Dv Lottery 2025 Su’aalo Io Jawaabo Ku Saabsan || Daawasho Wacan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 14

  • @abdibasidabdilaahi6753
    @abdibasidabdilaahi6753 5 месяцев назад +1

    Asc wllo wiil yar oo aanu wllo nahay ayaa selected noqday sannadkan 2025 laakin case-kiisa ayaa high ah, waa 61k maxaad talo nasiinaysa safaarada uugu fiican bro, iiso jawaab adigoo raali ah

    • @abdimajidadannor5824
      @abdimajidadannor5824 4 месяца назад

      wcs sxb ani dv25 ahay case 64k wll 61k waa la gaarayaa kaliya safaard fiican udoor sida malesia hindia

  • @abdinasirabshir7876
    @abdinasirabshir7876 6 месяцев назад

    DV 2022 aa ugu badneyd oo waxaa guleystay 1600

  • @AishaAwed-r8i
    @AishaAwed-r8i 11 месяцев назад

    Asc wll waxa ku xeraystay xaas & haysta hal ilmo marka hadii u isoo baxo ilmaha & odayga passportkoda marka ds260 xeraynayo miya layga raba mise marka interview gaynaya tankale,anigu waxa haysta passport somaali cunuga & aabihiina canadian passport ,so ma somaali ban u smaeeya mase canadiankoda waa la ogolyhy.plse wll isoo jawab adiga & intii aqoon ulehba arinka.🥰

  • @Abdallaroyal
    @Abdallaroyal 11 месяцев назад

    Wallal Asc iiwaran Waxaan Rabaa inaad Iga caawizo Lottery ga Hadii Aan kugulaysto Shahaado Aanan Haysan Shaqo Noocee Ah Baa la iiga Baahanyahay Wallal Mahad sanid

  • @SowdoOmar-ht5ss
    @SowdoOmar-ht5ss 5 месяцев назад

    Asc

  • @abdi30
    @abdi30 11 месяцев назад

    🎉🎉🎉

  • @saeedofficial
    @saeedofficial Год назад

    sanadki hore ayuu ii soo baxay wll safarada kenya ka soo waran ma isdi horaa mise waxbaa iska bedelay

    • @SalahMacalin-km2vp
      @SalahMacalin-km2vp Год назад

      asc sxb sanadkan ayu isobaxy shahado dugsi sarah maheysto maxan sameya

    • @SalahMacalin-km2vp
      @SalahMacalin-km2vp Год назад

      Asc sxb masha alh waxan raba sanadkan ayu isobaxy shahado dugsisro ah maheysto maxan sameya lakin khibradu maxeytahy

    • @aniizajaama7544
      @aniizajaama7544 Год назад

      Asc wll unlock bn dalbaday wxb dib usaxay mrka dibu dhac ma iku imnaya

  • @IsmailMohamed-ff1ny
    @IsmailMohamed-ff1ny 11 месяцев назад +1

    waxaa ku waydinaa hal sual qof xogtiisa ma isticmaalikarataa marka la joogo Ds-260 saanadka la soo dhaafay waxaa guulaystay sxpkayga wuu iska dhaafay anaa xogtiisa qaatay ds-260 buuxsaday nasiib daro 2nl isoo dhacaday gmail lkn magaciisa ayaa ku qoran safarada waa la xariiray imow ayee idhaheen maxaa sameeya documents ka soo qaad la idhhy .

    • @abdimajidadannor5824
      @abdimajidadannor5824 11 месяцев назад

      sxb maku bixi kartid sbbto ah hadi qofkaas magaciisa aad isticmaasho wajigiisa ma isticmaali kartid

    • @IsmailMohamed-ff1ny
      @IsmailMohamed-ff1ny 11 месяцев назад

      @@abdimajidadannor5824 interview officer ka entry kii hore miyuu arkaa kula tahay