ANO JECEL BU IGATAGAY SHORT FILIM 1

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 237

  • @Bintumrayama
    @Bintumrayama Год назад +173

    Inta Doonaysa in Filimkaan la dhamays tiro 👍😂

    • @deeqacali7595
      @deeqacali7595 Год назад +3

      xalqadaha 30

    • @deeqacali7595
      @deeqacali7595 Год назад +3

      kadhiga

    • @craxmaanaxmed3344
      @craxmaanaxmed3344 Год назад

      ᴅᴇᴇʏ ᴋᴏᴡ ʙᴀᴀɴ ᴋᴀɴᴀʜʏ ᴅᴇᴇ ʜᴅᴀᴀ ʀᴇʀ ᴍᴜǫᴅɪsʜᴏ ᴀʜʏ

    • @xudayfi445
      @xudayfi445 Год назад

      ​@@deeqacali7595 ttt

    • @MaxamedAnsar
      @MaxamedAnsar 3 месяца назад

      ❤❤❤❤❤😂😂😂😮😮😮😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Год назад +112

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah

  • @zakarie112
    @zakarie112 Год назад +28

    "Waxa jirta qiso xanuun badan oo ka danbaysa qof kasta oo dhaha jacaylka ma aaminsani." 💔😥

  • @nimcomahamed8282
    @nimcomahamed8282 Год назад +31

    Qisadani hablo badan ayeey haysata horeyna ugu dhacdey ninkan 7 years u so samrayey ayaa markan islaha hadey midowgiinu ugu dhawyahay inaabtidey iska guursadey 😢qalbi xanuunku ma yara wlhi

  • @SalmaAli-cz3to
    @SalmaAli-cz3to Год назад +30

    War Naga soodakhsada waaxay xaasidnimadu😢😢😢

  • @hogodflims
    @hogodflims Год назад +11

    geel jiraha qaybihii kale ayaa rabna🙏🙏🙏

  • @nimcobiixi4701
    @nimcobiixi4701 Год назад +7

    Wn yara mashquuly Ayey niyada kugu dhizyaaan iygoo howshaada ku jiraaaa🥺😭😭

  • @radwaAhmed351
    @radwaAhmed351 Год назад +5

    Waa qisadydaa oo filin laga sameyaay🥺💔😂

  • @xamsekhuburo1636
    @xamsekhuburo1636 Год назад +2

    HHHh Qof isoo hagaa yay kula yahye .😂😂

  • @saynabahmed9821
    @saynabahmed9821 Год назад

    Waada mahadsan tahay wll Macaan 🥰 ♥️ ❤️

  • @farahmohamoud6417
    @farahmohamoud6417 Год назад +4

    yaxye pila waji😂😢❤

  • @suhaybmawliid9404
    @suhaybmawliid9404 Год назад

    Halsoo badiyo filmkan waan idinku xidhanahay asxbta

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre Год назад +1

    Yahye Bilaa Waji😂

  • @ayaanmohamed572
    @ayaanmohamed572 Год назад +4

    Run ban kala hadlaya mrkan been sheegayo baan bn dhaha😅😅😅

  • @hadiyamaxamed9494
    @hadiyamaxamed9494 Год назад +1

    Wlhie wa realty tani 🥺🙆🏽

  • @khadarcali1293
    @khadarcali1293 Год назад +1

    Waw ladanbaa film ka kujirta

  • @kpbulzhaawi2488
    @kpbulzhaawi2488 Год назад

    Inaadeeer soowada pal 😘😊

  • @queenhappy592
    @queenhappy592 Год назад +1

    Cali Qurx bdna m.a❤️

  • @queenasiisa5354
    @queenasiisa5354 Год назад +1

    Wlhi waxaad moodaa inay noloshaydah flim kasameyeen 😭

  • @kawsarcllaahimedmed9
    @kawsarcllaahimedmed9 Год назад

    Jah axyaa film

  • @user-jm9bd5dm8f
    @user-jm9bd5dm8f 4 дня назад

    Yaxye tiger legend muna meeday iyo madar kudar hadikale wa habeen filmku sobadiyana haduna parti yakale lahayn

  • @bouchraosmaan6150
    @bouchraosmaan6150 Год назад +30

    Short Ma rabno😂taxne ka Dhiga oo madar iyo muuna ku So Dara😂♥️

  • @SHARMA_1015
    @SHARMA_1015 Год назад +9

    Dalbo kulaha 🤣🤣 alla danyeeraa 😁😁😁

  • @hoodojaamac-jh2vq
    @hoodojaamac-jh2vq Год назад +2

    Zhacpaan istareex👸🏼😍

  • @khaalidmaxamud3923
    @khaalidmaxamud3923 Год назад +7

    Madar, najima ,dayax ku soo dara 😍

  • @fatimaistahil1190
    @fatimaistahil1190 Год назад

    Waaa qosoyiin badan aa dhacaa

  • @nimcolucky7931
    @nimcolucky7931 Год назад

    Part 2 soo samee plz

  • @munaibrahim8532
    @munaibrahim8532 Год назад

    Yaxye pastar bilaa waji ah 😂😭

  • @kawsarapdirisaq5397
    @kawsarapdirisaq5397 Год назад

    😋tani waba xiiso dhafty

  • @xamselove6729
    @xamselove6729 Год назад

    Marshall,walaalyexye waankahelaa,arinamahajacaylka

  • @Nimco-dalka
    @Nimco-dalka Год назад +1

    Taah kle ayah ka fiicn ee maxad ka raacadyi Landa saleeban waa naag qabyaald badan op quudhunah Isha taah kle ayah ka fiicn miiyad waxabh dhiigtyi Landa saleban . Naag xuun na najma ka fiicn ee faadhiiso dhiilthe

  • @ayaanlemaxamuud5674
    @ayaanlemaxamuud5674 Год назад +22

    Dadbaa U haysta Wxan iney been thy Filmkan waa Realy Life Hargeysa ka dhacey😓 Benty wye wlahi😂😂😂😂😂

  • @a.a.z.a6339
    @a.a.z.a6339 Год назад +1

    Yeeyy filinkale

  • @hibonoor4805
    @hibonoor4805 Год назад

    Alla ladaneey3

  • @naasirabdi6190
    @naasirabdi6190 Год назад

    Keep going my team

  • @naasibofaarax2737
    @naasibofaarax2737 Год назад

    Ala wllo sobadiya

  • @mabsuudamerica3945
    @mabsuudamerica3945 Год назад +1

    Wa riwaayad mcn lkn in 3 xalqqadood noqon laheyd baad 1 xalqad ka dhigteen

  • @maryanbashiir3033
    @maryanbashiir3033 Год назад

    Wwww yaxye wan taageeraaa Lnkn Gabadha waaad khiyaamisa saaas iskumaanaan ogayn yaxye

  • @nimcoxuseen6493
    @nimcoxuseen6493 Год назад +1

    Party to please ❤

  • @amlla
    @amlla Год назад

    Yahye 😂❤😢

  • @cabdikariimxaashicabdikari5525

    Come soon 300k

  • @najuuibraahim7369
    @najuuibraahim7369 Год назад +1

    Zhacpaan istareex ❤❤

  • @suhuurmustafe8153
    @suhuurmustafe8153 Год назад +3

    afrikaayyy inanka lugta sii daaaa😂😂👋

  • @muhiimjalato440
    @muhiimjalato440 Год назад +4

    Uu dhamaday idinka yeli mayno filimkan😂

  • @11naa44
    @11naa44 Год назад +8

    Dadka leh kan bn rabna keer bn rabna ma lacag bd bixisaan naga amus oo wxa laydin so geliyo ayar udawada ufff

  • @miimihusein3528
    @miimihusein3528 Год назад +1

    Filmkan wa aniga qisdeyda uun

  • @falisbashir8723
    @falisbashir8723 Год назад

    Waa qiso hda uhesata

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Месяц назад

    Horaalooyidhi Ragu Halu kuguholo Iyo Halukaahaystabaleh

  • @Mohamed_Faaruuq_125
    @Mohamed_Faaruuq_125 Год назад +1

    halla is muujiyo my taem

  • @samiirahussein2994
    @samiirahussein2994 Год назад +6

    Yaxye taygar legend aan taagero

  • @jinkahaplahagala560
    @jinkahaplahagala560 Год назад +11

    Short ma repnoh taxane noogah dhigeh 😂😂

  • @xafsasaleeban8743
    @xafsasaleeban8743 Год назад +8

    Part 2 lazoo dhaKhzada

  • @nimcohaybe2073
    @nimcohaybe2073 Год назад +2

    Wlhi maxan arkay shekadan walipa aniga igu dhacday 😢😢

  • @SHuayBYare565
    @SHuayBYare565 Год назад

    Jooga iyo Johorada io Jeeniga

  • @hodanodowa7706
    @hodanodowa7706 Год назад

    We we fariin weyn
    Nabsiga soo celiyay

  • @husseinahmed8108
    @husseinahmed8108 Год назад

    6:25 😂😂😂yahyow imanka alle kaqd naag wlbo manaagtadi baa😂😂😂

  • @Mohamuth_khalif
    @Mohamuth_khalif Год назад +1

    marka qof isoo waco oon mashquulo numbrkisana aan arko kuna celinin uu igu dhaho 2 second miyaad weyday aad igusoo wacdo melbaa ixanuunta wlhi😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @munito4529
    @munito4529 Год назад

    Part two please

  • @Nimco-dalka
    @Nimco-dalka Год назад +1

    Dadeedu waa 21 jiir. Landa. Ma yaarah. Wa guun iska lafah yaar 😒

  • @user-mf1hs7kl9j
    @user-mf1hs7kl9j 4 месяца назад

    Yaxye no fice😂😂😂
    Thy zxb hhhh

  • @samiiraaxmad-my3tf
    @samiiraaxmad-my3tf Год назад +3

    Inta iyo inaa ka badan wn sugayn hore usocod

  • @saynababokor6381
    @saynababokor6381 Год назад +1

    Jin iyo jacayl fadlan part 2

  • @mohameddiiriyemohamedahmed5788

    Lkn shabcaan waxay u hadlaysa si qof isku kalsoon oo an nax nax naxayn sidii inananimo good jop

  • @sacdiyacalishire3223
    @sacdiyacalishire3223 Год назад

    Pls part 2 laso dhaqsada

  • @somfilms-jg5vo
    @somfilms-jg5vo Год назад

    ❤❤❤❤

  • @Nimco-dalka
    @Nimco-dalka Год назад +1

    Ladnah saleeban. Marki la naacayi ayiyi riiwyad ku biirtyi hhhhhhhh naah Wan ka waar hyah

  • @user-Abwaanaqli838
    @user-Abwaanaqli838 7 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @ayaanhuzen6301
    @ayaanhuzen6301 Год назад +7

    Naga soo dhaqsada walaalahay

  • @Baarcadsa
    @Baarcadsa Год назад

    Part two pls

  • @abdifatahdayibdubad9062
    @abdifatahdayibdubad9062 Год назад

    garacow filmka wa khaldy tan wajiga dhuuban in laga tagy ahyd howsha kalana la aado wax laga tago kama tagin yahyow😂😂

  • @samattarrr
    @samattarrr Год назад +1

    Ta wajiga dhuuban leh walaac ba Laga qadaya😂😂😂

  • @ambiyaabdhakin7319
    @ambiyaabdhakin7319 Год назад +1

    😭😭✌✌💋💋💋

  • @libanmaxamuudyeygacad-it4le
    @libanmaxamuudyeygacad-it4le Год назад

    Oh my God Ihats true love

  • @hoodoosman5527
    @hoodoosman5527 Год назад +2

    Yaxye shabel naagod🤣🤣

    • @hodanali79
      @hodanali79 Год назад

      Shalmad raac bay dhahan rer waqoyigu😄😁

  • @SHARMA_1015
    @SHARMA_1015 Год назад +5

    qurbaha lagaa soo tarxiileyy kulaha 👌🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @calicabdiqaadir6336
    @calicabdiqaadir6336 Год назад +10

    Hablahan yar yar filmka ka saaro muna faysal so galiya hadii kale ma soconaayo😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊

    • @Carfooon
      @Carfooon Год назад

      Muna way ku raagtay hablaha yar hala soo saaro😂😂

  • @Kawsarismaciil-cd7fk
    @Kawsarismaciil-cd7fk 9 месяцев назад

  • @idiljamac-kf4pc
    @idiljamac-kf4pc Год назад

    Filimaan gaagaban bad nala barateene soo dhamays tira filimanta amanaga daaya deee kooxdiinaney

  • @qaaliladanofficiall4603
    @qaaliladanofficiall4603 Год назад

    Muna feysal melay ka maqan tahy maba nureyso wlhi

  • @user-sw3zv9vx2v
    @user-sw3zv9vx2v 7 месяцев назад

    Muuna iyo madar nagaga sodara

  • @nimcodagan586
    @nimcodagan586 Год назад

    Wayshidan tahay walahi 😍😍🤗💝🖤👊

  • @nataashaqurux2849
    @nataashaqurux2849 Год назад

    Yahye cid ku dooran mayne ka daga ninka
    Tii qalqaaliga ahayde ladanba ku jirte lkn ta yar xanjuunbay cunaysaye wxyde film horana xanjay raqayse maad taayare ciyalka asha ka dhigty AMA shacni

  • @cabdikariimxaashicabdikari5525

    Wlhi kan wax kale noo dhamays tira sxb

  • @barkhadsheekhcali-cw6cj
    @barkhadsheekhcali-cw6cj Год назад

    Dhalisaclo weyee todobaada xaraf

  • @dekasalah8374
    @dekasalah8374 Год назад +2

    Muna faysal kuso dara qebta dambe muna iyo yahye ku haysata anu

  • @ridwaancali4169
    @ridwaancali4169 Год назад

    Inantan aad wadada kuqabatay qurbadanaa

  • @aaminaabdi357
    @aaminaabdi357 Год назад

    Musicda ka daayah zaaHibayaal

  • @hoodohasan7613
    @hoodohasan7613 Год назад

    Part 2 pls

  • @zuldaanbrown8385
    @zuldaanbrown8385 Год назад +1

    Galaan biyo uunba lay dara mrky igu tira wx ino dalab 😙😃

  • @nicimamaxamed5746
    @nicimamaxamed5746 Год назад

    Waw

  • @hodanodowa7706
    @hodanodowa7706 Год назад

    Heesta ka daaya hnyaal

  • @hoodocali-ss2oc
    @hoodocali-ss2oc Год назад

    Qiso kastoo dhacda filim leelagasosameyaa

  • @NashaadAadan-fl3zm
    @NashaadAadan-fl3zm 7 месяцев назад

    Mansha alah huuno

  • @nimcomustafe5852
    @nimcomustafe5852 Год назад +1

    Muna ku zo dara iyo madar short film naga daaya wlalayal

  • @niciimamahad7673
    @niciimamahad7673 Год назад

    😢

  • @Kawsarismaciil-cd7fk
    @Kawsarismaciil-cd7fk 9 месяцев назад

    😂❤

  • @hothanali9181
    @hothanali9181 Год назад +1

    MaDar la anti mEsHu ma nuuRaySo

  • @kawsarsalebaan5699
    @kawsarsalebaan5699 5 месяцев назад

    😢💔

  • @nagad-nalka3690
    @nagad-nalka3690 Год назад

    Aaar waxa jecel la yidhi maa laga daayo dadka qalpiyada jilicsan uf wxn nacayba jecel ayaa jira 2023

  • @sirdoontv9557
    @sirdoontv9557 Год назад +6

    Ladaney waan kusheegaa shacni iyo walaalka kugu dacwayna nimey shukaansanaysay baandhihi lol