Anigu Waan Ka xumaan lahaa sababta Waxeey tahay nin I xumeeyay saaxibadeeyda Runta ah waa ineey ogaataa ninka Caadi uma kala harin ee si xun buu Ii galay!
Qurux muuke haa lkn sxbta iyada goanka le qofkana waa qof iyadaba ay sxbo yihiin inkasto ay fiicnan lahed iney sxbted qalbigeda dhawarto madama ay xamilo tahay ninkana xumeyey hada ogow qadarka aa meesha ku jiro ajashada taala oo adigu isma xukumtid ee alle ayaa xukunku u sugnaadey adigana waa sabab tadi marka si kasto aad ii jeceshahay waxaba ma sameen kartid laga yaabe iyaduba iney qalbiga ka gubaneyso ay lahed maxaad sxbta sida ugu sameysey allahu yaclam 🙏🏽🌺
Hodaney wll qali anu wanka xumanlaha saxibaday inay ninki ii xumeyay xirir layelato because every time oo wajigisa ama codkisa maqlo wan kaxuman laha soo way khaldanayd gabarta qisadu kusocoto in my opinion love you sister jir oo joog ❤️❤️🥰
gabadha waxa Hayey wuxuu ahaa Maseyr indho la. Talo. Hodon waxaad isku daydaa inaad qisooyinka dhaadheer ee labada qaybood ah aad hal mar wada diyaarsatid si aad isla markiiba u Share garaysid qaybta labaad ee Qisada. Hore u soco.
Aad ayaan uguxumaan laaha laakin waan kawada deeralaha. Hadi aan awoodane wadanka waan kabixilaahi then come back when I'm healed come to the country 💃
Kama xumaden sababto ah past wax ah o noloshayda so dhaaftey kuma mashquulayo taas badalkeeda sxbtay aa tusi lahaa hadhaa inay ku dhagantahay profit badan lahayn😂😂😂
Ani nin saxiibtey xumeeyay waan jarilahaa saxiibtey lasafalahaa anigana saxiibtey kama ogoladeen iniy lahadasho nin ixumeeyay lkn dhib uma geysteen ee waan jari lahaa kaliya
Naag walan bay ahayd iyaduba soo saxibteed nin damaciyaay oo ay ku dadisay may shukansan maxay uga xumanaysa ileen saxibtedba dan kama lahayne mida kale waa caadi Hadi ay is wacaan hadi dhahdo ha laa hadlin bari ay soo ceshato markas ma waxay dhahaysa Hada salaan cajiib waa dadka fikarka xuun way jiiran dad saas u fakara hebelyo wan is diriirnaye ha laa hadlin
Aawey Dadkii Xapiipkeena JecLaa Csw Scw 🥰👍
👇👇
Scw
Scw
Scw ❤❤❤
Sallalaahu Calleyhi Wasallam
scw 🤍🌏
Alah gabdhan daacadsanaa
Dadka qaarna wa fiirsanaayaan bas
Like xitaa um quraan ❤❤❤❤❤
Gabadh Dadaal Badan Baad Tahay Keep it Up Sis Qli 🔥🔥
Sidan usugayey ayaa ku dul seexdy telkii mama hodan online keep going 🙏💪
Yes wankaxuman laha wayo hadan kalatagnay xitaa istil culeyski iyo dhibtii u imaesiyaa ihortalaa anigaba lama hadleen qoof saxibtey xumeysay
Anigu Waan Ka xumaan lahaa sababta Waxeey tahay nin I xumeeyay saaxibadeeyda Runta ah waa ineey ogaataa ninka Caadi uma kala harin ee si xun buu Ii galay!
Qurux muuke haa lkn sxbta iyada goanka le qofkana waa qof iyadaba ay sxbo yihiin inkasto ay fiicnan lahed iney sxbted qalbigeda dhawarto madama ay xamilo tahay ninkana xumeyey hada ogow qadarka aa meesha ku jiro ajashada taala oo adigu isma xukumtid ee alle ayaa xukunku u sugnaadey adigana waa sabab tadi marka si kasto aad ii jeceshahay waxaba ma sameen kartid laga yaabe iyaduba iney qalbiga ka gubaneyso ay lahed maxaad sxbta sida ugu sameysey allahu yaclam 🙏🏽🌺
5:30 haa waanka xumaan lahaa waayo saaxibtay qof kii ixumeeyay haday wali ku faraxsantay saaxibtinimo
Nagama dhaxayso
Marka adiga sxbtda nin xrr uso bandhigte oo ey diiday baad La sheekesan lahed😂
Am the one 😅waiting kujiray thankyou hodaney👸
Asc wllo hodan wan ku jecelahaye🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍😍
5:20 wnka xuman lahaaa saxibtinimadu maxay taraysaa hadiba qofki i xumeyay ay yadu ku faraxsan tahay saxibtinimo majirto anigu saxibdey qof xumeyay iska daye qofay isku dhacen ayanba la nacaa
Hodanay Wllo😭adan Ku baqa is ilali mararka qar waxyalaha ka shekaynayso wn ka cabsada
Yes 👍
Hodan Nin Zaxipty sidaa U Galey Zaxiib baa Tirahdaye Aageyga Ma soo Mareen Wasakha Garacaa🥵🥶
Yes wlshy hodan wan sugayay thanks😘
Love this channel hodan online thanks wll qali for everything
Jazakallaha kheir
Ugma xumaaden oo dee mar hore ayaaban is deynyba one love hodan qlih🥰
Yes ana u hore cawa👍👋🙈 ........................balayo ha salanto fol xumo iga teg dheg wanben ka baqdey
Hudon online wll waku salaamay
Maasha Alaah Alaha ku xifdiyo cadowgana Alaha kaa qabto horeyna u soco waad gaari inshaa Alaah
Hodaney wll qali anu wanka xumanlaha saxibaday inay ninki ii xumeyay xirir layelato because every time oo wajigisa ama codkisa maqlo wan kaxuman laha soo way khaldanayd gabarta qisadu kusocoto in my opinion love you sister jir oo joog ❤️❤️🥰
Waan sugayey my sister 🙏🙏hodan online
Mazha allah Hodaniita ❤👋
Wale Ma uga xuman laheyne sxbteyda hor mar wcn ayaan ku rajeyna my sis 👍❤
Waka xuman laha ani mexe best friend kunahay hadi ay ninki I xumeye wali si daba socoto
gabadha waxa Hayey wuxuu ahaa
Maseyr indho la.
Talo.
Hodon waxaad isku daydaa inaad qisooyinka dhaadheer ee labada qaybood ah aad hal mar wada diyaarsatid si aad isla markiiba u
Share garaysid qaybta labaad ee
Qisada.
Hore u soco.
My mom loves your videos when she asked us what she is going to watch I say hodan online
Aniga cawa ugu horeeya
Haa hodaneey sxbdaa ninka ki xumeeyey siday heshiis ula ahaan waa runteed waan ku goyn lahaa sxbday ana
M.a HodaNeyyyyy keep goin hPpti❤🥰👑💋👸🏻
Thanks hodan wan sugayey cwa part2
Gardaro ayey ku dishay lkn wa gaalo naxdin igama heyso wexey ehedba gaalnime ku dhimatay ala kuma naxaristo
Masha allaah walaashay hodan online keep going
mamai sharaf &karama korkada ha ahato🥺❤
Waan sugaaye thank you hodaney
ana ugu horeyo matay 👏👏❤👍
Mahadsanid hadane kolley sxb dumar faido maleh
Allah haka farxiyo shurudaha waxyar iga dhiman plz 🙏iga farxi subescrib 🙏😂❤
Jecliya barnamijydadaH mcntadedaH💋❤😉🥰😘😍🤩🦋
Salamulah hodan omer
Wakaga xuman laha coz she is my bf sidu ixumeye u xumenkara lkn nlsheyda wu ka so dhamde😇
i love you mom hodan
Ani qof sxbty xumeeyay lama hadleen lkn no harm bismilaah
Ani xitaa uguma xuman laheen hadan ugu xumado waxey la tahy inan wali jeclehe oo ka maseerayo sax ma ahoo hodanee
Masha Allah hodan caddey salaan gobeed macanto
Hodaney manta wa malintadi fasaxygo dhan adiga iska leh qali noso badi muqalada walhi kuwan horay ufirsaday xida wan ku naqsada markan wayo muqalo cusub 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💯
Shukran abyo ❤❤❤🩸🩸
Masha allaha keep going walashey mcn
Hodaney allah hanukadeyo xbbt 😘😘😘
Wakuku fanaye
Zare yemecheresha Kiribati wesije ende anchi baleful exist ende tamemsh zare beteraye betam amognal dua argulign
Masha Allah thanks habo
6:5 haa hodaneey wan uga xuman laha waayo”kor naag eed kabo isma dhamo” siduu aniga ii galy ayu iyada bari u gali doona
Ma argtay aniga. Saxibtey aan raaci lahaa
Manshallh wll Hodan guulayso Eebe idankii inshallah
First person 🙈😇🌟
Haa sababtoo Ah waa in ay Ii hiilisa sababtoo Ah anigaa dhibka la qeebsadey markey dhibaneed way caawisay in ay walsheed cml u ixtiramto
Hodon alls hanoo ka xifdiyo qli 🥰🥰
Horay usoco mcnto noso badi waxad tahay qofka kaliya ee aan aad udawado wan kula socona qali dumar wana ka helay qisoyinka aad noso gudbisid jazakalahu khayr wll mcn ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🤴🤴👏👏👈
Kkkkkk afarahadi inaad bartid miya rabta
Hhhh pen padnida RUclips walpa aaad ma udawata zxpy can can dhazha thy😂
Yahuuuda
Hno hodaney wan is kaa jecelhy walhi hno allah ku xafido wllo🤲
Aad ayaan uguxumaan laaha laakin waan kawada deeralaha. Hadi aan awoodane wadanka waan kabixilaahi then come back when I'm healed come to the country 💃
First comment is mee i love you hodanonlineee 😘😘😘😘❤❤❤❤❤❤❤
jiisal waan salamynaa hadaan nahay team danbibaarayaal😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Saa u sugaaye daalay💯😍😍💞💞🥰
Hodone waxan kabartay tolay timaha cidaa 🌹🌹🌹
Masha allaah alle dartiisa ayan ku jaclahay
Yaaso horeeyo 😏mashiixaysiin😍
msh alha hodandee abahe kugu xiran chanalkaga
Wa cajib sheekadan
wan isku sugay lbda qiso ma dwn ki hore hdn isku wada dawn mhdznid wlshey hodan💙❤️
Nasib uma lihi inan ugu horeeyo
Still asagoo nalasheeda kabaxay waan kafogaanlahaa waana ka xumaan lahaa
Aniga hodaney nin sxbtay xumeyay ma la hadleeeen horay usoco like farabadana wn saaaraya
Nin ixumeyay zhpty wa inay jartaa wlhi ani ma ogoli jeezal wy saxantahy
Yes wanka xuman laha hodaney abyo
Oh😔
Asc hodan waan ku salaamay adiga iyo family hhhhh waxan ku soqoslay naga fogow waa side ♥ horu mara fiican ayaan ku rajayanya
Mashallah hadan niyada kugu hayay waxan laha qisadii 2 armay so gaasha adiigo hurda alxm hal sac uk ka horena Mashallah 😂😂😍😍
HoRe usoc0 hodan hami wanaag
Kama xumaden sababto ah past wax ah o noloshayda so dhaaftey kuma mashquulayo taas badalkeeda sxbtay aa tusi lahaa hadhaa inay ku dhagantahay profit badan lahayn😂😂😂
5:59 oguma xumaadeen runahaanti ani nolosheyda kuma jiro mxan oga xumana
Secondary from h school iskumid le waye hodaney se wax uwada
Caawa anaa ugu hormaray maxaan sugayay
Ani nin saxiibtey xumeeyay waan jarilahaa saxiibtey lasafalahaa anigana saxiibtey kama ogoladeen iniy lahadasho nin ixumeeyay lkn dhib uma geysteen ee waan jari lahaa kaliya
Ana ugama xumaadeen because wax rajo ah kama lehi isaga
Asc wll waxa iga cod si ah qiso yink oo halista ah ayn raba🙏 tnx
Hore u soco
Thank you wan sugayay 🥰🥰
Horlaa lo yiri sirnageed lagama sal gaaro islilaalsha hee hodan.like u saara wa free 🥰🥰🥰🥰🥰
Waan ka xuman lahaa waayo waxan udiudaya inuu xumeeyo sidaydiyo kle
samia shaheed qisadeeda rabnaa
First comment 🥰
Hormar wacan
Keep going
waankusalam walasheey horey usoco
Shekadan in eey quen xabsa ku dhacda kabaqa ilen niwananka garobyada aye dawa socotaye😂😂😂
Hhhhh
Jail abadi ah bay u qalantay runtii
Mahadsanid huuno hodaneyy ♥️
Anigu waxan ku xukumi laha xabsi daain
Naag walan bay ahayd iyaduba soo saxibteed nin damaciyaay oo ay ku dadisay may shukansan maxay uga xumanaysa ileen saxibtedba dan kama lahayne mida kale waa caadi Hadi ay is wacaan hadi dhahdo ha laa hadlin bari ay soo ceshato markas ma waxay dhahaysa Hada salaan cajiib waa dadka fikarka xuun way jiiran dad saas u fakara hebelyo wan is diriirnaye ha laa hadlin
Love it 😊😊
Shukrn qurux🖤
Inad 200 meter uga dhigty ahyd😅😅
Haa wan kaxumanlahay wayo ani so iga lay oo kale saxibtey hado uu galo kawaran