MAXAMED BK┇ JACAYL WADKII GALAY ᴴᴰ ┇LYRICS

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 дек 2024

Комментарии • 2 тыс.

  • @batraibnuwadadyare4212
    @batraibnuwadadyare4212 3 года назад +50

    Heestan waxan dhagaysan jiray aniga aad iyo aad u niyad jabsan oo aan is lahayn qofkad jeceshay wad Ilaawaysaa 4 sano aan niyad jab ku jiray oo kor iyo hoos u ooyi jiray alxamdulilaah manta waxas oo dhan wan ka bogsaday oo waxan helay ciltire jacayl iyo farxad aan ka helay oo iga hiiliyey ruux I gaasiray alxamdulilaah wan guursaday qofkii I silciyey wan ka raysaty alxamdulilaah imka waxan haysta qof I jecel ana aan jecelay wax kasta oo aan rabay wan ka helay uurna wan leeyahay alxamdulilaah waxan aduunka laga bixin ma jirto 2022/1/8❤🥰

    • @hodanaxmedfarax2238
      @hodanaxmedfarax2238 3 года назад +1

      Xppti allaha ku siyadiyo anaa hada ku jira dhibkaa

    • @batraibnuwadadyare4212
      @batraibnuwadadyare4212 3 года назад

      @@hodanaxmedfarax2238 wad ka baxay saaaa

    • @nuuraabdirizak2083
      @nuuraabdirizak2083 2 года назад

      Mashallah 🥰

    • @anasabdi1236
      @anasabdi1236 2 года назад

      Mcha Allah ❤ Allah ha isinkukiin dhaafo noloshada waad garatay ❤🦋 sabaraa sadkiis helo💞

    • @bazramahamed1076
      @bazramahamed1076 2 года назад

      Xppti allah faraxadaa haa kugu wado❤️ anigaa hada wlhi dhibka kujira i.a mar uun wan ka kaban😰😰💔

  • @barwaqomostafehajjqalbinou4644
    @barwaqomostafehajjqalbinou4644 4 года назад +25

    Jacaylku wuxuu ku qurux badan yahay in laysla sido midba kan kale dareemayoo daryeelayo😥 lakiin waa aduunyoo waa kii bk hore u yidhi noloshaaba kala dhiman oo dar alley qabyo u tahay

  • @abdirahmaniska
    @abdirahmaniska 3 года назад +23

    Dhamaadkii sanadkii 2015-kii mar aan jcylkeygi waayey ayan dhageysan jirey waqti adag buu ahaa. 01-July-2021 ayan markale iskaga baashaaalaya anigoo ka reeystay jcylkiii i dilloooday waagaa alx, happy somali independence day. Markasta oo xornimo la sheego anne xornimadeyda aan qoftaa ka qaatay ayan dib u xasuuusta..

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 3 года назад +18

    I am from Eritrean 🇪🇷😅ajanibkaba like ta waad kula ordi mxa ku diiday walalka somaliga ah inad hadiyad ugu dhigtid 😍
    8/8/2021 11:34 maalin axad ah

    • @queenofmavia6090
      @queenofmavia6090 3 года назад +1

      😂anoo rapa inan ku dhaafo kolkaad tidhi inaad hadiyad uga dhigto bn ku siiyay

    • @yaxyeym3766
      @yaxyeym3766 3 года назад

      @@queenofmavia6090 😂walalka inad dhaafto dameerka ku sinayo

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 3 года назад +1

      kusiine maxad ku heshay yaxyow

  • @hanaismaciil9885
    @hanaismaciil9885 4 года назад +20

    Wlhi jaceel wa xanuun inbadan wa dareemay anu jaceelka xanuunkisa isago iso maray markad ruux aad jaceel xad dhafa siiso ka dhaqaaqo lkn badalkisa wa la hela Axlm wa haysta midki ilowsiisayay ki hore allah hasiiyo qofkasto dhawacan badalkood ana allah hay xafido 🙏🙏💋❤️

  • @maryanruuninamaxamedmohame24
    @maryanruuninamaxamedmohame24 7 лет назад +67

    nafta ruux ka gaabsaday galbadoo igeesmaray hadi aan u go'i jira maanta waanka go'aya 😭😭😭😭😭😭😭 talahi hestaan anigay igu socotaa jaceyl xanuunkisa aniga maray ala xanuun badanaa yaa ila qabo jaceylka niyad jab kala kulmay kana quustay jaceyl iyo nolol dambe hadaba like ha.saaro ruuxi ila mid ama ila qabo jaceylka ku guul dareestay aanu aragno like ha saaro ruuxi ila qabo dhibta iyo jaceylka xanuunkisa comment kasoo bixiya like saaara😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @simansomali4567
      @simansomali4567 7 лет назад +2

      anigaa kula qabo inta so xustoo idil💔💔💔

    • @hudaseleban1452
      @hudaseleban1452 7 лет назад

      Maryan ruun Ina maxamed Mohamed aniga ayaa ku la qaba jacylku walhi waa cadaab tii ifka xanun kiisa xabdaa dhaanta 😭😭

    • @nadarnalka6321
      @nadarnalka6321 7 лет назад +1

      runtii aniga kula qabo jaceylka muxu xanuun iyo qalbi xanuun leeyhy jaceylkaba waanba ka go ayaa ayey iga mareysaa aniga

    • @somalijaceyl3664
      @somalijaceyl3664 6 лет назад +1

      Cawa la joogo ayay nolasha mugdi ii bilwatey illahow faraxd igu badaal

    • @samiraawil6786
      @samiraawil6786 6 лет назад

      😢😢😢

  • @mohawacayz5323
    @mohawacayz5323 3 года назад +14

    Wr dadoow iskada daaya niyad jabka
    Wllhi wxba kama helaysaan
    Ee iska farxa anaga wixii naqabsaday
    Wllhi hadii ad ogan lahaydeen wad ilmay lahaydeen
    Hadana wn faraxsanahay alx wxkstana qadarta ayan aamin sanahay marka wll hory usocda

  • @SacadmohamoudSaidHirsi
    @SacadmohamoudSaidHirsi Год назад +10

    20/12/2023 haben Arbaco ah Sacadu waa 1:23 Habenimo 😭
    Like ha isaro qofki iga dan beya cawa
    Mar hadaan hadan jacayl galay
    Qalbigii u gogal dhigay 😭

  • @fatimacadey4563
    @fatimacadey4563 5 лет назад +27

    Mar bay urugada illinteyda qubn jirtay but manta alx kalama jecli 😁 am happy 😊 alhamdulilah

  • @youngboyneverbrokeagain1639
    @youngboyneverbrokeagain1639 2 года назад +23

    Imisa qof oo qalbiga ka ooynayaa ayaa dabaday heestan soo daawan doona like 👍 💜

    • @zamuuabdi624
      @zamuuabdi624 2 года назад

      2 hour aa kso wrgty frntda mrka dhgesnyo hestan🥺💔

    • @amalisse1441
      @amalisse1441 Год назад

      😰😭

  • @saadaqmaxamed3042
    @saadaqmaxamed3042 5 лет назад +32

    Safar ayaan ugalay jaceylka aan u qabay gabadha 25/11/2019 wlhi waxay ahayd habeen aan lasoo koobinkarin dareenkayga aan u hayay gabadhas iyo jacaylka aan u qaaday balse way i xumays wayna iga baxday balankii ino dhaxayaay alx ilaa hada laabtayda kama go in oo waan jeclahay qalbigayna wuu idegan yahay waxaan alleh ka rajaynaa inay mar uun ay iso noqondonto imikana alx iam happy😁💓👈

  • @yaxyeym3766
    @yaxyeym3766 2 года назад +18

    Noloshu hadii bila xasuus thy macno male dhalinyaroy heestani qofba si bay u taabanaysa qaar murug kasoo maray iyo qaar farxad kusoo maray lkn wakhri tegey xiiso gaara ayuu leeyahay gara ahaan dhalinyarnimda
    13/1/2022 1:20 duhurnimo khamiisa

  • @asmakhadarbaaruud1303
    @asmakhadarbaaruud1303 3 года назад +16

    2017 xasuus badan ayn galay lkn wuu iga geeriyoday jacalkaygiii igu duceye😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 2 года назад +22

    Heeskan waxaan dhegaysanayaa xilli roob ii haayo saacaduna 2:00 waxaan Ku suganahay togdheer cidii iga danbaysay like

  • @Cigaalcali-z3v
    @Cigaalcali-z3v Год назад +9

    😭waxa ii haya xanun anu dhakhtarna Dewayn Karin iso duceya in ilahy qalbiga iga reebo

  • @iqraahmedcabdi
    @iqraahmedcabdi 8 месяцев назад +11

    19sano waan ciishanahay farxad marag hooyo aabe fican malihi walal io ehel malihi ilahoow dhibatada iga saar ama shaqo fiican isii🤲😭😭

    • @carab-e3v
      @carab-e3v 8 месяцев назад +3

      walhi walal qoraalkagaa waan aqriyay waxan soo booqday fanankii codka ilahay ku hibeeyay markii danbana fanka ka madoobeeyay fan haduu faaido leeyhay waxa iskaga tagay bk oo heer kagaadhay adna ialhay aduunka haku sakhiro shaqo fiicana hel farxad iyo caafimaad ku waar. bk yaa slaaam codkaaga lama hayasan karo walee waa layaabay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

    • @baaruud2993
      @baaruud2993 8 месяцев назад

      Alle haku sakhiro sidani waa habaare

    • @hawoLuulMohamed
      @hawoLuulMohamed 8 месяцев назад +1

      Abayo shaqo fcn allh ku siiyo😢teda kle halke jogta

    • @IbnuahmedAbdile-kw5fj
      @IbnuahmedAbdile-kw5fj 7 месяцев назад

      Abayo ale talo Saro teda kale wax walbo waimtixan ee sabar marwalbo ale wax fican kulabadala​@@carab-e3v

    • @KhadraYusuf-yt2el
      @KhadraYusuf-yt2el 7 месяцев назад

      😢😢😢😢kaliga mahan waa dad badan wllo samir

  • @sahralam9866
    @sahralam9866 2 года назад +14

    9/10/2019/ farxad Bay i ahed wa marka is baranay 27/5/2021 malintas ma ilowi dono run ahantii wa marku wadanka katagay kaso iga aday Turki kso u aday jamacad Mar walba wuxu I dhihi jiry ha is badalin hada kala fogano lkn asagaa is badlay ilma so hadli jirin Mr walba waxan ka argi jiray mermeris ila ugu danben u igu yiri wakhtigyga qadan e idaa walaley arin ka xun maleh wlhi hestan unba wehel i aheed wax dhagysan 13/4/2022🥲🥲 JCYLKA DHABTA WALIGA ILAWI MAYSI

  • @SafaApdirahmaan-ot9hw
    @SafaApdirahmaan-ot9hw Год назад +14

    Gabalkii miduu dhacay😭😭😭💔💔💔
    2023 .4 .7 wxn daremayaa xanuun qalpiga ah hadaad iga dambayso isoo ducee wll. Wxnku jiraa noloshayda heerkii iigu adkaa abid😢😢😢😢

    • @rahmaabdi5566
      @rahmaabdi5566 Год назад

      Ax sorry abyoh😭😭

    • @nafiisayuusuf
      @nafiisayuusuf Год назад

      Alle haga saaro hppth 😢jcylku waa xanuun wlhi😢allow qofkan jclhya wn ku baryaye meel yaanu iga tagin wlg hyla joogo😢❤

    • @hamzekozar6316
      @hamzekozar6316 Год назад

      Alihay qalbiga hakuu qaboojiyo wll😢

    • @nadiamursal1878
      @nadiamursal1878 Год назад

      Sorry baayo 😔😫

    • @alinur1481
      @alinur1481 Год назад +1

      Culeys wlba ku hysto alle haka qaadob

  • @Apdinzirmohamet
    @Apdinzirmohamet Год назад +14

    Jaceylku wa xanuun marka an lagula wadin wa xanuun 💔🥺qalbiyadenu wa nadiif gafkana ma geyan ilahy qalbiyada hano qabojiyo xanunka jacylka wxa dareemi kara qof uu qofki uu jecladey xanun marsiyey ano jecel ban manta go,an sadey inan faraha ka qado go,aana an ka qato inta iga dambeysow iska daaya cazhaqa💔😭
    Nafta ruux ka gabsadey 😢
    Galbado I gees marey..
    Hadii an u,go,i jirey
    Manta wan ka go,ayaa💔🥺

    • @abdiladifahmed8053
      @abdiladifahmed8053 Год назад +1

      wall waala soo wada maray sidan lkn ogow markabaad qofka go,aan aadkaqadato waliba mid dhab ah qofkas asiga kuso radindono is adkey wall xasuusihina oodhan iska dellet
      si uu qalbiga kugu qaboobana ilahey xus oo istiqfartana badso qurankana akhri walhi waad kabogsaneysa aniga kudhahay wall

    • @Nimcushxsen67
      @Nimcushxsen67 Год назад

      @@abdiladifahmed8053 wilka mxaa ugu diraa kabadha 😂

    • @khadarhaji4881
      @khadarhaji4881 Год назад

      ​@@Nimcushxsen67 in uu ka daba rafado miyad rabty😂😂😂

    • @Saraa_Qurux4033
      @Saraa_Qurux4033 Год назад +1

      @@khadarhaji4881 😂😂

    • @khadarhaji4881
      @khadarhaji4881 Год назад

      @@Saraa_Qurux4033 Halimo in ladaba carara le rabta kwrn😡😡😳😂😭

  • @abdiwasacmowlid4626
    @abdiwasacmowlid4626 Год назад +13

    Qiso iigooniya aniga iina khaasa guulana Waxaan ka baryayaa inoo qalbiga iiqabooji waana taariikh 4/9/2023 wixii ila midkaana Waxaan lee yahay dumarka say jecel yihin usameeya hadii kale waxba Ha jeclaanina sidayda faraha ka qaada 😢kaatagaye kuma gonin baa lee yahay 💔

  • @Abdisamedbebe
    @Abdisamedbebe Год назад +15

    Heestan wxn soo booqday habenka u danbaysa.o go,an anka qaatay qofkan dunida ugu jeclaa 💔 30/10/2023 9:03 Pm nimco qalanjoz farxad ban ku rajaynaa goaan ad mudo rabtay inan ka qaatan maanta ka qatay xiriirkii dhexdena aha 😢 waxan qoro ma aqaan lakiin xasuus ban fariintan heesta ugu reebtay nafta ruuxka gaabsaday galbadoo igeesmaray
    Hadii aan u goi jiray
    Maanta waanka goayaa😢

    • @farhiyafarhiya291
      @farhiyafarhiya291 Год назад

      Sorry wll 😢😢

    • @ihatelove3107
      @ihatelove3107 Год назад

      Qalbiga Alle hakuu qaboojiyo wll

    • @nuuraabdirizak2083
      @nuuraabdirizak2083 Год назад

      Goaan fiican inshalah 😢😊

    • @Almouna12
      @Almouna12 Год назад

      Ilahay qalbiga hakaga reebo

    • @kingo5954
      @kingo5954 Год назад +1

      Sxp adaa comment gaaga dib ugu qosli doona maalin uun markaa dib ugusoo laabatid Adoo ka gudbay oo ilaaway

  • @mumtaazmaxamuud6578
    @mumtaazmaxamuud6578 2 года назад +8

    2018Xili aan jcylkayga isku dhacnay ayaan heestaan dhagaysan jiray alxm 1sano iyo bar kadib ayaan dib isku helny kadib gur ayu iso bandhigtay waan ka aqbaly waan aqal ganay 2019Dhamaadki si kadib cunug u dhalay 2021ayaan kala tagny hada alxm qofkale ayaan oridiisa ahay inkastu waqtigu qofba meel ku o day balse wixi dhawac iso mar waa u ilow siyey alow dib isku kaya so celi saygayga alxm

  • @farxiyoluulofficiall697
    @farxiyoluulofficiall697 4 года назад +17

    Markuu fanka ka fadhiistay yaa dhageesanaayo bk 2020

  • @ZekimohamudMohamed
    @ZekimohamudMohamed 4 месяца назад +4

    Waxaan ku noolahay xuusuuso hadal ku kooban balse caawa waxaan qarka u saranahay inaaan dhedigaba ammaan siiyo sababtoo ah saan u jeclaadey umalayn maayo jacaylkaas inaan qof kale qiimihiisa aaan la wadaagi doono 😢😢😢😢❤❤❤

    • @halena__jama
      @halena__jama 4 месяца назад

      😢😢wll sorry qofkastoo wacan qof xun ba ku aadma ilahay mid wacan hakugu adiyoo

  • @ugbadyusuf9223
    @ugbadyusuf9223 4 года назад +9

    Yaa salam Nafta ruux ka Gaabsaday Galbadoo i gees Maray Hadii aan u Og i jiray Manta waan ka Go ayaaaa who still listening is song I love it 🥰

  • @xalimodiraac2363
    @xalimodiraac2363 4 года назад +15

    Caawa sidan uu seexan doono garan maayo, laakiin Ilaahay inanka qalbigayga ha ka masaxo

  • @dhuuxyarechannel1486
    @dhuuxyarechannel1486 2 года назад +14

    Wlh suma wlh si qalbiyan ah baan usoo doonay heestan iyo sanadihii dhaawaca uusoo gaadhay qalbigayga 2018 ilaayo 2022 am sorry qalbi jab iyo aduun waa walaalo dhalinyaradii aafo ayuuku noqday wlh jacalku dunidatan dadkii wanaagsanaa wayka dhamaadeen baan ia dhahaa mararka qaar😢😢😭💔

  • @munisamohamed389
    @munisamohamed389 2 года назад +13

    War dhalınyaradan qalbıga ka wada dhawacan runtıı aaad ban uga xumahayy 🥺😿 anıgu 20 sano walı Ma gadhın oo welı wan u dayarahay nolosha hadana hal mar 2021 ayaan ku fekeray ınan mustaqpal dhab ah samystoo lkn nasıb daroo kuman gulaysn hada nolosha hadaf ban ka leyahy waxan ısleyhey ılaa halkad rabtoo aad gaadho wax xıdhıdh ah ha ısku smayn sbb dheh xıdhıdhku wuu dhıb badanyahy ıntuu farxad ıyo shax shax leyhy 2022 noloshu wa kelinimoH maha buuq ıyo ıs jıjııd☺️

  • @siciidfarasle3945
    @siciidfarasle3945 Год назад +3

    Cid wala oo jacaglkii hore macasalamysay wa salamya👋💔2023
    Kaso kabasho wangsan 2024 gulaysta insha allh🎉

  • @adnanasir4160
    @adnanasir4160 5 лет назад +9

    Soomaali hadaan nahay mxn warka xumaan ugu badalnaa
    😭Allah ha unaxariisto dadkeenii kudhintay qaraxii inta dhaawacaana Allah ha uboogo dhayo 🤲
    Amiin dhaha please 🙏😭😭😭

  • @jihaanjibril6109
    @jihaanjibril6109 8 лет назад +7

    heesta inta i dheex qaaday wa intaa.....Mar hadaan jacayl galey qalbigii u gogol dhigay muxuu aniga i guday muxuu geedka ii sudhay anigo uu guul dhayay. Wa jacayl iyo abaalkiisa

  • @iimaanshacni8306
    @iimaanshacni8306 9 месяцев назад +9

    Nafta Ruux Ka GaapsadaY GaLpadoo i Gees MaraY
    Hadii Aan U Go'i JiraY
    Cawa Wan Ka Go'aYaa
    9/3/2024 9:38pm
    Hpen Sabti ah
    Ahedna So GaLaYso
    WeLigaY Ma iLoopi
    Dono😭😭😭😭😭😭

  • @daariqali4108
    @daariqali4108 4 года назад +9

    Heeztan wan jecelhy wayo qofti aan jecelhy ayaan so xazuuzta markaa heeztan maqlo illahow qalbigyg ka zaar 🙏💔

  • @nemofarhan6903
    @nemofarhan6903 4 года назад +10

    Ilaahyow qalbiga noo qabooji
    Oo jacaylka naga masax
    Dhib badanaa jacaylku

    • @NimcoGlam
      @NimcoGlam 4 года назад

      Badal kheyr qaba abaayo samir waa iska aduun soo booqo channel kayga fadlan
      ruclips.net/video/VQq0IOPr4h0/видео.html

    • @amiishaomarahmet7025
      @amiishaomarahmet7025 4 года назад +1

      @@NimcoGlam Amiin

  • @meymunaqaali304
    @meymunaqaali304 5 лет назад +42

    Sandki 2018 bishi 6 waxa kala harnay wilkan dunida ugu jecla marku tagay yurub ayu isbadalay o u noqday waji cuaub runti waxan so maray marxalado kala dugan iyo jeclko kali an ku noqday waxan ka tagi rabay waxbrshadedi o jamcdi xata wan adi kari wayay bondoyinki jmcda we yaradeen marka la hadal isdhahana wan is celiya o wxan isdhaha mar kale yu ku niyd jabinin sidi san ugu socday bisha 7 2019 ba hada marena wlh sidi hore kuma ihi imika qalbiga wu iyara qabobay alxm lkn markan so xasusto ama an arko swrkisa wan nxa o wxan darema dulmigu iga galay jeclkisa wali igam tirmin lkn alxm qof uwalan ma ihi o wan yara ilaway wxana rajeynaya inan fursad kale sinin so hada wil ijecl ba jira asagasan wxu raba inan xarir la sameyo jamcdi we idhamaty wan shaqesta master wan adi raba alxm life,s good when u delete negative people❤❤❤👈

    • @aarkagaming9143
      @aarkagaming9143 5 лет назад

      Mashlh😘

    • @aarkagaming9143
      @aarkagaming9143 5 лет назад

      Ilah haku dhawro qrux

    • @meymunaqaali304
      @meymunaqaali304 5 лет назад

      @@aarkagaming9143 thnk u apwe s.kle adigana allha ku dhowro

    • @munasartatiko1893
      @munasartatiko1893 5 лет назад +1

      Wllhi markn commentgaga aqriyay wax baan dareemay jclka lasoo wada mary

    • @quruxsan6531
      @quruxsan6531 5 лет назад

      Xppti waxan jecleystey in aan kaga shekeyo qiso ani igu so dhacdey
      Hada instagram isticmaashid iga laso hadal kaaa
      (Leyla ladan)

  • @SuuratIbrahim
    @SuuratIbrahim 5 месяцев назад +6

    Wllhi waan dhiban nahay isoo duceyaa alle qalbiga hai qaboojiyo waxaan ahay quf jecel ladhiban maanta awood uma lihi quf ijecel misna iibahan inaa soodhaweysta 💔💔😭😭😭😭

  • @diamondluul1632
    @diamondluul1632 4 года назад +17

    Nafta ruux ka gaabsasay
    Galbado igees maray
    Hadii aan u go'i jiry
    Manta wn ka go'ayaa😭
    Wlh jclka wuu xanun bdnyhy
    Blse waxa ksi xanun bdn
    Markad qofanan ku rabin
    Kadaba ordaysid
    Inta jclka la dhipatysan
    Qalpiga allaha u qaboojiyo 🙏
    Si bay isameysay hestan wlh😭

  • @kaafiyaretube
    @kaafiyaretube 4 месяца назад +9

    2024. 21 Aug adoo qalbi jabsan hadaad halkan timid like ii saar reply hadad soo gashana waa kuu jawaba ❤😂😂

  • @X.Mohamad
    @X.Mohamad Год назад +15

    😭 wax xun ma jecli inan ku xasuste,
    Asiya maxamed xandule, noloshaydu way qiimo beeshay.
    Aniga oo arday nimo ku ragay, aya gabadh reer sool ahayd isku fasal ahayn abaarso school is jeclayn.
    Jamacadihi ayan uka baxnay,
    Anigu Rwanda tegay, iyaduna kenya.
    5 sano kadib ayay Rwanda igu timiday iyado USA ku socota,
    Waxay ii keentay hadyado qaliya,
    Boorso dhar ah macawuuso, labtop ,mobile . Aduun buuxa .
    Balan adag iyo axdi ayan ku kala tegnay, 😢😢
    Way dhimatay 2022 ayay covid19 u dhimatay, taxex .
    Nolosha waan nacay , hada ma nooli mana dhiman, waxan jooga southAfrica, oo todobadkan UNDP layga eryay maa anfac waxan ka shaqaynayay waayo Sakhran ban ahay, nooc kasta oo bal wada isticmala, rejo danbena iima muuqato .
    😭😭 sorry Life sidan aya ii qornayd inaan u khasaro

    • @user-luuza
      @user-luuza Год назад +1

      Wall nolsha wax kasta wad arkii lkn adkaysi lahaw qofkad jeclayd ilahayba ka jeeclade Uu ducee Oo noqo say iyadu jeclayd markay nolayd inad noqoto riyadedii Uu rume Oo uduce 😭😭🤲🤲

    • @ibrahimsubag1229
      @ibrahimsubag1229 Год назад

      Wll wax walba waydhacan intaad joogto aduunka waxba ha is raac raacin aduunka oo todadkeen ilahayna usoo noqo marka waxba Kama xumanayan
      Gabadha ilahay dambi u waydi Siday ku jeclayd oo kle wuu xanuun badan yahay jacaylka laftiisuye 😢❤

    • @ayaanmoha1406
      @ayaanmoha1406 Год назад +1

      manta aan qoralkan kuso qorayo wiil south africa joogo xariir naga dhexya aniga aad u jeceyl asagana kala tak ayu diyar u yahay ana ma awoodo 😭🥹💔😭

    • @ibrahimsubag1229
      @ibrahimsubag1229 Год назад

      @@ayaanmoha1406 wll Aduunkan Inta lajoogo wax walba waa arka marka qalbiga alle haku adkeeyo hduu isagu sida jeclyahay iskada adiguna samir calafkagan sug waxa dhici krta in ilaahay aan isku kiin qorinba 😫🙌🙏

    • @saabiriinabdulkadir9635
      @saabiriinabdulkadir9635 9 месяцев назад

      Wll mcn nolosha aduunka waa imtixaan aduunkana leysma raaciyo wake up for yourself naftaada wax u qabso balwadana iska daa Iyadane naxaristii jano Allah siiyo only uduceey adna qof adag noqo oo mustaqbalkaga eeg wll 🙌🥺

  • @nashaadinacabdi869
    @nashaadinacabdi869 2 года назад +22

    Hees i quseyso🥺 waligey wn dhageysn donaa yaa ila dhageysnyo

    • @mohamoudabdullahi8156
      @mohamoudabdullahi8156 2 года назад +1

      Xaax xunuun waaye wllh heestan awal si caadi u dhageysn jiray lkn hda🥺🥺💔

    • @nashaadinacabdi869
      @nashaadinacabdi869 2 года назад +1

      @@mohamoudabdullahi8156 hda xnuun dartii miyii sorry 😞 🥺💔

    • @mohamoudabdullahi8156
      @mohamoudabdullahi8156 2 года назад

      Haaaa xanuun qofta aan dunida ugu jeclaaa la iga aroosay walipo arooskeed iga qarsaty meherked waxoo dhacy bishii hore 27/1/2022 maalin khamiis ilaa hda ma aqaano si aan ahy🥺💔🤦🏾‍♂️

    • @mohamoudabdullahi8156
      @mohamoudabdullahi8156 2 года назад

      @@nashaadinacabdi869 💔💔💔💔💔 xanuun weeyan runtii🥺🥺🥺

    • @nashaadinacabdi869
      @nashaadinacabdi869 2 года назад

      @@mohamoudabdullahi8156 sorry 😞 wllo aduun waxwalba kafilo iska daa niyad jabka wad heli donta poqradadiye

  • @zaaraabdi12cabdiaden95
    @zaaraabdi12cabdiaden95 4 года назад +14

    10/ 2015
    dhacado xanuun badan oo iso martay iyo heestan xasuus goni ah ayay ii ahayd isman lahayn wad kamarmi doontaa amase qofkalad jeclan lkn way dhacaday alx allahbaa khayrka garanayaa duuruus unbaan hada uu ahystaa iso martay

    • @ji8698
      @ji8698 3 года назад

      Masha Allah

  • @zuzangude6647
    @zuzangude6647 2 года назад +8

    qoralada waxa badanka kuso calaacalaya hablo 😭💔 ilaahaw qalbiyada u qabooji adaa wayne

  • @mubarakxasan9136
    @mubarakxasan9136 3 года назад +5

    This man is a legend he was know how to choose the feeling song.
    Bk dambigaa eebe ha dhaafa adiyo anigaba iyo muslim oo dhan

  • @FaysalCarmiye-k1d
    @FaysalCarmiye-k1d 3 месяца назад +6

    Heestan xasuus dheer ayan u haystaa wiil shp nahay ayan is baranay 2020/10/28
    Shp tinimadayadu aad iyo aad ayay u dheeray wakhti badan soo wada qaadanaya balse qadarta alle ayaa qornayd qofna saacadiisa ma dhaafayo shpkay waxaa uu dhintay 13/6/2023 malin habeen arabaca soo galaso ayuu shil gaadhi uu waday ku geeriyoday alle hakuu naxariisto
    Xasuus sanadkan soo qorayaa waa 15/9/2024 axad sacaduna tahay 5:7

  • @ZekiBerberaawi
    @ZekiBerberaawi 10 месяцев назад +6

    16/February/2024 2:00pm maalin jimce ah Berbera xaafada burcosheekh 😊

  • @hoodocrashiidmuuse6480
    @hoodocrashiidmuuse6480 2 года назад +10

    dhaawac jacayl xanun padana 😭😭 nolosheyda jacel ayaa paapiyay

    • @Askar559
      @Askar559 2 года назад

      Sorry wll 🥲🥲🥲🥲

  • @ruman5135
    @ruman5135 Год назад +9

    Nafta ruux ka gaabsaday
    Galbado i gees maray
    Hadii an u go,i jiray
    Mantaba wan ka go,ayaa😢💔🥺
    29/jun/2023 wa habenki igu xanunka badna oo an kala tagnay qofan dunida o dhan ujecla blse an i dareemin😓 wakaas ku daaye bal hel noloshad daydayi jirtay 😫😥😥

  • @IkraanMuuse-ho6zm
    @IkraanMuuse-ho6zm 5 месяцев назад +8

    2024/7/ 10/ haben jimce ah iga danpeeyow lek iisar allow bedel khayr qaba adaa raxmaane😢
    nafta ruux ka gaabsaday galbadao i gees maray hadii aan u go.i jiray maanta waan ka go.ayaa

  • @shuceybcabdalasaciid7064
    @shuceybcabdalasaciid7064 4 года назад +10

    Marku ka fadhusto ya dhagey sanay💯🙏

  • @nemofarhan6903
    @nemofarhan6903 4 года назад +14

    15/7/2020
    Ayaan dhagaysanayaa
    Anoo murugaysan
    Nafta ruux ka gaabsaday
    Gal badoo i gees maray
    Hadii aan u go i jiray
    Maanta waan ka go ayaaa

    • @abdikanifarah9695
      @abdikanifarah9695 4 года назад

      Hadii aan ka go i jiry manta waan ka go ayaa anba😙

    • @nemofarhan6903
      @nemofarhan6903 4 года назад

      @@abdikanifarah9695 ilaahay qalbiyada ha inoo qaboojiyo

    • @abdirizaakdayib8034
      @abdirizaakdayib8034 4 года назад

      😭😭

    • @mrpirate3020
      @mrpirate3020 4 года назад

      Eshcala Erayo,,Waa war caad iyo Goan midho dhal leeh. Qalanjadi hablahay Niyaad sami ku noloow miid Qimahaga garta Ayan kugu duceyay,Hana uciloon wuxu calaaf ku sejiyey Alle swt Midku kula rabo Aya ku iman Inshaallah.

    • @najiibalpha9409
      @najiibalpha9409 4 года назад +1

      NAFTA ruux ka gaabsday
      Galbadoo i gees maray
      Hadii aan ugo I, jiray
      Manta waa kagoayaa

  • @mustafedacar2183
    @mustafedacar2183 Год назад +11

    Walaalkeyga ama walasheyda muslim ka ahow ha ilaawin macaan gooyaha (geerida) waxay kuugu iman doontaa si kedis ah oo aanad fileyn

  • @sofilaali440
    @sofilaali440 4 года назад +18

    Alahayow qalbigeyga ii qaboji qof aad dhab ujeceshahay oo aan ku fahmeyn dhib badanaa hadana adan meel isla jogin caku jaceyl dhib badana 😭😭😭😭

    • @shuebibrahimaden1999
      @shuebibrahimaden1999 4 года назад

      Abayo iska sabar wad heleysaa insha allah

    • @fatheahquruxsanfrxiyo9804
      @fatheahquruxsanfrxiyo9804 4 года назад +1

      Abayo walahy anigaba mabaqusto inkasto jaceylkygii qabil nakalakexeyy sas ay tahy wali kaman samrin

    • @fatheahquruxsanfrxiyo9804
      @fatheahquruxsanfrxiyo9804 4 года назад

      Mrka iska samir wax dhamo majiro

    • @intisaarmaxamed7280
      @intisaarmaxamed7280 4 года назад

      @@fatheahquruxsanfrxiyo9804 waa mida ugu xanuunka badan
      Lamada qof hadee dacaad isku noqdaan xataa waalid soo galo
      Ama ayaga dacaad a heeen xariir kooda

    • @hooyowaankujecelahayalleci5815
      @hooyowaankujecelahayalleci5815 4 года назад

      @@intisaarmaxamed7280 💔💔💔💔😭😭😭😭😭😭😭

  • @cabdiraxmaanbeeldaaje7080
    @cabdiraxmaanbeeldaaje7080 4 года назад +5

    Dhaxal ayuu ka tagay sxbky bk markaan xasuusto wllhi qiiro heestan

  • @najmaupdalla9611
    @najmaupdalla9611 4 года назад +14

    Hddii aan u Go'i jirey Mnta wn ka Go'ayaa 🙌😭💔
    9 jan 2021 💔
    No Love again💔

  • @abdallaahmed6025
    @abdallaahmed6025 5 лет назад +21

    Muxuu wakhTiga ciiLey nin si Dhapa wax u JecLa
    Maxan wax padaN waDa dhageYsanaY aniga io qoF aduunka aan ka JecLaa lknse maaNta igu necep aduunka 😭😭😥
    RamadaN kareem 12-5-2019 ☝️

    • @pedrobaggio5054
      @pedrobaggio5054 5 лет назад

      izza9 gadizar samme here my G put head up

    • @asaldhaladnimco8307
      @asaldhaladnimco8307 5 лет назад +1

      Kula mid bn ahay amba wlllhy wll jcylba wnka xanaqa mala awaal bu noqday jiilkan jcylkodu alle samir hka siiyo iyo qof si dhaba kuu jecel

    • @Mohameth-updi
      @Mohameth-updi 5 лет назад +1

      Same pro

    • @fartunxaalifaraax5694
      @fartunxaalifaraax5694 5 лет назад +2

      Haa lakin samar walal kulalku wa nawad gadhay😢

    • @rosettekz3288
      @rosettekz3288 5 лет назад

      Jaceylka iska daayoo Soomaaliga sida si saxa loogu qoro baro horta. Sorry. 😂😂😂

  • @nimcorozia-1159
    @nimcorozia-1159 5 лет назад +19

    bal mxaa guudka ii sudhay 😢
    afar saniyo dheerad buu godlan waayy oo gudhay
    ax ax jcyl baa asaagy iga reebay
    2015 ilaa iyo 2019 jcyl qofkii galy gaasiray baa idaba jooga
    ilaahow iga caafi midkan nafta ila qaybsady 😢😢
    asxpta like ta niyda iigu dhisa
    massegkna caloosha iigu qaboojiya
    stiil watchin 04/2/2019😥😥😥😥

    • @ahmedsheikh5025
      @ahmedsheikh5025 5 лет назад +1

      Ssss

    • @sooyaal1862
      @sooyaal1862 5 лет назад +1

      Nimco rozia-1 😭

    • @sumayomohamed8621
      @sumayomohamed8621 5 лет назад +1

      Sxp noloshaa sidaas ah anga xtaa xiriir aan 7sano wadey ayaa dhmdy 1/2/2019 ax yaa jcyl "hadii aan u go'i jiray mnta waan ka go'ayaa"😢😢

    • @nimcorozia-1159
      @nimcorozia-1159 5 лет назад +1

      sumayo maxamed zorry abyo waa ka xumahy wlhi noloshaa sidaasee mxaa iiga nxisaa bk yoow😥😥

    • @limbokidshanshi7720
      @limbokidshanshi7720 5 лет назад +1

      Nimco rozia-1 waankahimahay abaayo wlh waxa kugudcy iskasamar xanunka wakuladaremaya

  • @kedroosman1197
    @kedroosman1197 3 года назад +8

    ninka lyrics ka qoray waa nin afsomaliga macalin kua ah

  • @samirajama6067
    @samirajama6067 23 дня назад +4

    Dec/5/ 2024 sanadkii aan god ka ku riday noloshyda baan dhihi karaa aduunow xaalkaa ba a hada uur baan leeyahy laakiin cida iga dabeysa waa balan markaan dhalo inaan dib usoo booqdo oo ka sheeekeeyo qisadyda💔😭💔

  • @amiraqurux2872
    @amiraqurux2872 3 года назад +19

    manta waxan go aansaday inan wiil dambe aminin allah maxa wiil somaliyeed qalbigayga jabiyey ana kama quusto 😭😭 wiilasha wllhy maxan ka galabsaday mid kasto jeclado muxu i xumeya xiligan aan qoreyo waxan so bixiyey lacay aan gaadhi ugu gaday hadana waxba kamaso qaadin wiil walalkaya waxan siiyey blse iga hadh buu idhahay hada waan ka hadhaya waa balan jacayl dambena ma samaynsanayo waxay igu kalifeen inan sidaas isaga daayo xata guur anan niyeysan

    • @enjoyahmedi
      @enjoyahmedi 3 года назад +1

      Never mind and never give up

    • @muhyadinahmed4943
      @muhyadinahmed4943 3 года назад +2

      Wallo qaali wwaankuladaremayaa qaali waad heli midkujecel ilaahay baa kulakulmin mid wanagsan

    • @faadumoahmed4321
      @faadumoahmed4321 3 года назад +1

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 qof jacaylka dhibkisa arkay un aya kula daremaya waxanun xbbti ilhy qalbigaga aku qabojiyo

  • @ubaxosman2676
    @ubaxosman2676 6 лет назад +20

    Waban u xisooday jacaylki allah wanagsan nayee malinba daruus ayu ku barayeey ahahhaha hada wan kawaynaday lakin waleh markad istidha hadaad heeshey bes waxba kamamaqna ayunbu hadana melkaleh kasoo baxaya hahahahaah walahi jaceylka iska illaliya mel markey ka xidh mato melkaleh aya kugu furmaysa naftina number one kadhiga wa iga talo !!!!!

    • @caaliyaabdullahi1616
      @caaliyaabdullahi1616 6 лет назад +1

      Madhama aduuyo waligeed waxbaa dhiman dhan markaad ka qabatana dhankalaa dhacaaya dheeliya had iyo jeer ?????

    • @maftuxmohamed1132
      @maftuxmohamed1132 6 лет назад

      talo fcn szbay

  • @subeerbigays2806
    @subeerbigays2806 7 лет назад +5

    mar hadan jacayl galay
    qalbigii u gogol dhigay
    muxuu aniga ii guday
    muxuu geedka ii sudhay
    anigoo u guul dayay
    maxed seid bk👌👌👌💖💖

  • @khalidahmed6284
    @khalidahmed6284 3 года назад +4

    Abwaan Ahmed xaraf habeenku heesta samaynayay xaadir ayan aha
    Wakhtigu dheereeya

  • @allahismylife1206
    @allahismylife1206 2 года назад +9

    CAWA WAAN KA go.ayaaa💔😫
    07/11/2022 haben sabti so galayso time 1:31 habenimo
    Ugu danbeyn wa gadhay Go.ankaygi Fadlan mar danbe ha iso raadin pls 🙏

  • @karamoige5268
    @karamoige5268 2 месяца назад +5

    Who is lestining 07/10/2024.!
    Jacayl uu wadkii galay
    Goblamoo kalkii dhacay
    Godlan waayey oo gudhay
    Maxaa guudka ii shudhay.!😮

  • @anasabdi1236
    @anasabdi1236 2 года назад +8

    9/6/2019💔 waqtiyada qaar waxee leyihiin xasuus xanuun badan aadan diyar u ahayn inee kusoo laabtan 💔🥺

  • @nasrahaldhaa6354
    @nasrahaldhaa6354 3 года назад +19

    Heestan 2022 yaa ilazoo pooqday

  • @nourgass6697
    @nourgass6697 2 года назад +12

    Jab Jacayl ANigaa Soo MaraY Wlhi Markan XaSuuSTa ANigoo Ooyi Baan is ARkaA MeeL kasta OoN Joogo Hadan Xasuustu igu Soo DHaCdo iLamada idHahayga Kasoo DHaCdaA iQoyza 😭😭😭😭😭
    Waxaa Jirtay GabadH AaN JecLaDaY oo isku Class Ahy iN Mudo Ah Ayaan UuRKa Ka JeCLaA
    Mudo kadib Jacaylkedi Waan La DHuL DHaCaY Zappta Aan Ugu sheegan Wayay Jacaylkana waxan ka Cabasaday iNaN ARQaLaD kala KuLa NoLasHaYda Ku WaYo FiciLka AaN Kala KuLmo mudo kadib Wan adkayzan wayay waxaan Go AaN ku DHaY iNan sheegto Waxay DooNTa Ha iGu QaDaTeE Waxana Diyar U Noqday iNaN Nafta Ku Wayo Hadan Wayo Jacaylka AaN U Qabo Gabadha
    Gabadaha Waxan JecLaa 6 Yrs 2 sano Kamid ah
    Jacaylka KaLi Ban ku Ahaaa
    Nazip DaRo Gbdha AN RaFaadkaa U MaRaY iMnka Waan kala Tagnay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
    4 sano ee kle Jacayl way iLawaday alx Jacaylka
    Heeestan Wakhti Adag Bay iLa Soo Martay⏮⏪⏸⏭⏩🎤bk

    • @shadiyasmsfun4122
      @shadiyasmsfun4122 2 года назад +1

      Jacail waa imtixaan aduunka lagu maro,waa xanuun aan dhamaan qofku jacailka dhabta helo wlhi ilmo iyo is ciil kaanbi kama baxo iyo in lagu dulsocdo.adoon khalad galin uunbad raali ahow ku dhihi yaab. 😢😢

  • @araganinamhamed5174
    @araganinamhamed5174 3 года назад +10

    Ax 26/3/2021 haben sabti ah
    Oo kenya bandow cawa lagu Soo rogy coronavirus dartiis
    Hada iiga Danbayso
    Shaqyso hee Ina abti
    Ama ina hoyo

  • @munamahmedmuniish1117
    @munamahmedmuniish1117 Год назад +11

    Mar haduu qofkii galay 🥺😭
    Wacadkii goboo gubay
    Maxaa aniga ii gubay
    Maxaa ruux ii gaasiray
    Go'ee aniga ii diray💔😭😭😭
    Xanuun badnaa ruux jeceshhy axdi io balmo aad laheeden kuxanuujiyo ilhow qalbiga ii qabooji 28/2/2023💔💔💔💔😭😭😭😭😭

    • @yuzii69
      @yuzii69 Год назад

      😭💔❤️‍🔥Allow dami qalpiyadeena holaca ka shidn🤲😰

    • @diyaarsaneofficial2585
      @diyaarsaneofficial2585 Год назад

      Allow qalbiga kuu qaboo jiye

    • @diyaarsaneofficial2585
      @diyaarsaneofficial2585 Год назад

      Abyoo markan heesta inta aad kasoo qadatay iyo qisadada oo kale baa ihaysta manta oo ah 3/3/2023

    • @bakarmohamed1687
      @bakarmohamed1687 Год назад

      Allah Qalbiga haku Qaboojiyo Sxb is Adkey Ragg Dhibta Ragg Baad u Tahay Sxb

  • @umalkhair6399
    @umalkhair6399 2 года назад +9

    Nafta ruux kagaabsadey haddi aan ugu’ijirey maanta waankago’ayaa😩🥺😭
    I can’t forget this situation for my life wlhi
    If Allh say one I will be ok and I remember that
    Jacaylku Wuu xanuunbadanyahay qalbiga waxn kadareemaya sidii ina holac igushidmaya ookle waxn uhaystaa noloshayda dhan ina qofkaas ahayd balse waan is adkaynaya waxn isdareensiinaya inaan noolaankaro noloshaa la’aanteed
    Waan xasuusandoonaa maalmahan waayo dhaawac ayay igaadhsiiyeen
    Markii aad kusugantahay xaalad adag xataa waxd nacasaa maalintaa bishaa sanadkaa wakhtigaa gidigiisa wuxu iiyahay mugdi rabbi Maalin uun hayga maydho murugadaa 🤲🤲🤲😭🥺

    • @jiilkamaanta6827
      @jiilkamaanta6827 2 года назад

      @umalkhaur ilaahay quluubta hakuuqaboojiyo aadbay iixanuujisay qisadaadu

    • @kafiyakiin3163
      @kafiyakiin3163 2 года назад

      Wad ka bixi doonta inashallha

  • @NimcaanAhmed-r7e
    @NimcaanAhmed-r7e 3 месяца назад +5

    Walhi heestan xasuus gabdh an is jeclayn oo aan ku daadiyay jacaylka ayaa istatuska so saari jirtey hada gabadhii waa la aroosey 1 wiilna wey haysataa ana xaaladeydu ma sahlana iso duceeya inta iga dambaysaay 😢

    • @lunibark9978
      @lunibark9978 24 дня назад

      Xanuunki ay martay mid kadaran alle haku mariyo😢😢😢

  • @king__zhucaip1095
    @king__zhucaip1095 2 года назад +8

    Heestan waxan xasuusta 2016 anoo inan aad u jecel oonan wali u shegan markii la guursaday ala maxay xanuun badny wakhtigaa 😭😭

  • @nuuraguray8552
    @nuuraguray8552 4 года назад +16

    Nafta ruux ka gabsaday galbado iges maray mar hadan u gui jiray manta wan ka goaya wllhi tarikhduna 26/5/2020

  • @Ayaanilkacas-o1n
    @Ayaanilkacas-o1n 8 месяцев назад +3

    Manta wn ka go,ayaa😢😢😢

  • @ayandjama4505
    @ayandjama4505 Год назад +4

    Manta oo ahh 27/02/2023 waan ka go ayaa jecelkayki horee waaye khalass ❣

  • @nafiisaabdiomar1448
    @nafiisaabdiomar1448 Год назад +7

    Ax😭😭Qalbigaan ka gubanayaa waxan wehel ka dhigtaa heesaha calaacalka ah hben iyo mlinba😭😭💔ka dib markii aanu mudo hal sano ah wada qaadanay wakhti kii iigu qiimaha badnaa iigu farxada badnaa🫂😭 Wuxuu i baray qiimaha jaceylku leeyahay sidaan u jeclaa waligay uma jeclaan umana jeclaan doono.😭💔😭 Wuxuu ii sheegay inuu gabadh kale xidhiidh ka bilaabay mudo todobaad ah maanu wada hadlin aniguna waan is hayn kari waayey 😭😭intaa aanu kala maqanahay ilmo ayaa indhahayga ka socota hben oo dhan intay dadku hurdaan anigu waan murugoodaa waan imeeyaa😭 barkintayda ayaan ku dul ooyaa😭🫂😭 Waan kuu xiisay qli waxan rajaynayaa inaan isku soo noqon doono aan wakhtigeenii quruxda badnaa soo ceshan doono.😭💔 Waan ku jecelahay noloshaydii ❤🫂😭💔

    • @khadiijocatuush3911
      @khadiijocatuush3911 Год назад

      😭😭abyo mcnto wku dareemaya xnuunkan cmlna waasoo maray ilaa hadana waku jiraa 😭😭don't worry 😟 waa iska dhamaanaysa maalin un waka baxaynaa😭💔

    • @nafiisaabdiomar1448
      @nafiisaabdiomar1448 Год назад

      @@khadiijocatuush3911 halkeen kaala soo xidhiidhaa xppti qli meel aan kaala soo xidhiidho iisheeg plz.😪

    • @khadiijocatuush3911
      @khadiijocatuush3911 Год назад

      Tiktok gaaga ciwaankiisa iisheeg

    • @nafiisaabdiomar1448
      @nafiisaabdiomar1448 Год назад +1

      @@khadiijocatuush3911 "black__woman22" ama sidan u qor "Black woman🫂" halkaa iga soo qabo qli

    • @barwaqoosman6121
      @barwaqoosman6121 Год назад

      😭😭anba saaso kala igu dhcday lkn waan ka daba tagy wuuna idiiday wanan isku ciil kaanbihaa wlhi adna sidaa an sameyy hasamyn oohinta kuu dhaanta ex wlba😭😭

  • @Omoayan-wz6qp
    @Omoayan-wz6qp 4 года назад +10

    Asc heesataan aniga qaasatan wee i takate lakiin maante baan go AAN ooI bisha waa24 /5/2020 jeceel waan daduubey

    • @maxamedsaalax7595
      @maxamedsaalax7595 4 года назад

      Maansha allaah wllee waankuu uxiisaa bk heesihiisa

  • @hamdaahmed9744
    @hamdaahmed9744 Год назад +6

    nafta ruux ka gaabsaday galbafoo i ges maray haddii aan u go.i jiray maanta waan ka go'ayaa'😢😢
    12/7/2023jul✋

  • @luulbaffochannel1749
    @luulbaffochannel1749 5 лет назад +8

    😭😭😭😭Ax yaa jecl wlhi Bk runta ku heyzta mnta dhiptn ku jirey ka hdshey hdn ku go’ I jirey wan ka og’ yah

  • @amalrashid8182
    @amalrashid8182 2 года назад +6

    2022💔💔💔😭 I never forget wllhy bedel khyr qaba insha allah

  • @luulladan792
    @luulladan792 3 года назад +12

    Hadaan ilaawi karo caawa murugba ima heeyeen meeshaana sooma galeen

    • @abdirizak1ahmed539
      @abdirizak1ahmed539 3 года назад +3

      waa qasab oo wakhti ku ilawsiya aya iman hadad dacad tahayna jacayl kiisa ka weyn ayad arki

    • @allme7663
      @allme7663 3 года назад +1

      Waaruntaa 18sano kidib meeshaas saasaan usoogalay

    • @abdirizak1ahmed539
      @abdirizak1ahmed539 3 года назад

      @@allme7663 sxb siday heestasi uu dhamanayso ayay wax kasta uu dhaman

    • @batraibnuwadadyare4212
      @batraibnuwadadyare4212 3 года назад

      Wakhti aad ilaaway imanaya wllo

  • @naimaali1108
    @naimaali1108 6 лет назад +12

    November 2016
    Bk adiga hesahaga
    Nolosheyda barkod waye
    Wlhi wanla ilmeyay
    Waqti madow dheh
    Illhow haigu celin

    • @qarroman3816
      @qarroman3816 6 лет назад

      Naima Cali

    • @libanabdi7714
      @libanabdi7714 6 лет назад

      Naima Cali markale Kaalay ila Dhagayso Mrwo😘

    • @somalistarfunny3744
      @somalistarfunny3744 6 лет назад +2

      Ka waran qofka wakhtigaa ku jira maanta

    • @ahmedkaidismail
      @ahmedkaidismail 6 лет назад

      maxaa kugu dhqcay walaal inan qurux badan baadbtahay uma baahnid oohin

  • @deeqocumar7069
    @deeqocumar7069 2 года назад +9

    Waxo idhihi jiray waligaa ha is badalin lkn wu I qiyamay mana ka Fileyn 2022🥲🥲🥲

    • @mrzaam4468
      @mrzaam4468 2 года назад

      Hadeertan ma isku qabsana me 🤣🤣

  • @hanimaxamed1667
    @hanimaxamed1667 9 месяцев назад +11

    22/3/2024 hbn jimcaa 23/3/2024 haben sabtiya wax igaga xanun badan maan arkin waxa rajeynayaa anoo aan dhawac ahayn inaa qoralkan soo boqan doono💔😢

    • @CayniAlihasan
      @CayniAlihasan 9 месяцев назад

      Same abayo😢😢😢😢😢

  • @mirhaanali8633
    @mirhaanali8633 7 лет назад +4

    aax aax yaa jeceyl bk Alla yaa cizak hestan aniga qudheyda bey igu socotaa walee meel bey itabaty hadii aan ku go.i jiray maanta waan ka go.ayaa

  • @madamsiman8688
    @madamsiman8688 3 года назад +8

    Axx cawada anigo kusugaan wadaankaan South Africa sacadu naa tahay 11,36, beshana tahay June tariiqdanaa tahay 26 cawada waa habenkii moha niyadeydaa kasaraay allow qalbiiga iqabojii yaaa rabii qof kaficaan isahal xxxxxxxxxx mantana waan kagoayaa

  • @SacadmohamoudSaidHirsi
    @SacadmohamoudSaidHirsi Год назад +7

    20/12/23 sacadu wa 1:02 Habenimo 😭 inta iga Dan baysa Ee dhagayzan tonda like isara

  • @ifraxgarax4923
    @ifraxgarax4923 7 лет назад +7

    Nafta ruux ka gaabsaday galbadoo igeesmaray hadii aan u go'i jiray maanta waa ka go'ayaa 👏👏💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔

  • @khadaribnugoohe7741
    @khadaribnugoohe7741 4 года назад +11

    Heeztan xazuuz aad uweyn ayay igu leedahay wlh jacalkaygi igu horeyay ayn kuso xazuzta anoo haben zi fcan ula soo sheekeysta ayaan wadad kuzo dhagaystay habenkza wixwi ka dambeyay waa ku heysty lakin hada waa xazuuz igu dheer baan ku hyay heeztaa.

    • @lyanalee5914
      @lyanalee5914 4 года назад +1

      Walalkey ilahey amuuraha hakusahlo wad heli dontaa😭😭😭😭 niyadha kheyr geli

    • @abdilahiyousuf2705
      @abdilahiyousuf2705 4 года назад

      Jacaylkagi kugu horeyay ma 2016 ayuu ahaa

    • @lyanalee5914
      @lyanalee5914 4 года назад

      Abdilahi Yousuf mayaa walal balse ani iyo jacyl biis wayeeee xanunkisana mabarabo.i gave up on the word love

    • @abdilahiyousuf2705
      @abdilahiyousuf2705 4 года назад

      Go aan fican ayaad qadatay

    • @abdilahiyousuf2705
      @abdilahiyousuf2705 4 года назад

      @@lyanalee5914 goaan fican ayaad qady pea

  • @jamiilanuux1212
    @jamiilanuux1212 5 лет назад +6

    Fanaanka ugu codka macaan somaalida bk noolow waya badan❤

  • @saalax6199
    @saalax6199 4 года назад +11

    Qalas waan ka goey anna 9-4-2020🙌 , .... qof waqti kusiineyn lama daba ordo ee waa laga haraa. Qof walba wuxuu jeceliyahay mahelo hee wax asga jecel buu helaa, qofta aan jeclahay baa ii jaakirtey kadib iyada ijecel baan hada qabtey 😅

  • @zamiashiine7601
    @zamiashiine7601 Год назад +7

    27/9/23
    Nafta ruux ka gaabsaday
    Galbadoo I gees maray
    Hadii aan u go I jiray
    Maanta wan ka goayaa 😢 💔

  • @farhiyahassan2944
    @farhiyahassan2944 4 года назад +11

    Hdii an u go'i jire mnta waan ka go,ayaa
    27/11/2020😭💔

  • @abdirisakiid5366
    @abdirisakiid5366 Год назад +6

    Iga dambeeyow jacayl wa gumeysiye iska ilaali 😢😢😢😢

  • @AsmaApdimahamed
    @AsmaApdimahamed 11 месяцев назад +4

    Labda sane igu xanuun bdna 2021 io 2024 💔 inzha allah 2025 anigo nolol farxd leh ku jira akhrin doona😢

  • @jibriilcaliraage371
    @jibriilcaliraage371 Год назад +6

    Waa habeen saqdhexe 02:30 caawa waxa kaliya oo dhibta igu haya Waa dareenkayga Bqoroda I cidlaysay nolol qurx badan ban urajaynaya waayo iny faraxsanato ban jeclhy
    7/2/2023 😢

    • @hibomohamed3532
      @hibomohamed3532 11 месяцев назад

      😢😢😢😢😢😢 Ala wiil nazabaa tahay

  • @hoodocrashiidmuuse6480
    @hoodocrashiidmuuse6480 2 года назад +5

    Maantapa waan kaa go.aya.... jacayl aan lagula wadin wakhtigaga yuu lumin 😓😓😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hmode1056
    @hmode1056 4 года назад +15

    2030 jiilka dhagaysan doona hadhaawicinina qalbi ku jecel fariin muhiima 12/4/2020

  • @mohamudyasin5029
    @mohamudyasin5029 4 года назад +8

    jcyl ku haduu qof ahaan lahaa wlhay gacantayda ayaan kudili lahaa waayo god dheeer oon kasoo bixi kari la ahay ayuu igu riday

    • @NimcoGlam
      @NimcoGlam 4 года назад +2

      Badal kheyr qaba aboow waa iska aduun mid ku ilawsiisa alle ha saqiro

    • @barwaqomostafehajjqalbinou4644
      @barwaqomostafehajjqalbinou4644 4 года назад +2

      Mohamed yasin bro wlahi noloshaa sidaasa qabyaday isaga dhalatay lakiin wax walba samirka ayaa lagu hantaa samir yeelo kula mid baan ahay aniguba 😭

    • @mrpirate3020
      @mrpirate3020 4 года назад +1

      Jaceel wuxu ku wangzan yahy Farxad iyo badhdho labada dhilac ba leeh 🌹👨‍❤️‍👨Haduse Dhinaac ka dheliyo haku dhibtoon kali Ka bogso noloshada Mare 🙋‍♂️🌎.Haduse miid Kugu Milan yahay mankaga iyo Wadnahagana dagay yahay Horey ubodo qumantad jeclaayd dhagtq wax ugu sheeg.Nin wayuhu xidhay hada tahayna rabi talo Udayo ka bogso wixi hore Calaf wa halkise

  • @amranamran6542
    @amranamran6542 Год назад +4

    Hada ka hore dhageysta jira lkn hada wakabax😢 Alhamudilah