Kontan Daqiiqo Ku Baro Editingka --- Premiere Pro 2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 окт 2024

Комментарии • 155

  • @ibnumohamud6626
    @ibnumohamud6626 2 года назад +34

    اللهم انت ربي لا اله الا انت، خلقتنى وانا عبدك، وانا على عهدك ووعدك مااستطعت،اعو بك من شر ما صنعت،ابوءلك بنعمتك علي ،وابوء لك بذنبي فاغفرلي،فانه لا يغفر الذنوب الا انت

  • @mohassan498
    @mohassan498 2 года назад +13

    Jazakallah Kher Ustaad. Waxaan kaa codsan Laheyn Inaad noosoo Raaciso.. sida Thumbnail qurux Badan Loo sameeyo. (Sawirka Wajiga hore ee Muuqaalka) once again thank u bro🤝

  • @abdisamadabdiraxman9181
    @abdisamadabdiraxman9181 Год назад +12

    Walahi qof wanaagsane ba tahay khayr Allah haku siiyo ajar iyo xasanaad Allah hakugu badalo wllo waana sadaqo jaariya sidaan umalaynayo

  • @waracms1577
    @waracms1577 2 года назад +4

    Please ustaati soo diyaari course kle oo ah graphic designe
    Photoshop iyo illustrate

  • @Fandhaal1
    @Fandhaal1 2 года назад +2

    MA GARANAYAYO QOFKA AKHRIN DOONA FARIINTAN LAAKIN WAXAAN ALLE KAAGA BARYAYAAYAA INUU KU SIIYO FARAXAD🧊🧊🌊🌿 KU ILOWSIISA QARAARKA MAALMAAHA ADIGOO MAHASAN WLL ISO BOOQO

  • @caskacali-e9r
    @caskacali-e9r 3 месяца назад +3

    Aad baad u mahadsanthy Ustad Cimri dheer iyo Cibaado Suuban ayaan alle kaaga baryayaa

  • @husienaadan401
    @husienaadan401 2 года назад +3

    Ustaadow Allah haku xifdiyo waxaa kaa codsaneyaa in aad mowducagan kahadasho (Greenhouse) takha suskaa
    Faafahin naga si ustaad

  • @kingpower6909
    @kingpower6909 9 месяцев назад +3

    But remember rome wasnt built in aday

  • @alcaalam509
    @alcaalam509 2 года назад +2

    Ustaad intaa dadka u faa'idaysay waxa lagu bari lahaa lacag qaali ah aad bad ugu mahdsantahay waa sadaqo jaariya aad si hor marsatay lkn farta ayaa aad u yaryar ustaad si wax badan lagaaga faa'ido adiguna khayr aad u hesho farta yara zoom garee si loo arko talaabooyinka aad qaadaysaa

  • @boostariigmedia3889
    @boostariigmedia3889 2 года назад +5

    Ar Soomaaliyey Ka faaideysta mahadsanid ustaad

  • @ciyaarahadunidaoffical5474
    @ciyaarahadunidaoffical5474 2 года назад +4

    great video! im super amazed of this quality of videos being your first one, keep going and youll make it far! :D

  • @eng-mahadgeddixiish1369
    @eng-mahadgeddixiish1369 Год назад +1

    aadaa umahadsantahay ustaad cashiradaan cml noosoobadi qeyr allaha kusiiyee

  • @AbdulganiMohamudBarre
    @AbdulganiMohamudBarre 6 месяцев назад

    ustaad thanks inkasta oo aan aad uga soo daahay video gaan hadana baahidayda inuu kusoo aaday ayaa moodaa video markaa Export gareeyo aniga oo kadhigay 11MB markaa banaanka dul tago video ga oo aan Properties dhaho wuxuu itusayaa 40MB inuu yahay size kiisy maxaa ku xalin karaa? ustaad shukran

  • @aminayussuf8125
    @aminayussuf8125 2 года назад +2

    Masha Allah mahadsanid Sida qruxda badan nogusoo gudbisay ani ahaanteyda aqoontan maraadinin lkn editing ka wan jeclahay CapCut ayaan isticmaalaa intaan oodhana waaku sameeyaa inkastoo uuu adope kaan tayo sare leyahay

  • @HeroBoy27
    @HeroBoy27 7 месяцев назад

    Cuptut kasoo same ustaad kaasna waa software update ah oo beryahan aad loo isticmaalo

  • @Cadceed23
    @Cadceed23 7 месяцев назад

    mahadsanid markale ustaad abdiweli khaliif waxaan amaal kaaga haayaa casharkaan oo aan ka faaiiday aqoon aanan kuwo aan lacag ka bixiyay aanan ka helin thanks ustaad.
    su,aal ayaan ku waydiinaa maadaaba aad is ticmaasho canon 250d usdaad zoom kee ugu fiican oo aan ku isticmaali karaan.
    waxaan rajeynaa in ay fariinteydu ku soo gaari doonto aadna iiga soo jawaabi doonto.

  • @samataraadan3972
    @samataraadan3972 Год назад

    Sxp Vedio gaan latiisa maxaad isaga duubta camera nooceeeya

  • @barasho-qo7bu
    @barasho-qo7bu 2 года назад +1

    aad baad umahadsantahay ustaad alle hakaa abaalmariyo
    waxaan kaloo kuu codsan lahaa in aad inooga soo diyaariso cashar sida looga badalo muuqaalada backgraund sida kabadalida cagaarka loogana bdalo backgaun kii aad doonto mahadsanid ustaad

  • @abdihamiid2041
    @abdihamiid2041 2 года назад +1

    Aad baad umahadsantahy ustaad waana jeclahay in aan muqaalo sameeyo lkn computer baanan haysan ee waxaan ku waydiiyey software kani mobile ka maku shaqaynaya

    • @garjaw7
      @garjaw7 2 года назад

      Haka yaabin.

  • @AsmaDayib-p3k
    @AsmaDayib-p3k 11 месяцев назад +1

    Thnks ustaad sidaad noola shaqeyneyso hadaan nahay dhalintasomaliyeed

  • @BsjjdhdjejkhsjjsHwujsjdj
    @BsjjdhdjejkhsjjsHwujsjdj 2 месяца назад

    Asc, Macalin WhatsApp kaagu waa Muhiim Ee fadlan Soo qor

  • @motech2022
    @motech2022 Год назад

    Walalo softwarekeed u isticmaashay screen recording ka computerka

  • @bilaalabdilahi9011
    @bilaalabdilahi9011 2 года назад +1

    Mahdsanid ustaad sido kle adigo mhdsan photoshop full video kaa soo same

  • @abdallak5108
    @abdallak5108 2 года назад +1

    shugran ustaad waxyaalo iga dhimna ayan kaa faa'iday

  • @maxamedxasan2855
    @maxamedxasan2855 6 месяцев назад

    halkeen kaala soo xiriiraa ustaad

  • @sadiiqnuurciise355
    @sadiiqnuurciise355 2 года назад +1

    Ustaad allaha ku barakeeyo cilmigana kuu siyaadiyo Photoshop full video nooka soo sameey

  • @mohamedahmed3063
    @mohamedahmed3063 3 месяца назад

    Ustaad mahad sanid wax badan ayan kaa faa,iday

  • @khadarabdullahi9962
    @khadarabdullahi9962 2 года назад +1

    Mahasanid Wll. Waa cashar aad u wanaagsan anfacaya qofkii raba inuu barto Adobe premier Pro. Software kaan waa mid ka mida kuwa ugu caansan adduunka hadduusan ba kow ahayn.
    Waxaad Ustaad ku dhiirigalisaa dadku inay gataan software rada waayo crack waa xaaraam qofkuna qanaaco kamaba helayo lknse haddii aad lacag ka bixisid qofku waa ku dadaalayaa ka mira dhalinta hadafka.

  • @nidaamiyepro9805
    @nidaamiyepro9805 8 месяцев назад

    Qaabka loo jabiyo ii tilmaama meel aan ka helo

  • @hamdichannel100
    @hamdichannel100 Год назад

    Please mid mid noogu sharaxa

  • @iqrocumar7534
    @iqrocumar7534 2 года назад +1

    Waanjeclhay. casharadadd usttd

  • @footballer9117
    @footballer9117 2 года назад +2

    Ustaad Mahadsanid Jasaakalaah Alle haku sharfo Keep going Best youtuber

  • @abdifataaxhaaji2236
    @abdifataaxhaaji2236 2 года назад +2

    Thnks

  • @yosephabdi4646
    @yosephabdi4646 Год назад +1

    جزاك الله خير ا

  • @cabdicabdi9429
    @cabdicabdi9429 2 года назад +1

    Ustaad photoshop ayadane no so sameey

  • @mohamedamiin1207
    @mohamedamiin1207 2 года назад +1

    aad ban kaaga mahad celinayaa sida hagar la'aanta leh aad inoogu faa'idayso jazaakallaah

  • @AbdisalamHassan-m6v
    @AbdisalamHassan-m6v 2 месяца назад

    ustaadow Trasition ka markaa la soo dago qeybta graphics ka ma ka helaayo maxaa xal ah ?

    • @cabdiwali
      @cabdiwali  2 месяца назад

      Waa inaad adi galiso drag and drop

  • @engrxiddig
    @engrxiddig Год назад

    Cashiro noogu soosameey

  • @FAHADJIKOTA751
    @FAHADJIKOTA751 Год назад +1

    masha allah aad iyo aad baad umahad san tahay alle ajir iyo xasanaad haka siyo sida quruxda badan aad inogu fa'ideysay wlhi waa ku farxay mahad sanid kun iyo kow jeer

  • @FartunMohamed-pl3qu
    @FartunMohamed-pl3qu 4 месяца назад

    Thank you 😊

  • @ABDISHAKUURADANHUSSEIN
    @ABDISHAKUURADANHUSSEIN 9 месяцев назад

    ustaad qaali waad mashnthy marka hore ustaad iga caawi waxaa isoo bixi la kuwa kor kaga muuqda sida cation graphics

    • @FatimaMohamudYasin
      @FatimaMohamudYasin 6 месяцев назад +1

      Windows ka tag ka dib soo furo waxaa ubantahay oo öpen dheh

  • @zirawale6983
    @zirawale6983 2 месяца назад

    thank you

  • @nuuxaxmed-jx8jb
    @nuuxaxmed-jx8jb 8 месяцев назад

    SOUND EFFECT

  • @Jacky_Editor
    @Jacky_Editor 2 года назад +1

    Alle haka Abaalmariyo Walal sida aad wax FAA'ido leh noogusoo gudbiso🙏

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 2 месяца назад

    Mahadsanid ustaad

  • @Ahmettomar
    @Ahmettomar 2 года назад +2

    Masha allah ustaad alle haku xafido

  • @yasineapdillaahi2731
    @yasineapdillaahi2731 Год назад +1

    Jasaakallaah ustaad

  • @ENG-MAHADGEDIXISHCHANNEL
    @ENG-MAHADGEDIXISHCHANNEL Год назад

    thanks ustaad

  • @SulE861
    @SulE861 2 года назад

    Computer kayga wuu ku shaqayn waaye
    Software oo aad u cuslus dartiisa plz computer noocee ah Ayan raadsadaa

  • @qadarsaaji202
    @qadarsaaji202 2 года назад +1

    Thanks sida wax badan inoowga faa ideysay

  • @engrxiddig
    @engrxiddig 2 года назад

    Noosoobadi wll subscribe kuusaaray

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Год назад

    Waan wataa

  • @ebrahemmaahid2821
    @ebrahemmaahid2821 2 года назад +1

    ustaaad hore noogu sii wad🥰🙏

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 года назад +2

    Aad ayaa u mahadsantahay Allah ha ku sharfo

  • @abdinasirjibrilali3739
    @abdinasirjibrilali3739 2 года назад +1

    Alle haku barakeeyo, baahi wayn baan u qabay inaan barto.

  • @abdirashid988
    @abdirashid988 2 года назад +1

    waxaan leeyahay channel waxaan muuqaalada ku sameeyaa application ka la yiraahdo kinemaster oo ku sheqeeya android mobile , wax badan way iiga baxsan yihiin sida editing loo sameeyo , laakiin waan u baahnaa inaan barto , mahadsanid walaal🙏

    • @caalami_history_1
      @caalami_history_1 2 года назад +2

      Same ayeynu nahay wll anigaba sidoo kale waxan isticmaala kine master

  • @cabdiqanisaalax8106
    @cabdiqanisaalax8106 2 года назад +1

    Mnsha allah keep going ustad

  • @munamaxamud8032
    @munamaxamud8032 2 года назад +1

    Maasha allaah wall mahadsanid jazaaka allaah aad baan ugu baahnaaa

  • @learnenglishwithlisa4
    @learnenglishwithlisa4 2 года назад

    Wllo kuwa mobilke wax ku editing gareeyana app uu soo geli thAnks

  • @Qoslaye7
    @Qoslaye7 2 года назад

    Ustaad blloger kaso hadal marar badn baana kuso qoray waxan rajeynaa inaa markan codsigeyga aqbali doonti 🥺

  • @FatimaMohamudYasin
    @FatimaMohamudYasin 6 месяцев назад

    M.ahh ustad ad bad umahadsabthy alle hakaa abalmariyo
    Aniga ahan vedio editor cusub ayan ahay ad buna ii anfacay 🎉❤

  • @Abdullahi-w3n
    @Abdullahi-w3n 6 месяцев назад

    shukran brotha meel anka bilabo la basicka xita shuran zxp

  • @sahalsahal1288
    @sahalsahal1288 2 года назад

    Sxb waxan raba inan la so dago hadana u i diidanyahay qatar 🇶🇦 kula jooga e side i cawin karta

  • @Waxkafahan
    @Waxkafahan 2 года назад +1

    M.a ust. Mhadsanid

  • @maxamuudmufakir6577
    @maxamuudmufakir6577 6 месяцев назад

    Mahadsanid ustaad Abdiweli khaliif wax badan baan ka bartay muuqaalkaan, alle kheyr ha kugu abaal mariyo

  • @khadarmaxamed2656
    @khadarmaxamed2656 2 месяца назад

    War sxb waad mahadsan thy aad iyo ayaan uga faa iiday wlhi zxb khayr ale haku siiyo

  • @muhudiinfaarah3429
    @muhudiinfaarah3429 Месяц назад

    Ustaad mahdsanid halkee kaala soo xiriiraaq

  • @ahmeyhulbaleshogol9467
    @ahmeyhulbaleshogol9467 Год назад

    Walai mclin wah bathan ayan kaa barane. JazakaAllah qeyran abow.

  • @AZAM_121
    @AZAM_121 2 года назад

    Mcbook an isticmala Appka oo free ah maheli karaa fadlan

  • @xafaar1459
    @xafaar1459 2 года назад +1

    Aad baad u mahadsan tahay ustaad.

  • @AYUUBMoha-vp6mt
    @AYUUBMoha-vp6mt 2 месяца назад

    Mashaa Allah ustaat ❤

  • @abdullaahiabduladhif6537
    @abdullaahiabduladhif6537 2 года назад

    Vedio ga drive ka aan kala soo degay markaan vedioga soo dhigay wuu go go ayaa iga caawi ustaad

  • @sadamtukaale5585
    @sadamtukaale5585 2 года назад

    Mahadanid teacher lkn codsi wadtaag

  • @cmancadde1247
    @cmancadde1247 2 года назад +1

    Mahadsanid ustaad Allah hakaa abaal mariyo 👏👏

  • @dhwa3465
    @dhwa3465 2 года назад

    SHUKRAN SHUKRAN SHUKRAN
    ALLAAH hakaa ajirsiiyo
    ma u afeegsan karaa mobelka

    • @FatimaMohamudYasin
      @FatimaMohamudYasin 6 месяцев назад

      Haa waa ku shubane dhip mlhn inkasto computerka ku wacanyahy hdana ku bilow waxaa helayso adi

  • @Muxaadiro_Media
    @Muxaadiro_Media Год назад

    Waad ku mahadsanatay sida hufan ee aad nuugu soo gud-bisay cilmigan bilaashka ah Allena hakaa abaal mariyo😊

  • @amenibrahim9596
    @amenibrahim9596 2 года назад

    SONY VEGAS COURSE EDITING SOO SAMEE UZTAAD

  • @bintiruquya6350
    @bintiruquya6350 2 года назад

    M.a ustaad aad buu Ii anfacayaan noosoo badi

  • @Cadceed23
    @Cadceed23 7 месяцев назад

    jasaakallah sh abdi weli alle cilmigaada hakuu barakeeyo

  • @abdulkadirmohamedhassan3586
    @abdulkadirmohamedhassan3586 Год назад

    Thank you macalin, video gaan max badana ka faa'iday alx.

  • @yaasirqani4153
    @yaasirqani4153 2 года назад

    Ka soo hadal computer aad isticmaasho

  • @yaqiinsichannel6935
    @yaqiinsichannel6935 2 года назад

    Mncha Allah ustaad waxn aha mid ubahnaa inan barto vedio editingka wad mahadsantahy

  • @zakariyemohamedjimalemataa5731

    Jazakallahu kheyran ustad

  • @abdirahmanabdullahi1966
    @abdirahmanabdullahi1966 Год назад

    jazaka allah walaal Abdiwali khalif.

  • @abdirahmanmohamed216
    @abdirahmanmohamed216 8 месяцев назад

    Mashlaah Shukran

  • @mohammednuraliahmed5015
    @mohammednuraliahmed5015 8 месяцев назад

    Mahadsanid macalin wax badan bn kaa faaiday jazaka allah

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 2 года назад

    wow.waqti badan ayaa kaagale alle hakaa jazeeyo

  • @engahmedsection5071
    @engahmedsection5071 2 года назад

    Engineere see wax u wadaa hade.
    Maad inoo faaidaysid.

  • @gamematerials
    @gamematerials Год назад

    thanks ustaad sida wanaagsan aad nogu sharaxdo

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 года назад

    Salaam ustd abdiweli khaliif

  • @abdishakuurmacalinxuseen9842
    @abdishakuurmacalinxuseen9842 Год назад

    Wx badn bn kaa faaidny mahdsanid

  • @iamshaahid
    @iamshaahid Год назад

    ALLAH HA KAA ABAAL MARIYO WAXBADAN KA FAAIDEY.

  • @roadahmed766
    @roadahmed766 2 года назад

    Mansha allh beautiful 😍

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 года назад

    Soo dhowaada walaalayaal halkaan ayaan idiin joogaa
    ruclips.net/user/Baresan
    Gambiya oo ah dal muslin oo qaati kataagan Habro Ingiriis ah

  • @inasalad252
    @inasalad252 2 года назад

    Ustaad AaAad iyo aad aya mahadsantahy

  • @abdisalanqorane518
    @abdisalanqorane518 Год назад

    Mahadsanid Ustaad Abdiwali Khaliif

  • @Yaxye_boss
    @Yaxye_boss 2 года назад

    shukran ustaad wax badan banka faiday

  • @moillustrator
    @moillustrator 2 года назад

    aad baaan u bahansanthy

  • @taaa820
    @taaa820 2 года назад

    Aad iyo aad ayaad u mahad san tahay samaynta video gan.
    Jasakalahu khayr Abdiwali

  • @AbdllaMoho
    @AbdllaMoho Год назад

    Mahadsanid ustaad