18 Sano Ka Dib Hawlgal Cusub iyo Baahida Ciidan Shisheeye

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 янв 2025

Комментарии • 65

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 18 дней назад +1

    That’s true ilaahay dalka ha badbaadiyo, Hassan iyo kooxdisa waa masiibo loo soo diray dalka ee Alle ha dhaafiyo

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 18 дней назад +4

    Xasan Xaraash Qaran iyo kooxdiisa Itoobiya Lama Dagaalsano 😭🇸🇴 Xasan wuxu La Dagaal san yahay Qarankii Somaliyed oo Dhan Dhic Kasta 💔😠💯😭🇸🇴

  • @AïchaJi
    @AïchaJi 18 дней назад +2

    ALLAH KARIIM.

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 18 дней назад +3

    Gurguurte wa Dagaal ooge shartiss Allah nadhafsiyo

  • @GaaniMaxamed-p1h
    @GaaniMaxamed-p1h 18 дней назад +2

    Scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @muxuboahmed1796
    @muxuboahmed1796 18 дней назад +1

    Ascwrwb jizakallaahu khayr xaashi allaha kuxafido aduun iyo aakhiro aamiin allaha ugargaaro soomaalida qofkii ay uqalmeen ayaa loogu dhiibay xukunka shacabka iyo madaxdoodu waa isku aragti dad yar maahee wadada xasan kuwado dalka waakii falastiin allaha nabadbaadiyo aamiin yaa allaah

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 18 дней назад +1

    Allaw wadanka ka badbaadi xassan iyo kooxdiisaa

  • @Mrrred2023
    @Mrrred2023 18 дней назад

    Waa nasiib daro waa mashruuc shisheeye aloow sahal amuuraga

  • @Amir-Muse
    @Amir-Muse 18 дней назад +2

    xasan xarash qaran meyd canshuure baqti barakestey gaalo u sajuude wa in dalka laga qabta asiga iyo dabadhilif yadisa

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 18 дней назад +5

    Xasan ma gudbe qorshihiisa Waa safar badar iyo beeso

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 18 дней назад +1

    Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 18 дней назад +1

    Soomaaliya masiibo aan Hassan shiikh aheyn ma heyso ilaahey haka qabto dalka iyo dadka soomaaliyeed

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar 18 дней назад +3

    Alshabab haloo daayo xukunka intey Shisheeye naxukumilahaayeen

    • @SG-SPOT
      @SG-SPOT 17 дней назад

      Alshabaab laftooda ayaa mashruuc shisheeye ah bowe yaysn kuu dhuuman ....
      Fikir ay iyagu leeyihiin kuma socdaa go'aana kaligood ma qaadan karaan

    • @Amir-Muse
      @Amir-Muse 17 дней назад +1

      ​​​@@SG-SPOT been baad shegtey munafaq yahow waxa mashuruc ah dowlada rida ah ee shisheyaha jeebka ugu jirta murtadinta kufarta iyo dabadhilif yadoda insha Allah wala so af jiri donaa murtadinta kufarta iyo dabadhilif yadoda sida afghanistan oo kale😂

  • @albashiir8746
    @albashiir8746 18 дней назад +1

    Kuwaani waa koox qoowleeysataa oo isku xiran oo wadankii dhamii xaraashtay .
    Wax kheeyra oo lagu soo xasuusan doono ma jiraan .
    Duli allaha ku rido kuwaan waana gumeeyeen 😢

  • @yabaqolad7347
    @yabaqolad7347 18 дней назад +1

    Somalia inttii Hassan shiikh joogo waa loo yaabaa

    • @yussufnoor1160
      @yussufnoor1160 17 дней назад +1

      Wa loyabaa ma tiri ani waba kaquusti oo waxan isleyahay wa falastin ta Africa

  • @XasanMuuse-i6d
    @XasanMuuse-i6d 18 дней назад +3

    nin baahane gob maahan xasan shiikha waa nin bahan waligiisana dhargi mahayo

  • @sharmarkeahmed2864
    @sharmarkeahmed2864 18 дней назад

    Calooshood u shaqaystayaal ayaa la baryayaa wallahi waligood in ay sii joogaynin ciidamo shishiiye manta cid walbo teeda ay ka badin ladahy

  • @zainabmaxamuud6091
    @zainabmaxamuud6091 15 дней назад

    Hashi (wariye) daacad ah ayaad tahay,Allah ku xafido .

  • @Maher_somali
    @Maher_somali 18 дней назад

    Dhaqdhaqaa wadanayiinta dhalin yarada ka hortagaya xasan sheikh iyo kooxdiisa iyo Ethopianka

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 18 дней назад +1

    🇸🇴👍Qafkaas WAA Xasan iyo kooxdiisa 😭💔🇸🇴 Xasan intu U Joogo Xasan Ma u Maleynayo in Horumar Somaliyed 🇸🇴 ay Gaareyso 🇸🇴💔😭👍💯

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 18 дней назад +2

    Duul ilahay kucaasiyay miyaad khayr kasugi xaashinow duul ibliis uwali uyahay miyaad khayr xaashinow duul kitaabkii alle katagay oon iskuxukumayn miyaad khayr kasugi xaashinow duul daaha gadaashisa waxlooga yeedhiyo miyaad khayr kasugi xaashinow ilahay waxaan kabaryaynaa imaam caadil ah oo diinta ugargaara inoosoosaaro ilahay waxaan kabaryaynaa inuu xaqqa nagu sugo allow fittanka naga bad baadi yaa allah aamiin yaa

  • @Hanifarahk
    @Hanifarahk 18 дней назад +2

    Afkaaga caano lagu qabey run badanaa❤❤

  • @bicharaali8506
    @bicharaali8506 17 дней назад

    Allah kariim

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 18 дней назад +2

    Xasan socdaal waxa somaliya ka socda war uma hayo danihiida khaaska ah ayu ku mashqulsan yahay iyo dhaqaale sifu ku samyn laga

  • @bicharaali8506
    @bicharaali8506 17 дней назад

    Masiibo aya nugu dhacdaye Allah naga qabto

  • @BaaruudAdan
    @BaaruudAdan 17 дней назад

    Mansha alah guuleso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdicasiismaxuud
    @cabdicasiismaxuud 18 дней назад

    Sxb allahayna garansiiyo

  • @abdihersi2726
    @abdihersi2726 18 дней назад

    Asc alahagaran siyo

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 18 дней назад +1

    XASAN. WAA NINKII WAALAA. OO INTA CARUURTA. LOOGATAGAY LOOYIMID ASAGOO. IDHAHA KABIXIYAY QAARNA CAYRSANAYA MARKII LOOYIMIDNA DADKII. CARUURTA DHALAY KU CANAANTAY XAGEE JIRTEEN WAXAAN WAAYAY COD CARUURTA II SOO QABATEE. KAAS. AYUU LAMIDYAHAY

  • @Hafsa-b2p
    @Hafsa-b2p 18 дней назад

    Somaalaay isku tashada

  • @Youmumshouse
    @Youmumshouse 17 дней назад

    Somalia mesha ay manta jogto weligeed magaarin xata markay 1991 qabylada isku dhamaysay odaygaan inkaar Allaha kurido meel aana kasoo kabsan karin ayu gaarsiyay dalkan

  • @cllaahisheikhxaamud4496
    @cllaahisheikhxaamud4496 18 дней назад +1

    Waanu ku jecelbahay balse qabyaalada yare 2,dhinac waxaad kakala dhigtay fhinac 000 ah iyo dhinac 95.%. Ah aaway cadaaladii

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 18 дней назад

    Xasan Kirsten am xasan dhiiqo beenlow xora ma tihi waa luga xakuma baqtiga uu suujada beenlow bahane

  • @DhuuxIsnaciil
    @DhuuxIsnaciil 18 дней назад

    Sidebar dalnaguhaysta dalkayaga badayada cirkayaga horana uhaysatay dhul iyo dadkaaya ah tidhina ma,oqoonsanin dawlad Somalia ah sidee ciidankiisu dalkayaga ujoogikaraa

  • @abdiwaliabdullaahi9511
    @abdiwaliabdullaahi9511 18 дней назад

    Amxaar jcl a deerkaa farmaajo aya waday wll abii nin kii dhahaaye kwrn😂

  • @abdinasirhusein
    @abdinasirhusein 18 дней назад

    Ninkii kali ahaa ee sidawladnimo udhaqmay lkn cadaw soomaali sheegtaa sidaas ubadaly xaalkii dalka ,iyagoo u adeegaaya dantooda iyo mid shisheeye lkn aawy dadkii dalka lahaa? Wllhi dal dad waayay weeyi

  • @MaxmuudXuseen-u1g
    @MaxmuudXuseen-u1g 18 дней назад

  • @URCRISTIANOJR-k3y
    @URCRISTIANOJR-k3y 18 дней назад

    Baqbaqdaada bas naga dheh

  • @ahmedbusuri4264
    @ahmedbusuri4264 18 дней назад

    Kkkkkk diiniyan inlaquusto mabanaana lkn godka xasan soomaliya kurido waaba loo joogi doonaa

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 18 дней назад

    XSHM. waxba fara uguma jiraan , Mareekanka iyo reer Galbeedka ayaa u qorsheeysan iney dalkaan la yiraahdo Somalia ay burburiyaan oo ay ukala qeybiyaan kuwa ayaga daacadka u ah ee Geeska Afrika masaalixdooda uga ilaaliya kuwaasoo kala ah Kenya iyo Ethiopia !!! .

  • @IbrahimYusuf-x3k
    @IbrahimYusuf-x3k 17 дней назад

    Wasax

  • @YaasiinJaamac-g4l
    @YaasiinJaamac-g4l 18 дней назад +1

    Waxman.kuushegeyaa.saleebannow.cali.balcad.iyo.sanballooshe.waxay.haystaan.basaboor.dublamaasi.oo.itoobiya.anah.maxaynu.kahadlaynaa

  • @bicharaali8506
    @bicharaali8506 17 дней назад

    😭😭😭😭😭😭😭

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 18 дней назад

    Csm Csm Csm Csm ❤❤❤❤

  • @omarelmi4568
    @omarelmi4568 17 дней назад

    Mucaaradka dowlada ayaa tahay kir

  • @ahmedhersi9169
    @ahmedhersi9169 18 дней назад

    Ciidankii dhammaa ee Farmaajo rabay in ay dalka la wareegaan xagay ka dhaceen🤔

  • @macruufsheikh4449
    @macruufsheikh4449 18 дней назад

    أليس الصبح بقريب

  • @salaancabdiduule3567
    @salaancabdiduule3567 18 дней назад

    wll makhaatumo ayaad lamaseertay mise waxaad rabtaa intaad qayibiso qorshahaagan kusalayisan quusta aad dadka ku abuurayisid ee aad kasamayiso dalka hadaad adiguba tahay muwaadin dalkiisa jecel maad tustid khaladka madexda intaanad qayibinin wararka aad faafiniyisid hadaad dalka waxba kusookordhinayin Kadar hadalkan aad markasta xumaanta dalka aad kaga waramayisid

  • @Maxamed-p9e
    @Maxamed-p9e 18 дней назад

    Xasan sheekh oo xabsi ladhigin kadibna dalkan madax wanagsan lakeenin wallee xaalkeena waa xumaanaa

    • @abdiwaliabdullaahi9511
      @abdiwaliabdullaahi9511 18 дней назад

      Haa wll abii kwrn kii dhahaaye
      O mu waadin somaaliyeed qalbi dhagax amxaar u dhiibay😂

  • @CabdimaxamedFarax-s6p
    @CabdimaxamedFarax-s6p 18 дней назад

    32

  • @IstarlinElmi
    @IstarlinElmi 18 дней назад

    Xasan Kirsten am xasan dhiiqo beenlow bahane duur joogo ahan jiray reer bahane tuugsi abihi bahane hawiya futada dhexada ka sheekasa beenlow

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 18 дней назад

    KOONFUR SIDAAS BAY U WALAAQMAYSAA!!!!!.
    SOMALILAND, XIDJIIDH GANACSI OO BADACAS AH BAA LAGA RABAA!!!!.KU BIYO CABA TAAS!!!!.

  • @Jamalmaxamed-ms6bn
    @Jamalmaxamed-ms6bn 18 дней назад

    Xasan dalkan would xureyay lkn adiga qabil aya ka muqda filmkas ey ayaa cunay

  • @Drqadraqurux
    @Drqadraqurux 18 дней назад

    ciidanka farmajo dhisay mesha waa ka baxen runtii

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 18 дней назад

    Xassan Wuu lugooyoy Ciidamadii Aadka lootababaray Shirqool Kusameeyey rag aan waxba ka Ogeen Mileteriga loo Dagaal geliyo aan Aqoon oo Shabaabka lashaqeenayey ayuu yiri ka Shaqeesta Sida Mahad Salad iyo tiktok madaxa nafuran Markaasey Alshabab ubalamiyen oo duur inta ladejiyey hubkii iyo Askartii tababarka fiicnaa sida Gorgor Haramcad Danab iyo kumandoskii Eritrea lawada xasuuqay Weligiisna Xassan Xumow uma tacsiyeynin askarta laxasuuqay haka xaaxabiyo Maanta

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 18 дней назад

    Dad. Ka. Somaliyed. Shacabku. Wamasakin. Jecel. Horumar. Iyo. DAwlad. Nimo. Balse. X. Culusow. Ba. Niyada. Kadilay. X. Culusow. Dawlad. Nimadi. Wu. Babiyay.

  • @aliabdalla8647
    @aliabdalla8647 18 дней назад

    Xasan munafaq uma dhalan caqali wayo soomali ay tiiri mangaban ma muduloda ba wan xaqiiqo

  • @Umo580
    @Umo580 18 дней назад

    Xasan dalxarash 😡😡😡