SHAQADA UGU BADAN AAN HABEENKI QABTO NIGHT ROUTINE //

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 июл 2024

Комментарии • 57

  • @amalosman9338
    @amalosman9338 22 дня назад +18

    Ifraax waxay soo galisa wax anfacaya dumarka routin ayey wakhti dhan soo duubtaa dumarland dad qosolqosolka soo daayaba waad caawisaan ifraax iyo atrisho iyo my rajo iyo fartuun wax badan baad kafaa iidaan 1m ugu tuura bilaa calaykum hablahaas caawiya aaway dumarland kor usoo qaada marwooyinka

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 22 дня назад +13

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫶🏻❤️☝️

  • @ummumn8799
    @ummumn8799 11 дней назад

    Baranbaro seen u necbahay waxyabaha aan ku jeclahay Qurbaha waa Baranbaro la,aanta iyo nadiifnimada❤

  • @IntisaarMaxamed-nj4zo
    @IntisaarMaxamed-nj4zo 22 дня назад +5

    Team Sundus Team samiya team koko team amiro team cayda team saki soomaali team salax jj team adna team maclimo team alfa team kiki team deqoow jini team asad team abeera team cimran ❤❤❤❤❤❤❤ 300k kamisun abyo

  • @sadiamustaf157
    @sadiamustaf157 22 дня назад +4

    Masha Allah ❤❤❤

  • @hindisac7758
    @hindisac7758 21 день назад +1

    Mash Allah beautiful family allahuma barak

  • @maqzuudsiman2745
    @maqzuudsiman2745 20 дней назад +1

    Masha allh❤

  • @zahraismail2245
    @zahraismail2245 19 дней назад +1

    Walalo I want to tell you when you wash the dishes dry them with towel before you put them in the kitchen cabinet. If you don’t dry the dishes this will create bacteria and molds.

  • @Fatmachannel-kf8
    @Fatmachannel-kf8 15 дней назад

    مشاءالله ❤

  • @najmaismacil-kh1mu
    @najmaismacil-kh1mu 22 дня назад

    masha allha ilhya ha ku barakeeyo qoysakaga xppti❤🎉

  • @juweriyoibrahim3540
    @juweriyoibrahim3540 19 дней назад

    ماشاءالله ❤

  • @Saabo607
    @Saabo607 11 дней назад

    Masha .Allaah

  • @Prettysukaynah-co2dh
    @Prettysukaynah-co2dh 21 день назад

    M.a alahuma baarik 😊🥰

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 21 день назад

    Masha Allaah ❤❤

  • @IqroAli-f2o
    @IqroAli-f2o 13 дней назад

    Guuleyso xappti

  • @user-rg9mo7ry8m
    @user-rg9mo7ry8m 22 дня назад

    First one always 🎉

  • @SalmoLoveLii
    @SalmoLoveLii 22 дня назад

    Ifraax dey dii❤❤

  • @saadianasteh8449
    @saadianasteh8449 21 день назад

    I love uuu money keep going

  • @BidaayeTV
    @BidaayeTV 21 день назад +2

    ifaax abaayo alaah gurigaada habara keeyo

  • @najahSaid-pn4jd
    @najahSaid-pn4jd 22 дня назад +1

    Ano kala tahy mcn dhanaan la aan maba quraacdo suugadiyo ii buuxda shaax ku darsada😂❤

  • @Captian_Dool_20_24
    @Captian_Dool_20_24 22 дня назад +3

    Muuse muxuu ka shaqeyaa

  • @XamdaMohamed-f1o
    @XamdaMohamed-f1o 22 дня назад

    Menasha all alow ❤kixifdi which aadban kuu jeclahay abayo ❤waxn dareema markan kuwaayo ❤waxn dareema cidlo

  • @FathimaFathima-rz6yl
    @FathimaFathima-rz6yl 22 дня назад

    Abaayo alaabta qoyanka eh hagilin dolabta baram barada waxas aakukenayo❤❤

  • @NimcoAbdi21-iu8nl
    @NimcoAbdi21-iu8nl 22 дня назад +1

    Ana rabo ina ka barto doolshaha noso gali xbbti❤

  • @sagalsiman3444
    @sagalsiman3444 22 дня назад

    musasalka noo sheeg magaciisa iyo meeshuu kasoogalo qalbi 🙏🥰

  • @LayloCabdixirsi-sb1qm
    @LayloCabdixirsi-sb1qm 22 дня назад

    Walaley dhegahaa najabisay 🎉😂😂😂

  • @sahramohamed6936
    @sahramohamed6936 22 дня назад

    Asc😊

  • @deeqahussein1261
    @deeqahussein1261 20 дней назад

    Duud daadu way madoo badeen

  • @QamrMohamed2022
    @QamrMohamed2022 22 дня назад +1

    Naa ifrahey challenge sosamey

  • @user-mr9wq4dt1u
    @user-mr9wq4dt1u 20 дней назад +1

    Quruxeey weelka oo qoyan ha xareyn maro kuqalaji hadad sugikarin intuu qalalaayo baranbarada waxay katimaada looxa marku qoyo ❤

    • @ubahabdisaid2222
      @ubahabdisaid2222 19 дней назад

      @@user-mr9wq4dt1u sax aniga xata wa ku iri taas baranbaro ma aha wax wanaagsan

  • @itssabiriina9056
    @itssabiriina9056 22 дня назад

    Ow isku midaa nahy macaan dhanaan la igma maro ❤😮

  • @deeqahussein1261
    @deeqahussein1261 20 дней назад

    Waal cusub iibso

  • @nagaad5509
    @nagaad5509 16 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaizoCusman-nv8io
    @FaizoCusman-nv8io 22 дня назад

    ❤❤❤

  • @CaaishoCabdiqdir
    @CaaishoCabdiqdir 22 дня назад

    Ifka nolòshà❤❤❤

  • @sagalsiman3444
    @sagalsiman3444 22 дня назад

    ifrax abaayo illah gurigaga ha kuu wanaajiyo nolow inta nolol jirto

  • @XasanAhmed1712
    @XasanAhmed1712 20 дней назад

    Asc

  • @BilathoSirat
    @BilathoSirat 19 дней назад

    M. A❤❤❤❤

  • @FarahHooyo
    @FarahHooyo 9 дней назад

    ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @user-sw1dt7jr4q
    @user-sw1dt7jr4q 22 дня назад

    Noosoo geeg qali😢

  • @fadumocabdiqaadir4743
    @fadumocabdiqaadir4743 20 дней назад

    Canjerada qafifka aad u jceylahay

  • @ubahabdisaid2222
    @ubahabdisaid2222 21 день назад +1

    Ifrax alaabta maxa u xareysa iyado qoyan iska tirtir baran barada tasa kugu wacan istiraasho ku qalaji Macuunata abaayo

  • @AbdikadirAbdifatah-ed9zw
    @AbdikadirAbdifatah-ed9zw 17 дней назад

    noso gali

  • @user-rc6lp6oq7r
    @user-rc6lp6oq7r 22 дня назад

    Kg

  • @ikarnomar-qt1es
    @ikarnomar-qt1es 22 дня назад

    Abyo ifrax weelka biya ka birir calaji sasay baranbartu ku timada ❤

  • @user-um7gj5of1q
    @user-um7gj5of1q 22 дня назад

    Scwscw scw scw

  • @maziyamuhiim2093
    @maziyamuhiim2093 22 дня назад

    Hhhh naa walley bas dheh bal routine maxaaya shaxdaan badal bal dadku guri wey kawa shaqeyan wax cusub soo gali

    • @ifrahqaliif5819
      @ifrahqaliif5819  22 дня назад +3

      Haduu san ku anfaceynin meesha ka caga cageey

    • @user-hb3kk9mw4x
      @user-hb3kk9mw4x 22 дня назад

      Xumaan hanoo qaadan wll jalanjiyo nosoo gali baayo jimacaha iyo ramadaantana rotinka noogu tur hye dheh qalpi❤😂​@@ifrahqaliif5819

    • @user-ws9be1eu8c
      @user-ws9be1eu8c 21 день назад +1

      Anaga fiirsana oo ku haysana daa gabadha

    • @user-hf3zx7nt8l
      @user-hf3zx7nt8l 21 день назад +1

      Xan maa rabtay iyo nolol beena lagaadhadhiciyo

    • @haboondiini-fz5fh
      @haboondiini-fz5fh 18 дней назад +1

      Anaka ku hesanaa hbbti 2 qof oo xun ha u qapnin​@@ifrahqaliif5819

  • @najahSaid-pn4jd
    @najahSaid-pn4jd 22 дня назад +1

    Ano kala tahy mcn dhanaan la aan maba quraacdo suugadiyo ii buuxda shaax ku darsada😂❤