DEG DEG: XOGTA Abaabul Dagaal oo ka socda Muqdisho, Itoobiya oo halis ku jirta & Qorshaha SLand ee

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 57

  • @zakariamohed6385
    @zakariamohed6385 5 дней назад

    Somalinad wa dolawad maxada banaan guuuuuuuul somalinad❤❤

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 9 дней назад +2

    Cadawga SLND ALLOOW jebi cadawga SLND ALLOOW guuuuul SLND ALLOOW guuuuul SLND aamiin yaarabbii aamiin yaarabbii 😂😂😂

  • @MaxmedGoosaar
    @MaxmedGoosaar 9 дней назад +1

    Ok

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 9 дней назад +3

    Subxaanallaah Subxaanallaah 🇸🇴🙏

  • @jaamacnuur3835
    @jaamacnuur3835 9 дней назад +1

    Waxa somalia layidhaahaa majirto wayfashilatay aduunkana wax sumcada kumale,somaliland waadawlad aduunku urkeen walad waxlala wabsankaro.1960 ayay somaliland dhalatay,

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 9 дней назад +2

    Ha lagu kala tago muqdisho 😂

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 9 дней назад +1

    Itoobiya allah usii badiyo dagaak qarax folkano allah idiinku imtixaamo

  • @HassanaliBule
    @HassanaliBule 9 дней назад

    Car xasan ha eedeeyo waayo laaluush ayuu ku qabaa

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 9 дней назад

    Subxanalahi,waxan Badbado qaran,,ahayn,,,mahayan miya?mucrad. ,,dalkaduminayo,,wainshaqo,,lagaqabta, qarandumiska

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 9 дней назад

    Madaxweyne xasan shiikh wax badan ayaa u dhiman madaxweyna wadamada aad jeceshahay
    Imaaradka
    Xabishada
    Iyo Kenya
    Falan wax badan yaa kuu dhiman

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 9 дней назад

    Somalia Halkee la yidhaa ,? ma putland ,ma juba land,ma wardhiiglay land ?
    Somaliland waxay sidataa shahaadada PHD, halka aydaan wali dugsi hoose bilaabin,
    waqti badan baa ku lumiseen in somaliland ka daba quuq laysaan halkaa danihiina ku mashquuli lahaydeen ,Qacliga fayow somaliland markii hore ayagaa oo aan cid khasbaysaa jirin la midoobay somalia maanta Heerka ay joogto iyo halka ugu yeedhaysaan waa halkee,xasad iyo Been waa soo oodantay

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 9 дней назад +1

    Putland miyaa ciidamo hassan u diraya shabab ayeey u dirayan dheh ciidankii somalia intii ka hartay shalay ba lagu dhameeyay deg.masagawaay hubkiina wala qaatay lkn hadad sheegtaan kooxda Damuljadiid aya idin xiri Putland hayska jirto shababka hassan sheekh

  • @moh-l5e8c
    @moh-l5e8c 9 дней назад

    Waxaa la yidhi lacag gooni ah ayay siisaa imaaraat ninka xamar kaliya xukuma

  • @FaraxMacalincali
    @FaraxMacalincali 9 дней назад

    ❤❤❤❤❤

  • @MusharafKapila
    @MusharafKapila 9 дней назад +1

    Muqdisho ayeydaan maamulin 😅😅😅😅

  • @AbdikarinAhmed-u2m
    @AbdikarinAhmed-u2m 9 дней назад

    Wey kufiicantahey Xasan shiikh ileyn siyaasad malahen

  • @AbdikarinAhmed-u2m
    @AbdikarinAhmed-u2m 9 дней назад

    Indhacade waa mooryaan qabyaalad dishey

  • @CalicabdiAmiin
    @CalicabdiAmiin 9 дней назад

    ❤😂❤❤❤

  • @MohamedIbrahim-mu5nx
    @MohamedIbrahim-mu5nx 9 дней назад

    Villa somaliya xanuun baa ku dhacay munaafaqadaysan allah ha idiin siyaadiyo waxa aad ka heshaanba

  • @dhuux143cilmi7
    @dhuux143cilmi7 9 дней назад

    Ciidanka butland lo dirayo may axmed madobe ku qabtan

  • @IbraahinMuuse-g7h
    @IbraahinMuuse-g7h 9 дней назад

    Muqdisho iyadaa maamulgobeed ah

  • @mahadmoustapha9330
    @mahadmoustapha9330 9 дней назад

    Anshaa laaaaaaaaa

  • @seidmustafe6320
    @seidmustafe6320 9 дней назад

    Xasan shiiq maxamud wa madaxweyne beeleed oo la
    Mid ah md cirro iyo md deni
    Iyo md ahmed madoobe weliba undhaqma qabqablanimo
    Iyo mooryaannimo
    Qabaa qabyaladeystee
    Dhuuni rac ah md xasan
    Shiikh ma aha mdweyne
    Dal ka somaaliya oo
    Wuxuu dhib iyo dhac ku
    Hayaa beeshaa u xukumo
    Una dhashay. Al shabaab

  • @_faatax
    @_faatax 9 дней назад

    Somaliland miyaad maamul ku sheegaysaa neefow afkaagu ha barto jamhuuriyada Somaliland

  • @Deqa-xc8bb
    @Deqa-xc8bb 9 дней назад +1

    Viva Putlaand

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 9 дней назад +1

    Xssa. Shek wa in moshin laga kena imaradka hadi u xiriirka ugon wayo

  • @xaqiiqadachannel5608
    @xaqiiqadachannel5608 9 дней назад

    Xassan xitaa dan soomaaliyeed uma baxo ee ninki rabo hala kulmo cidi iw rabo lugta ayaa furan

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 9 дней назад +1

    Xasan sh baa laga reebi waayay ee bal hada ha ogaado in imaaraad ku
    Yihiin cadawga soomaaliya

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 9 дней назад

    Filla soomaaliya ha ugefin waxaas kama carootee

  • @CwaasicXasan
    @CwaasicXasan 9 дней назад

    Alah ku dira

  • @HawaA-w9g
    @HawaA-w9g 9 дней назад

    Emaratka waa gumaysi dadban dhibaato Ku ah dalalka islaamka kuwa jilicsan shaqaalena u ah yuhuuda .
    Ka digtoonaada dhagarta emaratka.

  • @IlkaCase-v2f
    @IlkaCase-v2f 9 дней назад

    Somaliya xagee kutaa xamar xasan neef ska qabta nacasnimaa haysae kkkkkk

  • @Deqa-xc8bb
    @Deqa-xc8bb 9 дней назад

    Madwenaha Deni ha iska diido ciidanka hasan munaafaq u diraayo
    Waxaan waa ciyigii waagu ka baryey
    It is too late

  • @axmedcabdinuur3078
    @axmedcabdinuur3078 9 дней назад

    Hadalka Aad ku Hadleysid iska Firi Hadi Kale Cinwankan ayad weyne Hadalkane wan ku dhameyey 😅😅

  • @Suheila22
    @Suheila22 9 дней назад

    Tii horaba dab loo waa Adeer Indha Cade waa lagu yaqaan boolo xoofteenta beenta ah.

  • @IsmailAhmed-f2l
    @IsmailAhmed-f2l 9 дней назад +2

    Puntlan ciidanka xamar Looga Diraa waa kii Lagu qabanayay hhhhhhhjj Guul

  • @aliyusuf2005
    @aliyusuf2005 9 дней назад

    Faqash walee inaa tihiin cadawga somaliland

  • @mohamoudhossein7691
    @mohamoudhossein7691 9 дней назад

    War ninyahowvmiyaadan ilaah lahey beenta maxaa kugu wata PL iyaa ciidan dad u dirta ee looma soo diro iyada

  • @maxamedmursal-e5p
    @maxamedmursal-e5p 9 дней назад +2

    Xaasidnimada soomaaliya meelgaadhmayso

  • @cabdilahcali4259
    @cabdilahcali4259 9 дней назад

    Balay isku xaarato filo waxajogaba😂😂 somaliya kkkkkkkkkkk

  • @GadhkaXaaji-bz2cy
    @GadhkaXaaji-bz2cy 9 дней назад

    MW.daarooda.haduujoogilahaa.rmaaraadka.xiriika.ayaaloojarilahaa..xasan.tuug.siyaasadiisa.waa.caloosha

  • @SurprisedDalmatian-es3xo
    @SurprisedDalmatian-es3xo 9 дней назад +4

    Waan sugì la nahay in aan aragno Ethiopia oo burbutay

  • @OsmanAbdi-s2y
    @OsmanAbdi-s2y 6 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂kkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkk

  • @abdullahiAden-y1u
    @abdullahiAden-y1u 6 дней назад

    Su-aasha saxda-ah waa yaa Kalaqeybinaya Somaaliya ..? Ma xasan Shiikh mise imaaraadka..?
    Bisiq Sarmaan

  • @MusharafKapila
    @MusharafKapila 9 дней назад

    Xasan sheekhna waxa soo dhaweyey ciidanka bada Ethiopia 😂😂😂😂

  • @aliyusuf2005
    @aliyusuf2005 9 дней назад

    Baroorta koonfur faqashey

  • @Nihal-z3q
    @Nihal-z3q 9 дней назад

    😂😂😂

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 9 дней назад

    Dal ba,ay dheh

  • @asmamahed5176
    @asmamahed5176 9 дней назад

    Jubaland iyo punland waa maamul goboleedyo hoos taga somalia lkn somaliland waa xukuumad laga hor aqoonsaday koonfur oo 1960 la midowday bila shuruud bila shuruudina wata keenaysa in koonfur si idho beela u dhahdo somaliland waa mamul iyadoo xukumi kari la km 4 yaab

    • @Qaali12
      @Qaali12 9 дней назад

      Lkn waxa loo shegay in’ay sugto konfur, maxa yelay waqoyi keligi dowlad goni’ah ma noqon karto. Dib ugu labo 1960kii

    • @granTipo-r2x
      @granTipo-r2x 9 дней назад

      Aamus orom😮

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 9 дней назад

    Ur news 89% a naked lay news u received news from public roamers news 😂😢😮😅