Xogta Xasan Sh oo Qaali Guhaad u Quus-gooyay, Kenya Toos ugu dhawaqday in somalia u tanasushay.Xogta

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Комментарии • 56

  • @ShamsoMohamed-ul6uj
    @ShamsoMohamed-ul6uj 2 месяца назад +18

    Karo .Ummada Allahi haka qabto. Imaankana Allahi ha u sugo. Amiin: Yaakov Rabbi!.

  • @ZahraAbdullah-nx1lt
    @ZahraAbdullah-nx1lt 2 месяца назад +9

    WARARKA QAAR QALBI XANUUN AYUU NAGU RIDAA DULIGA SOMALI KORSAARAN WAA DHEGA XANUUN XAGEE LAGU ARKAY DAWLAD DADKEEDA KA HIILINEYSA UNA HIILINAYSA WADAN KALE FADEEXAD (CEEBTUBA NINKII GARAN BEY GUBTAA

  • @user-uz4cc7wg5h
    @user-uz4cc7wg5h 2 месяца назад +2

    Waaxa lguyidhiv habartan kanbe2 labad waxkadebeya xasan iyo biilad wajabhad

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 2 месяца назад +4

    WAXAAN OGNAHAY IN WZKHTIGII FARMAAJO IN HABEYN IYO MAALIN AAD WEY LINEYSEY HADA AAD AAMUSTEY KU FHOEAAD 2 SANO HADA SANBALOOLSHE MARKUU UIMIF AAD BOORKA IDKA DOO JAFTEY QOF GABAR KA MAQATAHAY DHAQAN KEED MALIHID EE MAXKAMADA HA WAREERIN

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y 2 месяца назад

    waa in la taageeraa fosiyo kenya uma tanaasuleyno soomaalia guul iyo gobanimo aamiin

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 2 месяца назад +2

    Waa Cad ahay cidiidishay

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 2 месяца назад +4

    MAXKAMADDA MUQDISHO, SOW MA AHA MIDDA SAYID CALI ARRINKIISA FULIN WEYDAY, MA MIDDAS AYA LAGA SUGAYA IN AY IKRAN TAHLIIL CADDALAD KA HESHO.

  • @CaamirWarfa
    @CaamirWarfa 2 месяца назад

    Soomaaliya madaxweene qabri faagte ayaaaa dib u dhigey😢😢😢😢😢😢😢

  • @seed3966
    @seed3966 2 месяца назад +1

    Asc is la aantani gabadhrrda kiiskeeda ayadaa hor istaagtey oo koox qowleysato ah dhex boodeysey hada badhis madax banaan halagu sameeyo roople hadal baa laga hayaa uu dhahay cidii dishey waan garanayaa sidaan u ogahay inaan dhimanayo baadhis madax banaan hala soo istaajiyo oo meel haku sheego hadalkiisii munaanaafaqada ahaa hadii kale waa in asaga lasoo xidhaa 2 mahad salaad 3 al qabyaalah 4 qoslaaye 5 kooxdii lashaqeyneysey qoslaaya 6 iyo dowladii hore kudar 7 baadhis madax banaan waa waajib waa hadii daacad kiiskaas laga noqdo 😮😮😮😮

  • @axmedjanagale6845
    @axmedjanagale6845 2 месяца назад

    Dagaalka wax wada xasan

  • @user-tb9lq7nd3l
    @user-tb9lq7nd3l 2 месяца назад +1

    Wariye adigaa warmooge ah miyaadan ogeyn fahad yaasiin jabuuti lagu dililahaa oo ilaahey badbaadiyey cadeyntii isiga gacanta ku hayo marka hawiye idinkaa dilay ay ka midyihiin mahad salaad iyo rouble baahane iyo ninkii shabaabka waxey ila tahay in habaarkeedu idiinka soo bixidoona inshaa allaah.

  • @Siyaadbishaar
    @Siyaadbishaar 2 месяца назад

    Xag Ayan Inhaya wll

  • @abdulkadirmusa675
    @abdulkadirmusa675 2 месяца назад +1

    Soomaaliya ilaahaay faraj hufuru maata kuwa inhaaysaa koonnfur iyo waqooyiba waa calooshooda ushaqaaystayaal cadho alaah hakudhac dee

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 2 месяца назад

      Somali oh dhaan maa, aah mooryanimaduh Hawiye boobkuh iilbaxay

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w 2 месяца назад +1

    War habartaan Ghabadheeda iibsatay warkeedda maa Nagadhaaftiin,2dii qaa,inimo ku heshiisa xaqay ku kala tagaan,Habartaan xaqii shacabka somali ka gashay waa udhiman yahay ee umadda ha kaxishoota
    Wiil Hiiraan

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 месяца назад

    Illaaheey waa ogyahay qofka dilay

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 2 месяца назад

    11:20 Habaarkii Farmaajo iyo F-Yasiin baa qabtay.

  • @Siyaadbishaar
    @Siyaadbishaar 2 месяца назад

    Igran waxa dilay dablan jadid

  • @ahmeddirshe3141
    @ahmeddirshe3141 2 месяца назад

    Xasan waa shaqadii lagutaqaanay xasan gurgurte dad & dalba in uibuyo shaqadisaweye qabrigii Ayuba xasan quriwayey somalidu ee xasan nolol ma ogolyahay halayabina somaliyey

  • @user-te7hx3yq4w
    @user-te7hx3yq4w 2 месяца назад +1

    Islaantaa waji gabar iska dhaafe sac xataa ka .maqanyahay ma leh,dadka xoolo miyey u malaysay,

  • @user-dr3bl5ds3l
    @user-dr3bl5ds3l 2 месяца назад

    Qali guhaad Gabar ma ka maqantahay

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 2 месяца назад

    5:15.
    MW Dalkiisa uga hiiliya Dal Baddiisa raba. Ama aan rabinba.
    MW Dalkale uga hiiliya. Dalkiisa.
    MW Qaran ma aha. Waa Qaain Tuug ah.
    Tuug xataa Damiir la aantaa ma aha.
    Ee Waa Maxay Xasan Shiikh

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v 2 месяца назад

    Kenya waadawlad qofkedi dhisaysa iyo dawlada soomaaliya o rebaysa qof keda.
    Walayaab io qaracan soomaaliya dhexda kagashay😢

  • @bashirabdihirsi766
    @bashirabdihirsi766 2 месяца назад

    MAGEFE SÒOE LAMANQABAM

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 месяца назад

    Kiiskaan ikraan waxaa la hayaa viidiyow, telefoon lagu hadlayey, sawiro, wasiir xundubay oo ka hadlay, rooble oo yiri message baa helay haddii mahad uu wax qoray waxaa la hayaa oo uu fahad hayaa cadaymo cad cad.

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 2 месяца назад

    Mahad rooble alcaddal waa larki

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o 2 месяца назад

    Habartani way taqaan ciddii gabadheeda dishay, lacag bayna qaadatay waa cajuusad daalimad ah

  • @sayidjaamac1724
    @sayidjaamac1724 2 месяца назад +1

    Xasan baa xaraashtay waa runtii xasan habralaaye

  • @alinuur7521
    @alinuur7521 2 месяца назад

    Iimaanka allaah ha ka qaado qaali tuug aa tahay cadaabta allaah ha kugu fogeeye tuugad

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o 2 месяца назад

    Xasan luga qalooc inkaar qabe lacag baa u daran nacdali ha ku dhacdee

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o 2 месяца назад

    Waxa mahad kawaanle qoray waa been kow buu ka yahay kiiska ikraan, qaali mahad iyo rooble iyo alcadaala maxkamad ha la fuusho, haddaysan khaa'inad ahayn

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 месяца назад

    Qaali waa inslaan warersan

  • @Baashi-wc3en
    @Baashi-wc3en 2 месяца назад

    Mamada ka ganacsiga gabadheeda oo suuq cusub uraadineso

  • @user-wx5xf4sf8n
    @user-wx5xf4sf8n 2 месяца назад

    SOMALIA Xsan bay dhibane utahay

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 2 месяца назад

    Waxa oo dhabaa alle caasiyay intooda badan sidaa darteed cadaabkii dunida ayaa dadka haysta waxaa layiri doqoni qufacday meel laga raacayna ma oga hakudaalin shardoo diinta laga been sheegay laga run sheego

  • @SalebanAbdi-iw5yj
    @SalebanAbdi-iw5yj 2 месяца назад

    Gabadhadii adigaa Aasay Mar Labad Ayaa Cid laguu isticmalaya.cidku dhegaysanaysa majirto

  • @HassanMohamed-fe2ic
    @HassanMohamed-fe2ic 2 месяца назад

    Ninkan mamucaradba mise waa wariye benale hata kugulayisata somaliya kursiga ay utartamayisay

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y 2 месяца назад

    mala hubaa arinkaas haday dhacdo in dowlada reebto fosiyo waa ceeb iyo fishil

  • @ShamsoMohamed-ul6uj
    @ShamsoMohamed-ul6uj 2 месяца назад

    Kuwa madaxnimada sheeganayo Somali iska daa Muslim lama dhixi

  • @farhiaalinor3608
    @farhiaalinor3608 2 месяца назад

    Ismail omar geele ayaa u sababa

  • @MuhamadSharif-li6nl
    @MuhamadSharif-li6nl 2 месяца назад

    Wadalumad gawadheda ida ayaa gadatay ida ayaa dishay maxay shib utiri

  • @CiiseIbraahim-fr2ck
    @CiiseIbraahim-fr2ck 2 месяца назад

    Been 6:45

  • @AhmadNoor-w9r
    @AhmadNoor-w9r 2 месяца назад

    Hoyada halagarab istaago

  • @ShamsoMohamed-ul6uj
    @ShamsoMohamed-ul6uj 2 месяца назад

    Kuli fitna Dawladda weeye

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 месяца назад

    Illaaheey hasan Naga qabo

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 месяца назад

    Kkkkk

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 2 месяца назад

    😢😢😢😢😢

  • @nurahmed8878
    @nurahmed8878 2 месяца назад +1

    War dullidaas qualify wRkeeda kabax. Nabsi aduun iyo akhira qoorta Allaah ha u sira. Waxay been abuurtey Fahad iyo Formajo. Ayadoo og dadkas ineysan lug ku laheyn ikran.

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 2 месяца назад

    Labo sano oo aamusnaan ah ayey hadana Soo hadadhey habartaan aabisad bisada caruurteeda cunto gabadhada waad iibsaty kambeynkana qeyb ayaad ka aheyd maamo hadana waxaad isu diyarineysaa inaaf kaqeyb qaadato kambeynka Soo socda eexishood akhiradaada ucabso

  • @CiiseIbraahim-fr2ck
    @CiiseIbraahim-fr2ck 2 месяца назад

    Been❤😂😂😂😂😂been

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 месяца назад

    samaliya dawladnimada somaliya waxay hoostagtay .Kenia

  • @CiiseIbraahim-fr2ck
    @CiiseIbraahim-fr2ck 2 месяца назад

    Been

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 2 месяца назад

    War xasan waa in dalka laga qabtaa.

  • @CiiseIbraahim-fr2ck
    @CiiseIbraahim-fr2ck 2 месяца назад

    Beenaale beenaale

  • @CiiseIbraahim-fr2ck
    @CiiseIbraahim-fr2ck 2 месяца назад

    Been❤😂😂😂😂😂been