Adeer heestan ay wada qaadayaan 2da marxuum ee Maxd Mooge iyo Xaliim Khaliif ee erayadeeda iska lahaa Axmad Saleebaan Bidde (cimriga Allaha u barakeeyee) waxayne ka mid aheyd riwaayad hadda magaceedu xusuusteyda ka maqan oo Maxd Mooge iyo Magool oo isjecel, Magool oo ardayad masaleysa loo dirayo iyadoo ka mid aheyd ardaydii loo diray Ololihii Horumarinta Reer Miyiga (OHRM) July 1974 to March 1975 si ay dadkii miyiga deggenaa u soo baraan qoraalka Afsoomaaliga waana lagu guuleeystay barnaamijkaas. Haddaba riwaayadda heesaheeda intooda badan waxay ku saabsanaayeen jaceylka Mooge iyo Magool waxaan riwaayaddan la dhigay markii Ololaha laga soo laabtay 1975ti.
❤❤❤❤❤❤❤ magool Sooceyr maahan
Illhy.honaxaristo.labadaba
AHUN MAXAMED MOOGE LIIBAAN IYO FAADUMO KHALIIF MAGOOL
Illhy.unaxarso.lbdba
Best
Tariikhda nin kan walhi wan ka helaY
Erayadi axmed saleban bide
Laxan kii jiim
Kabankii jiim shekh mumin
Cododka magol iyo mooge
tariikhda maad haysaa
Kabanka caadi looga yerinayo MAXAMED MAXAMED wa garta walhi Alla yarxam