DANWADAAGTA IYO KAWAANKA MALAAYGA MADIINA DEGMADA WADAJIR MOGADISHU SOMALIA 15/3/2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 окт 2024

Комментарии •

  • @Glxyrblx798
    @Glxyrblx798 2 года назад +1

    MashAllah SACDIYO WADANI
    KEEP G.ING

  • @kamalali79
    @kamalali79 2 года назад

    Asc walaasheey sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin Amin mahadsanid marwalba waxaad Nala qeebsato quruxda iyo horumarka dalkeena ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin shaqo wacan ayaad heysaa keep going my sister guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan ilaah haku dhowro Amin Amin Amin walaasheey sacdiyo xasan

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 5 месяцев назад

    Wadajir.Familyyyyy

  • @maryanhaji8981
    @maryanhaji8981 2 года назад

    Masha Allaah keep going Team Ajmal horumar wacan insha Allaah

  • @zahruujaomar206
    @zahruujaomar206 Год назад

    Xaafadeena abaayo gurigeyga iga muuqdo meesha maasha allah

  • @suleemanaxmad4159
    @suleemanaxmad4159 2 года назад +2

    ماشاءالله

  • @Ania123-g8u
    @Ania123-g8u 2 года назад

    Allaha dadku Maa iska xaaqaan wasaqda oo qof walba hortood iska nadiifiyaan subxaana Allaha

  • @ahmedawilo96
    @ahmedawilo96 2 года назад

    MashaAllaah sacadio hasan aad baad u mahadsan tahay casimaddii na kala bartay shaqsiyan anoo somaliland jooga

  • @dajistech1042
    @dajistech1042 2 года назад

    m.a abyoo guuleso

  • @Ilhan-1104
    @Ilhan-1104 2 года назад +1

    Asc abayo hawlwadag soo duub

  • @xasansiidii6656
    @xasansiidii6656 2 года назад +1

    Maasha allaah

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 2 года назад

    Wcs walaal jazaaka Allah

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 2 года назад

    Masha allah.

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 5 месяцев назад

    Familyyyyyyyy Systems jEmaadeeey yanogasho QatraaayqaranEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey Qaasatan facyaashay qayryaashay waanba dhaafaaba uwataa dumar .Yartayarta

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 2 года назад

    Sobe banadir dabaq yda sucub appartmentyda so dub si dadka ay ugu jestan appartmentyda

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 5 месяцев назад

    LEE, As, E , YawayE, waa Qatroisliina Qiimobadan cadceed murwodumaroo iftiinaay shamsoooy Ya.

  • @calaawigamer4740
    @calaawigamer4740 2 года назад

    Team boqortooyo shere like iyo weliba subscribe wa dhankiina
    Dhib la aan dhankiina
    Anagana dhiiragelin
    Mhdsanidiin
    Dhaman

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 2 года назад

    Wcs sister

  • @BaxasanA
    @BaxasanA 2 года назад

    Mashaa allaah