MAXAMED BK┇HEES CUSUB - ABAAL CELIN ᴴᴰ ┇LYRICS

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 552

  • @ayuubdaahir7253
    @ayuubdaahir7253 7 месяцев назад +71

    Inta heestaan dib usoobooqatay 2024 like iisaara ❤❤❤❤

  • @maryanswety9637
    @maryanswety9637 5 лет назад +133

    Wlhi hestan hadan arkaay qof aan ilahay dartis uu jeclahay oo daris nimo aan isku baranay aya abal weyn ii gashaay waxan ogu abal gudana ma aqaan wlhi wana dumar ilahy janadisa Haa ugu badalo❤️❤️❤️❤️

    • @alisheikh4003
      @alisheikh4003 5 лет назад +5

      💞👈

    • @alihassa2295
      @alihassa2295 4 года назад +6

      aamiin wll iyada iyo umuda nabi maxamed

    • @alihassa2295
      @alihassa2295 3 года назад +1

      aamin wll ilahay janada ha ugu abaal gudo. laakiin qof abaal gudi karaa ma jiro laakiin waa in aad xasuusnaata ama u ogaata wuxuu kuu galay qofkaasi. intaas wax loo dhigaa ayna jirin

    • @faadumocabduqadirfantastic39
      @faadumocabduqadirfantastic39 3 года назад

      @@alihassa2295 0

  • @MohAmed-qn9qy
    @MohAmed-qn9qy 2 года назад +73

    Runtiii HeeStan markad Dhageysato Dadki wax ku qabtey waad wada xazuuzaneysa
    Hada-kahor mar aan maraayey SaXaraha LiiBiya waxa jirtey Gabadh Aad iigu Hagar-baxdey hadey cunto iyo cabitanba noqotaba
    Alleh meel wngsn ha ka siiyo 🙏
    Nasiib Darro yurub waanu ku kala lunEy
    Balse wali waan RaaDiya anOo rajeynaya in uun in is-Aragno

    • @abdulahifarah2530
      @abdulahifarah2530 Год назад +4

      Masha Allah hadi aad xasuusatay wad u guday runti

    • @Team_27-A
      @Team_27-A Год назад +1

      Ma heshey inantii wll

    • @Sundussiman-n7w
      @Sundussiman-n7w 4 месяца назад

      Maheshay hada

    • @tarsanckofficial9480
      @tarsanckofficial9480 3 месяца назад +1

      Inantaa raaadi nio oo waa inane yurub ku gacansi say ushaqysan lahayd waxna ubaran lahayd
      Hadaad isku dal iska heshaan
      Hadaa doontid guursaba nio
      Yaa salaam kkk

    • @AbdiraxamanCadow
      @AbdiraxamanCadow 3 месяца назад

      Walaal maheshey😢

  • @RamadanAto-qs9iv
    @RamadanAto-qs9iv 10 месяцев назад +6

    Doqon baa abaal gada Intay hooyadiis dunida noshahay😢❤ Hooyo ilaahay aduun io akhiraba meel wacan haku mariyo❤

  • @rosiina1120
    @rosiina1120 3 года назад +74

    Abtigeey mcn duco baan kuugu abaal guday marnaba kuma iloobo marna waad nasoo korisay marna anoo xalada igu adgtahay oo safar ah buu isoo anba bixiye gariiga inuu iigu imaaday ayuu iga soo kaxeeyay 😢wlhi malinta eey xalada kugu adgtahay qofka ku garab istaago waa qofka ugu gobsan biniaadan❤abti kaliiya mahin abtigeey waa aabaheey ama hooyo aan naas laheeyn aloow aduun iyo aaqiro kuu naxariiso

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw 2 года назад +2

      Illahay abtiga haku xifdiyo wallo lama helo qof ku caawiya isaga oo aan waxba kaa sugayn e guushada uun raba
      Anba aabahay ayaa abaal wayn isoo galay tahriib igaso saaray alx manta aniga nolool aduunka mid u wacan ayaan ku jira aabahay ayaana sabaab u aha lakiin nasiib xumo aabahay wuu iga geeriyooday illahay hawnaxariisto janada abaalkiisa haka dhigo aduunka ayaan u jecla lakiin illahay ayaa iga jeclaaday my ciiltire

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 2 года назад

      @@NH-lb2tw aaaaamiiiin aaaamiiin alha ka dhigo abaalkiisa jano abayo waa runtaa qof horumarkada jecel sida lagu helo weey adagtahay alha noo daayo waalidaka inta nool inta dhimatayna alha u naxariisto

    • @shaaficijama5735
      @shaaficijama5735 2 года назад

      Alleh ha u naxariisto abtiga mar hadu kuzo anba bixyey hadna giriig kaso sary hoga ahyed io Athens "noqo qof dibnihisa ku hagar baxa oo duco ugu abaal gud bk"

    • @abdimohamed7425
      @abdimohamed7425 2 года назад

      Sho I'm also from Athens specially 42 reer aakhira noun aadbaan idin salamay 👏🎉 shpyaal alhamdulilaah hadaan caawaba Europe ka joogbo anuu waxan idinkasoo salamayaa Dublin, Ireland 🇮🇪❤️🇮🇪❤️🇮🇪💕💕❤️💕❤️💕💕💕❤️💕💕💕💕💕

  • @umuimranabdalle9683
    @umuimranabdalle9683 4 года назад +30

    Hestaan cawa dhagestay waxaan u ducenyaa inta wax igu tartay inta I cawisay xogoda I huray janada allow nii gee adunkane bash bash iyo barwaqo ku jooga ❤️

  • @mohamedwardimohamed1118
    @mohamedwardimohamed1118 2 года назад +12

    Dareen laabta qaadiyo, kalgacaylku waa dookh, laabihii is doortaa, dhaayaha ku doojaan, waxaa lagu dan dhowraa, duruufaha adkaadiyo, jiilaal lagaga daahaa, samir iyo dulqaad badan, dad is jecel sidaasay danta wada jirkeedii, ugu daadeheeyaan, damacooda oo mida. Abtiyo abwaan Ismaaciil yuusuf jiheeye. ❤️

  • @mahdiibrahim4576
    @mahdiibrahim4576 2 года назад +38

    Hestaan marka an maqlo waxa igu so dhacdo gabar an Asxaab ehen turkey isku baranay kadibne gareece isla so galnay kadibne Europe malin ayaa anigo Spain jogo lacagtii iga go,ay kuwo dad ii xigay ban wacday albaabada ayey iga dalacden gebedhii ayan wacday intey Tikad iso jartay beyna gurigeda iso dhaweysay ayey hadane lacg isiisisay Hami Ali Abaalkaaga ma iloobo wllshey mcn

    • @shakirfarah3449
      @shakirfarah3449 Год назад +1

      Weliga ha dhayalsan qiimaha qofka walaalka ee somaliyeed

    • @CkariimAdam
      @CkariimAdam 6 месяцев назад +1

      Abaal raagay rag baa iska leh zxp gbrtaas wanaaji❤

  • @abchennal9444
    @abchennal9444 Год назад +7

    Abalka ugu way wxaa igu leh hooyadey Mcn❤️dhalashadaydi ila hada oo an her jamacaded ahay adene an ayada ahayn ina u bahado ima❤️😢 darensin dhaxaa ayado dhiban ii dhola cadaysay oo itir hoo hoyo inshaa allah wan kuu abal gudi mom❤️😭

  • @hothanhayan5456
    @hothanhayan5456 6 лет назад +18

    Maxamed sciid bk
    Heesahaga wllo xigmad weeyan
    Alle haku barakeeye

  • @SahraCabdixuseen
    @SahraCabdixuseen 8 месяцев назад +4

    Heestan waa iga ka dantahy manta waxan daremaya farxad waayo qof aan oga hay ayaa abaal iigalay runtii ❤

  • @hamseibrahim7840
    @hamseibrahim7840 4 года назад +152

    Heestan markaan maqlo waxaan soo xasuusta nin dictora oo idaweeyay xanun aan mudo la rafaadsanaa oo aan dhakhaatir badan utagay kuwaaso lacag iga shubtay lkm isagu lacag la aan buu igu daweeyay illahay dartii xitaa imuu garanayn

    • @EntertainmentFlimsChannel
      @EntertainmentFlimsChannel 4 года назад +6

      allah ha xafdo waaqof wngsn wlhi

    • @MohaMoha-mk7lz
      @MohaMoha-mk7lz 4 года назад +1

      @@EntertainmentFlimsChannel bbbb

    • @najaxdiamond8708
      @najaxdiamond8708 4 года назад +2

      😥👌

    • @hamseibrahim7840
      @hamseibrahim7840 4 года назад +1

      @@EntertainmentFlimsChannel wali dadka wanaagsani adunyada way joogan lkn kuwa xun ba kasaameyn badan

    • @alihassa2295
      @alihassa2295 4 года назад +6

      wll taas waxa la yidhaahdaa gob iyo cadadeed. u mahadnaq ninkaas kolay abaalkiisa ma gudi kartid laakiin afkaaga ugu ducee wll

  • @ahmedmohamed-ro9ub
    @ahmedmohamed-ro9ub 6 лет назад +221

    Xaaskeyga allaha ii dhowro runtii aad ban ujeclahay

    • @empiresaara9927
      @empiresaara9927 6 лет назад +3

      Aamiin aamin
      M.a ilahey haisku kiin daye 😗😗😗

    • @neecaw6931
      @neecaw6931 6 лет назад +1

      Masha Allah ilaahay haysku kiin daayo idinka dhig kuwii birkin kaliya kuwada gabooba🤗🤗🤗😍

    • @asmaabdi247
      @asmaabdi247 4 года назад +1

      Dee wadanahaga ujeceshay maxa nogu shegaysa

    • @yurub5288
      @yurub5288 4 года назад

      Amiin yaarb

    • @sakhiyahassen9399
      @sakhiyahassen9399 4 года назад

      Mashll ilaahay cudka ha siyaadio

  • @saalimsaadaq2689
    @saalimsaadaq2689 4 года назад +12

    Runtii xeestaan markaan maqlo badi waan ilmeeya waxaan soo xusuusta qof qali igu ahaa tnx bk

  • @abdilahi2616
    @abdilahi2616 4 года назад +33

    Yaaa ila dhagaysanayaaa 2020 abaaalka hala gudo

  • @abdulhakemaditya325
    @abdulhakemaditya325 2 года назад +11

    Aduunyo waxan joogna Socdaal & fartuun balbalaarku fanaanin noo yihin Fanki Bk kama uusan dambeyn

  • @AmarAsensio
    @AmarAsensio 10 месяцев назад

    Wow hees marknaan dhagaysto saamayn iguyeelata ❤❤❤ axsan yaa mucalimu bk sheikh Maxamed aamiiin ❤❤🫶🇦🇪💯

  • @ashalulu8414
    @ashalulu8414 5 лет назад +16

    Macha allah, mohamed bk!Super 🌟

  • @mohahassan7513
    @mohahassan7513 4 года назад +5

    Maalmihii wacnaa way soo socdaan bk iyo dawgu kama habaabo ! aamusane.!

  • @Fadxiiina-ed6xw
    @Fadxiiina-ed6xw 4 месяца назад +4

    WLshey mcn xawo abalkaga ilhey jno hakaga dhigo wlhi ablkaga hben magudikaro hoyadey mcn waa iga xaqbadanthy sbbta ayada ikorisey wax ibartey asgeyna iga hormarisey hoyadey Labad weeye meshey iga qadey iyo halkey igeysey waa kaaf iyo kala dheeri wll mcn cimri dheer iyo cafimad adi iyo caruurta seygagna iskubarara😘😭BoQraneyyy👸🥺❤

  • @haniabdulahi3542
    @haniabdulahi3542 4 года назад +5

    Mashalah hestan qof bay iso cususiyay allahay haso hanuniyo ameen kulankenana kulan qayr qaba Allaha kadhigo ameen yaa Allah kool inshalah

  • @maryansheikh3029
    @maryansheikh3029 4 года назад +100

    Hesti wiil an qarabo Kora nahay bay ixasuusisa ... anigo university imtixanka kajoogi rawa ayu igasobixi 50kun of lacagta kenya manan isgaraneyni xita asago xafada nagusoboqday buu maqlay 😘 Nolosha Kuma ciisha walalkey mcn...
    Mar Walba wan uduceya

    • @yasinshuceyb397
      @yasinshuceyb397 2 года назад +3

      Masha Allah wall
      DADKA QAAR EE SIDAS OO KALE WANAGA IYO QERKA LA JECLADA WALBA LA HALELA RUXA MUDAN GARAB SINTA WAN JECLAHAY DAR ALLE ❤️
      DUCADADAD IYO TENABA ALLAHA NAGA AQBALO INTA WANAGA DADKA LA JECEL OO IDIL 👏
      Aamiin Aamiin yarabi

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 2 года назад +3

      Anagana waa u ducaynaynaa asaga iyo qof kasto oo dadka u naxariisto oo caawiyo. Si qaas ah wiilkaas siduu kurbada kaaga feeday Allaha kurbooyinka adduun iyo aakhiraba ka feedo.

    • @safiyocabdiqadir8733
      @safiyocabdiqadir8733 2 года назад

      Dghwe

    • @aaminoruun6440
      @aaminoruun6440 2 года назад

      PUVPpqq0⁰

    • @aishanoor2236
      @aishanoor2236 2 года назад +1

      mashaaAllah

  • @siciidxuseensucuudi9750
    @siciidxuseensucuudi9750 3 года назад +17

    Heesaha ma dhegeysto lkn heesta waxa igu kelifay laba wiil oo sxb dhownahay oo wanaag badan I sameeyey dabadeed I xumeeyey hada oonan marnaba xuman ugu jawaabi karayn madama aan wanagooda xasuusnahay weli

  • @mahdi_joorje
    @mahdi_joorje 4 года назад +7

    Yaa daawanooyo muqalkan sanadkan 2020 bisha June taariiq 11 ay tahay.... Love iisaaar

  • @nimcohodanmohamed247
    @nimcohodanmohamed247 3 года назад +25

    Qofwalba oo garab ubaahan waan caawiyaa lkn aniga cidi iimagasho abaal dhabarka ayaa laygajabiyaa 💔💔💔💔💔🥺🥺🥺😭😭😭

    • @munaadan1312
      @munaadan1312 2 года назад +1

      Ilahay daris uu same wax kasta wiliga Haa abaal Haa ka sugin binadan. Ilahay baa ka hele asxanka aad fasho. Waxa qasaray ninki abaal binadan ka suga. Weey jiran dad abaal ka fuliyo lakin tan ilahay aa kaga si fiican

    • @NH-lb2tw
      @NH-lb2tw 2 года назад +1

      Wallo macaan naftada horta meel kasoo saar dadka aan adiga wanaag kuu hayn xoogaaga iyo xoolahaga iyo wakhtigaaga haku bixin naftaada iyo 2 waalid iyo ilmahaaga bes u noolow dadka waxii kale intii ku wanaajisa wanaaji waxii kale banaan ka mar
      Naftaada farxadeeda iyo hormarkeeda dooro oo dadka kale ha dooran guushooda iyaga oon ku ogayn

    • @muhidinsahal2908
      @muhidinsahal2908 2 года назад +1

      😭😭😭 ha ubixin wllo 🤲... Alle ba ku garab tagan 🤚

    • @asalosman6760
      @asalosman6760 Год назад +1

      Waliga ha niyad jabin alhay Mel kale ka sinaya waxa wanag aha aad samaysay

    • @mohaali2378
      @mohaali2378 Месяц назад

      Caw waxan dhagey sanayy hestan bk Wan oyy waxan la oyy waxan ahay tahribe joga Tunisia 🇹🇳 wlhi waxan ganta Kuma hayo man jirto cidan hada waxa ka sugayo ilhey Moyee waxan ka soo tagay rerkii anigon walib waxab ku Tari Karin waxan jogaa madniin saacadu waa 11.52 tariqdun waa 23🎉8🎉2024 rabow ma arki donaa anigoo ka baxay xald aan caw ku su ganahy 🎉

  • @munahusen7197
    @munahusen7197 Год назад +2

    Abtigay saleeban cawil abaalkga ma gudi karo wlhi abaal Bad noloshyda gashatay wad naso korisay inzhallah waxan rajaynya tii ku abaal guda inaan noqdo alle cimriga iyo cfmdkaba haku dheereyo abtyo mcnow♥️💯

  • @hawamohamed9210
    @hawamohamed9210 7 лет назад +140

    ani mrkan hees tan maqlo gabar an alle dartis walalo ku nahay naxaristi i fashay ayan so xasus ayadona in badan i aqoon wlh waxba mnta igaga ma bahno ayada lkn ina duco ugu abal ceeliyo lee waaye tnx bk

    • @karimosman5866
      @karimosman5866 6 лет назад +2

      Hawa Mohamed

    • @cazuuzcazuuz391
      @cazuuzcazuuz391 5 лет назад

      Hawa Mohamed waaa intaaa qaf walba lagama helo

    • @fatimacadey4563
      @fatimacadey4563 5 лет назад +2

      Hawa Mohamed same here wlhi abyo

    • @hamzegalool102
      @hamzegalool102 4 года назад +5

      Hawa
      Jecliyaa marka dadku is caawiyaan ee abaalka isugu hayaan..
      Hawa adiguna qof wanaagsan baad tahey..
      Maasha Allah

    • @amranismail9632
      @amranismail9632 4 года назад

      @@fatimacadey4563 thanks for sending Christopher v

  • @kawsardheman4508
    @kawsardheman4508 5 лет назад +7

    Haaaaa waaa runtaa Wllky bk inolow inbadan

  • @raageyare5873
    @raageyare5873 7 лет назад +20

    wooow my best song ever bk noolow sxb fanaan jira

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 4 года назад +10

    BK BK nin culus walee keep going alfanaan NIN RAGEED💞👈

  • @mohamedabdi9215
    @mohamedabdi9215 4 года назад +5

    Hadaad soomaalia necebtahay adigu anigu kuma odhan karo Mohammed Bk yow dad garaadka loomasimin walal maxamedow

  • @jubbatravelmgq6107
    @jubbatravelmgq6107 6 лет назад +20

    Dadka Qofkii Wax Kuu Tara
    Daacad Kuugu Hagar Baxaa
    Kaaga Doona Meel Adag
    Wuxuu Galay Wax Doorsada
    Si Ka Diiran Ugu Celi ,Celi
    Hadduu Diido Waayuhu
    Noqo Ruux Ku Deyn Baxa
    Dibnihiyo Afkiiisoo
    Ducco Ugu Abaal Gudd
    Viva Bk

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 лет назад +24

    Doqon baa abaaal gada
    Intey duni nooshahy❤

  • @MaktiiMaktii
    @MaktiiMaktii 5 лет назад +161

    Yaa ila dhageysanayo 2019...like ha iga dhakhuulin...

  • @sharifgarade3140
    @sharifgarade3140 3 года назад +41

    "Waligaa qof ha abaal dhicin" lkn ha aqbalin in uu kugu waabsado yacni mar walba uu kuu sheegto wixii uu kutaray. Marmarka qaar waxan go'aansada in dadka qaar wixii eey isiiyeyn aan si buuxda usiiyi kuna dhaho intii aad horey isiisay waana hupaa in eey dhaceeyso waayo aflagaada ayaa iiga xanuun badan

    • @queentaliso3900
      @queentaliso3900 3 года назад

      Sorry dadka u sare wll🥺

    • @faatimahassan5203
      @faatimahassan5203 Год назад

      Wlahi isku niyad nahnay anigab sas ahay wan bahanahy maqtiga loma cuno wll rabi qalbigeyna hano aadkeyo

  • @kafiyainamahamed7977
    @kafiyainamahamed7977 5 лет назад +13

    Waxaan kuladardarmo dabey jireyna fay😍😍

  • @abdillahibasheabdi4904
    @abdillahibasheabdi4904 2 года назад +16

    Waxaan xasuustaaa anigoo sabtida final bachelor exam gelaya ayaan ogaaday in ay igu shimntahay 78$
    jaamacaddana niman adag baa lahaa mulkiilaha ayaan u tagay iga suga ayaan dhahay buuggii baa ii dhimane wuu diiday wuuba ila yaabay ma galaysid ayuu dhahay!!!!
    Wiil sweden jooga ayaa ila soo hadlay waxaan u sheegay inaaan qalin jabin ku jiro wuxuu ii sheegay innuu iisoo xusi doono
    maan filayn ka badan 50 dollar.
    laakiin markii ninkii xasaaladdu i dhahay warqadda saxeex ayaan fiiriyey balse waaba boqol dollar.
    farxad baan dhiman gaadhat

    • @AminamahamedIbrahim
      @AminamahamedIbrahim Год назад +1

      Abaalka gud waliga qof aamusan oo abaalka yaqaan noqo se adiga wax kuugu da ha sugin wax badan badanka dadka abaalka ayaqaan iyaga loma gudo

  • @Lakihaldha
    @Lakihaldha Месяц назад +1

    Mlin malamaha kamida anigo ad u dhibteysan wiil garab isiyey wlhi ma ilawin yomul ayam. Hadi an aduunka ka tagin wan ku abal gudi dona wli aduun iyo khirana ilhy ha ki barakeyo wllky mcn😢❤

  • @qalanjocadey7435
    @qalanjocadey7435 5 лет назад +24

    Zaki thanks brother. Maxamed said bk my fanan igu qali like ❤👍

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +3

    Wa hees qiiro ah wallaahi qisada heesta waan soo Dawaday Wallaahi Abaal ku wa Jajiib
    Ha ilaabni qofka hal mar ku Gala Abaal wax Yarna ha noqodee Qiimo gooni ah Ayuu kugu leeyahay qof kaasi
    NAXARIISTO WA dhalada Rabi kugu dhex beeray
    #MaxamedcabdiSiciidBk qof qiimo badan ayaad Tahay ilahay denbigaaga ha dhaafo ilahay wax fiican haku siiya
    #LovesaarhaldhaafinIntailadareennay
    Nin weyn

  • @sacadking5865
    @sacadking5865 3 года назад +11

    Heestan= Markan maqlo wxn xasuusta nin adeer Zare ii ah
    Oo abaal aad ubadan ii galay xili aan kuwii ii xigay ay dhabarka
    Ii jeediyeen adeerka (allow) janadaada fardusa ku casuum
    (Alle) ayaa mahadle

  • @cabdifataxadan4526
    @cabdifataxadan4526 4 года назад +28

    Waxan xalkan kaxusayaa ABWAAN KII EREYADA LAHAA
    ISMAACIIL
    YUUSUF
    CABDI
    ((JIHEEYE)))🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺👍👍👍👍👍

  • @abdikarimyasin674
    @abdikarimyasin674 4 года назад +2

    Bk wlhi fanka afkiisuu joogaa suxuur kamid yahay legends afkeena soomaray

  • @awilBashe-pf1mo
    @awilBashe-pf1mo Месяц назад

    Ma ilaawo the one and only legend Abdirahman mohanet hassan abaalka i gashay maalin maalmaha ka mida waan kuu gudi nolow wlllllka

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 4 года назад +12

    Haduu diideY wayuhu noqo ruux ku deyn baxa dibnihi iyo afkiisa duco igi abaal gud wan ku abal gudi insha allah wakhti 😒🤩😍 20 jun 2020

  • @mustafesaleeban4554
    @mustafesaleeban4554 2 года назад +3

    Legend weyn midhihii Ismail jiheeye ninka kaliya ee abwaan hada jira

  • @amalianasrani894
    @amalianasrani894 Год назад

    Shiikh bk yaa gaari kara heestan bal ega waa waano iyo xigmadii oo laxan iyo music lagu daray .ilaahay kii alifay iyo kii laxameyey iyo kii music tuumay iyo kii qaaday intaba janadiisa haku casuumo ,wacdiga laxamaysan oo music macaan loo tumay iyo codka bk oo macaana ilaahay haka abaal mariyo. ❤❤❤

  • @safiaamiin1609
    @safiaamiin1609 8 месяцев назад +3

    6 /2 2024 hestan dhagesnya ano wiil aan asxpnhy oo kam isku barany iga bxiye lacgta simisterka oo jogo Sweden ilah haka abal mariyo 🥺😭🤲

  • @AbdurehmanHajjeJemmal
    @AbdurehmanHajjeJemmal 12 дней назад

    Wow Hees Aan Inaba Caadi Ahayn..

  • @jafar530
    @jafar530 4 года назад +47

    Inta dhageesatay heesaha BK kadib markuu raali galin weeydiistay, Like ku qabta.

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 7 лет назад +15

    BK dar alle ayaan u jeclahay qalbiguu u raaxeeya nolow mr bk

  • @jimaleomar4967
    @jimaleomar4967 7 лет назад +10

    bk fanaan asal dhald ah waxaagu waa haybad socota markii aan heesta dhgystaba waa ay itaabataaa 🤘

  • @hoodoismaciil9323
    @hoodoismaciil9323 7 лет назад +9

    waaaw bk masha allah wll best fanan

  • @IbrahimMohamed-by8mi
    @IbrahimMohamed-by8mi 5 месяцев назад

    Isha calaa erayo mashallah , waa erayo sifiican looga fiirsaday macnaha nolosha ka turjumayso daruufaheeda kala giidisan.

  • @cumarcarteofficial7850
    @cumarcarteofficial7850 5 лет назад +7

    Ax yaa Hees Bk EreYada ayaaba isoo jiitaY

  • @leilaabdullahi2026
    @leilaabdullahi2026 7 лет назад +21

    Caadi MA Aha 👍👍👍❤❤❤ Run Badnaa Allow Ku Xafid Kii Soo Alifey Heestan 👍❤ Bk Sidoo Kale Noolaada Insha Allaah

  • @habonahmed4547
    @habonahmed4547 5 лет назад +18

    Wow, nice song , Long Live Somalian People best is yet to come ,,,,,,IA

  • @wariyosheeko
    @wariyosheeko 4 месяца назад +1

    Heesta: Abaal-celin
    Codka: Maxamed BK
    Midhahaha: Abwaan Ismaaciil Jiheeye.
    Soo baxday: 2017.
    Hargeysa/Somaliland.
    ❤❤Mahadsanid @Zack Films. ❤❤

  • @nimconasiib4012
    @nimconasiib4012 4 года назад +6

    Qofkn abl uglo ha iduceyo lee hlhs aba igbdn ❤❤✋

  • @farxiyoinaceerigabo2949
    @farxiyoinaceerigabo2949 8 лет назад +7

    waaw nice song waban Ku hysta

  • @mo.ziyaad6216
    @mo.ziyaad6216 Год назад

    Ilahayow qof kastoo wax noo tara adigaa caadilee tabantaabi oo taageer adoonkaagiban ahe
    Aamin ya rabil caalamin

  • @itz_me_muna-4901
    @itz_me_muna-4901 4 месяца назад +1

    Maxamet siciid bk❤😂

  • @rahmaabdi5566
    @rahmaabdi5566 3 года назад +4

    Heestani wlhi waa xasuus aan salguureyn 😰😭dadka qofkii wax kuu tara 🔥❤️daacad kugu hagar baxa 🔥🌺ma ilaawo karo 🥀🌺

  • @hawoluulhaile6095
    @hawoluulhaile6095 4 года назад +8

    Waan u abaal gudi doonaaa insha allah had iyo jeeraalana waan u duceyaa

  • @mohadeeq534
    @mohadeeq534 Год назад

    Wlhi dad badan aya abaal igu leh waxan leeyahay allaha barakeeyo insha allaah

  • @YussufShimoyMohamed
    @YussufShimoyMohamed Год назад +1

    Qof kasta qofkii abal u galey wuu garin ha u abal gudo inshallah❤.

  • @AbdinassirShukri
    @AbdinassirShukri 2 года назад +7

    Hibooyinka Ilaahay na siiyay ayay kamidyihiin Maxammad Bk iyo LAABSAALAX Eebbe idin dhowr.
    💕💕💥

    • @Awaale
      @Awaale 2 года назад +2

      Heestan laabsalax ma leh abwaan jiheeye baa leh

    • @robleali3958
      @robleali3958 2 года назад +2

      Heestan jiheeye iska leh

  • @mraddow2805
    @mraddow2805 5 лет назад +24

    dadka qofli wx kugu tara dacad kgu hagar baxa kaga dona meel adag aaax wlhi abalkga ma ilopi donoh my mama Ilove U LIKE INTI hoooyoh abalkeda ufahante heestan

  • @jaamacbaashe8208
    @jaamacbaashe8208 Год назад +1

    Janadii dunida hooyo macaan ilahay igama kaa horaysiiyo cafimaad iyo cimri dheer ban kuu waydiinaya allaha wayn 😢

  • @ibrahimibrich9566
    @ibrahimibrich9566 5 лет назад +10

    Afkaga malab lagu qabey ,war niyow sidan kugu abal gala wayo daren ayaad igalisay its a best song thk

  • @bilanbarwaqo7957
    @bilanbarwaqo7957 5 лет назад +18

    Bk my favorite 🎤 singer since Aan codkisa kamaqlay maqlay hon cable 2012 ❤️

  • @khalijyare7870
    @khalijyare7870 8 лет назад +23

    waaw maxamed siciid cabdi Xasan Faarax bk noolow waa dhab

  • @Cabdiaziiz-vs8bs
    @Cabdiaziiz-vs8bs 6 месяцев назад

    Maxamed sicid bk Sami qalbi wanagsan fanan somaliyed❤❤❤

  • @khadarjirde4246
    @khadarjirde4246 10 месяцев назад

    Dadka working waxkugu tar❤❤

  • @qasaay123
    @qasaay123 Год назад +1

    Ila malinti aan xafadi hoyaa iyo Aabo aankasotage anigo fasalki 2aad ah ila manta o jamacad aan dhiganayo intaas qarabadi kaladubned o inbo xoga lajoge thank u ayan leyahay abaalkina magudi karo.

  • @abdihamidmohamed9689
    @abdihamidmohamed9689 Год назад +3

    hadad dawaneyso 2023 cafimad badan ayan ku rajeynaya insha allah

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 Год назад

    Masha alah guurka waalagu xasilaa runtii

  • @haniitaalove8356
    @haniitaalove8356 2 года назад +1

    Dadka qofki wax kugu taraa dacaad kugu hagar baxo really wlhi heesta ma laah aniga ley sameyey 😥😘😘😘😘

  • @rosiina1120
    @rosiina1120 3 года назад +10

    Doqon baa abaal gaba 😢aniga nasiib uma lihi qofka aan u galo abaal inuu wanaag iigu iigu badalo xumaan uun baan kala kulmaa marmar waxaan is dhahaa xaasid ma noqotaa hadana waxaan ku waaniyaa nafteeyda ineey dabeecad iga badalin kuwa xumaha u saxiibka ah oo sideeyda leen ahaado hadeey dadku ii abaal gudin ilaheey baa kuu abaal gudaayo baan is dhahaa

    • @amish6567
      @amish6567 3 года назад +2

      Abayo ana ku abaal gudaye abaal igal noloshu kuma xumeso

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 3 года назад +1

      @@amish6567 hhh haye abayo sido kale nolosha kuma xumeeyso farxad iigu noloow

    • @Guutalehagio
      @Guutalehagio Год назад +1

      Qof hadii aad abaal ugaleyso wll illahay darti ugu gal iyaga 100 sano hadey rabto kaso wareegto haka sugin abaal iney ku gudan

    • @geelomaxamuud1940
      @geelomaxamuud1940 Год назад

      Runti ani kula mid ban ahy

  • @cashempiregh
    @cashempiregh 5 лет назад +40

    He is tailking about the world and the people, the world has change.

  • @hiboshariff4564
    @hiboshariff4564 7 лет назад +5

    nice song apti nolow waligaa

  • @sabirinmoha4456
    @sabirinmoha4456 9 месяцев назад

    Wuxu galay wax doorsada si ka diiran ugu celi❤

  • @wildaancom4908
    @wildaancom4908 5 лет назад +15

    doqonbaa abaal gada intay dunida nooshee
    hees qiso dhab ah xambaarsan

  • @ZuhaypnuurHazan
    @ZuhaypnuurHazan 5 месяцев назад

    Hesta waxa kusoo xasustaa g
    bar Ana zhpa ahayn oo iga shayy abaal wayn ila hadaan wan uhayaa wlshy mcn ale dambiga io kan walidkaba dhaf❤

  • @barkhadahmed
    @barkhadahmed 2 года назад +2

    Qisada heesta ayaan caawa soo daawaday waaba qiso cajiiba

  • @zachariyaali8521
    @zachariyaali8521 8 лет назад +6

    Waa hees qiimo wayn ku fadhida. Noooolow Bk

  • @MahadAbdi-k4v
    @MahadAbdi-k4v 2 месяца назад +1

    Jul 2024 inta dhagaysaneso love saar 😂

  • @abdirahmanabdiabdulle7048
    @abdirahmanabdiabdulle7048 3 месяца назад

    Amazing song ⚪

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 3 месяца назад

    Bk heesihiisa mid la tuuraaba maleh cimri dheer iyo caafimad 🙏🫡

  • @farxaankhadar4398
    @farxaankhadar4398 9 месяцев назад +2

    Absolutely 💯 waa xaqiiq abwaan jihiiye laxan amazing voice music 🎼🎧🎤🎧🎻🪕🎸💯

  • @xamdamohamuud2745
    @xamdamohamuud2745 5 лет назад +8

    Heestaan waxan ku dhageestay malin safaar gaari saarnaah wlhi 2016 yalaaa hadah radinyaeh mantan heley 2019/9/4 😭😍😍😍😍

    • @nimcaaalecali6135
      @nimcaaalecali6135 4 года назад

      xamda Mohamuud hada waheshey mxa ku xasusata ani adi kuxasusanaa

  • @cabdiqaniismailcqanidollar3396
    @cabdiqaniismailcqanidollar3396 7 лет назад +4

    Esh CaLaa hees Hees Dhap Ku Tapanaysa Mncha allH

  • @farhanali8620
    @farhanali8620 5 лет назад +12

    I love every bk song.halyey igadhe

  • @Hanad4802
    @Hanad4802 2 года назад +1

    Heesta wa xasuus wlh wxklee ✈️✈️✈️💝💝

  • @faysacadey9188
    @faysacadey9188 5 лет назад +6

    Delhi wa hees iyo padh bk waa wadani dhapa Wale

  • @gudbixirfadaada6491
    @gudbixirfadaada6491 Год назад

    Ader macan waligey kuma ilawa intaa nolahey waana ku abal gudi doonaa

  • @nimcaistahiil5112
    @nimcaistahiil5112 4 года назад +5

    Fanaankan waa fanaan buxaa lkn xogaa qabyaladaa ayuu ku xunyahy hadu fanaan somaliyed uu noqdo oo qabilkaa iyo kala sarsarka iska dayo wa hubal fanaan tarikhdiisa la xuso ayuu noqonayaa oo somalidaa mel wayn kagayalaa ilahay somalidaa qalbiyadoda ha miideeyo amiin ilove somaliyaa 🇸🇴🇸🇴❤️💯💯❤️🇸🇴❤️

    • @faysalmahamuud
      @faysalmahamuud Год назад

      Wll Runta Ayaad Ka Hadashy WlHi ilahy Caqliga Hakuu siyaadiYo ❤

  • @redwanabdulahiali-kf6fn
    @redwanabdulahiali-kf6fn 7 месяцев назад +1

    Heestan wax aan Kaga faalodo Ma garanayo Waayo waligay mapa Arag Qof abaal ii galay 😢

  • @cabdirisaaqcabdirisaaq5605
    @cabdirisaaqcabdirisaaq5605 3 года назад +2

    Bk markuu fanka kabaxay
    Baan ogady inuu ahaa
    Hagihii fanka ax
    Gabalkiibaa udhacayfanka wale

  • @cabdulaahibadal6438
    @cabdulaahibadal6438 Год назад +1

    Janadi dunida hooyo mcn allow iidaa
    ❤❤❤❤❤❤❤