Waraysi Gaar ah Halgame Qalbidhagax | Yaa Amray In Ethiopia loo dhiibo | Q1aad.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 731

  • @abdirahmannblue4891
    @abdirahmannblue4891 5 лет назад +109

    1:21 waan dhamaystay
    Runtii waan qiirooday waxaana ii cadaatay meeshan inaanay somalinimo oolin marka horeba ma ooline axmed madoobe dhalasho ahaan iyo dadnimo labadaba wuu leeyahay alle ha ciseeyo qalbi dhagaxna wuxuu noqday geesi qaran waayay from hargeisa

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 5 лет назад +12

      Nimankan Ogaadeen, waa dad shisheeye dhibay oo Somalinimada waa yaqaanaan, waa ka fiican yahay 100% qolada sabta ah ee Mareexaan,

    • @ikrana8062
      @ikrana8062 5 лет назад +3

      Asc aderken somaliyed badtaha ealahkuxftiyo waan kawad xumanay aderkena waxan karabana inad hankNkuqabao kasobaxad inshalah waxan kurajeyneyna ina niqoto madaxwenah mustaqbalk inshalah ama reysawasaraha mustaqabaka wanu kusugena somali adhan bakusugaya waan kaxunahay bamanten

    • @sameerahajia4600
      @sameerahajia4600 5 лет назад +5

      abdirahman cade Amiin amiin Wlhi wan oyahy malmahu xidhna sidan u oyijiray ayaa Manta u oyay ano qalbigu I damqanayo! Malmo madow ayay ahayd Qof kii Somalinimo/Islanimo ku jirto! 😭😭 Allah ayaa talo saranay Isna wuu talo sarty Wax ka wayna Majiro Waa Juhuudkii ONLF Ay ku hawlgalaysay..

    • @halimohassan4451
      @halimohassan4451 5 лет назад +8

      Waa run walaahi soomaalinimo ma jirto kolay anigu reerkan kama dhalan laakiin waxaan makhaarti ka ahay in ay yihiin dad gumaysi lagu itixaamay iyaguna gumaysi diid ah
      Oo soomaalinimada jecel
      Ahmad madoobe waa nin rageed dadkaa u soo baxay ilaahay dadkan gumaysiga ilaahay haka dulqaado

    • @assadbomar
      @assadbomar 5 лет назад +8

      Halimo Hassan waxaan is leeyahay reerkaas gumaysi diidka ah ee soomaalinimadu ku danbayso ee meel kasta lagu gumaadayo waaba reerka ay soomali ka dhiman waysay , mustaqbalkana iyagaa wada xorayn doona geyiga soomaali dagto inshaa Allaaah ,ilaahay na cudur ka soomaali lagu aafeeyay ee qabyaalada ah haka hayo , kolay itoobiyaan jacayl laga filimaayee

  • @bilalhared8795
    @bilalhared8795 5 лет назад +58

    masha Allah qalbi dhagax waan nin geesi ah . waaxaan ka soo salamay jabuuti adeer.

  • @rashidmahmud8986
    @rashidmahmud8986 5 лет назад +49

    Eraygaas baa cajiib ah
    “Meeshaad igu waddaan soo ILaahay ma joogo?”
    “Haa”
    “Wuu igu filanyahay”
    ILaahy baa kaga filnaaday oo kasoo furay isagoo sharafi u korodhay!

  • @lfp6934
    @lfp6934 5 лет назад +32

    Qalbi Dhagax iyo Madaxda ONLF Nimaan Aqoon Wadaninimadooda, Haladayhooda iyo Soomaalinimadooda Ayaa Ku soo Dag Daga Oo Fududaysta, Nin Yaqaano Muuqaalkooda ayaa farxad galiya.

  • @shukriomar5871
    @shukriomar5871 5 лет назад +16

    VIVA MUDANE qalbidhagax qalbimideeye guuleeyaso guul iyo gobonimo guuleeyaso ilaahay ha ku garab galo adiga iyo ONLF ba aamiin aamiin aamiin ❤💙💚❤💙💚❤💙💚❤💙💚❤💙💚❤💙💚❤💙💚❤💙💚👍👍👍👍👍👍👍

    • @Samiira7
      @Samiira7 Год назад

      Aamin yaa rabe onlf guuuul iyo gobanimo❤😊

  • @saidaainichanel7928
    @saidaainichanel7928 5 лет назад +36

    Clear president of Somalia is after ONLF and Ogaden people and their heroes and their leaders,, that’s why farmajo is after state president of Jubaland AXamed Mahamed Islam, but Allah will protect them,, insha Allah

    • @sameerahajia4600
      @sameerahajia4600 5 лет назад

      Mohamed Ade amiin that’s the true woow .

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 5 лет назад +2

      Not only ogadeen. Farmajo is dictator he doesn't even got along mareexaan forget about somaliland puntland Galmudug.dont worry he time almost finished less then a year or less

    • @ahmed-nurahmed3285
      @ahmed-nurahmed3285 5 лет назад

      Shut the fuck up!!! you don't know the facts lying in every corner on the planet, GAAL IS AFTER ISLAM.PERIOD
      Farmaajo is worst but Madoobe is worst than farmaajo.........WE ARE NOT INDEPENDENT OR THERE IS NO SOMALI SOVEREIGNTY PERIOD

    • @hodanahmed2020
      @hodanahmed2020 5 лет назад +1

      Somalia way ka weyn tahay hal shaqsi. Qalbi dhagax wuxu nogu abal guday inuu Kenya la safto oo u Jubaland Kenya siiyo intu kismayo yimi ayuu xaafadaha handayey. Doofarka munafaqa ah Kenya jaajuuska u ah.

    • @abdulmoaw6333
      @abdulmoaw6333 5 лет назад +1

      Farmaajo is a hero

  • @isseosman3574
    @isseosman3574 5 лет назад +35

    waa taarikh madow runtii in qof somalia laga dhiibo caasimadii umadda .aad ayaan uga xumahay hadii aan nahy reer mugadishu

  • @rahmaugaasali5295
    @rahmaugaasali5295 5 лет назад +23

    Mansha allah tabaarakalaah waan salaamay halyeey ga geesigayga qalbi dhagax

  • @ahmedabdi2065
    @ahmedabdi2065 5 лет назад +10

    Sstv mahadsanid sxb wax badan ayaan ogaanay oo naga qarsoona koley warka qalbi dhagax sifiicn baan uga dhergay waana rumaysanahay Warkiisa

    • @ismahanducale7351
      @ismahanducale7351 5 лет назад

      Faramaajo mooyaan shaqo kale mawiideen reer kkkkkk

  • @umusumayawabari4016
    @umusumayawabari4016 5 лет назад +32

    Ader qalbi dahad😍😍😍😍🥀🥀🥀⚘⚘⚘🌷🌷🌷

  • @abdi-hollywood
    @abdi-hollywood 5 лет назад +10

    Masha allah waa wareysi aad u qiima badan, fadlan qeybta labaad lasoo dhaxsada. Bahda SSTV shaqo wanaagsan. 👏👏👏

  • @ibrahimhassan1747
    @ibrahimhassan1747 5 лет назад +14

    Geesi geesi dhalay halgame qalbidhax
    Wuu yimid dalka jamhuuriyada somaliland
    Shacabka dalka jamhuuriyada somaliland na wey soodhaweeyeen
    Waana hagamaa shanta somaliyed jecelyihiin
    Maansha allaah illaahay hadaayo
    💓💓💓💓💓💓💓💓💓💓👍👍👍👍👍👍👍💕💕💕💕❤❤❤❤❤

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 5 лет назад +14

    Masha Allah walaalkey abdikarim muse qalbi dhagax ilaahay ha ku xafido1♥️🌹👏👏🏆🏅

  • @kadijasalah8771
    @kadijasalah8771 5 лет назад +14

    illaahey mahadi usugnatay hadii cadawgii kaa badbaadi yey geesi Qalbi dahab guuuul insha allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 5 лет назад

      Abwaan Abdi Qeys wuxuu yidhi " Aniga uun baan wedkay gelin, ee waba iilamaad hadhin, webiga i sitee i walwaalaya xaggee igu wadaa, weydiiya oo wed waa loo dhashee wax ka daran indhuhu miyey werinayaan, weerar iyo jar-dheer, waadiga xargaga, hayga weecin oo hayga waabin dhagax

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 5 лет назад

      Imisaan walwaal iyo ceel-wardheer kaga baxay wadaan, imisaan waheen iyo webi soo rogmaday igu daray badweyn waxna aanan noqon.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 5 лет назад +1

      Hadraawi wuxuu yidhi: Walaalkay nin aan u haystay muxuu waddo ii fadhiistay, maxaa dacar lay walaaqay oo waabayo ku caafimaaday, maxaa wacad leyla qaatay oo rumeystay wallaahi beena, wanaag aniga oo sameeyey ( oo farmaajo u ololeeyey) maxay wadhi ii dambaysay.

  • @baylebodhariofficial4143
    @baylebodhariofficial4143 5 лет назад +11

    Mansh Allah halgama Abdikariim qalbi dhagax Run ahanti Wa geeesi somalaiyed Waxan ku. Dhiiri galinlaha Inu madaxwayne isku sharaxo

  • @gobonimodoon7964
    @gobonimodoon7964 3 года назад +3

    Hal game Waan kuu Salaamaya..Maalin Baan Aarsan doona Abaalkooda ay Heli doonaa naxariislawayaasha Damiir laawayaasha..Maalinbaynu Heleynaa Xoornimana Hantiyeynaa.. Allaha ha ku xigdiyo.

  • @abdikarimali3144
    @abdikarimali3144 5 лет назад +27

    Waan Ooyey Markan Dhageystay Runtii ilahay SWT umada soomaaliyeed Ha u gargaaro Ameen
    Runtii waa Qiiro.

    • @cadnaangelle9037
      @cadnaangelle9037 5 лет назад

      Abdikarim Ali ma qabiil baad u ooyday onlf maanta waa Ethiopian shalayna mujaahid

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 5 лет назад +14

    masha :Allah muwaadin somaliyeed love from putland

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 5 лет назад +18

    #Farmajo Anuu dad ii xigaa Lakini, malintii uu dhiibay #Qalbidhagax ayaan nacay duliga ka haato aay ku tilmaameen #ONLF argagaxisa waxaay aheyt nasiib daro ninkaana waa nin abtigeey illaheey ha barakeeyo danbigiisana allaha dhaafa waa mujaahid tariiqda ayuu baal cad ayuu ka galay hadaay tii rabi u timada ka haato. So sorry 😐 abtii

  • @zaynababshir5207
    @zaynababshir5207 4 года назад +4

    Maashalla Alle haku daayo
    Noolow
    Hajabin
    Waligaaa noolow
    Geesi baa tahay.

  • @Mugug777
    @Mugug777 5 лет назад +19

    Qalbi dhagax ilahy raali kaa noqey geesi geesi dhaly adunyo wad istaqaanaan

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 5 лет назад +21

    Alahmdulilahi Allah baa ka soo daayey Allah baa mahada iska leh

  • @abdiwalikhalif370
    @abdiwalikhalif370 5 лет назад +37

    Masha Allah guul ONLf.

  • @shafihussein8552
    @shafihussein8552 5 лет назад +19

    Waxaan maanta yaqiinsadey in Farmaajo yahey shakhsi fuley ah, doqon ah, aanan laheyne shakhsiyad u qalanta hogaamin whatsoever.
    Kuwa difaacayana waa qabyaalad iyo jaahilnimo

    • @alleqabe1045
      @alleqabe1045 5 лет назад

      Waryaa heee wa hoganka umada somaliyeed qalad wa dhacaa wa biniadam

    • @alleqabe1045
      @alleqabe1045 5 лет назад

      Frmjo

    • @shafihussein8552
      @shafihussein8552 5 лет назад +1

      @@alleqabe1045 sxb Hogaan doqon oo daciif ah ayuu nagu noqdey, walhi markii ladooranayey waxaan diyaar u ahaa xataa inaan u dhinto hadana xoolo ayuu nagu noqdey

    • @alleqabe1045
      @alleqabe1045 5 лет назад

      @@shafihussein8552 walal wa Bini Adam gaalow dhan lugaha heesaa Ethiopia ha ugu horreso
      Anaga Somali hadan nahay in inala xakuma ma istahilno kowad xoga wadani umalayno xaniyo uma noqonee halkii qalad ee dhacay ayan Ku bahdilanaa fiirii halkas INA kuwa dalka heesto naga faidaystan ayaa imaanayso

  • @geeljiregeele4053
    @geeljiregeele4053 5 лет назад +32

    لعنة الله علي الظالمين
    Gaal iyo gaalo raac guul daro iyo hoog ayaa u danbeeya.
    Geesi Geesi dhalay.
    Alle ha ku xiftiyo Mr.qalbi dhagax

    • @warsamehanteen415
      @warsamehanteen415 5 лет назад

      Magac baa kugu dhamaaday sxb asal asal dhalay baa tahay, caada qaatayaasha qurunkooga waan isla aragnay maaha iyo u dabadhilfeynta amxaarada waxaasaa raba iney dowladnimo noo sheegtaan, nacalad ha ku dhacdee

    • @warsamehanteen415
      @warsamehanteen415 5 лет назад

      👍

    • @ikrana8062
      @ikrana8062 5 лет назад +1

      Asc aderken waxad tahay nin an lailabikari malinti laguqaday oo amxarada lagudhibay waxan lug kusogali lahen ardis sababo oo dhamanten somaliyed lakin aleba culeskinaga dulqaday ale ayamahadas leh

  • @muxiyadinismacil5478
    @muxiyadinismacil5478 5 лет назад +14

    From somaaliland aad ayaa looga jecelyahay dalkayaga halgamaaga

  • @saaiidsaaiid5817
    @saaiidsaaiid5817 5 лет назад +22

    khalbi dhagax ragii dhiibay ee weli dhaleceyay ilaheyow nadhafsi adaan kadhur sugayayee....

  • @ibrahemali6149
    @ibrahemali6149 5 лет назад +12

    Masha Allah mundane
    Cabdikarin qalbi dhagax
    Keep going mudane

  • @nawaalnayrus8394
    @nawaalnayrus8394 5 лет назад +10

    Waa runtii xabashiga binu adamka sidaas ah qofkii karbasho uunbey ciseyaan.

  • @sahragacal4319
    @sahragacal4319 5 лет назад +13

    Walaahi waa ooyey markaa fiiriyey alaahu Akbar alaahu akbar alxamdulilaah

  • @BADDA_CAS
    @BADDA_CAS 5 лет назад +2

    Qaran dumis jaajuus ah adiga iyo Sanbaloolsha inaad lacag qadateen oo aad dowlada somaliyo iyo shacabkeeda isku dirtaan unbaad rabteen adinko shisheeyo uu adeegayo Allaha idin kashifo Amiin insha Allahu Amiin

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 5 лет назад

      hooyadadi boonta ahayd ee ilkayarta aheed u sheeg

  • @deqoabdullahi5817
    @deqoabdullahi5817 5 лет назад +23

    Illaahay baa kaa soo saaray alxamdulilaah

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 5 лет назад +12

    Midka feerka kugu dhuftay adiga Oo indhaha ka xiran wuxuu ahaa laangab mareexan Cuqdad Kismaayo qabo. Waxaan marqaati ka ahay in Uu Cabdikarin sh muuse yahay Geesi Sababtoo ah isaka Oo indhaha, gacmaha iyo lugaha ka xiran ayuu dagaalamay. naftii hure naftii hure dhalay

  • @saidaainichanel7928
    @saidaainichanel7928 5 лет назад +20

    Qalibidhag you’re a really hero, wow they asked your tribe,, this story needs to be published in America,,

    • @dahirhassanwacdi2793
      @dahirhassanwacdi2793 5 лет назад

      arintaas mid qarsoonba ma aha waxayna ku tusinaysaa sida ay Somali nimdii u dhimatay iyo dawlad nimadiiba
      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @alisaid1214
    @alisaid1214 5 лет назад +2

    Abdikarim sheekh muuse
    Nasab gob ah baad tahay
    Hadal aqoon caqli badan
    Haybad ilaahay siiyey
    Longlive brother
    Ha u joojin dabaqoodhiyada
    Iyo kuwa gumaystaha u adeega
    Geesi geesi dhalay
    Reer diin aqoon ah ayaad
    Ka soo jeedaa
    Waxan aad ugu farxay kamada
    Mar kay somalidu ku dhiibayeen
    Aad tidhi sow ilaahay ma joogo
    Halkaad igeynaysaan ee ay haa
    Yidhaahdeen markaa alle subxaanawatacaala qofkii
    Tolo saarta wuu badbaadinayaa
    Wakaa tigreegii aan wey dili
    In at adiga kuu shaqeynayeen

  • @ayaansalaam5246
    @ayaansalaam5246 5 лет назад +22

    mansh Allah halgame Geesi geesidhaley

    • @ismahanducale7351
      @ismahanducale7351 5 лет назад

      Wlhi faramaajo waaa shiqisi lakiin wixii u shaqeey amaxaarad ilaahoow nagaqabo aaaamiin yaaarabiii

    • @halimohassan4451
      @halimohassan4451 5 лет назад

      Aaaamiiin

  • @mohazkhalif3509
    @mohazkhalif3509 5 лет назад +6

    Ilaahoow Somali u gargaar qalbidhax is a hero

  • @ustaadducaysane7987
    @ustaadducaysane7987 5 лет назад +2

    Walee waakan geesi soomaliyeed hadii u geesi jiro❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @fardowsahussein4731
    @fardowsahussein4731 5 лет назад +23

    Markan qalbi dhagax arko ayan farmajo ka qaaracama 😭😭😭😭

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 5 лет назад +7

      Wuxuu is lahaa waa la dilayaa, oo cid dambe soo hadal qaadi mayso, isna dhimay, Illaahay amarkii isagii oo nool baa taagan oo hadlaya, cajjiib Allah dile ayaa dhinta

    • @hodanahmed2020
      @hodanahmed2020 5 лет назад +1

      Was shirqool siyasadeed oo mucaradku soo ababulen oo xukunkii Tigreega ee markas heystay ay ku amreen. Sanbaloolshe oo qabyaladiste ah ood ogtahay wuxu ku hadlo maanta ayaa dhiibay. Farmajo iyo Kheyre ilahay baa u hiiliya marwalba.

    • @fardowsahussein4731
      @fardowsahussein4731 5 лет назад

      hodan ahmed wll qof ahelkaga ka miid aah haaadu dhiibka ku dhaacay qalbi dhagax gaaray farmajo iyo kheyre miyad diidaciy laahed

    • @hodanahmed2020
      @hodanahmed2020 5 лет назад +1

      @@fardowsahussein4731 walalo waad ogtahay inanu farmajo iyo kheyre dhiibin walahi sida wadkaygan uhubo ayaan u aamin sanahay. Labadan nin boqolaal Somalia ayay jeelasha aduunka dacaladisa kasoo saaren. Sanbalolshe inuu dhiibay waxa cadayn kugu ah xisbiga uu kubiiray iyo fikradaha siyasadiisa oo ku salaysan darood naceyb bal orod dhegeyso Sanbalolshe ninki dhama ee NISA haystay ee lagu aaminay sirta dalka oo darood nacayb sayasadeysan TV yada lafadhiya.

    • @sucdimuse1387
      @sucdimuse1387 5 лет назад

      Shana baatahay

  • @hani8826
    @hani8826 5 лет назад +8

    Alle ayaa mahad leh gacanta cadowga kaa soo saaray adigana cafi intii ku xumeysay adna rabbi baa ku cafinayo nafgoday baa qofkii goyay lacafiyaa adeer.

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 5 лет назад +27

    Waxaan la yaabay oo ka cadhooday, taageerayaasha Farmajao oo habeen iyo maalin caayayey Mujaahid Qalbi-dhagax, oo waa argagixiso iyo wax la mid ah ku hadaaqayey, ONLF caayey, wey duuban yihiin, waa dambiilayaal aan ka dambi yarayn Ina Iley, waana la yaqaan, sorry Mujaahid ( From Somaliland)

    • @warsamehanteen415
      @warsamehanteen415 5 лет назад

      👍

    • @hodanahmed2020
      @hodanahmed2020 5 лет назад

      Dee waa runtood. Qalbi quute waa jaajuus inuu Jubaland kenya ku warejiyu rabaa asagoo u olalaynaya ayaa Kismayo lagu arkay waa akbar munafaq. Cadownimada uu Somalia u qabo waligii meel ku gaadhimayo Somalia dhexdeedana sharaf kuma leh.

    • @farhaanahmedali1027
      @farhaanahmedali1027 5 лет назад

      J Ali
      Ugaas Allaha ku xifdiyo
      Akhiro iyo Aduunba balse waxaan u maleyn
      In ay shacabka somaliyeed waxbo badan ka ogeyn wixii dhacay xiligaas balse hada ay u cadaatey. Runtii somaliya iyo somaliland na madax meesha kuma hayso oo waa caado qaatayaal u shaqeeyo shisheeyaha.

    • @hodanahmed2020
      @hodanahmed2020 5 лет назад

      @@farhaanahmedali1027 orod dee uhuru iyo abiy futada u maydha weligiinba shishiye kalkaal baad ahaydeen Somalinimo beena ku tasbiixsada sida qalbi dhagax.

    • @guul4onlf
      @guul4onlf 4 года назад

      Waa Mareexaanka Ayaa meel kasta caay la daba taagan...

  • @Dr_Abdi
    @Dr_Abdi 5 лет назад +13

    Muwadan Somali o geesi ah . allaya cizak walal madaxweyne ayaad u qalantaa mudane qalbidhagax

  • @baylebodhariofficial4143
    @baylebodhariofficial4143 5 лет назад +7

    Nasiib wanag Halgama Abdikariim qalbidhagax
    Ad ban ugu faraxsanahay inaad noga sheekayso dhibatadi Ethiopia nogaysatay Mana iloobi doono halkankina wad ku guuuulsatay Wana halgan kudayasho Mudan Allaahu Akbar waxa qiiro badan in gaalkacyo laga qabtay o Ethiopia lagu gacan galiyo Ethiopia ilahada somalia way guuumaysata ale ha naga samato bixiyo

  • @sarinaabdullahially3295
    @sarinaabdullahially3295 5 лет назад +7

    Asc am proud of him gees Ogaden.damajo doc of witch...I ave a wound da will never heal...Enemies of Ogaden down.

  • @axmedaxmed5455
    @axmedaxmed5455 5 лет назад +17

    Anoo Ogaden ah markii hore farmaajo Waan taageersanaa 100 lkn Marka aan arkay sida uu soomalinimadii u dilay ayaan kasamray c/kariim geesi Weeye

    • @pureheart3552
      @pureheart3552 5 лет назад +1

      Wax somalinimo LA idha MA jirte qolo gaar ah aya ku adeegata

  • @Suhuur1
    @Suhuur1 5 лет назад +2

    Abdikariin qalbidhagax ilahaay waxan u barayay inuu cimiirga iyo cafimaadk u dheereyo iyo cibado suuban waa geesi somaliyad 💪💪

  • @deqoabdullahi5817
    @deqoabdullahi5817 5 лет назад +16

    Yey kacabsoonayaan waa layaabay war allaah kacabsada gaalo iyo amxaaro haka baqinee,illahay baa nafta gooyoo guntee allah kabaqa

  • @jamaadelmi4466
    @jamaadelmi4466 5 лет назад +5

    Horta aad baan ugu xumahay waxa adeer ku dhacay balse maanta waxaan halkaa ka fahmay waxyaabo badan een ogeyn markaan maqlay xiritaanka Halgamaa aan aad ugu faanno hadaan nahay Soomaali adeer waxaan u leeyahay waa oday Soomaaliyeed balse hala ogaado qofaad maleyso inuu dhalasho kuu xigo baa kugu noqonaya kan dad kuu neceb Xassan Sh Maxamuud never muu bixiyeen hogaamiyahan qiimaha badan.
    Waa Alle mahadli maanta inuu halkaa fadhiyo qurux iyo sharafna ka muuqato.

    • @m.a.k1853
      @m.a.k1853 5 лет назад

      xasan sheekh ma isagana aheyn madaxweynihii ugu horeeyay ee jamhuuriyada ee taga jigjiga oo aan xor aheyn walahi ineynan waxba isdhaamin ee soomaali madaxweyne waxtar leh ilahey hasiiyo

    • @jamaadelmi4466
      @jamaadelmi4466 5 лет назад

      @@m.a.k1853
      Wuxuu kula ahaaba Xassan Sh Maxamuud weli cadowga Soomaaliyeed waa Itoobiyaan e qof mawaadin hadana halgamaa sare Alle baa sareeyee u gacan galiyey, askari itoobiyaan ah ma usoo adeegsaday inuu ku layo dadkiisa Baydhabo? Xassan Sh Maxamuud Kismaayo miyuu damcay sidii oo kale inuu xoog itoobiyaan ku maquuriyo si uu qoor hays u geysto? Xassan Sh Maxamuud inuu wadanka dhisay dadkiisa wax la qeybsaday dhageystay baahidooda mooyaane dhib aan maanta oron karayo waa wax buuran uma jeedo qofaan qaldamina waa Rabbi Raxmaan, balse ragaan leysla rog rogin ha isla raad raadin.
      Bal qiirada Japan inta aysan ku qaadin si dagan wax uga soo fiirso markaa waxaad qori laheyd qor.

    • @m.a.k1853
      @m.a.k1853 5 лет назад

      @@jamaadelmi4466 jamaad waxa kawaday labadoodaba mid ka wanagsan ilahey dalka ha u dooro,waxay hoos ka saxiixaan aynan dadka ogeyn baa badan.

    • @jamaadelmi4466
      @jamaadelmi4466 5 лет назад

      @@m.a.k1853
      Waxey ila tahay hadii la yiraa hoos wax laga saxiixayo hade dowlad aan dowlad lagu magacaabi karin waa tan maanta taagane baa ku caana iney dad bad bari dakad hoosta uga saxiixeysa cadow iyo horror inagu soo hoobtay maantana xubnihii shicibka bey lacag ka dhiganayaanoo lacagihii kale baa soo xirmay Rabbow dadkeena iyo dalkeenaba mad man gees u dhaafsii.
      Xassan Sh Maxamuud at least waa nin meeshaan ka eegaba dhaliil sii weyn laheyn.
      Kama xumi in aan Alle ka barino duce qabe umada walaaleeya.

    • @m.a.k1853
      @m.a.k1853 5 лет назад

      @@jamaadelmi4466 already waxad igu shaabadeysay qolyihii farmajo Miya hhhh,

  • @abduldhacarbe8605
    @abduldhacarbe8605 3 года назад +1

    NINKANA JAAJUUS TPLF ayuu ahaa oo waxaas oo dhan waxay u sameeyeen in laga badbaadiyo inuu fashiliyo sirta. Waxa uu TPLF-ta ugu dhexjiray ONLF.
    Marka waxba ha is daallinina waxaa uu ahaa JAJUUS TPLF.

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 5 лет назад +27

    Asc halgame geesi Waan ka xunahay wixii kugu dhacay hadaa nahay shacabka soomaaliyeed

  • @sahragacal4319
    @sahragacal4319 5 лет назад +21

    Subxanalaah subxanalaah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abdig7562
    @abdig7562 5 лет назад +10

    C/kariim qalbi nuure waa halgamaa somaliyeed aloow ku xafid.farmaajo waa inagubeed.

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 5 лет назад +20

    Kuwii dulmiga kuu geestaye akhiro ayaad la xisaabtami akhiro warbaa jira 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @salmanabdi6402
      @salmanabdi6402 5 лет назад +2

      Walaahay waa run farmaajo waa qalbi caruur waa nin aad uliita

  • @subrina7781
    @subrina7781 5 лет назад +6

    Geesi somalia yeed aniga oo reersomaliland allah hadlayo qalbidhax

  • @nawaalnayrus8394
    @nawaalnayrus8394 5 лет назад +18

    Somali uqubadii ogaden ba idinku dhacdey. Mana guuleysaneysaan.
    Xabashi xun oo qurmuun baad walaalkiin islaam ah ayaad u dhibteen cadow xabashi urayo

    • @Myworld-dn1nt
      @Myworld-dn1nt 5 лет назад

      Lol ooo ogadenka Kenya iyo kuwa eithopia meqo qof somali ah aye cadaw uu kalsheen oo manta noleen jajusiin xuun waye yaaq

    • @nawaalnayrus8394
      @nawaalnayrus8394 5 лет назад

      @@Myworld-dn1nt
      Naayaa afhagajiso ogaden iyagaa la iibsada oo meelwalbo laga soo dhibey adiga ma akhirad ka soo hadleysaa wayo qof wax og matihide mise xaarmajo ayaad jaajuus utahy oo ilkoyarbaa tahy .
      Naayaa ka deg ogaden jaajis iyo dabo qoodhi tuugo ducuf lliito somali baa ah.daf nool iyo kiwa dhintyba iibiyo baf iyo baribo iibgeyey oon wafani aheynr.jaahilad huruda ayaa tahy adunkana la sovon si xuna loo tarbiyey.

    • @fosiyacali9212
      @fosiyacali9212 3 года назад +1

      Wll sidaas hadhih wlh saacadaas aan wareysiga dhegeysanaayo ilin baa iga daeysa soomaali iyadaa wada dulman oo naftooda uyaaban madax a mahayano ilaahey dowlad caadil ah hasiiyo

  • @bortstanson2034
    @bortstanson2034 5 лет назад +12

    Farmaajo qalbi caarur

  • @a.hussein1067
    @a.hussein1067 5 лет назад +10

    Qisadaan waa in Film (Movie) laga sameeyo. Title: "Madaxweynihii Khaa'inul Wadanka ahaa ee Geesigi Dalka u Gacan
    Galiyey Cadowgiisa"

  • @sahragacal4319
    @sahragacal4319 5 лет назад +14

    Farmajo waa amxaaro ilaahow naga qabo aamiin aamiin

    • @bushrasalaad1969
      @bushrasalaad1969 5 лет назад +1

      Adaa amxaaro e Afkaga subso

    • @mohamedfarah7772
      @mohamedfarah7772 5 лет назад +1

      Bushra Salaad ciyal magac maqlay oo hurda kasokcay wyo ha Ujawbin cuing dhelalabya

    • @beeloahmed4964
      @beeloahmed4964 5 лет назад

      Amxaar mahan magac amxaaro baxsatana ma wato magac Islaam wata ma fahnaty wll mida kle Farmajo madaxweyne idin ma ahn Ethioian la dagtiin iyagana idin mamula🤫🤫

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 5 лет назад

      Wallaahi Amxaaro waa ka xun yahay, waa khaa'in aan dhiig Somali lahayn Xaarmaajo, beenaale, ma naxe ah, Illaahay dalka haka soo gaadho, ceeb uun baa ka raacday, taariikh madowna dalkan waa ku leeyahay sidii adeerkii

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 5 лет назад

      @@bushrasalaad1969 Inaad is qariso bay ahayd, waadba hadlaysaa, wallee soomaali waa idiin ogaatay, 100 years soo socda idiinka hadhi mayso

  • @gaazyare3278
    @gaazyare3278 5 лет назад +10

    Meesha LA ii wado so illaahay ma joogo wllhi waan qiirooday 😭😭😭😭😭😭

  • @deqoabdullahi5817
    @deqoabdullahi5817 5 лет назад +21

    Qof soomaali ah ayey amxaaro udhiibayaan wasaqiinta ciil badanaaa alla ciil badanaaa illaahoow ciilka naga bixi iyo gaala udaba dhaqyaalka

  • @abdullahishomar2174
    @abdullahishomar2174 5 лет назад +8

    Waaaan dhamaytay walh waaan qiiirody, somali galbeedey i dhagaysta waligay ma arag somali galbed ama Ogaden lkn hadafka qalbi dhagax un baa hammi iiii ah waxa ay sameyen madaxda dawladana waaan ognahay waaa khalad u waqtiga keenay waayo waxaan jognaaa waqti dabaqoodhiii leee shaqaysto naga raali ahaaada

  • @abuuilyaas4413
    @abuuilyaas4413 5 лет назад +6

    استمعت المقطع كاملا وفعلا وجدت فيه تاريخ عجيب
    وأقول لك يا عبد الكريم نحن من بلاد somaliland
    وتألمنا ما وقع لكن انصحك ان تعطوا شعبكم توعية كثيرة دينيا واخلاقيا وفي كل الجوانب حتى نجد النصر

  • @abdulwarsame7443
    @abdulwarsame7443 5 лет назад +6

    Amiiiiin Amiiiiin.ilLahi cadawka ka bad badiy .mahdala.masha Alle

  • @assadbomar
    @assadbomar 5 лет назад +16

    Subxaana Allaah ! Xattaa tigreegii baa gartay waxaan nahay , ilaa ay dhaheen askartoodii yar yarayd waa qabli caruur farmaajo !

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 5 лет назад +4

    Wlhy xadhigiisi waraysi giisa igaga daran. Waa 04:00 habeenimo waan ka gami waayey murugo darteed. Shaqona waan u kalahayaa. Waxaan jogaa Oslo norway.
    From burco.
    Rabi waxaan uga baryayaa c/kariim qalbi dhagax, In ilaahay ka ilaaliyo dulmi inuu galo beri ka maalin, Waayo waa madaxwayne soomaaliyeed mustaqbalka dhow qalbi dhagax. Amiin amiin.

  • @mahomedosman2879
    @mahomedosman2879 5 лет назад +3

    Wariye illaahay hadaad taqaan iga gaarsii qalbi dhagax.....odey somaliyeed oo qurba ayaan ahay inuu ii duceeyo... waa dadka tirada yar ee ducadooda toos loo aqbalee insha Allaah

  • @drkhaire1787
    @drkhaire1787 5 лет назад +5

    Ninka dhiibay qalbidhax waxu dhibay qarankena oo dhan..qolada hada jogtana ilahey masuuba qas ah haku rido waxay qarax iyo musuq masuq ka dhigen magaldeni waxyna dhiben halgama .waxay shaqalesiyeen argagixiso ki ugu wyana fahad yasiin... waxana rajene kuwa qabilka ku tagerayo in ogadan runta

  • @saaiidsaaiid5817
    @saaiidsaaiid5817 5 лет назад +11

    wa ilahay mahadi matay haduu kashekaynayo whi sidan uga naxay khalbi dhagax ugamanan nixin wiilkeyga curadka oo iga saqiray malanti ladhiibay

  • @marer100
    @marer100 5 лет назад +7

    SSTV waad ku mahad santihiin soo tabintiina hadal iyo dhamaantii tani waxey aheyd gool uu tikreedu kadhaliyay dawlada iyo cabdikariim ba oo ah somali in lakala jabiyo kadib doolarashadii farmaayo.

  • @sadia_844
    @sadia_844 5 лет назад +4

    Ilaah baa ducadii muslimiinta ka aqbalay cadawgiine kaasoodaayay, Allaa mahadaa leh

  • @Yusuf-wz2hj
    @Yusuf-wz2hj Год назад +1

    Maliintii laxeray ayuu iga dhintay farmaajo iyo dadkiisa dowladiisa from Las qorey

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 5 лет назад +10

    Tigre farmajo waa qireen inuusan warkooda maqlayin

    • @mahadomar3089
      @mahadomar3089 5 лет назад +1

      Maxad ula jeeda sxv

    • @abdirashidbarre1602
      @abdirashidbarre1602 5 лет назад

      Mahad Omar cabdikariin sheikh muuse asagaa qiray

    • @mahadomar3089
      @mahadomar3089 5 лет назад +1

      Oo muxuu dhahay? Anigu si bahdilan inuu u tilmaamey ban arkaaye

    • @shukriomar5871
      @shukriomar5871 5 лет назад +2

      @@abdirashidbarre1602 farmaajemingiste waa qalbi caruur kkkkkkkkkk ha kugu taaganaato hadii aad SaaS farmaajemingiste qalbicaruur u difaaceeyaso ma uusan dhiibeen muwaadin soomaaliyeed haduunan tigreega hadalkood maqleeyanin sxb indho la,aantaas wax looma difaaco yaa ehlu nijaas beenaale been abuurka iyo huuhaad burubagaanadhada jooji ka daab yahow Ka daabku dhalay fadarada ah

  • @abdulmohamed9902
    @abdulmohamed9902 2 года назад +1

    58:12 props to the Ethiopian Generals Gabreselassie and his colleague for standing up for Qalbidhagax. Imagine the enemy saving your life from your own people furthermore treating you with humility and respect while in captivity. They allowed him to pray and bring his along his wife just for the simple reason he didn't like their food. When you stand up for values, even your enemies admire you.

  • @slaveofallah1833
    @slaveofallah1833 5 лет назад +20

    Arrrin buug laga qora! cajiiib

  • @warsamehanteen415
    @warsamehanteen415 5 лет назад +4

    Qalbi dhagax geesi weeyaan, soomaali qiima leh oo nin rag ah , amxaaro ninkii iska dhiciya ayey ixtiraamtaa, halyey amxaarada garaac anagana naga soo qayb gali buuraha abisinia gadaashooda bakhtiga ja ku cunaane

  • @abdiraxmanmacalimxasan5990
    @abdiraxmanmacalimxasan5990 5 лет назад +9

    waa ilaah mahadiis allaha kaa bad baadiyey shirqoolkaas, horay u soco halgamaa.

  • @halimohassan4451
    @halimohassan4451 5 лет назад +1

    Cajiib cabdikariim sheekh muuse arinkaagu waa mid taariikhda galay halgamaa ilaahay baa kuu gargaaray farmaajo iyo dowladiisu way kugu fashilmeen
    Waxaana cad in ay cuqubadaadii ku dhacday
    Guulayso idam ilaahay onlf waxaan u rajayn in rabi gaadhsiiyo hadafkeedii ay usoo dagaalamtay 💚💞💞❤️❤️💙💔🌹💗💖💓💚💞🌺❤️

  • @heinzihamann2268
    @heinzihamann2268 5 лет назад +4

    maan sha allh abdi kariim sheikh muse qalbi dhagax halgame

  • @journalistemuqdisho7604
    @journalistemuqdisho7604 5 лет назад +11

    Farmajo mingiste waa ethopian shalay waxo dhahayay ethopian waa nacbanahay kulaha waa tuug farmajo mujrim duli ah waye lakin maxkamad sugeso insha ilah

    • @yusufguled8624
      @yusufguled8624 5 лет назад

      JOURNALISTE MUQDISHO adiga miyaa somali ah adigaaba Ethiopian ah farmaaajo afka haku tagin waxba lagama qaban karee

    • @salmaahmed2263
      @salmaahmed2263 5 лет назад

      Sax. Walaalkey. Soomaaliyeed waxaa madax marey qabiil. Ha u bixin. Farmaajo qabiil ayaa lagu tagerey. Lakin wax uu yahey. Soomaali wey taqana.

  • @deqoabdullahi5817
    @deqoabdullahi5817 5 лет назад +13

    Soomaalaay dhoohaneey wallaalkeed dhiigiisiyo dhexdeeda u dhiiraneeey ,dhexdeeda isu geesisanaaa

    • @khadramumin262
      @khadramumin262 5 лет назад

      Xuuma markey dowladii eey shacaabkeda cadawga uu dhibtoo

  • @ibraahinnaasir2963
    @ibraahinnaasir2963 5 лет назад +24

    Ninkan waa lagu gafay wllhi

  • @ahmedmuseisse9974
    @ahmedmuseisse9974 5 лет назад +9

    Inta identity ga soomaalidu uu yahay qabiil dawladnimo nagadheer.

  • @ayanledayib4466
    @ayanledayib4466 5 лет назад +13

    Qaybta 2aad waydii inuu cafiyay En Yiriisow iyo Xoosh Jibriil?

    • @geeljiregeele4053
      @geeljiregeele4053 5 лет назад

      Injireer yariisow markii uu lahaa onlf waa argagixisu wuxuu islahaa itoobiyo ku raali gali marka dulmigii iyo dhagartii uu galay alle ayaa ka abaal mariyay.

    • @hoodomoha2113
      @hoodomoha2113 5 лет назад +2

      @@geeljiregeele4053 qofba wakhtigisuu dhintaa taas lasoco waana binii aadam khaldami kara
      Alle hau naxariisto

  • @falisissahak
    @falisissahak 5 лет назад +2

    Cabdikariin muuse qalbidhagax iga gaarsiiya in uu siduu ugu kaanbayn gareeyay doorashadii farmaajo iyo jacaylkii uu u qabay iyo quraan akhriski uu u sameeyay
    Iyo alla tuugi uu illahay u baryey inuu soo baxo oo madaxweyne uu noqdo misna uu heerkas uu ka gaaray qalbi jab aad u weyna uu ku gu dhacay
    Cabdikariin waxaan kaa codsanaya inaad ILLAHAY ubaridaa inuusan ILLAHAY kuwaan nagu soo celin

  • @ahmedhassanburaalle8889
    @ahmedhassanburaalle8889 5 лет назад +8

    Waan gumoow nay hadaan nahay somaali ceeb halgamaa geesi ah oo 25 sano dagaal ku jirey ayaa lagu xad gudbey deedna waa la ibsaday ba gebigisaba

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 5 лет назад +8

    Sanbalolshe waa la ceyriyay

  • @zeinabhassan7753
    @zeinabhassan7753 5 лет назад +14

    Allaah. Haku. Xafido. Cabdikarin
    Allaah. Hakaa. Xijaabo. Cadowga

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 5 лет назад +1

    Inaadan cabsanaynin waxaa daliil u ah naanaystaada ah qalbi dhagax💯💯💯

  • @gradabdullahi8119
    @gradabdullahi8119 5 лет назад +7

    Fatmaajo iyo kheyre waa Ducufo khaa imiin ah waxaa ka wanaagsan Qalbi dhagax kadad nimo fiican Qalbi dhagax waa Geesi soomaaliyeed noolow qalbi dhagax

  • @deqoabdullahi5817
    @deqoabdullahi5817 5 лет назад +15

    Kugu fillan quraanka illahay awoowe

  • @MahdiSupportsParty
    @MahdiSupportsParty 3 года назад +2

    اللهم وفق الصوماليين التوبة النصوحة، والف بين قلوبهم وأصلح ذات بينهم ولا تأ خذهم بما فعل السفهاء منهم، ياحي يا قيوم برحمتك أستغيث اجعل الصوماليين مستعدين لنصرة المهدي المنتظر و لرفع راية الإسلام

  • @hanibintocali9477
    @hanibintocali9477 5 лет назад +8

    Qalbi dhagax weli manan arag lkn waa qof ladulmiyey farmaajo hurdaaye gaalo wax hakuu tarto

    • @mohamedabdio1510
      @mohamedabdio1510 5 лет назад

      Qofkasta oo somali ah Mahan muwadin somaliyed sidaa daraadeed danta dalkayga haday ku jirto in Qalbi dhagax la dhiibo wn tagersanahy sababtoo ah Aniga danta dalkayga bay wax iga Galen qalbi dhagax is darood bn nahay lkn kala dal ah waxaa iga iga wiilka hawiye oo dal ba naga dhaxeeya

    • @hanibintocali9477
      @hanibintocali9477 5 лет назад

      @@mohamedabdio1510 asiga muwaadin maahan dalka kuma dhalan

    • @mohamedabdio1510
      @mohamedabdio1510 5 лет назад +1

      ccali muwadin somaliya ah maaha jigjiga somalia Kama tirsana adiga hada muwadin jabuuti ah ma tihid sidaas oo kle jabuutiyanku Mahan muwadin Somalia xaq ku leh 18 gobol qofkii ka so jeda aa xaq u leh Somalia wllo

    • @hanibintocali9477
      @hanibintocali9477 5 лет назад

      @@mohamedabdio1510 ok kii qurbaha kudhasheyne wax kuma lahan miyaaa

    • @hanibintocali9477
      @hanibintocali9477 5 лет назад

      @@mohamedabdio1510 ok kii qurbaha kudhasheyne wax kuma lahan miyaaa

  • @muxiyadinismacil5478
    @muxiyadinismacil5478 5 лет назад +7

    Reer somaliland qalbi dahab ayay ubixiyeen ee ka daaya magacii hore

  • @hodanc6526
    @hodanc6526 5 лет назад +24

    Dowlad qabil qof somali waydinayso ma rajo laga sugaa wa wax din iyo damirtaba ku xun

  • @abwaanducaale9821
    @abwaanducaale9821 5 лет назад +3

    Wlhi caawa 4 hsbeenimo ayaan video gan dhamaystay waaanan murugooday murugo kadaran maalintii la xidhy qalbi dhagac mid kadaran lkn goorma ayaan ka baxaynaa dhibaatada nahysata goorma ayaan hrlaynaa madax dadkooda u shaqaysa kana difaacda cadawga umada somaliyed goorma ayaan dadka aduunka ula dhaqmaynaa si farxad kujirto uguna faanaynaa dalkena insha alh way dhamaan dhibaatadu dawladbaana noo dhalan rabow noo gargaar adaa daayime

    • @sucdimuse1387
      @sucdimuse1387 5 лет назад

      Asc kalbi dahab .daacad m
      Asaajidka waxaa laguugu ogolaaday waxaa tiri ilaahay baa kugu filan

    • @caatoyare7917
      @caatoyare7917 5 лет назад

      Ilaa Aakhiro iska sug somaliya dawlada kuli wa calooshood laciyaarayaal 2030 maybe

  • @zamzamhussein3292
    @zamzamhussein3292 5 лет назад +5

    runtii video wan dhamays tirtay waxa ii cadadaay in dhiga ogeden xalashaden daadka qar lkn nasiib daro niin ethiopian ah in uu dhoho madaxda somali waa qalbi ciyaal ee iska daa la ku lan kodaa lkn cabdi karin wuxuu soo maray wuu ka nool yahay sharaf iyo karamo ayan u hayna aad ayan qabilka u nacba lkn wxn ogaday niin kula dhashay in uu meel cilo ah kaga tagayniin sida uu afka ku dhiftay lkn faquran farmajo la lehay runtii uqdaad buu nagu rebay uf xamar qabiil maleh ee waa hoyadii somaliwayn 🇸🇴 xabashigu wuu kala yaqanaa gesiyada somali maxamed siyad bare in halyeey ahaa waa la ogahay furuqan farmajo laleyahayna curuur yahay uf 🤮

  • @epicssj2461
    @epicssj2461 5 лет назад +7

    Geesi qalbi dhagax farmaajo xàr xaar dhalay

  • @ahmedjimale2712
    @ahmedjimale2712 3 года назад +1

    Guuuuul walal qalbi dhagax

  • @aqoon-kaabechannel8625
    @aqoon-kaabechannel8625 5 лет назад +5

    Meeshii kaliya ee sida u weyn looga dhiidhiyey loogana mudaharaaday waa Muqdisho, mana tagin wali.... ma waxa uu sugayaa inta laga tuurayo Nabad iyo Nolol.

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 5 лет назад +2

    ASC MAANSHA ALLAAH TAARIIQDA BAAL DAHAB AYAA ILLAAHEY KUU GASHAY ADUUNKANA LIIBAAN AQIRANA JANADII FARDOWSO. HE IS REALY SOOMAALIYAN