Waraysi Gaar ah Halgamaa Qalbidhagax | Qaybtii 2aad oo Xiiso badan.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 янв 2025

Комментарии • 65

  • @Dr_Abdi
    @Dr_Abdi 5 лет назад +11

    Allah haku sharfo walaal mudane galbidhagax geesi somaliyeed ayaad tahay. Love from Djibouti

  • @shabdiwalihashi9810
    @shabdiwalihashi9810 3 года назад +6

    Qalbi nuur ..qalbi lu'lu...allahow noo xifdi geesigeenna anaggoo reer galmudug ah baan ku taageernay noolow
    Wallalo..qalbi nuurshe..

  • @Jamac163
    @Jamac163 5 лет назад +3

    Mansha allah halyeey soomaaliyeed taariikhdaa ku xusi doonto wxaa tahay shaqsi soomaalinimada ku weynahay
    Wxn kuu rajeynayaa guul iyo horumar

  • @kiiney1382
    @kiiney1382 5 лет назад +7

    Qalbi dahab mideeye noolow cadagaaga allah hajsbiyo yoolkaagana illahey hakuu gaarsiiyo guuleyso Osama, Allah saloon aamin

  • @qanciyeshow-6885
    @qanciyeshow-6885 4 года назад +1

    M.a halgame cabdi kariin sheikh muuse alla ha ku xafido

  • @shukriomar5871
    @shukriomar5871 5 лет назад +7

    Maansha alaah mudane QALBIDHAGAX QALBIMEEYE GUUL Guuleeyaso guul

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 4 года назад +2

    Cadowgaaga iyo cadowga soomaaliyeedba ha jabo oo ilaahay haynaga qabto

  • @nololwanaagsan4472
    @nololwanaagsan4472 5 лет назад +7

    Ogaadeenku waa dadka soomaalida ugu qalbi wanaagsan soomaalida

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 4 года назад +1

    Qalbi dhegax jir oo joog

  • @Ahmethluiz4
    @Ahmethluiz4 7 месяцев назад +1

    Hogaamiye umadeed qalbi dahab🇬🇲🇬🇲❤❤❤

  • @abdig7562
    @abdig7562 5 лет назад +9

    Somalida geesigooda iyagaa gacantooda ku dila ama xabsi ku rida.noolow qalbi nuur.

  • @jamaahmed3965
    @jamaahmed3965 5 лет назад +1

    Waaa shaqsi aad u qalbi Fiican oo Somali nimo ka muuqato....

  • @maimunismail6365
    @maimunismail6365 5 лет назад +3

    حفظك الله يا شجاع الصومالي

  • @AliMadoobe
    @AliMadoobe 5 лет назад +2

    21:30 is good point.
    Good statesmen from all sides please pay attention to that point to bring lasting peace. Using brute force doesn’t work anywhere anymore.

  • @hamsehuseien381
    @hamsehuseien381 5 лет назад +4

    walahi mn arag somaali nool oo ka.damiir iyo dadnimo wngsn geesi gobanimo jecel oo guumaysi neceb

  • @kingkaftang2307
    @kingkaftang2307 5 лет назад +1

    Wlhi waa runtii garbo ayaan joogay aadbana uyara 7dagmo ayay qabsadeen jabhadu jawxo weeye jeeraar amin weeks

  • @mohamedMohamed-fb3re
    @mohamedMohamed-fb3re 4 года назад +1

    Geesi qalbi dhagax

  • @adeshtubemedia363
    @adeshtubemedia363 4 года назад +1

    Asc walahi runti waanqirodhe adunow

  • @Kamasbarre
    @Kamasbarre 5 лет назад +2

    Qalbi dhagax

  • @aminakhalif7936
    @aminakhalif7936 5 лет назад +1

    Guuleso halgama qalbidhagax iyo olnf bilaad geesinimo buu astahiila rabi aha xafiido ogadeenya ah xorowto somalina ah midoowto

  • @Abshir65
    @Abshir65 5 лет назад +2

    Anoo yar baan xasuusta magacisa qalbi dhagax, nalagu cabsiin jiray sheega meeshuu joogo lkn alle dile ayaa dhinta wlle.

    • @istanbulcity.112.
      @istanbulcity.112. 5 лет назад

      Daba dhilif ta itobiya Miyaa, ka mid tahay, maxaad ugu cabsan jirtay halyeyga 😕

    • @Abshir65
      @Abshir65 4 года назад

      Kama cabsan jirin asaga ee waa taageeray waligii.

  • @duranshire5927
    @duranshire5927 5 лет назад +1

    Asc ww wa idinsalaamay TV iyo halgamaa qalbi dhagax hadaan wax ka iraahdo anigoo magaceygu yahay Duran Axmed kana soo jeedo muqdisho
    Waxaad noorebtay taariiq hadaan nahay somali meel walba ay joogto wax badan baa ii kordhay wana mahadsantihin

  • @nimconuura3248
    @nimconuura3248 5 лет назад +6

    halyeey halyeey dhaly nolow

  • @zameenahajir1015
    @zameenahajir1015 5 лет назад +3

    Nacam tasa xaqiq ah intey hal gawar nagadambeso iney surobeynin ini lanuguxukumo qeyradkena hadan nahay ONLF

  • @mireabdi3555
    @mireabdi3555 5 лет назад +4

    Waxaatahy qalbi dahab kii isku tilmaamayay madaxweynaha 5ta soomaliyed waxuu nagu noqday canaasiir kii ugu xumaa ee dalkale hadalkiisa maqlo balse farmaajo waalala xisaabtami doona xili ay ahaataba canaasiiirka liita

  • @ebadoadan7819
    @ebadoadan7819 4 года назад

    Labadaydii abti 1964 midna waa la xidhey xabsi daa,in midna waa dileen ithopia

  • @qablunsadecnasir3131
    @qablunsadecnasir3131 5 лет назад

    Maansha Allaah waloow su,aalaha qaar in layswaydiiyo aanan jeclayn taasi waxay kabaxsantahay argtida halgamaaga waloow aysan dhiblahayn laakiin saxaafadu meejaas inay gasho majeclaysan

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 10 месяцев назад

    Dhagar ayay geesatay dawladii somaaliyeed ee u dhiibtay amxaaro oo aanay wax naxaris u hayn ummada somaaliyed

  • @abdicaziz9474
    @abdicaziz9474 5 лет назад

    Geesi geesi dhalay ayaantaan ma arag nin kula mid ah oo sidaan geesi u ah.

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 5 лет назад +4

    Magaciisa caadiga ah ayaa fiican in Aad Ogo yeedhid hadaad aqoon magaciisa runta ah waxaa haboon in Aad weydiisid....xoogaa aqlaaq xumo ayay noqonaysaa in Aad naanes ogyeedhid Qof marka Aad xaaladan Ookale mareyso

    • @dekfarah820
      @dekfarah820 5 лет назад

      Walee midaa anaa kaa huba wan joogay dhulkaas meel ay saadkii maryan ayay waayeen diyaarad Ayay kaadhay in lagu daabulo gaadhi way awoodi waayeen

  • @Nuurooble
    @Nuurooble 7 месяцев назад

    Dab dab kudami😢

  • @cabdirahmanmoumin6234
    @cabdirahmanmoumin6234 10 месяцев назад

    Dadku wacyigalin ayay u baahnayeen, lkn dagaal aan lahay sterategiyad ayay OLNF gashay .

  • @cabdifataaxsomali7206
    @cabdifataaxsomali7206 5 лет назад +2

    Onlf Inkastoo Halkantay balse Waxan laqaadan karin Oo reeray Ururdhan Oo gobonimo udirir ku shegayan balse Horta reer ha laga yimaadoo urur loo dhan yhy Oo Lagu magac daro Ururka jabhadda xurenta Soomaali Galbeed hala sameya odhan laha Rayi ahaan ? Haddi kale sidi qarankeni Soomaaliyed Ee sharafta badnaba bari Markay Xorooban 5 Maamul gabaleed samaysan!!

    • @shukriomar5871
      @shukriomar5871 5 лет назад +2

      Cabdifataax adiga nin ragaad sheeganeeyasaa adigu maad sameeyasid ururka aad sheegeeyaso oo aad dhinacaaga Ka dagaalantid onlf na dhinacoodeey Ka dagaalamaayaane si halganku u xoogeeyasato Ethiopia na ay u liciifto dowladaha la gumeeyasato waxay sameeyasataan 10 jabhadood si ay isku xoreeyaan inta aad adigu ku mashquul santahay jabhada ONLF oo aad leedahay ONLF halgankood waa hal qabiil jaale hadii ay ONLF Ka gilgilatay in dadkooda iyo dhulkood la gumeeyasato oo ay naftood u hureen intaad u hiilin la heeyada af iyo adin maal iyo mood xoog iyo xoolo naftaad aad u huri laheeyad baad leedahay magaca ha la badalo war adigu sameeyaso magac aad ku dagaal gasho hadii la xoroobana ilama ahan in shan maamul gobaleed la sameeyasanaayo sababtoo ah dadku hadii gumeeyasigu daashado hadii ay xoroobaan dowlada ay dhistaan si dhaqso ah uma burburto soomaaliyana dowladeedii xooga badneeyada waxaa burburiyay waa kaligiis taliye isku dhajiyay kursiga oo doorasho kasta isaga isku koobay sidaas hadii ay dowlada kasta noqoto weey burburtaa Kaligiis taliye ma fiicana dowladu waxay ku dhisantaa 4sanaba madaxweyne cusub inuu wadanka xukumo doorashadan laga dhigo inuu madaxweynaha ugu xilka dheer uu labo jeer doorashada haduu ku guuleeyasato uu xilka haayo ugu badnaan 8sano kabacadina uu doorasho danbe uunan soo galin laakiin hadii aad tiraahado 21sano ilaa 50 sano anigaa heeyasanaay shacabkaa ku nici dadkana weey kaa hor imaan ilaa uu burburo wadankaas si loo rido xukunkaas Kaligiis taliyaha ah

    • @cabdifataaxsomali7206
      @cabdifataaxsomali7206 5 лет назад

      Shukri Omar Maxaan kala nahay Oo midba dhinac uga dagali soo dhulsoomaaliyeed Loma dagalamayo Ethiopia Oo midana loma dagalamayo Se reer dad so dhafila Ogna Waxa dadka Soomaaliyed rali ku yihiin yhy Somali galbed Aniga Ahaana dadkaysa Soomaaliyed Dhamantodba Soomaalinimo ugu saraysa ku jeclahay waxanse didinahay Waxa ka hoseye dadkeena Soomaaliyed isku jeedinaya !!

    • @mayo3607
      @mayo3607 5 лет назад +1

      Câbdi Fâtââx Somâli , waxaa laga yaabaa inaadan taariikhda halgan ee dhulka la socon. Magacyo badan oon ka ONLF ahayn ayaa lagu soo halgamay, taageerana lagagama helin Soomaalida aad sheegayso. Xitaa ( Nasrulaahi) ayaa lagu dagaal galay 1963. Taageero iska daayaa dawladii Aadan Cade AUN aya kala dirtay oo xidhxidhay. Soomaali Galbeed na waa la soo maray WSLF iyadana waa la ogyahay halakay ku danbaysay.
      Hadaba saaxiibow ninkii wadankaa lex jeclo ka hayso, magaca uu rabo intuu la baxo ha dagaalamo. Kolkaas dadku magaca ONLF eed leedahay way diidan yihiin, bay ka soo yaaciye, magac bixi oo dagaal bilow.
      Haddii kale, oodan diyaar u ahayn inaad u naf iyo maalba u hurto xoreynta dhulkaas, Fadlan isku day in lagaa nabad galo

  • @mahadfarah3571
    @mahadfarah3571 5 лет назад +1

    والفضل ماشهد به عدوك

  • @Yanr8991
    @Yanr8991 5 лет назад

    Wlh ninkaan xuman ka amin sanaaa lkn wixi manta ka dambeyo xushmad ayuu naga mudan yahay

  • @uhadalchannel7418
    @uhadalchannel7418 5 лет назад +1

    Intaas aan uciishoonay dowladeenii ugasoohorjeesanay saankamafileen shacabkii inuukawareegto

  • @mohammedrafikingsahaablove9882
    @mohammedrafikingsahaablove9882 4 года назад

    Dowlada Somalia wa wada dabdhilifyal nin walalkoda cadow udhipay walhi waaan qiroday wankxumday arints farmajow waxnkumodijiray nin wadaniya lkin waxthy rufiyan itopia ah markd nin walakya udhiptey itopiyan oooo cadow ah wakas qalbidhagax manta xorta ah

  • @abdiqadarxaadsan3278
    @abdiqadarxaadsan3278 5 лет назад

    Hhh qalbi dhagax see weye maamulkii midi lagu dilay heystay
    Ninkii ay soo koriyen waa aby ahmed eh Miyaaa madax salax. Mujamiladisa. La maqsuuday

  • @mohamedahmed-tk1ji
    @mohamedahmed-tk1ji 5 лет назад +2

    Dowlada uu ninkan ka sheekaynayo yaa iga jahli bixiya

    • @xikmadraadshe9345
      @xikmadraadshe9345 5 лет назад +4

      Waa urur halgame ah oo lagu magacaabo Onilf kana dagaalami jiray gobalada Ethiopia naga heeysato

    • @keydyare7610
      @keydyare7610 5 лет назад +1

      Waa tii habaryartaa lagu qabay

    • @barkhadmohamed2211
      @barkhadmohamed2211 5 лет назад +1

      Waa tii hoyadaa oo lakufsanayo badbaadinaysay

    • @xikmadraadshe9345
      @xikmadraadshe9345 5 лет назад +2

      @@barkhadmohamed2211
      AMa kheeyr ku hdl ama iska aamus

    • @barkhadmohamed2211
      @barkhadmohamed2211 5 лет назад

      Xikmad raadshe hooyadadii oromada ahayd was

  • @abdulkadirmohamedagey231
    @abdulkadirmohamedagey231 2 года назад

    WAR NA DHAAFI JAAJUUS KAAN...

  • @husseinabdille
    @husseinabdille 5 лет назад +2

    War waxan halgama ma ahan

    • @mohamedaden2083
      @mohamedaden2083 5 лет назад

      Asc wan salamaya bahda SS.TV salan kadib qaybti 3 xaad ee waraysiga mudane abdikarim shekh muse qalbi dhagax wan sugayna

    • @waryaaofficialchannel3323
      @waryaaofficialchannel3323 5 лет назад

      Haa waaruntaa halgamaa waxaa ah dawa khowdhan mise amxaar u jaajuuse sida adigoo kale ah soo saas ma aha...

    • @maryamadirie6983
      @maryamadirie6983 5 лет назад

      Rabi khayr hana waafajiyo guul iyo gubanimo

    • @abdullahishula6381
      @abdullahishula6381 5 лет назад

      Ayayda usheeg😡😡

    • @husseinabdille
      @husseinabdille 5 лет назад

      Abdullahi Shula kalay adi ayay ma lihid baa shit