Wa wax fiican lakiin wa in aan aragno ficil indhaha ha lagu haayo hawshaas yaan lagu mashquulin wax kale . Qof kasta wa in uu qabsado shaqada lo idmay kii aan u shaqaynayn si daacad ah dalka dadka iyo diinta ha la casilo horgalna abaalkiisa hala mariyo.guul iyo daacadnimo.
Caduun waan ku salaamay. Salaan ka dib. Aad ayaan kaaga mahad celinayaa shaqada wanaagsan ee aad u haysid bulshada reer puntland iyo Somaliba. Taas ka dib, sidee laga yeelayaa dadkii karaarka la siiyey ee codeeyey iyo reer Diyaano ee into qaabilsanaa la dagaalanka argagixisada iyo sir doonayo xubida haysata Puntland. Mahadsani. Puntland Guul.
Mashaa Allah Guuleyso wale Wasiirkii Arimaha gudaha waad wad soo jeedisay dhamaan reer Puntlaan waa iney noqdaan Sirdoon oo reer walbo deriskooda isha ku hayaan, sideedana Ajaanibta in leyka bixiyo why bey Ethiopian ka ugu soo qulqulayan Boosasao?
❤Hiil daarood ha lasiiyo puntiland dag dag ah ❤ waa waa jib xaq ah oo jihaad ah❤الله اكبر الله اكبر الله اكبر : الجهاد الحقيقي هناك في بنتلند : والله في عون العبد مادام العبد في عون اخيه ،😮
@@Aaris236 Nin ogadeen ah oo yuutuber ah baa wada inay maamulkii Daraawiishtu ahayen ogadeen iyo habar-yoonis iyo habar-jeclo. Dhulbahante iyo Majeerteen iyo Warsangali Taarikhdii wuu ka saaray. Beenta iidoor waxaa u markhaati fura been kale! Dadkii u ingiriisku diyaaradaha ku laayey waa awoowayaasheen. Kadib markii dhulbahante duqeymo diyaaradahas lagu xasuuqay, awoowyaasha iidoorna waa kuwi sayid Ingriis ah dhabarka ku xambaarijirey ayaa soo degay dhulkii Harti ee dadkaas lasoo dabar goyay. Dhuulkaa HARTI waa dhuulkii HARTI, HARTI baa maamulaya. Somaliland waa afingiriis macne dhuulkii Soomaalida. Somaliland maha maamul loo dhanyahay hal reer baa ka taliya. Magaca munaasibka ah waa Isaaqland. Ku dar ingiriisku dhuulkii u idiin baneeyey Isaaqland waa laba gobol iyo nus. Iidoorow dhuulka HARTI sun iyo booc bay idiinku noqondoona. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
10 sano ka hor nin itoobiyaan ah ayaa wuxuu ii sheegay in itoobiya ay qabsan doonto dhammaan soomaaliya wuxu igu yiri waxaanu ugu hor qabsanaynaa puntland hora waan u sheegay rumeysta ama ha rumeysanina ssc lasacanod byei❤ puntiland
Meelaha markacayasha yaa laga yaaba ina ku dhexdhunta waa in idho garahaa lagu firsha midkalle waa in cyaslka magaalada laa shaqlaysiya wayo maakasta ayeey tegaya guul inshalla
10 sano ka hor Al-shabaabkii dadka reer puntland Dili jiray waxeey gedi jireen cadayga lagu rumeeysto hadeerna waxaa la qabtay nin tusbaxyada iyo wax la soo xaday gada marna buuraha gala markalena hotelada ugu qaalisan kula seexda waa daacish goormaad cadowgiina Kala garaneeysaan .
Ac Dacish waxay ku nolyihiin bosaso wana siiriyan Yeman Oromo Shabab & kuwo kale oo fara badan Wa in la sifeya Guud ahan punt land gar ahan Bosaso Garoowe Galkacyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
Allah ha idin xifdiyo halyeeyda reer Puntland geesiyada 🦁🦁💪🏼💪🏼❤️💙💚🙌💯👋✅
WCS MANSHA ALLAH GUUL GUUL GUUL DOWLADENA CIDAMADENA SHACABKENA GULESTA CANAASIRTA QAWARIJINTA ARAXDA GOYA HALKAD QABATANA HALBOWLAHA GOYA GUUL INSHA ALLAHU QEYRA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guuleysta Ciidamaada puntland Cadowgiin hajabo Guusho waa xagiina inshallah 💙💙💙💙💙💙👍
Guul puntaland ❤❤❤❤❤❤❤❤
Absolutely geesi caduun, isbaraarujin, dawada, ciidanka, shacabka iyo dhamaan reer puntland wadajir iyo wadashaqayn iskashi waa muhiim absolutely 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Guul geesiyasha puntland Alaha idinwadaxafido Guulaysta
Bismilaahi Raxmaani Raxiim
Ducoyinka ciidanku ha akhristan waa belaayo
Ilaahey umada soomaaliyed hakaqabto
Alloow guusha puntland iyo ciribtirka Qawaariijta
GUUL dadkaygii saas ayaa larabaa GUUL Puntland imisaan lahayn ajnabiga naga celiya oo Sharmaake Hiil walaal uu ku daalay hadaad haleesheen guul cidamada Puntland 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Guul guul ciidamada puntland❤️❤️❤️🛫💪
Masha Allah waa arin Farxad leh guul puntland cadowga Allah jabiyo
Guul Puntland guul Puntland guul Puntland guul Puntland guul Puntland guul 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁❤
Puntland guul iyo gobanimo ha la tarxiilo maraykan dadkii wuu soo tarxiilay anaga ma shaqaan bixinaa
Maasha Allah
CaDuun guulayso
ASC Masha Allah🙏💯
VIVA Buulshad reer puntland Allaha kuxafido GUUL iyo gobanimo Insha Allah
From SSC KH 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇱🇸🇱💪💪
Wa wax fiican lakiin wa in aan aragno ficil indhaha ha lagu haayo hawshaas yaan lagu mashquulin wax kale . Qof kasta wa in uu qabsado shaqada lo idmay kii aan u shaqaynayn si daacad ah dalka dadka iyo diinta ha la casilo horgalna abaalkiisa hala mariyo.guul iyo daacadnimo.
Mansha Allah ina adeer allaha idin xafido Aamiin ❤❤❤
Absolutely ajnabiga joogah puntland waa inlagasaaroh dhamaan absolutely hadii kale kagulaysanmayo daacash iyo argagixiso absolutely 😢😢😢😢😢😢
Maashaa allaah guul iyo gobanimo guul ciidanka butlaan guuuuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maashaaallaah guuuuul puntland special forces idankaallaah ❤❤❤❤❤
Caduun waan ku salaamay. Salaan ka dib. Aad ayaan kaaga mahad celinayaa shaqada wanaagsan ee aad u haysid bulshada reer puntland iyo Somaliba. Taas ka dib, sidee laga yeelayaa dadkii karaarka la siiyey ee codeeyey iyo reer Diyaano ee into qaabilsanaa la dagaalanka argagixisada iyo sir doonayo xubida haysata Puntland. Mahadsani. Puntland Guul.
Guuleysta Guuleysta Guuleysta inaka sifeeya daalimiinta tuugo weeye viva puntland
Guul ciidamada gesiyasha puntland state guuleysta inshallah
Guul ciidanka difaca dowlada puntland guuleysta
Guul guul ciidamada pland insha Allah🤲🤲🤲🤲🤲
juxo isagaaba musuq maasuq ka samaysan😢 qof ka musuq maasuqa neceb baa nabada hagaajin kara‼️🙏
Thank wat you are doing our country !!!
Masha Allah waad udhaqaaqdeen talooyinkayagii
Mashaa Allah Guuleyso wale Wasiirkii Arimaha gudaha waad wad soo jeedisay dhamaan reer Puntlaan waa iney noqdaan Sirdoon oo reer walbo deriskooda isha ku hayaan, sideedana Ajaanibta in leyka bixiyo why bey Ethiopian ka ugu soo qulqulayan Boosasao?
Guul Guul I Love You Dulhbanta is the best ❤
Aahaa waa bilaabatay tooshka Ayaan ifineynaa ha u filing qof necbaysi muwaadin asal ah Ayaan nahay dhankii gaabiya waanu karbasheynaa sajuuda halaga Tonto qushaashka iyo inta la shaqeysa xitaa hadii uu ila heeb yahay waxaan rabaa puntland oo daanyeer iyo musuq laheen wabilahi towfiiq.hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ciidanka puntland guul iyo gobanimo ilaahay haidin xifdiyo
Thank you Mr Caduun ,
Mash allah guul guul gesiyaal ❤❤ ❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱❤️❤️👏👏💪
Guul Guul Guul iyo GOBANIMO puntiland MAANSHAA ALLAAHU
CADOWGA DAALIMIINTA ah
ILLAAHAY ha JEBIYO oo ha BAABIYO aamiin
GUUL GUUL GUUL PUNTLAND GUUL GUUL CIIDANKA GEESIYAASHA GUULAYSTA GUUL REER PUNTLAND GUUD AHAAN❤❤❤
Iyo horumarinta wadooyinka gaari waa oo aad siisid awlawiyadda waanu ku eegeynaa si dhow hana eedeen hadii aanu gudaneyno waajibaadkeena wadaniyeed hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha.alaha.❤❤❤❤❤.guuuuuuul.
Darwiish you doing good job!!
IN SHAA ALLAH
GUUL BEY KUSOO DHAMAANEYSAA
WAANA LAGA ADKAANAYAA DHAMAAN ARGAGIXISADA & KAALKAALADODA GUDAHA & DIBEDA.
Guul iyo gobanimo geesiyada Buntland cadawga ummadda Allahh ha jabsho
Guul guul puntland❤❤❤❤
Maanshaalaah. Guulaysa. Aamiin
Guul guul guul guul guul guul👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
MAANSHALLAA GUUL SOOMALIYA WAXAY NOQOTAY HALAQ MAREN
Guul guul punt land.allahu akbar walillaahi al xamdu.
Guulesta Amiin Puntland hanalaato Amiin 🇸🇱🇸🇱🦁🦁💪
Garabkiinaan taaganahay ,jihaad xaqa weeye, guuleysta walaahu macakum😮
Guul&Gobanimo….stat of Puntland Somalia
War godadka go doomiya ciidanku hubanti la aan hayska jireen miinada iyo balaayada taala waa kaxumahay sarakiisha dhawaca ah ilaahay hVaafiyo inta dhimatay ilaahay hawnaxariisto aamiin aamiin aamiin ♥️ ❤❤
Puntland guuuul guuuul inshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa war aad loogu farxo! Indhaheena oo 5 ah baa Magalooyinkii nagala wareegay. Wasiirku waa ku mahadsan yhay talaabadan uu qaaday.
guuleysta insha alah
Guuuuuul cedamad puntland
Mansh cidanka pundland guul iyo gobanimo
masha allaaaaah guuuuuuul puntund❤❤❤❤❤
Puntland guul
❤Hiil daarood ha lasiiyo puntiland dag dag ah ❤ waa waa jib xaq ah oo jihaad ah❤الله اكبر الله اكبر الله اكبر : الجهاد الحقيقي هناك في بنتلند : والله في عون العبد مادام العبد في عون اخيه ،😮
Guul iyo Gobanimo. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Afsomaliga yaku baray carab yahow 🤨
@@Aaris236 Nin ogadeen ah oo yuutuber ah baa wada inay maamulkii Daraawiishtu ahayen ogadeen iyo habar-yoonis iyo habar-jeclo. Dhulbahante iyo Majeerteen iyo Warsangali Taarikhdii wuu ka saaray. Beenta iidoor waxaa u markhaati fura been kale! Dadkii u ingiriisku diyaaradaha ku laayey waa awoowayaasheen. Kadib markii dhulbahante duqeymo diyaaradahas lagu xasuuqay, awoowyaasha iidoorna waa kuwi sayid Ingriis ah dhabarka ku xambaarijirey ayaa soo degay dhulkii Harti ee dadkaas lasoo dabar goyay. Dhuulkaa HARTI waa dhuulkii HARTI, HARTI baa maamulaya. Somaliland waa afingiriis macne dhuulkii Soomaalida. Somaliland maha maamul loo dhanyahay hal reer baa ka taliya. Magaca munaasibka ah waa Isaaqland. Ku dar ingiriisku dhuulkii u idiin baneeyey Isaaqland waa laba gobol iyo nus. Iidoorow dhuulka HARTI sun iyo booc bay idiinku noqondoona. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Guul Guul Guul Guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ PUTLAAND POWER
Guul Guul Puntland ❤❤❤
GUULEESTA. CEEDANKA. BUTLANDI. GUUL GUUL. GUUL..
❤
Kusocoda kuwaa isoodhiibaaya jeel Ku aruuriya
Shacabka hakusii dhexdeynina
Guuuuuuuleysta jmhiirta daraawiishta 🔦👀🇸🇴🩵⬜🟩🐎👏
Guuuul guuuul waa in laga Saraa oramad iyo xabashida 💪🏾💪🏾💪🏾
Salaama caleykum guul guulciidanka putlaand badacas waawaxaykasooshaqeyeen xasanshikh iyo oromada lakinku khasaare guulguul harti
Bijole farole iyo ina gas isaqa ayey qodhaha u dugi jiren dagalna ssc khatumo ayey kula jiran
Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. In. Lajabiyo. Dhamaan. Argagixisada. Sidaas. Darteyd. Guul. Puntland
Waa in magaalo magaalo iyo xaafad xaafad ugubaabisa
Allaha xafido buntland iyo shacabka buntland
hadaad gaarten meshi laraby guul
300 oo kiloo mitir weeye😮 cadduunow😅.
GUUL IYO GOBANIMO DOWLADA PUNTLAND 🇺🇿✅✌️❤️
Wlle manta wd la hadashy wzr juxa m.a kabtan caduun
Itopia ilaahay ba bad ma siininee ,ma anagaa u hayno Itopia waa cadawga kowaad ee somaliya
Wiilasha mujahidiinta reer puntiland naw buurahay kadagalamayan waa meelo qabaw badan wiilasha haloogu roonaado sabayad iyo muqmada haloo gaadh siyo si dagdaga inshalaah
10 sano ka hor nin itoobiyaan ah ayaa wuxuu ii sheegay in itoobiya ay qabsan doonto dhammaan soomaaliya wuxu igu yiri waxaanu ugu hor qabsanaynaa puntland hora waan u sheegay rumeysta ama ha rumeysanina ssc lasacanod byei❤ puntiland
InshaAllaah u rumomimayso
Mashalah sida aad ugu baabineyso dadka iyo dhalinyarada reerbutlaan ❤
Ha la Raafo sax weeye ❤
Meelaha markacayasha yaa laga yaaba ina ku dhexdhunta waa in idho garahaa lagu firsha midkalle waa in cyaslka magaalada laa shaqlaysiya wayo maakasta ayeey tegaya guul inshalla
guul iyo gubanimo Put land ❤
Waasax guul
Waa saxx taasi waa ta lagu xakameyn karo dag dag 😅
Ha la sameyo wiilal iyo gabdho soo saara guryaha ay ku hoydaan maraykan wuu soo tarxiilay puntland ma shaqo naga badan ayey haysaa
Guul puntland iyo hormar
Insha. Allah. Kariim. Guul. Joogta. Ah. Punland. Hore. Halo. Socdo
Intii hore xoow samaynaaey.
Waa jihaad dagaalkaas ninkii ku dhintana waa ahlu jano insha allah
10 sano ka hor Al-shabaabkii dadka reer puntland Dili jiray waxeey gedi jireen cadayga lagu rumeeysto hadeerna waxaa la qabtay nin tusbaxyada iyo wax la soo xaday gada marna buuraha gala markalena hotelada ugu qaalisan kula seexda waa daacish goormaad cadowgiina Kala garaneeysaan .
Purtland Guul
Puntland guuuuuuuuuuul iyo gobanimo 👌
Caduun guulayso
Xaxaan sodhoweynaya wasiir juxa oo istaagey ciribtirka kuwa utaagan dhibaatada butlaan hadaba waxaan sodhoweyneyna kudhaqidda ururinta dhiwadayaasha waxaanleenahey wasiir siixooji mahadsanid
Waxaa la hubaa kuwaa U furay inay kaararka yihiin alshabaab Golisna farta ayaa ku golden.
Guul
Bismilaahiraxmaaniraxiim
Oramada lugeyneysa waa in laga hortagaa
Guulaysta
guul
Budlaan Allahayow guulaysii
Ac
Dacish waxay ku nolyihiin bosaso wana
siiriyan
Yeman
Oromo
Shabab
& kuwo kale oo fara badan
Wa in la sifeya
Guud ahan punt land gar ahan
Bosaso
Garoowe
Galkacyo
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
Puntland tol malaha miyaa