Adoo raali ah, dhulka u dhaxeeye Xadramuut iyo Cumasn waxaa la yiraahdaa Ardul Mahra, dadka degana waxaa la yiraahdaa waxay ka farcameen oo ka soo jeedaan reer Caad, welina Mahri-yiintu ilaa hadda luuqad ugaar ah ayey leeyihiin oo aqoonyahanadda taariikhdu yiraahdaan waa luqadii reer Caad, walow ay Carabi ay ku hadlaan Mahri-gu.
Jazakumullaahu khayr
Saxib waxan kuleyahay iska sax Tariq da
ما شاء الله
❤
Adoo raali ah, dhulka u dhaxeeye Xadramuut iyo Cumasn waxaa la yiraahdaa Ardul Mahra, dadka degana waxaa la yiraahdaa waxay ka farcameen oo ka soo jeedaan reer Caad, welina Mahri-yiintu ilaa hadda luuqad ugaar ah ayey leeyihiin oo aqoonyahanadda taariikhdu yiraahdaan waa luqadii reer Caad, walow ay Carabi ay ku hadlaan Mahri-gu.
😊
Taarifa aad shekty sah ma aaha
aadam wuxuu ahaa lixdan dhudhun adiguna waxad tidhi reer caad waxy ahaayeen 400 oo dhudhun bal ka fiirso
Hore usocod wnGsn sxb 😍
Aad Iyo Aad
Wll iska badal Markuu muqalka bilaabanayo codka Qarxaya waa cabsi cabsi
kkkkk iska ilaali firirka qaraxa
@@Abdelazizsaliim kkkkk iska badal wll
Sadax boqoll iska da yee sadax Kun hada wy ka horysy
waa runtaa sxb 3kun oo sano way ka badantahay marka muuqaalkana wuxuu ahaa 4years ago marka boobsiis ku duubi jiray muuqaalada