Xasad wax kaxun majiro Guri iyo Dukaan meel kasta waa Galay Qiso Kala kulmay 2 Gabdhood Yaab

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • Xasad wax kaxun majiro Guri iyo Dukaan meel kasta waa Galay Qiso Kala kulmay 2 Gabdhood Yaab

Комментарии • 51

  • @rahmaabdullahi9786
    @rahmaabdullahi9786 День назад +7

    اللهم عافني في بدني اللهم عافني في سمعي اللهم عافني في بصري لاإله إلأنت اللهم إني أعود بك من الكفر وللفقر

  • @fatoum-zahraAhmed
    @fatoum-zahraAhmed День назад +2

    Wa runta walashey Amin Amin Amin ya Allah adigana inta kuhaysa Allah haka dulqado walashey Amin Amin Amin yarabi alamin

  • @SahraYusuf-nk9rn
    @SahraYusuf-nk9rn День назад +1

    Thanks ilfis Allah inta xanuusan ha caafiyo waxandjaha subaxwalba iyo galabwalba waxay ku jirta adkaru sabax wal masaa alhamdullillah wanaagsane waa illaahay ❤

  • @hiboAxmed-u4c
    @hiboAxmed-u4c 25 минут назад

    maansha'allah wallo ilaahay miisaanka xasanaadka hakuugu daro sida aad qayrkaa khayrka ula jeceshahay وجزاك الله خير الجزاء

  • @11naa44
    @11naa44 День назад +5

    Alle xasidka hanaga qabto

  • @HodanXaashi-k1z
    @HodanXaashi-k1z День назад +5

    Msh allh alle hakuxafido ilfis ilaahay dartiibaan kuujecelahay isooducee in ilaahay igacaafi caafiyo waxaa i adkaaday in aan is cilaajiyaaba way igu adkaatay

  • @arfonhassan5593
    @arfonhassan5593 День назад +1

    JazakaAllah khair habibty

  • @ياسمينمحمدفارح
    @ياسمينمحمدفارح День назад +1

    جزاءك الله الف خير بارك الله فيك اختي فلسن ❤❤❤❤❤❤❤

  • @NimcoAbdi-o6j
    @NimcoAbdi-o6j 17 часов назад

    Maanshaa alaah shukran abaayo ilaahy intii muslima oo dhiban dhibka haka qaado

  • @AsmaMaxamud-un2td
    @AsmaMaxamud-un2td День назад

    Masha allaha shukran wallashay allaha kunuuriyo

  • @bushramedia4766
    @bushramedia4766 День назад +1

    MashAllah walashey illah hakubarakeyo

  • @LakiBuskut
    @LakiBuskut 16 часов назад +1

    Masha allh illhay hakuxfido walashy da khyrka badan

  • @sulekhanur1539
    @sulekhanur1539 14 часов назад

    Ilaahey ha ku jeclaado qurux badaneey saajeceshahay ilaahey ha ku yeelo 😊

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 18 часов назад

    Masha Allah xifdullah ilaahay walaashay qaali barakallah fik insha Allah amiin ❤️❤️👍❤️

  • @SeynabGahnug
    @SeynabGahnug День назад +1

    Ilahay haku barakeeyo xbbti ❤

  • @FilsanIskufilan-z5r
    @FilsanIskufilan-z5r День назад

    M.a habo mcn allah ku xafido wax ku dhiba alla kuma tuso waxa jeceshay allah ku saqiro ❤

  • @hodanmohaned7548
    @hodanmohaned7548 День назад

    Abaayo kheyr Allaha kusiiyo dhamaantiin sheeq badbado iyo caruurtaada❤❤❤ Aamiin

  • @WiiloHussein-vg8vh
    @WiiloHussein-vg8vh День назад +1

    Abayo Masha Allah

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 День назад +3

    Allaah abayo aniga miyaad I aragtay 3 mar ayan jikada albabkeda kasoo labtaa tac baan niyad xumada caajiska rabi hanaga qaado

  • @MuhsinMuhsin40-rq2ct
    @MuhsinMuhsin40-rq2ct День назад

    JAZAKALLAH QEYR

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y День назад +1

    Masha allah abaayo ilaaheey ha ku xafido

  • @nurhawa646
    @nurhawa646 День назад

    Maanshallah walaal inaad iga hadleysaan moodaa xaalada aan ku jiro xanuunka ii soo marey oo wali ii haayo

  • @faisaayaan8791
    @faisaayaan8791 23 часа назад

    Amiiin amiiin amiiin yaa rabbi

  • @Maka-k8l
    @Maka-k8l День назад

    Aamiin jasakalaah qeeyr❤❤❤❤❤

  • @fartunwasuge8322
    @fartunwasuge8322 18 часов назад

    Amiin amiin ya allah ❤️❤️❤️

  • @LaylocabdirishidLaylo
    @LaylocabdirishidLaylo 23 часа назад

    Aamiin yarabi

  • @malyuunxasan7190
    @malyuunxasan7190 9 часов назад

    Masha Allah abayo Allah ku xafido adiga iyo rerkada

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 День назад

    Aamiin aamiin yaa allah

  • @YasimiinIsmaciil
    @YasimiinIsmaciil День назад +1

    ilfis mashallah wll aniga xalkayga raba og hadaana digriga rabi ma ka daalo

  • @idilgamadid8515
    @idilgamadid8515 День назад

    Amiin Amiin Amiin

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 19 часов назад +3

    Aniga 6 sano ban aad u xanunsanahy xasad iyo sixir yaa raabi naacaafi waxba ma qabsan karo iso duceyaa walalayaal Please Alxdulilaah

    • @HudaOnline-mj1jz
      @HudaOnline-mj1jz 8 часов назад

      Anaa sas ah mudo 20 sano ah allaha ku caafiyo

  • @BogorehMohamoudAbdi
    @BogorehMohamoudAbdi 17 часов назад

    Jasaka khery inshallah

  • @abdulkarimmohamedsharif4029
    @abdulkarimmohamedsharif4029 День назад

    Masha Allah sister kheyr badan Alle hana wada siiyo waan kuu duceynay kheyrbadan insha ahllah

  • @NasroIsmaaciil-b8q
    @NasroIsmaaciil-b8q День назад

    Masha allah mama❤❤❤❤

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 9 часов назад

    Wall baranbara I dhibtay cid darisa iigatimid Uur leyah ilmana waan haysta daawo aan wax ii dhimayn iisheg Aniga Caruurta oo Lagu buufiyo

  • @hodanmohamedahmed703
    @hodanmohamedahmed703 День назад

    Asc walaala adiga iyo awlaadaada iyo saygaaga Alllaha xufdiyo Aamiin Aamiin yaa Allaah

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 День назад

    Shukran abayo 😊

  • @Cadeey12234
    @Cadeey12234 День назад +1

    Asc wllo ducada halkaan kusoo qor plzz

  • @xabiiboibrahim151
    @xabiiboibrahim151 День назад

    M.a allah kuhafido abayo mcn ❤❤🎉

  • @SeynabGahnug
    @SeynabGahnug День назад

    Axamdulilaah rabal caalamiin 😢

  • @AyFaayow
    @AyFaayow День назад

    Adkaaru sabaax wal masaa ku jirtaa allah no aqpalo

  • @kaltuunaadan6425
    @kaltuunaadan6425 День назад +1

    Adkaaru sabaax wal masaa bayba kujirta

  • @malyuunxasan7190
    @malyuunxasan7190 9 часов назад

    Abayo waxan rabah surbadii e xageh kala soxarirah jawab insha Allah

  • @halimaibrahim5329
    @halimaibrahim5329 День назад

    Ma sha Allah ❤️,abayo ilfis wankujeclay Allah dardis an kujeclahay,dibkas waihaiya,mcnto number kaa mahelikara ❤

  • @bushramedia4766
    @bushramedia4766 День назад

    Ilfis abayo waxan ubahna shurbadi ad sogalineysay Ayan rabe hadad iso qori kartid waxad kasameysay .ado rali ah. Maisoqorikarta list oo kasameyse.mahadsanid.

  • @SucdidahirCali-f6w
    @SucdidahirCali-f6w День назад

    Abaayo iso jabaw wan ku bahanahay wan xanunsanahay

  • @marwofat7369
    @marwofat7369 День назад

    Thanks ❤

  • @NimcoyuusufNimcoyuusuf-p6f
    @NimcoyuusufNimcoyuusuf-p6f 5 часов назад

    Asc walal qofkakaliye ee ka hadlikaro ayaa tahay

  • @RamlaAliAbdi
    @RamlaAliAbdi День назад

    Aamiin yaa rabi