Wadada Hargeisa bypass dhamaad🥰

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 дек 2022
  • AK VLOGS ENJOY YOUR TIME😍
    AK VLOGS ENJOY YOUR TIME😍
    Wadada hargeisa iyo berbera oo ladhameeyey | berbera
    AK VLOGS ENJOY YOUR TIME😍 Hotelo cusub oo aad uqurux badan😍 hargeisa somaliland 2022 | #Ak #vlogs #subscribe #like #share
    • HOTELO CUSUB OO AAD UQ...
    Guryo iyo dhul iiba hargeisa somaliland 2022
    • Mid kamida shirkadaha ...
    HARGEISA SOMALILAND 2022 Ak Vlogs
    HORUMARKA SUUQA JIGJIGA YAR HARGEISA SOMALILAND 2022
    XOGTA IIBKA DHULKA IYO GURYAHA
    NOLOSHA IYO maciishada magaalooyinka
    TRAVELING VLOGS
    HORUMARKA KASOCDA DALKA
    ..................♡........♡.................................
    ■SOMALILAND HARGEISA VLOGS ■HARGEISA SOMALILAND APARTMENTS ■ LAND & HOUSE #HORUMARKA #hargeisa #somaliland
    ■BURCO VLOGS ■BURCO APARTMENTS ■ ■BURCO LAND & HOUSE #HORUMARKA #burco #somaliland
    BERBERA SOMALILAND VLOGS ■BERBERA SOMALILAND APARTMENTS ■ ■BERBERA SOMALIABD GURYAHA IYO DHULKA #HORUMARKA #berbera #somaliland
    ■BORAMA SOMALILAND VLOGS ■BORAMA SOMALILAND APARTMENTS ■BORMA SOMALILAND GURYAHA IYO DHULKA #HORUMARKA #borama #somaliland
    ■LASCANOD SOMALILAND VLOGS ■LASCANOD SOMALILAND APARTMENTS ■LASCANOD SOMALILAND GURYAHA IYO DHULKA
    #HORUMARKA #LAASCAANOOD #somaliland
    ■CEERIGAABO VLOGS ■CEERIGAABO APARTMENTS ■CEERIGAABO GURYAHA IYO DHULKA #HORUMARKA #ceerigaabo #somaliland
    GMAIL: Ahmadsamatar2010@gmail.com
    FACEBOOK page : ak vlogs
    INTAGRAM: AHMETH_Nouha

Комментарии • 114

  • @ifrahhussein5284
    @ifrahhussein5284 Год назад +10

    Waad mahasantahay habo jazakalaah. Xagii galbeedka intee hadhsan pls noo soo duub ilaa inta u dhaxaysa Hormuud schoool

  • @MajidMajid-yf2tt
    @MajidMajid-yf2tt Год назад +8

    Hormar wacan somalind from somali

  • @zackayoub
    @zackayoub Год назад +10

    MashaAllah...guul iyo gobanimo soo badi bro..#vivasomaliland..

  • @Spshorts-wz7pi
    @Spshorts-wz7pi Год назад +11

    Dadka qaarkood waxd moodaa in ay unoolyihiin inay wax dhaliilaan uun
    Waar wadadani ceeb maleh waana lagu faaidadaya ee iskadaayaa nacaybka iyo basaysiga😢

  • @mawlidhasan5088
    @mawlidhasan5088 Год назад +8

    Masha allaah

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 Год назад +8

    Maansha Allah ❤ ❤ ❤
    Horumar Balaadhan Baa Ka Socda Casimada Jamhuriyada Barakaysan Ee Somalind ♥ Hora Loo ♥ Soconaya ❤

  • @manalkeise2951
    @manalkeise2951 Год назад +21

    Anigu meel aaan somaliland ku doorsado maleh walahi waan jeclay wadankayga Allow ii ilaali oo dhipatada iyo Shar oodhan ka baydhi amiin

  • @obssom
    @obssom Год назад +6

    waa wado muhiima oo ay magaalada Hargeysa aad ugu baahnayd, mahadsanid sxb shaqo wacan ayaad haysaa

  • @halac2532
    @halac2532 Год назад +7

    Guul saxiib . waxan ka codsan lahaa inaad soo badiso muuqaladda noocana .

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 Год назад +5

    GUUL SOMALILAND!!!!!!!!!!

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Год назад +12

    Guul guul somaliland horumar bay gaadhay❤❤❤from saylac roma maalin laguma dhissin....

    • @ailover5719
      @ailover5719 Год назад

      Borama waa casimada somaliland

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Год назад +4

    Guul, waan ku farax sanahay Horumar wanaagsan ee walaalaheen soomaaliyeed ee Jamhuuriyada Soomaaliland...
    Salaan ka timid Reer Muqdisho.

  • @burcawi6247
    @burcawi6247 Год назад +6

    Wadadu waxay ubahantahay daryeel faro badan marwalba cida laga xaadho biyahana laga duwo oo anay dulmarin

  • @Galad866
    @Galad866 Год назад +4

    Alaah noo siyaadiyo hormarka iyo nabada

  • @somaliofficialplus6106
    @somaliofficialplus6106 Год назад +16

    Guul guul somaliland horumar bay gaadhay❤❤❤

  • @Abdi_Iskooj
    @Abdi_Iskooj Год назад +9

    muuqaalkan ka ku xiga Biriishkan ilaa kantrol ka galbeedka noosoo duub fadlan.

  • @Hawd74.
    @Hawd74. Год назад +5

    Manshala waad dadaalaysaan inaad dalkiina jeceshihiin dadaalka iyo muqaalada horumarka aad soo gudbisaan alaha tuso dhalinyarada kale ama ka tahriibta ama dacaayadeeya idinku ee aad muwaadiniin dhab ahbtihiin inshalah waad ku faani doontaan dalkiina somaliland guul keep up the great job

  • @munasar2542
    @munasar2542 Год назад +6

    Wow guul mashallah

  • @abdiibrahim3037
    @abdiibrahim3037 Год назад +5

    Asc mansha allah

  • @Hawd74.
    @Hawd74. Год назад +4

    Wadooyinkii iyo biyihiiba dalka hadii laga haqabtiray somaliland way dhaqaaqday horumarkii baa bilaabmay alaha inoo dhowro shacabkuna waa inay ilaashadaan dalkooda guul 👍👏👏👏👏

  • @abdimuhumed8411
    @abdimuhumed8411 Год назад +6

    Wadooyinka magac fiican u bixya

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 Год назад +2

    Waad ku mahadsantahay la socodsiintaada

  • @libanfarahamina7639
    @libanfarahamina7639 Год назад +6

    Machallah guul iyo gobonimo somaliland

  • @ramadaantv4339
    @ramadaantv4339 Год назад +3

    Mnsha allah somaliland

  • @maxamedxasan4079
    @maxamedxasan4079 Год назад +8

    Asc axmed ku soo dhawoow xaafada cawo dhalad. Muqaal qurux badan ka soo duubtay biriishka iyo zero gaba

  • @kareen5993
    @kareen5993 Год назад +7

    Thanks guuuul somaliland 💚🤍❤

  • @mawlidhasan5088
    @mawlidhasan5088 Год назад +4

    Wcs akhii

  • @cabdullahiobsiiye4657
    @cabdullahiobsiiye4657 Год назад +3

    Waa mashruuc guul ah lakiin waa in loo sameeyaa dhul biyaha roobku maraan ama drainages, si aanu laamigu u burburin

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Год назад +9

    Masha allah guul somaliland

  • @rodamuhumed7839
    @rodamuhumed7839 Год назад +1

    Mashallah tabarakallah, Qurux mahadsanid AJ

  • @fahadhusein8033
    @fahadhusein8033 Год назад +6

    Masha ALLAAH

  • @guledciidle3713
    @guledciidle3713 Год назад +3

    Wararka soo badiya szp caasimada kusaabsan

  • @chapirzhakur3930
    @chapirzhakur3930 Год назад +5

    Su'aal wll laydha ka miyaa loo dhameestiryaa laydhka lagu xidhayaana makii wadada ifinayaybaa

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 Год назад +14

    Wow mnsha Allh wllhi imikuun buu dalkii isku duba-dhcy dhinac walba , yaa xsusta beryihii cdwga iyo doqontu bilowgii mashrucan melaha kuso qorqori jireen cuqdada iyo ncybka horumarka jmhryda brkysn mrkii loo jojin wayay bal car wataase imikba arka meel ay ka dhaceen xasidiintu intsy gbigoduba mudanyihiin mrka lo jojin wyo hawaday ka bxn mrksy ciil hoos u ooyaan kuna dwdaan indho-qorato quruxda iyo horumarka Somaliland 👈 qudun-quutoy ku quuso dib u arki mysn rer Somaliland sidii lixdnkii isga kiin raxleeya ilmdiina-yxska baranay 🤣 kuwii iyguna inga mid ka ahaa ee iskla qiiro-ncsnimo ooyayay mnty ceebtooda wxy ku hdln grn la'yihiin 🤣 ha noolaato Jmhryda brkysn ee Somaliland 💪💪💓💓

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  Год назад +4

      Xaqiiqaduun ba baaqi noqonaysa thanks

  • @somagril-care
    @somagril-care Год назад +1

    NADAAFADA !
    ayaan xusuusin Lahaa Soomaalida.
    Hambalyo horumarka SL.
    Guul ayaan u Rajeynayaa.

  • @sumeyayousef5473
    @sumeyayousef5473 Год назад +1

    Waa ku mahadsantahay inaad Nala soo socodsiiso xaga ay marrayso

  • @ahmed_diinaari
    @ahmed_diinaari Год назад +3

    Mashalah sxb thanks 🙏

  • @acacius9903
    @acacius9903 Год назад +1

    Alhamdoulillah

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle3010 Год назад +7

    wa cajiib wadmahad satahay sida aad noogu soogud bisay muuqaaka
    warajaynayaa in aad marka uudhamado in aad nooso gudbin doonto mahad sanid

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 Год назад +4

    Maansha alaah Axmedow 3dii siiroo ee kale maxaad usoo duubiwayday kolay way dhamaadeene ama way ku dhawyihiin

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Год назад +1

    Mshaa slndwaa guul kolba

  • @naimajama5303
    @naimajama5303 Год назад +2

    Mansha Allah. Somaliland guul iyo gobanimo.

  • @ahmedmohamud9167
    @ahmedmohamud9167 Год назад +3

    inshallah Muuqaalka ka xiga ee aad soo duubto ha ahaado mid aad diyaarad Drone ah aad ku soo duubto bridge ka iyo zero yada am ( roundabout ) ka kolba sida aad utaqaano

  • @fathiaibrahim3155
    @fathiaibrahim3155 Год назад +2

    Mansha Allah

  • @Ilyaasabdirahman
    @Ilyaasabdirahman Год назад +2

    Asc wll qali anigu reer Hargeisa mahii balse aad ayaan ugu farxay hormarka kaa socda dhuulka hooyo wll qali keep going baan ku leeyahay guuleyso libaax siido kle hambalyo hambalyo wll qali dhamantiin 🥰🥰🥰😊😊😊🤩🤩🤩🖐🖐🖐

  • @_faatax
    @_faatax Год назад +12

    Waad mahadsan tahay wll sidaad noola soo wadaagtay warbixin dhamaystiran
    Waxaan kuugu soo kordhin lahaa inaanad heesaha diiwaan gashan aanad ku codayn muuqaalada waxay kugu noqonayaa caqabad
    Copy right

  • @ummhudayfa2227
    @ummhudayfa2227 Год назад +1

    ManshaAll

  • @askarmoussa3459
    @askarmoussa3459 Год назад

    MashaAllah, Alle ha inoo siyaadiyo kuwa aan haysana ha siiyo

  • @suldanabdirahman3970
    @suldanabdirahman3970 Год назад

    Masha allh ilahay dhulkeena Hainoobarakeeyo
    Aad baad umahadsantahin,

  • @mustafemahamed9145
    @mustafemahamed9145 Год назад

    Masha allaah tabarakalaah

  • @mba6164
    @mba6164 Год назад

    Wow I really love to see that. Horumarka walaaladay waa horumarkayga Masha Allah. waxaan Jelaan lahaa anigoo arka dadka iyo gawaarida oo kala soocan suuqyada banaanka oo dadan ama guryo ah. iyo wadooyinka cidhiidhiga ah oo la waasiciyo.

  • @daiblive7164
    @daiblive7164 Год назад +1

    Mzha allh

  • @abdinurmohamoud1908
    @abdinurmohamoud1908 Год назад +1

    Waa Fajidiii qarnigan lagu jiro.

  • @khadramohamoud4422
    @khadramohamoud4422 Год назад

    Manshallah dhulkeeni aloow nimacada nnoo siyaadi

  • @calaydhchannel2541
    @calaydhchannel2541 Год назад

    Mudo ayaan kula soconaa waad wacan tahay ee 🎥 wanaagsan soo iibso Like goysa waad naga heshaaye sxp kkkk

  • @ahmedmohamud9167
    @ahmedmohamud9167 Год назад +1

    Mashallah

  • @rashiid187
    @rashiid187 Год назад

    Wadooyinku waa horumarka dhaqaakaha

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 Год назад +1

    Waddo waa la samaysan karaaye ,sxb Gaajada iyo cudurka dadkaaga in laga xoreeyo lagu faanaa

  • @calixashi9470
    @calixashi9470 Год назад

    Manahalh waa horumar waxan oo u hirgalay dhmn jsl Somaliland allow usiyaadi nabada iyo horumarka maalinba maalinta kadanbaysa

  • @hamza_sancho
    @hamza_sancho Год назад

    Halka siiroga ah ee mar marka la dhigay in dhir lagu beero ayay ku qurux badnayd anyway shaqo wacan ayaay dowladu qabatay mashalla

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 Год назад +4

    Slc sxb hore u soco imisa Exit ayuu leeyahay gooladaasi Imisa meelood oo ka bixitaana ayuu leeyahay Exit 1 Exit 2 Exit 3 waa Imisa Exit

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  Год назад

      5

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 Год назад

      @@Akvlogs_2023 Markaa waa in dirawalku markuu u soo dhaw yahay uu sii yaqaanaa Exit ka uu ka baxayo hadii kale waa in uu ku soo wareegaa goolad ilaa uu Exit kiisa ka baxayo

  • @adoonti-allahmercyforyoufr8674

    Dadka dhulka meeshas ibiya no so gudbi vlog with prices

  • @maxamedsomaali1104
    @maxamedsomaali1104 Год назад +1

    Trafic light halosameyo, wadoyinkenihore malaha.

  • @abdimuhumed8411
    @abdimuhumed8411 Год назад +10

    Its not zero its roundabout

    • @drmohamadomar1289
      @drmohamadomar1289 Год назад +5

      Roundabout - western world!
      Zero - unique to Somaliland! That’s how they say it.
      You can’t force people to change their lingo to follow other.
      Somalinders will always call this ZERO regardless of what the outside wold call it.

    • @saadsuley
      @saadsuley Год назад +2

      That's how we say it get lost .......

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 Год назад

      @@drmohamadomar1289 Hhh that means somaliland-ers are d....heads coz in somali roundabout means "" Goolad "" so you're lost identity within your own land 🤣 shame on you lot called themselves Somaliland--ers 🤣 stop raping Somali language

    • @2am997
      @2am997 Год назад +4

      We should call it "Goolad", like those in the town, why should it be different just because the roundabout is bigger or "ila wareeg".
      Also the whole objectivity of the Bypass will be undermined if people start overcrowding the area with Businesses. Anyway Masha Allah it is a great project. We need more projects like this Insha Allah.

    • @drmohamadomar1289
      @drmohamadomar1289 Год назад +1

      @@2am997 “Goolad” or “Ila wareeg” are also good alternatives NOT “roundabouts”.

  • @mohamedsaid9001
    @mohamedsaid9001 Год назад

    Waa iska hubso waxaad sheegayso

  • @abdalewarsame2282
    @abdalewarsame2282 Год назад +1

    War toll gate ka dhisa wadada marki ladhamestiro

  • @munasalah446
    @munasalah446 Год назад +1

    Halkasan ka arkaya in aan wado tayo leh la dhisin hareeraha laga arkaya wadadu xata kor maha dhulkay taala

  • @xamzexadaari1703
    @xamzexadaari1703 Год назад

    Ala Rer Miisanaa Marmar Kulahaa

  • @husseinsaid8142
    @husseinsaid8142 Год назад

    Waad dadaalaysaa hambalyo laakiin barro sida warbixinada barnaamijyada loo soo diyaariyo

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Год назад

    Halkani waxaa isticmaalaa maali doona baarbuurta Ethiopia lkn waan baarteena laga taxadaraa aad maxaayelay aad Ethiopian u reryaan habenkii markaasi waan in la siitaxadaraa

  • @smartmo6809
    @smartmo6809 Год назад

    3:18 shalay ba la saarey daamurka oo wey dhamaatey, waa maxay dillaaca weyni tolow?

  • @momkhadanawdahir8231
    @momkhadanawdahir8231 Год назад +2

    Haye wadooyinku yaryar oo laba laba haad kaliya maxaa looga dhigaa ma dhulka cidhiidhi inagu ah waa yaaabe
    Maxaa afar afar haaad inoo diiday

    • @acacius9903
      @acacius9903 Год назад

      Because this is a lot cheaper. And when there is a huge necessity, they will probably increase it, InshAllah.

    • @abdirahman2340
      @abdirahman2340 Год назад

      Habar fadhida ledgini wax uga fudud dadkan leh maxaa loo samayn wadooyin afar haad ahi miyana ogayn kharashka ku baxaya inu yahay million dalkana aanu lahayn dhaqaale dabooli kara.

  • @abdihakim391
    @abdihakim391 Год назад

    Ma arko wax biyo mareeno ah
    Wadadu Wado casri oo Fiican oo sanado la isticmaali karo waxey noqotaa marka la raaciyo biyo mareeno casri ah.
    Imika Ziroga weyn waxa laga yaaba in biyaha roob ku dhex fadhiistaan oo uu baabo markaa inta Aan daamurka la saarin ayaa la sii jeexjeexaa Drainage.
    Khayr insha Allah .

  • @abdisulaiman3126
    @abdisulaiman3126 Год назад

    Sxb waa maxay sidani wadadiba way uskagowday away 3 lines wadada loogu talagaly

  • @ahmedkahin6569
    @ahmedkahin6569 Год назад

    dhir ku beera wadada dhinacyadooda

  • @lubnaibrahim8508
    @lubnaibrahim8508 Год назад

    masha allah guul somaliland

  • @aminajama7880
    @aminajama7880 Год назад

    Wadada cusub ee hadan burbursan wa maxay golda harerheda melo badan baa burbursan mise camarda wax kale na tusay

  • @Hoygatebiyaha
    @Hoygatebiyaha Год назад

    Bay bus baan ka soo racay wadani dhab ah bad tahay

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 Год назад

    Inside the roundabout should be put our beautiful stones, not a manufuctured bricks

  • @taajirshow
    @taajirshow Год назад +2

    Kasoo hadal qalabka aad muuqaaladà ku duubto pro
    Tageere gaar ah

    • @Akvlogs_2023
      @Akvlogs_2023  Год назад

      Inshallah marban idinla sowadagi doonaa

  • @abdiyusuf9006
    @abdiyusuf9006 Год назад +2

    Wa masha Allah lkn wa arkii doonta waxa noqon Wadada ugu shilka badan wayo dadka babuurta wada ee somaliland jooge si cawaanimo , masuul daro ah ayaay uu wadaan .

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 Год назад +1

    Don't the word zero say in Somali goobaab
    Proper English ( Roundabout )

  • @acacius9903
    @acacius9903 Год назад

    Maaha zero. It is a roundabout. Ama kalabaydh.

  • @wirsindausdemnorden.7114
    @wirsindausdemnorden.7114 Год назад +1

    Meeshan in aan dawladi ka jirin waxad ku garaniisa buuraha aduunka waa la ilaaliya waayo waa qurux laankin inagu waynu qodayiinaba bal eeg hada buurta sida lo qoday any way sxb waad mahadsantay muuqalka aad nala wadaagtay

  • @Halgame334
    @Halgame334 Год назад

    BULSHADEENU HAYS AAMINTO HOGAN TOOSAN BAYNU HAYNAA HALA TAAGERRO MADAXWEYNE MUUSE BIIXII

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 Год назад

    Roundabout ama Afsoomali ahaa "Goolad" ayay leeyahii zero waa Asalmadoorshe " Ebber " qaabkiisuna waa oval " 0 "ama sida beedka oo kale odhaahdaa sirrooga " siday u dhaadhaahdaan baan u qoraye " reer Burco ayaa idhaa waliba youtubers kooda e.g zakriye Jakarta ninka layidhaa iyo qaar kale oo badan. way isku dayanayaan khalad iyo saxba comment kayga markaad akhrido waa cashar e qaado oo dib ha u odhan "zero go" english haddii aad is leedahay ku hadal dheh Roundabout haddii aanad is dhibin ood Af kaaga runta aha ku hadashana isticmaal oo dheh Goolada 😂😂😂😂😂😂😂😛🚶‍♂

  • @abdilwahid768
    @abdilwahid768 Год назад

    Uf waddo qabiileed loo leexiyey habqabiil.kumaba haboona meeshaas bariga hargeysaa qabyaalad daraadeed looga leexshey.dadweyne waa propanda waa waddo usisa fil qabiil .wax kastoo nifaaq kagu dhisaa wey iska burburaa deg deg hhh!

  • @maxameddeeq5485
    @maxameddeeq5485 Год назад

    Reer Hargeisa wa reer miiyi tani wa wadadi ethoipia shaqo kumale kala garta somaliland kkkkkk

  • @maxameddeeq5485
    @maxameddeeq5485 Год назад

    Tan somaliland shaqo kumale beenale waxkele sheek kkkkkkkkkkk tuuug baadtahay facyou