Cabdikariim Qalbidhagax oo ka Hadlay Xariga Cabdi Iley Iyo Kooxda Heego.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 янв 2025

Комментарии • 96

  • @khalidpuntlander11
    @khalidpuntlander11 Год назад +1

    Adeer abdikareem waa halyeey somaliyeed kuna dhan tahay dhiiga somaliyeed qalbi dahab waxan jeclan lahaa nin iyo cod markan gaadhno somalia inu noqdo musharax madaxwayne wlhi ethopia ayaa isku xaadhi waana hubaal noolow geesi somaliyeed aan nacasnimo meel u soo marin🤚🤝😊

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 5 лет назад +15

    Aniga oo ka soo jeeda Somaliland, waxaan taageersanahay ONLF in tahay halgamaa, u istaagtay inay la dagaalamaan cadowga, laga yaabo inay khaladaad galaan, laakiin dadka ka daba hadlayaa, bal maxay tareen, waan ogahay marka aan leeyahay ONLF in aan Ogaadeen oo dhammi halgamaa ahayn, waxaa ku jiray Ogaadeen kuwa ugu badan ee halganka ka soo horjeeday, Muj Qalbdhi-dhagax waxaa mahad leh Illaahaygii ka soo saaray gacmaha cadowga loo gacan geliyey, ee maanta innoo saamaxay inuu taariikhdan socota innoo soo gudbiyo, meel walba waxa jira cid ka soo horjeeda halganka iyo rabitaanka dadka, waxa kale oo jira qofka halgamaaga ah in inbadan u haysato argagixiso iyo dulmi-doon, One man freedom fighter is someone else's terrorist

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 5 лет назад +6

    Man sha allah abdi karim Qalbi dahab

  • @axdiiyojacayl1485
    @axdiiyojacayl1485 5 лет назад +13

    Waan xasuustaa 20 ka qof ee uu sheegay adeer cabdikariim dhor qof oo adeer ii ah ayaa ku jiray wlhi allow u naxariiso dhamaan tood

  • @abdiguled8200
    @abdiguled8200 4 года назад +2

    Thank you cabdi kariin mujahiid wad mahad santahay ina ilay WA in dirgax lagu qaada tuuga

  • @adenjahmed4291
    @adenjahmed4291 5 лет назад +3

    Cabdi Iley Alle ayaa kasooqabtay shacabka somaliyeed... Alxamdulilah..

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 5 лет назад +8

    Very emotional interview.

  • @Am3n26
    @Am3n26 5 лет назад +3

    All credit goes to the reporter, very professional reporter

  • @AHH677
    @AHH677 4 года назад +1

    Alxamdu LILAAH
    In Cabdi ileey uu xiran yahay
    ILaahay waa caadil.
    Alloow adaa mahad leh

  • @gaazyare3278
    @gaazyare3278 5 лет назад +2

    Illaahay cimraaaga ha raajiyo halgamaa xalaal ah bulshada somaliyed sharaf bay kuu hayaan ❤

  • @dubaddubad7520
    @dubaddubad7520 5 лет назад +14

    Qalbidhahax waxbadan baan daawaday waxaa iiga baxay hadaladiisa inuu yahay nin basil waxbadan aqoon sare uleh

  • @salmamoha9091
    @salmamoha9091 5 лет назад +6

    Noolow adeero ❤️

  • @khalifomarismail9095
    @khalifomarismail9095 5 лет назад +2

    Masha Allah sxp Nuur go ahead

  • @runsheegtv5290
    @runsheegtv5290 5 лет назад +6

    Waa warbixin xaasaasi ah horay usocda sstv

  • @updikhadarmohamed5807
    @updikhadarmohamed5807 4 года назад +1

    Waxaan kaqiirooday sidaad uhadlayso janada ayaa inoo balana adeer🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 5 лет назад +1

    Mashalaah ilahey ha ku xifdiiyo mudane Cabdi kariin musee khalbidhaxag geesi

  • @bahsenhabib6385
    @bahsenhabib6385 5 лет назад +5

    Shame on them especially Abdi so sad 😭 he will pay the price inshallah what he did to Ogaden people!!! Viva Ogaden ❤️❤️❤️

  • @reo9475
    @reo9475 5 лет назад +7

    O💚N💙L♥️F

  • @abdiwalikhalif370
    @abdiwalikhalif370 5 лет назад +2

    Inshallah weynu xoroobl Guul Ogadenia

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 5 лет назад +2

    You are a hero 💘🌹🌹🌹💖geesi cabdi kariin musee khalbidhaxag geesi 💪💪💪💪💪👈

    • @ubahabdulahi3627
      @ubahabdulahi3627 5 лет назад

      Manshaa allah geesi illahay hakuxitiyo aderkay

  • @farhangacmadhere4982
    @farhangacmadhere4982 5 лет назад

    Somali iydaa LA isku adeegsaday ilahay ha is fahansiiyo ❤qalbi dhagax waa halgamaa dhab ah

  • @ahmedhasan2837
    @ahmedhasan2837 5 лет назад

    Mashallah waa halyay tariikha xuusi doonta waxan uu ducaynayna in ilahay uu naxaristo halgamashi ku shiihiday halganki dheera ee dalkan losoo maray

  • @puntishboy1028
    @puntishboy1028 5 лет назад +1

    Xaqiiqdii sidaan aaminsanahay buu aaminsanyahay Abdikariim Ina ilay waxa uu uxidhanyahay kaliyya oromad xasuuqday meeday somaliduu gumaaday midda kle meeyye ragii Tigreega iyo oromada iyo amxaaradii Dadka dambiyada ka galay

  • @gantaboss1563
    @gantaboss1563 Год назад

    Alle ha unaxiriisto

  • @zuzuyusuf2120
    @zuzuyusuf2120 5 лет назад +9

    Run badanaa qalbi daacad

  • @sabirinmuqtar1658
    @sabirinmuqtar1658 5 лет назад +7

    Xornimadaas kunoolow kuna dhimo geesi ayaad tahay wan kugu faaneynaa #BALEDWEYN

  • @cabdifataaxcabdilaahimuhum2645
    @cabdifataaxcabdilaahimuhum2645 5 лет назад +2

    WLaahi qalbi dhagax waxaa uuka hadlayaa waa runtii waa ayo Cabdi ilay wuxuu ahaa nin dilaaya umad badana laayay wuxuuna mudan yahay In lala xisaabtamo

  • @ddsijigjiga9257
    @ddsijigjiga9257 5 лет назад +4

    Abdi iley loma haysto somalida uu layey ee waxa loo haysta kinisatii ay somalida gubeen

  • @BashirBashka-
    @BashirBashka- 7 месяцев назад

    Masha Allah ❤

  • @cabdulaahiaxmed9785
    @cabdulaahiaxmed9785 Год назад

    halgaa guulayso

  • @cabdiqaadirursat620
    @cabdiqaadirursat620 5 лет назад +3

    Guul onlf garabkiina Allah ha ahaado

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 5 лет назад +2

    Halyey somaliyed qalbi dhagax

  • @NasroXuseen-s2i
    @NasroXuseen-s2i 13 дней назад

  • @AxmadTori-et9bw
    @AxmadTori-et9bw Год назад

    🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CabdiYare-i1d
    @CabdiYare-i1d 5 месяцев назад

    M.a 17:58

  • @ruqiyaali3856
    @ruqiyaali3856 5 лет назад +1

    Nuur scw ugaadenya waa ceeb iska dhaafa somali galbeed si aad u heshaan awood ileen dhulka dad kale degane

    • @sameerahajia4600
      @sameerahajia4600 5 лет назад

      Ruqiya Ali Maxaa Ceeb ka dhigay ? Ma map 🗺 ka waxa ku qoran ayaa Ceeb ah ! Halganka Xaqaa ahii isma qariiyo waxii Halkas ka dhacay Waxba kama ogiid Ilahay ayana Tageeraleh! Ee Cudurka iska saar !

  • @dargaamomedia
    @dargaamomedia 5 лет назад

    Asc waraysiga qalbidhagax su aaalaha waxaad kadhigtaan mid June aha dadkii onlf eesomalia lagadhiibayay

  • @zahramaxamed4287
    @zahramaxamed4287 5 лет назад +1

    Waa runtii cabdikamiirin

  • @midnimoiskaashadamidone1433
    @midnimoiskaashadamidone1433 5 лет назад +2

    SO XAQ UMA LAHA MANTA INU USOO ISTAGO HEER MADAX WEYNE DALKA SOMALI DHAMAAN INUU DAD WAX USHEEGO .

  • @mohammedshukri1289
    @mohammedshukri1289 5 лет назад +3

    Libaax Halgamaaga

  • @nasirgarnayl8299
    @nasirgarnayl8299 5 лет назад +2

    Mee qaybtiii sadexaad ee silsiladiii qalbi dhagax

  • @tufaaxmoneyexchange499
    @tufaaxmoneyexchange499 5 лет назад

    qeebta 3aad sodaya wll

  • @ibrahimhassan1747
    @ibrahimhassan1747 5 лет назад +1

    Weriye waraysiga noosiiwad
    Waa halgame shanta somaliyeed kadhexeeya
    Waana aabaha somaliyeed
    Dabcan dhiigiisana wuu u shubay ummadda somaliyeed
    Waana u ognahay
    Marlabaad waxan rabaa inan kusoo dhaweyno waddanka somaliland

    • @mahamoudaydiid1598
      @mahamoudaydiid1598 5 лет назад +1

      Ibrahim Hassan aabaha wase wxn ka bax ninkan wuxu u dagaalama ogaadeniya oo kale not somali kale hooyada ba ku dhacda inad kuso dhawyso hargeisa adigo laangaab ah oon meelba haysan🖕🖕🖕🖕🖕🖕

    • @aishaomar2695
      @aishaomar2695 5 лет назад

      Ibrahim Hassan
      Walaal sax baad tahay, sidaa fikirkaagu yahay, ayaan u arkaa, walaakan waa nin halgamaa ahaa, waana nin Soomaaliyeed, oo cadawgayaga loo dhibay, arrintaas was arrin dad badan taabatay, Somaali oo dhanna lagu bahdalay, inta garanayaa.
      Abdi qalbidhagax, anigoo ka soo jeeda Somaliland, horey u soco baan leeyahay, sheekooyinkiisana aad baan u jecelahay, waayo hadaladiisa waa aqli gal, waana qof daacad ah.

  • @omarabdisamad2129
    @omarabdisamad2129 5 лет назад

    Qalbi dhagax nin liita dhe ninka raga ah markuu hadlo ayaa la ogaadaa qofka uuyahay iyo qiimaha uuleeyahay

  • @mullar1084
    @mullar1084 4 года назад

    Cabdi iley waa nin Soomaaliyeed oo Ethiopian u xiran.
    hadii Qalbi dhagax xarigiisa baadhil ahaa midka cabdi iley asagna waa baadhil

  • @abdibadri4402
    @abdibadri4402 3 года назад

    Waa halyeey wlhi billaahi

  • @osmanshalu2988
    @osmanshalu2988 5 лет назад +1

    Nuro walawo maila xaririsid aniga so aala uqawaa halga maaga qalbidhagax

  • @alihasanahmed3243
    @alihasanahmed3243 5 лет назад

    Cabdikariin dhamaan waxyaabaha aad sheegtay waa run laakiin somaalidii uu laayay ethopia waxba kamaysansooqaadin waxaad ilowday aduunka kamadhicin shacab dawladooda kacabanaya oo kubanaanbaxaya oo shacab kale khasab kubanaanbaxa oo dawladu waysaxantahay dhaha laleeyahay dal iyo dibadna shacabkii somaaliyeed labanaanbixiyay arintaasi cabdi iley iyo kornayl qadaafi ayaa sameeyay

  • @DhoolXaaji
    @DhoolXaaji 15 дней назад

    Maxaad hyssaa eega ckarin 13 qoofba dhimatay halmalyan oo ugaaden ah maxad hysaa manta warya ilahybaa idinkaa khasaariyay dadkii ala idin caadaab wasakh ma xaad iskudhibteen dhuusdhuuso dhashay uuboy ubo waa ubo

  • @caytochannel
    @caytochannel 5 лет назад

    Aniga waxan Amisanahay haday Onlf Magaca ogadeen iska dhafan iney Wax helilahayeen

  • @Waaawwaaw
    @Waaawwaaw 5 лет назад

    Waxaa loo baahan yahay inaad baadhaan dilalkii iyo afduubkii ka dhacay kenya sida dilkii abdirizaq tiibaa dilkii abdi abdulaahi dilkii labadii wiil ee garisa afduubkii nairobi labada jeer mar fashilmi jirey marna cadowga loo afduubay sulub iyo cali

  • @rashiidcabdi2446
    @rashiidcabdi2446 4 года назад

    wariye Qaalbi dhagax waxad waydisa shacabkeeda wax dhibaato ah mayna kusamaayni miya

  • @hodancigedharaar2817
    @hodancigedharaar2817 5 лет назад

    soomaali way ubaahantahay adigookaloo badan

  • @fatimayusuf5195
    @fatimayusuf5195 5 лет назад

    Nin qalbi dhagaxa maxaa lgu bixiya naxarisa daaro Miya naxarisa daaro ayaan umalaya aniga kolaya magaca ficayan mahaaa😜😜😂😂

    • @geeljiregeele4053
      @geeljiregeele4053 5 лет назад +1

      Qalbi dhagax waxaa loogu bixiyay geesinimo.
      Waxaana u bixiyay dabadhilifiintii itoobiyaanka u shaqayn jirtay.
      Marka ninka waa nin xafiir ku ah xagga dagaalka iyo laynta itoobiyaanka

  • @muhiimdaahir7086
    @muhiimdaahir7086 4 года назад

    Sodhww cabdi kaarin qalbi dhagx

  • @osmanshalu2988
    @osmanshalu2988 5 лет назад +1

    Melaanakala xarerana wan la ahay

  • @abdiqaniabdirahman7224
    @abdiqaniabdirahman7224 5 лет назад +1

    MaanTa meelkazTa way ku wax la yihiN olnf

    • @Muhammaddahir99
      @Muhammaddahir99 5 лет назад

      AbdiQani AbdiraHman dabaqoodhi fuck u🖕🏾

  • @maxamedkhaliif9680
    @maxamedkhaliif9680 5 лет назад

    dhinacaa oromada awaay dadkii reer balbaleyti mee yaa xasuuqay

    • @sameerahajia4600
      @sameerahajia4600 5 лет назад +2

      Maxamed Khaliif Xaqiiq weye Wll Somalidi balbalayti Babili/Moyale ,Nagayle boqolal somali ah oo masakiin ah ayaa lagu dhameyay lkn ayaa ku tiirin oo ka warhaya Waa Very said 😭

  • @cabdiqaadirursat620
    @cabdiqaadirursat620 5 лет назад +1

    Onlf

  • @AhmedMohamed-ju3oq
    @AhmedMohamed-ju3oq 5 лет назад

    Reer adeerkey ayaga usha la iskugu dhibay

  • @khadraahmed6097
    @khadraahmed6097 5 лет назад

    Yaab Somalidu maxay Dadkoda Ku Xasuuqaan,

  • @cabdulaahiaxmed9785
    @cabdulaahiaxmed9785 Год назад

    wadani wadani dhalay

  • @mrben9387
    @mrben9387 5 лет назад

    AAd ban kusalami nur

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 5 лет назад

    Sheeko kismaayo ayay joogaan kuwii dadka xasuuqayay mana soo hadal qaadayo

    • @aniwaaye484
      @aniwaaye484 5 лет назад

      Kuwalo kismayo kkkkkkkkkkk

  • @sh-ka3494
    @sh-ka3494 4 года назад

    Inago nabad ah elatre oo lacersanaya caruso iyo itoobiya qolo kamid ah naantana gor waa nilaga hestaa hadana waa nika egayaa abii shirqasa soomaki layesho sida laguqabtay qalbi dhagax sida cabdi laguxiray abiii inuu wax kadhaho soomaliya qaas ahan kismayo logayero soomaali waa soomali

  • @shakirdayib6253
    @shakirdayib6253 4 года назад

    Halyaay daacada

  • @abdixaliin2122
    @abdixaliin2122 5 лет назад

    Wariyahan waxaa kasoodhow inuu difaaco cabdi ilay

  • @mohamedomarabdi5739
    @mohamedomarabdi5739 3 года назад

    War Ninka sida t'atarka

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 5 лет назад

    Cabdi kariinow xeragaagii magac bad ku yeelatey runtii lkn anigu waxaa ila fiicneyd adigoo midnimo raadiyaoo qalad ah caf yiraadha lkn maafiyo bad dabada la gashey

    • @sameerahajia4600
      @sameerahajia4600 5 лет назад

      Okos Yoon Bilaa magacow Ilahay ayad Been u sheegty! Abdikariin Sh muse Magac dheer ayuu laha ! 40 years ayu halkan kujiray! Caan baxna uma bahnayn! Mida kale Wayo mafiadu ? Waxad is cadaysay inaad Calosha Timo kuleedah Ilahay aya Cafimadka bixiya !

    • @abdiguled8200
      @abdiguled8200 4 года назад

      Hos mafiyo ma reerkiisa mafiyo ah xagu adilaha galmudug puntland somaliland Farmajo land fiqi tolkii kama jana tooga way somalida ad sheegayso xagay joogan no iam sorry my be jubaland thank you6

  • @abdiqaniabdirahman7224
    @abdiqaniabdirahman7224 5 лет назад +1

    Olf waa tuug ciilqabayaaLa