@Am_abdalla wax qaldan kuma hadlin walal walshiina kama dheereyn markii uu silcayey taa ogow alle kabaq baa inta la ilooway imika dad laga heybeysanayaa sow ceeb baa laga cararayaa dee cadaab baaba laga helayaa riximka loo gargaari waayo sow ma ogid waaba mid kula dhiig beer ah sorry hadalka baro iyo qotada ujeedka ok
Waar ninkan ka xishood dge in aad ku hadasho qabiil waxa ka horeeyey wiilkaij soo bandhigay iyo maxkamadda daahir calasaw ee sharafda keh ku hadal magaca somali wiilkii sok qabtaynay khayr allaha siiyo
WARYAAHEE KU DHAHA U DUCEE WALALAHA SOMALIYED EE QASHINKA KAA SOO SAARAY HA NOQON JIZAAR DOQON AH❤GUUL HAWIYE &SOMALIYA❤
Afkaaga hagaajiso somaali weligeed bay caawin jirtay cidkasta oo cawiyeyna waa loo mahadliyey odaygan ehelkiis baa kaxaystay walaashiis baana lala dejiyey wiilkii helayna waa mahadsan yahay shukran ajar iyo xasanaad ilaahay ha siiyo
@Am_abdalla wax qaldan kuma hadlin walal walshiina kama dheereyn markii uu silcayey taa ogow alle kabaq baa inta la ilooway imika dad laga heybeysanayaa sow ceeb baa laga cararayaa dee cadaab baaba laga helayaa riximka loo gargaari waayo sow ma ogid waaba mid kula dhiig beer ah sorry hadalka baro iyo qotada ujeedka ok
Allah ka cabsi iyo qabyalad maxa iska galay wilba cawiyay e qabil ma cawin wa run walashi iyo carurtisa way dayacen
Subxaanallaah. Hawiye maxaa meesha keenay Midgaan mar wax bixiyey maxaad ooga dhigeysa umadda. Maxkamadda Soomaaliyo dhan ayaa joogta oo wax bixisay. C/Kariim ninkii Tolkii ahaa waa kii lahaa 3kun oo dollar ah ayaan uhayaa. Midgaanimadda meesha kalatag.
Me cabdi guul iyo gobanimo
War Daahir calasow iyo wiilkii keeney iyo intii sadaqada bixiyey u mahad celiya
Waa loo mahad celiyey mar hore
Wiilki so helay away dahir calasow wilkas hadu ahanlaheyn wuku dhimanlaha dariqa
Dhulbahante dhulbahante dhulbahante😂😂😂
SIDDEE LAYDUNKULA XIRIIRAA ABDIKAREEN WALAALIHII BAAN NAHAY .
REERAHAAN ULBAHAATE WAA TOLNIMADA WAA DAD AAD UGU WEYN KHAYR IYO WANAAGBAAN IDIN RAJEEYEY
Cabdi kariimoow alle ha ku xafido naftaada dhaqaalayso tolkana ha ka cararin
Odeyga dawlada waxsineysa halo apply gareyo
0:39 0:39
Adeer salaama
Waar ninkan ka xishood dge in aad ku hadasho qabiil waxa ka horeeyey wiilkaij soo bandhigay iyo maxkamadda daahir calasaw ee sharafda keh ku hadal magaca somali wiilkii sok qabtaynay khayr allaha siiyo
Oo u duceeya
Wiilkii soo helay iyo Daahirna waa mahadsan yihiin
Qofkii ku cawiyay ceeb maleh
Maxamed cali waa bilaa akhlaaq u jooga cayda dhulbahante
Hadduu leeyahay sharci ijaarka dawladda uga dalba care na u dalba oo nuurto ku qora alle ha caafiyo ee dentist 🦷 na u geeya fari kama qodna faanoole
Ilen ninka abdikarim nin cad buu ahaa maansha alaah
Naagta uu qabi jiray badeeda ka baxa asaga u taliya hadaad dadkiisa
Ninka ilkaha ugaliya
Mise shirqolki awdhigayba libax kadhigtay mise dadkan nagti xidhay ba so dirtay wax noo shega maxa qaldan
Cidĺa iyo dayac bu kudhimanlaha so sad
Thanks 🙏 eeddo
Somalidu ha is garab istaagto marka dhibaato dhacdo tanoo kale ah wax yar oo aad qof ku caawiso ayaa wax wayn noqonaya
Me cabdi landheere walahay garaadka wa sakalamay
Me cabdi wuxu qabtay wa maxay reerkan run iskuma shegan
Dhulbahantooy iska daaya qabyaalad Sababta wiilkii soo heley ha eedeynin Ee u mahd naqa, ???????? Dad caadiya ma tihiin bisinka
Aweloodhan halkee jirteen
Kahadla odaga sharcigiisa oo sharciga u raadiya
Wixii hore ka gudub hada u taliya ninkaan xafida masuuliyadu waa adinka
Aaway wiilashiisii. Ma looharaa
War soomaaliyey ninka ilkaha ama afka ka kasameya sifecan hadalkisa halofahme
Wardoqokan arka ma 5 bilod kadibbad hoos u dhamenlahad
Sax