Scw waxan ushegayaa qoofku ururkuu doono ayuu kamidnoqonkaraa dadka jigjiga waxay katirsanyihin waxa larabo wa in sidii diridhabe lagu soo guro oromo iyo dadkale wa taas arinta laga fogaynayo dadkii lahaa marka arintas wa in laga hortago
Hahahahaha jigjiga Hal qoys baa leh oo ah kuumade ah, mana kala laha somaalida ka baxsan na waa dhulkoodii waxbay ku leeyihiin waa caasimadii dds !!???
Ogadeen qabyaladi 60 sano aad do watee waa ilaahay mahadi hadii laydinku fahmay midakale onlf kaliya degmo haday ku leeyahiin gobolka jigjiga ayuun bay ka qayb gali karaan waayo anigu reer jigjiga ma ihi lkn Ogadeen dhan kuma laha degmo iyo tuulo toona kuma laha Teeda kale qof wata 🆔 gobolka sitti gobolka qoraxeey'gobolk dawe' gobolka jarrar jigjiga kama codeeyn karo qof 🆔 jigjiga watana gobolada kale kama codeeyn karo qof waliba meeshu ka qatay uun bu ka codeeyn kara Teeda kale kuwa xisbiga pp kasocda iyo kuwa onlf kasocda midna uma socdo ineey dsdka wax u qabtaan 2 labaduba only lacag dhaaqale iyo mushahar uun bay raadinayaan
Soo dhowaad Nuur iyo Jaamac Galad u daa Jaamac isga ayaa karkarinaaye!!!
Alla jamac galad jecliyaa aabahay beey gabababo geel kuwada raaci jirin
Geesi guul insha Allah will ✅️
Ser jamac walal wa runta ❤❤ guul
Scw waxan ushegayaa qoofku ururkuu doono ayuu kamidnoqonkaraa dadka jigjiga waxay katirsanyihin waxa larabo wa in sidii diridhabe lagu soo guro oromo iyo dadkale wa taas arinta laga fogaynayo dadkii lahaa marka arintas wa in laga hortago
Jigjiga Ma Waxaa ka bilowdey Sheekadii Muqdisho ee aheyd Unakaa leh
Xoolaha ugu badan ee jig jiga yaala rer cabdullaa ugu badan
Waa runta ee allow naga qabo sharkoda aaamin yaarabi
Jijg jiga waa itoobiya.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Jigjiga ma aha itoobiya ee adiga ayaa ah itoobiyaan ama xabash afsoomaaliga bartay.
Alla jamac jevliyaa
Hahahahaha jigjiga Hal qoys baa leh oo ah kuumade ah, mana kala laha somaalida ka baxsan na waa dhulkoodii waxbay ku leeyihiin waa caasimadii dds !!???
Doorashada ku celiska waa maamulka magalada jigjiga
Ee Degmada maaha
Guuuuul Guuuuuul iyo gobalnimmo
Unagaa leh waaye ma noqoneeyso jigjigo ogaadeen baa leh sababtoo ah anagaa madexweeyno ka noqono kkkkk
Jamc umaden ma Ah jamihi Qolofta Aha 😂😂😂
😀😀😀
Sheekadu waa pp tuugadii mustafe wato
ONLF 4EVER
Oo away mdxwyn ku xigeenki 🥱
Waa maxay hadalkan mas'uulka ka soo yeedhay.jigjiga waa caasimada dds.
Cabdille is hunger nations jigjiga belong tribe
First learn English my friend and stop worrying about things that won’t benefit you
Doqon Ogaadeen Caanyo
Ninyahaw hure anaa la idhahaaye wax hanaga sheegina
Waxaan dadka kalaqaybinaya eega soomaaliyeey iska Iska Iskailaaliya guul iyo midnimo
CAG DHEER. HOOS JOOGA AXMARADA
FOR YOUR LIVE.DAWLADAHA XORTA AH IRIR SAMAALE SOMALIA. JSL IYO JABOUTI. ???????.
Xisbiga iyo dawladu waamid
Deegaanka jig jiga waxaa lahaanshe leh ableele .yaa ugoodin kara rer cadulle
Waa tuugada mustafe wato
Nio jaamacaw mad kashubtay
Nio Umada Haa isku dirin
I am confused
Qabri dahare iyo Nogob soo isku xaafad ma aha?
Waxaa uu mustafe wato rer miyi iyo dad liita
Oo haday diidaan ONLF hal maalin wale in aan jigjiga aan lagu nolaadeen
Wa laga baro kicin lahaa
Ogadeen qabyaladi 60 sano aad do watee waa ilaahay mahadi hadii laydinku fahmay midakale onlf kaliya degmo haday ku leeyahiin gobolka jigjiga ayuun bay ka qayb gali karaan waayo anigu reer jigjiga ma ihi lkn Ogadeen dhan kuma laha degmo iyo tuulo toona kuma laha
Teeda kale qof wata 🆔 gobolka sitti gobolka qoraxeey'gobolk dawe' gobolka jarrar jigjiga kama codeeyn karo qof 🆔 jigjiga watana gobolada kale kama codeeyn karo qof waliba meeshu ka qatay uun bu ka codeeyn kara
Teeda kale kuwa xisbiga pp kasocda iyo kuwa onlf kasocda midna uma socdo ineey dsdka wax u qabtaan 2 labaduba only lacag dhaaqale iyo mushahar uun bay raadinayaan
ONLF xisbi, jabhad ama xornimodoon wixii larabo halagu sheego reer gaara halahaado ama halala wadaago what so ever kolay somali baa ku astaysan somalida mudo dheer iyagaa laysu dacareeyay balse dameer gaal iyo mid dulaysta oo dusha ka fuula waa ogolyihiin bal e waa walaalkood xilfigood ama saaxiibkood waligood haduu fuushanaadona waa ogolyihiin balse aniga aragtidayda ninka soomaaliga ah qoladuu doono ahaado ama jifadiisa magacooda hoose haku suntanaado kaasaa iga huran inan hagoogtiisa kula jiro happy na ku ahay intaan dameer iyo dulikale walaal iyo saaxiib kadhiganayo oo igu danaysta.
Onlf hadii ay wax isku hayso miidaankeey iman lahaayeen way ogyihiin in ay ku hugoobayaan
Waya iska hadlen wiilka
Kudhashay ee 27 sano jogay
Meelan ugabixin ogaaden waa
Landheer dhulkan wayibsaden
❤
Adeer deegaanka waa lakala leeyahay Gobolka faafan waaa Gobol jidwaaq
na waa PP
Maadey ma aho nogob cadaani waa rer dhanaan
War ableelihi wadanka laha maxa kudhacay aan iska celino qolyahanjigjiga martida kuah eehadana tartamaya
Ableele Wa Ayo wll
Jigjiga bartire umba xaquleh intakale maogolin
Bartire jifa rer cabdule lamidah miyaa wll
😂😂😂😂
Parleman baad sheegY madah weene ku xegaynki ethiopia oo adañ farah ah iya wahba tariwayey
Somaliga soo baro horta!
Madowga waaye ogaadeen ka waa dad cadcad
Kuwa sas uhadlayaa waa acaskuul edab maleh tuugo jidwaaq bey dhahaan jig jiga waa magaalo madax lahaan bartiraa leh dadka kama xigaan
Wa nuuc Mina farmajo ah
Soomaalida itoobiya halakalajaro waayo dir iyo hawiye dhibeyku qabaan ogaaden baakudhibayalaba gobol halaga dhigo
Ader mesha ogaadeeniya weeye lama yaqaano magacyahan asheegi ya lagu maqlin wll
Jaamac galad dhib badanaa
Kkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk
Nacala cafdheeer ku yaaaal! Xaroood
Jigjiga oromo ayaa leh somali marti bey ku yihin.