Shuute marka ninkaas Argagaxisada Dacish u doida aad bahinasid waxaad u igtahay qof Argagaxisada la safan. Somaliya oo 30 sano deganaansa la'a, Nabaduna ku yartahay qofka u soo qaxaya ama nabadgalyo u so doonanaya ULA JEEDO KALE AYUU WATA? SHUUTE ???
Absolutely ninkah udoodayah ajnabiga joogah puntland waa intilaabo lagaqaadoh Absolutely, wuxuuna umuqdah dadka kushaqastah ajnabiga base waa in baritaan dheer lagusameeyo ninkan Absolutely, midakale usa majogto argagixiso, no no no
Qofkii laga dareemo inuu naxariis u muujinayo ama u doodayo Oromo, Xabashi iyo Ajanabi wuxu cad ku leeyahay Daacish iyo Shabaab ee xeerka argagixiso ha lagu qaado.
XAAJI CIISE U SHEEGA QAXOOTIGA INAY XAQUUQ JOOGITAAN KU LEEYIHIIN QARAMADA MIDOOBAY EE LAAJIYIINTA WAA INAY KA HAYSTAAN KAARKA QAXOOTIGA AQOONSI🙄 DALKA WAXAA QARIBAYA DADKAAS OO KALE MAS;UUL KAMA NOQON KARO QOF SHARCI LAGU JOOGO WADDANKA AYAA JIRA ☝🏽
Ninka ka hor yimiday in dalka iyo dadka Reer Puntland Nabad gelyadooda iyo inay dalkoogu Xornimo ugu noolaadaan Ninkaas hal tuugto oo hala soo qabto hana la baadho wuxuu yahay.
hadaad tiraahdo itoobiyaan ayaa puntland laga tarxiilayaa hadana dhaawacaagii Ethiopia geynayso maxaa qaldan soo dhamaystiri mayaan ama kuwa kaa joogaa Ethiopia ku soo celin maayan Waxkasta in la soo bandhigo ma fiicna
Hal askari Kama soo noqonayo, dhamaan dadkii hore loo geeyay way wada dhidhib tireen, inaadeerkay ayaa ka mida, bal Kenya may geeyaan iyadaan cadaw ahayne Somali badanoo dhakhaatiirana joogaan oo xitaa bilaash ku dawayn lahaa
Shucayb wuxuu ilaaway Soomaalida aduunka u barakacday inaysan dhibaato gayn dalalkii u barakaceen lkn Soomaaliya oo Dal Muslimiin ku noishahay in janno qarax ku jirta loo soo raro yeeli mayno no more ajnabi.
SHARCI BAA JIRA‼️ QOF QURA OO QAXOOTI KA QORAN PUNTLAND ‼️ NIMAN SHARCI DARO KUSOO GALAY OO DACASH AH BUU NINKANI U HADLAYAA😂. PUNTLAND DHAMAAN DADKA SHARCI AAN KU JOOGIN DHULKEEDA, XAQ BAY U LEEDAHAY IN AY ISKA SAARTO.
WAA in la kalo soocaa Ajaanibtaas oromada carabta iy inta kaloo Aan Aqoonba As+ Daacishba Ha la hubsado oo wax Aan la hubin Aan Ajaanibta lagu sameysayn sababtuna waa in dad badan osoomaali aho ya kunool yihiiiiiin dalka dibadiiisa Ama carab dalkeeda ha noqdeyn Ama reer yurub Ama mareykan---- qofkastoo oo aan qolyahaas ka tursan wa in la hubsadaa oon lays raacin dadkaas dagaalkaas kuwa wado dagaalkas daacish kuwa lagu hubsado okaliyeh kaliyeh
OROMADU MAAHA QAXOOTI😂. ITOOBIA BAY BAD U RABAAN😂. CARABTUNA WAA DACASH OO WAAKUWA PUNTLAND KUSOO DUULEY😂. YAA BEEN LOO SHEEGAYA ⁉️ NINA DHUL UUSAN LAHAYN SHARCI DARO KUMA JOOGI KARO😊
PUNTLAND 🇸🇱🇸🇱🇸🇱⚔️⚔️❤️❤️❤️❤️✊✊✊
Halaa saaro ajanibtaah waa iyagaah dacishtu kuwaah udoodah waa daacish
Shacabka waa inay dawlada ku cadaadiyaan ajnabiga iyo koonrarilkooda
Ninkaas u doodaya waqti xaadirkaan waxa uu kamid yahay kuwa u xilsaaran beerida ajaaniibta iyo argagizisada waa hubaal taasi talaaba sharciga waafaqsan haka qaado dowlada buntlaan from kismaayo
maxaa u sheegeysaa itoobiy meelaha la geeyey dhaawaca???😢😡
Ethiopia 🇪🇹 maxay kugu sameysa? Shekada Hassan DHOQO Miya run moday Walahi isaga ka CADOWSAN ETHIOPIA
Guul guul putland 😊😊😊 inshaa allaah ❤ reer hiiraan guuleeysta
Asxaabeu shuuke like iyo kuli usaara
Legend
Gulaysta cidaankayagow❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Guulaysta ciidamada difaaca Puntland somalia cagta mariya khawaarijta Argagaxisada ah
Ethiopia meel aan ahayn oo ragas Loo qaado ma la wayey
Guul iyo Gobonimo Puntland
Allaha Wayn ha jebiyo ha baabiyo ha burburiyo Dacich iyo Alshabaab.
Aniga waxa ilafiican in registration loosameeyo dabeetana xeryo ladajiyo. Si lookala nabadgalo.
Soomaaliyaa wa Dal oor soor kabiyo iyo burbur hada maa awoodo cidna iney cidna qaabciloon
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 6:57
guulayso walale
Shuute marka ninkaas Argagaxisada Dacish u doida aad bahinasid waxaad u igtahay qof Argagaxisada la safan. Somaliya oo 30 sano deganaansa la'a, Nabaduna ku yartahay qofka u soo qaxaya ama nabadgalyo u so doonanaya ULA JEEDO KALE AYUU WATA? SHUUTE ???
Absolutely ninkah udoodayah ajnabiga joogah puntland waa intilaabo lagaqaadoh Absolutely, wuxuuna umuqdah dadka kushaqastah ajnabiga base waa in baritaan dheer lagusameeyo ninkan Absolutely, midakale usa majogto argagixiso, no no no
Ithopia iyo muqdisho dhaawacydan in la geeyo maaha Waa qalad
Qofkii laga dareemo inuu naxariis u muujinayo ama u doodayo Oromo, Xabashi iyo Ajanabi wuxu cad ku leeyahay Daacish iyo Shabaab ee xeerka argagixiso ha lagu qaado.
Qofka qoxootigaa oo dalka sharcigiisa haysta waa qof qoxooti ah waana qof dawladu ogtahay lkn dad wax ayyihiin la aqoon dalka iska dhex yaacin oo dalka kadhex ganacsan waxaas waakhatar haliswayn leh waxayna muujinaysaa Dawlada Puntland in ay gabtay amnigii dadkeeda.
❤
WAR KUWAAN WAA DAACISH IYO SHABAAB ANAGAABA QAXOOTI AHE MAXAY NAGA SOO DOONEEN
Wixiikadood hagudaro
Wasiirka arimaha gudaha puntland waa inuu ka shaqeyoo waxa dadka shacabka puntland doonayaan oo ah inay Oramada naga saaraan
PUNTLAND GOORMAY QAXOOTI WEESHEY ⁉️ QAXOOTI HADUU DALKA SOOMALIA YIMAADO HADEE DAWLADA MUQDISHAA KU SHUQUL LEH😂. XASAN AYAX ISAGAA LACAG KU CUNA HAWLAHA DALKA😊. HA AADAAN MUQDISHO😊
QAXOOTI HADAY DALKA SOOMALIA JOOGAAN, HADEE MUQDISHO IYAA KU SHUQUL LEH😂. MUQDISHO HA AADAAN😊
XAAJI CIISE U SHEEGA QAXOOTIGA INAY XAQUUQ JOOGITAAN KU LEEYIHIIN QARAMADA MIDOOBAY EE
LAAJIYIINTA WAA INAY KA HAYSTAAN KAARKA QAXOOTIGA AQOONSI🙄
DALKA WAXAA QARIBAYA DADKAAS OO KALE MAS;UUL KAMA NOQON KARO QOF SHARCI LAGU JOOGO WADDANKA AYAA JIRA ☝🏽
Itoobiyahaa laamaah gaaynin cidankaah warkaa iskaah sax
Xagee lagu Arkey qaxoooti hub iyo qaraxyo wataanba
Qarax iyo balaayo miyaa naqaanay, Ajnabi oo dhan hala raafo
Ninka ka hor yimiday in dalka iyo dadka Reer Puntland Nabad gelyadooda iyo inay dalkoogu Xornimo ugu noolaadaan Ninkaas hal tuugto oo hala soo qabto hana la baadho wuxuu yahay.
hadaad tiraahdo itoobiyaan ayaa puntland laga tarxiilayaa hadana dhaawacaagii Ethiopia geynayso maxaa qaldan soo dhamaystiri mayaan ama kuwa kaa joogaa Ethiopia ku soo celin maayan
Waxkasta in la soo bandhigo ma fiicna
Guulguul
Hal askari Kama soo noqonayo, dhamaan dadkii hore loo geeyay way wada dhidhib tireen, inaadeerkay ayaa ka mida, bal Kenya may geeyaan iyadaan cadaw ahayne Somali badanoo dhakhaatiirana joogaan oo xitaa bilaash ku dawayn lahaa
KUWA U DOODAYA DACASHTA QAXOOTIGA AH, IYAGU HA QAABILAAN😂. JUXO XAMAR HAKU QAABILO QAXOOTIGA IYADAA CAASIMADII AHE😂
Kaasi.waa.kuwa.istustus.iskadige.inuu.u.doodayo.huyuuan.rayd.laakiin.maoga.waxa.soomaali.kunool.dibadaha.dhibka.lagu.hayo.iyagoon.taagee.argagixso.iyo.wixiila.mid.ah
Maxaa Naga galay qaxootigooda Waa in la laayaa
Shucayb wuxuu ilaaway Soomaalida aduunka u barakacday inaysan dhibaato gayn dalalkii u barakaceen lkn Soomaaliya oo Dal Muslimiin ku noishahay in janno qarax ku jirta loo soo raro yeeli mayno no more ajnabi.
Kaasi waadaacish waayo dad kudikudilayaa waa cadaw
Loo ma baahna inaad sheegto meesha loo qaaday . Is ilaali sirta ciidanka ku sheegtid meeshan
SHARCI BAA JIRA‼️ QOF QURA OO QAXOOTI KA QORAN PUNTLAND ‼️ NIMAN SHARCI DARO KUSOO GALAY OO DACASH AH BUU NINKANI U HADLAYAA😂. PUNTLAND DHAMAAN DADKA SHARCI AAN KU JOOGIN DHULKEEDA, XAQ BAY U LEEDAHAY IN AY ISKA SAARTO.
WAA in la kalo soocaa Ajaanibtaas oromada carabta iy inta kaloo Aan Aqoonba As+ Daacishba Ha la hubsado oo wax Aan la hubin Aan Ajaanibta lagu sameysayn sababtuna waa in dad badan osoomaali aho ya kunool yihiiiiiin dalka dibadiiisa Ama carab dalkeeda ha noqdeyn Ama reer yurub Ama mareykan---- qofkastoo oo aan qolyahaas ka tursan wa in la hubsadaa oon lays raacin dadkaas dagaalkaas kuwa wado dagaalkas daacish kuwa lagu hubsado okaliyeh kaliyeh
Warya shuuke aadan guray kala tag umada beenta waradka was dowlada puntland shacabkada isimada cuqasha waxgarad shacabka ciidanka difaca dowlada puntland ajanabika dalka laga saro
Dacish iyo butland 😊😊😅😅😮😮😢😢🎉🎉😂😂❤❤
OROMADU MAAHA QAXOOTI😂. ITOOBIA BAY BAD U RABAAN😂. CARABTUNA WAA DACASH OO WAAKUWA PUNTLAND KUSOO DUULEY😂. YAA BEEN LOO SHEEGAYA ⁉️ NINA DHUL UUSAN LAHAYN SHARCI DARO KUMA JOOGI KARO😊