Somali Dv Lottery Winners
Somali Dv Lottery Winners
  • Видео 113
  • Просмотров 171 549

Видео

Dv Lottery 2026 Oo la shaaciyay Goorta Uu Furmaayo || Tajaabi Nasiibkada Sandakan #DV2026
Просмотров 3,2 тыс.14 дней назад
Dv Lottery 2026 Oo la shaaciyay Goorta Uu Furmaayo || Tajaabi Nasiibkada Sandakan #DV2026
Live Su’aalo io jwbo Dv Lottery 2025 Oo Bari La Fiirsan Doono Results ka Insha Allah Guul Everybody
Просмотров 1,2 тыс.5 месяцев назад
Live Su’aalo io jwbo Dv Lottery 2025 Oo Bari La Fiirsan Doono 4 May 2024 Results ka Insha Allah Guul Everybody
Dv 2025 Halmaalin kaliya ka dhiman Ee Diyaar Maku yahy Confirmation Number hala sii diyarsafo
Просмотров 8565 месяцев назад
Dv 2025 Halmaalin kaliya ka dhiman Ee Diyaar Maku yahy Confirmation Number hala sii diyarsafo Every body ✌️
Dv Lottery 2025 || Wazaarada Arimaha Dibada Mareykanka ayaa Xaqiijisay gorta La Fiirisanayo
Просмотров 1,5 тыс.5 месяцев назад
Dv Lottery 2025 || Wazaarada Arimaha Dibada Mareykanka ayaa Xaqiijisay gorta La Fiirisanayo
Wareysi : Abdi Iftin "Call Me American" oo si Cajüib ah iskaga difaacay Eedaymaha Book-ga uu qoray
Просмотров 7067 месяцев назад
Abdi Iftin "Call Me American" oo si Cajüib ah iskaga difaacay Eedaymaha Book-ga uu qoray
Live Tiktok Abdalla Muhya Oo Arimaha Dv Lottery ka Warbixinayo Update ka ah || Daawosho Wacan
Просмотров 8397 месяцев назад
Fadlan Nagu Soo Biir
Dv Lottery Wiil Winner ah Oo Iska Xiray Formka Ds260 Kadib Maxaa Dhacay || Daawo
Просмотров 1,2 тыс.11 месяцев назад
Dv Lottery Wiil Winner ah Oo Iska Xiray Formka Ds260 Kadib Maxaa Dhacay || Daawo
Dv Lottery 2025 Su’aalo Io Jawaabo Ku Saabsan || Daawasho Wacan
Просмотров 2,1 тыс.Год назад
Dv Lottery 2025 Su’aalo Io Jawaabo Ku Saabsan || Daawasho Wacan
Dv Lottery Dhalinta Somalia 🇸🇴 Dhibaatada Ay Ku heso Safaarada Mareykanka Ee Djbouti Iyo Caqabado
Просмотров 8 тыс.Год назад
Dv Lottery Dhalinta Somalia 🇸🇴 Dhibaatada Ay Ku heso Safaarada Mareykanka Ee Djbouti Iyo Caqabadinka Waxaa Ka waramayo Wiil Somaliya Ka yimid Oo Ap Ku Jiray Mudo 10 Bil ah
Sawir ka Dv Lottery 2025 Saxda Ah Iyo Sida ay Camera 📸 Man Nada Somalida Sida ay Uqaldan Dhalinta
Просмотров 487Год назад
Sawir Ka Dv Lottery Saxda Ah Iyo Sida ay Camera 📸 Man Nada Sida ay Uqaldan Dhalinta Oo sabab u ah in La dooran waayo
Live Tiktok Gabar Somali ah Oo Ka hadleso Process keeda Dv Lottery 2023 Iyo arimo kale || Daawo
Просмотров 3,4 тыс.Год назад
Live Tiktok Gabar Somali ah Oo Ka hadleso Process keeda Dv Lottery 2023 Iyo arimo kale
Dag Dag Goorta Uu Furmaayo Dv Lottery 2025 Oo Shaaciya Wazaarada Arimaha Dibada Mareykanka || Daawo
Просмотров 726Год назад
Dag Dag Goorta Uu Furmaayo Dv Lottery 2025 Oo Shaaciya Wazaarada Arimaha Dibada Mareykanka || Daawo
Qeyti Ugu danbesay BUUXI FORM KA DS-260 | FILL DS260 FORM | PART 5
Просмотров 630Год назад
Qeyti Ugu danbesay BUUXI FORM KA DS-260 | FILL DS260 FORM | PART 5
Side lo buxsada fomka visa lottery DS-260 Part(4)0o fahfahsan| dhameyso video ga DV Lottery2024
Просмотров 1,7 тыс.Год назад
Side lo buxsada fomka visa lottery DS-260 Part(4)0o fahfahsan| dhameyso video ga DV Lottery2024
Side lo buxsada fomka visa lottery DS-260|Part (3)0o fahfahsan| dhameyso video ga DV Lottery 2024
Просмотров 1,6 тыс.Год назад
Side lo buxsada fomka visa lottery DS-260|Part (3)0o fahfahsan| dhameyso video ga DV Lottery 2024
Side lo buxsada fomka visa lottery DS-260| Part (1) oo fahfahsan| dhameyso video ga DV Lottery 2024
Просмотров 2,9 тыс.Год назад
Side lo buxsada fomka visa lottery DS-260| Part (1) oo fahfahsan| dhameyso video ga DV Lottery 2024
BUUXI FORM KA DS-260 FILL DS260 FORM PARTI 1 Hordhac Ku Saabsan
Просмотров 1,6 тыс.Год назад
BUUXI FORM KA DS-260 FILL DS260 FORM PARTI 1 Hordhac Ku Saabsan
Maraykanka Oo bilaabaya barnaamij u qaab eg midka Group 5 oo u qaxooti cusub ku Qaadanayo Sida…
Просмотров 496Год назад
Maraykanka Oo bilaabaya barnaamij u qaab eg midka Group 5 oo u qaxooti cusub ku Qaadanayo Sida…
Wax Badan Ka Ogow Sidaa Mareykanka Ku Imaan Kartid Barnamijka Welcome Corps Ama Group 5 Mareykanka🙏
Просмотров 367Год назад
Wax Badan Ka Ogow Sidaa Mareykanka Ku Imaan Kartid Barnamijka Welcome Corps Ama Group 5 Mareykanka🙏
Dowlada Mareykanka 0o Ku Dhwaaqday Qaab Cusub Oo Aad U Fudud Oo Lagu Imaan Karo U.S.A Group 5 Cml ah
Просмотров 234Год назад
Dowlada Mareykanka 0o Ku Dhwaaqday Qaab Cusub Oo Aad U Fudud Oo Lagu Imaan Karo U.S.A Group 5 Cml ah
EB-3 VISA SHAQO 00 DOWLADDA MARAYKANKU BIXISO Oo Soo Dalban Kartid @asmraage Soo Jedinayo Thnks Wll
Просмотров 830Год назад
EB-3 VISA SHAQO 00 DOWLADDA MARAYKANKU BIXISO Oo Soo Dalban Kartid @asmraage Soo Jedinayo Thnks Wll
Dv Lottery In Ka Badan 7 Milyan Oo Ruux Ayaa Sanadkan Xareysatay Lottery-ga Lagu Aado Mareykanka
Просмотров 1,1 тыс.Год назад
Dv Lottery In Ka Badan 7 Milyan Oo Ruux Ayaa Sanadkan Xareysatay Lottery-ga Lagu Aado Mareykanka
Foomka Ds-5535 Ee Dv Lottery Waxaa Dhici Karta In Lagu Weydiyo Marka Waa la iska Diyarsada !!
Просмотров 2,4 тыс.Год назад
Foomka Ds-5535 Ee Dv Lottery Waxaa Dhici Karta In Lagu Weydiyo Marka Waa la iska Diyarsada !!
Yaasin Ducaale Oo Ka Warbixinaya Dv Lottery Io Siyaabaha Loogu Guulesan Karo !!!
Просмотров 1,4 тыс.Год назад
Yaasin Ducaale Oo Ka Warbixinaya Dv Lottery Io Siyaabaha Loogu Guulesan Karo !!!
Visa Bulletin Nev 2022 Sida Loo Ogaado Mesha Uu Maraayo Case Kaaga Dv Lottery Io Waqtiga Interview
Просмотров 3 тыс.Год назад
Visa Bulletin Nev 2022 Sida Loo Ogaado Mesha Uu Maraayo Case Kaaga Dv Lottery Io Waqtiga Interview
Warbixin Dv Lottery Wuxuu Furan Yahay Oct 5 Ilaa Nov 8 2022 Plz Xaresta Si Soomali Badan Loo Dordo🥇
Просмотров 494Год назад
Warbixin Dv Lottery Wuxuu Furan Yahay Oct 5 Ilaa Nov 8 2022 Plz Xaresta Si Soomali Badan Loo Dordo🥇
Foomka i-134 Dv Lottery Sida Loo buuxiyo Waxaa Lagaa Raba Qofka Mareykanka Kugu Soo Dhawnayo So Buxi
Просмотров 3,6 тыс.Год назад
Foomka i-134 Dv Lottery Sida Loo buuxiyo Waxaa Lagaa Raba Qofka Mareykanka Kugu Soo Dhawnayo So Buxi
Qaladaadka Dv Lottery Dhanka Sawirka Ma Laguu Diidi Kara Xulashada Kowad ? Maxaa Kula Gudboon Hada..
Просмотров 749Год назад
Qaladaadka Dv Lottery Dhanka Sawirka Ma Laguu Diidi Kara Xulashada Kowad ? Maxaa Kula Gudboon Hada..
I’m Very Sorry 😢 Wll Mohamed Ciise Koonaa Allah Haku Naxariisto Malmo kahor Dv Lottery warbixin
Просмотров 1,9 тыс.Год назад
I’m Very Sorry 😢 Wll Mohamed Ciise Koonaa Allah Haku Naxariisto Malmo kahor Dv Lottery warbixin

Комментарии

  • @MOHA6668
    @MOHA6668 День назад

    Luuqada dhib maigu yeelanaa English

  • @Fahadcaynaan6
    @Fahadcaynaan6 5 дней назад

    Kenya Ethiopia iyo Djabuti Waxay ina tuseen cadaawada ay inooqabaan

  • @jeeni-goroyo5354
    @jeeni-goroyo5354 6 дней назад

    Meesha naacda kalatag niyaw

  • @mubarikmohamedcaydiid3232
    @mubarikmohamedcaydiid3232 6 дней назад

    Wxd noo soo sheegtaaa midka lagu baraaweeyo ama lagu tijaabiyo sawirka

  • @Abdiraxmaansemicolon
    @Abdiraxmaansemicolon 6 дней назад

    Saxiib waxan haysta Shahaado IT oo Diploma ah lottery markan xaraysanayen waxaan doortaye optional kii vactional wax caqabada may nigu noqonaysa misaa waa ok

  • @mohammadadam8374
    @mohammadadam8374 6 дней назад

    Asc sxp lcgta ticket waa meeqo

  • @Bulshaawi805
    @Bulshaawi805 8 дней назад

    Intee loogu fiiriyaa sawirkaan in la selecti gareeyo sawirka jijaabda mise waa application lagu fiiro ayaa jiro

  • @Bulshaawi805
    @Bulshaawi805 8 дней назад

    Wallal. 2 Mar magali karaaa 2 dv kale dugan sawiro dooda 2xabo maxareeysankaraaa ii soo jawab hadii aad aragto fariinteeda

  • @faizaahmed1993
    @faizaahmed1993 8 дней назад

    Nasiib ledahy walalka masha alalh ab in somalida kso baxdo waku adkyd

  • @MUBAARIKABDIWAHAAB-k9k
    @MUBAARIKABDIWAHAAB-k9k 8 дней назад

    Sxp sawirka hadan qaldo ooaan markale buuxiyo waxdhibato ah mankalakulmi

  • @ASKAMEDIA4
    @ASKAMEDIA4 9 дней назад

    Maalin wanaagsan Waxaan rabay inaan ogaado caafimaadka DV LOTTERY waxaan nahay 3 qof Aniga xaaskayga iyo ilmahayga 1. ilmahaygu waa 2 sano waa inuu cafimaad ka maro haa ama maya 2. Marka labaad Fiisaha DV LOTTERYGA maa bilaash ba ama waa anaga oo kale. ii soo jawaab Fadlan aad baad u mahadsantahay

  • @Alicabdalla7332
    @Alicabdalla7332 9 дней назад

    Zxb laba mar ayaa hal sawir iyo Hal xog oo waxyar Lee ka bedelay ku xareyy caqabad miyaa

  • @maaslimmedia
    @maaslimmedia 9 дней назад

    saaxiib waxaan ku waydiinaya d260 ma waxaad xaraysanaysaa marka safaarada wadanka aad dooorattay tagto mise markuu kuusoo baxaba waad xaraysanaysaa

    • @nasserothman4950
      @nasserothman4950 8 дней назад

      Markaa selected noqoto markiiba waa la xareeyaa

  • @Abdiwaliahmed-p9e
    @Abdiwaliahmed-p9e 9 дней назад

    Sxb sawirka wax Yar ending malagu sameykaraa qurxiis camal mise sida kugayshay camerada ayaa lagu xareeya sxb plz isojawaab. Kuwa ika waaale

  • @sacdiyaadam703
    @sacdiyaadam703 9 дней назад

    Hamplyo

  • @ben10xman92
    @ben10xman92 9 дней назад

    Sxp sawirka qash ma iga siin kartaa

  • @munoyusuf9211
    @munoyusuf9211 9 дней назад

    Mashalah huno Guulayso

  • @maaslimmedia
    @maaslimmedia 9 дней назад

    Guulaysta zhpyaal

  • @xamsecabdi8679
    @xamsecabdi8679 9 дней назад

    Singal hadaan ku xareeyay hadana maku xarayn karaa family sxp

  • @asmaaabdinasir1742
    @asmaaabdinasir1742 10 дней назад

    I'm 20 years old and I want to get married and move to America and live a stable life.

  • @YeusufAwel
    @YeusufAwel 10 дней назад

    ❤❤❤❤❤

  • @m.b.bercaano4779
    @m.b.bercaano4779 11 дней назад

    zxq video no so samee sida lo xareysanaayo adoo noso dubayaa

  • @yussufali7280
    @yussufali7280 12 дней назад

    How about if they select you and yet you don’t have passport for your country example you live in Kenya and you don’t have Kenyan passport

  • @maandeeqahmedfaarahmaandee4790
    @maandeeqahmedfaarahmaandee4790 12 дней назад

    Wll ixarey

  • @KINGZUBRO
    @KINGZUBRO 13 дней назад

    isamee bro

  • @MukhtaarMahamed-my2dv
    @MukhtaarMahamed-my2dv 13 дней назад

    Asc ma iixeren kartaa wallaal

  • @ayaanyuusuf4505
    @ayaanyuusuf4505 13 дней назад

    Wllow family ga maxaraysankaraa waxaan nahay aniga iyo sawjkayga

  • @mohamedabdi316
    @mohamedabdi316 14 дней назад

    😮😅🎉

  • @Demond903
    @Demond903 14 дней назад

    2023 iyo 2024 waan Xaraystay Lkn Kuma Guulaaysan wali Rajo

  • @Ilka--case
    @Ilka--case 14 дней назад

    Zhp maad iga caawin please😢😢

  • @xasancolaad1595
    @xasancolaad1595 14 дней назад

    Wlo aniguh malihi shahaado markaa shahaado cilmiga computerka ayan haystaa iyo tan dugsiga hoose ka waram oo muuqal inoo soo dub inay qasab ahayn in. Laga rabo shahaado dugsi sare ama ma samaysan karaaa shahaado copy? Alow khayr ka dhig inay suurto gal noqonayso alle og

    • @HassanQaasin
      @HassanQaasin 14 дней назад

      Shahado miyaa laysk rabaa

    • @user-gb1tn3cn2b
      @user-gb1tn3cn2b 12 дней назад

      @@HassanQaasinshahaado dugsi sare waad gadan kartaa

    • @hudamohamed7799
      @hudamohamed7799 12 дней назад

      Wallo norwey baan jogaa ma xareysan karaa sharciga Weyn baan haystaa?

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 19 дней назад

    Walaal ii xeray Sanadkan

  • @LiibanIbrahim-xf1ke
    @LiibanIbrahim-xf1ke Месяц назад

    Abowe fiiri qof aan shahaado heysan ma xareysan kara waxan leyahy xirfad shaqo o ah cilaan saarka maku xareysan karaa

  • @Maxamed-mp8hj
    @Maxamed-mp8hj 2 месяца назад

    Qalpi goormalaxadaystaa

  • @maxamuudcali2031
    @maxamuudcali2031 3 месяца назад

    Hbo dadka ku yimaada group 5ka kwrn mala so doowayaa gurihayaa maa la siyaa ❤

  • @ArabHayaan
    @ArabHayaan 3 месяца назад

    Safarada asia laga xaraysta kuwa africa waa qaar xun😂

  • @SPORTS_AND-HAPPY1.
    @SPORTS_AND-HAPPY1. 3 месяца назад

    Zxp instagram kada iishek waxan ahy dv winner 2024

  • @Bashkacabaas114
    @Bashkacabaas114 3 месяца назад

    Waan ku guuleystay DVD LOTTERY dhamaan foomamka waan buuxiyay interview ga waan maray oo passport ka ayaa laiga qaaday safaarada caafimaadkuna waan soomaray oo dhawr talaal baan qaatay kaliya waxaan sugayay visa ha kadib dhawr maalmood markii aan sugayay ayaa fiscal year schedule kii ayaa dhamaaday sidaas haddii ay dhacday waxaa la iisoodiray raali galin waxa aan sugayaana kaliya VISA ha ayuu ahaa qaladkuna waa mid kayimid waaxda socdaalka ee xafiiska arimaha dibada USA Hadaba haddii qaladku dhankeyga uu ahaan lahaa waan Qanci lahaa markan waa dhankooga Hadaba ma helikaraa xal maadaama anigu aan ahayn dhibku mid dhankryga kayimid?

  • @museqazali9578
    @museqazali9578 4 месяца назад

    Ethiopia Warkeeda Cadeeya. Maxaa ka socda please?

  • @abrahamabdi611
    @abrahamabdi611 4 месяца назад

    Ninkan aad wax waydiinayso eed hadana hadalka ka boobayso waamaxay 😂😂

  • @AbshiroAbdi-bn7ve
    @AbshiroAbdi-bn7ve 5 месяцев назад

    Wllo Malaysia kwran bal

  • @abdibasidabdilaahi6753
    @abdibasidabdilaahi6753 5 месяцев назад

    Asc wllo wiil yar oo aanu wllo nahay ayaa selected noqday sannadkan 2025 laakin case-kiisa ayaa high ah, waa 61k maxaad talo nasiinaysa safaarada uugu fiican bro, iiso jawaab adigoo raali ah

    • @abdimajidadannor5824
      @abdimajidadannor5824 4 месяца назад

      wcs sxb ani dv25 ahay case 64k wll 61k waa la gaarayaa kaliya safaard fiican udoor sida malesia hindia

  • @abdibasidabdilaahi6753
    @abdibasidabdilaahi6753 5 месяцев назад

    Asc wllo wiil yar oo aanu wllo nahay ayaa selected noqday sannadkan laakin case-kiisa ayaa high ah, waa 61k maxaad talo nasiinaysa bro, iiso jawaab adigoo raali ah