Magaca Xamar wayne xagee ka yimid?? | Old district

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Xamarweyne, waa degmo ku taalla magaalada Muqdisho ee Gobolka Banaadir. Magaca Xamarweyne wuxuu ka yimid Xamarki duqoobay; 1600 ama qarnigii 16-aad xamarweyne waxay aheyd dhul xeebeed banaan oo ay ku nool yihiin dad xoolo dhaqato ah & dad kalluumeysato ah kana soo kala jeeda wadamo kala duwan oo carbeed waa halka ugu qaddiimisan koofurta iyadoo leh taariikh soo jireen ah, oo eyna ka soo taliyeen boqortooyooyin kala duwan rugna u aheyd ganacsigi barigi Afrika qarnigii 16aad illaa iyo kii 19aad. Degmada Xamarweyne waxey dhacdaa xeebta ee Badweynta Hindiya, dhererka xeebteeda waxey gaareysaa 1.2km. Dhanka waqooyi waxaa ka xiga degmada Wardhiigley iyo Boondheere, Dhanka barina waxaa ka xiga degmada Shangaani, koofur waxaa.ka xiga Badweynta Hindiya Galbeedna waxaa ka saaran Xamar Jajab noocyo badan sii kala leh sida Yuumbi, Jeedar, Tartaba iyo kuwo la mid ah. Xamar Weyne waa degmo xusuus badan leh oonan la iloobi karin sababtoo ah waxaa lagu yaqaan quruxda iyo saraha dhaadheer ee ka dhisan ku waasoo dadka eey ka fiirsadaan xeebta. Meela badan oo muhiim ahna weey ku yaalaan sida xarunta gobolka banaadir bacadlihi ugu weyna e dalka kawaanka ugu weyn e kaluunka somalia masaajidka Marwaas, Isnaa Casheri kaasoo ahaa masaajidkii ugu horeeyay ee laga furay dalka. Arbaca Rukun waa masaajid taariikh weyn lah.

Комментарии • 1,5 тыс.

  • @QaysQeyser.
    @QaysQeyser.  2 года назад +1588

    Next Xeebta Liiido ❤️

    • @binahmed8734
      @binahmed8734 2 года назад +14

      Qeesow nagala so dhoqso waad laso raagte muqalada time xoga no dherey bro

    • @zankaboqorre04
      @zankaboqorre04 2 года назад +5

      insH aLIaH Wxan rajaYnayaa iNaan noqdo qofKa mar walba ugu horeeYa muQaalada

    • @Million-yp2td
      @Million-yp2td 2 года назад +1

      Sxp muqalka hotelka martisor channel kaagu waan kaa waaye maqbul mey taahay aad link kiisa share igu soo tiiraxdho

    • @mohamoudabdi5002
      @mohamoudabdi5002 2 года назад +2

      Qeys szb safarkaas ii dar plz waxan ka mid ah asxaabtada kuwa ugu Horeeyo safarka liido ha iga reebin

    • @farxaandayrmohamed
      @farxaandayrmohamed 2 года назад +3

      Mhdnzid wll ee lazoo dhaqso video yada 👍👍

  • @QaysQeyser.
    @QaysQeyser.  2 года назад +1068

    Waxay ahayd maalin qurux badan oo aan ku qaatay xamarwayne iyo dadkii gobta ahaa ee sida ficn nooso dhawayey, ❤️🙏

  • @Abdisomalilander1
    @Abdisomalilander1 2 года назад +129

    8:15 wiilkaas yar ee xeebta kor ka fiirsanaya dareenkisa waxaan ku cabiri karo maleh wlhi 😭❤️ coz nolosha udugee macaane dhulkeena hooyo leeyahay ee aan ka gaajoonay kadhimanay qaxoonti ka noqonay ayuu rajo iftiin leh kaqabaa ilaahay waxaan ka baryaaya inay muqdisho muqeedi marlabaad soo noqdo 🙏😭 Coz Tariikh Ayaa Ku duugan Qadiimiya Moqdisho wlhi

    • @Layla6793
      @Layla6793 2 года назад +1

      Allahuma Ameen

  • @doseofaysha6329
    @doseofaysha6329 2 года назад +297

    My mother and my aunt had told me the memories they had in xamar, while listening keenly to those stories, I could read the emotions, a country they so much loved, they never dreamt to migrate.. From this video I saw history, from the destroyed buildings, the blue beach, the children tht paint a beautiful future of the country and the parents gathering to pray ..I feel the love ..let's pray for our motherland.. once again Qays educating the mass..keep up.

  • @mawledzaam
    @mawledzaam 2 года назад +429

    creativity is why you are so different the youtubers👏

  • @MohamedAbdi-ym2gi
    @MohamedAbdi-ym2gi 2 года назад +86

    If the Civil War couldn't broke out ..I wonder how beautiful country we could've live in ..Eventhough we haven't been present on those days we still feel the beauty from this old buildings😔😔

  • @aliyare3898
    @aliyare3898 2 года назад +365

    Muqdishu sidan inay u qurux badan tahay waligay isman dhihin One love 😍 dhamaan reer muqdisho iyo Somali weynba Somali is one 👆 love from Burco gobolkii ragga 😁 incha Allah waan idin iman Donna yaa xamar weyne igu soo dhawaynaya??

    • @Fatimadaahir
      @Fatimadaahir 2 года назад +7

      Soo dhawoow walal

    • @azmaar1258
      @azmaar1258 2 года назад +4

      So dhawaaw bro

    • @to2557
      @to2557 2 года назад +2

      So dhawaw wll macan ❤️❤️

    • @diiriyetv
      @diiriyetv 2 года назад +6

      Hadaad Xamar jeclaatay orod oo tag oo Burco noo dhaaf.

    • @to2557
      @to2557 2 года назад +10

      @@diiriyetv qadiyad maa halkas ka gashay

  • @harigle
    @harigle 2 года назад +7

    Xamarwayne waxay ahayd xaafad xadaarad iyo dad qurux badanba degan yihin dad qalbi wanaagsan oo jecel nabada ilahay nabada ha noo siyaadiyo , reer xamarwayne love saara, from garowe

  • @mohamedhus872
    @mohamedhus872 2 года назад +42

    Thank you Qays qaystar hargiesa anigoo jooga ayaan xamar Wayne sifican ukala bartay Alla quruxbadana xamar Wayne
    Maasha Allah Mar uun waan iman

  • @abdiaziz3410
    @abdiaziz3410 2 года назад +17

    Muqdisho allah Nabad ban Uga barayayna wa meel Anaanu necbayn e dalku na kala kexeyay Reer banader wan idin jecel nahay

  • @libanabdirahmanabdilahi7276
    @libanabdirahmanabdilahi7276 2 года назад +17

    Reer muqdisho Hargeisa ayaan idin ka soo salaamayaa

  • @iqraabdulahi1113
    @iqraabdulahi1113 2 года назад +48

    Xamar weyne waxaan kuso qaatay nolosheyda oo idil waa dagmo aan kaxiiso dhicin marna.
    1:31 meeshaad tiri Baandheere Waa 'Boondheere'
    1:20 Halka aad tiri nh dhinaca galbeed waxaa kasaaran Xamar jajab waxaa aya nh kasaaran iska galbeed dagmada " Waabari"
    Maalmihii aad Xamar ku qaadatay waxaan rajeynaa in ay Xamar dib kuugu soo celiyaa Insha Allah 🤍💙

  • @axlaamhirsi8430
    @axlaamhirsi8430 2 года назад +117

    Minaa dhinto oo dharar fuulee dharkey la I saarinee halaygu dhaqo dhuubo dhareerkeedee
    What a romantic love song💗❤️😍
    Please Please and please 😟😟my people wiilkaan millions ha la gaarsiiyo my goodness he deserves more than that 🥰
    We support you brother ❤️
    Keep going 🤗 ✅

    • @abdirahmananshax2388
      @abdirahmananshax2388 2 года назад +3

      Wlh subax walba motada ka shita ma hilmamo

    • @CilmiChannel1
      @CilmiChannel1 2 года назад +1

      sure he deserve million subs

    • @banadirchannel8187
      @banadirchannel8187 2 года назад +4

      Miniin dhintoo
      Dhardhaarna fuulo
      Haleygu dhawo
      Dhuubo dhareerkeeda
      Hadase hees ayaa laga dhigay
      This song original cames from Macow Owdiinle

    • @davidjohn1285
      @davidjohn1285 2 года назад

      Waan kugu raacay walaashayeey.
      Kelmadda "My Goodness" waa dambi waxaan jeclaan lahaa in aad inaga dayso walaal macaan waayo innagu 'ILAAHAD' dhedig malihin ee Rabbiga wayn ee Ina leh ayaynnu caabudnaa.
      If you're in another religion I must respect dear.

    • @axlaamhirsi8430
      @axlaamhirsi8430 2 года назад

      @@davidjohn1285
      Oh , kelmadan iri dib ugu laabo bro 🙄

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 года назад +17

    Love you son . So beautiful and memorable . Beautiful song. Thanks Qays. Xafidaka Allah. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸 ❤

  • @ayaaney
    @ayaaney 2 года назад +27

    istaaqfuruloow CIIID maaha weee Rabi tuug ama Alla bari hadba sidaa u taqaan
    Waxey iskugu jirtaa Roob doon iyo dambi dhaaf oo alle la weydiisto❤❤ mahadsanid walal qeys Soo Gudbin-taada my favourite RUclipsr intaa xamar joogto inaa ku arko aa fiicneyd

  • @FivePerDay
    @FivePerDay 2 года назад +91

    Xamar is so authentic.Hopefully we will restore the beautiful architecture 😍

    • @mohedelmi3717
      @mohedelmi3717 2 года назад +6

      We'll restore soon wll If we're not restoring the beauty of our beloved country no one is gonna do that for us. "Dal walba dadkiisaa dhista" this phrase reminds me that the country is waiting for us to rebuild it.

    • @FivePerDay
      @FivePerDay 2 года назад +1

      I agree fully

    • @AZus6pd
      @AZus6pd 2 года назад

      Definitely.

  • @mohamedayan88
    @mohamedayan88 2 года назад +183

    Everything about this video is amazing: the music, the kids, the beach, the old structures, and the endless knowledge of Somali history.
    Thank you, Qays Qeyser, and his team, for such lovely vlogs.

  • @faadumogeesood7937
    @faadumogeesood7937 2 года назад +116

    Mansha Allah habo I grow up that place. I was 10 years old when I left that place. I am crying right now, how beautiful it was and I used to walk by that bank . I use to swim like fish then. Might Allah bless and protect my home country, Somalia and all it’s people. Ameen.

    • @cabdiraxman9118
      @cabdiraxman9118 2 года назад +3

      Dib uguso laabo muwaadin 🇸🇴

    • @abdiwalimahamed8658
      @abdiwalimahamed8658 2 года назад +1

      Really i feel what you are feeling now iam young i don,t seen that place but i emegin

    • @abdillahiosmanomar9612
      @abdillahiosmanomar9612 2 года назад

      Awww

    • @faadumogeesood7937
      @faadumogeesood7937 2 года назад +2

      I went back 2011 but I was not able to see the whole city then Insha Allah I am planning to go this coming summer with my children.

  • @baile.alei.
    @baile.alei. 2 года назад +84

    Mansha Allah The beauty and resources of our land, Dhulkeena Nimcaa Fadhida 🙏🏾♥️ Very beautiful scenes Muqdisho

  • @fatumaabdirahman1126
    @fatumaabdirahman1126 2 года назад +10

    Anigo xamar ku dhashay maalina meel uga bixin meelaha qaaar waligey tagin weligeyna thanks boqorow sidaa Mogadishadena quruxda badan bulshada ula wadaagtay guuleyso 🙏🙏

  • @hamsecabdi93
    @hamsecabdi93 2 года назад +28

    Masha Allah ❤🥰

  • @mustafakmchannel6531
    @mustafakmchannel6531 2 года назад +18

    Waxaan maqli jirey hebel candhuuftiisaa Allah u ma ceeyay adiga qeysow gacantaadaaa Allah kuu barakeeyay adiga

  • @blacklivesmatter7154
    @blacklivesmatter7154 2 года назад +118

    You know how people get excited when their favorites artists drops an album that’s the same feeling I get when Qays Qeyser drop a video 👊👊 thumbs up brother .

  • @gulaids8260
    @gulaids8260 2 года назад +111

    As a Somalilander, you brought out my sweetspot for Xamar Wayne! May Allah SWT, reward them peace and prosperity.

    • @hamsajibrell884
      @hamsajibrell884 2 года назад +9

      Ofcourse wa casimaada for all somalis

    • @abdirisakmohamed5664
      @abdirisakmohamed5664 2 года назад +15

      @@hamsajibrell884 annaga caasimadayada Hargaysaa ladhaha lakin Somali ahaan uun baan u jecelahay muqdisho,
      ilahay nabad ha siiyo❤️

    • @hamsajibrell884
      @hamsajibrell884 2 года назад +9

      @@abdirisakmohamed5664 casimad labaad bad ka shekayn anaga na casimad da somali walba ka wada

    • @alphamale5802
      @alphamale5802 2 года назад +3

      @@hamsajibrell884 Hadii ay Hargeisa tahey caasimada labaad ee Somalia muxuu mar qudha u iman waayey madaxweynaha Somalia ama siyaasi ka socda Somalia mudo 31 sano ah? Jawaabteeda adiga ayaa laga rabaa quruxeey.

    • @hamsajibrell884
      @hamsajibrell884 2 года назад +3

      @@alphamale5802 madaxweynaha hadu iman wayay waxa moday ina somaliland laga bago adeer somaliland 5 qabil ba dagta iska xishood intanad hadlin muse handaraab ma isaga burco so dhafi kara Ama lascanood so dhafi Kara adeer xishood niyo quruxda ka wadid maqaan e Aabo na kala kaxay

  • @khadermo9450
    @khadermo9450 2 года назад +59

    This is absolutely what makes you so unique qays qaysar absolutely this adorable video from Old district we are so proud our homeland Allah bless to all of Somali people

  • @abdiartan6528
    @abdiartan6528 2 года назад +14

    Thanks bro for sharing this awesome video. We have a beautiful land from Hargeisa to Xamar. No tribalism no war. Great to see the little kids playing on the streets.

  • @mustafemurre6983
    @mustafemurre6983 2 года назад +9

    Muqdisho my birth place love u from jigjiga

  • @abdeek_.othman
    @abdeek_.othman 2 года назад +11

    Barakee allow xamar oo balaayada ka dhowr inshallah I wish inan imaado on ku dalxiiso wallah 🥺❤🤲.

  • @hubaaltraining
    @hubaaltraining 2 года назад +139

    Shaqo fiican ayaad haysaa walaal. Waxaad ku dartaa English Sub-tittle si dadka aan soomaali ahayn( Ajnabiga) ula socdaan muuqaallada quruxda badan ee aad dalka ka samayso.

    • @daadirelmi1408
      @daadirelmi1408 2 года назад

      Adi shisheya aya u nacab leysa Anaga neh luqadena iyo wadan kena aya naga bdn 😭🇸🇴🙋‍♂️

    • @hubaaltraining
      @hubaaltraining 2 года назад +3

      @@daadirelmi1408 imaadan fahmin walaal.

    • @hersiofficial7340
      @hersiofficial7340 2 года назад +2

      @@daadirelmi1408 WTF. Ka fiirso waxad ku hadleso shisheeya ayaga ku qiri kara ina tahay qof wngsn ama qof xun
      Somali waxey ku mahmahda dariskaga wa ilaalahaga

    • @heartlessG640
      @heartlessG640 2 года назад +1

      @@daadirelmi1408 bror walaalken wax fiicaan buu samayey subtittle haddii loo sameeyo video dad badan ayaa daawanaya oo kalla duwan lkin bal kawrn commentiga eeg soomalideeni caadiga aheyd ayaan afsoomali ku hadleyna""

  • @nafisaaragsan5927
    @nafisaaragsan5927 2 года назад +51

    My husband has already transferred me to this place of love learing before I got married
    When I come to this country I did not know how beautifull my motherland
    I Love you somalia and her pepole🇸🇴💙❤️

  • @ashahenna9390
    @ashahenna9390 2 года назад +12

    Thank you Qeys Aad ayaan kuu taageeraa Magaladayda Ayaan Joognaa waa meshaan Kusoo Koray Aadna waan ugu xiisay waan kaga mahad celinayaa Muqaalka In ka badana waan kaa sugeynaa in'sha'Allaah Xamarweyne Magaladeyda Aan Jeclahay Mesheey Hooyadeey walalheyga Jecelyaasheyda Aay Ii Joogaan Allaah Ha ii dhaafo Ha idin Xifdiyo Magalada hano xifdiyo yaarabi Amiin ❤️🥰

  • @husulasalam6647
    @husulasalam6647 2 года назад +3

    Sxb qiiro ba i galisay wlhi wadankayga jecel badan u si qadaay ilahayo nabad noga dhiig inta ila aragatay macanka wadankena like isara

  • @ibroismael5193
    @ibroismael5193 2 года назад +39

    2:36 Cutest child aan arko 2022 Mashallah 🥰
    Allow Xamar Barakee🇸🇴

  • @Ak-Awal76
    @Ak-Awal76 2 года назад +11

    This guy is provisional and he does very appreciated work for Somali people. Thank you

  • @libanabdirahmanabdilahi7276
    @libanabdirahmanabdilahi7276 2 года назад +21

    Reer miqdisho siyaasad waligeen isku fahmi mayno Lkn isku af isku dhaqan isku diin ayaan nahay lkn kala maamul ayaan nahay iyo kala lahjad From Hargeisa

  • @MBOsman
    @MBOsman 2 года назад +6

    Legend, that's what I call a Somali patriot. I love my people and my country ❤️❤️❤️❤️❤️ 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Go ahead Qays you are Legend bro. Best somali RUclipsr.

  • @cabdikariinismaciil2100
    @cabdikariinismaciil2100 2 года назад +32

    Muqdisho Love you from hargaysa ❣

  • @deeqaalli8436
    @deeqaalli8436 2 года назад +29

    In an kula kulmo an rabaa maqcul mathy wllkey wan rajeyna in ad aragto qoralkeyga insha allah ❤

  • @samaaraabdullahi2811
    @samaaraabdullahi2811 2 года назад +4

    Rer xamar weyne waa dad gob ah wadankey u duceenayan inu hagaago dhibna ma jecla wa dad nbd jecel 🇸🇴❤️😍

  • @nurtaomar6698
    @nurtaomar6698 2 года назад +29

    Asc waxaa thy taariiqdii soomaaliya oo socota maasha alaah ilaahey ha ku xifdiyo adiga iyo inta kula dhaqeeya mahadsanid keep goin anaa ka mid ah waayo waayo iyo heesta aad saarateyba keep goin 👍🏾

  • @munafaisal6775
    @munafaisal6775 2 года назад +42

    burburki aad iyo aad uu dalka saameyay. 😢😭Subxanallah Ilahay dadkeena qulubtooda ha mideeyo hana tusiyo nabada iyo xasilonida inay tahay waxyabaha umadi ku dhisanto kuna hormarto. Qeys qeysar walalkeen thanks for highlights 👍🏾

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 2 года назад +5

    Heestii noloshii aan kusoo koray iyo daarihii xasuus ayaan galay aduunka oo nabad anoo dadkeygii ku dhaxjiro thankx qaysar am not going to cry i lose everything lkn wax ii qornaa weeyaan waayaha aduun ayaa keenay

  • @abdirisakmahdi1671
    @abdirisakmahdi1671 2 года назад +21

    Dalkayna iyo dadkayna Allah mideeyo 🤲🏻 oo dal iyo dad hormar ah Allah ka dhigo waqti dhow……🤲🏻🤲🏻🤲🏻 sida aniga uga faidaysto

  • @ademzh
    @ademzh 2 года назад +5

    I love how you show all of Somalia from all corners. May Allah protect all of Somalia and it’s people from evil.

  • @libanabdirahmanabdilahi7276
    @libanabdirahmanabdilahi7276 2 года назад +9

    Reer Hargeisa Like saara

  • @sahalmahamud2704
    @sahalmahamud2704 2 года назад +7

    Mahadsanid Qays Qeyser, runta dalka waxan ka maqanahy mudo ku dhaw 12sano. Waan u xiisay ♥️♥️😍🙏🏾 dalkeygii. Ilaahey haka dhigo nabad iyo naruuro. Mashll sanadkan 2022 ayaa u soo socdaa isoo duceeya.

  • @fartamoh6fartamoh660
    @fartamoh6fartamoh660 2 года назад +11

    Thank you Qeys my dagmo waan uxiisay waad ku mahadsantahay sida quruxda badan eed inugu soo gudbisay dagmadena 🥺❤️❤️

  • @thelionblack3088
    @thelionblack3088 2 года назад +9

    ABDIRAHMAAN qeys qeyser marka hore best youtuber somali all of them marka labad walhi runtii wax badan baan kaaf'idnay hadii ay noqoto dhaqan iyo dhul ba wan tageersanhy zxp incha allh few weeks 200k zxp leged 🐐👍❤

  • @abdullahiabdi8464
    @abdullahiabdi8464 2 года назад +28

    Somalia waxey ledahay xebo qurux badan, Mountains rivers, deserts and a medium temp i love you somalia🇸🇴❤greetings fom garissa🇰🇪👋

    • @moderndays906
      @moderndays906 2 года назад

      Mambo ya somalia wchia wenyewe

    • @ikramabdihussein4460
      @ikramabdihussein4460 2 года назад +1

      @@moderndays906 wwe acha upuzi mind your business somalia is also our countryy💔🤢🤢

    • @ikramchelsea8534
      @ikramchelsea8534 2 года назад

      @@ikramabdihussein4460 nilifikiria yinyi ni wakenya

    • @abdullahiabdi8464
      @abdullahiabdi8464 2 года назад +2

      @@ikramchelsea8534 we are not kenyan bruh we are somalis we the poeple of north estern go to somalia to become an army and our country is🇸🇴❤

    • @abdullahiabdi8464
      @abdullahiabdi8464 2 года назад

      @@ikramabdihussein4460 abayo nfd is a somalia region and do more research about somlia you are not atentan you are a somli🇸🇴✅❌🇰🇪

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 2 года назад +2

    Ninkan gaadhsiya 1M Waa RUclipsr wadankisa jecel

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 2 года назад +23

    Amazing Xamar Weyne

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 2 года назад +2

    Reer somaliland waxaan udiidayno inay naga go’aan wiilkaan oo kalaa kadhashay Alle haku barakeeyo wll thank u for your sharing us ajax alle haunariisto ayaan sooxasuustay

    • @hasanabdiqani5039
      @hasanabdiqani5039 Год назад

      Hadan go no wllatinimada ka tagayno wl waayo dhiig somali waan ka midaysanahy dadkaygii anagana qadaariya go aankayaga

  • @yahyeguled2242
    @yahyeguled2242 2 года назад +79

    Top 5 places to Visit Inside Mogadishu
    1)SUMMER COFFEE SHOP ☕️
    LOCATION KM5 HAYAT MARKET
    2)DAARUSALAAM CITY
    3)JAZEERA BEACH 🏝
    LOCATION 10km away south of Mogadishu
    4)TAALADA DHAGAX TUUR
    LOCATION MASJIDKA ISBAHEYSIGA
    5) MOGADISHU STADIUM 🏟

    • @ahmedhassanfarah6726
      @ahmedhassanfarah6726 2 года назад +1

      Intan maha sxp aad iyo aad ayee uga badan yihiin meelaha loo dalxiisi karo

    • @hamzemohamed3650
      @hamzemohamed3650 2 года назад

      War awoowe coffe iyo garomadan loo dalxiska tagaya mxy ahayen waxyabo taarikhi ah miyaa 😂

  • @filsanasad9105
    @filsanasad9105 2 года назад +1

    Masha allah degmada ku so kuray x weyne muqaal qurux badan inta waxa sii dheer qeys qeysar waa qof fiican oo ixtiraam badan wana ku faraxsanhay malintas inan kula kulmo alle rajoyinkaga oo dhan haku rumeeyo daqiqad kaliya lago oganya inad qof fiican tahay

  • @mohamedabas4477
    @mohamedabas4477 2 года назад +13

    My district Xamar weyne muuqaalkaa hala gaarsiiyo dadkii hore ee reer xamar weyne qurbaha iyo daafaha dunida ku kala maqan 🏢🏝

  • @abdifatahnur6155
    @abdifatahnur6155 2 года назад +18

    I just didnt want the video to end,Thanks for doing this good work,May Allah bless you, our people and our homeland.keep the good work bro

  • @fahad_cigaal
    @fahad_cigaal 2 года назад +3

    M.Allh caasimada umada somaliyeed I.A markaan wadan kusoo laabto wxn rajaynayaa inaan muqdisho ugu hor imaado waliba wakhti fiican ku qaato from puntland 🇸🇴

  • @zuhaibilkacase6695
    @zuhaibilkacase6695 2 года назад +6

    This video is very useful for all Somali society because Somali people are very ancient and desirable people of their country.
    Allah bless you my cousin qays qayser.

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 2 года назад +3

    Waad ku mahadsan tihiin video xamar taariikh qadiimey leedahey lakiin niman Somali ku abtirasadaa 100 sano dib u celiyey, Xukun jaceyl iyo xatooyo zoöloog dad weyne

  • @SofiaHanson
    @SofiaHanson 2 года назад +1

    Absolutely 💯 beautiful 😍 I love the reer xamar songs I miss Mogadishu ❤ Somali

  • @mohedelmi3717
    @mohedelmi3717 2 года назад +43

    Xamar weyne was one of the most beautiful districts in mogadishu before the civil war erupted in somalia

  • @xuseendaahir2304
    @xuseendaahir2304 2 года назад +2

    Waaaw masha allah sxb jaziiradaha noo soo duub adoo mahadsan

  • @qatharowkeyow7905
    @qatharowkeyow7905 2 года назад +4

    Walalkey qays waxatahay qofka kalii oo muqaala quruxbadan nosoduuba, one love walalkey mcn (best youtuber ❤️)

  • @ubaxyuusuf8883
    @ubaxyuusuf8883 2 года назад +1

    Waad mahadsantahay Habo xasuus , ilinta waan iska joojin la ahay🙏❤️😭, maashaa allah ilaahey ha idin xifdiyo, inaad Na soo gaartaan waan ku faraxsanahay.wadaniyaal baa tihiin.

  • @faysalmohamed2467
    @faysalmohamed2467 2 года назад +2

    Sxb wadanka ayaad so fiican inoo bartay🇸🇴♥️❤️annaga qurbahaas ayaan ku kornay🇸🇴♥️❤️alle ha u naxariisto waalidkaaga

  • @faysalmohamed2467
    @faysalmohamed2467 2 года назад +1

    حبيتنا الوطن ⁦🇸🇴⁩⁦❤️⁩⁦♥️⁩⁦♥️⁩⁦❤️⁩⁦🇸🇴⁩⁦🇸🇴⁩ حبيبي.... الله يرحم والديك

  • @qaaliali4741
    @qaaliali4741 2 года назад +24

    Masha alh ani rer wartanada ahay wlhi meelaha qayr xamarwayne wali ma tagin anigo xamar ku dhashtay muqaal qurux badan waaye wll mahadsanid 💙🇸🇴🥰

    • @duranabdi4105
      @duranabdi4105 2 года назад

      Dear wali geelaq kuma so dabaalan hhh . Alla maxa inta dalcada 15 may ka dhex baxay xamar weyne dhex maray.

  • @maskaatimaskaati151
    @maskaatimaskaati151 2 года назад +1

    Qays qays
    Maasha allah
    Goormee tegi doontaa magaalo xeebeedka baraawe

  • @sahramohamudali8089
    @sahramohamudali8089 2 года назад +4

    Masha alh ilahey Kuma tuso wax kudhiba waxa tahay qofka an ka bartay wadanka tariqahisa thanks bro hadan iman lahay somaliya mantay Waxan jaclan lahay inan ku arko but ilahey ha ku xifdiyo bro

  • @mohamedcapdifitaax5072
    @mohamedcapdifitaax5072 2 года назад +2

    Waxaan wax padan ku hamin jire ina mar un imaato muqdisho mnata alxamdullilah welcome qeys qeysar🇸🇴🔥

  • @namiin3034
    @namiin3034 2 года назад +60

    So nice to see something different and unique from Xamar, it's such a beautiful city and the people of xamarweyne seem so cool and laid back.

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 2 года назад +2

    Masha allah meshii magalada ugu qadiimsameyd ka bilowdeen ina adeer degmada xanmarwayne ila sarta somalia ugu cansan e xebta curubo❤ qeybo kalo badan idin ka sugayna magaladu wa balaaran tahay wana kala lahjad wana kala dhaqan thanks xamarrteydi❤❤ wan ku farxay

  • @rasta023
    @rasta023 2 года назад +16

    Reee xamar wayne hadaad tahay is muuuji 🇸🇴😍😋

  • @somaliland3547
    @somaliland3547 2 года назад +1

    Runtii waan jecelahay muqdisho, ilaahow nabad yeel, ilmaha yar ee dhamaadka waan jeclaystay sida uu ugu dalxiisayo xaafadiisi, qays fadlan marka uu weynaado vediogan tus
    Go forward wll, you have an amazing talent

  • @master_som
    @master_som 2 года назад +39

    Masha Allah sxb ❤❤❤👍👍👍

  • @ayanabdi9729
    @ayanabdi9729 2 года назад +13

    Wlhi waxad uqalantaa 1million subscribers because in reality u are showing all the world people that our land has everything u are looking for out of ur land somalia and u are advising the people that ur country is u who can made it beautiful not running from it infact am ur fan of one in heart qey qaysar greeting u from kenya (garissa)kutagerra wll keep going brother inshallah if am alive i wanna see u ❤💯

  • @skirpnine5028
    @skirpnine5028 2 года назад +35

    Every since you joined youtube you were amazing ,keep on rocking buddy , saxib cabdishakur maxed cabdi shekhawi oo kuso salamya ❣

    • @QaysQeyser.
      @QaysQeyser.  2 года назад +29

      Ciyaartoygii waynaa ee sheekhaawi anoo yarban ku taageeri jiray saxib peace ✌️

    • @cumarsalaad4989
      @cumarsalaad4989 2 года назад +1

      Qaysow sxb studium muqdishu io daarusaam , waa iga codsi🙌🙌🙌🙌

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 2 года назад +2

    Masha alah xamar cadeey 1990 ayaa igu danbaysay qaxii mahadsanid qas yare
    Hargaysan kaa soo salamaya
    Ilahay ha ku xafido

  • @adammaxwell3956
    @adammaxwell3956 2 года назад +4

    One love to all Somalian let's unite and be one thank you for sharing with us beautiful Xamar cadeey MaanshAllah ❤️

  • @YazzerVlogs
    @YazzerVlogs 2 года назад +1

    Qaysqayser Ninka kaliyata Ee Vlogyadiisa uga hadhey .....🙏🏼🙏🏼 big respect

  • @gamastube2729
    @gamastube2729 2 года назад +7

    He’s getting better and better each day 💯

  • @noordinmire8678
    @noordinmire8678 Год назад +1

    Soon am coming this beautiful place 😍 where my soul is

  • @abdulmohammed7039
    @abdulmohammed7039 2 года назад +2

    I can't stop crying I don't know y😢 😭 💔 😪
    I have never visited Mogadishu but I'm dreaming inshaAllah

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 2 года назад +1

    #Love the background song.🥰💥
    #Magalo Qurxoon Xamar.🥰💥
    #Xerto muqdisho oo quraan ku luuqaynaya masha allaah.🥰💥

  • @degokoshin7067
    @degokoshin7067 2 года назад +4

    Masha Allah muqaal aad u qurux badan ilahay haa barakeyo dhulka iyo dadka❤️

  • @aliismail1539
    @aliismail1539 2 года назад +2

    Nabadu waa Shay aad u qurux badan. Maansha Allah bro qays yare keep moving forward 🙏

  • @kowsarabdi2708
    @kowsarabdi2708 2 года назад +9

    Masha allaah dalkeena meshii laga tagaba waxaa jogo dad qalbi fican is jecel iyo waliba dhul qurux badan allow inta dhiman nah do dhamestir🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😔

    • @Irrisolticrimini
      @Irrisolticrimini 2 года назад +1

      Haha qoralka dib u sax wll Sdn arko wxd uga jeda quruh badane lki. Qurun ad qortay

    • @iki2743
      @iki2743 2 года назад +1

      @@Irrisolticrimini 😂😂😂haa

    • @Irrisolticrimini
      @Irrisolticrimini 2 года назад +1

      @@iki2743 zhakie junior 😃😃

    • @kowsarabdi2708
      @kowsarabdi2708 2 года назад

      @@Irrisolticrimini thanks abwe hada lee arkay 😂😂

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 2 года назад +1

    LOVE from Jigjiga..hee huuno .Somali unite

  • @mostafamohamud5593
    @mostafamohamud5593 2 года назад +3

    Mansha allaah aad ayaY u qurux badantay xamar weyne insha allaah hadaan wad idilin maalin baan soo booqN doonaa

  • @to2557
    @to2557 2 года назад +2

    wanku faraxsanahy ina muqdisho imaado
    .
    .
    Legend Qeys qeyser ❤️❤️🔥🔥

  • @jamaalaciise7144
    @jamaalaciise7144 2 года назад +5

    Allow Somali weyn barakee oo xureey

  • @goohiye3916
    @goohiye3916 2 года назад +1

    Waxaan u jeedaa abwaankeena marna macalinkeena maki xaaji banaadir ala caafimad dheer iyo cibaado suuban ha siiye🖤

  • @abdiraxmanguled2497
    @abdiraxmanguled2497 2 года назад +3

    Amizing video i liKe it❤🔥💯
    Xamar weyne🇸🇴

  • @edelabdillahimohamed3787
    @edelabdillahimohamed3787 2 года назад +1

    Waaaa dagmo qadiimi ah lkn qurux ayaaa ku dugan mashaa allah

  • @amiinloxos381
    @amiinloxos381 2 года назад +3

    Muuqaalki ugu quruxda badnaa een xamar ka arko weeyan 🥰🔥

  • @abdiazizmohamed6961
    @abdiazizmohamed6961 2 года назад +1

    Markasta waxanan ogayn ayaan video yadada kubartaa
    waana sida loobahanyahay inay noqoto!
    Horay usoco qeys 👏🏻

  • @libanabdirahmanabdilahi7276
    @libanabdirahmanabdilahi7276 2 года назад +4

    Muqdisho waligay ma arkin lkn waan jecelahay in aan imaado From Hargeisa

  • @ebyanmohamed4442
    @ebyanmohamed4442 2 года назад +2

    I am speechless I just wanna say thank you and I am proud of you🤴🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @amalhawadle2502
    @amalhawadle2502 2 года назад +4

    Thank you for showing what the media don’t show keep going…. literally are one of my Favorite RUclipsr!!!

  • @cabdirashidcawilcabdulahi208
    @cabdirashidcawilcabdulahi208 2 года назад +1

    Waw mogdishu ma timid 💥👍👍
    Nin wayn oo wax wayn ku so kordhiyay youtubleyda somlida
    I like all ur vedioes sxb hore u soco