  • @zekidhagacade
    @zekidhagacade 5 месяцев назад +2

    No Facebook
    No tiktok
    No messenger
    No Snapchat
    RUclips,Google,Edge,Chrome, telegram فقظ

  • @aminibrahim3836
    @aminibrahim3836 5 месяцев назад +3

    Thanks

  • @apdirahmanmahmuud
    @apdirahmanmahmuud 3 месяца назад

    Zxp Adigu lkn Noloshan maad soo martey

  • @Aafraax
    @Aafraax 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @mohamedabdiwahab224
    @mohamedabdiwahab224 5 месяцев назад

    ❤❤

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 5 месяцев назад +1

    Thanks

  • @apdirahmanmahmuud
    @apdirahmanmahmuud 3 месяца назад

    Zxp Adigu lkn Noloshan maad soo martey