Kaaba|HD|Lyrics - Maxamed BK

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 дек 2024

Комментарии • 620

  • @hashinahmettali3523
    @hashinahmettali3523 2 года назад +67

    Heestan wxaan dhagaysan jiray iydoo wax yaroo samayn ah igu lahayn una arki jiray faan aan aad u tagaro qaaday mXmed siciid Bk waligayna kuma fikirin maalin malaha ka mid ah in ay heestan aniga iGa turjumi doonto balse wxaan layab noqonayn in ay wxni thay aduunyo illahyna ugu tala galay inay is badbadasho Heestu waa heestii aan dhagaysan jiray iyadu marna isma badalin lkn aniga ayey noloshu I badashy Wlhi kuma fikin malin inaan Hesatan aan jeclaan doono anigoo xiligaa xALadayda u eegay una arkayn inay aniga iGa turjumidoonin blse ugu danbayn wxay ka mid noqtay favoriete❤️

    • @ugaasyear4501
      @ugaasyear4501 Год назад

      Aniagana sido kale pro maanta ayay igu dhacday

  • @barwaqoosman6121
    @barwaqoosman6121 2 года назад +43

    Heestan wxaan dhagysanayaa 2022/7/Nov/hbeen salaasa caawa waxaa aad igu adag xaalada waayo jamcd ayaa intaan bilaway hadana laigu idhi kabax lacg lahuma hayee anooraba😢 ilaahw khyr ka dhig

    • @nimcohodanmohamed247
      @nimcohodanmohamed247 2 года назад +4

      Abaayo waxwalba waykuu hagaagayaan ilahay isku xir anba family problem ihysta 🥺🥺🥺🥺

    • @Almaasofficial5617
      @Almaasofficial5617 Год назад +2

      Ilaahy ha idiin gargaaro wllo

    • @Almaasofficial5617
      @Almaasofficial5617 Год назад

      Anigana iso duceeya inuu ilaahy sidii roon wax kasta iiga dhigo
      Family problem ayaan jamacad u gali waayay

    • @barwaqoosman6121
      @barwaqoosman6121 Год назад

      @@Almaasofficial5617 😢ilhy haku garab galo
      Wallo

    • @barwaqoosman6121
      @barwaqoosman6121 Год назад

      @@nimcohodanmohamed247 😢alx hda waan fcnaaday wlshyeey adna

  • @Hassan_Turki
    @Hassan_Turki Год назад +15

    It's july,1,,2023 lets see how many legends are listening to this master piece✌🇸🇴🇹🇷

  • @ThewalkingAlien
    @ThewalkingAlien 4 месяца назад +5

    06.17. 2014 Hargeisa, xaafada Cabaaye.
    Maalintii Raxma cabdi Maygaag igu danbaysay.
    Hadaad aqriyayso wllo adiga iyo familkaagaba waxan idiin rajaynayaa guul iyo farxad.

  • @ilmisheikhabdinor955
    @ilmisheikhabdinor955 5 лет назад +81

    Koontadaa naftaa kugu xerey kol horee adigaa kasbanee kaaftoon qalbigaad rabtee kakac kuma samalulayee kobtan hordo lagu gam'inee Ilaa iyo hada wan dhageysanayaa qofka ila raacsan like igu qabo

  • @abdiqaniahmed4076
    @abdiqaniahmed4076 Год назад +22

    Qisadayda hadan halkan kuso qoro ilmada kaa qubata ayaa dhulka qar qin lahayd 😢😢😢

    • @Manunited_goals
      @Manunited_goals Месяц назад

      Walalka number kaaga what's appka iso diir

  • @luulalaki6957
    @luulalaki6957 5 лет назад +83

    Kurbadii laga goo wadnaha kolkuu kaalintaadii waayay
    Alhamdulilaah rafaad badan kadib waan bogsaday🙏🙏

    • @abdifatah1939
      @abdifatah1939 4 года назад +2

      Wllo anigu mawjadihii rafaadkaan dhex mushaaxaya wli ee iisoo ducee inaan nasto 😆😢

    • @luulalaki6957
      @luulalaki6957 4 года назад

      @@abdifatah1939 ilaahay haku siiyo wax kaqeer badan dhibkii hore. Ilaahay hakula garab galo maalmaha dib usoo kabashada

    • @daahirabdi1862
      @daahirabdi1862 4 года назад

      Sanad kadib kawaran noloshaada.

    • @luulalaki6957
      @luulalaki6957 4 года назад +1

      @@daahirabdi1862 alhamdulilaah meel fiican bay maraysaa hormar badan hirgalay. Mahadsanid wlaal inta igasoo wardoontay

    • @daahirabdi1862
      @daahirabdi1862 4 года назад +1

      @@luulalaki6957 mashallah Alle haku usiyaadiyo walaal aad ayaan ugu faraxsanahay.

  • @xafsocallahi1751
    @xafsocallahi1751 4 года назад +23

    10/12/2020 ilaa hada waa jeclahee mana ka goyn karo qalbiga xasusihiisa 😭😭😭😭😭allahow qalbiga noo qabooji sideen kugu hilmama wiilow dhibtaad iigeysatay badana intan nolohy xasustada koley waa kunolane nolosha ha ciishoon wax Ku dhibana alle kuma
    tuso 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 Год назад +16

    Hestan 5 sano ka hor dhagesan jiray ano iska jcla aysan u qusen blse hda wn darensanhy mrka wx bdn nolsha ka arkay 12:17 17/2/2023 ayaa ruux iso diray igu yri kaman helin kugu ilow talow qof xun man ahy😢😂❤

  • @najiibromeo8757
    @najiibromeo8757 7 месяцев назад +9

    2018 kii sanad adag ayuu ka ahaa marxalad jacayl oo 3 geesooda xun ayaa kujiray
    Alx hada waxan haysta qofkii Waxaas oo dhan iga maydhay 5 year ayuu hada galay jacayl kayagu insha Allah wakhti aan fogayn waxan ku rajo wayn inan qoys yagleelo oo midawno say aaamin 😢 2024 5 12

    • @Akter.khaalid
      @Akter.khaalid 4 месяца назад

      Ma guursatay bro gabadhi😂

  • @awadadaweh9009
    @awadadaweh9009 Год назад +9

    What an emotional song! Whenever I hear it, I remember my past difficult moments. Lovers should respect their engagements one to another!

  • @maansharmake8563
    @maansharmake8563 Год назад +20

    Maxa ka xnun badan qof aad jeceshhy markad goaan ka qadaatoo xnun said ah dareemaya walhi😭😭🥺

  • @qadanhodomuhumed8987
    @qadanhodomuhumed8987 Год назад +7

    Hada dawo diidin noqon karo dhamantin wa idiin noqon laha boqoradi jacelka wax kayagen ee ismra xanun walpa waxa uu lee yahay daawe😢😭😭💔

  • @Abdikadar.
    @Abdikadar. 10 месяцев назад +24

    Yaa ila dhageysanaya heestan 1/3/2024 waxa si qaas ah u salamay qof walba oo wayaha lugu ciilay ama cidla looga dhaqaaqay😢🫡

  • @abdulahikeno7092
    @abdulahikeno7092 4 месяца назад +2

    Bk markaan magaciisa maqlo waa heesta kaliya ee igu soo dhacda
    25 bishii 8 aad 2024 baan caawa dib u dhagaysanaya
    Xafadda eastleight nairobi kenya

  • @intasamahjecelhoyadood1148
    @intasamahjecelhoyadood1148 7 лет назад +23

    kaskiyo kasrey manka kalgacel manku kuma qabo kolku kalintadi waye yaaaasalma fanan qaliya iyo abwaan ayaa is heley waaaawo

    • @soomaaliwayntv4126
      @soomaaliwayntv4126 6 лет назад

      Xaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaax👎👎👎👎👎👌👌👌✌✌💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💞💞💞💘💘💘💔💔💔💔💔💔💝💝💖💖

  • @khadiijocatuush3911
    @khadiijocatuush3911 Год назад +13

    Kadliyo orodkii karaystay korkaaaga jacayl ikeena 💔😭
    9 /December /2022 ayaan go aankii noloshaydah ugu adkaa qaatay
    Caway baa heestan soo raadiyay mudo qalpi jabkayga laga jooga 3bilood ilaa hada wx war ah kama haayo lkinze wlhi wn ku cafiyay ishayda allha kaa leexiyo iyo nabsigayga walaalkeyow😭💔

  • @mohamedabdarashid3922
    @mohamedabdarashid3922 6 лет назад +130

    Ya ila dhgaysnaaya hestan 2019 ich mag sehr wlhi diese song 😂😂👌👌

  • @nimcoahmed2900
    @nimcoahmed2900 10 лет назад +44

    Great song, it seems this song talks about me, well done buddy!!!

  • @apdinazirbozz2019
    @apdinazirbozz2019 Год назад +6

    Kaabaaan heli kugu ilaawo💔
    wll iina soo duceeyav wll wlhi
    Gabar aan si dhaba ujeclaa I fahmi wayse💔

  • @mohamedyusuf1365
    @mohamedyusuf1365 2 года назад +31

    dadka jaceylka la wada qiiraysan ee halkan iskugu yimid waa idin isalamaya👋

  • @fowsicumar1073
    @fowsicumar1073 6 лет назад +11

    runtii anaa maantaa caynkaasa inan aan daba socday lix sano oon aad u jeclaa indhahayga aan ka jeclaa oo idiiday sikastana u baryay ayaa maanta xanuunkiisi igasoo dhamaaday naafonimona way igu nacday

  • @hodanmohamedhodanmohamed7713
    @hodanmohamedhodanmohamed7713 5 лет назад +10

    Cida iga danbeyso Ha ila taliso wiil ayaa is jeceleen 1 sano iyo bar igu dabeentii waxuu i shegay in uu i jecleen 😭😭😭😭tariiqda manta 11.4.2019 sidee ku ilawaa

    • @badelabdilahi7864
      @badelabdilahi7864 5 лет назад +1

      Hodan Mohamed wll mid kawanagsan bad heli iska samir

    • @hodanmohamedhodanmohamed7713
      @hodanmohamedhodanmohamed7713 5 лет назад +1

      Badel Abdikadir insha allah

    • @fatimacadey4563
      @fatimacadey4563 5 лет назад

      Abaayo insha Allah mid ka qeyr bdn ducada badso inu ilahy qalbigada ka saaro

    • @amiishgele8302
      @amiishgele8302 4 года назад

      x😢😢😢xx am sorry Abyo walhi wa daremi kara dhibkasna wa so maray qof aan ku jeceyl marka jeceshay anigu wiil ayan 3iyo bar jecelaha aad ayuna ii xumanyey qalbiga iga cayaray walhi alkan kuma so kobi karo dhibkan somary ee tafta samar gudonsi Isha alha badalaya kher qaba

    • @ikranabdirashidhassan505
      @ikranabdirashidhassan505 4 года назад

      @@amiishgele8302 😭😭

  • @samiirasheeke9031
    @samiirasheeke9031 Год назад +8

    Ciiltire Heli Kugu Ilaawo 💔😥🥺
    Hestan anoo Jaceyl wax ka.aqoon jeclaan jirey lkin mudo kadib Waxaan daremey ereyada Ay katurjumeyzo iney Ani iga Hadlayan 💔😥🥺🥺

  • @badraibrahim4436
    @badraibrahim4436 5 лет назад +78

    Yaa ila dhagaysanay heestan 2019 like ku qabo

  • @kaafimohamout6302
    @kaafimohamout6302 9 месяцев назад +2

    23/03/2024 ayan dhagesysnaya hestan wana hebem ramadn 14kedi jacylow abaha was💔😢

  • @dhemanmohamed6493
    @dhemanmohamed6493 7 лет назад +57

    Intii taqaan oo aragtay daremeyso 😢😢😢💔💔💔💔

    • @hudaabdiqani3412
      @hudaabdiqani3412 6 лет назад +3

      Dheman Mohamed 😭😭😭😭😭😭😭 waruunta abaayo wlhi ruxi arkay un ba dareemi karaa

    • @umuadna9073
      @umuadna9073 6 лет назад +1

      Dheman Mohamed ý

    • @amalhersi2038
      @amalhersi2038 6 лет назад

      dheman mohamed been mad shegin 😭😭😭💔💔

    • @barwaaqoahmed8522
      @barwaaqoahmed8522 5 лет назад

      Waa runta hbbtii Dheman Mohamed 😢😢

    • @pureheart3552
      @pureheart3552 5 лет назад

      Huda Abdiqani ax wlhi

  • @MubaarikismailMohamoud
    @MubaarikismailMohamoud Год назад +5

    Dareenka qalpigaagu isaga ayaa ku gaynaya meesha aad ku xasilayso waxaaan is jaclayn gabadh waxaanan wada sheekayzan jirnayyy muddo 7 sano ah balse 1 week ayuu kuzoo dhamaaadayy xidhiidhkayagii imika wan ilaaaway ilaahayna qalpiga waa iiga maydhayyyy😢😢

  • @sakariyejaamac1367
    @sakariyejaamac1367 4 года назад

    Keligay cashaqaan qabiyo
    Kurbadii laga goo wadnaha
    Kolkuu kaalintaadi waayee.
    kal iyo orodkii ka raystay
    Korkaaga jacayl I keena
    Kaabaan heli kugu illaawo.
    Thanks Maxamed Siciid Bk.

  • @hodanmohamed9420
    @hodanmohamed9420 6 лет назад +7

    Waqti ay heestaaan wehel ii ahayd waan Soo maray 😭😭😭 xanuun badanaaa waayuhu

  • @yahyebarre6871
    @yahyebarre6871 8 месяцев назад +1

    Heesta waxan dhagaysan 2024/4/12 hapeen kabad ee ciida ❤

  • @yasminjama362
    @yasminjama362 Год назад +12

    Heestan Aniga iga hadlaysa nin baan jecladay naag kale ilaa gursaday Waan uu dulqatay carur uu haystay Waan sheqaystay xataa carurta ma iga cawin jerin mamma lacag see jeray carurta ii haysta intan shaqinayo laakin manta yurub Waan ka so guray Africa carurtay waxaan daremaya inan gul gadhay ninki in ku oye jeray asagii baa ii oyayo manta aniga qalbi ma uu hayo 😭😭😭

    • @Naagnool124
      @Naagnool124 Год назад +4

      Naagnool baad tahay. Waxaan kugula talinayaa weliba inaadan guur kale ku degdegin oo aad lacag samayso dhinacna iskuul kaga laabato oo wax soo dhigato. Caruurtaana soo dhoofso markaa nin raadi wanaagsan oo kuu qalma. Isagana ku qosol uun markuu kuu ooyaba😂😂dhoosha ka qosol weliba😂naag fariida baad tahayee yaan lagu beer jileecsan uun😊guul baan kuu rajeynayaa walaal

    • @Nuurkeyhaji
      @Nuurkeyhaji Год назад

      Soo ninka caruurtaada aabahood maahinoo mise🤔

  • @farduuzhassan5633
    @farduuzhassan5633 7 лет назад +19

    Heeztan xasuus ey igu noqote wlhi😥😥😥

  • @sirhayow7199
    @sirhayow7199 8 лет назад +8

    best song ever!!...
    heestan gebi ahaanteda nolosheyda ayee ka hadleysaa

  • @Maryamaibraahim-X7
    @Maryamaibraahim-X7 Месяц назад +2

    11/11/2024 goaan baan ka qaatay lkn xanuun qalbiga ah baan daremaya💔😭😭😭kaaban heli kugu ilaabo☝️🥹

    • @salim_ahmed.
      @salim_ahmed. Месяц назад +2

      Wlhi Waa Ka gudbaysa wll adkeysi muuji Insha Allah waxaan xasuustaa habeeno aanan seexan jirin oo heestaas Ku dul ooyi jiray balse hada waa laga gudbay

  • @ikranabdalla8966
    @ikranabdalla8966 Год назад +15

    Kadliyo orodki kareystay korkaaga jaceyl ikeena 👐🏾💔 kaaban heli kugu ilaawo 🙂

  • @XamseMiir
    @XamseMiir 7 месяцев назад +3

    Please istoo duceye inuu ilahey qalbiga ii ga saaro 😢😢😢😢😢
    28.05.2024

  • @ashwaaqcabdirisaq7427
    @ashwaaqcabdirisaq7427 5 лет назад +10

    Kotada naftan kuugu xidhay
    Kal hore adigan kasbane
    Kaftoon qalbigad rabte
    Kakac kuma samo luladuye
    Kobtan hurdo lagu gam'ine

    • @ABDIBAASIT
      @ABDIBAASIT 5 лет назад

      Kootada nafta kuugu xidhay
      Kal hore adigan kasbane
      Kaaftoon qalbigaad rabtee
      Kakac kuma samo luladuye
      Koobtan hurdo lagu gam'ayn

  • @osmanak5391
    @osmanak5391 5 лет назад +2

    2019 masha allah ,,, kali iyo oradki ka raystay ....kashaad gabtay bay bogsiisay ,,,,

  • @jamiiladagaan6774
    @jamiiladagaan6774 10 месяцев назад +3

    4 February 2024 yaa iga danbeeya😂❤

  • @mohaazohonest5781
    @mohaazohonest5781 8 лет назад +6

    wooooow waxaana fanaan lagaa dahaa noolow bk

    • @mabruukaxmed
      @mabruukaxmed Месяц назад

      😮Mano shay mise dhimatay wll jawaptadu waa imuhim😂😂😂

  • @abdinasir3586
    @abdinasir3586 5 лет назад +15

    Wa 11/11/2019 sacadu tahay 3:37a.m .heesto socota ayaan marqaama cirka iyo dhulka dhexdoda ayaan jooga xasusteyda iyo darenkeyga ilmada indhaheyga kasobaxeysa unba katurjumi karta.qofkii fahmi kara oo daremi karaa lee😓

  • @musabahmed5649
    @musabahmed5649 7 лет назад +75

    zxipkygii aan aduunka ka eegan jiray ee aan kaligii ilaashan jirow maxaan.kuu xiisay in badan wehelkygii ayaad ahayd tan iyo.maalinti aan raad baranay labadeenu ilaa maanta iyo waligeedba waan kuu imanaya meelkasta oo aad aduunka joogto haddii illaahay ka dhigo waxa tahay zaxip aan aduunka ka hantiyey 17sanno ayaad agtayda joogtey oo aynaan maalin.kala maqnaan lakin iminka bil dhan ayaad iga maqan tahay kuu xiisay walalkay in badan ismail

    • @luckyinaliizhane8752
      @luckyinaliizhane8752 5 лет назад +8

      Wlle miyad heshey sxbka hadad heshey alle inima kala kaxeeyo mrkale wlhi wa qireeddey mrkaan arkey qoralkaga wyoo sxbtininada wxka taqana kuguna dheeer alle haku xifdiyo wlle mcn

    • @somaliforextrader638
      @somaliforextrader638 4 года назад +1

      😭😭😭

    • @mrpirate3020
      @mrpirate3020 4 года назад

      Niga shitttts man!!! Telfon maxa uga wici weysay sxbka kkkk . Lkn saxib wangzan aya tahy Bro B.I.G. respect ✊. Wxn rajeynaya inad wada kulanten sxbka marna walalka.

  • @farduuzhassan5633
    @farduuzhassan5633 7 лет назад +13

    Wlhi cashaqa waa xanun ❤❤😰😰😥😥😥👈

  • @abdisuheb
    @abdisuheb 9 месяцев назад +1

    March/7/2024 Maxan barter jecelka Inuu haldinac kayimado una halqof wax jecel yahay 😢

  • @ayaanruun7013
    @ayaanruun7013 5 лет назад +2

    Kal iyo orodkii kareste
    Kor kaaga jceyl ikeeena
    Kaaban kaaban heli kugu ilaawo
    😪💟

  • @mahathillow
    @mahathillow 3 месяца назад +2

    Haday erayada heesta si khaas ah kuu tabten. Like this comment
    21 September 2024

  • @muhanadahmed7341
    @muhanadahmed7341 7 лет назад +14

    Kaligey cashaq qabiyo kurbaadii laga gooaay wadnaha

  • @AbdiwalihasanAdam
    @AbdiwalihasanAdam 23 дня назад

    Dadka dhan Qiso Iyu Malin murug leyahin Alxd Qalbigeyga Gabar Majibinin Inshallah majibn doonto

  • @axmadamiira2555
    @axmadamiira2555 6 лет назад +15

    walahe haastan aniga ayay iga hadlaysa nin an xoooooog u jacla oo ee xuumayay ayay ixasosiisaye hada wan nacaye alxam qalbigayga hada qalbega wa ka saaraye

  • @emalawil8978
    @emalawil8978 5 лет назад +6

    2019 ayaan dhagaysanaya 😰😰😰

  • @queenaisha6769
    @queenaisha6769 9 месяцев назад +1

    Wa wax xanun badan marka qalbigaga siso ruuux aan ku fahmeen

  • @nadarlove8962
    @nadarlove8962 5 лет назад +13

    Yaa ila dhagesanoyo October 2019

  • @xamzearian7020
    @xamzearian7020 16 дней назад +2

    3:43AM
    11/12/2024😢❤

  • @Nuurkeyhaji
    @Nuurkeyhaji Год назад +1

    Kaligeey caashaqaan qabiyoo kurbadii laga hooy wadnaha kolkuu kaalintaada waaayay😢😢😢😢

  • @khadarfanyiis
    @khadarfanyiis 7 месяцев назад +1

    Hees bk qalbiga tabtan marka qaar aniga l ii qadaa runti 😭😭😭

  • @khalidmohamoud7171
    @khalidmohamoud7171 5 лет назад +2

    Pk abti hore usoco Somalilanders from sanaag region

  • @ceeblayar2660
    @ceeblayar2660 5 лет назад +3

    Kootada naftaan kugu xidhay kolhore adigaan kasabane kaftoon qalpigad rabtay 😢😢😢💔💔💔💔 2019

  • @lalkyalsebany4023
    @lalkyalsebany4023 8 лет назад +5

    mahamed bike waa fanaan heeso murtileh ku heesa hanoolaado waxan kaloo rabaa inaan wax yar halkan ka sheego horta marka hore si wanaagsan u qora af soomaaliga oo soo barta markaas baad fahmaysaan micnaha heesta intaad waqooyi fanaaninteeda afka ku taageysaan sida hoos ku qoran aamusa oo hadlininah

  • @AyaanMaxamuud-ot6wh
    @AyaanMaxamuud-ot6wh День назад

    Xusus heestan waxay udiray qof uu xidhidhnaga dhexeyay wuuna ka xanaqay ana naba fahnsayn marka 😂❤

  • @muxubomohamoud4765
    @muxubomohamoud4765 8 лет назад +2

    waaaaaw bk nice waa fanan jira noolow

  • @iam.legendar
    @iam.legendar 10 месяцев назад +1

    Memories 2015>>>>>>~

  • @YaasiinCumar-hl3tb
    @YaasiinCumar-hl3tb 11 месяцев назад +6

    Hestaan anoo farax san ayaa dhagestaa runtiiii kaftan iga ma ahan😊

    • @abdilahiahmed4927
      @abdilahiahmed4927 8 месяцев назад

      Dadna way qiiroo dhagysanayaan😂waad iga qoslisay iga wlle madaxeey

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 8 лет назад +3

    wow dareen fog ayaa soo labo kacleynaya dhageysigan heestan aawadeed.

  • @sundusqueen1896
    @sundusqueen1896 5 лет назад +6

    🤗🤗🤗 kaligeey cashaqaan qabiyo kurabadii laga goo wadnahay ma awalbaa dan lagugu qabay 🤪🤪🤪

  • @Ontira23
    @Ontira23 9 месяцев назад +1

    1/4/2024 yaa iga dambeya😂😣🥹

  • @qaaligelle3521
    @qaaligelle3521 5 лет назад +5

    2019💔😢 xanuun qalbiga daremayaa

  • @Idizal
    @Idizal 4 года назад +1

    Kaligay caashaqan qabiyo kurbadii laga goo wadnaha kolkuu kaalintaadi waayey 💔☹️🙌

  • @omarsakoon9711
    @omarsakoon9711 2 месяца назад

    Waa heese aaad u Macaan Ila Midgard iyo musicka iyo codka ba 😮😮😮😮😮😊

  • @maxamedcali3613
    @maxamedcali3613 4 месяца назад +1

    Heestan wxan dhagaysanya 18/8/2024 waxan gabi ahaanpa so afjaray xidhiidh socday sanad iyo laba bilood 😢

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 6 лет назад +8

    Qofaad jeceshahay markuusan ku jecleyn xanuun badanaa😢😢ax caku jaceyl

  • @sucdidagan7381
    @sucdidagan7381 9 лет назад +11

    Best song i ever heard

  • @hodanhassanabdirahman7598
    @hodanhassanabdirahman7598 5 лет назад +1

    Wow bk noolow intay nolol jirto

  • @huodoali
    @huodoali 5 лет назад +9

    Who leansing jully/11/2019❤

  • @IzmahanAydiid
    @IzmahanAydiid Год назад

    Wali jacayl iguma dhacin
    Aan qof ugu calcalo
    Lkn heestan waa favorite
    ❤🎉

  • @samiratox2731
    @samiratox2731 10 лет назад +9

    Love his voice

  • @queenofwoman9008
    @queenofwoman9008 4 года назад +7

    Hada 2020 dhageyssbeysid like dhac igu sii

  • @hamzerofficial1664
    @hamzerofficial1664 Год назад +2

    My ex Suu kal iyo orodki karestee❤😢

  • @emranfilms280
    @emranfilms280 6 лет назад +1

    waaaaaw
    nice Qalbiga iga taabaty

  • @husseinhersi5400
    @husseinhersi5400 5 лет назад +2

    Heestan wn badalay 2015 cidii rabta codsi iyadoo jacayl buuxshay
    Waxwalba waa xagiina

  • @MahamedAmiin-n8z
    @MahamedAmiin-n8z 2 месяца назад

    Hada ka hor gabar ayan is jeclanay kafatan iyo jacayl ❤ badan waxan maqlay maalin maalmaha kamida wala soo dontay😭 qalbi jab iyo murugo badan ilaa hada heestan ayan isku ilawsiiya waxan leeyahay😭😭 keydki kuma lihid qalbiga 😭😭😭🥀🥀

  • @mrmaqas1943
    @mrmaqas1943 6 лет назад +3

    Bk fanaan aan tageero

  • @abdijaamacmaxamed3415
    @abdijaamacmaxamed3415 Год назад +20

    2023. 11.24😪😪😪😪

    • @KhairehYasmine-hs6le
      @KhairehYasmine-hs6le 7 месяцев назад

      Same hbn sbtii so galayso adunkan kugu necbahay yaa dhaha masibada😢

  • @Muraadcashuur56
    @Muraadcashuur56 5 месяцев назад

    What an emotional song whenever I hear it I remember my past difficult moments one to another 😢😢 2024💔😭

  • @engxamsemacno7112
    @engxamsemacno7112 8 месяцев назад +1

    Kashaad gabteybey Bogsiine😢 😔 23/4/2024

  • @ubahmohamud1429
    @ubahmohamud1429 8 лет назад +18

    nice bk

  • @salmabaashe6537
    @salmabaashe6537 19 дней назад

    8/12/2024
    10:52 hapenimo. Xalad aan ku jiro ilahow khayr iga dhig 😢😢

  • @cumaraxmedqalinle1443
    @cumaraxmedqalinle1443 5 лет назад +1

    Waligaaay hees faallo kamaan bixin
    Tana kolYy sobabaan uga bixinayaaa 😴😌🤗

  • @iidleqoje560
    @iidleqoje560 5 лет назад +3

    heesta kaliya markan tabo jacaylkayga aan kala dheerany aan nafta ku samarsiiyo 😭😭😭

  • @clraxmaangaasofficial2589
    @clraxmaangaasofficial2589 5 лет назад +3

    Mohammed Bk heezihiizu makala dhacaan

  • @hamdiali143
    @hamdiali143 6 лет назад +41

    I love this song so much but it sounds like he had flu when he was recording this song to me 😂😂

    • @hayatsaid7620
      @hayatsaid7620 5 лет назад +1

      Hamdi Ali me too💔💔

    • @samiryareh6755
      @samiryareh6755 5 лет назад +2

      Kkkkkkkkk

    • @luulalaki6957
      @luulalaki6957 5 лет назад +1

      Omg wlhi I was thinking the same I was gonna say hargab asagoo kudhacay buu duubay😂 but it made his voice even sound better

    • @mohamedabdile2443
      @mohamedabdile2443 5 лет назад +1

      Hamdi Ali exactly that’s what I thought too

    • @somaliforextrader638
      @somaliforextrader638 5 лет назад +1

      😂😂😂😂😂😂

  • @maryamamohaa2348
    @maryamamohaa2348 7 лет назад +31

    Heesta xasuus ayey igu tahy anigo schol dhiganayo aya waxa i jecla wiil wanagsan dadka dhan ay jacel yihiin markas waxa sameyey wiilka ina ka aqbalay jacelyka aya ku ciyari qalbigisa waxan ku dul shukansan jiray maamulka scholka markas ayu i ogadey ayuu ooyey aniga gadaal dambo ayan kaso jecladey lkn uma sheeganin jaceylkeyga waa ka baqay marka wiil ay sxb yihiin ayu waxi i dhihi jirey sxbkagi heesta ayu dhageysta aniga ina so dowlaod gareystay aya dhageysan jirey asaga dartisa waxu iska masaxayey jaceylku i qaaday Anigo jacel ayaan schol dhameyey walhi ma ilaawayo qufkas sidu i wanajiyey alle ha dambi dhaafo

    • @kooshin7193
      @kooshin7193 5 лет назад +1

      Kkkkkkk war qoftan waaa burqatay inkstoo wqti ahyd 😂😂😂😂

    • @cayuniicadey268
      @cayuniicadey268 5 лет назад +1

      😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @heartlightqueen3985
      @heartlightqueen3985 5 лет назад

      😢😢😢 walahi huno qof adanaha qalbigiisa laguma ciyaaro waa xanuun 😢😢😢😢 allaha ku danbi dhafo isagana allaha uu bogo dhayo.... allahuma aamin

  • @zuhurabdikariin0931
    @zuhurabdikariin0931 10 лет назад +3

    Wow nice song
    We love cudkaha macane
    Masha Allah bk

  • @amuunmohamed8364
    @amuunmohamed8364 4 года назад +2

    Waa xaqiiqa midhkasi jacku was nabsi

  • @moshiinemoshiine4595
    @moshiinemoshiine4595 7 лет назад

    kaskiyo kasaray manka wah wah erayo mcn oo qiiiro leh uku imaaaw m. bk

  • @munaayomohamed3034
    @munaayomohamed3034 5 лет назад +2

    09 january 2015 waagan heestan weheshan jiry😭😭😭

  • @gafeylardigitalstudios3247
    @gafeylardigitalstudios3247 4 года назад +2

    Ka kac kuma simo kuladuye axsan,hees waa heeta kiliya aan hesaha bk tageero 😍😍😍😍 Gafeylar mohamud muuse ™°F°C ?

  • @mubarekhabane1535
    @mubarekhabane1535 6 лет назад +1

    heesta waa hees qaaliya maxamed bk

  • @cawojamac5344
    @cawojamac5344 7 лет назад +1

    maxmed bk the best singer in africa

  • @nuurjeenyochannel1979
    @nuurjeenyochannel1979 4 года назад +1

    Yaa igula raaxeysanaya 2020 nairobi kenya like inta iga danbeysa