Ma Rabtaa ubad Si Fudud Adoo Dhakhtar utagin sidaan samee waad farxi Doontaa Alle murugada kaqaadin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Ma Rabtaa ubad Si Fudud Adoo Dhakhtar utagin sidaan samee waad farxi Doontaa Alle murugada kaqaadin

Комментарии • 83

  • @maryanmohamedadan3823
    @maryanmohamedadan3823 5 месяцев назад +40

    Ilahayow aniga iyo intan haysan ilmo baari ah sii intii haysatana u barakee o u siyaadi

  • @AbshiraMohamed-zg1tm
    @AbshiraMohamed-zg1tm 5 месяцев назад +8

    Illahayow aniga iyo intan haysan nawadha sii awlad barakeysan

  • @isninoomar-yh3pu
    @isninoomar-yh3pu 5 месяцев назад +3

    Allow isii 😢😢yaaa Allah

  • @ayaanali9918
    @ayaanali9918 20 дней назад +1

    Mansha Allah Alleh ha abalmariyo sister

  • @farhiahassan7048
    @farhiahassan7048 5 месяцев назад +2

    Abaayo elfis illaahay haku xif tiyo adiga iyo awlaadaada iyo xaajigaagaba

  • @AbshiraMohamed-zg1tm
    @AbshiraMohamed-zg1tm 5 месяцев назад +2

    Amin amin allow nasii walashey adma qeir allah hakasiyo

  • @CabdifataxcawilCawil
    @CabdifataxcawilCawil 23 дня назад +1

    Insha alaha

  • @msxade
    @msxade 5 месяцев назад +3

    Rabi ha isiiyo hal wiil heystaaa mudan wax kale ma dhaline allha igu aqrsaqo intaa heysan allha siiyo 😢

  • @SafiyaBille
    @SafiyaBille 5 месяцев назад +5

    Hal gabar baa ijoogto lixi sano6 ma dhalin alle hada waxa iqabo gabdheyda abahed Mahane niinkale ayaa iqabo familikisan aad ayeey ineceb yahiin mar Marka qaar xitaa waxeey idhahan Kaniiin ayee cuntaa wllhi gabdheydna allh idayo ilmo Kalena allh isiiyo

    • @duniyoabdikarem1733
      @duniyoabdikarem1733 5 месяцев назад

      Amiin abayo aniga xita kula mid ban aha gawadheyda waxey jirta 6sano alxmdulilaah alxmdulilaah alxmdulilaah alxmdulilaah

    • @SafiyaBille
      @SafiyaBille 5 месяцев назад

      @@duniyoabdikarem1733 amiin

  • @Sumaya_176
    @Sumaya_176 5 месяцев назад +12

    Asc abyoyin qeer allaha idinsiiye iso duceya in Allaha igu arsaaqo awlaad cafimaad qabto runtii laba maro is ku xigta ilmo iga saqiren 😢

    • @AsmaMaxamud-un2td
      @AsmaMaxamud-un2td 5 месяцев назад

      Allaha kusiiyo wlle kuwaad kufaraxdo siciida kuwa kabaxyna waa saqiir aakhire allah ugu xamidi

    • @Sumaya_176
      @Sumaya_176 5 месяцев назад

      @@AsmaMaxamud-un2td aamiin abyo

    • @maryanmohamedadan3823
      @maryanmohamedadan3823 5 месяцев назад

      Ilahay hakusiiyo awlaad baari ah o badan abaayo si dagdag ah alh kusiiyo aniga sidokale iyo inta gabar awlaad radineso

    • @Sumaya_176
      @Sumaya_176 5 месяцев назад

      @@maryanmohamedadan3823 aaamiin abyo mcn dhamanten allaha na siiyo kuwa baariyo cafimaad qabo 🤲🤲🤲🤲🤲

    • @bahjazheekh2530
      @bahjazheekh2530 5 месяцев назад +1

      Ilaahy inta haysa ilaahy hawsiyadiyo inta aan haysan rabi hasiiyo Amiin yaarab

  • @Thegigaonelol
    @Thegigaonelol 5 месяцев назад +2

    Asc walaal qaali ilfis waan ku salaamayaa adiga iyo ehelkaaga waan kuugu xiranahay noo soo gudbi dawooynkii gabdhaha oowlaad raadiska ah ayaan ku jiraa alah ku xifdiyo walaal macaneey

  • @AsmaMaxamud-un2td
    @AsmaMaxamud-un2td 5 месяцев назад +7

    Masha allaha ilfis allaha kubarakeyo wallashay caafimad tama allaha kusiiyo

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 5 месяцев назад +3

    Maashalah tabaarkalaah

  • @xalimohassan19
    @xalimohassan19 Месяц назад +1

    MASH Allah

  • @haaboali1198
    @haaboali1198 5 месяцев назад +2

    Asc. Masha Allah Allah haa ku barakeyo ameen ameen Allah.

  • @fuuLchanels
    @fuuLchanels 5 месяцев назад +2

    Aamin sh kuwa guur la aanta ah maxay ku ducesanayan

  • @qadroahmed4255
    @qadroahmed4255 5 месяцев назад +1

    Aamin aamin aamin xabiibti ❤❤❤❤

  • @duniyoabdikarem1733
    @duniyoabdikarem1733 5 месяцев назад +1

    Aniga dhiga wo isaxayahay waxan gursaday 2014 waxan curtay 2018 gawadheyda waxey jirta 6sano alxmdulilaah alxmdulilaah alxmdulilaah

  • @Maxameddheere-z2g
    @Maxameddheere-z2g 5 месяцев назад +2

    Masha allah walasha

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 18 дней назад

    ❤masha allaha abayo inolow weligaa

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 5 месяцев назад +1

    Jasakumullahu qayran jasaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @umumahamed277
    @umumahamed277 5 месяцев назад +1

    ❤❤❤aamiin iaamiin

  • @haawolool1860
    @haawolool1860 5 месяцев назад +1

    abaayo ilaahey haku xafido wad noo faa ideey saa ilaahey qeer hakugu awaal mariyo

  • @farhiahassan7048
    @farhiahassan7048 5 месяцев назад +1

    Aaamiiin yaaraab

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 5 месяцев назад +1

    Mansha Allah tabarikalah jizakalahu kharan walaashaye Allah ha ku barakeyo amina amina amina yaa rabi hore usoco in sha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @ramlomaxamed2156
    @ramlomaxamed2156 5 месяцев назад +1

    Waa run walal jazakalah qeyr

  • @ismailabdi8747
    @ismailabdi8747 5 месяцев назад +1

    Amiin

  • @MohamedAbdinuur-i9r
    @MohamedAbdinuur-i9r 5 месяцев назад +1

    Masha Allah

  • @munoqali826
    @munoqali826 5 месяцев назад +1

    Mahadsanid ❤❤❤❤

  • @ayanmohamed9275
    @ayanmohamed9275 4 месяца назад

    Mamao falis wan heestaa lkn iny ilahay ii siyaadiyo ayaan rabaa ma dhihi karaa ducadaan

  • @UmaymaUmayma-lg8pf
    @UmaymaUmayma-lg8pf Месяц назад

    Hadi ilma ijoogan ma aqri karaa

  • @jamiiloabdule8236
    @jamiiloabdule8236 5 месяцев назад

    Masha allaah tabaaraka abaayo ❤

  • @Umuahmed143
    @Umuahmed143 5 месяцев назад +7

    Ascww walaasheey ama wallkeey waxaankaa codsanayaa inaad iisoo booqato RUclips kaan please 🥺 illaaheey darrtii iigu saar wll

  • @SafiyaBille
    @SafiyaBille 5 месяцев назад +1

    Raaapiyow isi owlad bari ah wngsan mar walbo Ayaan ka baryaa wllhi ❤

  • @fatxinoor1691
    @fatxinoor1691 5 месяцев назад

    Amiin abaayo

  • @jamiilahussein3476
    @jamiilahussein3476 5 месяцев назад +2

    Wall nosoo dhakhso dawada ugxanta dacifka ah

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312 5 месяцев назад

    Mansha allah ❤

  • @mustafecabdi7011
    @mustafecabdi7011 5 месяцев назад

    Maansha alaah

  • @qadroelmi7613
    @qadroelmi7613 5 месяцев назад

    Aamiin aamiin yaarabi

  • @umumahamed277
    @umumahamed277 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤allahaku caafiyo

  • @Nicmobishar
    @Nicmobishar 5 месяцев назад

    Amiiin amiin amiin yarabiii

  • @Fardowsoxasan-f5r
    @Fardowsoxasan-f5r 5 месяцев назад

    Wayahan laguma arag sheekh ilfis

  • @safiyamacalinxasan1909
    @safiyamacalinxasan1909 5 месяцев назад

    Aamiiin allowo siiolwda salxa ah o mätano

    • @sahuur3269
      @sahuur3269 5 месяцев назад

      AAMIIN aamiin yaarabi❤

  • @salmajaamac9034
    @salmajaamac9034 5 месяцев назад

    Aamin

  • @farhiahassan7048
    @farhiahassan7048 5 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AminaSharif-ju2zr
    @AminaSharif-ju2zr 5 месяцев назад

    😘😘😘😘😘

  • @sacdia1238
    @sacdia1238 5 месяцев назад

    Abaayo Ilfis dadka xanunsan maxay kuducaystaan noso sheeg ❤

    • @nasramohamed4229
      @nasramohamed4229 5 месяцев назад

      7 faatixa . 333 jeer aqriso suuradaha mucawadateynka iyo ikhlaas waad caafimaadi Bi' idnillaah.

  • @miskimataan3538
    @miskimataan3538 5 месяцев назад +1

    Abaayo ikraan tahliil hooyadeed u egtahay walaashaa miyaa

  • @mohamedabuukarkaadheri2136
    @mohamedabuukarkaadheri2136 5 месяцев назад

    Ducadaan makuducaysan karaa halcunug ayaa iijoko 6 jirah kabacdi waxba makadan baynin

  • @bishaaroiman932
    @bishaaroiman932 5 месяцев назад

    Abayo wan idinkugu xiranahy adiga io xajigaga wx badanba idinka fa idey runti adba umahabsantihin

  • @ummufatima-hu6nm
    @ummufatima-hu6nm 5 месяцев назад

    M