- Видео 36
- Просмотров 1 992 389
HEESO HD
Германия
Добавлен 29 окт 2020
KALA SOCO HEESO XUL AH
HEESO HD
ruclips.net/user/HEESOHD
HEESO HD
ruclips.net/user/HEESOHD
Talaal malaha caashaqu | #shamsa cumar
@HEESOHD
KU XIDHNOW HEESO HD
#HEESO_HD
#QARAAMI #HEESO #XUL
#shamsa cumar
Ilayn taran jacayliyo
talaal malaaha caashaqu
Ragna taada kama baxo
HTTPS://WWW.RUclips.COM/C/HEESOHD
KU XIDHNOW HEESO HD
#HEESO_HD
#QARAAMI #HEESO #XUL
#shamsa cumar
Ilayn taran jacayliyo
talaal malaaha caashaqu
Ragna taada kama baxo
HTTPS://WWW.RUclips.COM/C/HEESOHD
Просмотров: 1 352
Видео
Heestii tiiraanyo | Axmed mooge AUN #axmed_mooge #HEESO_HD
Просмотров 2 тыс.2 года назад
@HEESOHD KU XIDHNOW #HEESO_HD #QARAAMI #HEESO #XUL Heestii #tiiraanyo HTTPS://WWW.RUclips.COM/C/HEESO Heestii tiiraanyo | Axmed mooge AUN #axmedmooge #tiiraanyo HEESO CHANNEL
Heestii Awr dhigalabaa | #Magool AHUN #HEESO_HD
Просмотров 3 тыс.2 года назад
HEESO@HEESOHD KU XIDHNOW #HEESO_HD #QARAAMI #HEESO #XUL Heestii Awr dhigalabaa | #Magool AHUN HTTPS://WWW.RUclips.COM/C/HEESO HEESO CHANNEL
Heestii inta dabata guudka axmed gacayte #gacayte
Просмотров 10 тыс.3 года назад
@HEESOHD KU XIDHNOW HEESO CHANNEL #QARAAMI #HEESO_HD #XUL heestii inta dabata guudka axmed gacayte #gacayte #dacalada_hargeisa HTTPS://WWW.RUclips.COM/C/HEESO
HEESTII DAYDAYO ASAAGAA | Axmed gacayte AUN iyo sahra yar #axmedgacayte
Просмотров 3,5 тыс.3 года назад
@HEESO KU XIDHNOW HEESO CHANNEL #QARAAMI #HEESO #XUL HTTPS://WWW.RUclips.COM/C/HEESO HEESTII DAYDAYO ASAAGAA | Axmed gacayte AUN iyo sahra yar #axmedgacayte HEESO CHANNEL
Heestii waxad iga abaartay | Qalinle AUN iyo Magool AUN #qalinle #Magool
Просмотров 4,6 тыс.3 года назад
@HEESO KU XIDHNOW HEESO CHANNEL #QARAAMI #HEESO #XUL HTTPS://WWW.RUclips.COM/C/HEESO Heestii waxad iga abaartay | Qalinle AUN iyo Magool AUN #qalinle #Magool HEESO_CHANNEL
Heestii camalsan | maxamed mooge AUN iyo hibo nura #maxamedmooge #hibonura
Просмотров 8 тыс.3 года назад
@HEESO KU XIDHNOW HEESO CHANNEL #QARAAMI #HEESO #XUL HTTPS://WWW.RUclips.COM/C/HEESO Heestii camalsan | maxamed mooge AUN iyo hibo nura #maxamedmooge #hibonura #HEESO_CHANNEL
Heestii miyaan xalayto jiibsaday | axmed mooge AUN #axmedmooge
Просмотров 4,6 тыс.3 года назад
@HEESO KU XIDHNOW HEESO CHANNEL #QARAAMI #HEESO #XUL HTTPS://WWW.RUclips.COM/C/HEESO Heestii miyaan xalayto jiibsaday | axmed mooge AUN #axmedmooge #HEESO_CHANNEL
Heestii magooleey | maxamed mooge iyo magool AUN #maxamed #magool
Просмотров 79 тыс.3 года назад
@HEESO KU XIDHNOW HEESO CHANNEL #QARAAMI #HEESO #XUL HTTPS://WWW.RUclips.COM/C/HEESO Heestii magooleey | maxamed mooge iyo magool AUN #maxamedmooge #magool #HEESO_CHANNEL
Heestii hada iyo habeenkii | axmed yaasiin digfeer AUN #digfeer
Просмотров 197 тыс.3 года назад
@HEESO Ku XIDHNOW HEESO CHANNEL #qaraami #HEESO #xul HTTPS://WWW.RUclips.COM/C/HEESO Heestii hada iyo habeenkii | axmed yaasiin digfeer AUN #digfeer
Heestii qaad hilinka | axmed gacayte AUN #gacayte
Просмотров 6 тыс.3 года назад
@HEESO KU XIDHNOW HEESO CHANNEL #QARAAMI #HEESO #XUL HTTPS://WWW.RUclips.COM/C/HEESO Heestii qaad hilinka | axmed gacayte AUN #GACAYTE HEESO_CHANNEL
Heestii yuu qabaa aday badey | cabditahliil AUN #cabditahliil
Просмотров 1,6 тыс.3 года назад
@HEESO KU XIDHNOW HEESO CHANNEL #QARAAMI #HEESO #XUL HTTPS://WWW.RUclips.COM/C/HEESO Heestii yuu qabaa aday badey | cabditahliil AUN #cabditahliil HEESO CHANNEL
Heestii uurkaa waxad ku haysaa | digfeer iyo sahra #digfeer #sahra
Просмотров 17 тыс.3 года назад
@HEESO KU XIDHNOW HEESO CHANNEL #QARAAMI #HEESO #XUL HTTPS://WWW.RUclips.COM/C/HEESO Heestii uurkaa waxad ku haysaa | digfeer iyo sahra #digfeer #sahra #DIGFEER #SAHRAILAYS
Heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar
Просмотров 524 тыс.3 года назад
@HEESO KU XIDHNOW HEESO CHANNEL #QARAAMI #HEESO #XUL ruclips.net/user/HEESO heestii sabidii yaraydee | xasan aadan samatar sabidii yaraydee waxa saaka joogiyo waxa soo socdee maqan kala socotay guudkee
Heestii ruqiya | xasan aadan samatar #xasan
Просмотров 10 тыс.3 года назад
@HEESO KU XIDHNOW HEESO CHANNEL #QARAAMI #HEESO #XUL HTTPS://WWW.RUclips.COM/C/HEESO Heestii ruqiya | xasan aadan samatar #xasan #xasan #ruqiya
Heestii gacantaada midig waan ubaahanee hayga goyn | sahra axmed AUN
Просмотров 86 тыс.3 года назад
Heestii gacantaada midig waan ubaahanee hayga goyn | sahra axmed AUN
Heestii dhool day la moodyeey waan kugu | maxamed saleebaan tubeec AUN
Просмотров 2,9 тыс.3 года назад
Heestii dhool day la moodyeey waan kugu | maxamed saleebaan tubeec AUN
Heesihii khadra daahir oo dhamaystiran | Q 2aad #khadra
Просмотров 1,7 тыс.3 года назад
Heesihii khadra daahir oo dhamaystiran | Q 2aad #khadra
Heestii akaro | axmed yaasiin digfeer #digfeer
Просмотров 9 тыс.3 года назад
Heestii akaro | axmed yaasiin digfeer #digfeer
Heesihii khadra daahir oo dhamaystiran | Q 1aad #khadra
Просмотров 2,9 тыс.3 года назад
Heesihii khadra daahir oo dhamaystiran | Q 1aad #khadra
Heestii faadumo | maxamuud xaaji cali gaawarow
Просмотров 3,7 тыс.3 года назад
Heestii faadumo | maxamuud xaaji cali gaawarow
Heestii hawadiyo dabayshiyo haadka duulee | maxamed saleebaan tubeec AUN
Просмотров 51 тыс.3 года назад
Heestii hawadiyo dabayshiyo haadka duulee | maxamed saleebaan tubeec AUN
Heestii habooneey naftaydan | xasan aadan samatar
Просмотров 1,6 тыс.3 года назад
Heestii habooneey naftaydan | xasan aadan samatar
Heestii bulo | axmed yaasiin digfeer AUN
Просмотров 1,7 тыс.3 года назад
Heestii bulo | axmed yaasiin digfeer AUN
Heestii shilba wuxuu ka dhacayaa | khadra daahir iyo axmed cali cigaal
Просмотров 7 тыс.3 года назад
Heestii shilba wuxuu ka dhacayaa | khadra daahir iyo axmed cali cigaal
Heestii waa laysku soo noqon | axmed cali cigaal
Просмотров 161 тыс.3 года назад
Heestii waa laysku soo noqon | axmed cali cigaal
Heestii wacanay aduunyada | saalax qaasim naaji
Просмотров 1,2 тыс.3 года назад
Heestii wacanay aduunyada | saalax qaasim naaji
Heestii caashaqaaga awgii | khadra daahir iyo saalax qaasim
Просмотров 13 тыс.3 года назад
Heestii caashaqaaga awgii | khadra daahir iyo saalax qaasim
Heestii balanbaalis qalimale | xasan aadan samatar
Просмотров 1,9 тыс.3 года назад
Heestii balanbaalis qalimale | xasan aadan samatar
Heestii hadaan nuxurka sheekada | xasan aadan iyo sahra axmed AUN
Просмотров 18 тыс.3 года назад
Heestii hadaan nuxurka sheekada | xasan aadan iyo sahra axmed AUN
❤❤❤
Viva Shacabka ssc Of Khaatumo of Soomaaliya
Viva Shacabka Soomaaliyeed
Boqorka laxamada dareenka khaalid messi 🔥🫡
❤❤
Heestan Orgenalka First Record sideen ku helaa.
❤❤❤
Dhegaha Fura👂🤌
Mmmmmmm xasuus
Ilaahy habo haku naxariisto sahra axmed jaamac
M,a
Xayat Cabdilaahi Of Ssckhaatumo enjoyed Laascaanood of Soomaaliya
Laxan cajiiba
❤x❤
Sara axmad jamac
Shankaroon ahmed habeen khamiis ah taariikhdu tahay 14/11/2024 saqcada cariga uk 🇬🇧 tahay 2:50 habeenino xusuus wacan
Ayy😊
Somaal afkena saadal wanagiyo ishii lagu sifen jiray subax waa iftiiniyo sidu waa bariise wah wah
Y RabE towbE Familyyyyyy astaqfurulah wa atuubuilayhi
Maxaa hees ah iyo cod halaasi ah hassan aden fanaan jira ayas tahay
❤
Qurruxdeedu waa dabiici shankaroon! Da'kastooy gaarto! Alloow janno firdowsa ku arsaaq abwaankii qaaliga ahaa maxamed cali kaariye
Waah Waab yaa Goobbe❤.
Samatar
Ax yaa xasan adan samatar goat
Waa ereyadii Saxardiid Jebiye Laxankuna waa Cali Cabdi Fayruus
صوت شنكروون الناعم والطفولي يثير دوامة من الذكريات، يلون بألوان الطفولة بلمسة رقيقة. وكأن أغنيتها تعيد إحياء تلك الظلال المنسية من جديد. وبفضل المبدع في تلحين الأغنية، Rashid Balluu Aka Bullo، والشاعر الذي صاغ الكلمات Adam Tarabi بحرفية، يجسد هذا العمل جزءًا من العصر الذهبي للموسيقى الصومالية، حيث امتزجت الكلمات والموسيقى لتخلق شيئًا خالدًا في الذاكرة.
Waah waah axsan axsan caleek!
2004 iyo rokoodh national ah iyo xagaagii boosaaso
Rabi Naxariistiisii janno ha siiyo Sahra Ahmed, waa fanaanadii Nabi amaan badan qaaday. Taasi oo ay fanaaniinta dheereyd jeceylka Nabigeena NNKH.
2024.08.23
Golden voice
May Her Eternal Soul Rest In Peace.😢🤲 _Unbeatable. ❤
Shugrihussen
Dadkiihore ayaadadhaa
Heesihihor xasuus
Allow ku naxriiso❤ sahro ahmed❤
Heestan wxn kusoo xasuusta malin aan safar xili duhurnimo ah aan ku jireney ayay noo shidnayd waliba waan kusoo ceshana hadba tarikhdu waxay ahayd 12/4/2017 xasuus dadkii aan xiligaas isla joogney qaarkod hada waa qurbo joog🎉hadaad iga danbeyso 👍 😊
hees qiimo leh 2:59 hapenimo waa ku murqaamaYa afkagah caano lagu qapaY❤
Marqaanka iska daa
KULA MID BAAN AHAY 10.45 AYAAN KU MURQAAMAYAA EESHCALAA HEES
Magool iyo moogaba waxay ahaayeen laba legend oo somali soo maray rabi naxariistiisa ha ugu deeqee🤲. Somalida waliba reer somaliland waa dad fanka iyo dhaqanka ku wanaagsan runtiina aad u jecel heesaha qaraamka ah waxay ka wariyaan sheekooyin xiiso leh oo aad ka dheehanayso sida ugu talax tageen. 1. Barigii dawladii somalia dhacday ee somaliland na ku dhawaaqday lasoo noqoshada dawlad nimadeedii 1991kii ayaa nin reer hargiesa ah oo aad ujeclaa heesaha magool ayaa lagu yidhi dalkii laba ayuu u kala goay deetana wu lasoo booday mogool dhinaceebay raacday waxa lagu yidhi muqdisho suu yidhi waar hadaa codbaa inaga goay maad tidhaahdaan😅. 2. Heestan marka magool leedahay maxamed maxamed ayaa nin ogaadeen ahi yidhi SCW deetana moogaa soo galaya oo yidhaa magooleey markaas buu yidhi maxamed gartaye magooshuna ma asxaabihii ka mid ahayd😅. Axyaa legendary ❤.
Boqorkii codka xasan aadan samatar mar la arag codkiisa😢
waxaan xasuusanayaa maalin aan taleefan oking ah aan ka dhageysan jirey anoo aad uyar 2015 ilaahayow cimriga iyo caafaadkaba noo siyaadi yaa rabbi 🤲
Waa juusa
Oh ayaa hees xasus leh wxn ulabtay mrkn dhagystey 2014 on dhagysen jiry
Shankaroon axmed sagal 20/6/2024 habeen khamiis ah
❤
❤
10/8/2024
Ilaahay ha u naxariisto
18/06/2024 yaa ila dhegaysanaaya 😅😂
Axyaa abwaan faanand mulaxn musicsatyaal wax layidhahdo ma leh ku raxyso moyaanee Abawan :Adan tarabi oogle Mulaxn. Rashiid bullo Musicsteyal :boxdii xooga sm ma hubo koxda se waa qoladii safrka ku jirtey hee barnmiyda kuqabnayey hargasa iyo booroma Abawn tarbi cabqariga waxn ilahy cimriga iyo cafimadkba haw bareekeeyoh waa Eryo wakhti hore la sameeyey hadan marxaldooda hdaad ku jurto ku tabnya kula jaan qadaya😢 qofkii fahmaya
cabdi qayasa ❤❤❤❤❤❤😂😅😊
Gayiwaaqla oo laga guuraybaan raad goobayaa caku goor dambee that i feel😢