Maalmihii Nolosheena Part 30 "Nimco Jokar, Abti liban, Sahra iyo Geenyada

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 22 авг 2024
  • #NaciimoJooker #GeenyadaMadow #AbtiLiiban
    Maalmihii Nolosheena Part 30 "Nimco Jokar, Abti liban, Sahra iyo Geenyada

Комментарии • 332

  • @ifka3974
    @ifka3974 4 года назад +81

    Half of the city are my enemies the rest are yours😂😂😂😂😂🤣

  • @samiiraaligurey9939
    @samiiraaligurey9939 4 года назад +119

    Anaaa ugu horeeya isooo duceeya Habeen Dambe ayaan Aroos geliyaaye in Guur Kheyr qabo illhay iiga dhigo♥️♥️♥️

    • @simranaadan1215
      @simranaadan1215 4 года назад +1

      guur qeyr qabo isku barakooba ❤

    • @ladanmohamud4420
      @ladanmohamud4420 4 года назад +2

      Guur qeer qaba allaha kaaga dhig farxad ku aqal gala kuna ku dhameesta noloshina

    • @samiyaali8425
      @samiyaali8425 4 года назад +1

      Congratulations 💞💍

    • @xamdiali2563
      @xamdiali2563 4 года назад +2

      Alle hakugu khayro abaayo

    • @aishaahmed5241
      @aishaahmed5241 4 года назад +1

      Allow kuu barakeey gurkaaga

  • @fadumohussen7080
    @fadumohussen7080 4 года назад +86

    Isoduceeya walalayaaaaal inu alle owlad baariyl isiiyo 6 sano aya liqaba isoooooduceya qofkasto qoralkeyga arko🤲🤲🤲🤲🤲🤲mahadsanid🙏

    • @zahramoalimahmed9050
      @zahramoalimahmed9050 4 года назад

      Owlaad salix ah allh kugu arsaaqo bi idni llah

    • @franprojabahis755
      @franprojabahis755 4 года назад

      Illahay ha kusiiyo abyo mcn inshallah Alle waka farxinaya

    • @zamzamabdulrahman1176
      @zamzamabdulrahman1176 4 года назад

      Ilahay hakusiiyo kuwabadan o bariyaal ah

    • @amiiraarale3121
      @amiiraarale3121 4 года назад

      Abaayo mcn allah haku siiyo awlaad baari adiga allah baryadiisa badi abyo inshallah malin uun wad heleysaa owlaad dhaqtarna inaad tagto ha ilobin abyo allah ayaa awlada bixiuee allah haku arzaaqo amiiiin

    • @zamzamabdulrahman1176
      @zamzamabdulrahman1176 4 года назад

      Amiira Arale zxfJjb
      Lap kkkk please
      as sax c

  • @baarcabdi3068
    @baarcabdi3068 4 года назад +23

    Yaa arkay nimco in ay uurka ku qorxoontahy masha allah habryartay qali aloow itus adoo uurleh qali mid dagdag ah oo kheyr qaba💋💋💋

  • @umusamiya8142
    @umusamiya8142 4 года назад +34

    From muqdisho hada qurac karis kaso dhamaday 😂

    • @laylaraqiis3804
      @laylaraqiis3804 4 года назад +2

      Horta aduunka dad aan quracani maka jiran dhaman subaxi dadku waxabay afka galiyaan😂

    • @umusamiya8142
      @umusamiya8142 4 года назад

      @@laylaraqiis3804 hhh my qali qurac la.anta cuduro aya laga qada

    • @anabchannel3670
      @anabchannel3670 4 года назад

      @@laylaraqiis3804 wllo subscribe igu cawi please 🙏♥❤ 😢

    • @anabchannel3670
      @anabchannel3670 4 года назад +1

      @@umusamiya8142 abaayo subscribe igu cawi please 🙏♥❤ 😢

    • @umusamiya8142
      @umusamiya8142 4 года назад

      @@anabchannel3670 diyr wye abyo

  • @bellashariif4214
    @bellashariif4214 4 года назад +8

    Walaalayaalow soomaaliyeey waa idiin baryayaa ii soo duceeya in illaahey ubad saalixa oo caafimaad qaba igu irzaaqo walow 46 aan jiro hadana raxmada eebe kama aanan quusan illaahey dartii iigu soo duceeya jizaakumullaah

    • @zeynabmohamad702
      @zeynabmohamad702 4 года назад

      Abaayo rabi ha kugu Azaaqo ubad Saalixin ah inshallah sujuudan kugu soo duceynaaya wallsheey🙏🙏

    • @nimcooogle8385
      @nimcooogle8385 4 года назад

      Alleh ubad khayr qaba haku siiyo wll ilahy waxba kuma ahaa oo da da kuma xidhna ilahy wuu kisiin karaa

  • @simranaadan1215
    @simranaadan1215 4 года назад +24

    inta quracda kudul firsaneysa lov saara😂😂

    • @iskufilaninabashir6401
      @iskufilaninabashir6401 4 года назад

      Simran aadan wllshy qli wax yar baa iga dhimane plc 🙏 subscribe igu cawi mahad sanid 🙏 huno

  • @basheirhaji2984
    @basheirhaji2984 4 года назад +24

    Kķkkkk Nimco jokar cunuga biyahaa ayuu ku sii madawbaanaa ku lahaaa Nimco wll Gar iyo Gardaro wan ku wadaaa🤣🤣🤣🤣

    • @iskufilaninabashir6401
      @iskufilaninabashir6401 4 года назад

      Basheir haji wllky qli wax yar baa iga dhimane plc 🙏 subscribe igu cawi mahad sanid 🙏 huno

  • @nurto7500
    @nurto7500 4 года назад +14

    Asc team naciimo jokor igu soo duceya wiilkega o xanuunsan walaaleheya qaaliga ah igu kaalmeya duco

  • @zaraabdikadir6593
    @zaraabdikadir6593 4 года назад +8

    Nimca jokar awlad khayr allaha ku siiyo iyo ado uur leh ina ku aragno dhowaan insha allah.😍

  • @hamdamuhumed2636
    @hamdamuhumed2636 4 года назад +6

    Niciima jookar aad iyo aad baan kuu taageeraaa ❣️❤️❤️❤️❣️❣️❤️❤️❤️❤️❤️❣️❤️❤️❣️❤️❤️❤️

  • @simanqurux5852
    @simanqurux5852 4 года назад +5

    2 xaamilo ayan nahay kulahaa we love you naciima 😂😂😂

  • @cabdilahidalmar
    @cabdilahidalmar 4 года назад +10

    😂😂😂😂🤣🤣🤣
    1. Adaa iga culuse
    2. INUU SOO MADOOBAANAYO ayaan umalaynaaa

    • @iskufilaninabashir6401
      @iskufilaninabashir6401 4 года назад +1

      Cabdillahi bare wllky qli wax yar baa iga dhimane plc 🙏 subscribe igu cawi mahad sanid 🙏 huno

    • @sacdiyodiyo3507
      @sacdiyodiyo3507 4 года назад +1

      Kkkkkkkkkkkk biyo lagu madobanayo ma imaday

  • @fadumahussein8797
    @fadumahussein8797 4 года назад +4

    Gabarnimadeyda waxaan dhihi jiray illah ima tuso sodoh weynoqotay haloo naxaristo waa hoyada ookalegabdha so koraya😄😄❤️

  • @nucmaansr3683
    @nucmaansr3683 4 года назад +7

    Qabiilkaaga nuskiisa aa wadaa kulaahaa nj
    Ultra sound maa isku badashy kulahaa🤣🤣🤣🤣

    • @munamohamed1678
      @munamohamed1678 3 года назад

      😂😂😂😂😂😂she is so funny wlhi

  • @geedinoor7278
    @geedinoor7278 4 года назад +5

    Wlhi jokar waa funny waanba kuheysta gabadhan ❤️♥️❤️

  • @ebyanofficial8963
    @ebyanofficial8963 4 года назад +5

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya bes😭😭👏👏

  • @nurto7500
    @nurto7500 4 года назад +2

    Mansha alaah geyada madoow naciimo jokor sahro cumar abti liiban waa dad an iska jeclahay keep going

  • @nimcoabdi8822
    @nimcoabdi8822 4 года назад +5

    Yaa sidayda daawanaya 2 habeenimo from USA 🇺🇸

  • @sawdaciisecaalin4568
    @sawdaciisecaalin4568 4 года назад +7

    7:52, Labadeennuba laba xaamilaan nahay kulahayd.😂😂😂
    Dabadaa timo ku leedahay markay tidhi islaantu halkay taabatay...😂😂😂😂😂😂😂

  • @Hassanchenal
    @Hassanchenal 4 года назад +16

    Naciimo jokar ku qurux badana urka aale ilmo khyr gaba haa ku siiyo iyo say wangsan walshay saln from Canada

  • @aminoyuusuf316
    @aminoyuusuf316 4 года назад +4

    Qabiilkaga nuskiisa wadaa kulahaaaa 🤣🤣🤣

  • @sagalabdullahi6235
    @sagalabdullahi6235 4 года назад +3

    She us wearing the same henna she got when she got married 😂😂

  • @updykanongaming8211
    @updykanongaming8211 4 года назад +19

    Who else is a big fan of #Naimojoker

    • @iskufilaninabashir6401
      @iskufilaninabashir6401 4 года назад

      World of skills wax yar baa iga dhimane plc 🙏 subscribe igu cawi mahad sanid 🙏 huno

    • @updykanongaming8211
      @updykanongaming8211 4 года назад

      rodo warodsarey si sharafleh iyo walalnimo🇸🇴 adna isar plz subscribe iyo like plz❤✌

  • @user-je2mm6xm6n
    @user-je2mm6xm6n 7 месяцев назад

    Edo macan Allah ku daayo sahar cumer dhuule cali ❤❤❤

  • @najkamahamud7446
    @najkamahamud7446 4 года назад +3

    Oradkii runningkaa ahaayaa kulahaaa😂

  • @sacdiyomohamed7301
    @sacdiyomohamed7301 4 года назад +8

    labo xamiilanahay kulaha😂

  • @jabirmohamed5410
    @jabirmohamed5410 4 года назад +2

    Bentaa ma'aha walahi Naciimo jookar way qurxantahay

  • @nasrohajiabdihamid1186
    @nasrohajiabdihamid1186 4 года назад +3

    2deena laba xaaamilaa nhy 😂😂😂

  • @nadiirayuusuf6887
    @nadiirayuusuf6887 4 года назад +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 waxa ka baqayaa inay nimco jookar ilmo madow dhasho😂😂

  • @deeqacabdi7122
    @deeqacabdi7122 4 года назад +3

    Awlaad run ah allaha kusiiyo naciimo jokareey wan kuduceeyey markan kudawadey

  • @qaahiraofficialofficial6089
    @qaahiraofficialofficial6089 4 года назад +4

    Hhhh muufo miyaa dubijirtey kulaha maamo sahro🤣🤣🤣

  • @zulekhamustafa6997
    @zulekhamustafa6997 4 года назад +1

    Jokar urka waa Ku qurxoonthy masha allh

  • @hanippe8014
    @hanippe8014 4 года назад +1

    alla beerka adiguba niica kulaha nimco ilik iguma harin ilaha iga sareeye😂😂😂ku jeclhy wlhi nimcoy💕💕💕

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 4 года назад +2

    Maalinba maalinta ka danbeysa waa sii madobanaa cunuga Alla jokaraa 😁😁😁😂😂😂😂😂

  • @ilkacaselyricslyrics2723
    @ilkacaselyricslyrics2723 4 года назад +6

    inta ku dul quracanaysa like dhac ka siiya

  • @xanaanolow464
    @xanaanolow464 4 года назад +6

    Morning reer Europe 😂 nimco jokar qofaan jclhy 🥰

    • @iskufilaninabashir6401
      @iskufilaninabashir6401 4 года назад

      Xanaan olow wllo ado raliya wax yar baa iga dhimane plc 🙏 subscribe igu cawi mahad sanid 🙏 huno

  • @abdikurtun4234
    @abdikurtun4234 4 года назад +1

    Qabilkaga nuskii ban sidaa niciima jookar 😂😂😂🌷

  • @Imraan53
    @Imraan53 4 года назад +2

    gorme dhalaysa kulaha, ilmaha dhalaysida arkena inay cadadane kulaha 😂😂😂😂

  • @fardosasiyat4258
    @fardosasiyat4258 3 года назад +1

    Wan kaxumahay riwayadan markan arkay iyo dibatada manta kuhaysato 😢😢 sorry abaayo wax wey tagayan . Somali mohamed garab wey kuyahan

  • @caliyaaxmed6550
    @caliyaaxmed6550 4 года назад +3

    Ma gugirashaad ka qayp helay kulaha hhhhh

  • @fantasticchannel2831
    @fantasticchannel2831 4 года назад +1

    Waxn ku qooslay markay tiri nimco labadana xamilo nahay walle waa runteed qof calol leeh waa iska dhipantahay 😂😂😂😂

  • @sumayobutac8924
    @sumayobutac8924 Год назад

    iishadii io.uurka kullhaa😢😂😂😂😂

  • @hamdikarshe9822
    @hamdikarshe9822 4 года назад +2

    Alla nimco jockar funny 😄😂😂😂

  • @hafsaali5108
    @hafsaali5108 4 года назад +2

    I can't wait qaybaha kale😂😂😂😂❤

  • @amranabdullahiabdinoor5528
    @amranabdullahiabdinoor5528 4 года назад +7

    Nimcoy cimrigag alle ha dheereyo wa iga qoslisa

  • @xanaanolow464
    @xanaanolow464 4 года назад +15

    Canjeero dubow hada kasoo fadhiistay yaa ila mida from France 🇫🇷 7:41

  • @shaficimohamud431
    @shaficimohamud431 4 года назад +1

    11:40 dabadaad timo ku leedahay kulahaaa naciimo jookar😂😂😂

  • @mariawasuge3323
    @mariawasuge3323 4 года назад +1

    Xanaaqa wu ku madoobaanaa😂🤣

  • @nasrohajiabdihamid1186
    @nasrohajiabdihamid1186 4 года назад +1

    Inta jilaa dunida saaran nimcaa ❤❤❤

  • @sahramaxamud1430
    @sahramaxamud1430 4 года назад +1

    Nimco jokar dhibadana wlhi wa qosol Miran 😂😂😂

  • @qaahiraofficialofficial6089
    @qaahiraofficialofficial6089 4 года назад +2

    Hhhhh 2badeena 2xaamila nahay kulahaa niciimo jokar🤣🤣

  • @maxamudmaxamed7055
    @maxamudmaxamed7055 4 года назад +2

    Ada qoyan kulaha 😂😂

  • @manizaomar7385
    @manizaomar7385 4 года назад +1

    Wow ishegay inow jiq kaga dhigay nag Cadow radinaye kulaha ar jokar dhib badana😂😂😂

  • @King____zaki
    @King____zaki 4 года назад +8

    Wlalo Ilahy hooyada janada hageyo Hadaa subascribe isaeto

    • @falisabdi2786
      @falisabdi2786 4 года назад +1

      Amiiin yaaa rabi 😭😭😭😭😭🤲🤲🤲

  • @Honey_MB
    @Honey_MB 4 года назад +4

    11:40 Dabada timo kuleedahay😂😂😂😂😂😂😂

  • @sawsanahmed8325
    @sawsanahmed8325 4 года назад

    Jokar qofan aad u tagero horay u soco 🤣🤣🤣

  • @nasteexomahamed4266
    @nasteexomahamed4266 4 года назад +1

    Waaaaw urka wakuqurxontahay

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 4 года назад +1

    Waa waxa kajira reer galbeedka dhulkooda kajira waxay nimco matashay waayo waalid iyo sodoh midna lama ixtiraamo

  • @asmaaadan380
    @asmaaadan380 4 года назад

    Machalah barakalah fiikii funny walahi nacimo jookar

  • @aminoaxmed1688
    @aminoaxmed1688 4 года назад

    Msha allh washy ilahy hakuxifdiyo walhi riwayada ad kujirto tydontaba ha ahate walhi wan isdhafiya qebahakale intayar e adkagajirto anfirsadaye noso daqebtan 31bad xabibti hhhhh qosolka adunka nimcoy

  • @luuldiriye210
    @luuldiriye210 4 года назад

    Ilaa dhaqtar waan u baahanahaye kulahaa hhhhhhhhhhhh

  • @mumtaassharaf312
    @mumtaassharaf312 3 года назад

    Wiilkii mariin ayuu sii marayaa kkkkkkk

  • @roodacarab9198
    @roodacarab9198 4 года назад

    Mayee qabiilkaaga nuskiiba sidaa 😂😂😂

  • @umumohamudcadde4073
    @umumohamudcadde4073 4 года назад

    Kkkkkk ina adeere qosol miran batahy naciima keep going bayo

  • @amiraamira6373
    @amiraamira6373 4 года назад

    Cunug navy blue an udhalaaa.Nimca Jikar plz spare my ribs 😂😂😂

  • @powerproduction3499
    @powerproduction3499 3 года назад

    Maariinuu usiisocdaah kuqoslay🤣

  • @zupeirofficialchannel6137
    @zupeirofficialchannel6137 4 года назад

    Geenyada madow kuteeenaho cunug cada kaa suga hhhhhhh keep going nimco funny girl

  • @xassanqorane5675
    @xassanqorane5675 4 года назад

    Kkkkkkkk walahi naciimo jokar fani ayaa tahy

  • @kartibadan33
    @kartibadan33 4 года назад

    Kkkkkkkk adigiiiiiba niic ah kulaha niciiiimo umadeeena maaaaha

  • @queenelmas2309
    @queenelmas2309 4 года назад

    Donald Trump io busho laisku walaqay 😂😂😂😂😂

  • @intisaarsaiid8006
    @intisaarsaiid8006 4 года назад

    Hhhhhhh nimco jokar iga qoslisay wlhi so funny

  • @salehlalitajordanita7180
    @salehlalitajordanita7180 4 года назад

    I LOVE YOU naciimo jookar

  • @idilabdullahi9070
    @idilabdullahi9070 4 года назад +2

    Nimcay liban liin sanjabil sii san xalmahe

  • @kafiyocali61
    @kafiyocali61 4 года назад

    Hhhh jookar waan ku jeclahey waan kuuxiisey

  • @mubashirmb5754
    @mubashirmb5754 4 года назад

    After money heists the second best film

  • @habibaabdalla8264
    @habibaabdalla8264 4 года назад +1

    Biyaha baby ga ayey madobeynaan kulahaa kkk

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 4 года назад

    Maasha alaah abaayo hore mar WACAN

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 4 года назад

    Kkkkkkk ma lacag laaaan wiiil cad lagu dhalaaaa

  • @shukrimoumindilihow5486
    @shukrimoumindilihow5486 4 года назад

    Dabadaa tin ku leedahay ku teh🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @hudaahmed8833
    @hudaahmed8833 4 года назад

    Hhhhhh niciima jookar gabadha keliyaan ku daydo maasha allaah hhh kulahaa 3dex bilood ku guurasa

  • @munobarako1213
    @munobarako1213 4 года назад

    MALMIHII NOLOSHEENA .🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @farxiyadayax9310
    @farxiyadayax9310 4 года назад

    Kkkkkkkkkkllk joogar waa walii cadiya kutee muruga baa madobesa cunuga anigan murugo baa ihesa

  • @ubaxcabdulqaadir5149
    @ubaxcabdulqaadir5149 4 года назад

    😂😂😂😂😂😂ala naciimo jookar qosol cdi wye wlh

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 2 года назад

    Kkkkkkkkkk nimco jokar soo funny

  • @fartuuncabdullahicali6697
    @fartuuncabdullahicali6697 4 года назад

    Wan ku hestaa ruwayadan soo badiya

  • @bahjoibrahim3534
    @bahjoibrahim3534 4 года назад

    Nimco love you abyoo

  • @xilwaali9953
    @xilwaali9953 4 года назад

    dabadaa tin ku leedahay 😂😂😂😂🌚💔

  • @raaskhaalid8907
    @raaskhaalid8907 4 года назад +1

    Abyo niciimo ma birkin ayaa kugu jirta carùur madoow dhale oo tuka ah😃😃😃

  • @nanicade6333
    @nanicade6333 Год назад

    Orod aa ma socodpa ka wada😂😂😂😂😂😂😂

  • @hafsahassan3984
    @hafsahassan3984 4 года назад +1

    Jookar 💖💖❤❤❤👏👏👏👏

  • @caseercabdulaahi
    @caseercabdulaahi 4 года назад

    Jookar whi maalinteyda aya sameysay saan u qoslay whi jini aya tahay😂 dabada aya timo ku leedahay saa u dhahday whi mudo ayan qoslaaye😂

  • @filsanabdi7745
    @filsanabdi7745 4 года назад

    Aqliga calosha ukagaly jokar nag iga cilmi badan 🤪😂😂

  • @saamiyasahal9745
    @saamiyasahal9745 4 года назад

    Labadeenu xaa milooyin baa nunahay kkkkkk

  • @fawziya9945
    @fawziya9945 4 года назад

    نعم احبك 😍😍😘😘🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Birdia423
    @Birdia423 4 года назад

    Adaa niic ah😃😃😃

  • @sportsworld3042
    @sportsworld3042 4 года назад

    Social distance😅😅😅

  • @faisomaxamed8534
    @faisomaxamed8534 4 года назад

    laba caloola isla agfadhina kuma lahoo😂Naciima

  • @miimilovechannel5998
    @miimilovechannel5998 4 года назад +1

    Masha Allah nimca jokar keep going

    • @anabchannel3670
      @anabchannel3670 4 года назад

      Abaayo subscribe igu cawi please 🙏♥❤ 😢 🙏 ❤

  • @sportsworld3042
    @sportsworld3042 4 года назад

    Its amazing girl