Wadada Hargeisa by pass | oo Gebogebo kudhaw. 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 мар 2022
  • Hargeisa paybass

Комментарии • 370

  • @cawilabshir3196
    @cawilabshir3196 2 года назад +24

    Waan idin salamay dhalinyaro
    1984 ayaan dusha uga baxay aniga iyo 10 dhalinyaro ah
    Maanta waxanu kala joogna aduunka yurub imaradka somaliya djabouti iyo meelo ka duwan qaarna halgankii somaliland ayay ku dhinteen
    Aniga taariikh gaara ayay igu leedahay buurta

  • @ykhalid182yusuf6
    @ykhalid182yusuf6 2 года назад +24

    Iidoor wuu ka raystay somaliweyn xaqiiq hadafka lahayeen 1961 way gaadheen

  • @sahraaishachannel9297
    @sahraaishachannel9297 2 года назад +25

    Waad uqalantaan Leak iyo subscribe soo badiya horumarka Dalaka👍

  • @lifeisdesignedtobreakyourh293
    @lifeisdesignedtobreakyourh293 2 года назад +24

    Amazing and really happy to see somaliland like this. Wish this country and all its ppl the best. 🥰

  • @Masalaawi
    @Masalaawi 2 года назад +10

    Ninka ugu wanaagsan ee sawir Hargeysa ❤️

  • @mariamdalmar8122
    @mariamdalmar8122 2 года назад +8

    Mashallah so proud 👏 congrats to the Bypass project team.

  • @abdimahad5977
    @abdimahad5977 2 года назад +6

    WAAAW SOMALILND HORE U SOCO🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳HADH WANAGSAN..HARGAYSA🌳

  • @salamkala14
    @salamkala14 2 года назад +14

    Mashallah guushaaso dhan Ilhay ba nooso qadaray isagana mado dhan leh dadka Somaliland now is raaca meel fog si aynu u gaadh no

    • @amalismail7772
      @amalismail7772 2 года назад

      Haa Ilaahay ayaa inoo sababay nabad galyada na siiyay

  • @zahraahmed972
    @zahraahmed972 2 года назад +9

    Ma Sha ALLAH

  • @asiayounis7498
    @asiayounis7498 2 года назад +4

    mashllah mashllah. thanks brothers for sharing . i love to see my country doing well. from uk

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 2 года назад +5

    Mnsha Allh maantay grnyaan kuwii wligodba horumrka necbaa iyo warxumo tashiilkii wligodba ka tlin jirey beenta bal eeg waa mashrucii ugu qiimaha bdnaa abid dalkan lga hirgaliyo wliba intna waa bilow wali mrku mshrucani dhmys tirmo wad arki dontaan jmhryda brkysn oo siwlba uga faaiiday insha Allh

  • @abdulazizmohamed352
    @abdulazizmohamed352 2 года назад +6

    MASHALLAAH. Wada KEENO. ALLAAH hayno barakeeyo. OO dayardteen hatuso wanaagiisa

  • @istahiljama6848
    @istahiljama6848 2 года назад +4

    Masha Allah Tabaraak Allah i missed my Country

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 2 года назад +6

    Masha Allah

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 2 года назад +6

    Keep rolling guy. Good 👍 job

  • @bayle2236
    @bayle2236 2 года назад

    Mashalah nice video

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 2 года назад +5

    Barnaamij caajiib ah

  • @sahrafarah8834
    @sahrafarah8834 2 года назад +5

    Maansha Allah taabark Allah illahow
    Uu siiyadi uuna baarka Somaliland

  • @mca.x9520
    @mca.x9520 2 года назад +4

    Nice Ak

  • @nuraqallib9103
    @nuraqallib9103 2 года назад +5

    Maasha allaah horumarka soomaalilaan

  • @user-nl6lh9mt6j
    @user-nl6lh9mt6j 2 года назад

    masha allah

  • @hashimmohamedabdi8256
    @hashimmohamedabdi8256 2 года назад +7

    Mahadsanid sida fiican ee ad uu soo dubtay.

    • @omarN
      @omarN 2 года назад +1

      AK vlogs muwaadin dhaba ah

  • @suadkassim5102
    @suadkassim5102 2 года назад +1

    Masha Allah allow noo barakee wadanka

  • @safiyadheman8746
    @safiyadheman8746 2 года назад +2

    Masha Allah soomaaliland horumar wacan

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 2 года назад

    Absolut u right Somalilander

  • @khadarxasan9899
    @khadarxasan9899 2 года назад +2

    Masha alah

  • @jamaliyusuf8389
    @jamaliyusuf8389 2 года назад +17

    mashaa alh dalka shaqo qâaliyad uhaysaa qof waliba intuu dalkiisa aminu awoodisa iyo horumarkiisa ka sheqeeyo ayuu dunida sharaf ku leyahay lkn dadkeenu ilaa dalka kayara baxo magarto qiimaha wadanka

    • @zuhoercali3173
      @zuhoercali3173 2 года назад +1

      Waaruntaa wll wax kale umadaawado on xasuus iyo jecely aan uqabo dalkayga Hooyo ❤️ ahayn Allow u siyaadi wannaaga

    • @degandesigns959
      @degandesigns959 2 года назад +1

      Walhy waa run markaan ka baxay ayaan qiimihiisa ogaaday

    • @qadancali3250
      @qadancali3250 2 года назад

      Dawaco

    • @mikaelwarsame5935
      @mikaelwarsame5935 2 года назад

      Jachthals

  • @MohamedAhmed-ln9db
    @MohamedAhmed-ln9db 2 года назад

    Top news camii

  • @betterdaysarecoming1881
    @betterdaysarecoming1881 2 года назад +2

    Manzhallah tabarakallah

  • @ayanlekhadar8278
    @ayanlekhadar8278 2 года назад +1

    Wadadi hargaysa ee wadnaha sida hoosta loga so galay tanna yan loga galin, dawladu space badan ha u banayso oo hadi mustaqbalka wadanku baladho 4 haad ama 8 haad loga dhigo in dib loga saaro dhulka lakala ibsanyo.

  • @faysalnur8195
    @faysalnur8195 2 года назад +8

    Masha Allah jawi wanagsan hawo fican dhulkeena laga helaa

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 2 года назад +2

    Manshalaah ❤️

  • @AliMohamed-ng8fl
    @AliMohamed-ng8fl 2 года назад

    Masha allah shaqo wacan .

  • @massmass8300
    @massmass8300 2 года назад +3

    mansha alaah waa guuull

  • @hassanhussein6110
    @hassanhussein6110 2 года назад +1

    thnks

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 2 года назад

    MashaAllah Somaliland Allow dhowr. Thank for the wonderfull view 🤙

  • @cadceedvlogs
    @cadceedvlogs 2 года назад

    Horumar wacan masha alah

  • @MohamedMohamed-kj6rv
    @MohamedMohamed-kj6rv 2 года назад

    Amazing clip brother,

  • @mohameddaher1248
    @mohameddaher1248 2 года назад +7

    walal 5million maha 20million ba loogu talo galay in la galiyo

  • @ZM1233_
    @ZM1233_ 2 года назад

    Mash Allah tabarakallah

  • @Shamso697
    @Shamso697 2 года назад +2

    MashaAllah

  • @abdulazizmohamed352
    @abdulazizmohamed352 2 года назад +6

    Dhalinta reer. Somaliland. Oow wadan keenu tobankii sano ee UGU danbeeyay wuxu ku talaabsaday horumar balaadhan

  • @noohaliahmed3978
    @noohaliahmed3978 2 года назад +4

    Talo syb sound cancelling microphone isticmaal markaad meelahan dabayshu ka dhacayso u baxayao. Keep the momentum.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 2 года назад

    Masha Allah
    Adeer Xayawaanka Ilaaliya Oo Dhawra Inaga Kamasuulahe.
    Amarbaa ina Saaran, Irxamuu Manfiladr
    Yarxamkumu Laah.
    Mahad sanidin Walaalayaal.

  • @craxmaanyuusuf9078
    @craxmaanyuusuf9078 2 года назад

    Maansha allah

  • @hiboyusuf7824
    @hiboyusuf7824 2 года назад

    Masha allah keep goig guys wadan kiinaad wax ku tihiin

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 2 года назад +5

    Somaliland guul , Allow dhowr SOMALILAND ❤️❤️❤️

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london 2 года назад

    Dadaal aya muuqda dhinaca wadooyinka manshala.
    Thanks ahmed

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 2 года назад +8

    Somalilnd Allow dhawr
    Carabi waa dad isku luqad ah
    Waa 29 wadan

    • @ismailabdi4549
      @ismailabdi4549 2 года назад

      Oo yaa kusoo biiray 21 baan ku ogaaye ma somaliland ayaa lagu daray

    • @ju5661
      @ju5661 2 года назад

      @@ismailabdi4549 😂

    • @ju5661
      @ju5661 2 года назад

      Somali baan isku ogayne xilimaan carab noqonay haha

  • @hafsaelmi7015
    @hafsaelmi7015 2 года назад +1

    Hormar wcan hargaysaay ❤❤❤

  • @hanaddesignens4685
    @hanaddesignens4685 2 года назад

    Asc dhamaantin masha Allah wa qurx 🤩🤩🤩🤲✌

  • @osmanabdulahi3474
    @osmanabdulahi3474 2 года назад

    maansha alaah

  • @hudamohamed5310
    @hudamohamed5310 2 года назад +1

    Mashallah nice am new in ur channel all the best walalo 👍

  • @nimcomaxamed1364
    @nimcomaxamed1364 2 года назад +2

    masha allah. hargysa. xayawanku. waa dacawo

  • @mawlidhasan5088
    @mawlidhasan5088 2 года назад +1

    Masha allaah
    Aad iyo aad horu mar dalkeenii

  • @amaalqueen7775
    @amaalqueen7775 2 года назад

    Mashallah

  • @munamohamed6709
    @munamohamed6709 2 года назад +1

    Manshalaa ilahow noo barakee

  • @saeedbuni2567
    @saeedbuni2567 2 года назад +1

    Good guys

  • @iamk3977
    @iamk3977 2 года назад

    Awesome

  • @t.d8775
    @t.d8775 2 года назад

    thank u sxb

  • @kadidjasouleiman4303
    @kadidjasouleiman4303 2 года назад +1

    Masha Allah hambalyio so sheega wll meesha qimaha lakala sisanayio

  • @smartmustafemedia8511
    @smartmustafemedia8511 2 года назад

    Inaad Magacaaga meesha ku qorto may ahayn sxb. Mahadsanid Videos kaagu waa top.

  • @calicabdi398
    @calicabdi398 2 года назад

    Mnsha alla allaw dalka noo barakee .xawayaankaa aad magaciisa na weydiisay waa dacawo

  • @omarN
    @omarN 2 года назад +2

    AK vlogs muwaadin dhaba

  • @abdipp595
    @abdipp595 2 года назад

    Guuul soomaaliland mashallah

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 2 года назад

    Horumar wacan 👌

  • @suleimangoox6075
    @suleimangoox6075 2 года назад +4

    Waa tayo iyo talaabo wacan oo isoo taraysa. Dhulka dhergi aad dheregtide oo biyaha qulqulaya haki ama joojiba. Aan cagaarino Somaliland intaas uun baan weli lagu baraarugin ee ka hawl gala meel kasta iyo waa kasta oo aad joogtaan.

  • @somalilandpatriots2484
    @somalilandpatriots2484 2 года назад +3

    MashaAllah MashaAllah Guul iyo Gobanimo Somaliland 💪❤️😍

  • @cismaanjamhuuri6276
    @cismaanjamhuuri6276 2 года назад

    Hambalyo zxp guulayso mar walba oo hore u soco
    Bahalkuna waa dawaco ama dacayo isida loo yaqano waayo deegan ay ku badan tahay ayaan u dhashay oo ka mid ah wadankayga quruxda badan ee somaliland alle guusha wehel haynoga dhigo ee

  • @asharif5506
    @asharif5506 2 года назад

    👏💕💐🥰🌹💕👏❣️🌺🌹🥰somaliland guuul

  • @Gillford
    @Gillford 2 года назад

    Horumar wacan reer Hargeisa

  • @hassanhersi5066
    @hassanhersi5066 2 года назад +4

    I tried to climb this mountain on 2013 took us Three hours walking by the time we get close the Sun has set hopefully I’ll try again in a couple weeks time.

  • @kaltounhagi2256
    @kaltounhagi2256 2 года назад +2

    Yeey

  • @maxamedsaciid7821
    @maxamedsaciid7821 2 года назад +1

    Waa jiir

  • @khadaryasin6795
    @khadaryasin6795 2 года назад

    Waa dacawo👍👍👍👍

  • @kbpost6947
    @kbpost6947 2 года назад +4

    shaqo fiican baa socota dawlada hoose danta guud ha ka qabato ummadii dhulbaa lagu qaatay e

  • @idilrashid298
    @idilrashid298 2 года назад

    Waa waraabe malaha ama dacaw

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed1818 2 года назад

    Waa dawaco ama dacawo.

  • @ahmedabdi4396
    @ahmedabdi4396 2 года назад

    Mansha Allah guul inay ku dhamaato ayaan rajaynaya

  • @umushayma58
    @umushayma58 2 года назад +1

    Mnsha allh waan idiin saaray wllday wana idiin sharegareeyey waad istaahishaan kbdn

  • @jamaibrahim4251
    @jamaibrahim4251 2 года назад

    Waa libaax

  • @abdinasirbarre3487
    @abdinasirbarre3487 2 года назад

    Wa inanti habar jeclo

  • @mubashirabdikariin9250
    @mubashirabdikariin9250 2 года назад

    mahalah

  • @aaminafarhaan1571
    @aaminafarhaan1571 2 года назад +2

    Waa dacawo

  • @xasanxuseen364
    @xasanxuseen364 2 года назад

    Waa dacawo dawoco dayo

  • @dheman1418
    @dheman1418 2 года назад

    Masha allaah ❤💬💚✊

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 2 года назад +10

    Jacaylka aad Somaliland u qabtaaan dar teed Ayaan idin sarayaaa idin sarayaaa ❤️💚🤍💪

  • @ubahomer2468
    @ubahomer2468 2 года назад +3

    Maasha alla Illahay haydin xafido waxaad tihiin dhalinyaro muwaadiniina waxaan rajaynaya in ay qaar badan idin ku daydaan

  • @badelhirsi9562
    @badelhirsi9562 2 года назад +6

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته.
    Maasha allah somaliland hore u martay, ilahay hanogu wado.
    Amiin...Thanks wll muuqaal ka qurux dabadan.

  • @saleebaanmaxamed7538
    @saleebaanmaxamed7538 2 года назад +1

    Waa dawaco

  • @osmaanahmed3399
    @osmaanahmed3399 2 года назад

    waa dawaco

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Год назад

    Waaa dacawo weeyi

  • @cmshow7720
    @cmshow7720 2 года назад +3

    Waa dacawo laxaha badhida kacuntaa

  • @mohamedcaska5587
    @mohamedcaska5587 2 года назад +3

    Dacawo walibana inta adhi iga cunta dhalaho ka.layey codsi Channel.ka Mascuud muuuse maxamuud subscrbe share gareya asaxab qaliya

  • @jamaibrahim4251
    @jamaibrahim4251 2 года назад +1

    Maalinkii iigu horraysay een buurtan koray waxay ahayd 1999, haddana waxaanan arag dhawr iyo toban sanno, Allaw dhulkii anagoo nabada nagu celi

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 года назад +3

    Naasa Hablood waa in dalxiiska loo xidhaa. Waa in aan la degin.

  • @awshan571
    @awshan571 2 года назад

    3:34 waa dawaco ✅

  • @abdirahmaanidirismaxmed7757
    @abdirahmaanidirismaxmed7757 2 года назад +4

    HADDAN ISKU DAYO MAGACA XAYWAANKAASI WAA DAWCO

  • @abdullahahmad5635
    @abdullahahmad5635 2 года назад +1

    ilaahay kaare inooma Keene waxkale dheh