SUAALO IYO JAWAABO DB LOTTERY 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • #dvlottery2024

Комментарии • 9

  • @ozzyshorts6680
    @ozzyshorts6680 2 года назад

    Zxp xagee kalasoo xariira 📞📞

  • @abdifatahmahamed8207
    @abdifatahmahamed8207 2 года назад

    Zxp waxaad isheegta none sidey u qormayso iyo waxey ka,dhigantahey micno,ahaan mhdsnid wllo

  • @burekoabdi5818
    @burekoabdi5818 2 года назад

    Asc wan ku salaamay walalo hadan su aal ku waydiiyo midanba ku wareeray waa
    wallo waxaan ani lahaa family ninkeyga waan kala tagney micnaha waan isfurnay horeyse ilmo uma dhalin lakin hadaa isaga uur u leehay
    Balse ilmahan muudhalan qiyaastii sanadka cusub 2023 ayuu dhalan doonaa insha allah balse waxaan aad oo layaabay November 2022 ayuu ku dhamaanayaa markaa anna wali madhalin ilmihii foomkisa ma buuxin karoo sawir kiisa mahaayoo wali madhalin
    Kadib hadaanba iska daayo ilmaha foom buuxintiisa bari kamaalin waan dhali doonaa ugu yaraan walalo markaa maxaan sameeyaa bal talo isii wllo sidey kula tahay arinkaa jawaab

  • @fathiayoussouf433
    @fathiayoussouf433 2 года назад

    Adigoo mahadsan

  • @mahaddhaqaneilmi2094
    @mahaddhaqaneilmi2094 2 года назад

    Asc zxp waxaan non tailor man ah
    Lkn maheysto wax cadeyna waloow aankugudajiro mudadhan 4 years marka professional-ka aanleyahay cadeyn miyaa leyagarabaa

  • @amedyare7383
    @amedyare7383 2 года назад

    Asc wala wna idin salamay unhcr ayan ku jira waxan joga sot Africa maku xaren Kara numper unka an ka haysto thanks

  • @hodanabdi2505
    @hodanabdi2505 2 года назад

    Caruurta passport miyaa laga raba adoo somaliland joga ma dhihi karaaa Ethiopia aya joga

  • @hafsasheikhhassan2356
    @hafsasheikhhassan2356 2 года назад

    Wallo qiimaha lcgta igu baxaysa ku warersany talo iga siii qoys ku xareyty

  • @fathiayoussouf433
    @fathiayoussouf433 2 года назад

    Waxaan rabaa in aan iiboxisin loterie