Dagaalada Meel Kasta ka Qarxay Dhulka Soomaalida xogta Dagaalka Qabiilka loo rogay ee Dawacalay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 дек 2024

Комментарии • 44

  • @MaskiinkaMohamedDaud
    @MaskiinkaMohamedDaud 23 часа назад +2

    Hadii hada xaqa Alle ku garadsiiyay weey wanaagsantahay.
    Lkn haku noqon wixii hore oo qolo-qoleysiga ka gudub

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s День назад +2

    Waxaas Waxa ka Danbeeya Waa ujeednaa 😭💯🇸🇴 WAA Dad aan Laheen AQLI iyo Damiir 😭💯 Waa in aan iska Qabanaa 👍 Xasan iyo kooxdiisa Wadankii Waa Baabiyiyen🇸🇴😭💯👍

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 19 часов назад

    Asc wll culumada dhaqaale bay heleen ma rabaan in ay umada Somaliyeed u gurmadaan oo xaqa ka had laan ee illah ha naga badbaadiyo waxii dhibaato ah aamiin yaa rabi Aamiin wcs wll mashaallah

  • @luulhussein7191
    @luulhussein7191 День назад +2

    Waano iyo dhiiri galin ayaad wadaan ilahay dhagaha soomaalida ha ku dhibciyo xaaladaan kooxda xasan iyo ismacil cumar geele ayaa ka danbeeya😢

  • @quduschenal7479
    @quduschenal7479 День назад +2

    Somalia 🇸🇴 maxay wax walba isu badalan wakhtiga xasan sheekh fadlan barnaamijka kasoo hadal zxp

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 19 часов назад

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @UrurCimaan
    @UrurCimaan День назад

    Ilahay hakubarakeeye culumadu marka hore ayagaa ubaahan in loosameyo dibu hishisiin waayo tariyo toban firqo yaa joogto soomaaliyo midkastan midkakale yuu cadow uyaaqaana marka dad ayagabo an heshiis ahayn waxma heshiinkaraan

  • @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws
    @Abdulaahiabdirashiid-nx4ws День назад

    Saraynta sharciga ayaa kasocoto Dacawaley Qabaailna Maaha Ciidanka DDS Waana Khalad in Shacabka La Hubeeyo Nabad baa Naas la Nuugo Leh ❤

  • @abdirizaknuur955
    @abdirizaknuur955 День назад

    Beeeeenaaale TV
    Waxaad sheegtay xaqdaro majiro wax gooni ugoosad layidhaahaaa
    Ee kunoqo xaqiiqad

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 День назад

    Csw csw csw❤❤❤

  • @wiilkagarxajiisstate6872
    @wiilkagarxajiisstate6872 День назад +1

    Muuse biixi iyo kooxdisi ayaa meesha Ku jirta ,, oo Waxay Raban Dagaalka inay Meesha kusoo Xawiilan,, anigu Waxan Amiisanahay mustafe cagjar Waa nin Nabaded

  • @rashiidashkir8103
    @rashiidashkir8103 День назад

    Daarood waa dhul Doon isticmalaya new police.
    Shaadh dawladed ayaa so xidhaten balse ogsonaw sidi siyad bare Ayad qaxonti noqonaysan😂

  • @Ilka--case
    @Ilka--case День назад +1

    Haa waa dagaal sokeeye dad aan wax ku nay ku jirey alla ilahyw

  • @HamzaDaher-b9t
    @HamzaDaher-b9t 21 час назад

    Waa QAABYALADI LAASCANOD KA SAMAYSAYN XAAROD 😂😂

  • @XasanWeli-r2z
    @XasanWeli-r2z 22 часа назад

    Zxip xaqiiqada ayad ka hadashy lkin waxay dhibtu tahy dad ka somalidu wa dad qalbigu mirdhay alle ha ina so hadeyo

  • @medallaleh4983
    @medallaleh4983 22 часа назад

    Asc sxb wan kugu racsanahay aragtida ah in culimadu ka gabisay dhexdhexadinta umada

  • @CarsaanyoFarey
    @CarsaanyoFarey 15 часов назад

    USA England Iran chine Saudi Arabia Ethiopia intas o dal qofkasto somaliyi wuxuu jecelyahy in ayduman xita caalamko dhami in u gubto jecelyihin 😂😂😂😂

  • @axmadibrahin457
    @axmadibrahin457 День назад

    Asc wariye saleban xaashi fadlan waxan ku odhan lahaa
    Sh/ mustafe
    Sh/ c/ rashiid suufi
    Sh/ umal
    Sh/ dirir
    Iyo wixii kaleed ku darsan karto
    Wll waanu is dabarjaraye
    Adi cid kaa dhaw oo damqanaysaa ma jirtee dhamaan culimadaa waraysi inaad ka qado ayaa ficnan lahay
    Si aad dhirigalin ama xususin aad u yeelato fadlan ku oran laha

  • @CarsaanyoFarey
    @CarsaanyoFarey 15 часов назад

    Nio horfadhi news maanta ya ku duceyey wixi waad iska deysaye guuulayso sxp
    Lkn ogow kuwina dadka caamada u warama aya ugu danbi weyn wayo waxan caadifad iyo qabiil ahy kama hadashan

  • @CabdiqaniSheeqroone
    @CabdiqaniSheeqroone 22 часа назад

    ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW ❤SCW 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdirahmantaruuri1862
    @abdirahmantaruuri1862 День назад

    Culumada aduunya ayey kumashquulsan yihiin naago imisaad qabtaaiyo neyrobi matagtey dhowaan guri maku dhisatey sanadka an maka matageysaa intaad usheeg bas

  • @rashiidashkir8103
    @rashiidashkir8103 День назад

    Lascanod iyo dawacalay waa isku mid isku duruf indho qabyaladed Haku eegin sxb

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 День назад +1

    ruclips.net/video/CCrbiAd8aZE/видео.htmlsi=b-SD06msNN4l7Ppa
    Cod sir ah liyuu police iyo damaca daarood

  • @XaawoAhmed-x5q
    @XaawoAhmed-x5q 11 часов назад

    Wadkumahadsantahaybararujintaculumada

  • @IsmaaciilMuuse-ro3cp
    @IsmaaciilMuuse-ro3cp День назад

    MEESHA XASUUQ BAA KA DHACAY LAKIIN ADIGA CIDINA KAA WARAYSAN MAYSO CUNSURI FUTO XUNBAATAHAY

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 День назад

    XAANSHI XAANSHI XAANSHI
    UMADA KU BARATAY
    BEEN SHEEG
    DEYRO SHEEG
    WAR XUMA TASHIIL
    QABYAALIISTE
    WAA LEYS DILAA IYO WAA LEYS QABSANAA UUNBAAD DHAHADAYE YAA KUU WARAMA QOFYAHOOW

  • @Ogaalchenel
    @Ogaalchenel 11 часов назад

    Nio darood ahaan Yaad u haaysaaye shacab ayaa la laayay
    Saxaafadii ayaa xitaa qabiil qabiil noqotay

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 День назад +3

    Daarood ayaa dhul balaadhsi wada iyo isir nacayb marka ay jabaan ayey eeda saaraan shisheeye

    • @hafsaahmed5515
      @hafsaahmed5515 День назад

      😂😂😂😂oo kawaran kuwa laye cidan bila huba kuso xad gudbay xududaha deganka xasuqay cidan bila hub eh oo xita xubnahodi taranka jarjaray

  • @mahamedali6516
    @mahamedali6516 День назад

    Sxb culimo ma aha kuwa aad tirinayso ee waa Hal group wayna la shaqeeyaan kuwa Soo dirsaday kuwa hada siyaasiyiinta u ah somalida Wana dad wada dhuuni qaatayaala ismana dhaamaan

  • @MaxamadDaahir-u5k
    @MaxamadDaahir-u5k День назад

    ilahow Ada nomaqan somaliyey xsn aaniskaqbano

  • @MuhumadRayaale
    @MuhumadRayaale День назад

    Manta mawaxad la imaray labdiqaybodba
    Mawaxan umad nogawarmaysa

  • @AminAbdo-ox6ik
    @AminAbdo-ox6ik 21 час назад

    Kkkkk nirobi ma iyagaa leh
    Maxay kaqaabanayaan

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562 День назад

    Wadankan ku heshiin waynee , halayska qaate xashow inder iska ilow wayo damiirkiibaa inaga dhintey xayawan baynu noqoney

  • @peacetheworld...........7105
    @peacetheworld...........7105 23 часа назад

    Somaliyey......... Sheekadii aduunkasn idiin hayaa......... waayadaan waxaan ku... mashquulsanaa...........dadka lacagta siiya Somalida online......oo dgaha qabiilka ka hadla......
    Waxaan soo ogaadey..........dad ajnabi ah......oo raba in xabadaha Xalane la keeno gadmaan.......baa ka dambeeya......
    Dadkoo dhan lacag lama siiyo......
    Qabiil gaara oo la rabo inuu kaco..........baa la siiyaa......
    Hada waad aragtey........ meelkasta xabadaha lagu gadaa.......
    Wiil sacada.......hada yiri......... Xamar iyo balcad....... Baa ugu badan......
    Qofkasta oo Somali ah......gaarsiiya........
    Qofkasta oo ka hadla......qabiil.....ka carara xabadaha buu gadin.......
    Qofkasta oo ........ wadankii in macdanta laga dhameeyey intii Somalis qabiil ka hadleysey........
    In Somalia burburto.........forever baa la rabaa.......macdantii dadkii School gali lahaa oo baran lahaa.....badooda kaluunka ugu quruxda badan oo waayey...
    Qof barta.......Biology........and science waa la waayey.......
    Qabiil waa....... waxbaro laaan......
    Kulama yaabeyno........yaa barin?
    Dadkii Qof wax tusa bey u baahan yihiin.........
    Qabiil ka ......dadkaa lagu shubaa.....online dhageysta........ waxey ka sii qaadeen.....naceyb ....Somalia dhexdeeda.....m
    Even anigu waa ka soo horjeedaa.......m.reerwaqooyi dadka dhaha...... iidoor??
    Dadkii ha sii durkin.......
    Qofkasta........gabar iyo wiilba online ka hadla.......qabiil yeysan soo qaadin......
    Meesha qabiil ka aad ka hadleysid.........Murti gali dadkeenii isku uruuri........
    "Somaliyey........dayaxa la degey.......adna.....afkaagu waa wixii adiga ku dumin lahaa......
    Ka carar.......ha dhageysanina.....
    Lacag baa la siiyaa......
    Somalia......... 2024.......waxey aheyd....... meets ugu badan oo la geeyo xabadaha..........
    "Intii Xalane furan yahey.......Somalis waa dhamaan",
    Mahadsanid....
    ..Hordhac........guubaabe dadka...
    Waa ka xaxaa......sey qabiil uga sheekeeyaan........ totally wrong idea........
    Xasanow dhooqo........wuu ku jiraa... dadka Somalis isku diraya.....ilaahey ummada ha ka wado.............

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 День назад

    Aad oo weyn brother waxaa layiri waxa xunba garaye maxaa waxa san udiiday usheeg brother culimadu ayagaa qabiilka aaminsan way iska cadahay midaas waayo maalin kasta ayaad kor iyo hoos wax ugu sheegtaa lakiin waa culumo qayb ka ah Qabiilka iyo kala qoqobka dadka somaaliyeed waa isku mid kuligood qaranimo ma rabaan aan ka hayn qabiilka iyo cunfiga iyo cadiifada iyo maalaa yacni nimo foolxumo ah aad oo weyn

  • @CabdullahiCusman
    @CabdullahiCusman День назад

    Geela horweyntiisu durdurisay,aarankisu siduu noqon??

  • @MustafenuurNuur
    @MustafenuurNuur 23 часа назад

    Away dadki caqligalaha

  • @SahraMooge-l9l
    @SahraMooge-l9l 17 часов назад

    Inad laascano qabiilkaga ku taagerto iyo inad dacawalay kultilmanto dagal sokeye iyo shisheye aya kujira tidhaado wa xoolo nimo ama caqliga dadka ayad cayaysa hanaaclayso daarood kurdi waayelkiin

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n День назад

    Hhhh isaaq laguma kibro

  • @AxmedDacaamiye
    @AxmedDacaamiye День назад

    Been runtaa ka khay rbadan

  • @FaysalMacalinMaxamad
    @FaysalMacalinMaxamad День назад

    Saxib culimadaad shegeso e somaliyeed wa kuwajoga haragesa elasafanaya dulmiga