Ha Hadlin dambiga ha qiranin aamus bey leedahay sax masha Allah waxaa caawiyay soomaliga yar oo ay isku fahmeen soomaaliyey caruurta af soomaaliga San barno
Masha Allah, ma mom cried when she saw this clip n she has blessed this wonderful girl. This girl is so brave Masha Allah. Yaa somali, please pray for herl. Lots of our boys are missing this way walah
Masha allh anaga saaso kala habeen na qabsatay wiil soomaliyed oo anan aqoon u laheyn anagoo bas racayna ayuu nin turkiya hajabad ku bilabay anagoo 4 habloda ayaa ninkii ku huwanay wlh cabsi ayaa gashay xata kadinku kasoo galay ee darawalka muu soo dhafin soomali waa dad dhiig leh
Heard the voice of very confident empowered young woman fighting for the right of her brother❤️❤️💕💕❤️❤️❤️to her parent thank you for raising her To her “You Rocked queen💕
Masha alaha gabadha yar o sidas ugu danqatay habo alaha ku xafido adonka nimco ku nolaw aqirona janatul fardowsa kugu ducaynay qof walba waxa u ka turjuma guriga u ku so koray masha alah walidki so barbariyay alaha dhafo waxan u ar ka walid somali nimada ku wayn tahay bay ahayen hadi ciyalka ad dhasho ku barbarisid xasidnimo asaga qofna ma ca winayo mamada la so cotay waxay is lahed ar may ayadana ay han dadan moye wanaga aya ku barbarisay bay ku bad badisay walid ki dhalay waxan idinku ducayna adunka fil nico aqiro na fil jano
Masha Allah wa gabadh geesiyad ah Allaha xifdiyo oo noolol dheer oo caafimaad lleh Allaha siiyo laga yaaba hooyadu inay ka cabsaneysay in yarka wax cadayna la gu qabsaday oo gabadheeda dhib ukeeni doona ee xaasidad may ahayn maamadu gabadhu taariikh aan la ilaawi doonin iyay dhigtay alaylee waxay mudan tahay bilad qiima iyo qaaya leh may Allah protet our somali hero girl she deserve a big award I love our somali girls they are brave
Maashaa,Allaah gabadhaas waa fariid fariidu dhashey Allaha noo dhowro gabdhaheena I yo wiilasheenaba kuligood wax xun kuma jiraane waqtiga ayaa sida iska noqdey waa la ka Kala irdhoobey markaa midba meel lagu cunaa. Dalka I yo dibadaba Allaa kariim
Aniga xita sas cml u badbadiiyay wiil somaliyeed hada ka hore gabdha yar iyadan shes doing very good jod. She’s very clear 🙏💯❤️❤️❤️❤️🙏🙏💯💯❤️👍👍👍👍👍👍👍💯💯❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯💯💯👍👍
wlh waa geesiyad midan bilado in lasiiyo walibo hal bilad maba ahane wlh kacmahaa ka dhididay qiiro dardet markan arkay side Police,ka indhaha uga kashay una badbadise wilka masha allh 🤲 ,❤️❤️❤️👏👏👏
Masha allaah cabdullahi barnamijyadii aad hore ukeentay oo dhan waxaa oogu wanaagsan kan aad maanta keentay She soo brave masha allaah good girl 👧 we love her allaah dhawro cabdullahi walaal mahasanid Somalia 🇸🇴 hanoolaato
qof ka maama wax ka sheega ayaa caasid ah hooyada hadee xun tahay gaba dheeda wanaag ma sa meey la heen ee wanaag waxaa ku soo abaabiye waa hooyada man sha allah
May Allah bless her she is my niece! He is her young brother only 18 yrs old never had any criminal record. This is happened in Toronto, Canada. Maansha Allah! Allah cimrigeeda iyo cirdigeedaba ha xifdiyo! Way to go habo!!
Su'aashaada hadaan kaaga jawaabo meesha uu wiilka joogey hadey gabadha joogi leheed yacani la xiri lahaa gabadha, waalaga yaabaa in uu caawiyo, waxeyse u badan tahey asagoo ku wiirsanaya in uu sooshal media ha soo dhigilaah macquul.!!!! Maashaa allaah kartideeda.
Maasha allaah Gabadha yartaa allaha xifdiyo. Hooyadeedna khayr allaha siiyo gabadheeda sharafta leh dhibaato ayeey kala cararaysay dambi malaha. (Biyo intay ku soo gaarin baa la iska muusaa). Hooyo macaan jannatul firdowsa allaha geeyo.
Allah ha noo xifdiyo caruurta iyo dhalinta soomaaliyeed meel ay joogaanba gabadhaas allah ha xifdiyo waa geesiyed sharci wax ku badbaadisey allah ha dhowro aamiin walaal hada ka hor ayaa waxaa isdiley dhalinyaro somali ah iyo dhalinyaro wadanka aan joogo waxaa dhacdey cadaankii wixii soomali ah in ay dilaan gabdho aan dhaley ayey bas ku dilaan damceen niman soomaali ah saaran mid ka celsho ma jirin waa daawnayeen madowkale ayaa allah u bixiyey oo ka celshey marka soomaaliyeed ee qurbaha joogo lagama yaabo in uu kuu hiiliyo
Mansha Allah baxar ayu gali laha hady ayada ahan lahen Waxa jiro dad badan oo sas camal intas oo sanu xabsi ugu jiro dil aaay ayaga gesan gabar gasiyad ah waye oo sharciga fahansan 🥰🥹
Horta gabadheena alle haxifidiyo she is so brave young girl xafidaláah. Tankale waxay aniga illatahay nimanka Somaaliyed gabdhaha iyagu haxumeeyeen lkn hadana dhib cidkale markey timaado wey udhimanayaan I believe that
Gabadhaheena Wllahi Sharaf Ayaa Leedihiin Waana Mahadsantihiin
Maasha Allah she's brave wlhi
Wa halyeeyad inanta somaliyed islanimada washy qalia❤❤💯💯💯
Adiga ayaa mudan walaal abdullahi
gabar waa hooyo hooyo waa macantahay warka dhaaf
hooyo marna xaasid ma noqoto saas lasoda dhalinyarooy
Asxaabey waxaan ahay will yar oo youtube quraan soo galiyo isoo boqda adikoo mahadsan
Haye
Hye wllo
maashaa alaah ilaaheey haku karaameeyo waankugu raacsanahay wana jeclahay waxed tahy wiil yaroo wanaagsan diinta alaha kuu barakeeyo qayr jisa kalaahuma qayr
Haye
She unbelievably endured danger & save her brother. What a young brave girl! May Allah bless you always!
Very brave may Allah bless her
Amini yaa allah
Aamiin yaarabi
mashaallah allaha barakeyo gabadhas
u duceya allaha xifdiyo waan oyay markaan daawaday 😪😪😪😪
A🤣🤣🤣
Waxn layabay gabdhaha sidey nogu naxriisanayan Aan anaga nh u dileyno ugu ciyareyno gabdho abyoh yal shrf ledihin mrwalba wa idin jclhy jira oo jooga 😭😭😔💋💋💋
Alaha noo daayo gabdhaheena Iyo wiilasheena
Amin 😔😭
Fariid fariidi dhashay weeye walahi maansha allaah
Isaar subscribe walal
Shugran amen yarabii walalo adinkaneh sdkle
Ha Hadlin dambiga ha qiranin aamus bey leedahay sax masha Allah waxaa caawiyay soomaliga yar oo ay isku fahmeen soomaaliyey caruurta af soomaaliga San barno
mashaa Allaah caajib qisoyablle😭😭😭
Dambi haqiranin meydhihin ee waxeey tiri wangaranayaa hadhihin sawirka la tusay ayuu waxuu yiri wankaranayaa wiilkaan
Masha Allah, ma mom cried when she saw this clip n she has blessed this wonderful girl. This girl is so brave Masha Allah. Yaa somali, please pray for herl. Lots of our boys are missing this way walah
Walal igu cawi subscribe
SAS ban u badbadinaa iyagana kufsi iyo dil bay isugu kayga daraan😭
Gabdheheena Iyo wiilasheena alaha noo daayo
Walal igu cawi subscribe
Wlhi haaa😭😭
@@nimoabdulahi8328 😭😭😭😭😭😭
Haa abaaayo wlahi
Masha allh anaga saaso kala habeen na qabsatay wiil soomaliyed oo anan aqoon u laheyn anagoo bas racayna ayuu nin turkiya hajabad ku bilabay anagoo 4 habloda ayaa ninkii ku huwanay wlh cabsi ayaa gashay xata kadinku kasoo galay ee darawalka muu soo dhafin soomali waa dad dhiig leh
M.a waa gabar geesiyad ah run ahaanti m.a allaha kuxifdiyo
Maasha Allah gabadhaas waa wiilka yar walashiis fariidad.
Meesha waa Toronto- Canada
Walaashiis maahan Soomaalinimada ay ugu dooder
Heard the voice of very confident empowered young woman fighting for the right of her brother❤️❤️💕💕❤️❤️❤️to her parent thank you for raising her
To her “You Rocked queen💕
@Leila Hassan
Her mother if now before, I bet she is now proud her daughter for not listening to her😂Thank you sis!
Mnshllh ilnacab kumaaragto hooyo
She is the best of somalia young lady 🤩🥰
Geesiyad Dhiiran Masha Allah Rabiyoow Xafid Gabadhaas Oo Noo Badii iyagoo Badan
hooyadu ma xumee in inanteeda dhib uga timaado ayey diidaysay ileen waa hooyee ilaahay hooyo haw naxariisto if iyo aakhiro
Maashaa Allaah ilaaheey ha xifdiyo gabdhaha soomaaliyeed Nimankeea nagu cayaaree (we are Amazing) dadku isku mid ma.ahan Allaha noo gargaaro ❤️🌸💕
Masha alaha gabadha yar o sidas ugu danqatay habo alaha ku xafido adonka nimco ku nolaw aqirona janatul fardowsa kugu ducaynay qof walba waxa u ka turjuma guriga u ku so koray masha alah walidki so barbariyay alaha dhafo waxan u ar ka walid somali nimada ku wayn tahay bay ahayen hadi ciyalka ad dhasho ku barbarisid xasidnimo asaga qofna ma ca winayo mamada la so cotay waxay is lahed ar may ayadana ay han dadan moye wanaga aya ku barbarisay bay ku bad badisay walid ki dhalay waxan idinku ducayna adunka fil nico aqiro na fil jano
Ajaanibta waad usartaan pls subscribe iyo like 1k
Masha Allah wa gabadh geesiyad ah Allaha xifdiyo oo noolol dheer oo caafimaad lleh Allaha siiyo laga yaaba hooyadu inay ka cabsaneysay in yarka wax cadayna la gu qabsaday oo gabadheeda dhib ukeeni doona ee xaasidad may ahayn maamadu gabadhu taariikh aan la ilaawi doonin iyay dhigtay alaylee waxay mudan tahay bilad qiima iyo qaaya leh may Allah protet our somali hero girl she deserve a big award I love our somali girls they are brave
war Gabadhaasu waa geesiyad wllhi sxb keep going wiilka wey garab istaagtay
Isaar subscribe huuno
Wiil fiican booskaas haduu joogo lahaa gabar soomiyeed wuu badbaadin lahaa.
Maasha Allaah! Ha noolaato oo tii jirta Allaha ka dhigo. Aamiin! Allow noo badbaadi oo noo xafid awlaadda. Aamiin!
Cunsuriad maaha waxay ku khaldayeen inuu kamid ahaa kiis dila,waana sigtay iyadaana sabab unoqotay inaanu hadlin,waayo wiilku wuxuu yiri waan aqaanaa wiilasha laraadinayo,waana CANADA, sh is a hero
haa wuu bad baadin lahaa why wiilasha somaliyeed yaa kadhiig badan mashaa allaah
Maansha-Allah, waa walaashii
Faham marka hore clipka. Laakiin
Waan kugu raacsanahay inay geesiyad
Tahay. Waa family. Waa walaalkeed,
Runtii sidaas ayaa ciyaalkeena jeelka
Lagu keeyaa.
Ilaahay ha ku barakeeyo
Habaryar you meke me cry Allah ha xafido ilmaha soomaaliyeed meelkasta at joogaan gabadhaan bilad sharaf ha lasiiyo
Masha Allah 🌹 Abduilaah wa farxad Runti somaliya ha nolato👍♥️♥️
Maashaa,Allaah gabadhaas waa fariid fariidu dhashey Allaha noo dhowro gabdhaheena I yo wiilasheenaba kuligood wax xun kuma jiraane waqtiga ayaa sida iska noqdey waa la ka Kala irdhoobey markaa midba meel lagu cunaa. Dalka I yo dibadaba Allaa kariim
Waalidkeed kuma qasaarin gabadhaas mansha alah.walahi sida badan waayahan an joogno gabdhaha masha allah ah dhinacwalba.
Aniga xita sas cml u badbadiiyay wiil somaliyeed hada ka hore gabdha yar iyadan shes doing very good jod. She’s very clear 🙏💯❤️❤️❤️❤️🙏🙏💯💯❤️👍👍👍👍👍👍👍💯💯❤️❤️❤️❤️💯💯💯💯💯💯💯💯👍👍
Allaha xafido gabdhaha meel ay joogaan, gaar ahaan gabadhaan waa geesiyad illahow ku badbaadi adduun iyo aakhiro
Mansha Allah walahay wa wax lagu farxo gabdhu wa gesitad ilahay ha dhowro iyado kale ilahay haynaga dhigo 👍👏👏
wlh waa geesiyad midan bilado in lasiiyo walibo hal bilad maba ahane wlh kacmahaa ka dhididay qiiro dardet markan arkay side Police,ka indhaha uga kashay una badbadise wilka masha allh 🤲 ,❤️❤️❤️👏👏👏
Waafariid maasha allaah rabihaxafido iyadookalana hainoobadiyo gabadhaas iyo kuwatigtookta qabyaalada lafadhiya waxkabarta gabadhaas aduunyada iyo aakhiraba alle hakaraalinoqdoالله اكبر ماشاء الله تبارك الرحمن
Masha allaah cabdullahi barnamijyadii aad hore ukeentay oo dhan waxaa oogu wanaagsan kan aad maanta keentay She soo brave masha allaah good girl 👧 we love her allaah dhawro cabdullahi walaal mahasanid Somalia 🇸🇴 hanoolaato
qof ka maama wax ka sheega ayaa caasid ah hooyada hadee xun tahay gaba dheeda wanaag ma sa meey la heen ee wanaag waxaa ku soo abaabiye waa hooyada man sha allah
Masha allaha allaha no dhaafo Gadhaheena khaasatan Gabadha Darteed lagu so dayey wiilka❤❤❤❤
Mansha allah walahi aad ayaan ugu Farxay siday ugasidaysay gacanta cadowga waxan leahay farxad ayaan kurajeynayaa
Masha allaah tabaraka raxmaan dumarku masinee gabadh yar oo geesiyada karti badan fariida illaahay waxaan uwaydiiyay waaridkeedii tarbiyeyay iyo iyadaba inuu cisi kuhayo oo cisi ku dilo maasha allaah ubadiya waa xidig 100 qof midbaa dadnimadaa leh allaahu akbar
May Allah bless her she is my niece! He is her young brother only 18 yrs old never had any criminal record. This is happened in Toronto, Canada. Maansha Allah! Allah cimrigeeda iyo cirdigeedaba ha xifdiyo! Way to go habo!!
Mashallah bless that young girl she is brave and she knows her right when the police see you know your right the slowly back off am so proud of her 👏🏼
maasha allaah walaahi waa gabar geesiyad waxeyna mudan tahey in lasiiyo bilad sharaf leh illaaheyna ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo walaalkeed ay ka badbaadisey gacanta cadowga waana magaalada Toronto Canada
Maasha Allah Gabar Geesiyad d allaha ku xafido Thnks one Somali
Booskeda haduu taagnaan lahaa mau doodi laheen wiilka lkn gabdhuhu waa cajiib Runtii alle ha inoo barakeyo amiiiin
Gabat yar oo caqli iyo geesinimo ilahay siiyey waaye ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
M.a am happy to see such brave girl.congrats
Wiilka iyo gabadha waa walaalo hooyoduna ayadaa wadhashay ee gabadhu waa gabar runtii geesiya hooyadii dhashay wiilka way kageesisanaydv
She is brave girl masha Allah👏👍
Allahu akbar gabar somaliyad lama heli karo Alloow gabdhena iyo wiilashena xafid geesiyad somaliyad dheh 🥰🥰🥲🥲🥰🥰🥰
Subscribe igu cawi huuno
Aaamiin yaa rabi masha allh
Amazing Sis Manshallah, My Allah Protect our girls .
mashaallah.gabadhaas waa geesiyad mudan in la siiyo abaalmarin qaali ah ,waa in lagu qoraa buugaagta taariikhda
soma ahan wlhi bug trikhd aye uqalnta si ay markle udhacdo
gbr gesiyd o sidodo kle
M.a wllhi wa gesiyad abyo ale ha kuxafido inshallah waxa ino balanah janado inshallah
Gabdhaha somaliyed aad bey karti uleeyihiin mansha Allah tabaraka laah
Viva dumarka somaliyeed waa hooyo look this young generation women save his life ❤❤❤❤
Waa yo ha haduu caytamo waa laluminayaa xaqawiilkaas walaahi qurbaha maanta hadii lagugu dhago ninka somaliga waa dhif iyo naadir in uu kuu hiiliyo lakiin gabdhaha wey ka firficoonyahiin
🤣🤣🤣
She is a lioness! I'm pretty sure I wouldn't do that for a stranger, I would fear the legal consequences that my actions could have.
waafaarid somaliyeed.inoolawwww
Maasha Allaaaaah Alle ha Ku garab galo mustaqbalka Aakhiro iyo ifkaba Alle ha kuu haajiyo Aammiii
Su'aashaada hadaan kaaga jawaabo meesha uu wiilka joogey hadey gabadha joogi leheed yacani la xiri lahaa gabadha, waalaga yaabaa in uu caawiyo, waxeyse u badan tahey asagoo ku wiirsanaya in uu sooshal media ha soo dhigilaah macquul.!!!! Maashaa allaah kartideeda.
Masha Allah ad ayey umahadsantahay gabadhaas dhiiga leh waxan Alle kabaryayaa kuli somali weyn in ey sidaan okale iskugu damqadaan. Jawaabteydu waa 50 % wuubadbaadinlahaay. 50% wiilasha damiirkiibaaba kadhintay oo iyagaaba cadow ku ah gabdhaheena somaliyeed. Allaha soohadeeyo kuwaasna amiin.
Wanku fana gabdhahena somaliyed wana jeclahay bekos marwalbo inegarab kena ahadan anaga na aan extiramna a love Somali
wllahi runbaad sheegtay gabadhaasi abaal marin ayeey mudanatahay aniga rayigeyga ilama ahan sida gabdhuhu u calool jilcanyihiin ragu yihiin
Mashaa Allah aad iyo aad ayaan ugu farxay gabadhaas yar bilad sharaf ayey naga mudan tahay ee ha la baafiyo gabadhaas ❤️wadnaas ayaan u direy gabadhaan yar
Aboowe wiilka wiil kale ayaa lagu qalday , markii magaciisa la ogaaday inuusan ahayn kii la raadinayay waa la sii daayay, Maashaa alaah gabadha waa geesiyad!
Maasha Allaah waa gabadh geesiyada❤❤🙏🙏
Mashallah gabadheena sharaf qayr badan Allah hakusiiyo macaanto
Illaahoow adaa usoodiray maskiinkaas iyadana seey ogabadbaadisay illaaheey waxkastoo xun allah kabadbaadiyo 🤲 waagabar qaali ah🌷❤️👏❤️🌷wallaahi waxaa lagayaabaa wiilasheeni qaarkoot ineeyba been beebtaas kuxerenyihiin amaba lagudilo illaahoow adaa xaqa og ee nabadbaadi🤲 meelkastoo aan kalajookno aduunka dacaladiisa hadaan nahay umada soomaaliyeet 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌷❤️🌷
Masha alah gabadhahena somaliyed sharf iyo raganimadoda raga way kahoreyan 💋🇸🇴💌💝💘❤👄 alah halibano
Maasha allaah Gabadha yartaa allaha xifdiyo. Hooyadeedna khayr allaha siiyo gabadheeda sharafta leh dhibaato ayeey kala cararaysay dambi malaha.
(Biyo intay ku soo gaarin baa la iska muusaa). Hooyo macaan jannatul firdowsa allaha geeyo.
Maasha alaah waa Madaarka Toronto waa gabar geesiyad ah ilaahay ha xifdiyo 💜😘❤️🥰
Masha waa Canada waa gabar fariid ah oo walalkeed badbaadisay nimanka cunsuriga ahجزاك الله خيرا حبيببتي
Mashallah
Haa ubarnadunllahy
Gawarda
Allah ha noo xifdiyo caruurta iyo dhalinta soomaaliyeed meel ay joogaanba gabadhaas allah ha xifdiyo waa geesiyed sharci wax ku badbaadisey allah ha dhowro aamiin walaal hada ka hor ayaa waxaa isdiley dhalinyaro somali ah iyo dhalinyaro wadanka aan joogo waxaa dhacdey cadaankii wixii soomali ah in ay dilaan gabdho aan dhaley ayey bas ku dilaan damceen niman soomaali ah saaran mid ka celsho ma jirin waa daawnayeen madowkale ayaa allah u bixiyey oo ka celshey marka soomaaliyeed ee qurbaha joogo lagama yaabo in uu kuu hiiliyo
Walaalayaal.gabaadhaa.soomaaliyeed.soomaaliyeedy.halasiiyo.bilad.geesi.iyo.abaalmarinba❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wiil haduu Ahaan lahaa wuu Ag mari lahaa Runtii sawabtoo Ah gawar waa hooyo meel wey ku xanunsataa qof Akteda ladhiwatenay Allah hanoo xafido gabdhaheena
M.a runti dumarka.badinkooga weey iska qalbi jilic sanyihiin ..ilove somali pple
Asc cabdala masha allah gabadha waageesiyad haa wiilsoomali wuu badbadinlahaa
Mansha Allah baxar ayu gali laha hady ayada ahan lahen Waxa jiro dad badan oo sas camal intas oo sanu xabsi ugu jiro dil aaay ayaga gesan gabar gasiyad ah waye oo sharciga fahansan 🥰🥹
Masha Allah walahay Aniga o dhan jiriracyo aya igu jajabtay waxan leyehay gabadh alle haka farxiyo
Horta gabadheena alle haxifidiyo she is so brave young girl xafidaláah. Tankale waxay aniga illatahay nimanka Somaaliyed gabdhaha iyagu haxumeeyeen lkn hadana dhib cidkale markey timaado wey udhimanayaan I believe that
Geesiyad geesiyad dhashay walaahi maasha Allaah salaan sare gaariyad
Wiilka aad buu u yar yahay
Masha allaah gabadha waa geesiyad waafajintana illaah baa iskaleh wiilkana kamatagi leheen haduu illaah waafajiyo hooyadana waxaa laga yaabaa in ay gabadha unexeysay sababta wiilka wuuxinayahaye gabadha badbaadi inay katahay wax maka qaban kartid bay istiri hooyada inay wax duubto madaren saneen taas aa keenikarto inay gabadha celiso
Masha Allah tabaraka Allah waa gabdh wanaagsan Allah garabkeeda galo aduun iyo akhiro
Wallaahi waa geesiyad alle barakeeyo
MashaAllah she has great personality
maxan walalo ku nahay hadan la is caawin brothers 👊
Ilove her geesiyad waaye walaahi waa ilmeeyey 😭waa gabar aan la siisan boqol wiil 👍❤️🥰
Wlhi wa geesiyad qaran masha allah allaha barekeyo wlasheen
Maansha Allah waa arin aad u muhiiim ah qiimaynteedana leh waana wacyigelin miisaankeeda leh
Wuu badaadin lahaa waayo rageena somaliyeed waa ragdhiigle taasan aaminsanahay
Somalie 🇸🇴 gesinimo waa lo dayay ,bacdaal falastin wa somali gesinimadu
Asc Masha. Allah may Allah protect our daughers Amiiiin🤲🤲🤲🤲
Walahi wa geesiyad dhiigle afsomali betkula hadleysa markey ammu ledehay waxba hadhihin alllaba usudirey inaka allah ha ugargaaro iyadana
Mashalah mashalah sis it’s lovely 😊 May Allah guide you 😘😍👑
Manshallah ilahay swt ha xafido varuurteena meel kasta
Ilaahey baa nabada usugnatay surtageliyay inuu gabadha tuso wiilka lacadibay ee xirnaa kuna badbadiyay qaylidi iyo dagaalkey kuqaday poliski dugaga ahaa ee wiilka cunirabay lakiin Somali waxeey kumahmahdaa geeri waa wehel. Ilaahey geesi ilaahey maxiro xaq aloow dirir gabada xaq aleey udigalameysay weyna kuguleysatay alaha xafido aamiin
Thank you abdulahi wad 😍😍👍👍👍✌️✌️✌️✌️👌👌✌️👍mahsan tahay
Manshallah wa gawar mudan bilad sharaf 💯💯💯
Masha Allaah gabar dhiig leh Allow ka indha saab cadwga
Maasha Allaah Ilaahey kheyr ha siiyo gabadhaas
Abdullahi walaal qaali ayaa tahay gabdhaha qiimahooda ayaa taqaanaa
Maashaa allaah
Wexey ku doodeeysaa bani aadmminimo ma aha
Claahi damiirka gabdhaha waligoodba muudhiman waayo 1991 dadka dumarkaa biilinayay markay ragu isbaabi.iyeen
Gabadhaa yar qayr allaha siiyo
Hooyadeed iyadaa kalibaaxsan
Maasha allaah maasha allaah maasha allaah illaahay ha illaaliyo gabadhaa waa soomaaliyad runa
Waa gabar dhiig LeH wana amin sanahay dhalinTa somaliyed damiirkodu wuu nooL yahay