Ruwaayadii ii daaya dooqeyga, Abti Liban Sahra Omar, iyo Filsan Dheeman

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024
  • Ruwaayadii ii daaya dooqeyga, Abti Liban Sahra Omar, iyo Filsan Dheeman

Комментарии • 275

  • @ayaannour2976
    @ayaannour2976 4 года назад +18

    Akhas caleek hooyadii bu xamnyaaa waa riwayad dhaqan xumaa..waar hooyadu waa boqorada koobaad aduunka miisaankisna ma siisteen hooyaday iyo walidkena dhamaan❤🙏😭

    • @farhiafarah6954
      @farhiafarah6954 2 года назад

      No , xaasad yar ama gabadha khadraayfaraxsan, lay qadariyaa lay qiimeeyaa lay riyaaqaaa.

    • @farhiafarah6954
      @farhiafarah6954 2 года назад

      Wax waa dhaqaalaystaa kala reebtaa qoftan.

    • @chef_bushra
      @chef_bushra 2 года назад

      run ma ahan ee waa ruwaayad

  • @fardowsoabdulahimuhamud8978
    @fardowsoabdulahimuhamud8978 4 года назад +39

    Sahra cumar dhule ilahayow cimarigag raji wa qofa qalabi fiican

  • @hamzayousuf627
    @hamzayousuf627 4 года назад +15

    Xisaab badana ma sucuudigey ka timid ku lahaa mama caadi mha intii ila aragtey like ta

  • @ubahchannel1730
    @ubahchannel1730 4 года назад +13

    Yes we are Djibouti 🇩🇯💯💯💯❤️❤️❤️

  • @sweetyquruxsancali8394
    @sweetyquruxsancali8394 4 года назад +16

    Gabar tacbaana haku darinina abti liiban waa nin labo lafoode like👇

  • @kaftanmadaaxdachannel3809
    @kaftanmadaaxdachannel3809 4 года назад +38

    Adiga jihad miyad ku jirtaa😁😁😁😁😁🙆🏿‍♂️ inta igu racsan ninkan in u yahay funny like daba is tag

  • @saadmaariinka2428
    @saadmaariinka2428 4 года назад +44

    Hadalada Qaar inaa ku dartaan ma fiicno lagayaabee iney Ilmo yar yar idin Daawanayaan waa iga talo

    • @Quruxsan3
      @Quruxsan3 3 года назад +2

      kkkkk wll meeshan ilmo looguma tala galine dugsiga ha aadan

    • @salehomarabdullah7087
      @salehomarabdullah7087 3 года назад +1

      @@Quruxsan3 😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣

  • @umiishraq504
    @umiishraq504 4 года назад +14

    mamo sahro ful respect❤

  • @fatimayarey3607
    @fatimayarey3607 4 года назад +7

    Wakhoslay wlaahi cadi maha 👏👏👏👏👏💕💕💕💕

  • @idilwarsame2127
    @idilwarsame2127 4 года назад +3

    Labo is ku nooca is heshay waad isku soo baxaysaan ha isoo marina subxaan Allah

  • @aweysabdlla4160
    @aweysabdlla4160 4 года назад +17

    Waa like isaara hee xogmaal

  • @suadabdalla9863
    @suadabdalla9863 4 года назад +1

    Walalhen jibuuti jecliya waa ddka ugu gobsan Somali

  • @khalidcabdi1530
    @khalidcabdi1530 4 года назад +3

    Riwayadu waa iga qoslisay kusoo dara liiban rageedi adaan ku wataa 👍

  • @cabdijibaarsiciid6141
    @cabdijibaarsiciid6141 2 года назад +2

    Wiil ii soo dir

  • @malmo4235
    @malmo4235 4 года назад +3

    Hadaa adoo soor majiiraaya daawanaysid nab kusii sulka akhwaani👌🏾❤️🔎 abti LIBAAN SALAAN A
    SARE

  • @sophiaibrahimibrahim2281
    @sophiaibrahimibrahim2281 4 года назад +11

    Sariir Idin deeqda halkee kakeenaaa kulahaaa🤣🤣🤣🥰

  • @hanadmohad6777
    @hanadmohad6777 4 года назад +3

    Mncha allh edadey saxro🤩🤩

  • @sayidhaaji381
    @sayidhaaji381 4 года назад +1

    Abt liibaan maanta sifiican ayuu usoo jartey

  • @mahamedalikaftanshax9535
    @mahamedalikaftanshax9535 4 года назад +4

    Subxanalaaah war hadeer waxaad ku had laysid ma ogta hay...aaaaaah😓😅she is dad.....ilahay baa dili kara ee doono gabadhay hooyo kuu dokhaday...

  • @ahmedbashiir7670
    @ahmedbashiir7670 4 года назад +5

    Hhhhhhhhhh Abti libaan inta ila taageedha like isaara plz,

  • @apdirahmanawad2666
    @apdirahmanawad2666 4 года назад +16

    Qfkii ugu horeyey like isara

  • @suhuurahmed368
    @suhuurahmed368 2 года назад +1

    14:50 Ayey wa ku noqon karaa ma didani lkn ani ayaydaa ma ihi😂😂💔 i like that Mamo sahra We luv u wllhi❤️‍🔥😂

  • @caalinAbyan
    @caalinAbyan 4 года назад +2

    Riyawad ha odhanina zahra dhulle hore usoco.
    Hadrawi hadu dawan laha.
    Wu iska dayn laha riwayadihisa dhan.
    Xata ma dawan karo.?
    Wax laga faido ama wacyi galin ah ma jiro

  • @muhanadabiib7687
    @muhanadabiib7687 4 года назад +12

    Hhhhhh berkeda so carfayo😂😂😂😂😂😂😂 karbashana shuuqul kuma lahan abti liban wax kale waye 😂😂

  • @elmikamil9487
    @elmikamil9487 4 года назад +15

    17 sano 17 cisho 17 saacadood 17 minit 😅🤣🤣😅😂🤣

  • @MariamAhmed-vz3fk
    @MariamAhmed-vz3fk 2 года назад

    Riwaayadaan caasinimaa kujirta Abti liibaan hooyo saas looguma jilo

  • @alixuseenaadamdaaacaad1363
    @alixuseenaadamdaaacaad1363 4 года назад

    Abti horey u soco wn ku tagera

  • @zulthanzakimuuse8702
    @zulthanzakimuuse8702 4 года назад +3

    Riwayadan aad uga helnaye part 2 noo soo gudbiya

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 4 года назад +3

    Abti liibaan salaam gobeed 😍😍😍

  • @abdishakurkhalif9310
    @abdishakurkhalif9310 4 года назад +18

    Wixii daawo maraynkan yalay ayada leeftay kulahaa😂😂😂

  • @عبدالرشيدعلي5812
    @عبدالرشيدعلي5812 4 года назад +4

    13:55 xisaab badaa sacuudiga miyey katimid😂🤣😂🤣😂🤣😂

  • @ilwaadqurux5
    @ilwaadqurux5 4 года назад +3

    Gabadha ani cml 😁😁😁 wx kasto ikeen 😁😁 iska dhahade 🍨🥛🍹🍯🧁🥗🌮🧆🌭🍕🥪🍖🍗🥩🥩🥓 saad nimo 😁😁

  • @zulthanzakimuuse8702
    @zulthanzakimuuse8702 4 года назад +10

    2:35 hadas la is karbaashaya

  • @abdikarinwiire7801
    @abdikarinwiire7801 4 года назад +2

    🤣🤣🤣🤣 subscribed igu soo cimamada sxbyaal ♥️♥️♥️♥️🙌

  • @MrAbdullahi701
    @MrAbdullahi701 4 года назад +3

    Waan ka helnay wllhi noosoo badiya plz

  • @zeinababdirahman1904
    @zeinababdirahman1904 2 года назад +1

    Love mama zahra

  • @abusharma9221
    @abusharma9221 4 года назад +9

    Xafad qaldan an sogalay kulaha Wlhi dacad uqoslay😂😂

  • @Degahabour
    @Degahabour 2 года назад +3

    allh jabuti kulaha😁😁😁

  • @abdirahmaansagaale5937
    @abdirahmaansagaale5937 4 года назад +3

    Hadaa leys karbaashaayaa dabaqaa saaranahay caawa inan karbasha rabaa kulahaa

  • @hodancumar7495
    @hodancumar7495 4 года назад +6

    Hal mar hada ku fadhizto waa dhimane iga dheh🤣🤣🤣🤣🤣🤣😁

  • @anhaarchannel7837
    @anhaarchannel7837 4 года назад

    Mamo sahra illaahey haku xafido

  • @abdijama8983
    @abdijama8983 4 года назад +2

    Manshallah

  • @ubaxqaran3235
    @ubaxqaran3235 4 года назад +7

    waa naag xun oo gomaka ka tagan yahiin😂😂😂 Thank you abti libaan😂😂

  • @a..b8253
    @a..b8253 4 года назад +1

    Kkkkkk wixii dawo mareykan yali iyadaa leftey😂😂😂

  • @jabirmohamed5410
    @jabirmohamed5410 4 года назад +7

    I missed your short films, plz try to post more videos 💕💕💕🤣🤣🤣😘😘😘😂😂😘😘💥🔥✨💥💥

  • @anisopilanbari170
    @anisopilanbari170 3 года назад

    Jecliya abti liban

  • @iskakeeycafi847
    @iskakeeycafi847 4 года назад +7

    Wlhi tanoo kale anay igu dhacday gabar baa balan saday markan maqaayad wada tagnay ayay 5 Gandhi sxb badeed hoos kawacday 185 dollars iga baxday hhhhhh 😫😫🤔🤔 dib danbe uma wicin 🤳 fakatax qasaaro dambe no no no🤣🤣🤣

  • @jjenko6366
    @jjenko6366 4 года назад +1

    haha intekanee sariir ini deeqda, islanta yari waa funny. labo qof oo burbuuran oo iscaynaya weliga ma aragteen ?

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 4 года назад +2

    I need prt short 2

  • @aweisbaraf8293
    @aweisbaraf8293 4 года назад +2

    Fanny wye apti liiban😉👌✌

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 4 года назад +2

    Waaaaaaaaaw

  • @asiyamohamed789
    @asiyamohamed789 4 года назад +2

    Wow

  • @shukriyaha3881
    @shukriyaha3881 4 года назад +1

    Hhhhhhhhhhhhh sariir ini deeq dah ma inii hayoh 😀😀😀😀😀

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 4 года назад +4

    Djibouti dhan lifti maka garacdan kulaha aar libanoy ralinoqo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂🇩🇯

  • @farhiafarah6954
    @farhiafarah6954 2 года назад

    Wareerba meesha ku dhaafaa waa hee farxaa .ma enagaaba hee is waalnayba.relax

  • @سميهاسماعيل-ط7ب
    @سميهاسماعيل-ط7ب 4 года назад +1

    Kkkkk qosol badanaa xaafad qaldan aan soo galay ku yeh

  • @osmansaredo2877
    @osmansaredo2877 4 года назад +3

    Kkkkkkk Djibouti kkkk below waye Djibouti kkkk gesiyaad abtiyo Liban

  • @khalid-li4nh
    @khalid-li4nh Год назад +1

    Daawo wixiitaaley maraikan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hafsacali2429
    @hafsacali2429 2 года назад +2

    Jabuuti jabuuti,😂😂😂😂

  • @dekamohamed9769
    @dekamohamed9769 Год назад +2

    😂😂😂mom so funny 😂😂

  • @libanlibz8993
    @libanlibz8993 4 года назад

    Abti liban one lav

  • @Atarisho
    @Atarisho 4 года назад +2

    Hilarious nice ...where is part2 noh

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 4 года назад +1

    Ileen Somali waxaa chu dhhubay waa uun gaajo.

  • @MM-hz3eb
    @MM-hz3eb 4 года назад +5

    😂😂😂 xagee laga helayaa sariir qada

  • @samsamabdirisak5677
    @samsamabdirisak5677 4 года назад +3

    Masha Allah riwaayada kkkkkkkkk

  • @unknownh7969
    @unknownh7969 Год назад +1

    Love this

  • @qubalagadali9703
    @qubalagadali9703 4 года назад +4

    😂😂😂 majihaa daysaa Adi kula haaa girga cunada ugu samay hhhh

  • @apdirahmanawad2666
    @apdirahmanawad2666 4 года назад +2

    Waaaw nive

  • @ubahchannel1730
    @ubahchannel1730 4 года назад +3

    Thanks so funny 😂 😂😂😂😂😂😂😂😂👍💕💕💕

    • @sahraomar3731
      @sahraomar3731 4 года назад

      🍧🍧🍧🍧🍧🍨🍰🍭🍭🍭🍭🥧🍰🧁🧈🍥🍩🍘🍱🍘🍫🍫🍩🥮🥮🍱🍱🍱🍱🍱🥮🥮🥮🥮🍥🧁🍫🍫🍫🥧🧁🧁🧁🥧🥟🥧🍰🍧🍦🍦🍮🍤🍤🥡🍨🦞🍨🍢🍡🍡🍢🍚🍚🍚🍚🍚😛😤🌚🌚🌚🌝🌛😷😞😞😥😴🤧😷😷😷😷😷😷🤧🤧🤧😷🤑🎃🤓🤑😎👹🎃🎃🤥☠️👹👹😽👹🤓👺👺👺👺👺👺👹👹👹👹👹👹👹♥️❤️❤️❤️🤍🤍💓🤎😼💚💙💙🤎🤎💖💋💗💖💖💝💖💖💖💗💓💞💋💋💋💋💋💔💔💔💔💋🔥💔👤💢💯💯💢🩸🩸🩸💨💦💤💀👥🕳️🕳️🕳️👤👤🗣️🗣️🧠🩸🦠🦠🩸🩸🦠🦷🦷🦠🦷🦠🦶🦴🦴🦷🦴🦷🦴🦴🦴🦴💀💀💀👀👀👀👁️👁️👄👄💪👄💪💅💅💅💅💅💅💅💅💅🙆🛀🛌🛀🛀🛀🛀👩‍🦳👩‍🦰👩‍🦰👫💏👫💏🧔👶👶👲👶🍈🍈🍋🍋🍓🍓🍓🍓🍈🍏🌰🌰🥜🍞🥦🌽🌽🥦🥒🥐🥖🥯🥖🥖🥯🥯🥯🥖🥖🥖🥪🍝🥡🥟🍜🍛🌮🌯🌯🌯🍕🌯🍖🍖🍗🍗🥖🥯🥖🥖🥖🥯🥯🥯🥯🥯🥯🥯🥯🥯🥯🥖🌯🌮🌮🌮🌮🌮🌮🌯🌯🌯🌯🌯🌯🌯🍮🍧🍦🥟🥡🥡🍤🍔🍔🍔🥞🍟🥓🥓🥩🍗🍗🌮🥪🍝🥫🥫🥣🍟🍟🥨

    • @sahraomar3731
      @sahraomar3731 4 года назад

      🍟🥣🥫🍝🥪🌮🍗🥩🥓🥞🍔🍤🥯🍧

  • @zahraidi
    @zahraidi 4 года назад +1

    Why Djibouti ? Maa abuseka jiiraa?

  • @xasanyare7660
    @xasanyare7660 4 года назад +1

    Liibaan wllo caatadaa kuheesanaa hanaga af lagaadeen 😍😍😍

  • @mahamedsaed2446
    @mahamedsaed2446 3 года назад

    Company bariis igu caawiya u tagayaa kulahaa sodohdu wixii hore iyado layaban bu Balbalar cusub bu soo kaxaystay

  • @nouredinmohamed1112
    @nouredinmohamed1112 4 года назад +2

    😂 😂 😂 😂 Liiban rageedi waye karabash shuqul kuma la'aahan kuyiri wa isku mid

  • @jhussain1507
    @jhussain1507 4 года назад

    Abti Libaan gabadha kula jilosa ruwayada yey ku dhaafin waay kugu sobaxeeysa balbalarka isla tihiin iyo cunayaal

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 4 года назад +3

    Sariir idiin deeqdo intee ka keena ay dhahday mama sahra😂😂😂😂😂

  • @falissiyad6332
    @falissiyad6332 4 года назад +6

    Kkkkk xaafad qaldan sogalay aaaa

  • @talisoyusuf2366
    @talisoyusuf2366 4 года назад +5

    jihaad maa ku jirtaa kulahaaa😂😂

  • @abdikafiileye7201
    @abdikafiileye7201 4 года назад +3

    Hahahahaha Aniga maa balbalaarka igu tarminaysa

  • @wandaba90
    @wandaba90 Год назад +1

    Loooool 😂

  • @abdiali8227
    @abdiali8227 4 года назад +1

    Abt leeee eey aa tahay karbaash shuqul kuma laho

  • @hanadmohad6777
    @hanadmohad6777 4 года назад +1

    Allow kuuday👀

  • @عبدالرشيدعلي5812
    @عبدالرشيدعلي5812 4 года назад +1

    Xaafad qaldan baasogalay😂🤣😂🤣 06:48

  • @caishamaliindi4784
    @caishamaliindi4784 4 года назад +1

    Jhhhhhhh 50 kiii ka bilowday kkkkkkkkkk kulahaas xafad qaldan ayaa so galay kkkkkkkkkkk abti liibasn so funny kkkkkkkkkkkk

  • @hiboofficial440
    @hiboofficial440 4 года назад +3

    Kufariisa ledahay hdii an agmaro xata eber waa kulaha liiban cadi maha🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @MrAbdullahi701
    @MrAbdullahi701 4 года назад +2

    Sahra Cumar iyo Liibaan so fanny wllhi

  • @Kaahin99
    @Kaahin99 4 года назад +2

    Hhhhhhhhhhhhh mom sahro wlhi kal iyo laab uqosley

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 4 года назад +9

    beerkeyda soo carfaayo😁

  • @yasinahmedosman82
    @yasinahmedosman82 4 года назад +2

    Kkkkk labadiina ilmihii aad dhashaan ayaa noqonaayaan miyaa ilmo sulub sulub ah oo yar yar

  • @bulashawi8926
    @bulashawi8926 4 года назад

    Adi jihaad maku jirtaa

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial 2 года назад

    RIWAAYADU WAA TOP 10 lkn waxa keliya oo xumeynaya intayar ee uu hooyada xamanaayo dhaqan somali iyo mid islaam midna meel kagama jirto hooyo wax laga sheego

  • @darmaanheis8916
    @darmaanheis8916 4 года назад

    Qurbe joogtu ma sidan bay u wada hadlaan

  • @amaalkaafi5412
    @amaalkaafi5412 4 года назад +1

    Hhhhh alle qosol iguma harin

  • @balqiisz.lyricsz2746
    @balqiisz.lyricsz2746 4 года назад

    A S C NOO SOO BADIIYA

  • @safiyoosman6510
    @safiyoosman6510 4 года назад +1

    😁😁😁😁😁😁😁 abti liban cadi ma ahn

  • @kaftanmadaaxdachannel3809
    @kaftanmadaaxdachannel3809 4 года назад +3

    Gabadhan neeftaa qabta hooyo uma bahni🤣🤣🤣🤣🤣

  • @umo.suheeybsuldan4727
    @umo.suheeybsuldan4727 4 года назад

    Warkani. Afsomali xumaaa lagugu dhufay

  • @Shakiib99
    @Shakiib99 4 года назад +4

    Dadkaan wax matalaad xumaa

  • @fayselhusen2216
    @fayselhusen2216 2 года назад

    Laxam duban

  • @somnaturalcure7794
    @somnaturalcure7794 4 года назад

    cawa waslad maka hadlinee mxaa dhacay abti libanoo

  • @seinababdi1835
    @seinababdi1835 4 года назад +1

    😁😁😂😂😂😂😂😂😂😂👪👪