Hordhac Graphic Design (Kala Soco SAMEWADEACADMEY Si taxane ah)

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 350

  • @mfuaadofficial8614
    @mfuaadofficial8614 3 месяца назад +55

    Maanta oo ay saacadu tahay 19:10 taarikhduna 31/10/2024 waxan toos u bilaabay barasha graphic design.
    Aniga iyo inta doonaysa inay bartaan alle ha inoo fudadydiyo , runtii ma hawl yara inaad noqoto graphic designer.
    Guulaysta dhamaantiin.

  • @nuriye555
    @nuriye555 2 месяца назад +5

    Maasha Allah waa nin dhalinyaro ah oo deeqsi ah oo ardaydiisa u hagar baxay fariid Alle haku bara keeyo macalin

  • @Naagnool-m4b
    @Naagnool-m4b 5 месяцев назад +36

    Cawa oo sacadu tahy 23:30 waxn bilaabayaa xirafada aan aad uxiisaynayo graphic design inshllh waxn rajanyaa inan si wacn uga barto✌🏻

    • @CAMA720
      @CAMA720 5 месяцев назад

      Isku mid ban nahy ane aad ayan uxisenaya hada ayana bilawaya

    • @Naagnool-m4b
      @Naagnool-m4b 5 месяцев назад

      @@CAMA720 alle halkula garab galo wllo Lkn aniga photoshopkii baa isoo dagi la waliba laptop adiga makusoo dagsatey

    • @SundusMoalim-hl4vs
      @SundusMoalim-hl4vs 5 месяцев назад

      Ee sxb pdf ka halkee laga helaa ihu caai​@@CAMA720

    • @nawaalarashiid7189
      @nawaalarashiid7189 4 месяца назад

      Inshalah walal ilahay kala garab galo Ana cawa ayaan bilabaya belze computer la,aan mala barankaraa

    • @Naagnool-m4b
      @Naagnool-m4b 4 месяца назад

      @@nawaalarashiid7189 wllo mobilkaaga adobe photoshop ku qor intaad playstoreka tagtid app store soo dagso halkaa ka baro markaas

  • @asmakhalid9918
    @asmakhalid9918 Год назад +4

    2023/sep/17 ayaan bilaaby inshallah meel sare ayan ka gaadhi dona.
    Thanks Samawade Academy 😊

    • @ahmettxussein
      @ahmettxussein Год назад +1

      Labadeena isku mar bilownay mnsha allah

    • @salebanyusuf1169
      @salebanyusuf1169 Год назад

      Sidoo kale ana 30/sep/2023 ayaan bilaabay waan rajaynayaa 3 bil kadib inaan isbedel dareemo doono insha allah

    • @AliiyaAhmed
      @AliiyaAhmed 7 месяцев назад

      Crouse fcn ma tahy
      Maanta bilabaya

    • @mawadoyuusuf5972
      @mawadoyuusuf5972 6 месяцев назад

      ​@@ahmettxusseinhalkee ka barataa wa aan rabaa inaan barto fdlan isoo jawaab

    • @mawadoyuusuf5972
      @mawadoyuusuf5972 6 месяцев назад

      ​@@AliiyaAhmedhalkee ka bilowdey wll meel lagu barto iisheg

  • @MohamedAbdullahi-rg7pi
    @MohamedAbdullahi-rg7pi Год назад +29

    Caawa ay sacadu tahaay 12:23 oo habeenimo waxaan bilaway course ka adobe photoshop waxana ka baran doonaa schoolka xirfada iyo luuqadaha ee samawade academy i.a inaa dhameeyo oo ay shahaado leyga siiyo rajeynaa 🥰🙏

  • @maryamamohamed3126
    @maryamamohamed3126 2 года назад +10

    Thank you teacher c/majid🥰

  • @najiibshalambod3371
    @najiibshalambod3371 2 года назад +3

    Mahadsanid ustaad c.majid waan isla soconeenaa insha allah

  • @mohamedhussein-oz8xb
    @mohamedhussein-oz8xb 2 года назад +15

    Shukran ustadh

    • @HoygaGraphicdesignka
      @HoygaGraphicdesignka 8 месяцев назад

      Asc intee kaladags photoshop

    • @XamdiMuuse-jd4qq
      @XamdiMuuse-jd4qq 6 месяцев назад +1

      Insha'allah mudo labo sano kadib baan baranaya 4 aueg

    • @XamdiMuuse-jd4qq
      @XamdiMuuse-jd4qq 6 месяцев назад

      ​@@HoygaGraphicdesignka ma ogatay

    • @XamdiMuuse-jd4qq
      @XamdiMuuse-jd4qq 6 месяцев назад

      ​@HoygaGraphicdesignka app store ka ku qor wax heli

    • @XamdiMuuse-jd4qq
      @XamdiMuuse-jd4qq 6 месяцев назад

      ​@HoygaGraphicdesignka app store ka ku qor wax heli

  • @abokorcr7867
    @abokorcr7867 4 месяца назад +8

    Manta oo ay tarikhdu thy 8:43 01/10/24 waxn bilabay inan bilaabo graphic desing ilahay haygu garab galo i.n waxn rajaynayaa inan sanad kadib anoo aaxbad kororsaday oo khabiirku ah khibaradan so duceeya dhalinyaro 🎉🤝

    • @SuneeroAbdullahi
      @SuneeroAbdullahi 3 месяца назад

      Allah noowada fududeyo 😢😊

    • @ibnoomar88
      @ibnoomar88 3 месяца назад

      How is going side wax kugu socdan bro

  • @banaadirpolydental
    @banaadirpolydental 6 месяцев назад +13

    manta traiikhdu tahay 15 jully 2024 bilaabaya sanad kadib iisuurtagashe allaha swt ka raheynaya in aan ka dhabeyo rabitaankeyga oo dhameysto cashiradan

    • @Saciidoabdirisaak
      @Saciidoabdirisaak 6 месяцев назад +2

      Same alle hainoo fududeyoo 🤲🥰2Aug 2024 goaan qatayy I a wey ii harglidontaaa💯🤲

    • @ayuushAhmed-im1hc
      @ayuushAhmed-im1hc 5 месяцев назад

      Sidoo kle abyo Ana waan bilaabe halkan miyaa kabaran karnaa

  • @mohamedElmi-1
    @mohamedElmi-1 8 месяцев назад +10

    caawa ooay taariikhdu tahay 21/5/2024 waxaan bilaabay course graphic design ooaan kabaran doono samawade academy insha aallah waxaan rajeynaa iaa noqdo sandka soo socda ee 2025 qof graphic design ah mahadsanid wll

  • @NimoHashi-q3k
    @NimoHashi-q3k 48 минут назад

    cawan bilabay course bishu waa 3 wana feb insha allah waxan solabanaya bisha shanad

  • @cabdiqaniaxmedcumar3387
    @cabdiqaniaxmedcumar3387 Месяц назад

    Mansha alah ustaad allaha kubarakeeyo

  • @seed3966
    @seed3966 2 месяца назад +1

    Asc maa shaa allaah

  • @SafiyoAxmed-o4n
    @SafiyoAxmed-o4n 2 месяца назад

    Macalin qeyr alaa kusiiyo ilaahay hanaga dhigo kuwa kufaaoido😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤

  • @CabdulahixasanMaxmuud
    @CabdulahixasanMaxmuud 4 месяца назад +1

    Inaa barato rbaa graphic design intey ka barana dhaln yro 🤚🙌

  • @MahemedKhader
    @MahemedKhader 2 дня назад

    Maanta ayaan bilaabaya 💕

  • @Makhal643
    @Makhal643 6 месяцев назад +1

    Maanta tariikhda tahay 17/7/2024 waqtiga 9:57 Am waxaan bilaabay inaa barto course graphic design in badan waxaan raadinaaye meel aan ka barato lkn alle mahadii waxaan RUclips ka ka helay course graphic design lagu bixanaayo channel Samawade academy aad ayaan ugu farax sanahy inaa kusoo biiro Samawade academy mahad sanid Ustaad ♥️🙏

    • @Bellahadid27
      @Bellahadid27 5 месяцев назад

      Abayo ma isla barna o ma is kashana

  • @FAHADJIKOTA751
    @FAHADJIKOTA751 11 месяцев назад +2

    thank you dear teacher

  • @Zir-Qanyyy
    @Zir-Qanyyy 2 года назад +2

    Welldone walaal, horumar wacan i.a

  • @abdihamidbin-mohamoud5236
    @abdihamidbin-mohamoud5236 2 года назад +1

    wlhi meel laga helo ma jirto hore usoco pro

  • @MohamedOmer-q7k
    @MohamedOmer-q7k Месяц назад

    Jazakalahu quay ran ustaad❤

  • @abdiwaliyarre4917
    @abdiwaliyarre4917 Год назад +3

    Maanta oo taariikhdu tahay 26/10/2023. Waxa aan si toos ah u bilaabay Course-kan, waxa aan rajaynayaa sanadka cusub ee 2024 in uu iigu bilaabmo aniga oo wax wayni iiga kardheen Graphic design haddii Eebbe idmo.

    • @Adnanabdulahi-f2g
      @Adnanabdulahi-f2g 11 месяцев назад

      Zxp halkeed hadda mareysaa waa after 3 months

    • @abdiwaliyarre4917
      @abdiwaliyarre4917 11 месяцев назад

      @@Adnanabdulahi-f2g Sxb bishii 11-aad baa iigu danbaysay wlhi.🥲🥲

  • @Bigman24-PW
    @Bigman24-PW 2 месяца назад

    Maanta ayaan go'aan saday dad badan waan u jedaa 🙌🙏🏻

  • @firdowzafarah5136
    @firdowzafarah5136 2 года назад +1

    Thanks teacher wax badan noofaa`iidaysaa

  • @nuurchannal144
    @nuurchannal144 Год назад

    Hormar wacan adna ustad sido kale❤

  • @Ubahapdilahi
    @Ubahapdilahi 4 месяца назад +3

    29/9/2024
    14:51
    Sabti ayaan bilaabayaa inshaa allah guul baan urajeynayaa nafteydda iyo qof kasto bilaabay ama bilaabi doonaba.🎉

    • @mumtaazsaid3103
      @mumtaazsaid3103 3 месяца назад

      11/10/2024 Ayaan bilaabyaaa I.a

    • @Shimhaadc
      @Shimhaadc Месяц назад

      Wax maka fahan ty nh zxp

  • @AsalDhalad-i2o
    @AsalDhalad-i2o 6 месяцев назад

    Masha allah 🌺✨ Ustaad wd mhdsanthy 🥰 waan lasocon doona casharada I,n ☝️

  • @AyuubJaamac-r9w
    @AyuubJaamac-r9w 4 месяца назад +2

    Caawa an bilaawaw ustaad shahadada maqadan karaaa❤

    • @DUCEYSANEX
      @DUCEYSANEX 3 месяца назад

      In wan gulesanena

  • @aaminahassan1394
    @aaminahassan1394 Год назад +1

    Idiwaan galiya walaal❤❤❤

  • @shaaficishucayb3535
    @shaaficishucayb3535 Год назад +3

    Ok uztaad xagee Kala so xidhiidhaa

  • @wllnurdin5169
    @wllnurdin5169 4 дня назад

    Maata oo ah 28/1 /2025 maalin arbaco ah waxaa si Rasmi ah igu soora gashey in aan barto course graphic design ustaadow aad ayaa umahadsanthy adiga iyo team kaaga
    Allah haku sharfo ustaaad

    • @asmaidilmoha
      @asmaidilmoha 4 дня назад

      wllo lkn hda arday baranaysa mala qabanaya xageena lagala xiriira

  • @NafisaHussein-fk3pc
    @NafisaHussein-fk3pc 7 месяцев назад +2

    Masha allah ustad

    • @UmeemoSalaad
      @UmeemoSalaad 5 месяцев назад

      Fiiri abaayo hadda miyaa

    • @DUCEYSANEX
      @DUCEYSANEX 3 месяца назад

      Marki lagu shego iso qabo​@@UmeemoSalaad

  • @SuldaanNajiib-eg8ec
    @SuldaanNajiib-eg8ec 4 месяца назад

    Walal gobsanidaa alle haku jeclaado

  • @adoontiialle9388
    @adoontiialle9388 Год назад

    M.a so dhawyn aad u qiimo badan waaye waana dadaali donaa i.n ❤

  • @nagaasho
    @nagaasho 2 года назад +1

    Zxb alla hakusharfo

  • @mohamudabdirahman1878
    @mohamudabdirahman1878 Год назад

    shukran ustaad allah kaa ajar ustaad qaali

  • @Fiyaa114
    @Fiyaa114 3 месяца назад +2

    Mantey oy taariqdu tahay 4/11/2024 waxn bilaabay xirfadaan wan rajeynaa inaa guul ka gaaroo i,a😊

    • @abdirisakomar253
      @abdirisakomar253 3 месяца назад

      Kula mid ayaan ahay sxb allaha noo fududeeyo oo alalaha nala garab galo insha allah

    • @xuseenmaxamad1106
      @xuseenmaxamad1106 2 месяца назад

      @@abdirisakomar253sxp intrr laiska diiwangaliyaaa

  • @Fardowsa143-A
    @Fardowsa143-A Год назад +4

    Maanta oo ay saacadu tahay 17:30 bishuna tahay 1.nov.2023 waxan bilaabay graphic design

    • @aaminahassan1394
      @aaminahassan1394 Год назад

      🎉🎉🎉🎉

    • @abdi7932
      @abdi7932 9 месяцев назад +1

      5 month ka dib ma baratay

    • @AliiyaAhmed
      @AliiyaAhmed 7 месяцев назад

      Ma dhammeysay abyo
      Crouse aann bilaabaya maanta

  • @RaaqiyaRuun
    @RaaqiyaRuun Год назад

    Ilhy haku Sharfo usraad❤

  • @AishaMohamutt-s7n
    @AishaMohamutt-s7n 5 месяцев назад +3

    14/8/2024
    Saacaduna tahay12:00pm
    Illahayna haii fududeeyo aamin❤

  • @ahmednurmohamedmahad3960
    @ahmednurmohamedmahad3960 8 дней назад +2

    Ma hadsanid macalin illahay kor ha kaayeelo

  • @DUCEYSANEX
    @DUCEYSANEX Месяц назад

    Ustaad side ugu shuptaaaa adope

  • @hipakabdullahi614
    @hipakabdullahi614 4 месяца назад +3

    Manty taariikhdu tahay 12/9/2024.
    Saacadunah aytahy 12:40 duhurnimo.
    wax diyaar u ahay inaa barto graphic design insha Allah.
    Waxan rajeynaa inuu illahy ila garab galo.
    Samawade academy aad iyo aad ayaa umahdsantihin 🎉

    • @youngb9467
      @youngb9467 4 месяца назад +1

      Isku hdaf nhy alle hangu guleyo ❤️

    • @youngb9467
      @youngb9467 4 месяца назад

      Same nhy

    • @FardoosoMahamud
      @FardoosoMahamud 4 месяца назад

      Same wllhi manta bilabaya 2:23

    • @DUCEYSANEX
      @DUCEYSANEX 3 месяца назад

      ​@@youngb9467magulesatay

  • @fahiyechannel4351
    @fahiyechannel4351 3 месяца назад

    Manta oo ah 17/10/2024 waxn bilaawaya barasha graphic design....inshaallah waxn rajayni in Alle igu guuleeyo❤

    • @DUCEYSANEX
      @DUCEYSANEX 3 месяца назад

      Waa isku dhawnahaye kalay byo mida xigta ani bisha 11/5 bilabi rabaa 5 malin kadip in

  • @AbdiKhaaliq-s6z
    @AbdiKhaaliq-s6z 3 месяца назад

    Maantoo ah 9/10/2024 waxaan go aansaday barashada graphic desing

  • @Daganhussein123
    @Daganhussein123 5 месяцев назад

    Cawa wqxan bilabi raba xirfada graphic desing wxan rajynaya inu alle arimhyga isku ky toosiyo🤲❤

    • @HusseinMoallim.
      @HusseinMoallim. 5 месяцев назад +1

      Berri oo sabti ah, Taariikhduna ku beegan tahay 07 Sep, 2024, ayaan rajaynaa in aan billaabo barashada Xirfadaan.
      Waxaan Alle ka rajayneenaa in ay howlaheena noogu qabsoomaan sida aan u qorsheeneeno. 🙏

    • @Najmamohmut145
      @Najmamohmut145 4 месяца назад

      Xage lagala xirira wll​@@HusseinMoallim.

  • @bashiribrahimali9972
    @bashiribrahimali9972 2 года назад +1

    Thanks teacher

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy 6 месяцев назад

    Waa mahadsan tahay intee iska diwaan galinaya

  • @ismaciilcumar5503
    @ismaciilcumar5503 5 месяцев назад

    Ustaad intee kala soo xariiraa lamabarkaa isiii

  • @COMARHUSEEN
    @COMARHUSEEN 2 месяца назад

    Halkan kala zoo xidhiidhnana ustad

  • @jiinguwejeo638
    @jiinguwejeo638 Год назад +2

    Mahadsanid ustaad

  • @Hacker14640
    @Hacker14640 Год назад +1

    Cawa ayaan bilaaway inshallah Allah ila garab galo sidoo kle waxaan rajynaa inaan helo Certificate ❤️💪thanks wllo

    • @Ahmet_yuusuf
      @Ahmet_yuusuf 10 месяцев назад

      Wax badan maka faaiday bro

  • @Kaywaan-channel
    @Kaywaan-channel 5 месяцев назад

    Mahadsanid ustaad 😢❤

  • @saidmohamud7675
    @saidmohamud7675 3 месяца назад

    Thank you teacher

  • @caydaruusxusen
    @caydaruusxusen Год назад +3

    Aaa iyo aad baan ku salaamay walaalo mcn waxaan rabaa inaan barto computer basic

  • @zayd___media1
    @zayd___media1 Месяц назад

    Shukran❤

  • @Maher_somali
    @Maher_somali 2 месяца назад

    ok diyaar waaye walaalo

  • @kamaaludiin6928
    @kamaaludiin6928 2 года назад

    Hori usoco ustaad qali mahadsanid

  • @Hakim_ahmed1
    @Hakim_ahmed1 2 года назад +1

    asc maanta waxan bilaabay cpurse ka wxn filayaa in uu i anfaci doono
    waad mahadsantay macalin

  • @MaxamadCumar-du2nt
    @MaxamadCumar-du2nt 6 месяцев назад

    Ustaad qer allah kusiiyo

  • @bashiribrahimali9972
    @bashiribrahimali9972 2 года назад

    Inshaa allah ustaad

  • @al-madaracademy1827
    @al-madaracademy1827 2 года назад

    Mahadsanid ustaadi casharada waan lasocndoonaa i.a

  • @SamiiroSiman-b9d
    @SamiiroSiman-b9d 5 месяцев назад +1

    Caawa oo tarikh du tahay 3/9/20/24 waxaan bilaabay course ka graphic design waxaan rajaynayaa inaan si nabad ah ku dhamaysto insha alaah

  • @usaamecabdi17
    @usaamecabdi17 7 месяцев назад

    Mahadsanid ustaad 🤝

  • @queenbushayra9787
    @queenbushayra9787 2 года назад +1

    mahadsanid ustadh

  • @cabdiwaaxidabkow6354
    @cabdiwaaxidabkow6354 2 месяца назад +1

    Caawa Oo Taariikhdu tahay 11.november 2024 waxan bilaabay barashada Graphic Design aniga iyo ardayda ila midka ah waxaan alle ka rajayn inuu noo fududeeyo howshan

  • @AaminaHassan-j4b
    @AaminaHassan-j4b 2 месяца назад

    Today's date is 6/nov/ 2024,i started a graphic design course,😊 I am willing to consistent it and I am really excited and hope to finish it if allah wills.❤

  • @SuusiGaaboy
    @SuusiGaaboy Месяц назад +2

    Aad ayn u jeclhy inaa barto inkastoo eysa sahlaneyn haba adkaatee tii barato lee ahay l.a yan isku kashanaaa

  • @fatimavlogs1234
    @fatimavlogs1234 3 месяца назад

    Maanta oo ah 9/10/2024. Ayaan go'aansaday inan bilaabo graphic design ilaahay ha ii fududeeyo❤️

  • @AbdirashiidMaxamuud-ig9qi
    @AbdirashiidMaxamuud-ig9qi День назад

    Thanxs lbx

  • @nadiiraabdiyusuf
    @nadiiraabdiyusuf 3 месяца назад +1

    Cawa oo ay taariikhdu tahy 2:00pm 11/10/2024 waxan bilaabay graphic design ilhay haygu garab galo fahamkana hanoo furi❤

  • @diamondluul1377
    @diamondluul1377 8 месяцев назад +1

    Manta oo bisha ay tahay 25.5 2024 waxan bilaabi dona graphic design i.a inaa ka guul gaaro rajeyna

  • @abdikadiromer6492
    @abdikadiromer6492 11 месяцев назад +1

    15/2/2024 waxan rajaynayaa inaan isbadal bisha shanaad insha allah❤🤲

  • @abdifataahali9421
    @abdifataahali9421 2 года назад

    Mhdsanid macalin
    Waan idiin rajaynaynaa in ilaahay miisaanka xasanaadka idiinku daro

  • @QUEENJazMiinJazMIinBazHiiR
    @QUEENJazMiinJazMIinBazHiiR 2 месяца назад

    Manta oo sacadu tahyy 3:6
    Takhriida 10/11/2024
    Ayaan bilaabayya I.A guuul 🎉

  • @NaimaAbdisalanAhmed
    @NaimaAbdisalanAhmed 4 месяца назад

    Maanta oy taariikhdu tahay 02/10/2024 waxan go aan sadey barashada xirfada graphic design ka. Kana baranayo same wade academy

  • @maxamedjaamacaxmednuur3362
    @maxamedjaamacaxmednuur3362 Год назад

    Mahadsnid ustaad

  • @SalahZakariyah
    @SalahZakariyah 4 месяца назад +1

    Ustad reer 2024 xaquq malahn miya 😢

  • @ZudaysiAbdirahman
    @ZudaysiAbdirahman 4 месяца назад +1

    Computer la,aan Ma La Baran KaraaNa Ustaad 😊

  • @NiciimaFarah
    @NiciimaFarah 6 месяцев назад

    Asc wllo waad mahadsanthy maanta ayaan kugu soo biiray oo ay tariikhdu thy 23/7/2024
    Ma la jaanqaadi karaa oo shahaadada mahelayaa wllo

  • @hajji384
    @hajji384 5 месяцев назад +5

    ASC maanta oo ay tahay taariikhda August 29, 2024 waqtika: 8:00 pm waxaan toos u bilaabay graphic designing ka i.a guul dhamaanteen .💕💕🙌

    • @Taha-M3
      @Taha-M3 5 месяцев назад

      Hello walal mawada bilownaa ado raaliya

    • @habibamohamed6457
      @habibamohamed6457 5 месяцев назад +1

      ​@@Taha-M3aniga hda bilabyaa maisla bilownaa huuno

    • @Taha-M3
      @Taha-M3 5 месяцев назад

      @@habibamohamed6457 Haa hno e diyaar hada taahy halmar o an labadenaba khadka ku jirno Mobile Nmbrkga Halkan iso dhig isla markasba wan qoran adna delete gare sow sax maha

    • @Taha-M3
      @Taha-M3 4 месяца назад

      @@habibamohamed6457 OK wa diyaar hno halke kaso wada xidhiidhnaa

    • @MaxamedXuseen-kg9sp
      @MaxamedXuseen-kg9sp 4 месяца назад

      ​​@@habibamohamed6457cashirkee maree

  • @asiaqueenmohamett2748
    @asiaqueenmohamett2748 2 месяца назад

    Caawa oo ay tarikhdu tahy 9/11/2024 waxan rba ina bilaawo xirfada graphic design illahow ifududay aniyo dhamaan intii ku rajo wayn inay barato❤

    • @Qalbidhaya12
      @Qalbidhaya12 2 месяца назад

      Qaali wn rabaa halke ka baran

  • @AbdullahimahamedIbrahim
    @AbdullahimahamedIbrahim 15 дней назад

    Asc teacher Adoo mahadsan hada mahelaa korsadan grafic disdain

  • @hamiidcigehassan2890
    @hamiidcigehassan2890 Месяц назад

    Waxaan bilaay 22/12/2024 barashada graphic design tii i anfacda allah kadhigo ustaad kuna wuu mahadsanyahay

  • @salebanyusuf1169
    @salebanyusuf1169 Год назад +2

    30/sep/2023 ayaan bilaabay waan rajaynayaa 3 bil kadib inaan isbedel dareemo doono insha allah

    • @Adnanabdulahi-f2g
      @Adnanabdulahi-f2g 11 месяцев назад

      Hada halkeed mareysaa lpx waa after 4 months

  • @ABDIDAHIR-uj9tw
    @ABDIDAHIR-uj9tw Год назад +1

    ustaad Anigawaan ka soo dahaye Barshada Graphic design marka waxan raba aradayda inada igu dartidid dufcada 2baad waan xisanaye inan barto xirfada ila kamaple uu tagaye
    fadlan iga cawe ustaad

  • @cabdixaashi-l6y
    @cabdixaashi-l6y 10 дней назад

    Xage kala so xirira staad

  • @ifrax-mn5tz
    @ifrax-mn5tz 5 месяцев назад

    Maantaa bilaabe 15 August ❤

  • @hormarkaNolasha
    @hormarkaNolasha 2 года назад

    masha allh

  • @Engineer_cybersecurity
    @Engineer_cybersecurity 10 месяцев назад

    Maanta ay tahay saacadu 10:01 fri,22 MAR 2024 waxan go'aan ku gaadhay inaan dhamaysto xirfadan bilshaaka ah inshallh samawade academy mahadsanidin

    • @shakalakab00m57
      @shakalakab00m57 10 месяцев назад

      Anigaba brother ilhy hanala garab galo

  • @Zaam-HG
    @Zaam-HG Год назад

    Cwa wxaaan go aaan sady inaan barto alle ha ii fududeyo ❤

  • @hilowle3496
    @hilowle3496 7 месяцев назад

    Yaan isku kaashanaa barashada waxaan bilaabi doonaaa 2da bilood fasaxa school ka go'aaan adag i.a 1/7/2024🙌❤️😊

  • @maxamedmowliidxarbi4738
    @maxamedmowliidxarbi4738 2 года назад

    Mahadsanid macalin

  • @MabsuudMukhtaar
    @MabsuudMukhtaar 3 месяца назад

    Maanta oo ay thy tariikhdu 19/10/2024 waxan bilaabanayaa course graphic desing

  • @Ismaciilsaed
    @Ismaciilsaed Месяц назад

    M.ashaa wlo

  • @Najmaqaliif34
    @Najmaqaliif34 2 месяца назад

    Caawa ay taarikhdu tahy 12/11/20204 waxa diyaar u ahy barashada graphic design

  • @SumayaSharmaake
    @SumayaSharmaake 3 месяца назад

    Caawa oo ay bishu tahay 5 nov 2024 wxn bilaabj raba inaan barto xirfada graphic design ilhyna ha ila garab galo❤️‍🔥

    • @AsmaHaji-rm3vr
      @AsmaHaji-rm3vr 2 месяца назад

      Amin alle haino fudidiyo anigaba manta bilawaya I.a

  • @hassanikran
    @hassanikran Год назад

    Thanks

  • @CasamIsmaciil
    @CasamIsmaciil Год назад

    Halaky ku taaalaa meeshu ustaad