Gabadh Wariye Caan ah oo Su'aalo Kulul waydiisay Halgamaa Cabdikariim Qalbidhagax | Waraysi Adag.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    QarriJiqood

Комментарии • 358

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 года назад +22

    Noolow mujahid shahiid halgama Qalbi xabxab we love you from Hargeysa

  • @gem2144
    @gem2144 2 года назад +8

    😭😭😭😭😭korka baa i jiriiricooday waan iska ooyey Allayoow dadka wadaniyiinta ah noo badbaadi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🏽👍🏽👍🏽subxanallah dowlad ku sheeg dadkeedii cadow ku ah oo cadow u dhiibeysa yaaaaahuuuuuuu Allah ayaa naga hor wareejiyey dowlad ku sheegii Alxamdulillah yaa Rabi 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

    • @siradm
      @siradm 2 года назад

      Malaayiin Soomaali ah ama dhammaan umadda Soomaaliyeed inta xalaasha lagu dhalay oo dhan baa ka dhiidhiyay in muwaadin Soomaaliyeed sidi xoolo ama jaasuus la dhoofiyo iyo in ONLF la yiraa waa argagixisso! ONLF waa mujaahidiin soo jihaaday oo gumaysi diid ah kooxyar oo caada qaatta yaal ahna waxba u dhimi maayaan, waa ku faraxsanahay laakiin wali kama bogsan arrintaas waxan ka qanci doonaa marki magtiisa la bixiyo xaalmarin waynnna loo raaciyo kuwi waxaas sameeyayna maxkamad la soo taago, Ilaahay ha soo qabto

  • @abdimuuse4919
    @abdimuuse4919 2 года назад +22

    Maashaa allaah c/kariim waa nin imaanleh iyo damiir dheer oo soomaalinimo xanbaarsan

    • @shaftoboy1518
      @shaftoboy1518 2 года назад

      Mujaahid somaliyed noloow

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 2 года назад

      Abdikarim guul and somali country guul under hussein Roble.

  • @hamdihassan1083
    @hamdihassan1083 2 года назад +5

    Maansha allah tabaaraka Allah Abdirakariiin Qalbidhax guuuuuuuul iyo gobanimo 👍👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b 2 года назад +7

    Gabadha wariyadda ahay : wlle xijaabo , waana xaaraam inaad rag isu ekaysiisid , sida ay raggaba xaaraam ugatahay in dumar isu ekaysiiyaan , wanaag ayaan dadka kale lajeclahay , waayo naftaydaba wanaag baan lajeclahay .

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 года назад +13

    Noolow Falastiin waa wariye khabiir gabadh wanaagsan waa Soomaalidi hore Gob ah, Ninka Qalbi xabxab waa mujaahid soomaaliyeed, From Hargeysa.

  • @user-et6jm5mp6m
    @user-et6jm5mp6m Месяц назад

    Halyeey ruug caddaa ah sharaf ku nooloow iyo cimri dheet ALLAHA ku siiyo. Aamiin.

  • @ibrahimhassan1747
    @ibrahimhassan1747 2 года назад +3

    Alle hakusharfo c/kariin qalbidhagax
    Halyey qaran

  • @bashirhoussein8055
    @bashirhoussein8055 2 года назад +1

    Masha allah runti wa dhiiragalin Wanaagsan horaye usco guuleeyso

  • @muuseshukri7709
    @muuseshukri7709 2 года назад +4

    Cabdikariim qalbi dhagax iyo weriye sare Flstn wan idin salamay san kadib aniga aqon umalahey qalbi dhagax lakin wax imari weysay
    mudin SMLYD aya dowlada uu dhiibtay dowlada Etopiy.

  • @salimssalimomar6049
    @salimssalimomar6049 2 года назад +5

    NIN AAD IYO AAD U FIKRAD DHEER

  • @abdisayid1456
    @abdisayid1456 2 года назад +3

    Ninkani waa soomaali xalalah cidii udiida dhulkiisana waa dabadhilif ushaqeeya cadogeena Ethiopia

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 года назад +1

    Baraka Allah Tabaaraka Allah

  • @abdiali7283
    @abdiali7283 2 года назад +5

    Guul rooble guul qalbi dhagax 🥰💪😍😍

  • @fatumaali1924
    @fatumaali1924 2 года назад +11

    Illaah baa wax og Malinta qiyaamo
    Oo la taagan yahay ayaa war jiraa
    Inshaa allaah

  • @munanuur2210
    @munanuur2210 2 года назад +1

    Falastiin ahmed haaji iiman ilaah haku xafida ina adeer

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 2 года назад +3

    Haa, waa sidaase Alleh haku dhawro oo guuuuleyso 🙏👍✌️🤲

    • @deeqaali787
      @deeqaali787 2 года назад

      Waa nin la soo adeegsadey markaas buu leeyahay farmaajo baa ii dhiibey Ethiopian
      Illaahow adigaa wax oge ummada dadka ka qabo

  • @5-starsnews
    @5-starsnews 2 года назад +11

    "Hilmaamka badan mararka qaar faa'iido ayuu leeyahay sababtoo ah dhibaato walbo oo kuso martay haddii aad xusuusnaato noloshu waxa ay noqoneysaa xanuun iyo murug isku day inaad is ilowsiiso dhibtii kusoo martay waxna ka baro"
    So dhww wll

    • @mohamoudmoussa2030
      @mohamoudmoussa2030 2 года назад +1

      War. Baahanaa. Ku. Iibsaday dhaandhaan

    • @5-starsnews
      @5-starsnews 2 года назад +1

      @@mohamoudmoussa2030 wll hadalkaaga lama fahmin

    • @mohamedqoobfaras2758
      @mohamedqoobfaras2758 2 года назад

      Halyey waxad noqon doonta resalwasaraha cusub ilaahay idinkis

    • @naimam.9551
      @naimam.9551 2 года назад

      @@mohamedqoobfaras2758 🤣🤣🤣

  • @Murti-kaab
    @Murti-kaab 3 месяца назад

    Masha allah wariye falastiin ahmed iimaan iyo halgamaa qalbi dhagax from youtuper soomaaliyeed ❤❤❤

  • @Zakariya0070
    @Zakariya0070 4 месяца назад +1

    Waa iska jeclahay qof walbo oo etoobiya dhibo

  • @siciidcali6603
    @siciidcali6603 2 года назад +4

    Maqaldame waa alle karaali noqo ani goo muwaadin soomaali markale guul farmaajo

    • @saidaroble644
      @saidaroble644 2 года назад +1

      Ma qaldeme Waa Allaha waa run laakiin qofku haduu qaldamo waa in uu qirto raali gelina ka bixiyo balse ma ahaa isgaa oo ku xaqirayo in uu markale i doorta dhaho ogow barin adigan difaacayo ama reerkiina bu iibin oo u cadawoga u dhiibi ee adiga iyo kale ee difaacayo hadhow ha cadhoonina Allahana naguma soo celin inshaallah inshaallah inshaallah inshaallah inshaallah inshaallah inshaallah mid ka diin badan ka geesissn ka waddanissn ban Allaha ka barinay

    • @saxarlasamatar2516
      @saxarlasamatar2516 2 года назад

      @@saidaroble644 ishaad ka riday

    • @fariidtv7127
      @fariidtv7127 9 месяцев назад

      Farmajo waxa siray Mahad salad iyo sanbalolshe iyo odaygi iidoor ee baarlamanka jogay

  • @mohamedmahdi1373
    @mohamedmahdi1373 2 года назад +10

    Adeer dano siyaasadeed ayaa lagaaleeyahay
    Marka lagu istimaalo ayaa lagu tuuri

    • @abdulhafiidh9728
      @abdulhafiidh9728 2 года назад

      Are you still thinking that get your ass under the bed after your shame

    • @saxarlasamatar2516
      @saxarlasamatar2516 2 года назад

      asaguba dano ayuu leeyahay ee iskama soo habaabin

    • @realityreality8301
      @realityreality8301 2 года назад

      Dan siyaasadeed waa laga lahaa, waxayne ahayd reer Muqdisho ineey Soomaalida tusaan in qabiil aysan wax ku qiimayn balse mamda' ay leeyihiin. Tusaale, Farmaajo shalay waysoo dhoweeyeen hadana waxay ku neceen nin aarsi iyo cuqdad ku jirto inuu yahay.

  • @shanqadhyare8337
    @shanqadhyare8337 2 года назад +3

    Halgame iga raalli ahaw, waxaan u qaattay inuu Mwn:Farmaajo caffis ku weydiistay oo aad diiday.

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 2 года назад +4

    Qalbi dhagax waa waa raisalwasaraha Somalia 🇸🇴 Inshalaah

  • @maxamedaxmed1540
    @maxamedaxmed1540 2 года назад +1

    Maan sha alah ale haku dhawro

  • @qoranemursal2109
    @qoranemursal2109 2 года назад +5

    Umada xanunsan ee caytamaya ee qurbaha kaniniga ku liqa ee melahasi dawarsada idinka ayaba cayan ee umada cayda kadayaa

    • @cabdimuse2654
      @cabdimuse2654 2 года назад

      Beenale ilahaye kabaqanayne dhagar qabe beenale Maha umada nabi maxamed

    • @cabdimuse2654
      @cabdimuse2654 2 года назад

      Taarikhada .iyo imada some intaan reer hebel ahayn eebuuga meadow ku qoron

    • @cabdimuse2654
      @cabdimuse2654 2 года назад

      Wadan iyo cidna egayn

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 2 года назад +1

    Jaaajuuuus qalbi madoobe

  • @Yahyekaldaweye
    @Yahyekaldaweye 6 месяцев назад

    Ma wariye ❤falastiin axmed imaan ayaad garan weydey

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 2 года назад +3

    Waxaa 💯💯 hubaa in ninkaan dhiibistiisa eey ka dambeeyeen Sanbaloolshe iyo HassanSheikh si eey ugu eedeeyaan Farmaajo iyo Kheyre.
    11-sano eey ka horeeyey Farmaajo iyo Kheyre ma aysan joogin’ waxeeyna ahayd dhaqan caado ah una ahaa Baarlamaankii 9-laad iyo 8-aad. Alx Baarlamaankii 10-aad waxuu ansaxiyey onlf ineey ahayn Aragagaxiso.
    Hadii Farmajo iyo Kheyre dan ka lahaayeen QalbiDhagax weey dili lahaayeen. Cid ogaateena maleh. Sanbaloolshe iyo HassanShiekh fashilkooda wuu bilowday.

    • @MohamedOmar-lr9zj
      @MohamedOmar-lr9zj 2 года назад

      Parlamanki 10naad unba diidey inu argagixiso lagu tilmaame...lakin Kheyre iyo FARMAAJO xukumadooda ayaa ku andacootay inay argagixiso yihiin asaga iyo kooxdiisaba

  • @aliaali6120
    @aliaali6120 2 года назад +4

    Illaahay sharkaaga hanaga kaaqabto kenyad katimiye reysalwasarahana Kenya waatuu macawisaha uxiraayey sharkiina iyo cadawga aad u ololeyneysinba alle hanaga kiinqabto insha Allah

    • @onkodhilaac3516
      @onkodhilaac3516 2 года назад +2

      SHAR FARMAAJO KA WAYN LAMA ARAG SHAYAADIINYAHAY WADA LAANGAABKA AH

    • @kamaalamarre5519
      @kamaalamarre5519 2 года назад

      Aaliyaay waad ilduufte asagu ma aha sharta somalia sababtoo ah waligii wax muudili somali muudhicin cadawna una aha umada somaliyeed wall yaan lagadhadhicinin ninkaan inuu xunyahay asagu kalia ethiopia inuu ladagaalo ayuu unoolyahay

    • @aliaali6120
      @aliaali6120 2 года назад

      @@kamaalamarre5519 maya huuno ninkan somali maba taqan onoelef bukujiray wanakudhahay cidadhiibtay waxa kamid aha sambalooshe iyo mucaradka oo dhan iyagana buunbuninayey huuno baroortu orgiga kaweyn soomali katagtay tanteeni iyo cidiinorona aqoonsanay caqligenina shaqeyey inlagu awr kacsadana iska diidnay oo nindano kalaleh aw nooqeyshado oo nagu awr kacsado waxa nagu filan in ayytahay awr kacsi arinkan iyo marin habaabin soomali larabo qof uroon iyo qofkale in kala garanweydo waxad ku ogani yaawaye cida ninkan wadato? waa rooble oo kenya macawisaha uxirxirayey o qaadki rabay in uu soodaayo si u kenya ugudaneyo ilen somali dan ugumajirto waan ognehe iyo cc cabdi shakuur iyo sheqshariif oo badi bixiyey iyo xassan sheeq oo onolefta o qalbidhagax laftigiisa uu katirsana ubixiyey ubbo oo saxiixay ilaga dhigo urur argagixisa jijigana iyo kilinki shanad e somalidana itobiya siiyey o kadagay jigjiga kenyana usujuuday baqtigoodi oo yiri waxan kaxumahay nayroobi in uu dhiig kudaato muqdisho lakin dhibmale marka dadkas soomali dan umahayane waa ku awr kacsanayan dowlada hada kirtan oo somali in ay uroontahay aragtay baa laraba in lagu cambareyo oo shacabka kalagaran waayan cidii uroon iyo cidii udaran lakin soomali sheekadas iyo tii ikran iyo tii aamino Allah uwada naxariiste mucaadka aya malegay oona buunbuuniyey waayo aamino waxa ladhintay 7 qof kaliged bana ayshegshegsyen marka abaayo baroorta orgigu kaweyn waxani waa siyasad siyasadu hada rabto in aa fahanto iyo nimanka laso dirsaday waxad kadhex arkikarta shashada cadowgaaga shisheeye hada wasiirka arimaha dibada ee kenya aa bartisa tiwiitarka kusoo qoray siwalba kenya wain aysameyso si ay farmajo meesha ugasaarto mucaaradka oodhanna isla hadalki beyleeyihiin hada soomali waxas oo dhan fahantay ninkana cidii galmudug kasoqabatay muqdisho keentay yawaaye waa sanbalooshe iyo cidii mucaarado hoosta kalawaday marka sambalooshe iyo farmajo masaxiibba maya sambalooshe mucaaradku lajira xita hadu dowlada ushaqeynayo mucaaradku ka amarqadanaya marka iskadiidnay abaayo in nala marinhabaabsho naftuna meshi uroon raacday

  • @waxsoosaar
    @waxsoosaar 2 года назад +8

    SOOMAALIYA HA NOOLAATO. FARMAAJO & KHEYRE WAA FASHILMEEN.

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 2 года назад +3

    Waa lagu soo adeegsaday shartaada alla hanaga qabo

    • @abdiwelihassan
      @abdiwelihassan 2 года назад

      Sxb ninkan naftiisa ayaa la iibsaday inuu noolaado looguma talagalin. Cadaw ay og yihiin inay aragti kudilayaan baa loo gacan galiyay. Xaq buu u lee yahay inuu kuwii dilay qaabkasat uu ula dagaalami karo u dagaalamo.

    • @abdisalangabeyre6066
      @abdisalangabeyre6066 2 года назад

      ADIGA AYAA LA SOO ADEEGSADEY

    • @amatallahbintuosman1092
      @amatallahbintuosman1092 2 года назад

      Ninkaan wanaag mawado Alle hanaga xijaabo shartiisa

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 года назад +1

    ragbaa 27 years hostige lagu xukuma nagada ohinta 1948 ilaa hada baad tagan tihiin onlf cidkalena magacan malaha magac qabiil weye degan kana walala degan yahay sidi u fakara yaan bye

  • @ashasaid5602
    @ashasaid5602 2 года назад +6

    Haduu talada uu kaligii lahaan lahaa maanta cod iyo qof ayaa loo dareeri lahaa Alxdulilaa maanta haduu illaahay kaa badbaadiyay cadawga umada soomaaliyeed Lkn waxaan ka digayaa in ayna mucaaradku kaa dhiganin ushii madax waynaha lagu garaaci lahaa maxaa yeelay wax isaga dhaama ma hayno.insha Allah markale ha loo doorto xilka madax waynaha.

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 года назад +2

    Odaygan Qalbi dhagax waa ethiopian ee maxaa dhex wadda siyaasadda Somalia? Adeer orod jigjiga ka ilaasho oromada iyo xabashida

  • @ahmedjamac7782
    @ahmedjamac7782 2 года назад +4

    Asc dhaman umada somaliyeed melkasto eey jogaan salan sare ader cadikarin somaliweyn oo iskuduban baa kuistagtay mantayna wadanki oo dhismayo dadal badan ugaliyay mudane maxamed cabdullahi maxamed farmajo SHACABKA SOMALIYEED MELKASTO EEY JOGAAN WAXEEY RABAN SONOQOSHADA MADAX WEYNAHENA NIMANKA TUGADA AH EE LACAGTA KUSIYAYA YEY KARAMADA KAQADIN EE ODAY SOMALIYEED NOQO CODKA SHACABKA SOMALIYEED MELKASTO EEY JOGAAN WAA TAGERADA MUDANE MADAX WEYNAHENA MAXAMED CABDULLAHI MAXAMED FARMAJO DALDUMAY DIBUDHISKISA DADKALA ERGOBAY ISUDONISTOD WAXAA ISU XILSARAY MADAX WEYNAHENA MAXAMED CABDULLAHI MAXAMED FARMAJO 4 SANO KALE WAA ISAGA KANAXO NAFTAWA GUUL IYO GOBANIMO SOMALIYEEY

    • @fowziyacali606
      @fowziyacali606 2 года назад

      Been badanidaa dalkalatsy iskudoonistooda farmaajo shaqo kumalaha sheydaanka intuu joogay qabyaaladu waxey gaartsy boqolkiiba boqol cid uu aduunyada heshiis layahayna major to soomaali wuxu kadhigay mid uu dilo miduucadow udhiibo iyo cid uu qarxiyo ilaahey ayaa mahadleh naga hot leexiyey

  • @axmedbashir3835
    @axmedbashir3835 2 года назад

    Qalbi dhagax guuleyso halyeey somaliyeed

  • @wayidwayidq5906
    @wayidwayidq5906 2 года назад

    Masha alah halgama qalbi dhagax guulayso

  • @siradm
    @siradm 2 года назад

    Soomaali baa tahay adeer 100%, raalli ahaw waxaa sidaas ku yiri koox yar oo magaratto ah caada qaattayaal ah aaaad baana uga xunnahay raalli ahaw🇸🇴

  • @MeriyamShik
    @MeriyamShik Месяц назад

    Naxariis eebe handing siiyo

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy Месяц назад

    Allaah kacabso, gabadhaay, oo is astur, xijaabo, allaah utawbadkeen, geeri ayaa loo simanyahaye.

  • @user-et6jm5mp6m
    @user-et6jm5mp6m Месяц назад

    Bareey isma asturtidoo xaa khaldan bariga adduunho waaye berrina aakhiro ALLOW sahal waayee amuuraha. Weriye xoow yahay war jecel moohoo.

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht Год назад

    Falastiin axmed wariye sare

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 года назад +6

    Wuxu leeyahay umaan iman mucaaradnimo, warbaahinta fiiri wuxu ku hadlayo, jawaabtiisu wa munaafaqnimo.

    • @zubeirgelle417
      @zubeirgelle417 2 года назад

      Fiiri kuwa aad jeceshahay waxa ay ku hadlayaan

    • @ibrahimjimale7644
      @ibrahimjimale7644 2 года назад

      Waa mashruuc aay kenyati iyo imaradka soodiren

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 2 года назад +2

      @@ibrahimjimale7644 imarad iyo kenyati waxa ka daran kuwa cudurka iyo nacaybka ku dhex beeray somaali

  • @cashamuxudiincoosey
    @cashamuxudiincoosey 5 месяцев назад

    Falastiin axmad iiman wariyihii hon afric

  • @Lights.Upon.Lights114
    @Lights.Upon.Lights114 2 года назад +1

    Sxb xamar waxaa u imaatey in lagugu xuuxiyo farmaajo sidii xoolihii ......... farmaajo kuma dhiiibin ee Raga ku dhiibey wa taqaanaayee sheeg illaahey ka baqoo .........

  • @cismaanxasan6555
    @cismaanxasan6555 2 года назад +1

    xaafadeydu ma tegin hotel baa degay ka fahan

  • @abdihassan4785
    @abdihassan4785 2 года назад +2

    Qalbi-dhagax runtii waa nin iimaan leh.gabadha waraysiga ka qaadaysana waa gabadh degan.

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 2 года назад

    Mujaahid Qaran Abdikareem iyo Falastiin

  • @user-zs1ms3gc6j
    @user-zs1ms3gc6j 5 месяцев назад

    Sorry adeer mcn anaga ku jecel geesi ayaa tahay waadna halgantay halgankaasna intey nagac somli ah jirto waa halgameyna insha allah guuleyso qalbiwnag ayaa tahay guuleyso dawa dhilifna ha u jabin abti mcn

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 2 года назад

    Tuug ilko dheer och afnaladhan doqon

  • @noahaabdi191
    @noahaabdi191 2 года назад +1

    Nin kaan prime minister halaga dhigo hadeey dad nimo jirto

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 2 года назад +1

    Muj qalbi dhagax cimri dheer iyo caafimaad
    Sharaf kunoolow 👍

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 2 года назад +1

    100/100

  • @nasramahdi25
    @nasramahdi25 2 года назад +6

    qalbi dhagax raali
    noqo madaxdu way
    khaldantaye

  • @mohamedamiin6271
    @mohamedamiin6271 2 года назад +1

    Qalbi dhagax waa tuug waana in xabsi la dhigo ama la dilo

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 года назад

    Markey jig Jiga joogaan ama gaarisa waa waxay sheegtaan itoobiyaan ama keenyaati markey soomaaliya joogaana soomaali

  • @sarhayeabdisarhaye6548
    @sarhayeabdisarhaye6548 2 года назад +1

    Rooble ilahay haku xifdiyo

  • @caashogabooye8764
    @caashogabooye8764 2 года назад

    Xamar ma adaa leh war orod jigjigo aad maxaad nagu darsadey uf

  • @mahdimaxamed444
    @mahdimaxamed444 2 года назад +1

    Abdi Kariim xil sare haloodhiibo 💕💕👍

  • @deeqaahmed2607
    @deeqaahmed2607 2 года назад +1

    Raali Ahoow Qalbi dhagaxoow

  • @et9055
    @et9055 2 года назад +2

    Waxane rumaysan ahaye qalbi dhagax waa in lofirsado

  • @Eye.252
    @Eye.252 2 года назад

    Jaahuur

  • @poom5180
    @poom5180 7 месяцев назад

    Dhiibidii qalbi dhagax aad ayaan uga xumaanay

  • @MxmuudMusdf-et3ue
    @MxmuudMusdf-et3ue Год назад

    Geesi

  • @yussufabdi5339
    @yussufabdi5339 2 года назад

    Asc wrwb sual kulul maragnaa midakala ninka maxad wytisaan tatkii ad laaysay kaso jawab maxa kajiraa

  • @sunniidd7914
    @sunniidd7914 2 года назад

    Ilaahey ka cabsood digyo cab niman baa kambeeyn kugu galey waxna kuma siinayaan gabdhihii aad naasaha kartel aawey

  • @queenlove1714
    @queenlove1714 2 года назад +1

    Walaashey falastiin axmad xaaji iimaan salaam sare

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 2 года назад +1

    Falastiin Ahmed Iimaan

  • @SaidAli-gr8ss
    @SaidAli-gr8ss 2 года назад +3

    Wax walbah hadaa sey udhacayaan ogey mashir qool bey ahey yaase kuu shegey iney waxasikugu dhacayaan ilen cilmu qeybka ma ogeyne .
    Halqankii aawey hada qalbi Gobow halgan majiree demi haka gelin malayinya dhalinta soo maliyeeda ee farmajo taageersan

  • @pipipkan2880
    @pipipkan2880 25 дней назад

    Nacnac iyo jasjuus

  • @absherghasl6142
    @absherghasl6142 2 года назад

    Vadawgii ku dhiibay Alle ha iqaabo waxey dhahayeyn Qabkii somalia ayan socelinay ayagana Qabkii dhulka galiyay

  • @simand3465
    @simand3465 2 года назад +1

    Alia ali maxaa kufali in
    Dhibanahan aad aflagaadeeyso
    Miyaadan damiirlahayn??

  • @mohamoudmusse6144
    @mohamoudmusse6144 2 года назад +2

    SOO XIJAABO RABBI HAKU ASTURO ......

    • @shariifshariif457
      @shariifshariif457 2 года назад

      Farmaajo guul waxaan shaftada radinayaa tuugo atihiin

  • @abdimagan3482
    @abdimagan3482 2 года назад +1

    Weli CBB may quusan

  • @ismailabdifatah3468
    @ismailabdifatah3468 2 года назад +1

    Waa tuug basaas ah dadka jaahilka unbu wax ushegikara

  • @saidaroble644
    @saidaroble644 2 года назад +1

    Waa runt dadka maanta kuraasta fadhiya qalbidhagax baa uga xaq badan Sababto ah iska dhiigisa u huray Walaahi mgc islamaka ee Somaaliyed ban wadaagna waxan ahaa kuwii u riyaaqay farmajo maanta waxan lehay Ilaahay naguma soo celiyo oo iska iyo kuwii horey noo soo tijaabiney na hanaga maqanaadan oo ku kheyri qaba diinlehe nagu Xakumo amin amin amin noolow halyey qaran iska iyo farmajo qabiil ahan way ii gudboonyihin balse waxan diidanahay kuwaa duliga ah ee dadkeena dhiibi jiray haday 6 mamulgoboleede ma ahaa in la difaaco Daaliminta dadka iibsan jirtey kuwaa difaacow waxadka soo qaadan adoo walaalka Cadawo dilay loo dhiibo seed noqon lahayd kolkaad kuwii debiga ka galay dmuwaadininta Somaaliyed

    • @aishachannel8286
      @aishachannel8286 2 года назад

      waryaa illaahay yaqaan ninkan ma farmaajo iyo khayraa markii la gaadhiawaayey looga dhigayaa ul lala dhaco sawtii boqol boqolka loo dhiibiibi jirey olf oo weliba la iibsan jirey oo lagu gorgortami jirey hadaba la xisaabtanku ha socdo oo halays maxkamadeeyo

  • @amirahmed5003
    @amirahmed5003 2 года назад

    Falastiin wejigeeda wuu igu yaalaa waloow somaali aan kasoo tagey 2002dii

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud5920 2 года назад

    Manshall

  • @justnow7263
    @justnow7263 2 года назад +2

    Meesha su,aalo kulul kum aragno

  • @hadayaali4786
    @hadayaali4786 2 года назад

    Tuuuk khaaa in ah Walaalihiis ayuu kufsan jiray mar kaas ayuu waxka sheegayaaa

  • @burjibiixi2317
    @burjibiixi2317 2 года назад

    Waa nin sharaf iyo qiime leh

  • @cuudcuud
    @cuudcuud 2 года назад +2

    SHARKAAGA UMADA ALLAAH KA QABTO
    SHISHEEYE U ADEEGE FIDNADIISA MA RABNO

  • @munanuur2210
    @munanuur2210 2 года назад

    Gobnimada waa u dhalasha taariiqdaa ki xusi doona onlf waa kuwa kaliya sanka ka hadla xuriyadna ku jooga gauiga maanta

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 2 года назад +1

    Nin lacag lasiiyay o ina adeerkis lagu diray uma xumid

  • @mahadabdi4870
    @mahadabdi4870 2 года назад

    qalbi dhagax waa jajuus u shaqayn jiray Tigree

    • @fariidtv7127
      @fariidtv7127 9 месяцев назад

      Waa ninki 200 kumando hal maalin ka laye ciidanki tigre ee itoobiya ha isku xaarin

  • @hassanmaalim7008
    @hassanmaalim7008 2 года назад +1

    Cabdikarin fidnada ukuwado
    Muqdisho mar dagaha
    Faraha walagashan

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 года назад

    Waa yaab waa la I qaadey hadana waa la iso daayey waa mucaamarad shaki ku jiro

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 года назад

    Basaas subxaanalaah soco ku noqo jigjiga

    • @abdihassan4785
      @abdihassan4785 2 года назад

      Adoo naag ah ayaad nin qoodho leh caayi.

    • @fariidtv7127
      @fariidtv7127 9 месяцев назад

      Xoolo aya tahay xabasho af Somali baratay

  • @hi-gn6my
    @hi-gn6my 2 года назад

    Xabsi aadan ka bixin hadda Allaah ku geliyo, qalbi xaaran yahow.

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 2 года назад +1

    Oo hada mawaxaad utimid in aad garnaqsato kkkkkk

  • @Sir-ahmeth
    @Sir-ahmeth 2 года назад

    Ilaahaw qalbigayga Dhagax ha ka dhigin Aaamiiin...

  • @aqoontaislaamkabaro
    @aqoontaislaamkabaro 2 года назад

    BUSHAARO BARASHADA CARABI KA BARO BARTAN ADIGOO JOOGA GURIGAAGA GOOBTAADA GANACSI
    ...

  • @mohamedsahal5438
    @mohamedsahal5438 2 года назад

    Odeyga ragi ku owr kacsadey siyaasada ayu ila hada lasafanyahey

  • @jamaalcalicabdala3603
    @jamaalcalicabdala3603 2 года назад

    Voa Waxaa Tahiin Munaa Faqiin Ninka Muwaadin Ma.Aha Waa Ajnabi Marka Somalida Galinka Shanaad Amxaarad Ayaaka Fiican Waatuugo Marka Voana Amerikaan Ayaad U.adeegeysiin Ninkaana Waa itoobiyaan Aminiga Somalida Ninkii Wax Udhimaa?

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 года назад +2

    Farmaajo waa nin waalan ilaa hada waxba aheeyn oo kaliya musharax madaxweyne oo aan 39 kale waxba dheerayn nin doonayo nin somali ah xaquudiisa hor isataago waa handcap

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 2 года назад

    qalbidhagax umada soomaaliyeed inta caqliga leh way ka xumaatay wixii kugu dhacday ilaa hadda ayaa laga hadlaa gulayso waana ka xunahay

  • @aliaali6120
    @aliaali6120 2 года назад +2

    Soomali marki hore hadii arinkagi lagu qiyanay hada baan fahanay qorshihiilagawatay iyo dowladnimada somalia in lagu lugoyo cadowgana logutagero Malin dambe wale kuma tagero farmajo guul

  • @kaydqubi4252
    @kaydqubi4252 2 года назад

    Yoooo Naaaac

  • @abubokor0628
    @abubokor0628 2 года назад

    Gabadhaa wariyaha ah waxaan kugulatalinayaa inaad hadalka kulaylka kadayso