I watched this with my three young boys, walee waaa U fasiraayey they loved it, it was very informative and much needed... Ilhay SWT wiilasha iyo gabdhaba ha noo xifdiyo
Mncha ALLH barnamijka aad iyo aad uu wanagsan waaye waligeey muqaal 27 daqiiqo maa dawan ee waxan uu dawadaay siidaa aad uga faal celideen barnamijka uu bahiyaay muqal bahiyaha universal TV 📺 ee sodohda keep going hogmal media 👏👏from Mombasa Raha Kenya 🇰🇪
The best film in the year 🥰. Really wacyiga jira o manta taagan ayaa ka hadashiin, Waxan film lama dhihi karo ee waa so celin dhaqan wanagsan oo sii dabar go i raba, Thank you to all Lagents in parties of the film.
Mansha Allaa Hadad Hooyadii laga doodayey ee lagu qabtay jumhuriyada Barakaysan aad Filim ka Sameysay aad ayaad Rag badan aad u dhaftay (Barasitimoolow)Alle Ha ku Xafido🧠✍⚖⛹♀️💚🙏🔑🕋🕋
hooyo cidna lama siisan karo mahadsanid team ka ugu jiliinka fiican jiilka maanta. si qaasa mahadaanid walal maxamed prestimol waan ka helay jiliinkaaga iyo fikradahaaga aan caadiga ahayn
Hhhhh Mama Sahra soo Fanny wlhi wey iga qoslisa 🤣🤣🤣Liban Halyey Isna xajiyadibu ku xidhey Albabka👍👍👍Waa film Cajiiba Iyo paracemol o isna rool fcn ka ciyaarey Masuul Hyo jecel dheh😍 Mash'allah
Wooow This movie is deeply influenced the best n truth of positive minded people. Am really crying 😢 😭 😪 There are great of everyone there and hope should be of kheyr iyo kheyr
Aduunka waxana u jecelahay jecelke yga hooyadiis waa hooyo runtii aan waligeey garaneen waxa aan ku qayaaso nolosheeyda ma xumeeyn wiilkeeda waxaa igala dagalanta sidii nafteeda waax iga celiss Allah tabarakallaah watacalla Taas ha i raajo cumrigeeda❤️❤️wlah sodoh ma wada xuma guys💋❤️
Masha allah hadi hoyoyinkena saxiban guryahena firi mom Sahra iyo deeqa sidey u jilen waa waxa lagu daydo hoyoyinka aya masul ka ah waxa dhalinta ka guxayo
Hey paractimol Keep going. I like the acting skills of the lady acting as ur mom kkkkkk I like how she says to the guy with the quxu quxu what you call thatlkkk
Wlhy wa the only you tube channel ee wax daxal gal ah soo diga am watching with in the track dadka keli ee aan wadada kumara keep going shaqa wacan baad umada uu haysaan asc all from Oklahoma
Xogmal media my favorite RUclips channel 💕💕💕
Åååå
Sa
ruclips.net/video/nlxONzAwuKQ/видео.html
NIN XAASKIISII DUQSI KU DUL DILAY 😭😭
ARIN LA YAAB LEH 😭
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ ❤️💖💖😢😢😢😢❤😢😢😢😢🎉
Inta Hooyo Jecel Ismuujiya ❤️❤️❤️🙏 I Love You Mama ♥️🌹♥️
I watched this with my three young boys, walee waaa U fasiraayey they loved it, it was very informative and much needed...
Ilhay SWT wiilasha iyo gabdhaba ha noo xifdiyo
Dabcasar o 10.000 k,doolar maama weyn kunikaxshayruclips.net/video/iztdQGBef5I/видео.html
Hooyadeey ooo geeriyoootay ayaa soo xasuuustay…. Ilaaahey ha u naxariisto inta waaalidkooda geeriyooodeeen. Aaamiin.
Amin ilahay haw naxaristo qabrigeeda alle haw waasiciyo iyada iyo waalidkeen oo dhan
Aamiin
Alle haw naxariisto😢
This is the beauty of life. You gotta respect parents no matter which side.
Diidan markan arko qosol isma hayn karayo yaa ila qaba 😂😂😂😅
19:08 most beautiful moment🥺🥺🥰 wiilkasta hadduu saas iskugu heesto hooyadiis iyo xaaskiisa guryo dumo lama arkeen💯😍
Best Somali Short Films are from N. America 🇺🇸 🇸🇴 keep it up guys ✊🏼
What about us in Uk 🤣… I agree with you though
N. America they are young and creative they connect with us … reer Uk old style 🤣🤣🤣 alabta qabyo camal…
@@JJ-xm2km Abukar Mahdi ayaa ka fiican
@@JJ-xm2km 🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🇸🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Ala didan dhib badana nice film asaxabay so badiyaa
No word can explain this film beautiful manshaallah may Allah bless all mother's🤲🥰🥰
Mncha ALLH barnamijka aad iyo aad uu wanagsan waaye waligeey muqaal 27 daqiiqo maa dawan ee waxan uu dawadaay siidaa aad uga faal celideen barnamijka uu bahiyaay muqal bahiyaha universal TV 📺 ee sodohda keep going hogmal media 👏👏from Mombasa Raha Kenya 🇰🇪
Masha alh qurux badanaa Ilahow sidan oo kale guryaha somalida ka dhig😍❤️
رائع جدا جدا جدا جدا جدا جدا جدا
Dhamaan hooyo yinkeen allaw howy janada kasii aamiin yaarabi 🤲🤲😥
Mashaa Allah beautiful voice of dhaanto. True hooyo macaan way astaahishaa amaan iyo dhunkasho,xambaarid. Rabiyoow inta nool iyo inta dhimatay naxariista guud iyo Midgard ahaaneedba Rabiyoow sii amiin ya Rabi amiin ya Rabi amiin ya Rabi 😊♥
Dabcasar o 10.000 k,doolar maama weyn kunikaxshayruclips.net/video/iztdQGBef5I/видео.html
The best film in the year 🥰.
Really wacyiga jira o manta taagan ayaa ka hadashiin,
Waxan film lama dhihi karo ee waa so celin dhaqan wanagsan oo sii dabar go i raba,
Thank you to all Lagents in parties of the film.
Best somali short flim I wach from France 🇫🇷 🙌🏻
Mahadsatihin dhamantin i have waited for more any way thank you all nusodedala
wlh sodoh aad ayaan ujeclahay
hooyaday idhashay iyo ayada we isimanyihiin
waayo ayadaba waahooyo soomaaliyeed inaan
naco waxba iima sookor dhinayso waasaygayga
hooyadiis waa cauurtayda ayeeydoot waa aniga
hooyadaydii 2aad meel kuma kalaharno siwalba
ooay uqaldantahay waa walid waad qaldantahay
lama dhihimaro anigana ilmaheedi ayaan ahay iloveyou
☆mom🤞❤️🌹🌍💋💋💋💋
Hooyo machan jana fartos Alaa ku siyo amiin .🤲🤲🤲🤲🤲
I like how dynamic this group is. Sheekadii Sodohda ee hargaisa ku soo Darren
Masha Allah Hoyo mcn Allow ku xafid Adun iyo AQiraba❤❤
Acuudhubillaahi is calling u gyz ure Killing mih uuuuh🤣🤣🤣🤣💯👋🤨👊👊
Best short film keep going team xogmaal production
Diidan best comedian keep up the work alway be togethernessly.
Another level 💯 👌 👏
Maxmamed Barastamoool Taagraa u ahy wiilkaas alle ha xafido ♥️🕊
Wixi igadanbeya liketa isiyaa😂
Mansha Allaa Hadad Hooyadii laga doodayey ee lagu qabtay jumhuriyada Barakaysan aad Filim ka Sameysay aad ayaad Rag badan aad u dhaftay (Barasitimoolow)Alle Ha ku Xafido🧠✍⚖⛹♀️💚🙏🔑🕋🕋
Hooyo Allow naxariistaa kuwaraabi jannatul Firdaus, I lost my hooyo November 30 2021 inalilaah waina ileyhi rajicuun 😭😭😭
Ilaahay ha u naxatiisto hooyo Mcn
Ilaahay janatu fardowsa ha ka waribiyo
Amiin amiin amiin amiin amiin amiin
Mahamed barastmol wan ku wataa shahru khan ♥ kena from muqdisho
Best actor deeqa bilan meeshay ku jiro maba dhaafo walaahi
We love deeqa keep going
Very important and educational lesson thanks Mohamed huno for the beautiful and wisdom fikrad
Hooyo mansha Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰
Wlhi wanka helay qabka loo jilay filimka keep going forward xogmaal media
Parastamol caadi mahan waan jeclahay jilitankiiza ❤💯
Love it straight from C-BUS all the way from cleveland ave and morse...acudubillah😂😂😂😂
Oh I am miss my mom allha ha unaxariisto Amiin thank you for sharing this 👏❤️👋🌺
Ano so koobayo aad baan oga mahadcelinaya dhaman dhalinta waqtigoda galiyay qancinta shacabkoda ano aad u ogsoon ineyna sahlaneyn qurbaha cimilada iyo shaqoyin ka aay nogaso tageen😭😭 teda kle maamo sahro cumar dhuule alle haxifdiyo waxay matasha dhinacyada ogu dhibaatada badan inta aan arkay filimada o idil rabi haidin xifdiyo dhamaantiin iyo asxaabta idinka mashqulsan maanta
Channel ka isha aan ku hayo marwalba keep going Brother's
BAARASITIMOL IYO ABTI LIIBAN,,,,,SODOH IYO SODOGYADII WAA U HIILISEEN GOOD JOB GUYS,,,#LAANDHEEREYAAL
Wow ❤❤❤
I love my hooyo mano 😘💝💝💝💝💝💯
hooyo cidna lama siisan karo
mahadsanid team ka ugu jiliinka fiican jiilka maanta.
si qaasa mahadaanid walal maxamed prestimol waan ka helay jiliinkaaga iyo fikradahaaga aan caadiga ahayn
Dabcasar o 10.000 k,doolar maama weyn kunikaxshayruclips.net/video/iztdQGBef5I/видео.html
Masha Allah hooyo waaa hubkii gurigaa🙏💞
Hooyo inta haysato allah ha udaayo inta ka dhimatayna allah ha guugu naxariisto
Hhhhh Mama Sahra soo Fanny wlhi wey iga qoslisa 🤣🤣🤣Liban Halyey Isna xajiyadibu ku xidhey Albabka👍👍👍Waa film Cajiiba Iyo paracemol o isna rool fcn ka ciyaarey Masuul Hyo jecel dheh😍 Mash'allah
Sodohday wa hoyaday 2bd lov you hooyo❤❤❤❤❤❤
Masha allh flm oo qisada malmahn taagn ka hdlayo aa soo guud biseen fikirkina ilhy hanii barakeeyo hooyo ixtiraam weyn ee mudanthy ee walid walbo hala ixritaamo aduunkan asaa malmo kooban iska ehee
Sumaya waaba laga badiya tan yar agtarisho haaga dhigo
Beautiful message 👏🏾👏🏾👏🏾
M.allah bes filim hore usocda dhamantiin👍
hooyo mcn ilaahay hainoo daayo🌹😢💕💕
Mama zahra wa funny na iga tag gas iyo sonkor ban qaba jug iyo jag makarayo kuteeh 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Masha allah
Masha Allah Wax fiican ayaad soo bandhigteen.
Keep Going 🤗
Dabcasar o 10.000 k,doolar maama weyn kunikaxshayruclips.net/video/iztdQGBef5I/видео.html
Flim waxbadan taabanaya wlhi 💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽💪🏽
Nice one ❤
MashAllah ❤️ aad iyo aad aye ilenteyta uqubatay markan dawatay ruwayatan Allah haku dhayo Mohamed pracitamol
Waan ku farxay muuqaalkaan msha allh 🥰🙈💯
Wooow
This movie is deeply influenced the best n truth of positive minded people.
Am really crying 😢 😭 😪
There are great of everyone there and hope should be of kheyr iyo kheyr
Maashallah. Paracetamol and Abti Libaan you changed young people thoughts about Sodooha.
xogmaal hore u socda my favourite🥰🥰🥰🥰
give me time anku cufoco kulaha didan wa funny 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Bro deeq darajo codka film kaan wuu gaaban yahay sidii laagaga bartay kuwii hore oo quruxda badnaa ma ahan sidaa ulasoco full respect 🙏
Mashalllah sodohoda fican waa hapo sahra Allah haku xiftiyo
Hooyadey Dahab Ayey ii Wadey. Aniguna Gurigeygaan u Diidanaa! Fahan la aanta Bini Admiga. Rabiyoow naga yeel kuwa garta xaqa ay Sodohdu lee dahay
This is actually amazing. Thanks Mr. Paracetimol.
Viva sodohaha ❤️❤️❤️❤️❤️
الله يحفظ امهاتنا يارب ❤️❤️❤️
Ruwaayad runta ka hadlaysa weeye toppp
maanshala pracitamool waa actar jira oo edebsan
Yicib ikeen kulhaa Mamo sahro cumar dhuule Mamo waa abtirstey reer mudugnmo 💪💪
Aduunka waxana u jecelahay jecelke yga hooyadiis waa hooyo runtii aan waligeey garaneen waxa aan ku qayaaso nolosheeyda ma xumeeyn wiilkeeda waxaa igala dagalanta sidii nafteeda waax iga celiss Allah tabarakallaah watacalla Taas ha i raajo cumrigeeda❤️❤️wlah sodoh ma wada xuma guys💋❤️
Masha allah ilahey ha ku desto sodohda ani sodoh maba hesto alx 😥
Masha allah hadi hoyoyinkena saxiban guryahena firi mom Sahra iyo deeqa sidey u jilen waa waxa lagu daydo hoyoyinka aya masul ka ah waxa dhalinta ka guxayo
Xogmal média continue
May allah Keep us our mothers in this life and hear-after Amin Ami
Dabcasar o 10.000 k,doolar maama weyn kunikaxshayruclips.net/video/iztdQGBef5I/видео.html
@@kinderspielercaruurta6826Machallah congratualion bro allah ana mid wanagsan igu deeq iso duce calaf khier qaaba Inchallah
Sodoh is hooyo masha Allah Illahay ducada waalidkeena hanoo aqbalo
Wlhi dadka wax fiican u soo jeedineysaan thanks dhamaan bahda xogmal media
Hey paractimol
Keep going. I like the acting skills of the lady acting as ur mom kkkkkk
I like how she says to the guy with the quxu quxu what you call thatlkkk
Filim ka qurux badan maan daawan 😭😭😭😭😭 nolosha paracetamol iyo xaaskiisa ay ku jilayaaan i like it weliba😍😍😍
Masha alha keep going asxbta
Best film walahi best actor mohamed
Diidan kabsool Inthe building love ta KU dhimanaa 😅♥️😅😅
Maasha alaah best dhaanto
www mashallh
Filmkani iguma socdaba cwA maxaa yeelay zaki iyo suusuu kamaqan 😙😙😙😙😙
We need part 2 please
xogmaal sumayo usoo hamplyeey ❤❤❤jcylka io noloshe kuu guleysatay
Awsome piece 👏
5:40 our moms are funny😂😂
Xogmaal media is my favourite RUclips channel
Wlhy wa the only you tube channel ee wax daxal gal ah soo diga am watching with in the track dadka keli ee aan wadada kumara keep going shaqa wacan baad umada uu haysaan asc all from Oklahoma
Naag doqona ayuun baa sodoh cadow u aragta. Sodohda cadow u aragta inanta inankeedu qabaana waa doqon. “Sodoh hadal wanaagsan ayaa deeqa”
Xogmaal xaqiiqda ayay ka hadlaan 💪👏
Ww m.a video qrux badan my favourite RUclips❤😚
Masha allaah❤❤
I love it. waa idinku fanaaa👌🙌
Hooya ❤