DAAHA C. GAAS IYO IKRAAN JAAMAC | WAAKUMA HEBEL | WARAYSI QOSOL BADAN

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • #DaahaGaas #IkraanJaamac #QosoliyoXaraabo
    Future Brothers Production.
    Please don't forget to subscribe This Channel.
    facebook: Future Brothers Production
    Twitter: Future Brothers Pro

Комментарии • 147

  • @FartunDuvetGirl
    @FartunDuvetGirl 4 года назад +46

    I need the full interview lol I love her too much 😂😂💕

    • @qalinkiimuxammed5101
      @qalinkiimuxammed5101 4 года назад

      The man said "Plz qunyar qunyar" 😂😂😅😅 Astaqfurullah.. am also searching the full interview

    • @Nihaal15
      @Nihaal15 4 года назад

      Your IG post made me come here 🤣🤣🤣

    • @raxmaxasan3048
      @raxmaxasan3048 4 года назад

      Team shah wax nah😂😂@fartun duvet

    • @muniramohamed4102
      @muniramohamed4102 4 года назад

      Fartun Duvet girl weliba fartuney qaybti (markaasaan saas isu wareejiyaa )ahyd hhhh sas filyaa inay ahyd😂

    • @nimamohamed9651
      @nimamohamed9651 4 года назад

      Fartun Duvet girl Walahi niyada ku so dhacdeen adiyo Hassan belanie 😂😂😂😂 mamadan iyo idinka wa isku kin aqana Mickaël Jackson 🤣❤️😘💋

  • @HEES_CUSUB
    @HEES_CUSUB 4 года назад +56

    Hhhh mncha Allah mama Ekran
    Hala so boqdo waqal studio 3

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 4 года назад +6

    Maxay Tidhi Maxamed Faarax Ayaan Jeclaaday Manshallh Maxamed Faarax Illhay Haw Naxaristo fanaankaa

  • @mohamedabdirahman4208
    @mohamedabdirahman4208 4 года назад +6

    Ikraan wllhi waa Qof talent uleh ka qoslinta😂😂😂😂😂 Anoo shqo ku jira ayaan Saacd qoslayy😂😂

  • @ayaanmohamedaadan4964
    @ayaanmohamedaadan4964 4 года назад +4

    Aanku wexeeya ekran jama mama noloshu kuma xumayso inshà allah

  • @munirkh
    @munirkh 4 года назад +2

    Ikaraaan soo rogaaal celisey waa geesiyad fariida waxan daawan jirey fankeeda iyadaa noo heesi jirtey anagoo ciyaala 90 nadii aad baan u xasuustaa heesteediii adigaa qalbiga degey soo dhaweeee, waxan ku leeyahey hore u soco

  • @usaamebaashe5936
    @usaamebaashe5936 4 года назад +10

    ikraan youtube haloo furo wlhi waa loo baahanyay talent bay leedahy hhh inta igu raacsan like

  • @RelaxHold
    @RelaxHold 4 года назад +2

    Waa boqorada codka waa qof qalbi fiicn Ikraan we love you

  • @Maasal123
    @Maasal123 4 года назад +6

    Hhhhh 1987kiiii fanka zO gazhaY 1979kiiNa waad dhallatay warkaagu uu cadyahy 😁😁😁😁

  • @fatahmouhoumedhabaneh7555
    @fatahmouhoumedhabaneh7555 4 года назад +1

    😅😅ikraan Jamac walahi best Allah hakuxifdiyo mamo

  • @ayaanmohamedaadan4964
    @ayaanmohamedaadan4964 4 года назад +1

    Hhhhhhh mama ikraan IGA walee waa qosolka adduunka mansha allah

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 4 года назад +1

    Abwaan daaha gaas iyo ikraan jaamac waa qosol iyo badh 😁😁

  • @user-vl7lp6uo5f
    @user-vl7lp6uo5f 4 года назад +10

    ikraan wan jecllahay wallahay waa boqorada masraxa laakiin habo naga qafiifi dee 79baan dhashay kulahaa 59 hatan dheh taasan liqikaraaye 😅

  • @shahinaasdauud8646
    @shahinaasdauud8646 4 года назад +4

    kkkkkkk arageega ku qosla mamo ikraan❤

  • @asiacise1671
    @asiacise1671 4 года назад +3

    Daha cabdigas Jama apti hore u zoco ❤️💯

  • @S.S.NUUR14
    @S.S.NUUR14 4 года назад +1

    Anaa ugu horeeyay

  • @fatoumaabdiali6285
    @fatoumaabdiali6285 4 года назад +2

    Dee yurub geenyo ayunbaa tidhii waxan dhashay 1987 markaa yabay anigu ayaa ilaa yabay dee fananinti way is wada yareyen anaa qorbahan ku joogaa dadayda saxda ah lkn waxay ahayd inan liiqo ugu yaran 10 saano ee adan ahan lahaa reer somaliland wan qarsan lahaa dada ee waa intaan ahay reer jabouti wan ka xumahay

  • @amanyedd8432
    @amanyedd8432 4 года назад +1

    Daaha walahi waa qosol ka daaa ayuu tagan yahay

  • @hamzeapokor7575
    @hamzeapokor7575 4 года назад +3

    Part two plz 😂😂😂😂

  • @niiimoahmed2541
    @niiimoahmed2541 4 года назад +2

    Hhhhhh English ta ay Ku hadlay so kkkkk kkkk ikaaran love u

  • @saraaxmed4310
    @saraaxmed4310 4 года назад +1

    Igraneey noolow kolkan ku arkababan qoslaaye waji qosol badledahay hore usoco xabiibti farxad iigu noolow

  • @salmacismaan1062
    @salmacismaan1062 4 года назад +1

    Mnzha allh ikraan iyo daaha gaaz

  • @ridwaannuur4019
    @ridwaannuur4019 4 года назад

    Mnsha allah daaha gaas iyo ikraan jaamac👌🔥🔥

  • @mohamedfarah2210
    @mohamedfarah2210 3 года назад

    Wlh maama ikraan waa funny
    Alle cimriga ha u barakeeyo

  • @hooyofiican9796
    @hooyofiican9796 4 года назад +8

    1979 aan dhashay aa laaxowla walaaquwata oo naag 40 jirta uma egid waxaad u egtahay 65

    • @MohamedMohamed-qh7cj
      @MohamedMohamed-qh7cj 4 года назад

      Way kaftamaysa mafahmaysid.

    • @hooyofiican9796
      @hooyofiican9796 4 года назад

      @@MohamedMohamed-qh7cj walal armay daacadka dhigaysaa walee dumar iyo da

    • @soowdookhanacaskirajonaawi9431
      @soowdookhanacaskirajonaawi9431 4 года назад

      Hhhhhhhhh hora loo yidhi naagna intay jirtay ha weydiin Nina mushaharki ha weydiin midna midna ruun kuu sheegi mayo inyaro alle unaxaristo moye

  • @deeqmaxamed273
    @deeqmaxamed273 4 года назад +1

    Wlhi igran wan tgera mnsha allah

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 4 года назад

    Masha Allah big star Ikram Jama long life.

  • @teamdirizlethomazka5553
    @teamdirizlethomazka5553 4 года назад +2

    igraan beenbay zheegtay kulahed 9 jir ayaan fankakuzoogalay lagugu dhufay😁

  • @maxamedbuluc
    @maxamedbuluc 4 года назад +3

    anon dawan ban si qoslay ikraan jama alle ha no ka daayo maamo

  • @ahmedsaidmahamud844
    @ahmedsaidmahamud844 4 года назад +3

    Abwaanku fadhiga hayska hagaajiyo

    • @hudapatuuna8583
      @hudapatuuna8583 4 года назад +1

      Ahmed Said Mahamud 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ayanna_mx4613
      @ayanna_mx4613 4 года назад

      😭😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 4 года назад +1

    Ikraam jaamac kal iyo laab wan taageera 👍👍🌹

  • @ayanadan3423
    @ayanadan3423 4 года назад +5

    Ilig iguma hadhin😂😂😂😂Islantani wa xarabo socota lol Alla english keeda yaa i bara Markay ka yabsatay "KADAA" buu yiri walahi😂😂😂😂

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 4 года назад +1

    Mansha Allah ikraan Jaamac Heesa macanayda walahi

  • @shabcanmohamed2286
    @shabcanmohamed2286 4 года назад

    Abwaan cabdi iidaan faarax alle haw naxariisto adeerkay caqbari buu ahaaye🥰😘

  • @sarahuseen5403
    @sarahuseen5403 4 года назад +1

    Waa fananda kaliye een ku qoslo

  • @aminahasan1394
    @aminahasan1394 4 года назад +2

    waxbaa isaga dhex yacay islaan da 1979 baan dhashay kulahaa 70 jir weyabee wali cas weye islaan du

  • @rimasaid4618
    @rimasaid4618 4 года назад +1

    Queen 👑

  • @user-mw3we1qd9x
    @user-mw3we1qd9x 4 года назад +4

    Astaqfurulaah manooli walahi 😹😹😹😹😹😹

  • @FARHANYAREFY
    @FARHANYAREFY 4 года назад +3

    Hhhhh anigaa ku soo xiga xaga fankoo 16 ku soo galaay 2020

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 9 месяцев назад

    Daaha gaas ❤

  • @dhabeeluguba237
    @dhabeeluguba237 4 года назад +6

    79 kii baan Dhashay kulaaha been Wayne ikran yar 😂😂😂😂

    • @natalievyes3594
      @natalievyes3594 4 года назад

      Kkkkkk islantoo benbadana wa qofweyne kaa maa yara 60jiira

  • @miicaadwarsame1901
    @miicaadwarsame1901 4 года назад +1

    Ilaahay baanay ka ka baqayn.1979 ayaan dhashay kulahaa.

  • @ak7vibes691
    @ak7vibes691 3 года назад

    💝

  • @muxyadiinaadan524
    @muxyadiinaadan524 4 года назад +1

    Wagar waar ilayn mobile hadlaya waa beenta ma odhan kartid ikraan qaaxo oo 1984 hablaha hargaysa ka xaragooda ah oo qiyaasti da'deedu gadhayaay 22---24jir ayaa halkan ka ka leg 1979 ayaan dhashay hhhhh

  • @AhmedMohamed-on8xq
    @AhmedMohamed-on8xq 4 года назад +1

    😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂 😂

  • @mohamedarashiid2203
    @mohamedarashiid2203 4 года назад +1

    Ikraan waa cajalad socota alle habara keeyo iyada iyo abwaankabee

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 4 года назад +1

    Ikraan ma 1979 ma fankay ku soo biirtay mise way dhalatay ikraan halka nogu celi

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 года назад

      1979 bay dhalatay
      1987 ruwayadi u horeysay ba dhigtay
      1991 way heestay ma somaliga kugu adag wllo

  • @abdifatahabdi7511
    @abdifatahabdi7511 4 года назад

    Kkkkk igraan walahay waa qosol miiran

  • @shaadiaofficial7006
    @shaadiaofficial7006 4 года назад +5

    Hhhh habartu saaid bay isu yareeysay wlhi lixdan kama yara

  • @abdiomar7283
    @abdiomar7283 4 года назад

    Waa sax dadeedu

  • @banibashiir6684
    @banibashiir6684 3 года назад

    Ikraan jamac ismaciil nolow

  • @hodan5510
    @hodan5510 4 года назад +1

    Ikraan inanteeda curad 1990 dhalatey 11 jir bey ku dhashey ummad bilaa certificate birthday haysan 😁😁😁😁

  • @jibriilsiciidjabro3320
    @jibriilsiciidjabro3320 4 года назад +1

    1979 maad dhalane midhaa fankaad soo gashay 😂😂

  • @maankadeeqa8030
    @maankadeeqa8030 4 года назад +4

    Ikraaney hano miisin bahasha 41 jir halkad ka tahay 7o kama yarid ilaa waliga ayad fananad ahayd

  • @rahmohassan131
    @rahmohassan131 4 года назад +1

    Labadaan xageey ku jireen waa faanii

  • @mubaarikcolaad8787
    @mubaarikcolaad8787 4 года назад

    Waa runteed wllhi raga waxa jira waxyaabaha dumarku jecelyihiin sidta

  • @sulthanmalik9182
    @sulthanmalik9182 4 года назад +1

    Kkk why baanan fartaa muusanine

  • @abokorabdirahman1509
    @abokorabdirahman1509 4 года назад +1

    haday samaysay

  • @mohamuudsubeer5876
    @mohamuudsubeer5876 4 года назад +1

    Kkkkkkkkkkk wlhi wn qoslay ramadaanada😂😂😂😂😂😂😂

  • @queenugaaso6154
    @queenugaaso6154 4 года назад +3

    Ninku fadhi xuma🤣🤣🤣

  • @zuhuurmohamett5350
    @zuhuurmohamett5350 4 года назад

    Ikraan wlhi an ku qoslaa

  • @boqortooyadashacraawi5528
    @boqortooyadashacraawi5528 4 года назад +3

    Ikraan wllhi waa xaraabo. Ninkii daaha dibbuu ka fiicnaaday😀😀.
    Boqortooyo

  • @Lubn665
    @Lubn665 4 года назад +1

    We love💖 her but she is not 40 years old .come on ..

    • @MohamedMohamed-qh7cj
      @MohamedMohamed-qh7cj 4 года назад

      She is joking about it.

    • @ayaanmohamed1862
      @ayaanmohamed1862 4 года назад

      Balwadu wa dhibaato wlah wll qaadkay daaqda soda riyaha marki igu dss danbesay xita may qarsan jirin hargaysa badhtankeda ayay yado mijinta sidata dhex mari jirtay xataa

  • @jiijajacelow5490
    @jiijajacelow5490 4 года назад +1

    Ninku se u fadhiya

  • @umuaisha694
    @umuaisha694 4 года назад +1

    Imayka hargysa waab laye Diidaye kulah 40 jire Baan ahye

  • @fatoumaabdiali6285
    @fatoumaabdiali6285 4 года назад

    Ikran wa beented anaa dhashay 1979 anaa dhashay wana da yarahay oo wan dhaldhalaa oo dhashii igamay guriin may tidhahdo 1969 wa lasadiqi lahayee yaab

    • @aminahasan1394
      @aminahasan1394 4 года назад

      wayba kasii horaysaa 1969 1950 amayba dahay dadkii isyarn baa kasoo hadhay walaal waa wali

    • @MohamedMohamed-qh7cj
      @MohamedMohamed-qh7cj 4 года назад

      Way kaftamaysa

  • @shamisdaahir5972
    @shamisdaahir5972 4 года назад +2

    Hh waaba isku yar egyihiin labadoodu.

  • @haniyohimilo8060
    @haniyohimilo8060 4 года назад +1

    Fartaa maan muudsane

  • @halabuurhibomohamed4827
    @halabuurhibomohamed4827 4 года назад +1

    Astaqfurullah kulaha maxad fan macanki dhadhamisay hada cadab dhadhamisay 🤣🤣🤣

  • @indhakafiya5802
    @indhakafiya5802 4 года назад

    91 ayaan soo baxay 9 jir baan ahaa 60 kama yarid naga daa cayaarta edo

  • @dadkuuictirafkuhwaalay4246
    @dadkuuictirafkuhwaalay4246 4 года назад +2

    😂😂😂😂😂
    Abwan nooso padi

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 4 года назад

    Wa sagagar ninkan ilka xumi😁😁

  • @dhiirigalisoqoraarooda8857
    @dhiirigalisoqoraarooda8857 4 года назад

    Hhhhhhh Alla walaal maxaad fan macaankiisa soo aragtay hhhhhh

  • @juweriahashi4515
    @juweriahashi4515 4 года назад +2

    😂😂😂😂😂😂😂ikraan wa xaraabo wlhi

  • @clraxmaancllaahi8634
    @clraxmaancllaahi8634 4 года назад

    May fahmi kartaa ka hayaaa

  • @saabirarts6462
    @saabirarts6462 4 года назад +1

    Walhy ikraan waa IGA qoslisey kkkk

  • @adruzabdi6527
    @adruzabdi6527 4 года назад +1

    Haha ikraan jamac

  • @asmadeeqa4095
    @asmadeeqa4095 4 года назад

    79 baaan dhashayaaa hhhhh

  • @user-qe8ez8fw6q
    @user-qe8ez8fw6q 4 года назад +2

    LIKE SAAR HADADKA HESHAY
    👇👇👇👇

  • @ayaanfaarax7116
    @ayaanfaarax7116 4 года назад +1

    😂😂😂😂😂

  • @cawoabdiraxmaan1964
    @cawoabdiraxmaan1964 4 года назад

    Mashaallah inaad yar dheeraysaan uun ahayd 🤣

  • @inantareerka1103
    @inantareerka1103 4 года назад

    Eedaday Ikraan markay 79 dhalatay walee ana 99 ban dhashay🤪😜🤪😜

  • @mohamedabdiqadir8653
    @mohamedabdiqadir8653 4 года назад +2

    😂😂😂😂😂 ikraan waa maajaajilaysato weyn

  • @iidcabdi7291
    @iidcabdi7291 4 года назад +1

    ABWAANIMADIISII WAYSO CONWAYDAY KAN MARKAA WAX KLE ANUU KU MEERAYSTY ILAYN SIDA LAAPSAALAX MAAHEE

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 4 года назад

      Isku xishood isaga iyo LAABSAALAX waa isku mide balaayo aan loo J oogin baad wadwadaaye

    • @iidcabdi7291
      @iidcabdi7291 4 года назад

      @@somalilandtayda3765 what balaayo

    • @somalilandtayda3765
      @somalilandtayda3765 4 года назад

      Sidsidiisa wax uga sheeg Adigoon lasbsaalax iyo cid kale toona ku dhererinin bari dhawayd buu yara darjiidhay uu siyaasad saxaafad propogandada yar dhex galay laakiin labaduba waa inamadeenii

    • @iidcabdi7291
      @iidcabdi7291 4 года назад

      @@somalilandtayda3765 MY MARNABA MA GAADHIKARO ABWAANKA RUUXIGA AH

    • @zadampato7188
      @zadampato7188 4 года назад

      Iskuma dhawee inad is garab dhigto maaha

  • @sharmarkeahmed6278
    @sharmarkeahmed6278 2 года назад

    Ikraan waa runteed kkkkk pink is for female and blue is for men.

  • @hafsaharagochannel5215
    @hafsaharagochannel5215 4 года назад

    Hhhhhhhhhh qosol badan

  • @ismoadan1645
    @ismoadan1645 4 года назад

    Kkkkk Waxaad dhalatey 1970 9 Fanka lagumasoogalee

  • @ahmedhassanhassan4469
    @ahmedhassanhassan4469 2 года назад

    Ayaa qaad cunay daaha ,aabaha mirqaanka ilkaha daya kkkkkkk

  • @ifrahali3177
    @ifrahali3177 Год назад

    Waa habar weyn been teeda xagee ka heesi jiray

  • @muunacumar7732
    @muunacumar7732 3 года назад

    Fanku ma mcn buu leyhay hoognay 🤣

  • @fatima-said976
    @fatima-said976 4 года назад +1

    9jir😅😅😅😅😁😜

  • @khadraismail
    @khadraismail 4 года назад

    Hhhhh ye ye 0:16

  • @miinimoofficial5001
    @miinimoofficial5001 4 года назад

    🤣🤣🤣🙏🤗🙏

  • @disisfunny88
    @disisfunny88 3 года назад

    Ikraaney zxb naga kla daade
    1979ki maad dhalatey😂😂😂
    Mrka ma sahra halgan maad ka yartey iyadaba heesi jirtey 1987kii mrky la heesyso axmed gaceyte heesti "gayaanka iyo barbaartiyo hablaha taan ka doortay"
    Imikana hadey isbarbar istaagan Sahra halgan iyo ikraan jaamac 🤣🤣🤣
    Ikraan baa wayn la odhanya 😅😅😅😅😅😅

  • @xamdakaldeeqa8694
    @xamdakaldeeqa8694 4 года назад +1

    maaamo ikran
    mamada qaranka💚💬❤😚

  • @amaaljaamac3480
    @amaaljaamac3480 4 года назад

    Arninka Se ufadhiya Fadhiga naga hagaji

  • @farahbashir3932
    @farahbashir3932 4 года назад

    wlh waa run pink is for girls ninka xidhina waxa la mooda raga hormones ku badanyihiin

  • @israabdi1180
    @israabdi1180 4 года назад

    🤣🤣🤣🤣 ikran madax sare

  • @abdiomar7283
    @abdiomar7283 4 года назад

    Waar si fiican oo akhlaaq leh u fadhiiso lugaha hoos u daji

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 4 года назад +1

    Hhhhhhhhh English kaa iigu daran