DEG DEG Saldhigyo La Qabsaday Ajaanib Badan Oo Qoorta Laga Jaray Dagaalka Puntland Iyo Daacish

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 фев 2025

Комментарии • 23

  • @MaryamDirieAli
    @MaryamDirieAli 8 дней назад +1

    Guuleysta guuleysta Geeshkayagoow Guuleysta❤❤❤🇺🇿❤️❤️💪💪🤲💕

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 8 дней назад +1

    Guuleysta cadawgiina Allah ha qabto

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 9 дней назад +1

    Guulaysta dowladeena barakaysan puntland power full

  • @Potatoes-y2n
    @Potatoes-y2n 9 дней назад

    Guul guul❤❤❤❤❤

  • @safiyaabdullahi9862
    @safiyaabdullahi9862 9 дней назад +2

    Absolutely guuleysta guuleysta guuleysta geesiyaasha, mujaahidinta, somajestayaasha ciidanka puntland Amiin Amiin Amiin yaa rabii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 9 дней назад

      JIHAAD SOOMAALIYUU KU SHARAF BEELAY , ASHAHAADO LADIRIRKIIBAA MUJAAHIDNIMO SHEEGANAYA!!!!!!!!•

    • @MaxamedFangase
      @MaxamedFangase 9 дней назад

      Maxaa rabtay marka in lasameeyo ​@@lilcuzzwhitemoe

    • @maansarestudio8484
      @maansarestudio8484 9 дней назад

      Sitoos ah daacish utakeer habaqinee waa lakusooqabani daacish waxid​@@lilcuzzwhitemoe

    • @IbiEntertainment
      @IbiEntertainment 8 дней назад

      @@lilcuzzwhitemoewll Ajinabiga ayaa la’diidayaa inay dalkeena dhibaateeyaan oo khayraadka inay dhoofiyaan ayaa loo keenay walah waxaana keensaday Maraykanka iyo yahooda si loogu abuuro Akinabigaas iyo Ethiopianka 🇪🇹 uraya walahi waana ciidan sugaya ciidan kale u soo socda wll Somalina Ajinabigaas waan ka adagnahay walahi alhamdulillah 🤲🏼

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 8 дней назад

      MARAYKAN , YUHUUD, ETHIOPIAN IYO GAALO KALE OO AAD UFARABADAN SOOMAALIYA INTEEDA BADAN AYEY JOOGAAN IYAGOO MILITARY AAD UHUBAYSAN AH GAROOMADII IYO DEKEDIHI IYO XERYIHII CIIDAMADA SOOMAALIYEED AYEY HAYSTAAN , KUWA MADAXDA SHEEGTAANA WAXAY LEEYIHIIN WAA WALAALAHEEN , ADIGANA DAD MUSLIMIIN AH AYAA LAGUUGU SAWIRAYAA INAY CADOW YIHIIN OO AJNABI YIHIIN, HADDII SHISHEEYE LADIIDAYO MAA KUWAAN GAALADA AH LADIIDO OO LALA DIRIRO !!!!!!!!!.
      XAQIIQADU WAXAY TAHAY WAXA LADIIDAN YAHAY OO LALADIRIRAYO WAA DIINTA ISLAAMKA, AMA GARO AMA HAGARAN

  • @JamaMuhiyadin
    @JamaMuhiyadin 9 дней назад +1

    Argagixisada puntland waa niman xoog leh oo ajinabi ubadan mudo ayay isku aruursanayeen laakiin aakhir waa laga guulaysanayaa inshallah

  • @warsanahmed3060
    @warsanahmed3060 9 дней назад

    Gulayasta insha alah

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 9 дней назад +1

    💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻💪🏻🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿🇺🇿

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 9 дней назад

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Zbsb-r1s
    @Zbsb-r1s 9 дней назад +2

    Guuleysta putland

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe 9 дней назад

    WAR KADAAYA , WAR KADAAYA , WAR KADAAYA .

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 8 дней назад

    Daacish waa Ethiopian iyo Syrian waxaana maalgaliya Maraykanka iyo Yahooda shicibow indhaha fura walahi

  • @abshirocismail4839
    @abshirocismail4839 9 дней назад +1

    Dabar gooya gurigoodu habo,o

  • @Mjfarah114
    @Mjfarah114 8 дней назад

    Gunimo horaad uga geylanteen
    Gob baad tihiin garasho dheeree
    Guuleysta abidkii

  • @Mahamed-y8c
    @Mahamed-y8c 9 дней назад +1

    Guulesta reer putland dhabar gooya argagaxisada

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 9 дней назад

      Kuwa adinka horreeyey ayaa dabar jariwaayey ,adeer dhalaan qayladu waa qaboonada