GURYO IYO BOOSAS IIB AH KUYAALA MADIINO NUUR ADUUNYO MACMACAANKA DEGMADA DHARKENLEY 15/9/2022

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 окт 2024

Комментарии • 23

  • @DHEXDHEXADIYE
    @DHEXDHEXADIYE 2 года назад +2

    mowdka Allaha u naxariisto dheh marwalba aa tiraah waa SIYAAD BARE AUN

    • @Nimco.qaali143
      @Nimco.qaali143 2 года назад +1

      Siyadbare maa alla unaxaristo ladhaha
      Balayo nin culimada laya naxaris lodalba miyaaa

  • @momo1646
    @momo1646 2 года назад

    Kheyr badan allaha ku siiyo sis mar noo soo duub boondheere laanta deljirka

  • @Ania123-g8u
    @Ania123-g8u 2 года назад

    Maa shaa Allah wadanku waa is bedeli rabaa in shaa Allaha wixii dhib ah Allaha nagahaayo

  • @haboonali3643
    @haboonali3643 2 года назад

    Ajmal Abaayo dadka aad la hadlayso Xumaan bay ba u qaadanayaan waayo umaba muuqato waxad ka hadlayso mana fahan sana
    Allaha ku barakeyo Wll

  • @mahadasaidyusuf4169
    @mahadasaidyusuf4169 2 года назад

    Maashaa allaah ilaahey ha kaa ajar siiyo .

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 2 года назад

    maansha alaah keep going sister beautiful

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 года назад +1

    Waa kusalaamey habo wadaniyad ayaad yahay inshaa alaah taariikhda ayaa kuxusi doono

  • @ima6291
    @ima6291 2 года назад

    Masha alaah mcnto

  • @tusmodairyfarm1382
    @tusmodairyfarm1382 2 года назад

    Masha allaah abaayo guulayso

  • @Maxamedshiine7
    @Maxamedshiine7 2 года назад

    Masha Allah

  • @asiabanane983
    @asiabanane983 2 года назад

    Allaahuma Amiin

  • @aldowsary1968
    @aldowsary1968 2 года назад

    Soo sawir guryahay gudihiisa

    • @HamzaMalik-ez4ro
      @HamzaMalik-ez4ro 2 года назад

      Aflagaaadada waa maxey sxb miyaan akhlaaqda wanaagsan Gurigiina lagugu soo barin?

  • @saidaali412
    @saidaali412 2 года назад

    Eedo qiimaha.iska hubi

  • @sadiowarsame
    @sadiowarsame 2 года назад

    👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @darishore814
    @darishore814 2 года назад +2

    Ajmaleey halka Mid aan kaala yaabay adigo muuqaalka quruxdiisa nooga sheekeen karto ayaa lo, aa hal saac ka hadle stay on the topic, negative Hadi la fiir fiiriyo topic quruxdiisa dadka ka dhex galaysaa’ in meeshaas ad marayso noo kala sheekto ayaa nagu filan like macmacaanka tabakaayo madoow ajibka dad baa mor hore ugu danbeysay oo dagana aan Hada garan Karin

    • @ahassan1225
      @ahassan1225 2 года назад

      Wacyi gelinta ayey ku dadaaleysaa gabadha shaqadina dhinac bay ka wadaa.
      way ku mahadsan tahay.

    • @darishore814
      @darishore814 2 года назад

      @@ahassan1225 soomaalida daawataba waxay u badan yihin qurba joog kuwa la wacyi galin laha ma daawadaan.Teeda kale soomaali wacyi galin maahan waxay u baahan thy ee sharci ay ka cabsato ayey ka jeceshahy

    • @ahassan1225
      @ahassan1225 2 года назад

      Dadka Soomaaliyeed sharci adag haddii loo sameeyo oo sidey tahay la isugu xukumo way cabsan lahaayeen.

  • @lalakids907
    @lalakids907 2 года назад

    Mansha Allah

  • @caliabdi5968
    @caliabdi5968 2 года назад

    Masha Allah