MADAXWEYNE CABDI MAXAMUUD CUMAR ''QALBI DHAGAX WAA DAMBIILE QARAN'' | SHIR JARAA'ID JIGJIGA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 137

  • @Nuursaciid-qb4yy
    @Nuursaciid-qb4yy 6 месяцев назад +2

    Cabdi maxamuud cumar(ina ilay) waa murtad diinta islaamka toos uga baxay meeshii lagu arko halagu dilo, si kasta oo lagu dili karo halagu dilo. dhiigiisu waa banaanyahay
    دمه هدُر.

  • @saynababdi6226
    @saynababdi6226 7 месяцев назад +2

    Qadhmuun uraayoo laga raystay wixii dadka xasuuqay ee ee dadkiisa baqdin darteed ku laayay dadkii 😭😭😭😭😭😭😭

  • @munaloveddsi3656
    @munaloveddsi3656 7 лет назад +4

    mashallh geesi cmc magaca ha raago madaxwayne daacad wakas bal. May ku day daan walee waa runtii aqli xumida somalida. Mel soke Bay wax ka eegayaan ddsi one love guul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💪💪💪💪💪

    • @gaansoali8874
      @gaansoali8874 7 лет назад +1

      muna Love Ddsi ana waso cabdi iley wecelka calosha weyn

    • @maamebashiir6995
      @maamebashiir6995 7 лет назад +1

      muna Love Ddsi
      Naa MakaNaad Noo Amaani
      Neefkan Ina iLay dhiig yacab weeyaan

    • @munaloveddsi3656
      @munaloveddsi3656 7 лет назад

      MOhamed Abdi _aziiz waaa geesi geeska Africa laga aqoon san yahay. ee. Kor noo qaaday hadanu nahay rer ddsi guul banu gaadh nay anan waligano gaadhin wll. xaasid nimadu way xun tahay nabad iyo hormar barwaaqo wax barasho biyo jidad id u urasho kala dan beeyn banu ka dhaxalay aanan haysani awal hore marka adiga iyo inta kula mid ka ah haduuna ku ahayn anagu dahab nooyahay

    • @munaloveddsi3656
      @munaloveddsi3656 7 лет назад

      Gaanso Ali waad af xun tahay ee edeb u yeel afkaga doqon yahay Adhiga ah ish

  • @aamindayl1604
    @aamindayl1604 7 лет назад +7

    mudane madaxwayne
    CMC
    waxaa tahay hogaamiye aragti dheer
    inta aad xumada deegan haysay waxaad qabatay
    tarikhda ayaa xusi doona
    waxaad aad ugu faraxsanahay anigoo udhashay deegan kuna nool qurbaha
    in arko deegankayga oo horumar ku talaabsaday
    taasina alle ayaa mahad iska leh
    marka labaad xukumada hada tala haysa ee aad adu ka kow tahay mahad balaadhan ayn.idin so jeedinayaa
    waxan leyahay dawlada ethiopia nabad ku waara
    libaxyada east africa

    • @sowdakhalifa1466
      @sowdakhalifa1466 7 лет назад +2

      Aamin Dayl Isha Xasidka Ilahay Hanaga Hayo Bowe 😘😘👏

    • @aamindayl1604
      @aamindayl1604 7 лет назад +1

      Sowda DDSI JiGJiGa aamin aamin
      wllo
      mahadsanid ❤❤❤❤

    • @drjimalehaibejama7257
      @drjimalehaibejama7257 10 месяцев назад +1

      Afka Kamaad Odhan Hadalkaas

  • @MariamAli-zn7jh
    @MariamAli-zn7jh 7 лет назад +4

    Ilaahay argagax iyo gariir degdega kugurid musiibo aanadfilayn kudhacday insha alla

  • @nazirziyad2478
    @nazirziyad2478 6 лет назад +2

    Maanta maxaaa haysta hhhh iyo itoopianimadii lagu faani jiray hhhhhh adunku waa hadhka labadiisa galin

  • @AyanAli-ww5ev
    @AyanAli-ww5ev 3 года назад +2

    Adeerkay tariikh bu iska rebay ilhay Ethiopian nagama dhigin lagama yaabo inaan ku faano Ethiopian😂🤣🤣

  • @mohamedshaqlane1165
    @mohamedshaqlane1165 7 лет назад +1

    Ilahay Kabaq axmaaraa hadifiican manta xukun baa heysaa masuul ayaa lagumagacaabay

  • @yusufmohamed8305
    @yusufmohamed8305 7 лет назад +1

    War anaga Wanka dhimaneynaa Qof somaali ah oo Gaalo loo dhibaayo mgrty. Ethiopia iyo anaga Dagaal aya naga dhaxeeyo

  • @nadifsahane1438
    @nadifsahane1438 7 лет назад

    Hhh sxbky caadi maha nolaw mudane 😘one love inta jacel d d s

  • @farhiyomohamed5957
    @farhiyomohamed5957 7 лет назад +1

    qanis qurun calolweyne walalkaa maad cuneysaa hilibkisa axmarada ha kuwasto

  • @ikraanmahmed6861
    @ikraanmahmed6861 7 лет назад +3

    wallhi waa run cabdi ilay hadlkiisu kuwa oyaya waa tageerayasha alshabaab wana mucaradka dawlada ka soo horjeeda

    • @sowdakhalifa1466
      @sowdakhalifa1466 7 лет назад

      Ikraan Mahmed Haa Dabcan waa Saaas Waa mucaradka Qalbidhagax dadkisi Aya Lo geyaya Iyaga Ha isku Labtan Qalbidhagax Maxa Ka galay Waar Ilen balo

    • @mohammedrafikingsahaablove9882
      @mohammedrafikingsahaablove9882 4 года назад

      Ikran hadalkas cabseba kakenysa qof xor ah matihid

  • @القاريعلىبنمحمدالجبرتيالصومالي

    Adigu ethiopia maxaad katahy dameer

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 4 месяца назад

    Tugada bada geey saxixan barigi waabognay dhuxuleysanay badrolki lashegay badu ahaa miya dowlad kamasodhawo masartoda sookorsaar

  • @hooyofitness3752
    @hooyofitness3752 7 лет назад

    Ina iley should be behind bars he's criminal.

  • @badriabdirashiid-uy3ve
    @badriabdirashiid-uy3ve 8 месяцев назад

    erataria aar gagixiso
    Ah kulahaa waaba dowlad abdi ileeyow errateria

  • @mrahmedhassan5278
    @mrahmedhassan5278 7 лет назад +1

    Hadaa mawaxaad rabtaan inuu kasoo horjeesado somalia taasi waa maya waa inuu caayo siduu ubad baadin lahaa shacabka #ddsi hadii kale xasuuq baa loo geesanaya markaa ufiirsada hadala diisa jahiliin baa tihiine dadka ha iskacaayine

  • @sowdakhalifa1466
    @sowdakhalifa1466 7 лет назад +1

    CMC Nolow intay nolali jirto hadalkada qofki aqli leh wuu dhuxi kara balse somalida runta Aya dhibta Ader Yasan Laysku mashqulin qof walipa Afarta mitir ee uu Leyahay Ha uu tashado ha isdaba jitamine Qalbi Dhagax na dadkisa Aya lo geyaya wana runtis dadka mucaradka wadana waa kuwa dawlada mucaradsan ader farmajo xata hadu dhibay waa nin ina ader kis ah dadka bodbodayana wan is fahansanahay waa kuwa donaya in dawlada la burburiyo Yaahuw Hana galafanina dacun cudur wadata ba tahin hana afeynina Uuuuf 😏

  • @axmadamiira2555
    @axmadamiira2555 7 лет назад +4

    Itoobiya waa adoowga soomaliya

  • @qadroqaliqadroqali7
    @qadroqaliqadroqali7 7 лет назад

    Danbiga waxa dhigay cidii gacanta idin soo galisay waxa rabtaan sheega

  • @liiboy0
    @liiboy0 7 лет назад

    ninkaan waa cadeystay waas xabashi insh allah waxan somalids ugu baqayaa in ay u dajiyaan siyaasada ilaa an awood ka yeelaneyno

  • @القاريعلىبنمحمدالجبرتيالصومالي

    Kani waa dameerkii malis sanawi

  • @bulhanbulhan1580
    @bulhanbulhan1580 7 лет назад

    ويمكرون ويمكر الله والله خير الماكرين arintaan waxay soo dhawaynaysaan in somaliya ay dib u hesho dhulka ogaadiiniya qiyaano ayaa la sameeyay lakin ayaga ayay ku rogmaysaa shurkan ninki qiyaaanada sameeyay

  • @axmadamiira2555
    @axmadamiira2555 7 лет назад +7

    Amxaaar uuraya waarkaga waan fahanaye yaa xiimar

  • @tokoloko9320
    @tokoloko9320 7 лет назад

    Cabdi ileey uurka malzanawi ayaa uyeeelay dhakhtarkii kadhalinlahaa waa gabare caruur Ethiopian ah ayaa kadhax hadlaya isaga maha qogka hadlaya SAA haloo ogaado

  • @qalanjo1104
    @qalanjo1104 7 лет назад

    bariga Ethiopia kkk Somali galbeed jilicsanow adigaa ka daran wax 30 dowlad korfadhiyo, waxaan aa dowladnimadeena kalsooni ugu lumine.

  • @American_patriot110
    @American_patriot110 2 года назад

    Hada dastuurka itoobiya ayu isna hoos jooga

  • @nasuratabdullaahi343
    @nasuratabdullaahi343 7 лет назад

    Waxaa ila wanaagsan in nabadda la qaato wixii dhibaato ku ahna laga horyimaado magacuu rabana ha la baxo waxa bulshada u wanaqgsan xasilooni iyo horumar khilaqf kanq la iska dqqyo iyo carqaladda qofka tiisana uu ka shaqeeyo Soomaalida waa in ay dilka iska deyso waxa daganaanta diidanna meel looga soowada jeesto waxa lakala tabanaayana miis lagu dhameeyo Maamulada jiraa maamulka ugu wanaagsan ee sharci dowladeed ku howl gala waa kan jigjiga nasiib ayey leeyihiin inta kale waxaa wareeriyey qabiil iyo qof diin ta burburinaayo iyo dowlad aan tabar laheyn way jirtaa urur yar oo ku dhuumaaleysta duurka ama bulshada dhexdeeda oo nabad diid ah lkn awood wax looga qabtaa jirta dalkana lagu ilaaliyo xasiloonidiisa wixii nabadda qaatana waa lasoo dhaweynayaa wixii kalena waa lala dagaalayaa nabadna lagu dhalinayaa

  • @anascade9180
    @anascade9180 Год назад

    Awalaan waayay cagdheer caqli usaaxiiba 😅😅😅

  • @davidbadaljinex1293
    @davidbadaljinex1293 7 лет назад

    Alla maxa wallo badan laysku diray somali ilahay maskax ha siyo amin so duceya amin ta raciya

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 7 лет назад

    masha allaah. madaxweyne Abdi mahamuud xafidulaah si fiican buu u hadlay noolow, haddaan u soo noqdo hawiye futo madoow sheekadooda waa qaraxday mucaaradnimo iyo dowladiidnimo ay ka aheyd ee naxariis ay u qabaan qalbi dhagax ma aheyn. hawiye waa dad maal xaraan haysto guryo shacab leeyahay + iskuuladii dowladda + xeryihii ciidanka + beero shacab iyo dowlad laheyd. hawiye xaaraan ku naax ma doonayaan dowlad iyo kala danbeyn iyo in sharci shaqeeyo.

  • @kaligiiduulofficialmedia583
    @kaligiiduulofficialmedia583 7 лет назад

    Ey aan laga aysaneey. Mar waa lagu soo qaban doonaa

  • @ikraanmahmed6861
    @ikraanmahmed6861 7 лет назад

    mansha allah nolow madaxwayne

  • @hoodoluckyabdi1848
    @hoodoluckyabdi1848 7 лет назад

    Alle umada somaliyed alle ha u gargaro

  • @halgankadalkahooyo5538
    @halgankadalkahooyo5538 11 месяцев назад

    Oo wuxu fara galoolo mad madooba miyuu iscadayn jiray sidi dumarki diyaano miyuu marsaday

  • @AMuuse-ih2oo
    @AMuuse-ih2oo 7 лет назад +8

    MadaxWeyne: Cabdi Maxamuud, maasha Alaah, halyayga..DDEthio-Somali-Jigjiga, horumarka & Nabad u horseeday. nolow. Somalia dowlad-diidku mararsiiyo kale doonta. Somalia ha noolaato.

  • @queeniqlas5085
    @queeniqlas5085 7 лет назад

    wll dadkaan wxee doonayan in ay naqaadsiyaan in uu dambiile yahay wayahay yuu ka kaley dambi ma somali bu dambi ka kaley mise itobiya waaa qalad sax ah

  • @maankanuura5763
    @maankanuura5763 7 лет назад

    nolow madaxweyne waxaad tahay nin aragti dheer leh

  • @AbdirahamnaxmedfaaraxFanax
    @AbdirahamnaxmedfaaraxFanax Год назад

    Ilahay ku cadab kuwan iyo asagaba

  • @balqiisbeautycooking-show8985
    @balqiisbeautycooking-show8985 7 лет назад

    Gumeysiga ka baax markaas hadal

  • @saaraabdi4931
    @saaraabdi4931 7 лет назад

    Wax lagumaysta tahay dawlada ethopia. Mxay u xakumi nin somali ah hdalkagu wuxu cadaynaya in aad ethopian tahy doqon calool weyn ethopia naag u ah

  • @bulhanbulhan1580
    @bulhanbulhan1580 7 лет назад

    war mahad salaad halkaas miyuu ka soo muuqday alla god ayuu ku soo dhacay

  • @saynababdi6226
    @saynababdi6226 7 месяцев назад

    Waa hore inuu yahay waan arkaa lkn waan qiroday nacas uraaya

  • @mahamadshakir575
    @mahamadshakir575 7 лет назад +1

    Yaaahudaaa bisinka aqli xumaa midkaan alla kusoo qabay duli dabadilif uraya.

    • @sowdakhalifa1466
      @sowdakhalifa1466 7 лет назад

      mahamad shakir cuuuuuuc Is Qaal de Ader horay ba lo socda wuxu ka hadlay na waa runtis benta Somali da waay dhibta run mise been ader isku tashada Ddsi iyo Somaliland waa tashatay Yahuw 😏

    • @mahamadshakir575
      @mahamadshakir575 7 лет назад +1

      Sowda DDSI JiGJiGa kkkkk uff dasha amxarada kaca hadee jaxiima wada kulma koley tigre iyo amxaro baa laidhin laso Sareye akhiro nolasha kadacdeen wlh allaha hadin soo hadeeyo bisinka,hada intaad kadarteen ayaad galo kudawa feesheeen😕😕😕😕😕 subxanaallah naa heede ururka gobonima donka wuu guleysan waayo xaq ayuu taagan yahay caqibada suubane dadka mu'mininta ayaa leh adiga iyo kuwaad daba dilifka utiheeen hoogina ayaa sodow😇😇😇😇😇😇😇😇😇😇ee waxbo xaqa hadaboolina waad kulugo aysaan hno.😋😋😋😎😎😎😎😎

  • @catarcabdi5423
    @catarcabdi5423 5 лет назад

    Aniga aad buu iila saxnyahay hadalka madaxweyniihi hore deeganka ee ku aadan qalbidhagax wayo waa shaqsi laxidhay meeqaa ladilaya maalin kasta maa laga dadlo

  • @nadifsahane1438
    @nadifsahane1438 7 лет назад

    Nin rageed wlhi waynu isubahanahay hadikale liyuugu waxbuu cadaabi

  • @zeniababdikarim6478
    @zeniababdikarim6478 7 лет назад

    Somaliyeey nin dil iyo kufsi geeystay ha u hiilunina

    • @waraabehargaysa
      @waraabehargaysa 7 лет назад

      Waa runtaa huuno

    • @ahmedbronchi2155
      @ahmedbronchi2155 7 лет назад

      Zeniab Abdikarim ilaahay ka baq.qof muslim ah wax aanu ahayn ha ku tilmaamin.waa dambiye.laakiin waan aqaan noocaaga aan dambi iyo ajar kala aqoon

    • @ahmedbronchi2155
      @ahmedbronchi2155 7 лет назад

      Allaa deeqda bixiyee

    • @ahmedbronchi2155
      @ahmedbronchi2155 7 лет назад

      Allaa deeqda bixiyee

  • @khatabadam5003
    @khatabadam5003 7 лет назад

    umada aad gumaadaysid dhiigooda waad bixin soomaali iyo oromo labadaba waxaad bilawday in aad barakicisid umad muslin ah waxad sheegan madaxwayne daba dhilif tigree ah ayaad tahay waad ogtahay sida aad u gumaadaysid ogaadeen iyo oromo walee meel xun ayaa kuu danbeey aakhiro cadaab aduukana cadaab nacallad kugu dhacday ilaahy musiib deg deg ah ha kugu rido yaa rabi yaa qafuuru raxiim ninka ka jaasi yaa rabi

  • @ahmedwabarka4073
    @ahmedwabarka4073 7 лет назад

    geesi geesi dhalay meshaas kawad iskada kuwa qolka dhaxdisa ka so hadlayo

  • @Muhammaddahir99
    @Muhammaddahir99 7 лет назад

    Aduunka aan maanta joogno gumaysi waalaga baxay saad adna ku faanaysaa markaa naag miyaan kuugu soo hagaagnaa mise nin bakhtiyahow
    Waxaatahy kuwii 6saac fikirijiree
    Shit adoon yahow aragaada naga qari
    Dad lagumaysto aduunka adaa jiree
    🖕🖕🖕🖕🖕🖕

  • @axmadamiira2555
    @axmadamiira2555 7 лет назад

    Naacala kugu taalo xaarami baastar ah waar baanale qalbi dahgax waa soomali ee maha itoobiyan waarya waxad raabta inad ku jiirdisahn xaabsiiga ee ilahaye ka abso amxaaryahow

  • @leylaismail5978
    @leylaismail5978 7 лет назад

    Isaga laftarkiiisa ba halis ku jira ?
    Marka wu ku qasban yahay inu saas u hadlo
    Eee somaliyee Wlhi qof dhalinyar ban ahay
    Meel dheer wax Ka eega
    Ee indheer garad lahaada
    Inkasto malaha qaarkin school ba dhigan !!

  • @MohamedYre-i3b
    @MohamedYre-i3b 4 месяца назад

    Been able garç batay

  • @Waxtar
    @Waxtar 7 лет назад

    War muxuu yiri hadaad Ethopia caydo dad Somali ah baad cayday aaa, what a ignorant fella

  • @umusiham297
    @umusiham297 7 лет назад

    nacala caloshada iyo futadada kutalo cudur dagdag Ale kuken o soxun udimo maa cabdikarin aya dil iyo kufsi geyste aley lehey adiga kufsi iyo wax walbo geste waxbo alshawab waxbo hakumereysanin

  • @maamebashiir6995
    @maamebashiir6995 7 лет назад

    Ala Ya Iska Aamus Dhaha NEEF KaN

  • @sirabdiwasachussienilkacas5271
    @sirabdiwasachussienilkacas5271 7 лет назад

    walahiban ku dhartee waxa khasaray aduun iyo akhiraba kan ah gaal daba dhilif war marka adiga lagu qabtaad garan doontaa nacasyow calooshu xaaranta iyo fulawnimadu la waynaatay ogowna qalbidhagax waa geesi somali ah yuhuda africana way jabaysa maalin dhaw ee aduu ma waligaabad ogaadeen u ahaan kan horjooga fulaygaa u ah walahi lugdheer doqomaa kasoo hadhay geesiyaashiinii ax ax ax ax bal u fiirso siduu u hadlayo xataa hadalo maha aqoon ka keenayso waa wax lagu soo shubay oo uu akhrisaday bilahi waad khasartay abdow beenaalow

  • @salmaomar3131
    @salmaomar3131 7 лет назад

    hhh walay waarun tiis mudanaha madaxwaynehena abdi Maxamud cumar runtad asibtay

  • @nahlamohamed6521
    @nahlamohamed6521 7 лет назад +1

    Waa aayo cabdi Karin tolow

  • @abdurizaqmohamed213
    @abdurizaqmohamed213 7 лет назад

    Mansha allah mudan cabdi maxamud Cumar halyeeyga DDSI sifiican Ayaa wax oogu sheegtay dadka fikirka khaldan wata. Viva DDSI

  • @Muhammaddahir99
    @Muhammaddahir99 7 лет назад

    Nacalaa wasiirtaa kuyaaale ethiopia ku hynmyso duli duli dhalay
    😣😣😣🔫🔫🔫

  • @halgankadalkahooyo5538
    @halgankadalkahooyo5538 11 месяцев назад

    Kkkkkk jaasuus ugu dambayn kiisodirsaday ayaa wassa kadibna dila

  • @حلوحلو-ظ4د
    @حلوحلو-ظ4د 7 лет назад

    wari yuu miyaanu wax ba su aali kirin bal ufiir sada su aal kuma celin karo

  • @hassanhusain8388
    @hassanhusain8388 7 лет назад

    Wax isgo uu geeysaty yuu wadan ku sheegayaa

  • @ahmedguled1468
    @ahmedguled1468 7 лет назад

    Ruufyaan aliija iyo hilib ceeriin ku dhashay oo caado qaato ah baad tahay kuwa ku difaacaya waa kaasii hooseeyaan shut fuck up Alshabaab waa cadow adiguna cadow baad tahay maxaad ku kala duwan tahiin

  • @MahadAbdimohamed
    @MahadAbdimohamed 8 месяцев назад

    Hooyada was

  • @wiilogaden7797
    @wiilogaden7797 7 лет назад

    Fahano Waxad tahay ha ilawin

  • @MahadAbdimohamed
    @MahadAbdimohamed 8 месяцев назад

    Abdi danbiile

  • @mosmo4441
    @mosmo4441 7 лет назад

    Waa Dhofar kalab ah kan

    • @issasharmarke7360
      @issasharmarke7360 7 лет назад

      Ohadenya ha labedelo. Onlf no no Somali galbeed yes yes

    • @sahrawali2804
      @sahrawali2804 7 лет назад

      Noola mudan abdi maxamud cumar waxaa tahay geesi dadkiisa iyo dalkiisa wax taraya ilaahayn waa oga yahay dadkaan way ogayiihin .noolanoolan caynaanka haya waligaa cadawogaagu ha jabo ilaahay idinkii

    • @mohamedsiyad6646
      @mohamedsiyad6646 7 лет назад

      Sahra Wali somaliya arin mahayso wasiirada mAlinkasata laqarxinayo makahadlaan halmaalina

    • @mohamedsiyad6646
      @mohamedsiyad6646 7 лет назад

      iinooloow aabo madaxwayne mustaqbalka

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 6 лет назад

    Waar meeshii Oromo ayaa qabsatay ee iska carar intaan laguugu iman meeshaada kolayba caleentaadii way cadaatee.

    • @Boqoradda
      @Boqoradda 2 года назад

      Ma jinbaa wxkuu sheegay talow😂😂

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 2 года назад

      @@Boqoradda kkkkkkkk walaal saansaankaan ka gartay in lagu soo maqan yahay.

  • @nahlamohamed6521
    @nahlamohamed6521 7 лет назад +1

    Waan gartay hada

  • @madarsanyare1579
    @madarsanyare1579 7 лет назад

    daba dhilif ina illey

  • @khatabadam5003
    @khatabadam5003 7 лет назад +3

    nacallad kugu dhacday ilaahy ayaan kaaga baryay musiibo in uu kugu rido adiga iyo ilmahaaga

    • @sowdakhalifa1466
      @sowdakhalifa1466 7 лет назад

      khatab adam Yahuw hostada la hel Balayo kugu dhacday Muxu ka wata ninkan maskinka Ah ee dadkisa uu ordaya uuuf xasid waxad qabsana Malaha cidi wax ku qabatana waad ka so horjedsan 😏😏😏

  • @mosmo4441
    @mosmo4441 7 лет назад +1

    Xayawan duuli ah

  • @hassanqoraxayyarkasanadka5149
    @hassanqoraxayyarkasanadka5149 7 лет назад +1

    Lipaax weeye mudane cabdi maxamuud

  • @makahmet1655
    @makahmet1655 7 лет назад

    Hhhhh Somalia khariiraday ku tala tolow

  • @abukarali2929
    @abukarali2929 7 лет назад

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh naaagaha somaliya idinka is astura marka hore

  • @queeniqlas5085
    @queeniqlas5085 7 лет назад +4

    ninkaan madaxweyne yaaa u doortay asaga la leeyahay MD abdi iley hhhhhhh waaa kan iyo wax lamid baa somali mar walba madax noo noqda shit! kan nin rag oo damiir lihi ma aha walalkii uu dhiibo yuu leeyehay dambiile

  • @masaalhassan9708
    @masaalhassan9708 7 лет назад

    You are right aabo baroortu orgiga ka Wayne dhag jalaq lo siin mayo #Cabdikarim wadankisi uu danbiga ka galay bu joga Haku mashqulina buuqa yaraysta

  • @seynabahmed5742
    @seynabahmed5742 7 лет назад +7

    Calool weyne bastard bastard dhalay

    • @queeniqlas5085
      @queeniqlas5085 7 лет назад

      msha allah abayo adoo dumar ah wax aad karatay ayuu garan waaye nin doonaya in uu dad wax fahansiiyo

    • @ahmedalaale7474
      @ahmedalaale7474 7 лет назад +2

      Seynab ahmed ,naa,hanaga, caayin,madaxweynahayaga, his exellence, Mr Abdi mohamoud, omar,waa, geesi,geesi, Dhalay.Waxaynu, nahay,laba, dal,oo jaar, ah, ila,garo, hadalka.

    • @alvaromorata7067
      @alvaromorata7067 7 лет назад +1

      Na haku wasee Gaac u taag Eyga isha xuun

    • @tusmosugan7016
      @tusmosugan7016 7 лет назад

      Ahmed Alaale war wa xarami
      Kani bagaw gan dalad nimadu
      Ugu horyso

    • @ahmedalaale7474
      @ahmedalaale7474 7 лет назад

      khaalid mo ,waxaan, ku idhi, marka, hore, iskuulkii, dib, ugu, noqo,oo Af-somaliga,soo,baro. DDSI, way, horumartey.Tan iyo markii,nidaam,ku sheegii,isbahaysiga, faashistaha,ahaa,ee, la, magacbaxay, IRIRSAMALE, ay, baabi'iyeen, nidaamkii,dawladnimo, kuna, badaleen ,qawlaysato, aan, garaneyn sharafta,ay leedahay, dawladnimadu. Kuna,sifoobey, badhtilmaameed,qabiil, gaar, ah,umulodoox, maatalays, gumaad, iwm. Maanta,ay guranayaan, midhihii, dunuubtii hanfiga,ay beerteen, waxaana, ku dhacdey cadho, ALLE.DDSI, idinma,rabno,waxaanu, nahay, itobiyan,waana, ku,faanaa, badawyahow.

  • @axmadamiira2555
    @axmadamiira2555 7 лет назад +1

    Kaane siida duumarka uhadlaya soomali ayo raaba ino kala jaaro waar oogadiin waaa soomali dule ayad tahaye hooyada waaas duufaar

  • @axmadamiira2555
    @axmadamiira2555 7 лет назад

    Waaar hadad tahaye itoobiyan maxad ugo haadlayesa afka soomaliga kkkk walahe jahilyacad taahaye

  • @rich9233
    @rich9233 7 лет назад

    Eey eey dhalay ill buuun amxaar kufuusha

  • @garaadkamaajo9449
    @garaadkamaajo9449 7 лет назад

    doqon fulay daba qoodhi